Тёмный

Dil 210 Si Aad U Bad Baadi 4 | Maraykanka Oo Markii Ugu Horaysay ka Qayb Qaatay Dagaalka | 

OGAANSHO
Подписаться 1,1 млн
Просмотров 45 тыс.
50% 1

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Опубликовано:

 

2 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 311   
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib 3 месяца назад
An ueada ducayno walaladeen rer falastiin 🇵🇸
@Suhaymamaxamadabuubakar
@Suhaymamaxamadabuubakar 3 месяца назад
Allaah ugar gaaaro walalaheena❤❤❤😢😢😢
@mohamed-ey7ox
@mohamed-ey7ox 3 месяца назад
@@Suhaymamaxamadabuubakar Aamiin Yarabi
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 3 месяца назад
Qofka kala qaadaya maraykan iyo yuhuud maalin muu jriin kaasi waa isku mid yuhuudu waa maraykan maraykana waa yuhuuda waa kii biden afkiisa ka sheegayey, Alle ha u gargaaro intii geeriyootay alle ha u naxariisto inta dhaawaca ah alle ha u boogo dhayo.
@AbdaleDaahir-wj7bj
@AbdaleDaahir-wj7bj 3 месяца назад
waa run wll❤❤❤
@queenramla1397
@queenramla1397 3 месяца назад
: وَلَا تَحْسَبَنَّ ٱللَّهَ غَٰفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ ٱلظَّٰلِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍۢ تَشْخَصُ فِيهِ ٱلْأَبْصَٰرُ
@SalmaanDayibxaashi
@SalmaanDayibxaashi 3 месяца назад
ولا تهنوا ولا تحزنوا وانتم الاعلون ان كنتم مؤمنين هذا وعد الله لا يخلف اللة وعده ❤
@somaliaisinraise2474
@somaliaisinraise2474 3 месяца назад
Sxb mawduuc dheer noogaa soo samee isbadallada ka socda dalka afganistan iyo hormar ay kasameeyeen ururka taliban Yaa igu raacsan🤚
@shuceybcabaas648
@shuceybcabaas648 3 месяца назад
Wlh aaad ayaan uxiiseynayaa muwduuc dalkaas kisaabsan
@apdirahman1433
@apdirahman1433 3 месяца назад
Wxa nusayrat kadhacay wlhi wax caqliga bani'aadamka Gali Kara maahin subxanallah 😢💔........ ilaahow adaa umaqan adoomahaga dulman ee Ree Gaza 🥺🇯🇴
@Jinan-gc4un
@Jinan-gc4un 3 месяца назад
Ilaahey waxaan ka rajaynaa riyo aan 2006 ku riyooday anigoo 12 jir ah ,xiligii maxaakiimtu kasii baxaayan magaalooyin ithoopiyaankuna soo galaayeen ,inu Allah inoo rumeeyo ,waxaan arkay muslimiintii oo wada faraxsan, oo badda hareereheeda dhooban ,oo daa'wanaaya markab calanka maraykanka saaranyahy oo sii quusaaya waxay lahaaayeen muslimiintu waa kuwaaa gaaladii intaaasa u dambeysy waa ka guulaysanay .
@drsharmaarke7013
@drsharmaarke7013 3 месяца назад
Way rumoobaysaa riyadaas
@caashofaarax2523
@caashofaarax2523 3 месяца назад
Inshalaah weynoo rumoobee aan sabarno
@caashofaarax2523
@caashofaarax2523 3 месяца назад
Weynoo rumoobee inshlh
@mohamed-ey7ox
@mohamed-ey7ox 3 месяца назад
Hadaa Aan heli lahaay meel aan kala soo xiriiro si aan riyadaan kaga wareesto illah Ha Noo rumeeyo falastiin Weey Guleysan dontaa
@FardussYussuf
@FardussYussuf 3 месяца назад
INSHAALLAHA walaal duulmi baa islamka lagu haya dulmiga naa ma raago marka INSHAALLAHA islamka wuu guuleyasan islamka ALLAH ayu leyahay
@Hadraawi52
@Hadraawi52 3 месяца назад
ولا تحسب الدين قتلو في سبيل الله اموات بل احياء عند ربهم يرزقون
@AALAA-j5l
@AALAA-j5l 3 месяца назад
اللهم انصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداءهم واشف جريحهم واطعم جائعهم واسق عاطشهم وفرج كربهم واستر عوراتهم وآمن روعاتهم وانتقم من الصهابنة ومن والاهم
@MahadjaamacMaxamad
@MahadjaamacMaxamad 3 месяца назад
ءامين
@ABDIKANIABDULLAHIOSMAN
@ABDIKANIABDULLAHIOSMAN 3 месяца назад
آمين يلرب.
