Тёмный

#DIGRIGA 

Jawaahir Hussain
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

22 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 119   
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 26 дней назад
Jazakallah kheyr walaashey macaan Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro ❤
@user-cx1vq1je5o
@user-cx1vq1je5o Месяц назад
Wcs xbbti aniga arkay borblem famaly waxana uga baxay alle inaa xusto inbadan qur.aanka saliga nabiga istaqfarta❤❤❤
@11naa44
@11naa44 Месяц назад
MashAllah abayo carabtu digri bdn wxy u isticmalayan becus carabigi bey fahmayaan anagu wxba ma fahmeyno
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 Месяц назад
Haa walhi abyo qofkii digriga aqriya oo waliba niyad wanagsan ku aqriya qalbiga ku dagaaya , dhibkasta alle wuu kuu sahliya, nolosha dhan qurux ayey kuu noqoneysa taas anaa huba.
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 27 дней назад
Aniga culus ii saran wax walpo uu baahdo wan wayey illahey amarkis Digriga Allah wn ku dadaaalo 📿❤ insha Allah kheyr illahey ka rajeynaa iso Duceyo
@user-cj8gl1ep6f
@user-cj8gl1ep6f Месяц назад
Xabibtii jawaahir waxaa ihaysto mashaakil qooys digriga waan waday wax badan wax badana waan ka faaiday hadda kahor adoo masr joogo ayaa arin famili xanun badan kula wadaagay wallhi waad sugi waysay inta cisho aad ka tukato xajigaaga ayaad qisada lawadaagtay islamarkiiba vidio aad arinkayga ka soo duubtay alx xabibtii gadaashaa xaj aa laygeeye digriga oowgiis balse liaa hadda waxaan dareemaa xanuun cadalad daro ninkii durufta badan aaan ugu soo sabray naagoo ugoay 8 caruur aa ii joogto somalia laysla joogaa xitaa wicitaan malahan ana waa iska niyad jabay digrigii waanka haray hadda bilaawaa insha allaah
@raqiyakanza1388
@raqiyakanza1388 Месяц назад
Asc wll Waan dareemi karaa wll dhibtaada Cid walba rabibaa idiin dhaxeeya Naxariista rabi haka quusan Yaqiinsana darul imtixanbañ joognaa Wll hal talo ayaan ku siinayaa dhibtaadaa anoo ka damqanaya Waxd samysaa wll Layl ukac istiqfar samee adoo niyadaada soo xaadirinya waxd rabto usheeg Suratu baqrana akhri bogna ha ahaatee Saliga nabiga iyo xawqaladana afka ku hay Insha allah wad farxi doontaa wll 👸👸
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 Месяц назад
Xoowqalada badi abaayo wlhi asiga illahey kuhadeynayo adiga qalbiga kuu qaboobayo raaxat nafsiya ayaad daremeysa bi idnillah allah qalbiga hakuu qaboojiyo aamiin yaa allah
@nimcosalaadali9805
@nimcosalaadali9805 Месяц назад
Malinta carafo ilahay waxa ad rabid weydiiso insha alah wahelee
@sahrocisman953
@sahrocisman953 Месяц назад
Abyo rabi dhibka farxad hakugu badalo malinta carafa inshllah duceyso waxkasto alle weydiso waa helee . Digrigo dhan ku dadal 🎉🎉❤
@user-jk3jm1ro3i
@user-jk3jm1ro3i Месяц назад
