Тёмный

Dhul beereed aad u ballaadhan oo Laga qaaday dadkii iska lahaa 100 sano. 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 229 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

24 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 57   
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 День назад
Waan idin salaamey somali ameica tv siiba Cali xaraare waan ka xumahay Dhulka wuu jiraa aniga reer dhagaxbuur ah waa caan reer sheekh Ahmed gole waa ceeb waan cambaareyneyaa illaahey ha cabsadeen qolada maamulka dadkaa masaakinta ha loo daayo dhulkooda
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 День назад
abaabul samee adaa jooga dhagax buur ku kaca
@MayaClass
@MayaClass День назад
Wa runtaa xaqdarada deganka dhagaxbur 😢ka jirta ilaahay ha no gargaaro
@moali27
@moali27 День назад
​@@ahmedkahin6569Waa runtaa wll. Dadka reer ugu xiga duqa magaalada iyo dadka awooda inay mudaharaadaan ha bilaabeen kahortaga xaqdarada, hadii kale magaaladoo idil bey saameyn cuqubada, Sheikh iyo sheydaanba. Allaha xaqa na waafajiyo.🤲🤲🤲
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey День назад
Dhagaxbuur waa lays dhacaayaa subxanallah war majeertenow kasoo guura meeshas soodega Dharjaale Gobalka-Bari Puntland
@sahraj3885
@sahraj3885 День назад
Allah heydinka siiyo Beertiina Allah ha garansiiyo xaqa kuwaa xaqdaraa ku socda Ee Dadka boobaaya Subxaanallah Allahuma Aamin Aamin Aamin
@iishitaabo
@iishitaabo День назад
Legend keep going xaqiiqda ayaa kugu taageeraa
@zienabali23
@zienabali23 День назад
Qorbo joogtu saqanjaansanaa, may iibasadaan✅✅✅✅✅
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol День назад
Asc Somali américain TV Cali guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@batulasmail8261
@batulasmail8261 День назад
Dulmiga dhabarka Allaha ka jabiyo Xaqa Allaha u hiiliyo
@MayaClass
@MayaClass День назад
Subxanallah 😢 wlhi rerkan xaqdaro looga qaatay dhulkoodi lkn Allah u soo celiyo dhulkoodi 😢amiin ya Allah 🤲
@abdikarimjama6265
@abdikarimjama6265 День назад
Beerta rear Shekh Ahmed gole waa sax. Beero iyo tuulaba way lahaayeen
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 День назад
Waa Nasib daro in eey Somalidu wada noqdeyn kuwa aan Rabigooda aan kacabsaneyn Aakhiro iyo in taago dhuleyd oo aad si khaladan aad u soo dhacday Adunka lagu wada nool yahay uu kaculeys badan tahay, Dadka Somalida ah war Dhamaan Rabigina kabaqa,Dhul boobka iyo dhaca matida waa mid Somalida eey xalastay 5ta degaan eey wada degto habo sii kale badiyaane. Djibouti Mamulada Waqoyiga Galbeyd bishan ayaa ahayd markii Awdal dhu rer leyahay marna horey Cagaf loogaliya marna meheradii oo dhan lawada gubay,Mamulka Somalida ee dhulka Somali Galbeyd magafayaal ayaa boob kawada,Puntlaand SSC Siyasad uu HSM kasoo Abaabulay muqdisho waa midda GMudug makhir illa Bari uu dadkii rabay in uu Dhigooda isku dilo.Muqdisho Gedo Bay Bakool shabeloyinka iyagaa waa.kuwa wada hol caayo matidi meydadka carurtii dhasheyn laga haysto dhulkoodi lagawad dhacay.
@MayaClass
@MayaClass День назад
😢😢😢😢😢😢xaqa allah tuso somali meelay joogtaba iyada is dhacysa isdilaysa Allah sahlo 😢
@basrahassan5116
@basrahassan5116 День назад
Waxan waa hore ayaan ka daalay,arimahan dhulboobka ah waa hore ayaan ka daalay jigjiga hareereheeda,laakiin waa laga dagaalamay waana ka guulaysanay Waa tab tii jigjiga ka dhacday 15 sano ka hor Alxamdulilaah dadaal badan ka dib waa guulaysanay qubajooq dhul boob ka ah waa laga adkaan karaaye cali xaraare wax idiin qaban maayee toolfiiq iyo tol midooba oo dhulkooda isku taaga uun baa meel saari kara. Waxaba qabiil kuma xidhna waayo anagaa aragnay maybe anagana jidwaaq ahaan bay ahayd yaa. Inkasta oo la dagaalamay hadana weli dhul baa sas ku maqan. Very sad Allah xaqiina ha idin soo celiyo🤲🏽
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 День назад
Dhulka waxa qofka looga qaadi karaa dan-guud lasiiyo mag-dhaw udhigma, waana sharci daro iyo dulmi kadhan ah sharciga dhulka shacabka ee shaqsiyaadka gaarka awood loogu qaadayo, arintaas waa tuu cabdi iley eeday ina cagjarna waa la eedi doonaa.