@MaxamedKululeste-hv9hd
@MaxamedKululeste-hv9hd 3 месяца назад
اللهم آمين يارب العالمين
@Daneeste
@Daneeste 3 месяца назад
اناللة واناالية راجعون
@abdixafiidabdiwakiil9680
@abdixafiidabdiwakiil9680 3 месяца назад
100 sano baa laga joogaa burburkii khilaafadii islaamka ee cuthmaaniyiinta hadda waxaa lajoogaa waqtiga islaamka heli lahaa dawlad iyo awood☪️🕋♥️
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 3 месяца назад
islaam soo noqda adeer ma soo dhawa malaayin sano kadib ama boqolaal sano kadib waa laga yaabaa in ay soo noqoto awoodii islaamku lakiin hada islaamku waa bakhtiyay dad noolna oo u dagaalama ma jiraan 😂
@AhmedosmanFarah777
@AhmedosmanFarah777 3 месяца назад
​@@Cabdiraxman..Mudug.waxa macqule imam mahdiga inoo sobaxa oo mideeyo islamka marka nasriga alle hafogeysan
@nimcomaxamed9111
@nimcomaxamed9111 3 месяца назад
😢😢
@queenramla1397
@queenramla1397 3 месяца назад
Haa wlh aniba sas ayan ku fekeray dowladas mideyn donto islamka eey thy phalastine
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 3 месяца назад
Ala ilahow soceyli awodi islamka wan dalnay wlhi malin walpo muslim aya ladlaya yaa alllah 😢😢😮
@abdirahmanmoalim9034
@abdirahmanmoalim9034 3 месяца назад
Falastiin guullayso doonaa inshallah 😢
@dauddahir4170
@dauddahir4170 3 месяца назад
اللهم اعز الاسلام في فلسطين 🇵🇸 ❤
@FardussYussuf
@FardussYussuf 3 месяца назад
Amiin INSHAALLAHA walaal
@Nuurkay21
@Nuurkay21 3 месяца назад
وهم على ما يفعلون بالمؤمنين شهو
@SumayyaMuhiadin
@SumayyaMuhiadin 3 месяца назад
* شهود
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 3 месяца назад
😢😢😢😢آللهم ياحي ياقيوم ياذا الجلال والإكرام انصر اخواننا في فلسطين عاجلا غير آجل يا الله يا قوي يا متين
@AhmedAbdiAbuukar
@AhmedAbdiAbuukar 3 месяца назад
Free plasteen ❤❤❤
@abdirizakbasar8272
@abdirizakbasar8272 3 месяца назад
Xalay waaba jiraday sokaraan qabay waa igu kacday xasuuqa shalay ka dhacay nuseyraad shuhadada allaha ďhiigooda alle ma dayacaayo
@namcoqueen1830
@namcoqueen1830 3 месяца назад
Uma dulqaadan kartid waxii shalay mrkaa argtid dadka oo sida qashin jidadka u daadsan ka dib xasuuqii al ahli hospital iyo rafah 😢😢😢 Lkn alle wax walba wuu arkaa
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 3 месяца назад
Halke kadawada ​@@namcoqueen1830
@CabdiRahiimXasan-pu7qc
@CabdiRahiimXasan-pu7qc 3 месяца назад
Falastin ilahow dhinka ka dul qaad uguna badal amni iyo khayr😢🤲
@AALAA-j5l
@AALAA-j5l 3 месяца назад
Aamiin
@suadfarah5701
@suadfarah5701 3 месяца назад
Waxa falastiin dilaya waa maraykan, hubkiisa , lacagtiisa, vetogiisa iyo dunida kalena ugu hanjabo inaan laga hadlin. Israaiil marhorey dagaalka joojinlahd. Dagaalku waa usa and faltiin,
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 3 месяца назад
Reer galbeedku markay madaxdii muslimiinta meel kusoo ogaadeen bay waxay rabaan samaynayaan🤮 lkiin ani waxaan ku faraxsanahay inay xisaab ALLE ka dambayso wax walba
@kingpower6909
@kingpower6909 3 месяца назад
Xamaas intaaba maalin dhow waxay kusoo badali ciidanka yuhuuda insha allaaah
