Тёмный

Dib udhiga howlaha | barri ayaan qaban | mowduuc muhiim ah 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 228 тыс.
50% 1

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,1 тыс.   
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 6 лет назад
Cashar ayaa hada ii yaalo beri ayaan akhrinayaa ayaan dhahay laakin hada ayaan bilaabayaaa
@hassanhussein6235
@hassanhussein6235 6 лет назад
DEEQ PRODUCTION isco
@ibraahiimmahamed7337
@ibraahiimmahamed7337 6 лет назад
Good jop my friend
@suhuurmuuse6693
@suhuurmuuse6693 6 лет назад
DEEQ PRODUCTION horey usooco akhi
@nuursuleiman6296
@nuursuleiman6296 5 лет назад
👍
@filmorago1575
@filmorago1575 5 лет назад
I love this channal 90%
@abdullahiabukar81
@abdullahiabukar81 6 лет назад
Masha allah wllhi waxaa tahay walal wanagsan hadana jecel walalihiis kayar inuu horumar garsiiyo iyo wax qabad wanagsan allah haku dhowro walalkey qaaliga ah allah haka ajar siiyo adun iyo aakhiro janatul naciim na allah haka waraabiyo sida inooga fakirtay allah haku kaso qof kaga fakiro adun iyo aakhiro
@baroquranonline4416
@baroquranonline4416 6 лет назад
UNOOLOW SAACAD KASTA SIDII OO AY TAHY TII KUUGU DAMBAYSAY NOLOSHADA
@hayhagranofficial2037
@hayhagranofficial2037 5 лет назад
waaruntaa bro thnks
@shareychannel402
@shareychannel402 6 лет назад
Aniga waa iga weyn tahay Intuu ka weyn yahay like isaara
@adeshyare6588
@adeshyare6588 6 лет назад
Masha Allah wallahi wiilkan sifiican ayuu nodhirigiliyay masha Allah ilaah hakubarakeeyo wan ladhacaa taladaada oo aad mar walbo noisome gal sid
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 4 года назад
Mahadsanid
@cabdilqafaarkhaliif7212
@cabdilqafaarkhaliif7212 2 года назад
@@hoyomcn8857 s2es2s2es22es2s2eses2es2es2e
@hoodoimaan2111
@hoodoimaan2111 6 лет назад
Mnsh Allah wlo ixtiran bad nagu leedahay Adiguba time bad noo hurtaa jaska Allahu khyr Adii Willsheena Ku jiran 10 ama 20 sidaadasa waxan hubaa inay horu mar cidi inaga xigi lahen why waxa tahay maclin maclin kuna waa hagah Bulshada
@wihiibanikeey760
@wihiibanikeey760 6 лет назад
Sxp sawiradaa maa soosar tid viloga
@Reviewsong1325
@Reviewsong1325 4 года назад
Asc
@JrganClips
@JrganClips 2 года назад
Best Teacher Nin lagu Faano Tey Runtii 🥰🤝👊🖤💚💛
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 2 года назад
Diin ahaan 100% Cilmi ahaan 90% Caqli ahaan 80% ❤❤❤❤❤❤❤
@naimaboss26
@naimaboss26 6 лет назад
Hhhh waqtibaa caan Ku ahaa beri udhigita lkn alx hadda waan iska jarey thanks wllkeena naga weynayow
@abdulkadirmohamed4949
@abdulkadirmohamed4949 3 года назад
Walalkeena ilah ha xafido sida wanagsan ooo wax yabaha aadka u faidada leh had iyo Jeer nala wadaago barakalahu fiik akhiii mesha ka siii wad wax aaad u fiican ayaaa dadkaga u heysaaa masha allah
@JanaGale.
