Тёмный

Subxanallah Intaan Keliyah Sameey Riyadada Waa Hubaal Wey ku Rumoobii Doonta Insha,allah 100% 

Jawaahir Hussain
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 91 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

13 дек 2021

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 406   
@abdiibrahim4336
@abdiibrahim4336 2 года назад
Jawahiree marka hore wan kusalamay waxan kuqu salamay salaanta islaamka oo dhamastiran waxan ahay nin aad u digri badn adna ilamid ayaa tahay waxyaabo badn oo aan tijaabay ayaa jira oo aan natiijadooda arkay oo quraanka walahi ciyaar ma aha qoolka alle
@ilwaadqurux9673
@ilwaadqurux9673 Год назад
Asc jawajir
@ilwaadqurux9673
@ilwaadqurux9673 Год назад
Masha allaah
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 Год назад
Wlhy qofkasta oo muslima oo lasima xuska alle subxana watacala wlhy kheeyr badan ayuu hela alxam dulilah ilahay baa mahad iskale muhimada waa samir
@nimcoahmed641
@nimcoahmed641 Год назад
Mashll alle haku siyadiyi wll
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 года назад
Masha Allah tabaarakallah waqtiga ha kuu wacnaado gabar aad u qurux badan ayaa tahay alxamdu Lillahi illahey wuu kuu nicmeeyay ana kula mid ayaan ahay Allahu Akbar
@ikranabdullahi8334
@ikranabdullahi8334 2 года назад
Asc xabiibtii allah ajar lakobi marina hakaa siiyo
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 года назад
أستغفرالله العظيم وأتوب إليه أستغفرالله رب إغفرلي وتب على إنك أنت تواب الرحيم لاحول ولا قوة إلا بالله aniga wlhy waxaan ku arkay arimo cajiba dikriga alle swt waa tariikh aad ubadan insha allah inan qof lawadaga jeclahay dadka wax so bandhiga Jasakallaah kheeyr abyo adigana اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@fatimayusuf8318
@fatimayusuf8318 2 года назад
Wllo maad noo faa iidayso
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 2 года назад
Xage kala xiriira insha allah ana ku faidayn insha allah
@Zakicadde1646
@Zakicadde1646 Год назад
Aswaan abayo maad noo faaidayso khayr allaha kusiiyee
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 2 года назад
Mansha alah waxaa tahay gof iimaan leh waa runtaa aniga ayaa wax badan ku arkey istagfaarta caadi mahan alxamdulilah calaa nicmatil laah shulran ukhtii
@Shacni.
@Shacni. 2 года назад
Qaabke u dhahysay abyo
@abdulaahibudul3762
@abdulaahibudul3762 2 года назад
Walaahi Walashey wad qurux badantahay marka ku arko farxad dareema mar walbo geerida i xasuusisa qalbigeeyga kama baxo Allah janatul fardoowsa ga kugu casumo abaayo
@zeytunmoha8242
@zeytunmoha8242 Год назад
Wlhi aniga hitaa sidokle
@balkisindho7093
@balkisindho7093 Год назад
Wlhi pilahia anigaba sidokleh abyoh mrkaan istiqfaarta bilaapey xnunkeyga bn ogaadey mrki hore Dr walpa io shifa wlpa wn tgey negative bn ley dhihi jirey alhm illah ba mhdleh anni io tubaxa mataaano ayaaa nahey جزاك الله خير الجزاء اختي 😭♥️
@fartunosman9010
@fartunosman9010 2 года назад
Aamiin yaa rabi waxan ahay curad waan jeclahay curadayda allaah ha barakeeyo aamiin jazakallaahu khayr xabibti allaah ha ku xifdiyo aamiin
@najmamohamed
@najmamohamed Год назад
Masha Allah Shukran uqtii سبحان الله والحمدالله والله اكبر ولاحول ولا قوة الا بالله أستغفر الله العظيم اللهم صلي وسلم على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم الحمدلله على كل نعمه
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 2 года назад
Fadlan soo baar dadka buka ee ku soo bogsaday cumrada ama xajjka. ManshaAllah macluumaad aad u dhiirigelin leh 🙏🏽shukran.