@mohamed-ey7ox
@mohamed-ey7ox 3 месяца назад
in.a
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب
@umaamina1885
@umaamina1885 3 месяца назад
Ducada sujuuda aan walaladen ugu duceyno nasrigii ilaahey aya imaan waanu dhowyahay yaa rabi adomada awododu yartahay aya nahay ilaahow mujahidinta malaigahaga ku xooji inti dhimatay u naxariiso qalbiyadoda iimaan ka buuxi yaa allaah adiga kaliga ayan kaalmo ku weydisanay guusha gacanta nooso gali aamiin walahi murugada na heysa ilaahey ayunba ogson 😢😢
@ZAADAM-no2di
@ZAADAM-no2di 3 месяца назад
لا حولا ولاقوة الابالله 😢
@monayousuf402
@monayousuf402 3 месяца назад
حسبنا الله ونعم الوكيل 💔😭😭😭🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲🤲
@garissatube
@garissatube 3 месяца назад
Arinta Gedo ee ciidamada Ethiopia 🇪🇹 kasoo hadal walal Cumar inshaar
@MUKHTARGAADE-l6j
@MUKHTARGAADE-l6j 3 месяца назад
Alle haw gargaaro walaalheen gaalada waqtigoodu waa dhamaanayaa insha allah
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 3 месяца назад
Walaalo indhah dadkeyn tusi wax ka socdo gabolka sitti ee ka mid ah dhulka soomaali galbeed ee 5 sano Halgan(jihaad) ee mar walbo kula dagaalamaye canfarta/itobiyaanka ku soo weeraraan Dadka Soomaalida dagan halkas.
@xashicali9633
@xashicali9633 3 месяца назад
hada dhimashada falastiniyinta hawgalkaa lagu dilay waxay gartay 270 dhawacuna wuxuumarayaa 600 subxaanalah😢😢
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 месяца назад
Falastiiniyiintuna yuhuudkay qabtaan nolosha haku gubaan
@FatumaAbdidahir
@FatumaAbdidahir 3 месяца назад
Sideey utahay markii maraykan ugu horeysay??? Soo iyaga ma aha cida hurineyso dhibaatada masaakiintan lagu hayo
@UpdiwahidabdikadirHassan
@UpdiwahidabdikadirHassan 3 месяца назад
Love ii Saara wllyaal😅😂
@kingpower6909
@kingpower6909 3 месяца назад
u horeysay ha odhan ee waa markii ugu horreysay ee uu cadeystay inuu ku jiro
@ZakiYahye-ey4wn
@ZakiYahye-ey4wn 3 месяца назад
Cumarow afganistaan tariqdeda docomentiry kaso samey iyo awododa sxb mcn
@Amin-zs4ve
@Amin-zs4ve 3 месяца назад
Agfganistan waxa xukumo dad marekan mel iska saaray TALIBAN ~ WAA ARDAY
@abdikadirisse76
@abdikadirisse76 3 месяца назад
Sxb wanku salaamay salaan ka bacdi suaal banku waydin dowlada somalia ama dowlad goboleedyada somalia mamulkoodu mahan mamul sax ah oo ku dhaqma diinta islaamka wa mamulo ku dhisan qabiilo waxana qabiilada mamuladaas iskalehi la nool qabiilo yaryar oo an wax xaquuq ah ku haysan oo la dulmiyo inta badan iyo in mamuladu ku dhisan yihiin hab an sharci ahayn oo ku sabsan boob iyo laluush iyo in lays khaarijiyo ama xabsi laygu taxaabo wixi laga awood badan yahay....dowlada somalia waxay ku dhisan tahay qabiilo iyo in xaruunta barlamaan laysku caayo oo laysku laayo qabiil dartiis hadana lacago laluush ah lagu bixiyo meshaas oo lays iibsado layskuna dulmiyo iyada oo hadana an la ogalayn shareecada islamka in laysku mamulo... shacabka somalidana been iyo khurafaad lagu ma weeliyo in