Xbti haniyad jabin waxwalbo aad jeceshahy alah Wu kusinaya xawlqalada badi malinta carafada ale Bari baryada haka qusan aniga problem iheysta carafadi hore oo dhanka xajiga ah ale baryay xawlqalada saliga nabiga badsaday carafadi malinta 9carafadi hore alx wlhi dhib kuqabay ilahow ninkan kheyrkisa iso aadi dhahy aniga ilmaheyga asigo ilmaha iGa rebanin aktisa Naga wad dhahay alx carafi 2bil kadib wan Kaso tagnay3igu so furay ilmaheyga 3deda an dhalay wan sobaxbay guriga hoyadey jogna alx qalbigeyga Wu iidaganyahy alx haka qusan baryada ilahey
@fatomsydo455
@fatomsydo455 27 дней назад
اللهم امين يارب
@fardusaali6618
@fardusaali6618 Месяц назад
الهم أعنا على ذكرك وشكرك وحسن عبادتك
@MandeqosmanDacar
@MandeqosmanDacar 21 день назад
M.a abaayo allah nolosha kugu dhameeyo xuska alle u farxada awlaad bari ah nin ku naxariisto allah ku hibeeyo dar alle ayan ku jclhy abaayo horey u soco
@Mulki-ek9do
@Mulki-ek9do Месяц назад
Gabar shaqo aad ugu baahan ayaa ahy igu soo duceeya in aan helo shaqada aan ubaahanhy hadey kheyr ithy 😢hadey kheyr i aheyn na alle kheyr ha igaga dhigo waa shaqo waqti cayiman la shaqeynayo 🤲🥹
@amaalmaxmed
@amaalmaxmed Месяц назад
si fudud ilaahay hakugu siiyo wlazhayyy haday khayr kutahay
@user-dj8es4gw3e
@user-dj8es4gw3e Месяц назад
Allaha ku sahlo ayado qeyr ku ah wll
@aminaoomer2136
@aminaoomer2136 28 дней назад
الله يرزقك وظيفه خير لكي بإذن الله تعالى
@xafsoxasan4544
@xafsoxasan4544 Месяц назад
jawahirey ila tali dikriga wan aqriya saliga nabiga xowlqada istiqfarta hadana mahelo muradkey 😢❤
@user-ve3rq1kv9z
@user-ve3rq1kv9z Месяц назад
Wllo Marka kugu horeyso Allah dartisa uu sameya Marka xigato Allah ku kalasonow yaqin la imow
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate Месяц назад
Muraadkaaga maxa waaye
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate Месяц назад
Inuu qayr ku ahayn aa lagayaabaa. Ama wax kaqayr bdn kuu soo socdaan
@nimcosalaadali9805
@nimcosalaadali9805 Месяц назад
😢😢
@Zmm4168
@Zmm4168 Месяц назад
Asc abaayo, xanta iyo music iyo filimanta wax xunxun ko jiran Iska ilaali . Allah SWT waye diiso Qali Wanaagsan marwalbu Inshaa Allah . Samir oo ilaahy tala saaro
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 26 дней назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Месяц назад
M.a sasaa lagaa rabaa malaayicni oo dhan ka tak qabyaalad oo dhan ayadaa meeshaan nadhigtee❤
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o Месяц назад
Walaashey haddii digri badan tahay waxa jiro dad kaa digri badan marka qarso camalka adiga iyo Alle niga dhaxeeyo,waa iga talo dad aya laga yaabaa maalinta 20,000,ama 30,000 ama 40 ama 50 kun maalintii sameeyo
@farxiyoali2453
@farxiyoali2453 23 дня назад
Allxm wa hela Illhey u mahdiye wax kasto liga aqbalo
@user-gy9oq1ey4n
@user-gy9oq1ey4n 28 дней назад
Amiin yaa rapi 🤲🤲
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n 28 дней назад
Jazaakallaah kheer jawahir
@lathanmohamed-9745
@lathanmohamed-9745 Месяц назад
M.a. Mahadsanid abayo.