@faraxxuseen3834
@faraxxuseen3834 Год назад
Ma sha'Allah, wllo qali. (SCW). Wllo muraad baan Leeyahay, ee Ducada igu kaal meeya.
@halimaisse6884
@halimaisse6884 2 года назад
Asc abooyo waxa tahy qof wanaagsan ee aniga iyo ilmahayga ayaa kala maqane adiga guruubkaaga isoo duceeyo wallaashey in aniga iyo aylaadayda si nabada nagu kulmiye
@ashaabdiali8582
@ashaabdiali8582 2 года назад
Mashaa Allah abaayo may Allah bless you and your family thank you for reminding us you are a good person I like to listen to you always ❤ you for the sake of Allah .
@faadumocabdixasan3408
@faadumocabdixasan3408 2 года назад
Haaaa abyo
@suhuuradem3560
@suhuuradem3560 2 года назад
Jawahiray ilhaya dartii baan ku jacaalday
@melyunahmed4736
@melyunahmed4736 Год назад
@@faadumocabdixasan3408 asc
@abdimariam8122
@abdimariam8122 Год назад
Machallah Machallah
@lailadumbuq3695
@lailadumbuq3695 2 года назад
maasha allah wallo alle dartiis baan kuu jecelahay ilaahay ha ku xifdiyo amiiiiin
@samaramoha7133
@samaramoha7133 2 года назад
Masha Allah jawahir qurux Allah dartii kujeclahey malinka kubartey aan guuleystey Allah janatul firdows hanakulmiyo I really love 💕 you sister
@fatumabarre1610
@fatumabarre1610 2 года назад
Asc, maasha’alaah,maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka xabiibti.Waa runtaa qofkii digriga alle joogteya calaamado ayuu tusaa.💞💝💓💖💕❤️
@user-kb4tx9eq5f
@user-kb4tx9eq5f 2 года назад
Wacaleykum salaam xayaati albi aad baan kuu fahamsanhy Saudi Arabia ayaan joogaa 10 sano alxamdulillah waligeyna sharci ma yeelan shuradane isma arag xaj iyo cumrooyin waan qabaa alxamdulillah jazakallahu khayr xabiibti qaali
@ikraancllaahi4369
@ikraancllaahi4369 2 года назад
Mash alaha abayo alaha ku xafido wan ku jacalay alpi ❤❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 года назад
Ilahy haku siiyo ajir badan aan laso kobi karin Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 года назад
Ma shaa Allah beautiful very good advice. Jazakallah khaire I'm grateful to hear that Subhanallah. Reading the quran is easy for me Alhamdulillah but i have difficulty to pray on time inalillah may Allah maken easy for me make duaa for me and my family brothers and sisters and dear Jawahir. I will make istaghfir every day jazakallah khaire sister.
@sareedoibrahim8017
@sareedoibrahim8017 2 года назад
Ttttttttttttttttttttt6ttttttttttttttttttttttttttttt⁶56565⁶566665655665⁶65⁵6565565656565655⁵⁵5656656566⁵66636566666666666666666666666666666666666666666666666666666666656666656666665565555555656656565655655666565666666556
@sahracarab4220
@sahracarab4220 2 года назад
Wixiilumayna ilaahay hahanuuniyo
@sahracarab4220
@sahracarab4220 2 года назад
Innaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun
@sahracarab4220
@sahracarab4220 2 года назад
Mashaa allaah
@sahracarab4220
@sahracarab4220 2 года назад
Ninbaas wamaxay
@rahimaali5762
@rahimaali5762 2 года назад
Walhi anigana habeen dhawayd ayaa la dilayay Allah wuxuu carab kayga ku soo riday laa xawla waalaa quwata ilaa bilaah in badan mrkaan ku cel celiyay ayaa la iga joojiyay Dil iyo culays kii .