@JanaGale. 6 лет назад
لا تؤخر عمل اليوم إلى الغد شكرا لك يا مدربنا الفاضل, نوّرت اليوتيوب يا عمر الإنشار الله يحفظـــــك ويدوم عمرك
@abdulbasidabdullahi1914
@abdulbasidabdullahi1914 3 года назад
Procrastination=Dib u dhigida Howl. Allah Ku sharfo Wll Cumar presentationkyga Beri ayuu khuseeya ciwankan 💯❤
@bilowilaadhamaad7648
@bilowilaadhamaad7648 6 лет назад
Masha Allah wll casharkan waxad soo dhigtay xili aan aad ugu baahnaa wuu I an facay Allah ha kaa abaal mariyo
@saminooobaalihassan7039
@saminooobaalihassan7039 6 лет назад
Allahu akbaar tani anee iheesataa. Allah hakubarakeeyo walakey❤️. Jzk allah
@Mohamed_qadri
@Mohamed_qadri 6 лет назад
Mansha Allah wll Kan ILA firso fadlan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ncQHmYZXkW8.html
@Abdihaleim-A
@Abdihaleim-A 6 лет назад
Inshaar aad ayaad umhdsntahay hadaan billad bixin lahaay waxaan kusiin lahaay billada boqortinimo
@madadaaloqosol8457
@madadaaloqosol8457 6 лет назад
Runti qofkaad la talineyso waxaan ba moodey ani ahaanteyda ina toos ila hdleyso waaayo waxaaad shogto dhan aney i haystaan thnks zxb alle haku abaal gudo waanadaada wax kale kuma awoode jano insha alalh kugu ducayn 😍😍😍😍😍😍
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 4 года назад
Aamus waryaa
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 6 лет назад
Mansha Allah jazaakalahu khayran warbixina iyo cilmiyada aad noo soo tabiso waad ku mahadsantahay
@dhiblawe8447
@dhiblawe8447 6 лет назад
Arin muhiima ayaad kahadashay wll Allaha kaa abaalmariyo
@abdifatahfaysal4116
@abdifatahfaysal4116 6 лет назад
Jazakallaaaaah sxb ilaaahay khyr haku siiyo wlahay waxaaad tahay qof aaad uwnaaagsan oo naseexa shukran million times akhiii
@ibraahimcabdiraxmaan430
@ibraahimcabdiraxmaan430 6 лет назад
Walaal muuqaalkaan muuqaal ka saameen badan walikeey imasoomar omar inshor mahadsanid saxiib
@salmaosman6899
@salmaosman6899 6 лет назад
Jazakalaaah
@rabiehassan8923
@rabiehassan8923 6 лет назад
waxad rabtaa inaad bulshi badasho si ay u fiicnaadaan halyey omar inshar
@raxmamaxamed8579
@raxmamaxamed8579 6 лет назад
Wllo wllhy wxaan islahaaa seexo hadhow qoro corporate finance ka lkn fiid yowgan wuu ibadalay xata hurdadiiba way IGA duushay wlllo fiidyow kusaabsan sida ugu Yar ee examka lagu qeebo noosoo same adoo raliya big bro thanks
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 4 года назад
@@raxmamaxamed8579 masha Allah
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 4 года назад
Mahadsanid
@omarabdisamad2129
@omarabdisamad2129 6 лет назад
Asc sxp cumar inshaaan aad baan kuu salaamayaa waxaana kuleeeyahay alle haku garb galo waana kaaga mahad celinayaa waayo aragnimada dhiiri gelinta iyo aqoomaha aad nala wadaagto
@cabdiraxmancabdiraxman7968
@cabdiraxmancabdiraxman7968 6 лет назад
Barnamijwdaada aadka u xiisaha badan oo u badan dhiiri galinta iyo kor u qaadida heerka caqliga ee qof bin aadamka ah Mahadsanid in badan
@Mohamed_qadri
@Mohamed_qadri 6 лет назад
Walaal kana ILA firso ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ncQHmYZXkW8.html
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 4 года назад
Warkaas hora laygu sheegay war kale maheesaa
@AydarusAbdi
@AydarusAbdi 6 лет назад
Masha alaah mahadsanid wll
@abdifatahahmed9380
@abdifatahahmed9380 5 лет назад
Mahadsanit inbadan walal qaali ah walal iga weyn inbadan waxna ankabarto wacyigalintada kufaida....🥰 Jazakallah kheyr
@abdihakinjamadaar3727
@abdihakinjamadaar3727 6 лет назад
mnsha allah walaal Qaali aha Mahaad Sanid 🖤💚💜❤️💛💟💗💞💝💓
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 4 года назад
Mahadsanid wll aad aad ayaad umahadsanthy wll sida quruxda bdn oo aad noo wacyigalinayso
@xlcy.9437
@xlcy.9437 6 лет назад
شكرًا اخي 🙏
@Mohamedalijama143
@Mohamedalijama143 6 лет назад
Maasha Allaah ,ilaahay kheyr badan hakusiiyo.