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q День назад
Ali harare❤❤❤❤❤❤❤
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 День назад
Gardaro garab og kaliga maha anaga jigjiga waxa lahysta beerti awowgayo ciinki cali cumar iyo dhul aad uwayn oon lahyn Allow sahal
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 День назад
waan gartay meesha qabyaalad ahaan looga qaaday
@Ikismn123
@Ikismn123 День назад
Duqa magaalada dhagaxbuur aniga aqoon wanaagsan ayaan u leeyahay minnesota ayaan jogaa waan wici
@ahmedkahin6569
@ahmedkahin6569 День назад
oo sidee madaxwaynaha aabihii gaadhiga looga soo tuuray khayr insha alaah
@XasanfaraxAqali
@XasanfaraxAqali День назад
❤Ilaahow igeee meniyabuliz Gobolka meniseoda Cariga America Isha Allh tucaalaa Aaamin Aaaamin Yaaarabi wan guulaysan mar,uuun Isha Allh tucaalaa Yaaa' Huno
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z День назад
Axmed madoobe, kismaayo kaa soo celiya adinkaa u baahan,dhul uu lahayn ayuu qooraha Jenyaanka ku fadhiyaa.
@Mo.Ali.2010
@Mo.Ali.2010 День назад
Deegaanka dhul-boobii Cabdi Iley bilaabay halkiibuu kasiisocdaa wax iskabadalay majiro dawlada ina Cagjar waa sii 2ba jibaartay.
@IfrahJama-d4n
@IfrahJama-d4n День назад
Dadkani waa masaakin maa wadankii jooga shir jaarid qabtan tolkin sikin hareera dakan madax weena la hadashan inta cali xaraare imanayan siidas waxab laguma helo ee dhawaaq dheer ku hadal illaahay hadin ka qabto kuwa qadaro wada
@MayaClass
@MayaClass День назад
Xaqdarada taala meesha wax sahlan maah wll
@batulasmail8261
@batulasmail8261 День назад
Warhay Ogaadeenow jooga aduunka maalinba waa galin waxaa lagabyaaba adinkoo barac ah inaad Soomaaliya imaadaan horayna waad ubimadeen Dadka elka ah ee Soomaaliyeed xaq dhowra
@osmanibrahim3470
@osmanibrahim3470 День назад
SAYID MAXAMED ALLAH HAW NAXARIISTO 😂🤣🤣🤣🤣
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 День назад
Dhibweeyn ayaa nakala heeysto dadkii dalkii hooyo jiro iyo qurbo joogteena walaaliyaal dal joogeey dhaca naga daaya pls meel dadoowna hanaga iibininaha pls daacad iyo cadaalad ayaan rabnaa wurbo joogeey iska hubi waxa laguu gadooyo illeen dhulka walakala yaqaanaahe pls.
@MayaClass
@MayaClass День назад
Wlhi waa runta wll dadkena qurbaha joga hadaynaa iska ogaan mesha aan wax ka dhisaneno dhiba kala kulmayna
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 День назад
Reer "Isaaq" oo jooga magaalada Dhagaxbuur lama dhici karo Beeraha Reer Sh.Ahmedgole.
@bayaxowaaran2176
@bayaxowaaran2176 День назад
Alliyow dadkan dhulkii oo DHAN bay xidheen waxna kama beerayaan waa lugooyo dadkan
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 День назад
Dhulkasta oo Banaan Qobaa leh anaa Qabsaday. Maxaa udhisan waydeen intaasoo dhan ama ubeersn waydeen
@MayaClass
@MayaClass День назад
Waa dhul dadkii lahaa hayteen oo ay beeranayeen subxanallah xaqdarada day
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 День назад
DULMI SOOMAALI DULMI AYAA DILOOTEY. WAR AQARADIINA U BAQA DADKA XAQOODA U DAAYA.