@umuriyanriyan6930
@umuriyanriyan6930 2 года назад
Subxaana allah allaha naga qabto wixi cadawa
@ayaancumar9685
@ayaancumar9685 2 года назад
Masha Allah jazaakallha khayar wllshy original Allah haaku barakeeyo aamiin yaa rabi 💯 💖 ❤
@abdallahidris3955
@abdallahidris3955 Год назад
maashallah xabiibti alaah ha ku dhowro, maamo soomaalieed baan ahay
@7kids901
@7kids901 2 года назад
Masha allah keeping going sister⭐🌟
@ums111
@ums111 2 года назад
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته ما شاء الله استغفار مره كويس مره. استغفروا ربكم انه كان غفارا يرسل السماء عليكم مدرارا ويمددكم باموال وبنين ويجعل لكم جنات ويجعل لكم انهارا صدق الله العظيم
@sahruuja..6324
@sahruuja..6324 2 года назад
Quruxeey ilaahay ha ku dhawro taladaada waa mid lagu farxo guulayso
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 года назад
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay hidaayo ilaahey ha daayo gabadha shaqo iska bär xabibti
@zahranur7111
@zahranur7111 2 года назад
Maasha'ALLAAH ALLAHA wuxuu ku siiyey Qanaaco.
@maryansalim5092
@maryansalim5092 2 года назад
Jizaakalaahu allh ku barakeeyo qalbiga noo nuurisey
@halawi9252
@halawi9252 2 года назад
Mansha,Allah waxaad tahay qani haddaad aaminto Allah iyo diinta ismalamka noo soo dejiyey, waan rumeeyey, walaal Fiican ayaa kula taliyey,addiga na waad aamintey. Mansha,Allah guul.
@fatumaoluse831
@fatumaoluse831 2 года назад
Mashalah jawahi xussen.wakuslmay from marko cadey e xafad rusyo
@samiamuse7457
@samiamuse7457 2 года назад
Mashllah codkaga waa raxo alle waxad jaceshay oo janatul fardowsa acla
@aminoali3848
@aminoali3848 Год назад
Amin yaa rabii ❤ qayr allah kusiiyo Abaayo mcnto ❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 года назад
Masha Allah shukran 💯💯abyo mcnto❤🥰🙏
@nimconimco3695
@nimconimco3695 2 года назад
masha Allah Allaha ku barakeeyo abaayo shukran
@hamdajibrir5581
@hamdajibrir5581 Год назад
Mash allh ilahay ha ku xiftiyo walshy
@sahrocabdisahrocabdi8942
@sahrocabdisahrocabdi8942 Год назад
M.a wllo wax badan ka faidnay jasakallah ilahy janada hakugu abal mariyo
@yasminmohamed9486
@yasminmohamed9486 2 года назад
Masha Allah shukran abayo
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 года назад
Jazakallahu kheir macanto
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 года назад
MashaAllah my dear Thnk u
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 года назад
Ilahy haku siiyo Cimri dheer iyo Cibaado suuban Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲
@fartunosman9010
@fartunosman9010 2 года назад
Maa sha allaah jawaahir horay u soco aamiin
@caishamohamed3986
@caishamohamed3986 2 года назад
Jawahir xabibti hore usoco walashey mcn ilahey darti ayn ku jecelhy abyo xage lagal soxrir
@anisamacaneeyabdi5679
@anisamacaneeyabdi5679 2 года назад
Wcs xbbty masha Allah tbrkllaahi my dear sister waxan kugu jeclahay illaahay dartiis sida wanagsan oo aad noogu duceysid sida aad wanaga noola jeceshy anoo dhan waa kaga mahad celinaya xbbty Allah ku xafido aduun iyo aakhiraba insha Allah xbbty 💓💓💓💓💓
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Год назад
Muqalkan caawa wax badan ayaan ka faidey aan la so kobi karin runtii Ilahy haka yeelo Abaalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏❤💯👭🙆‍♀️✍🗣🥰☝️🤝🤝
@medahmedkadra5953
@medahmedkadra5953 8 месяцев назад
Asc, wllshey jawaahir hussain Allah kheyr badan haku siyo runti istiqfaarta aniga ad ayeey II anfacdey haddey dhanka shaqadaa iyo dhanka guurigaaba
@abdihaafidabdiabdi-khader9838
@abdihaafidabdiabdi-khader9838 5 месяцев назад
Ma'wllshey labada darord ilahy haku barakeeyo❤❤❤
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 года назад
Jazakallah qeyr
@foxeyplayz7524
@foxeyplayz7524 2 года назад
Waxaa fiican in aad ku dhawaaqdo ducada iyo tasbiixda wallahu waclam
@hibofarah3746
@hibofarah3746 2 года назад
JazakAllah khaire.