@asmaamohamedomar1227
@asmaamohamedomar1227 28 дней назад
Masha allah
@fardows612
@fardows612 23 дня назад
Manta wa naga qoslisay wlhi 😂lkn aad u mahadsnthy abyo mcn❤
@user-ed9hb8hv1r
@user-ed9hb8hv1r Месяц назад
Asc abaayo jawaahir allha dambigaada hadhaafo wllhi dhiiro galiso vaad iithy rabi raali hakaa noqdo❤
@user-wo8cu8xw8v
@user-wo8cu8xw8v Месяц назад
JazakaAllah kheir abayo ❤❤ Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 Месяц назад
Masha Allaah Ale hakuxifdiyo malintankubartay waxay Ahayd malinkhayrbadan Alx markasdana wankusoduceya digrigana wanhelay warkumasokobikaro. Ala Alamahadle❤
@HiboFaarax-jo4km
@HiboFaarax-jo4km Месяц назад
Mahadsanid abyo xafidu laah
@mushtaaqmaanka4647
@mushtaaqmaanka4647 Месяц назад
Masha alah shukran xbti alpi❤
@ayanmusse4835
@ayanmusse4835 Месяц назад
Masha'Allah tabarakallah jazakallah kheyr abaayo 😍
@HopefulImpala-gh4ey
@HopefulImpala-gh4ey Месяц назад
Jawahir husein illahay khayr aan dhaman ha ku siiyo insha Allah
@xamaraawiboy3144
@xamaraawiboy3144 Месяц назад
مشا الله تبارك الله اختي الكريمة جزاك الله خير. لا حول ولا قوة الا بالله. Digrigaan Cajiib waye So badi qisas ka Laga Helo So Badi Wllaal Jawaahir
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Месяц назад
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@tcaynab
@tcaynab Месяц назад
بارك الله فيكى
@Kowthar-ph8ky
@Kowthar-ph8ky Месяц назад
masha allah barakalaahu biik
@shamisosman8637
@shamisosman8637 Месяц назад
Mansha allaah wllo anaguba waan kuxisney
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate Месяц назад
Ma sha Allah
@faadumoshuuri8533
@faadumoshuuri8533 Месяц назад
Masha allah xabibti
@user-kj6oe9lm7m
@user-kj6oe9lm7m Месяц назад
Masha allah jawahil allaha kugu amansado meshada abyo
@tigerlivegamer7080
@tigerlivegamer7080 Месяц назад
Scw
@user-pi6xj5oh6t
@user-pi6xj5oh6t Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 Месяц назад
Maasha Allah
@fardowsaahmed4431
@fardowsaahmed4431 Месяц назад
Amiin Amiin yarabii❤❤❤ my sister ❤❤
@AaminoCilmi-wb7yv
@AaminoCilmi-wb7yv Месяц назад
Scw scw scw
@nasteexojeyzani9495
@nasteexojeyzani9495 29 дней назад
Alxamdulillaah Alxamdulillaah nolol dhameystiran ku heystaa
@Sahruush
@Sahruush Месяц назад
Wcs wrx wbr hppti jawahir Aamiin yaa Allah
@user-bg2tf1ww8z
@user-bg2tf1ww8z Месяц назад
Insh allh xppti
@XalimaAbdi-st6tr
@XalimaAbdi-st6tr 16 дней назад
Aamiin😢
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Месяц назад
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤
@fatumaabdi6898
@fatumaabdi6898 Месяц назад
MashaALLAAH MashaALLAAH ❤❤❤
@FartuunTahliil-my9ou
@FartuunTahliil-my9ou Месяц назад
Farxad kuwaar qaali jawharadena❤ abaayo imtixaanka dowlada gali rabaaf4 ee ii soo duceey mahadsanid
@raqiyakanza1388
@raqiyakanza1388 Месяц назад
Alle hakuu fudaydiyo wll🤲🤲
@user-gx6oo5lb7w
@user-gx6oo5lb7w Месяц назад
❤❤❤MashaaAlaah
@user-ls7hk6jo8m
@user-ls7hk6jo8m 21 день назад
Wlllhi wn soo mana hye anaa maalin arin idhibesi wllhi laaa xula aqriye 500 0kun maalintii isla hwnkii wn heley lkn hda caajis iga haayo
@HothoEsse-cg9pb
@HothoEsse-cg9pb Месяц назад
Manshallah
@ayaanhussein3313
@ayaanhussein3313 Месяц назад
Waadmahsnty wlo qaali ❤
@myfamiljofficial1470
@myfamiljofficial1470 Месяц назад
Amiin amiin ❤❤❤❤❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 Месяц назад
Salalahu caleyhii wasalam ❤️ ❤️ ❤️
@RB-up7dt
@RB-up7dt Месяц назад
Jawaahir iyo jamecada iga soo duceeya gabdha yeeyga inuŵ ilaaye Niman salaxi guur qeer qabu intii gawar ah iyo intii wiil ah
@Canab-oj8yu
@Canab-oj8yu 23 дня назад
Scw scw scw scw scwscw ❤❤❤❤
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 Месяц назад
Fadlan isowac walaashey Qaali
@user-zq1so5uh6u
@user-zq1so5uh6u Месяц назад
Scw scw scw scw
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 28 дней назад
Jawaahir ha odhan sidaan anuguba u caafimaad qabo ilbaa kugu dhacaysa marja hore laakiin waxa jira dadvadan oo buka oo naxaya dee afigu hafaad caafimaad qabto dadja ha isku sheegin ee iska aamu walaahi waan kaa naxaa hadalkaa markaad tidhaahdo yaan lagu xaasidin ee kalmadaa kooji bas salaamta aaf ku soo gasho uun ku hadal marka Mawduuca gal
@msswiilo
@msswiilo Месяц назад
Asc jawahir abayo waxaa iheysto fikir iyo murug abayo waxaa kala tagney ninkeyga 3 dii dalaaq wey dhamaatey anoo xaamilo ah ayuu isoo furey caruurta labada weyn ayuu iga soo reebtey hadda waa dhaley alx waxaa daremaa xanuun ilmaha iga maqan awgiis ah maalin walbo ilinta iga socoto maxaa sameeyaa ila tali ninkii hadaan ku laaban lahaa xitaa dalqad mataalo😢
@shukriahmed4632
@shukriahmed4632 Месяц назад
Salika nabiga Badi sorry abayo
@Acemotion51
@Acemotion51 23 дня назад
Jawaahir..Huqalada.maxaa.waaye...Noo..soo .sheeg.