@nurtoabdiaziiz3653
@nurtoabdiaziiz3653 6 лет назад
Masha allah mahadsanid inbadn walal omar inshaar waligaa hori usoco nolow inta ay nolol jirto nolol farxad leh kunolow😍😍😍
@siciidfaska11channel17
@siciidfaska11channel17 4 года назад
Mnsh alaah wad ka baxsaty ogaasho
@siciidfaska11channel17
@siciidfaska11channel17 4 года назад
Wllhi wan qab donaa waa baln
@aminkaabdulaahi6773
@aminkaabdulaahi6773 6 лет назад
Mawduucan Aad iyo Aad ayuu ii waniye Waxyabaha aan Rabo in aan qabsado waa bariyeyaa aad ayad u mahadsan tahe @ogaasho🙏🏽
@mohammedaa1679
@mohammedaa1679 6 лет назад
لا تؤخر عمل اليوم بالغد Ha udib dhigan shaqada maanta barrito Odhaahdas maclin kmad ah mclinteyda aya nagu yiri maalin wlina wan xusuustaa
@ibrahimabdi438
@ibrahimabdi438 6 лет назад
Mohammed deeq thinks waa Fican waye waa qortey
@updyzamadck8256
@updyzamadck8256 6 лет назад
Mohammed deeq 😍
@ramlaali1409
@ramlaali1409 6 лет назад
Dhibatada ugu wayn ee i hasay bad kahadasha wana dib u dhigida wax walba an rabo in an sameyo wan huba dad badan o anigo kale ah in ay jiran. Thanks wl waa arin muhim ah wlhi
@osaameshariif2432
@osaameshariif2432 6 лет назад
Mahadsanid Walaal Omar WE LOVE OGAANSHO
@ibrahimhashi5615
@ibrahimhashi5615 6 лет назад
Aad iyo aad baad Umahadsan tahay Sida fiican ee aad Noodhiiri gali say wll Allah haka abal mariyo #Iftiinka_Ogansho_mr_OMAR
@Amirwaye12
@Amirwaye12 6 лет назад
Masha allah Mr Omar ilaah aqliga hakuu siyaadiyo😍
@salmanhm5985
@salmanhm5985 6 лет назад
Dhibkaan aniga wuu i hayatay lkn muqalkaan kadib waxan dareemaya firfircooni wllka omar Allaha ku barajeeyo jazaakallah hoygaada janada hormar wacan ayan ku rajeynaa howlahaada dhan wixi kheryka kugu jiro Allaha kugu sahlo si dhib yar ❤
@farduuswarsame7740
@farduuswarsame7740 6 лет назад
Mansha allah hanbalyo you are the legend of the youth
@Hismail88
@Hismail88 6 лет назад
Waa mhdsnthy walal Dembigaga allh ha dhaafo Janatul fardowsa allh haku geeyo Waxa thy tabaraha kilyh nolosheyda iney wax iska bedesho u sbb ah waana Ku mhdsnthy my tababare 🔥😍💯
@mohamedfaysal1381
@mohamedfaysal1381 6 лет назад
Mnsha allh omar inshar runtii illahay wuxu kusiiyay balaaqad cilmi Runtii waxaadna utahay dhalinyarada motoor ay kudhaqaqaan
@almukhtar8487
@almukhtar8487 6 лет назад
Masha allah wll Mawduuh aad u muhiima ayaad kahadashay wllo illaahay ha kaa jasaa'id siiyo
@habiibahussein415
@habiibahussein415 6 лет назад
Omar masha Allah wllkay ilahay haku xifdiyo wll dacwo ayanka ahay dadka odhan ❤ayad u saarta aniga maxaa😢😢😢
@waliidshariif
@waliidshariif 6 лет назад
😂😂Aamus hee wllkeen naga weyn omar wuu kuu saaray liketa
@habiibahussein415
@habiibahussein415 6 лет назад
Waliid shariif 😂😂😂😂😂haa masha Allah omar 1sano cml ayan RU-vid saxib kala ahay like iyo ❤ na ima saari jirin 😂😂😂😂
@joker-tq6gk
@joker-tq6gk 6 лет назад
dulmiga did ilaha garabkaga ehe 😂 😂😅
@user-th9wq4nw9q
@user-th9wq4nw9q 3 года назад
Aad iyo aad eng
@miraa1755
@miraa1755 6 лет назад
Masha Allah jazakallahu khayran walal Cumar👍
@idilxuseen820
@idilxuseen820 6 лет назад
Mahadsanid saaxib aad ayaan uxiiseya barnaamijyadada
@omarmohamedabukar8530
@omarmohamedabukar8530 6 лет назад
walaal intee ayaad joogtaa jamacada kulyadee ka baratay alle haki barakeeyee👍👍👍
@indhocashaq9918
@indhocashaq9918 6 лет назад
Wllhy run baaad ka hadhashaaa mar kazta ♥️
@omariabdde3937
@omariabdde3937 5 лет назад