@hananmohumed6888
@hananmohumed6888 2 года назад
Subxaanakalaahumma rabanaa wabixamdika allaahummaqfirlii Masha Allah tabarakallaah ilahay haku xifdiyo jawaahir xusein
@samiamuse7457
@samiamuse7457 2 года назад
Mashllah tabarakallah jasakallahu khyr dar alle kujeclay wllo jawahir
@zahramohamed4798
@zahramohamed4798 2 года назад
Mansha Allah jazaka Allahu khary Allah ha Ku barakeeyo xoogaaga
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 2 года назад
Masha Allaha tabaarakalaah
@user-or5bp1cx7w
@user-or5bp1cx7w 2 года назад
Very nice video jazakallah kheyr
@cabdulahicabdi9160
@cabdulahicabdi9160 2 года назад
Masha Allah ilaahay haku xifdiyo abaayo
@leylanuraani1853
@leylanuraani1853 2 года назад
Masha allaah illahay haku xafido jizakala kheyran xayati
@Mohamedahmed-by3iy
@Mohamedahmed-by3iy 2 года назад
Abaayo thanks aad ayaad u mahadsan tahay kheerka ilaahey ha nagu anfaco
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 2 года назад
Jasaakalahu khayr wll Jawaahir
@ilhanadan9147
@ilhanadan9147 2 года назад
Aamin Allah naga dhigo kuwii qaata oo camal fcn sameeya
@halimoilmi4559
@halimoilmi4559 2 года назад
Masha alaah jawaahir alaha kuxafido
@sahraali1650
@sahraali1650 2 года назад
Jazakallahu khayr walaashay It's an amazing video masha allah Maasha allah 👍 💖
@hanicumar189
@hanicumar189 2 года назад
Masha allah abyo qaali wax badan wa ka faa idy allah ku xifdiyo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 года назад
Aamiin ya raaaaaaabi 💯💯💯
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 года назад
Asc abayo mashallah Allaha kuxafido
@nimcoladan581
@nimcoladan581 2 года назад
masha Allah alle haku xifdiyo quruxey
@sharifaabuu5528
@sharifaabuu5528 Год назад
Mashalah thank you abaayo waa noo faa iideeysay
@habibahassan4000
@habibahassan4000 2 года назад
Manshallah, thanks sis
@adoontiiale8410
@adoontiiale8410 Год назад
😘💯 jazakalah sis
@QadanIbrahim-vb5lt
@QadanIbrahim-vb5lt 4 месяца назад
Asc wllshy mash allh waxty qof an aad ujeclahy ilahy haku barkeyo marka an ku dawado murug odhan wan ilaba ❤❤❤❤
@hindaosman2464
@hindaosman2464 2 года назад
Allah haku barakeeyo abaayo jawaaahir
@afahayeendhabkahadal9712
@afahayeendhabkahadal9712 2 года назад
Maasjaa allaah allaha ku barakeeyo
@adnaxassan6309
@adnaxassan6309 10 месяцев назад
Mahadsanid jawaahir 🎉
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 2 года назад
Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@khaadiijoqosolwaanaag4127
@khaadiijoqosolwaanaag4127 2 года назад
Asc wll qaali. Waa.hooyo.somaliyed.waan.kuusaamey.wll.waa.ruunta.waxay.kuunolahay.saudia.arabia.الحمدالله.
