Тёмный

Digniin Khusaysa DOORASHADA Madaxtooyada oo LAASCANOD Ka timi 

Ubaxle Media 24
Подписаться 13 тыс.
Просмотров 5 тыс.
50% 1

Кино

Опубликовано:

 

6 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 58   
@BatutaMedia
@BatutaMedia 27 дней назад
Guul Somaliland, guulayso mudane Abdirahman Ubaxle
@jamalskp7280
@jamalskp7280 27 дней назад
WAA SABATA WADANI U DIIDAYEEN IN ISHA BU DEEDA LAGU GALO DOORSHADA
@Abz_146
@Abz_146 27 дней назад
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guul guul Somaliland
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 27 дней назад
Allah ha inaga qabto cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤guuuuuul jamuriyada Somalilaan ❤gesi ❤ guuuuuul insh Allah
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t 27 дней назад
Muwaadin waad mahadsantahay hegan hore iyo heegan danbe hala galo indhaha halagu galo dorashada anagoo shacabaa sidaaleh
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 27 дней назад
Ubaxle ilaaliyaha qarankiisa ilaahay ha ku xafido 🎉🎉
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 27 дней назад
Maashaa Allaahuye mahadsanid mujaahid ubaxloow wax badan, heeganbaase loo yahay--habaar' qabayaasha iyo kuwaa u hiilin cadawgeenna iyo waxay ku hamiyayaan hororada waraabood oo wallee nagama hooysaan dheh insh tacaalaa,,,, for ever Somaliland rep,,
@caashayarcaashayar8488
@caashayarcaashayar8488 27 дней назад
Ubaxle inadeerkay qaaliya Allah haku dhowro. Cadowgeena Allah ha jabiyo o huwanta guduhu ugu horayso. Guul Somaliland ❤😊
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤mujaahid ubaxle media 24 geesi qaran ayaad tahay mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NOREDIN666
@NOREDIN666 27 дней назад
IL ba lagu Gelayaa doorashada . Isha la'aanteed no doorasho.
@abdihussein9554
@abdihussein9554 27 дней назад
VIVA Somaliland Republic
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 27 дней назад
Mahadsanid walalo ubaxle jazakalahu khayr
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 27 дней назад
Waar ragani wadanka musaqbal miyaanay ka lahayn,ilayn waa waxay uga Qaylinayeen Isha ayaa lagu gelayaa markii la yidhi,ilaahay waa kashifayaa khiyaamada iyo dibin-daabyada kuwa caadaystay,Thanks Ubaxle Allah ha ku xafido hana kugu garab galo Danta Guud ee aad isu Xilsaartay inshallah
@roodacawad13
@roodacawad13 27 дней назад
Waa dhab isha lagu galayaa
@cabdixuseen2686
@cabdixuseen2686 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚👍maansha allaa ubaxle media tooshka ku qabo huwanta wadani ❤❤❤❤❤❤
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 27 дней назад
Waaah waaah insha halagu galo sidaaasa saxa
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 27 дней назад
Mnsh allah guul somaliland
@hassmali1139
@hassmali1139 27 дней назад
Waxba tarimeyso way kasii Gashanten Guriga Dorashadu Qofkastay Ishisa Aya Cadeyneysa Gobta CV iyo Qofka Codeynaya Kolka Waxba tarimeyso ❤
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
@AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc 27 дней назад
Huwaneey waa laydinka horeeyaa ama jawaano buuxsha ama faji maleega lkn hadaalina bal
@jama5340
@jama5340 27 дней назад
Guull Somaliland ❤
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 27 дней назад
IBRAHIM CAYDIID BAA HORE INOOGU SHEEGEY IN UU INA KHALIIIF JOONYADO KU URURINAYO OO LOO SOO DIRAYO WADANI. WAA SABABTA XISBIGA WADANI U DIIDAN YAHAY IN ISHA CODBIXIYAHA LAGU HUBIYO IN QOFKA SITAA KAADHKA UU YAHAY CODBIXIYE SAX AH.
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 27 дней назад