@zienabali23
@zienabali23 День назад
Qurbo joogtu ma xaq aanay lahayn bay qaadanayaan. Cambaarayn
@abdirashidismail6088
@abdirashidismail6088 День назад
Dhul aan labeeranayn Wa inlagaqaado
@AmooreXiireey
@AmooreXiireey День назад
Waan ka xumagay boobka iyo dhaca ka socda dhagax buur oo lagu dhacayo xoolaha shacabka
@Mideye157
@Mideye157 День назад
Dhulka ma la tabcanayey mise waa la Iska haysatey. Dhul aan la tabcanayn maxa ka FA’do ah
@AA1237
@AA1237 День назад
Asw waxaan aqoon fiican uleeyahay Abdimahad waa nin aad xalaal quute ah aad baana ugu kalsoonahay hadaad la xiriirto in aad khayr badan kala kulmi lahayd waa nin aan ku aqaano iska ilaalinta xuquuqda dadka Ee la xiriir si toos ah
@MayaClass
@MayaClass День назад
Wll waba ninka iyadoo dadkii dhulka lahaa la xidhay isagu darbiga dhisaye adigu u sheeg xaraanta ka fogow dheh waxkaste uu ogyahay
@SamoodMuuse
@SamoodMuuse 18 часов назад
Kkkkkkkkkkkk asc cali qaraare soomali tv maahe waa daarod tv maxaa kuu diiday inaad dhahdo wahalak lagataakuleeyo darood dadka na lagu baro sidaan barnamijyadeeda ka aragno sxb
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 День назад
Anigu wax Beer ah uma jeedo Dhul banaan baan ujeedaa.
@UmulkeyrIsmail
@UmulkeyrIsmail День назад
Xaqa Allah hakutuso wll
@moali27
@moali27 День назад
​@@UmulkeyrIsmailAamiin ya Rabbi dhamaanteen wll
@Man19699
@Man19699 День назад
Aduun baa la adeegsanayaa,dhuuni raacnimo.
@MuhiyadiinOsman
@MuhiyadiinOsman День назад
Runtii soomali kasta meeshuu joogo dhibka kudhcaya waxa u sabab ah soomaali kale
@awraabbi-rh1qm
@awraabbi-rh1qm День назад
Gabadhu waxa ay sheegtey in Aabbaheed askarihii ku jirtey, markaa Aabbaheed askaraha uu ku jirey ha caddayso ma kuwii gumaysigaa... Si kastaba ha ahaato e, haddii ay xaq u leeyihiin waa laga khaldan yahay, haddii ayna u lahaynna wey gardaran tahay. Inkasta oo ay habboonayd in dhinaca dadka dhulka lagu sheegayo in ay qaateenna la keeno goobta.
@asmarshow2400
@asmarshow2400 День назад
Cali Hargeisa miyaad kala hilmaamtay imika
@CabdiraxiimXaashi-zo7jg
@CabdiraxiimXaashi-zo7jg День назад
Hargeysa maxaa meesha keenay ma budhcada dadka dhacaysa ayaad taageeraysaa
@asmarshow2400
@asmarshow2400 День назад
@@CabdiraxiimXaashi-zo7jg kkkk May inder
@Ahmeddauud-g5z
@Ahmeddauud-g5z День назад
Dhulkaas koley Oromo ayaa qaadanasa ee haa is dilina.
@MahdiAli-k1j
@MahdiAli-k1j День назад
Cali jaajus somalida uun buu isku Dirac.. axmaarka boobaya somali galbeed kama hadli Karo.. Marna srilikaan u ekehey marna waa nin xaqiiqada kafog, oo jaajus ah, Madow yahuuda no bixisey, aniga somali baan ahey.. Aduunka waa isir ma ahan midas.. Chinese yellow waa diideen, native red race web diideen, South East Asia web diideen ,,brown,, aqoonlaawe cali jahil, NACALAD Ba ku taala. From qandala gobalka BARI
@zienabali23
@zienabali23 День назад
Qorbo joogtu saqanjaansanaa, may iibasadaan✅✅✅✅✅
@zienabali23
@zienabali23 День назад
Qurbo joogtu ma xaq aanay lahayn bay qaadanayaan. Cambaarayn
Далее
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
Просмотров 37 тыс.
impossible lungs test !! 🫁
01:00
Просмотров 6 млн
Kaftanka Siyaasada 533 oo aad u xiisa badan
51:16
Просмотров 46 тыс.
LAYAAB: WUXUU DHAMEYSTIRI JIRAY DHAWACYADA AS.
44:08
Просмотров 16 тыс.