@abdallaomar6342
@abdallaomar6342 2 года назад
Mashaa allaah jawaahir Suxeen kheyr allaha ku siiyo aad ayaa inoo baraarujisay
@ilwaadqurux9673
@ilwaadqurux9673 Год назад
Asc wllo
@adarshire1777
@adarshire1777 Год назад
Amiin Ya Rabi Illahay ha ku xifdiyo abaayo I ❤
@ayaanmaxamuud7784
@ayaanmaxamuud7784 2 года назад
Mansha allaha wllashaye alle haku xafido
@juweriyoyuusuf1718
@juweriyoyuusuf1718 2 года назад
Masha allh walshena alle hakuxfido wxa no faideysy ajir iyo xasanad alle haka siyo
@laylacabdilaylacabdi5089
@laylacabdilaylacabdi5089 2 года назад
manshallahAllah ku barkeyo abayo
@tamaamtanweer2893
@tamaamtanweer2893 2 года назад
Mashallah sister Allaha ku xafido Axibaki fillah..
@abukarali3558
@abukarali3558 7 месяцев назад
Masha Allah abowo aniga
@user-xt7us4dw4s
@user-xt7us4dw4s Год назад
ماشاء الله تبارك الله
@mulkicaliabuukar9933
@mulkicaliabuukar9933 2 года назад
Masha alaha abayo alaha ha ku xafido
@xafsamohamed4978
@xafsamohamed4978 Год назад
Me too curad ayaan ahay masuuliyada guriga oo dhan baan hayaa alle igu arsaaqay ayaa mahad iska leh
@katramatan9099
@katramatan9099 2 года назад
Maanshalah alaha kuxifdiyo aamin
@fartun9503
@fartun9503 2 года назад
Abaayo wad Qurux banthay 👍💞👍
@salmacraxmsaan9231
@salmacraxmsaan9231 2 года назад
ماشاءالله تبارك
@haweyaali2904
@haweyaali2904 2 года назад
Masha allah guuleyso weligaa
@nimcoyuusuf6824
@nimcoyuusuf6824 Год назад
Msha allah wlashay ilahay ha ku barakeeyo wax badan ban ka faiday🥰😘
@hiponuur
@hiponuur Год назад
Mansha allah Mansha allah alhamdulilllah caala kuli xaaal
@aminakhadar581
@aminakhadar581 2 года назад
mashAllah tabarakaAllah
@nimohussein9781
@nimohussein9781 2 года назад
Mansha Allah jzk abayo
@QaalyQaran
@QaalyQaran 2 года назад
Waanku salaamay Asckum waxaadtahay dadkii loobahnaa anigu waxaan ahaa sidaadokale waana guleystay ilaahay mahadiisa qisadeena waa iskumid ilaahay amarkiis waa jeclaanlahaa inaan kula xiriiro waxan joga nairoobi kenya
@dunyaali7412
@dunyaali7412 2 года назад
Mash Allah Allah ha kuu xafidu
@sagalismail1881
@sagalismail1881 2 года назад
Masha allah tabaarakallah allaahuma baarik xbbti
@halimaisse6884
@halimaisse6884 2 года назад
Masha allh Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@sulekhahassan7439
@sulekhahassan7439 2 года назад
Haa waa kumaqlaynaa insha allah
@xalimafayax3281
@xalimafayax3281 10 месяцев назад
M.a amiin yaa rabi ilahow riyoyinkyga irumee🙏🙏🙏
@ayaanmaxamuud7784
@ayaanmaxamuud7784 2 года назад
Illahaye yaqiinta ha inagu irsaaqo
@yurubkulane2717
@yurubkulane2717 2 года назад
Aamiin aamiin yaa allaah
@zamzamisse9919
@zamzamisse9919 2 года назад
Mansha allah ❤️❤️❤️
@hindadayeb8979
@hindadayeb8979 Год назад
Asc wll masha allh ilahay hakubarekeyo
Далее
Fadliga istiqfaarta فضل الاستغفار
7:21
Просмотров 11 тыс.
AL XAMDULILLAHWAXAAN KU ARKEY SALAATU LEYLKA
20:37
Просмотров 12 тыс.
aduunka oo dhan ayaa ku jeclaan
7:04
Просмотров 10 тыс.
2 Qiso fadliga Istigfaarta 😍😍
24:38
Просмотров 48 тыс.
🍁 СЭР ДА СЭР
0:11
Просмотров 12 млн