Ubaxle hambalyo sanadka cusub ee islaamka 1446
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 27 дней назад
Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️ Thanks for your information Mujaahid Saxafi Ubaxle Media ❤❤
@abdilahiayuu4362
@abdilahiayuu4362 27 дней назад
Ilaahay Ka Baqo
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 27 дней назад
Haye
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 27 дней назад
Warka.yaan la dhayalsan dawalada iyo komishanku
@user-hs2tw2yr5f
@user-hs2tw2yr5f 27 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Janno190
@Janno190 27 дней назад
Viva Somaliland cadawga somaliland ha jabo guulaysta❤❤❤
@اهلان
@اهلان 27 дней назад
Haladiktoonaado walaahi taasaa runa
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 27 дней назад
Hal. Kay. Soo. Marin
@abdilahiayuu4362
@abdilahiayuu4362 27 дней назад
Caqliga Dadka Ayuu Caayayaa Ilaahoow Risiqa Meel xin Ha Naga gelin
@KhadarKadar-xc8df
@KhadarKadar-xc8df 27 дней назад
Kaadh qofkii lahaa aanusidan waakansan kaadhkaasi waxaqabankara dhogmantiga isha waxbadan ookale waalaga warhayaa
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 27 дней назад
ILAAHAY ha la jiro muwadinka . Komishanku ha ku adkaystaan in lagu galo Nidamka Biometric e Isha oo yaan loo joijin qaylada kuwa diidan .. Mar hadi ka soo ururiyay u yahay ninkii Dhaar beenale la baxay Cidu usoo ururiyay wa iska macruuf waa Ninka gaaban o saaxibxii ah iyo ka kale e Seediga u ah 2daba ILAAHAY sharkooda ha ku celiyo .
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 27 дней назад
Taasi. Dhici. Mayso. Indhihii. Ayaa. Lagu. Galaya
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 27 дней назад
Suuro gal maha gaadhka waxa ku qoran laascanod ama xudun kaadhdhkasi diiwanka uğuruma jiran tirada
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 27 дней назад
Isha but,adeeda ayaaa la sawirayaaa ku quuso qudhaanjoy
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 27 дней назад
Haa
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 27 дней назад
Adeer Goob Walba Oo Codbixineed Waa La Yaqaan Inta Cod Ee Taal, Markaa Sidee Cod Dheeraad Ahi Uga Soo Bixi Karaa?
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
WARLAA QAABA XIISO MAA LEEH WADANI BAA LAA UUSOO URURYE
@jamalskp7280
@jamalskp7280 27 дней назад
Waxaas oo dhan xirsibaa ka dambeeya wakiilkiusuna waa khaayinkii ku dhaartay beenta oo u fadhiya laascaanood
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 27 дней назад
Waxaan kula talinayaa beesha habarjeclo inay iska daayaan adeegsiga. Abti abti oo ay u isticmaalaan markay dhulbahante la hadlayaan miyaad aragteen nin dhulbahante ah oo leh abtiyaal dhamaan dhulbahante waxaa dhalay habarjeclo inta hadhayna isaaqa kale nimankaa dhulbahante waa rixim goys waa in la gooyaa oo aan naxariis la tusin
@ahmeddeeq6237
@ahmeddeeq6237 27 дней назад
Kkkkk Doorasho ayey ku waasheen kooxdii heego wakhtigiini wuu dhamaaday heegooy bye byee gafanayaal ku naaxay dhiiga shacabka
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 27 дней назад
Laguma codayan karo waayo kaar kasta waxa ku qoran goobta magaceega oo marka horaba la hubiyo lkiin waxa ay suurto gal ah in la laaluusho oo taargad laga kumishinada madaxda ka goobahaas iyo wakiilada xisbiyada u jooga lagana shaqaysto marka codbixintu gabgabo ay marayso taasi ayaa suurto gal ah halaga digtoonado waliba xiitaa hadii isha buda lagu galo kuma dhiiran karaan lkiin waxa dhici karta in laaluush dhaco hadan goobkasta aan lagaysan rag adag oo daacad u ah dalka ilaa askarta taliyaha haysta
@gaashaamotv
@gaashaamotv 27 дней назад