asc dhamaan runtii walaalkena waa qof walaalihisa somalida wax la jecel masha allah, insha allah illah wadan keena nabad hakadhigo aamin rabii miss my somalia sida dadbadan oo forward life siiya like ogaahso big Brother 😭💎💪
@mohammedabdirahman5389
@mohammedabdirahman5389 6 лет назад
Omaar ishaar shukran wall
@maryamaali7875
@maryamaali7875 5 лет назад
Masha allah alle haku xafido cilmigada alle haku barakeyo wax badan ban ka faaiiday jazakalahu kheyr
@theclicks7134
@theclicks7134 6 лет назад
BEST video in the #OGAANSHO Masha allah sxb Omar Waan ku "TAAGEERA, sxb"
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 6 лет назад
Thanks zcb balse shurudaha iyo qodabada iyaga oo qoraal ah ku yar dul qor muuqaalka. Jasakal alh
@sharmateacher3541
@sharmateacher3541 2 года назад
walaalkaya naga wan👍👍 guul baan kuurajaynayaa ❤❤❤ insha alllh
@TaarikhdaDunida
@TaarikhdaDunida 6 лет назад
Maasha Allah.. Barnaamijkaan meela badan ayoo iga taabtay sxb Jazakallah
@ismailhikmawi5536
@ismailhikmawi5536 6 лет назад
Wll muuqaaladaada waa muuqaalo cajiib ah masha allah alle haku xafido!
@mohamedabdinurmohamed1604
@mohamedabdinurmohamed1604 3 года назад
M.a ustaad allah haku barakeeyo inta aan kaa bartay mahan in la soo koobi karo ee miizanka qiyaamah allah hakugu daro
@mustafemousevlogs6440
@mustafemousevlogs6440 6 лет назад
allah haku xafido wll omer dar ilaahay ayaan ku jeclahay wlhi allahku xafdo aakhirana boos fcn haka siiyo
@kunkaafi7661
@kunkaafi7661 6 лет назад
Masha allah wllkey Omar walhi walalalo waxaad tahay qof mar walpa dareena xamaasad ku beera. Runtii videogan markii aan daawanayey in aad si toos ah ila hadlayso ayey ila noqotay waayo ila waqtigaan anigoo exam 📝 diyaarinaya ayaan dib u dhigay si aan fariimahayga u fiiriyo
@welovesomaliawanjeclahaywa7883
Masha allah mahad sanid walal macan allaha xafido waxad ka mid tahay dhalinyarada soomaaliyeed kuwooda wanaaga looga daydo waxan idin leyahay guuul wacan dhaman reer ogaansho kuud ahanba ❤👈
@somcastudio2899
@somcastudio2899 4 года назад
Alla yaaqee hada xitaa cashir isugaayey saan dhahey signo mowduucaan Soo dhaheesaa birri iska aqraa😂😂😂💕💕💕
@MRKAHIE
@MRKAHIE 6 лет назад
The first one channelka mataanaha kula ah ee AQOONSO
@blackieinthebuilding8079
@blackieinthebuilding8079 5 лет назад
Kahie nin wxwalbo og
@mrabdirahmanibrahim1375
@mrabdirahmanibrahim1375 6 лет назад
Mahadsanid wllkeyga iga weyn ee xikmada u saaxiibka ah
@somkeysenior2088
@somkeysenior2088 6 лет назад
Alle haku sharfo sxp Marna mclinkeyga RU-vidka
@hanibarqadle6765
@hanibarqadle6765 4 года назад
Man sha allah wll😘😘😅
@updihamiidcilaahi5893
@updihamiidcilaahi5893 2 года назад
Runtii qof waxbadan 🙏❤️ 1: dadaal oo aduu wax aad manta qabankartid 🤘🏼legend Go forward
@omarxiin1693
@omarxiin1693 6 лет назад
Masha Allah Aad baad u mahadsantahay walaalo qali, nin waxa tahay mooraal isiiyay
@aarhaidar9659
@aarhaidar9659 6 лет назад
walalkey wad mahad san tahay masha-alla alla wuxu kugu deqay sida qof wax loga dhadhiciyo oo farinta wax lo gudbiyo iyo cod fican wana ku farax sanahay inan ku xenahay chenalkaga
@feysaladan3980
@feysaladan3980 6 лет назад
Mash allah brather omar keep going
@azparomani5312
@azparomani5312 6 лет назад
Sxp qof wanagsan ayaa thy waayo wano iyo wax ayaa ka faa idaaa thank u for over sxp marka wan kutaageraa realy
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 2 года назад
Thanks MY Big Prothers ❤
@hudasaed3186
@hudasaed3186 6 лет назад
Best motivational video,thnk u brother.