@HodanSallah
@HodanSallah Месяц назад
Haa❤
@SowdoCali-yx5dh
@SowdoCali-yx5dh Месяц назад
Aqrinta xowlqalda wlhbwax bdan aqriya alxm farxd xitaa daanka ika soqormay magaca Allah alxm alxm
@maryanjeelle
@maryanjeelle Месяц назад
Amìiiiiiiiiiiiiiiiiiin❤
@Mariaabdul08
@Mariaabdul08 Месяц назад
Wa run bila macni banu u joognaa😅
@khadijakhadija12-sz2oe
@khadijakhadija12-sz2oe Месяц назад
Asc. Xabiti. JisaKala
@jamilamaxamed937
@jamilamaxamed937 Месяц назад
Istiqfarta saliga nabiga alxawqala waxa dhan marka aqriyo korkeyga kuleel ayuu noqona qaac ayaa ka baxayo iga jahil bixiya cabsi ayaa daremaa yaa ila qabo dhibkaas 😢😢😢😢
@MahadaadanMahadaadan
@MahadaadanMahadaadan Месяц назад
Galaas biyo ah waxaad ku aqrisaa suurada faatixada (الحمد لله رب العالمين الر حمن الرحيم ) ku aqri kadib cad korkana marso inshaa allaah waad ku caafimaadi
@ALASCOKENYA
@ALASCOKENYA Месяц назад
Abayo hajoojin wad jirkaga wax kujuro Mau adkeesan karo jirka waxa Ku juro hajoojin wad xabiibtii ilahay haku siiyo caafimaad taam
@ALASCOKENYA
@ALASCOKENYA Месяц назад
Gabar AA ahay
@qadriali9207
@qadriali9207 Месяц назад
Asc abaayo waxan rabay inan ku weydiiyo nolasha masar masar rabay inan uguura waxan ka guura somaliya marka dadka masar cusuriyen miyaa mise taas murug igu heyso abaayo
@user-ic9kv2ke9x
@user-ic9kv2ke9x Месяц назад
Asc jawaahir waa kuxiisay istaahil kuli qereyr xbbti
@hananXasan
@hananXasan Месяц назад
Al jawahiye mila arkaty carbi xoga fahma waa yabay maxa loway gabdha soo gudbiyo waxa walbo duco ah micnheeda 😢
@Khadraibrahim285
@Khadraibrahim285 Месяц назад
Asc abyo lambarka ii sheeg 😢
@naciimoabdi1653
@naciimoabdi1653 Месяц назад
❤❤❤❤❤
@ikhyarali4189
@ikhyarali4189 Месяц назад
Asc wllo jawaahir waxa ii soo baxay dv lottery gii wllo wax information ah ma iga siinkartaa waxaan ku xeraystay marriege hada weli ma xerayn dv 269 gii lanbarkayguna waa 75 kun miyuu dhowyahay mise waa mid fog miyaad i caawinkartaa wllo
@istahilabdi1866
@istahilabdi1866 Месяц назад
Wllo imisa jeeer ayaad xaeaysatay
@faisasheikhsufi81
@faisasheikhsufi81 28 дней назад
Abaayo xawqalada Maxaa waaye
@nasraadan6248
@nasraadan6248 27 дней назад
La hawla wala quwata ila billah abayo
@user-xb1hz1eh6v
@user-xb1hz1eh6v Месяц назад
Jawahir runtii waxaa tahay tusaalaha nool oo mar walba nadhiiri galiye marka nolow, intey nolol jirto.