kabadan 30 sano wax is bedelana anaysan jirin.... marka dadka nocaas ah ee sheegta muslim iyo kuwa dadka laaya ee ah all shabab ee iyaguna somalia jooga ee ku qaraabta diinta islaamka... saxib ka so hadal adoon dowlada iyo mamulada ka cabsanayn oo an shabab ka cabsanayn ilahayba laga cabsadaaye ka so hadal oo shacabka somalia jooga ee walala ah dhibta ku nool ku caawi fekrado dhiirigelin ah si ay dadka hororka ah dhulkeeni babi iyey iskaga qabtan sxb cumarow wanku tageera lakin waxaaso kale ka hadal
@sahramuuse4678
@sahramuuse4678 3 месяца назад
Wllhi shalay sidaan uu naxay ilahay kaliya aya og
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 3 месяца назад
Wall cumar inshaar alle haku xafiido ❤❤❤
@asadahamadbarre1164
@asadahamadbarre1164 3 месяца назад
Wadmahadsantahay ustad umar
@off473
@off473 3 месяца назад
Tani waxay muujinaysaa in Reer Galbeed iyo yahuud dhamaadkoodu dhaw yahay umad kasta oo xad gudubtaa wakhti bay leedahay waana dhaw yihiin
@ducaysane1133
@ducaysane1133 3 месяца назад
Istus kii QABYAALADA qarsan jidhay! Uf uf uf Puntland iyo majeerteenba cudur buu u qabaa kan OGAANSHO la leeyahay
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 3 месяца назад
So mareexan maahan 😂😂😂 haka yaabin marexan inu mj wanaag u galo😂😂😂
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 3 месяца назад
ان الذين كفرو وظلموا
@somfrp
@somfrp 3 месяца назад
لاحول ولا قوه الا بالله
@McM-iz7sd
@McM-iz7sd 3 месяца назад
Waaayeheeee maxan sameynaaaaaaaaaaa dadki u gurman lahaa ooo dariska ahaaayeen waataa wada amusan maxan qabanaa noshaga bal
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 3 месяца назад
Wllhi Niyad jabka an maanta ila xalay dareemey😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Daneeste
@Daneeste 3 месяца назад
Aroos dalka maali ciidanka faranciiska duqeeyen
@XayakallahMedio
@XayakallahMedio 3 месяца назад
مالي وللنجم يرعاني وارعاه. أمسى كلانا يعاف الغمض جفناه
@amiirsalaad6429
@amiirsalaad6429 3 месяца назад
alle ayee awood dhan usognaatay waxaa soo xasuustau qisada wiilkii yaraa iyo qoom kii raacay sida ayaga dhan loo gubay alle wax lama ah inoo qasa hal mar guul siiyo balse waxoo rabaa dadkaas dhibka haasto inee dad badan ku soo islaamaan alle ha ugar gaaro qasa
@munocadey9436
@munocadey9436 3 месяца назад
Allow guusha siii rer Gaza yaa rabbi🤲🏾
@faysalmohamed5002
@faysalmohamed5002 3 месяца назад
"لَا تَبْكُوا عَلَى غَزَّة فَهِي بَيْنَ نَصْرٍ وَشَهَادَةٍ؛ اِبْكُوا عَلَى تَقْصِيرِكُمْ فِي حَقِّهَا وَعَدَمِ نُصرَتِهَا." "اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء ف يارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين" "اللهم بردا وسلاما على اهلنا في فلسطين الحبيبه وغزه الأبيه" "اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القُدس وغزه وكُل فلسطين اللهُم كُن لهم عوناً، اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين"
@fiidowmrk
@fiidowmrk 3 месяца назад
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@mohaakram2780
@mohaakram2780 3 месяца назад