@abdihakimfuadahmed4145
@abdihakimfuadahmed4145 6 лет назад
Mahadsanid wllka iga weyn
@c.raxmaanaxmedxasan8296
@c.raxmaanaxmedxasan8296 2 года назад
Beri waxaan geli rabaa exam oo ah madada xisabta wanna ka cabsanaye inan diyriyo madadas lkn video_gan markn arkay wxd ba mooda canbsidii an ka qaby xisbta inaa cirbad cml liiga siibay jiifkiina waan ka kacay Thanks ustad Cumar inshaaar❤❤
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 6 лет назад
maasha allaah jazaakallaahu cannaa kheyraa
@abdoulwahabali6000
@abdoulwahabali6000 3 года назад
Merci beaucoup mon frère omar inchare jazakallahou kheyr inchaallah cher frére ❤️❤️🙏🏼🙏🏼🇩🇯🇸🇴🥰🥰✨
@mahadabdi230
@mahadabdi230 6 лет назад
Mansh allah wlhi sida no dhira galisey allah Haka ga farxiyo wan oga nhy inada thy walken naga wey na
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 5 лет назад
Mahad Abdi
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 6 лет назад
mansha allah guuleyso wl... aad ban ugu helay baramijayada jasakallah kheyr
@cadnaanhunt8196
@cadnaanhunt8196 6 лет назад
Mashallah sxb omar inshaar
@hassanmacalin7626
@hassanmacalin7626 6 лет назад
Masha Allaah Wllken Omar Inshaar Wanaag Ayuu Nala Jeclahay Aduun Iyo AAKHIRABA Allaha Xifdiyo
@jiniishumi2301
@jiniishumi2301 6 лет назад
Tnx walal cumar 👌
@Mohamed_qadri
@Mohamed_qadri 6 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ncQHmYZXkW8.html Fadlan walaal ILA firso pls subscribe haka ilawin
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 6 лет назад
Mazha Allh wll Aadban U jecelhy Barnaamij yadaada Shukran
@mohamedyusuf415
@mohamedyusuf415 6 лет назад
Mashaa allah walal waa fikrad wanaagsan.
@RaadMedia
@RaadMedia 6 лет назад
Jazaakallahu khayr sheekh cumar inshaar
@leeboleebo9582
@leeboleebo9582 6 лет назад
masha allah I liked before I watched
@Mohamed_qadri
@Mohamed_qadri 6 лет назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ncQHmYZXkW8.html Fadlan walaal ILA firso pls subscribe haka ilawin inaad ILA dawatan waa dhiri galintayda kowaad
@mustafahashi3696
@mustafahashi3696 6 лет назад
Mahadsanid walaal Allaha ku xifdiyo Dhiiri geliyaha nolosha
@frduzahmed404
@frduzahmed404 6 лет назад
Mahadsanid👍wll
@fiidowofficial9092
@fiidowofficial9092 6 лет назад
Masha allah cumar inshari wll idhiiri galliya allaha kusharfo aa qiro iyo aduunba mrkasta farimahada dadal ayee ikusu kordhiyan mhsanid wll jira
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 6 лет назад
Mahadsnid wllky Rabi ha ku garab gallo
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 4 года назад
Masha Allah Allah hakuxiftiyo
@sharmaarkeproduction3781
@sharmaarkeproduction3781 6 лет назад
m.a omar jazakallah
@gouledomar
@gouledomar 6 лет назад
Nobel Press hadi Somalidu bixiso waad uu qalanta sxb Nabar 1 Respect 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 from Djibouti
@user-vl7lp6uo5f
@user-vl7lp6uo5f 6 лет назад
Mnzhlh wloh omer ❤❤
@engneermohamud7164
@engneermohamud7164 6 лет назад