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 Месяц назад
Aniga waxan ku arkay maalinkasta ka akhriya 2000 ilaa 5000 salaadkasta kadib suuratu zulzilat 14jeer ama 7jeer markaan laazimay waxan galay xaalad jaceyl xaajigeyga oo saaid isku jeclaana 7caruur aya noo joogto 33jir ayan ahay dad waxan noqona hada dhow isaso guursaday oo aroos ah cajiib😂 iyo waxyaalo vadan qoraal kuma soo koobi karo
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 Месяц назад
Asxaabey ifahma salad kasta kadib suuratu zulzilat 14jeer ama 7jeer ka akhriyaa xawqalada 2000 markey uyartahay hadan kabadiyana 5000 guuleysta adinkana
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 Месяц назад
Masha Allah wlhi waa cajiib aanka daba geeye shib iska dheh haka faideystane
@user-vj4xc8ls3h
@user-vj4xc8ls3h Месяц назад
Wallo caruur walaloah jacylma dhex dhigi kartaa suuradasi iyo qoyskaba ilalhy awodisa
@nimcoxasan4832
@nimcoxasan4832 Месяц назад
@@user-vj4xc8ls3h haa walal aad u laazim
@qadroxussen9414
@qadroxussen9414 Месяц назад
Jisakallahu qeer ❤❤ abaayo qali
@nimcosalaadali9805
@nimcosalaadali9805 Месяц назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 jawahir plz inaa isla hadalnaa rabaa plz plz wlshey iso jwb
@yahyahassananshur3705
@yahyahassananshur3705 Месяц назад
ASC
@sundusabi6825
@sundusabi6825 Месяц назад
Xuqulada iyado carabi eh intee kahelaa wlasheyy
@UmaRayaan146-rf2mq
@UmaRayaan146-rf2mq Месяц назад
Xawqalada wa laxawla walaquwati ilabilah maha duco dheer
@sundusabi6825
@sundusabi6825 Месяц назад
@@UmaRayaan146-rf2mqmhdsnid abyo
@Hamdi831
@Hamdi831 Месяц назад
لاحول ولاقوة الا بالله العظيم 😊
@Mariaabdul08
@Mariaabdul08 Месяц назад
Qaali riyaan ku arkay 2 jeer anoo ku badbaadaya gabdho walaladayana wayku riyoodan
@NabiihMaxamed
@NabiihMaxamed Месяц назад
Xabibiti wax badan an u baahanahay caafimad iyo faraj iyo irsaaqad xalaal ah ila tali digri an ku dhaqo
@user-dj9de5tn3o
@user-dj9de5tn3o 28 дней назад
Istiqfar badan sameey
@arwamahamud45
@arwamahamud45 Месяц назад
Lays la arag dikriga Alle Waa mucjiso maba dayn kartid❤❤❤
@abuqudama4061
@abuqudama4061 Месяц назад
Single maad tahay mise marwo
@fardusaali6618
@fardusaali6618 Месяц назад
يااختي ياحبيبتي. كنت جميلة بحجابك الداكن وغامق. لاتغتري بالدنيا لاتلبسي أشياء فائقة لاتتغيري
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 Месяц назад
الحمد لله انا محجبه
@dahabanuur6827
@dahabanuur6827 Месяц назад
Jawaahiey abyo aad ayad u mahadsanid naga soo gaarsii 😢
@mahadmaxamuudyuusuf
@mahadmaxamuudyuusuf Месяц назад
Masha allah
@Hamdi831
@Hamdi831 Месяц назад
Scw
Далее
#DIGRIGA MUGDIGAN WAXAA IGA SAARAY DIGRIGA ALXMDLHI
13:26
QISADA BADAR AL-MUTAIRI
26:24
Просмотров 15 тыс.
#DIGRIGA NOLOSHAN AYAAN KU HELNAY DIGRIGA BADINTIISA
12:16
Разница в уровнях🔥
0:26
Просмотров 19 млн