War nio damiir xumida...😢 dhiig muslim ah ba dadnaya Adne subscribe raqiis ah baad ka hadlaysa 😡
@mohamed-ey7ox
@mohamed-ey7ox 3 месяца назад
@@mohaakram2780 Wlh Dadka qaar markaan Arko waa la Yaa baa
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 3 месяца назад
ALLE HA U GARGAARO WALALAHEEN REER PALESTINE ❤
@Yt4oiejedn
@Yt4oiejedn 3 месяца назад
حسبنا الله ونعم الوكيل
@Salmah1999
@Salmah1999 3 месяца назад
Aniga ilahay ha iga cafiye walhy bilahy waxan ku fakaray inaan is dilo malin ba waxa maskaxdayda iskugu yimi waxa gaza ka dhacaya iyo dawladaha musliminta amusan musliminta hindiya lagu dhibayo kuwa jaynaha lagu dhibayo muslimka yurub jooga ee kitabkodi lagu hor gubayo nabigi lagu cayayo xijabki lala dagalamayo dhinaca kale muslimiinti iyagii cadaw isku ah oo is haysta somalidu ha ugu horeso TikTok live qabiil iskugu cayaan iyadoo gado waxa ka dhacaya ay jiraan kadib shaydanka iska naaray walahy qalbiga cidhiidhi badan ka daremaya😖
@mohamed-ey7ox
@mohamed-ey7ox 3 месяца назад
walaaley Ma og thy in Eey dambi thy in oo qof muslim Nafsadiisa gooyo falastiin Weey Guleey san doontaa in.a walimo muslimiinta dhan Guleeysan donaan illah gargarkiisa woo Soo dhaw yahay
@ايوبديقوبنالخليف
@ايوبديقوبنالخليف 3 месяца назад
لا يرقبون في مؤمن إلا ولا ذمة يرضونكم بأفواههم وتأبي قلوبهم وأكثرهم فاسقون
@Abdisamed_
@Abdisamed_ 3 месяца назад
ولا تحسبن الذين قتلوا في سبيل الله امواتا بل احياء عند ربهم يرزقون فرحين بما اتاهم الله من فضله ويستبشرون بالذين لم يلحقوا من خلفهم أ لا خوف عليهم ولا هم يحزنون. صدق الله العظيم. Walcaa qibatu lil mutaqiin in Shaa Allah
@CiidKhalif
@CiidKhalif 3 месяца назад
Yuhuda alle ha jabiyo 🤲
@mahameddahir127
@mahameddahir127 3 месяца назад
Ale mareykanka h burburiy o KadiB neH msii waRi DonTO
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 месяца назад
Insha Allah way guulaysan doontaa falastiin bidnilaahi kariim
@Ciisemaxamed-xv3vw
@Ciisemaxamed-xv3vw 3 месяца назад
Sxb Afghanistan horumarkeeda kasoohadal zxb adoration ah cumarow
@abdulkadiryousuf7395
@abdulkadiryousuf7395 3 месяца назад
Waxa ila Qaldan Qofka Aminsan In USA 🇺🇸 UK 🇬🇧 France 🇫🇷 Iyo Galo Dhan Ay Dagalkas Ka Maqan Yihiin Bilow ilaa Dhamad Waa Lagu Wada Jiraa Dagalka Only Xamas Ayaa Hortagan Malaheyga Waxa Waye Inan Dib U Ashhadano Oo Muslim Nimadena Ayan U Cabsadaa Wallahi 😢 Waxan Saas Uleyhay Ma Jiro Qof Muslim Ah Oo Hilo Ugu Tagay Galo & Munafiqinta Way isisoo Baheysten Qofkii Moog
@Mahameddacar
@Mahameddacar 3 месяца назад
Hoyada ban u.duceeyey legend omar inshaar
@Calixasan-ty7bx
@Calixasan-ty7bx 3 месяца назад
Insha allaah waan ka aaarsandoonaa mareeykan iyo yahuur
@Samar54402
@Samar54402 3 месяца назад
Qofkasta meshuisu ku murugayssnyahay wllh😭😭😭😭 Snapchat Ka dad iigu Jira oo muqaalada so dhigayay waxay dhahayee Waxa Nusayraat Ka dhacay waxa mooda Qiyaaamihi inuu nagu dhacay😢😢 Aynu u ducayno markasta walalaheeen
@Bullale6
@Bullale6 3 месяца назад
falastiin way xaroobaysaa ama ha dhawaato ama ha dheeratee maalin uun wey imani insha'Allah Tacaala.
