Тёмный

Diary Of A Somali Singer Jan 2019 

Aar Maanta
Подписаться 101 тыс.
Просмотров 8 тыс.
50% 1

Diary Of A Somali Singer Jan 2019
Filmed & Edited by Atina Photography
Please share, comment and subscribe to my channel. All feedback is welcomed and thank you all.
Waa muuqaal aan bil kasta haduu eebe idmo idinku war galinayo howshayda, daawasho wacan.

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@hamzydmtjigjigawi1216
@hamzydmtjigjigawi1216 5 лет назад
Aarmanta waa fananka keliya aan si xad dhaafa utaageero😢😍🙋
@anisamohamed9997
@anisamohamed9997 5 лет назад
I really appreciate your work , can't wait the album to be released 😊
@baastoabdi4200
@baastoabdi4200 5 лет назад
Aar maanta waanku taageernaa - Heesahaaga music la'aan kasoo dhig si'ay dadka dhan uwada daawadaan oo udhegeystaan waayeel iyo cauurba shiikh iyo qof walba - Horay usoco walal guulayso
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 лет назад
FIRST COMMENT FIRST LIKE FIRST VIEW FARXAD BAY IITAHAY wlhi inaan taageeraha koobaad ahay ee AAR MAANTA ❤️ Pinned saar fadlan aar maantoow
@yusufissealihussein564
@yusufissealihussein564 5 лет назад
❤❤Aarmaanta❤❤ fanaan ka duwan fanaaninta kale oo eey heesihiisu wacyi galin iyo wanaba ugu jirto dhalin yarada soomaliyeed
@nujuumarts6307
@nujuumarts6307 5 лет назад
Walalo love your work
@سندسعبدالكريم-ف8ت
Yess man 😭❤️ I can’t wait the album 😭😭 You such a talented man 💯💯 Stay blessed boo 🥰🙌🏻 Naashnaash bilaa music soo dedegi Aaar🤤♥️🎵
@askarjr7158
@askarjr7158 5 лет назад
Aar Maanta aad baan ku taageeraa sida quruxda badan ee aad ugu dhaq dhaqaaqdo Magaca iyo afka Somaliyeed horay usoco we proud you🇸🇴✍💪🙏
@kamaalabdi9324
@kamaalabdi9324 5 лет назад
Masha allaah aar maanta god bless you
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 5 лет назад
(Xafladaha calama la boodka ah ee dadkeyga lagu kala qeybinayo in aan shilin ka doonto lagama yabo), you have same belief and attitude like mine and I really appreciate you that👌👌👌 #Somalinimo naga badan💯💯%✔✔✔ Rock your somali music bro
@hodanahmedwali6679
@hodanahmedwali6679 5 лет назад
Waaaaaaw fanan igu qali ah wlhi
@DJSAMIRLYRICS
@DJSAMIRLYRICS 5 лет назад
aar maanta waa fanaanka kaliya ee kaligii meelmaray Horey usoco sxb qaaliya Aarka Somalida
@ibrahimaliahmed1092
@ibrahimaliahmed1092 5 лет назад
Barnaamij yadaaa aa ka qeyb qaada noo soo duub Fnnkeena
@mohamedbidixo2498
@mohamedbidixo2498 5 лет назад
Fanan somaliyed kan ugu jeclahay
@MuhammadChazi
@MuhammadChazi 5 лет назад
What a humble person there’s only one aar love u man #AarMaanta🙏🏽
@hayaathassan612
@hayaathassan612 5 лет назад
Salaam Boqortoyo o kaga timid Somali o idil iga gudoon Abti 😍
@ayan6176
@ayan6176 5 лет назад
You look good💕💕
@huseinpaali1099
@huseinpaali1099 5 лет назад
Aar maanta keep going zhp qli noolow
@ahmeddugsiiye761
@ahmeddugsiiye761 5 лет назад
Aarka Zxp taageero ayaan kuu ahay heesaha kabanka soo badi
@abdinafacmahad964
@abdinafacmahad964 5 лет назад
Aar maanta kep going pro
@mihimismacilsiyoreh715
@mihimismacilsiyoreh715 5 лет назад
aarmanta huno hargaysa ma dhici karta inaad timado oodku qabato bandhig faneed waxan rajaynaya inaad i jawabi doonto wllky
@deeqaabdi6453
@deeqaabdi6453 5 лет назад
Masha allah aar maanta Nairobi markaad imado waxaan ka rabna inad show noo qabadto
@izmaeljapardi2125
@izmaeljapardi2125 5 лет назад
Boqortooyo waxaa thy halyeey somaliyeed heeatii udgoon waxaa Nooga dhigtay heesta kaliyaa ee aan Ajaanibta kula tartami karno muqalkeeda isku day oo xooga saar in aad sidaas oo kale usoo duubtid muuqaaladaada oo dhan Thnks
@Xaliimo_kibirsan
@Xaliimo_kibirsan 5 лет назад
We love you fanankena qaliga ah😍😍😍😍😍
@deeqsownax4624
@deeqsownax4624 5 лет назад