Kani waa iska hadle adeer meesha ama waa nala dooran ama waa kala diraynaa ama khaliif sheega ama belaayo kale sheega anaga shaqadeena maaha adeer walee inaanaan dib canshuur bixiye unoqonayn aniga ama xasan sheekh ayaa katalinaya tan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-pv3wz6pn9m
@user-pv3wz6pn9m 27 дней назад
Gorgor baa lasoo marinayaa hawdka burco
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 27 дней назад
WADANI XAAGAN BAARIGE AAYE RAA BAAN INAA LAA GUU XAADO TOO BAD ESHA LAAGU GEELYE
@RodaAli-mg1en
@RodaAli-mg1en 27 дней назад
Khaliif waa ninkii 3 jeer been kitaabka gacanta saaray, wax kastaa way ka suura galaysaa. Xaaraami waa xaaraami
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 27 дней назад
Kuwa waxa sameynaya wa Ciro dhukure iyo xirse gaba xabiga uadega cadowga Somaliland waligeba ha iska hadlane Allah umada ha Ka qabto iyga Ka xune cadowga Somaliland Xusbiga Huwanta gudah waye Ciro dhukure iyo xirse gaba maxaye sameyna waxa walaba waye isku dayena hade isha lagu galana maxaye odhan doona wa la ogyahaye Xusbiga Huwanta gudah waye Ciro dhukure iyo xirse gaba Allah ha jaabiyo cadowga Somaliland Wu mahad sanyahye muwadinkasi Allah ha ku barkeyo oo ha ku xifdiyo wa muwade damirekisu noola yahaye Xusbiga wadane isga ka xune cadowga dibada umada Allah idenka qabaye oo idena kashife waba idena ka fisheya Allah ha jaabiyo cadowga Somaliland waligeba ha iska hadlane Huwana gudah iyo kuwa dabadeba Allah idena kashife munafiqe xasde cadowga Somaliland waye Xusbiga Huwanta uadega wa la ogyahaye
@a.j2428
@a.j2428 27 дней назад
BEEN BADANAA WAR UBAXLE ILAAHAY KABAQ, CID LAASKA KAAGA SOO WARANTA MAJRITEE. WADANIBAAD KU XUMAYNAYSAA. CABDIRISAAQ KHALIIF WADANKA MAJOOGO.
@ismaciilmahamed9794
@ismaciilmahamed9794 27 дней назад
Ree laascaanood card ma heystaane warkale la yimaada reer kulmiyaw
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 27 дней назад
Diwaangelinta codbixiyayaasha ee Laascaanood ku jirtay... kama dambayn diwaangelin kale. Iyadoo markaa uun dhammaatay dinwaangelinta dalka oo dhan ayuu dagaalku dhacay.
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 27 дней назад
Malaha Bushaaro Baando Oo Hadda Ku Maqan Ayaa Loo Soo Dhiibayaa, Kkkk
@abdilahiayuu4362
@abdilahiayuu4362 27 дней назад
Ubaxle Dadka Khalkhalka Ka Daa Kaadhkasta goob codbixibeed Ayaa laga Qaatay Goobtiii Meel Aan Ahayn Lagagama Codayn Karo Sababta Oo Ah Goob Walba Liiskii Ayaa Yaala Marka Waa Wax Aan Dhici Karin Taasi!!
@ubaxlemedia
@ubaxlemedia 27 дней назад
Anigu fariin baan soo gudbiyey
@said1498ify
@said1498ify 27 дней назад
Ubaxle aad baad u hadsan tahay warkaasi waa jiraa. Doorashada in musharax lagu taageero ayaa la rabaa. 2- Faysal cabdi bootaan iyo maxaabiista in laga dhigto tool doorasho iyadoo lagu qasbaayo inay eedeeyaan ciidanka iyo xukuumada si ay Somaliland la iskaga horkeeno.
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 27 дней назад
Degmo walba intaqof ee diiwangashani wayqorantahay😂 Waykudalayan nacabku aalle haqabto
@aadanshdirir1865
@aadanshdirir1865 27 дней назад
Beena waas naarta gal
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br 27 дней назад
Yaaab bal ninkaa weyn ee intaa leeg wuxuu been aqrinayo daya lkn waxaa kasii daran kuwa dhegaysanaya ee waxaa run moodaya belo idinku dhacday maxy dadkani xoolo yihiin been dhegahooda ka buuxsanty
Далее
MAXAA KUSOO KORDHAY HARGEISA 2024?
10:07
Просмотров 6 тыс.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Просмотров 84 тыс.
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
Try not to Laugh ❗ | 285 #funny
0:46
Просмотров 9 млн