Тёмный

Digfeer (AHUN)|| heestii "inaan go’o ka tali”|| with lyrics 

Daah Qaad
Подписаться 8 тыс.
Просмотров 93 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@abdullahi77.
@abdullahi77. 7 месяцев назад
2024 baan ku raaxeysanaya 40 Sano kadib Markii heesta la qaaday alle how Naxariisto digfeer
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 7 месяцев назад
1:25 Inaan gees ka dumiyoon 1:26 Wacadkeenii garab maray 1:27 Labadaba garawsaniye 1:28 Garowsaniyeeeeeeeee.
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 года назад
Awoowgay digfeer AUN😭❤️☪️
@shuceibhassan
@shuceibhassan Год назад
Fanaan qudha ma'ahee Wuu dareen hesaa digfeer allow godhka kujanee
@kolyeedh1
@kolyeedh1 2 месяца назад
Aamiin
@kolyeedh1
@kolyeedh1 2 месяца назад
Yaasiin axmed digfeer rabi ha unaxariisto Fanaan ka duwan fanaaniinta kale ayuu ahaa ma jiro qof aan jeclayn codkiisa ama aanay saamayn ku yeelan heesihiisu
@halabuurabdisatardiriegaar6463
@halabuurabdisatardiriegaar6463 6 месяцев назад
Hees aan caadi ahayn , heesaha digfeer si gooni ah bay ii taabtaan❤❤❤
@mohamed88466
@mohamed88466 2 года назад
Ilaahay amarkii heesaha tafaafulka ah waan xiiseeyaa
@Mahamoudchideh-xl6ji
@Mahamoudchideh-xl6ji 10 дней назад
Allaha u naxaristoo walalkeen amin...amin
@khalitqays7274
@khalitqays7274 5 месяцев назад
Inan go.o ka tali😢 12.30 hapenimo dhageysanaya jacaylaw abaha was😢❤
@burhanbile8004
@burhanbile8004 2 года назад
Gar naqsaday oo Hayeeshee Garashadii i Lumisiyo wixii ila gudbonaa imikaan garawsadayee adoo gocon wixii hore Nabsigii aan galaybaa igu soo gadomoo adaa gacan sareyee ama waranka iga goo halbawlaha ku ganan Ama GACALADEYDAAY Aan GEERIYOODEE Inaan go’O ka taliye 🥺💔😎
@worldtoday1331
@worldtoday1331 2 года назад
R.i.p digfeer fanaankaan ugu jeclahay fanaaniinta qaranka soomaaliyeed soo maray, wankuu xiisay janada eebe ha inagu kulmiyo
@GuledAdan-o5f
@GuledAdan-o5f 4 месяца назад
Ninkaa ilaahay ha naxariisto
@ayaanabdale-4890
@ayaanabdale-4890 7 месяцев назад
Heesta yaa dhageysanaya 2024 😂 😂😂😂
@ayaanabdale-4890
@ayaanabdale-4890 7 месяцев назад
🤣🤣🤣🤣🤣qofka kommentiga akhrinaya sacadan tolow muxu dareemaya
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 4 года назад
Adaa gacan sareye😭😭 ama waranka igagoo ama halbowlaha ku ganan ama gacalalaheygow aan geriyoodee inaa go’o katali😭♥️🪓💔 10.09.2020
@mohajabir58
@mohajabir58 4 года назад
❤❤❤
@sadezayaara2463
@sadezayaara2463 3 года назад
Gacaladeydaay
@AhmedMohamed-uw9uh
@AhmedMohamed-uw9uh 3 года назад
Hupi 😍😍
@badrigass4135
@badrigass4135 11 месяцев назад
@@sadezayaara2463Waa gabadh marka Wa iney u badalataa gacaliyahaygow. Waana ku Saxan tahey. Adigu lyrics Hanoosoo Akhrine
@mohamed88466
@mohamed88466 6 дней назад
Maxaad uga reebtay nabsigii aad gashay inuu kugu soo gadoomay
@horseedmedia5456
@horseedmedia5456 27 дней назад
24, Sep 2024 ayaan soo booqday aniga oo leh; i cafi gacaladaydaay. Heestanna ila soo dhegayso.
@Queendaha
@Queendaha 9 месяцев назад
intaas bis muxu ii oran wayay nacasku waan iska cafin lahaa🥺😁
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 8 месяцев назад
Queendaha hhh inaadeer waad iqoslisay
@ismaacilcilmi8438
@ismaacilcilmi8438 3 года назад
Alah hawnaxariisto digfeer alfanaan
@napihaabdulaaadir7684
@napihaabdulaaadir7684 2 года назад
2022 ayaa ila dhagysanya 😅❤️
@sadeabdalla138
@sadeabdalla138 5 месяцев назад
Gal xareed leh io doog io geeda haraclaad geel dhalay Ku mashaayee😮
@HanaAli-o7d
@HanaAli-o7d Год назад
Saxiibkey baa i qaday inatan isku dhacaday 2021
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 2 года назад
Inanyahay gubtahan yadan Goorna aan go'aynbaan Aawadaa la golon-golay Sidaasay sax ku tahay
@badrigass4135
@badrigass4135 Год назад
Inan Yahey gubtaanyadan Olol Aan Go‘ayn baan AawadA La golon goley. wasidaaa saxp Axmed yasiin Digfeer Allaha U naxariisto
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 Год назад
Digfeer fanan aan heesihihiisa laga caajisaynini 2022
@Sacuudiyerey
@Sacuudiyerey 2 года назад
Allow u naxriso
@fiigsanetalks3412
@fiigsanetalks3412 4 года назад
Digfeer AHUN Nin nolosha dhabta ah ka heesa
@sadekabdikafi6784
@sadekabdikafi6784 4 года назад
Aad iyo aad 👌🏽 Marxalado qoys buu heesi jiray
@adamdek4202
@adamdek4202 4 года назад
Nio Heesihiisu MA kala dhacaan Waa wada hirgaleen
@daahqaad
@daahqaad 4 года назад
M.a Dhalinyaro waad mahadsan tihiin
@mohajabir58
@mohajabir58 4 года назад
@@daahqaad Adaa mudan masul
@IBRAAHIIM2789
@IBRAAHIIM2789 Год назад
Aun axmed yasin ibrahim digfeer
@cumaraxmed3820
@cumaraxmed3820 4 года назад
AHUN. Si wacan baan oo muddo dheera sxb dhaw la ahaa dhagaysigiisa
@janankajananka4650
@janankajananka4650 2 года назад
heesta abwankee lahaa yaa laxanka saaray midaas muhiim ah taas ogoow ninka yotubeka leh.any way thanks
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 4 года назад
Inaan gees kadumiyoo wacadkenii geemaray labadaba garowsani😭😒 Garnaqsaday oo garnaqsaday 🙄✌️
@abdishakurdahirjamac5789
@abdishakurdahirjamac5789 4 года назад
Digfeer aun
@HiboNuura-m4b
@HiboNuura-m4b 11 месяцев назад
😮😢
@intisaamxaaji5854
@intisaamxaaji5854 4 года назад
Soobbadi heesana ahmed digfer sxb
Далее
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Просмотров 130 тыс.
NABSI WAA BALAAYEE
8:17
Просмотров 11 тыс.
Garaba Maalin Dubataa lyrics || Axmed Yaasiin Digfeer
11:25
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Просмотров 351 тыс.