Sxp cumar inshaar aad baad u mahadsan tahay Wlh waa dhiiri galin muhiim Horeyma faallo iyo Talo waan ugu darsaday walllow dhabka dhiiri galinta u bado
@kinghamada3744
@kinghamada3744 6 лет назад
Proh Aad ayaad U MHD snthy mowduucyadadan Aad Ayaan u taagero shaqsi WNGSN ayaad thy hori usoco wlalkey iga Weyn
@Mohamed_qadri
@Mohamed_qadri 6 лет назад
Walaal kana ILA daawo fadlan ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-ncQHmYZXkW8.html
@caizhamahamad3119
@caizhamahamad3119 5 лет назад
wll waad mahadsanthy allaha kugu abal mariyo khayr
@siciidfaska11channel17
@siciidfaska11channel17 4 года назад
Mnsha aha
@dalsanchannel0481
@dalsanchannel0481 4 года назад
Aad iyo aad u mahadsantahay wallaal cumar Allah ha ku daayo
@dalsanchannel0481
@dalsanchannel0481 4 года назад
💹💹💹💹💹💹💹💹
@khadraali4889
@khadraali4889 6 лет назад
Wcs wll Maanta waxaay ahayd sabti waaxaan ahaa fasax Waxaan ku fikiraay inaan caawa guriga aan ka shaqeeyo lkn madaxa oo i xanuunayay dartii waxan is dhahay berri oo axada ayaad qaban waxaanay arintaasi igu haysay warwar aan ka qabo hawsha itaal caawa Lkn fariintaadu markii ay i soo gaadhay Waxay ii noqotay shidaal aan ku shaqeeyo Shaqadii badideedii waan dhameeyay waan wadaa Mahadsanid wll Ilahay ha kaa Abaalmariyo
@abadiraden615
@abadiraden615 6 лет назад
Khadra Ali lizy ayaa tahaay hhh
@khadraali4889
@khadraali4889 6 лет назад
Abadir Aden dadkoo dhami ma noqon karaan dad aan lazy ahayn
@sadamadanahmed9980
@sadamadanahmed9980 6 лет назад
الحمد لله رب العالمين hadaan baranamujkan nasiib usueeshay inaan daawado shukran wllo
@khalidkaynuuni6494
@khalidkaynuuni6494 6 лет назад
waad mahad sntahay wllky waa mowduuc dadbadan anfacaya
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 4 года назад
M.sha Allah
@Sadam_0
@Sadam_0 6 лет назад
Mashalah Omer Inshar Aad baad U mahadsantay wll barnaamijkaa iyo kuwa dhiiri gelinta ah Ee kaleba waan jecelahy soo badi wllo Jazakallahu khayr
@galadomar2121
@galadomar2121 6 лет назад
Tusaalooyin kan dhan ani ee iga hadlaayan hada aan so qorayo waxan ka wahsanoya dhar iga yalo mesha dharka lagu dhaqo mida kale gym ka bil ka hor ayan goansaday in aan aado lacagtii wa diyaar ila hada bari ayaan aadooya wlhi nolosha sidaas ah🤔
@mawliidmaxamuud7178
@mawliidmaxamuud7178 6 лет назад
Masha wllo weedho munaasib ku ah naftayda iyo nafo badan oo ila mid ah waad ku mahadsantahay
@axmedfarax5615
@axmedfarax5615 5 лет назад
Mawliid Maxamuud
@kumaatahay2393
@kumaatahay2393 6 лет назад
first like isaar
Далее
Bacon на громкость
00:47
Просмотров 112 тыс.
Dareemida qiima la aan | waxaad tahay ma taqaanid ? |
11:44
Sirta Lagaa Qarinaayo | Da'da ugu Fiican ee Guurka .
23:49
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Просмотров 12 тыс.
Wax AQRIS Dhamaantiis | QAACIDADAAN u Isticmaal
15:35
DOCUMENTARY:Maxay Soomaalidu ugu Qul-qulayaa Nairobi?
30:56
sideen isku baray luuqada English-ka
19:23
Просмотров 566 тыс.
Bacon на громкость
00:47
Просмотров 112 тыс.