ahmadey abdi gashaan waxaan ka xasuustaa ruwaayadihisii 15kii shumay iyo kibirkii beerta kafanta saaray jaceylka oo ah 2bada ruwaydood ee fanka banaadiriga loogu jecelyahay
@maxammedraage12
@maxammedraage12 5 лет назад
Aarow #AarMaanta waxaan kaa codsanaa In aad asigoo kaban ah inoo Soo qaado heesta “Nash Nash” ❤️🙏 hadee macquul tahay.
@Galayr131
@Galayr131 5 лет назад
Legend aarmaanta fanaan Qaali ah
@ataxmakixaajibanaadir3499
@ataxmakixaajibanaadir3499 5 лет назад
Aarmaanta maxaa dhacay heestaad shalay soo galisay youtube ka maka saartay
@muztaphaabdi715
@muztaphaabdi715 5 лет назад
Big support armaanta goormaad imanaysaa somaliland hargeisa ❤❤
@cabdikafialihirsi37
@cabdikafialihirsi37 5 лет назад
Horay usoco sxb
@SuugaanSafari
@SuugaanSafari 5 лет назад
*AarMaanta* Hambalyo, Soomaali lagu faani karo. ❤
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 5 лет назад
Aad aa u mahadsan tahay suaasha igu taagnayd ayaaba ahayd taa Albumka laakiin hal mid aad ku xunty fariinta ama codsiga ama talada ama soo jeedinta taageeerayaashaada ma maqashid Taana dhaqan wacan ilama aha Siciid salax iyo kuwa lamidka ah waa dad nagu qaaliya laakiin waqtigoodii way qaateen waxaana kaa codsanaa abwaanada kula da'ada ah in aad waqti siiso Raalina iga ahow hadalkayga yara xanaaq ka muuqda waa qayb taageerada ka mid ah
@nasrahussein2414
@nasrahussein2414 5 лет назад
😍😍
@abdikadirfarey5394
@abdikadirfarey5394 5 лет назад
Waan ku taagersanahy armaanta waxaan kaala socsodaa caasimada umadda soomaaliyeeed
@yusufissealihussein564
@yusufissealihussein564 5 лет назад
❤❤Aarmaanta❤❤
@yaskasiman9485
@yaskasiman9485 5 лет назад
👏
@mohamedabaas4065
@mohamedabaas4065 5 лет назад
Aar maanta Fanaanka kaliya Aan heesihisa tageero
@gcali4890
@gcali4890 5 лет назад
The one and only AARMAANTA❤
@saousandidar3234
@saousandidar3234 5 лет назад
Djibouti ne l' oublie pas aussi
@abdiasiishassan8641
@abdiasiishassan8641 5 лет назад
Hargeisa nagu soo booqo
@shaaficiciise6960
@shaaficiciise6960 5 лет назад
walaalo aar manta phonekaga xagan igu soo dir
@reo9475
@reo9475 5 лет назад
Dear Aar please use your voice and take a stand against gender based violence against our young Somali girls plz plz.., plz speak up and use your voice #HearUs please March is international women’s day plz I’m encouraging you and other Somali arts specially Somali female singers to take A Stand against Rap and violence against women( Maine Community Integration) is taking stand against gender based violence against Somali girls join us on March 9,2019.#HearUS!😥😥😥😥 Thank you
@bakarbiixibootan4742
@bakarbiixibootan4742 5 лет назад
Arman mqudisho mad socdaalkaga kuso dartid walalo
@ahmedfarah6079
@ahmedfarah6079 5 лет назад
Aarmaanta maxaad Hargeisa u iman weyday?
@abdiqaniyusuf3154
@abdiqaniyusuf3154 5 лет назад
First
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 5 лет назад
Ta labaad tour kii Tahriib kolkii hore hadaanan khaldanayn magalooyin badan ayaad nagu wargelisay in aad ku qaban doonto oo ugu dambayn lahaayeen Djibouti iyo Nairobi laakiin ilaa hada Oslo Saint cloud iyo Meniapolis kaliya aan kaa haynaa Iyadana nala soo socd sii waxa is bedelay Kolay waxaan ahay nin aad kuula socda
@husseinabdimohamed1075
@husseinabdimohamed1075 5 лет назад
Aar manta Somali ma imaneysid
@Hassanibro-m
@Hassanibro-m 5 лет назад
Armaanta nin jira somaliland noogu imow suldan😂
Далее
Aar Maanta - Dhadhami
4:52
Просмотров 4,1 млн
ТАЙНА ТРАВЫ #shorts
00:22
Просмотров 721 тыс.
TURKEY | A Muslim Superpower?
13:52
Просмотров 82 тыс.
Aar Maanta  - Oslo Mela Festival (Tahriib Tour 2018)
1:01
Mohsen Yeganeh - Behet Ghol Midam ( I promise you )
4:45
Language Review: Arabic
21:44
Просмотров 144 тыс.
عذاب الزواج في الاردن ؟!
13:38
Просмотров 26 тыс.