@abdikariimyusuf1321
@abdikariimyusuf1321 3 месяца назад
Hapeen wanagsan
@MukhtaarAxmed-xe7rq
@MukhtaarAxmed-xe7rq 3 месяца назад
Axwankaxunahaymaraydhacdabawaygulaysanayanrerfalastiin
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 3 месяца назад
allayw ugargara walaladeen reer faalsadiin wllhi marka arka wanilameyay 200qof inaa ku shahiden iyo 400dhawaca 😢😢😢😢
@mahamedali9245
@mahamedali9245 3 месяца назад
Ax ax dhamaan wadamada islaamku way daawanayaa lkn wax arkaaya Allaah Oo maalin aan maanta ahayn ka jaridoona cawaaniinta waayo wax walba wax arkaaya Alle guushuna wax Ay raacidoontaa muqaamiwada
@garissatube
@garissatube 3 месяца назад
Wlal cumar kasoo hadal Arinta cidamada Ethiopia Ee Gedo
@zakiaywa4338
@zakiaywa4338 3 месяца назад
اللهم انصر إخواننا المستضعفين في فلسطين
@murtitv6518
@murtitv6518 3 месяца назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Anigu waxaan la yaabanahay sida ay u nool yihiin dadka carabta ee ku wareegsan falastiin qalbi adeygooda Illahay waxaan ka baryayaaa In uu naxariistiisa u soo diro walalaha reer falastiin😭😭😭
@SavantiinTalaada
@SavantiinTalaada 3 месяца назад
Cumar inshaaroow gaaladaan markey arkeen madaxda damiirla aanta ah eewadamadeena kuhabsadey beywaxeydoonaannagasameestaan yaa alaah ilaahayoow munaafiqiintaan noogaraaxeey
@HafsoGaraad-hq6ti
@HafsoGaraad-hq6ti 3 месяца назад
Free Palestine 🇵🇸
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад
اللهم تقبل شهداءهم
@suhurahmednur8656
@suhurahmednur8656 3 месяца назад
9bil ee usocday ka dib haday so furten 4way jaben wlhi iyago awoda haysta rer galbed isugu tegegy hadana wax kama qadin xamas inkasto murug thy hadalki wu dhamaday indhaha ka egayna murugti amus ayy isu bedeshay😢😢
@zayliciquran4262
@zayliciquran4262 3 месяца назад
إنا لله وإنا إليه راجعون البقاء والدوام لله
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 3 месяца назад
Walalyal allah ha u naxariisto wixii ku shahiiday reer falastiin iyo muslimka kale lkn aniga Somalia nahay ba Gaza ka daran nagu sameyn doona xaddii umma somaliyed shacab ahan iyo madax ahan is badelin abye ahmad ka daran natelyaho international law iyo human right waxa noga filan Gaza ee aan baraaruqno qabyaladda joojiyo iyo faanka beenta ah xada dad somalia silac loo diloya canfarta itobiya xasuuq ka wado ciisa somali lkn cid ka xadasho golka somalida iyo somali iyo jabuuti intan waa baqayan cml muslimka awood huub ha sameyto masjid weyn $100000 ah dabaq dheer wax ma tarto seef weyn ka roon iza ku lec
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 3 месяца назад
Sida maamulka Falastiita galbeed is ku diibte gumeysiga yahuuda ayaa maamulka Soomaalida galbeed usku diibte gumeeysiga itobiyaanka. Labaadooda nah waxaan bahdil ehen kama raacin.
@ducaysane1133
@ducaysane1133 3 месяца назад
War waxan YACNI YACNI da ku naacle yuu istusahayaa
@yuusufgashanle
@yuusufgashanle 3 месяца назад
😢😢😢😢 subxanallah rabiyow awood sii islamka iyo kuwa dulman
@daraagonfayarmoha1054
@daraagonfayarmoha1054 3 месяца назад
Dhiiga Reer Falastiin waa sharafta islaamka Allaha ka aqbalo shuhadada walaalaheen reer Falastiin
@mohamedsaadmuse542
@mohamedsaadmuse542 3 месяца назад
Xukuumadaha carbeed waa musqulaha ay kuxaajoodaan reer galbeedku
@kimu24june
@kimu24june 3 месяца назад
Aduunku waa iska maalmo ayagaba 80 sano kahor waa tii lagowracayay maantana waa laandhereyaal cashar ayeeyna kabarteen palastine wey huroobi inshaalah
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 3 месяца назад
Iska seexo walaal waa xabsigeeniiye ayaguna waa janadoodiii oogu danbaysaye ha walwalin
@mahadibrahim4069
@mahadibrahim4069 3 месяца назад
Wlhi Xaalad waxan dareemaya murug ah Sidee qalbigayga noqanaya Hadii Laga adkado Muqawamada tusale yar kwrn film ad dawanaysay aktarkii hadii ladilo
@hafsaahmed5515
@hafsaahmed5515 3 месяца назад
Waan dalnay wlhi sidhan usugeynay gusha falastin lkn maqusaneyno wax aan sameynana magaraneyno lkn ilahay haugargaro waladheyn
@BeesoMedia
@BeesoMedia 3 месяца назад
Dimuqraadiyaddu waa been. Dunida ilbaxnimadu waa been, beenta ugu weyn ee dhammaanteedna waa xuquuqda aadanaha 😢
@nayruusomar4379
@nayruusomar4379 3 месяца назад
Illahayow ciqaabtooda soo dadaji inta ka qeeb qaadatay gumaadka dadka falastiin
@CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib
@CabdisalaanIsmaaciil-rw4ib 3 месяца назад
Maxaad Mar kasta carabta u jecalhy? Waxa aan rajanya in somalia ay qab ka ahaato dagaalka lagu dilaayo falastin. 2035 ama 2045 .
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 3 месяца назад
Allow ugar gaar walaleheen falastiin runtii waa xaalad adag mana la isaga hari doono waanka aar goosadoona inshallah one day
@laylaacabdi6867
@laylaacabdi6867 3 месяца назад
Kuwaasa maanta wadamadooda u carareynaa marekan sa u ado lacago ku dhibeyna😢😢😢
@UpdirahmanSiciid
@UpdirahmanSiciid 3 месяца назад
Reer Palestine maallinka aakhhiro ayay jannada janada kalidooonaan I.n
@Exsagaaro
@Exsagaaro 3 месяца назад
Horta kan udhimanayo siyasiyinta nuwacas ah ninka udhimanayo oo ah maliwano lagu Liwano wan ka xumahay dadka malin kas to yahuuda uxasuqayan ee rer falastin
@ISMAILIBRMO
@ISMAILIBRMO 3 месяца назад
Umada islaamka ah 80 % waa dhalinyaro Difaaca falastiniyinta iyo dulka barakeysan Waa janno iyo jihad waana fursad weyn Dhalinyaro geerida waaa xaq
@hamse1064-dm9oc
@hamse1064-dm9oc 3 месяца назад
Allah Ha Sahlo ❤
@CabdinuurHazan
@CabdinuurHazan 3 месяца назад
Mar kasta murugo umbaa noosi kordhaysa 😩😩😩😩😩
@maanka4722
@maanka4722 3 месяца назад
Is adkey lipaax waalaga baxaa I.a Inta dhimatay ilahey ha u naxariisto Inta dhaawa cantay ne ilahey ha caafiyo
@takar1095
@takar1095 3 месяца назад
Marnaba ha ka sugina naxariis gaalada, jihaad ha loo diyaar garoobo, maraykan iyo daba dhilifkiisa aynu dalkeenna ka xoraynno..
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 месяца назад
Allow bur buri kalana firdhi midnimdooda yuhuud iyo marykanka
@pharhiya8284
@pharhiya8284 3 месяца назад
Galadu way isi sohilisay muslimki munafiqin manaxayala ba xero ku xidhay fulayada illahow naga furfur falastin illahay balajira muslim iyo munafaq balakala saraya callol xumo wayna 15:11
@Wasiirka98
@Wasiirka98 3 месяца назад
Dadkan qabteen iyagu maxay ka salsalaxaayan miyay bari hore cunan
Далее
Maxaa Gobolka ka socdo | Shaashad 03 |
24:10
Просмотров 45 тыс.
#kikakim
00:10
Просмотров 12 млн
🦊🔥
00:16
Просмотров 308 тыс.