Тёмный
No video :(

DIL AMA DHAAWAC || BIG GAME SUNDUS OYSAY KOKO OO LA DHAAWACY & AMIRA OO LA DILAY || QOSOLKA ADUUNKA😂 

Adna Channel
Подписаться 1,2 млн
Просмотров 275 тыс.
50% 1

DIL AMA DHAAWAC || BIG GAME SUNDUS WAALA DHAAWACAY DILNE WAA LOOGU DARAY QOSOLKA ADUUNKA MAYEE 😂

Опубликовано:

 

22 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 471   
@romal_kinda2023
@romal_kinda2023 2 месяца назад
War gabadha samiyo waa respect girl caadiya iyadoo ciyaarta soo gaba gabayn karta ayay sii waday ❤
@mustafcade9129
@mustafcade9129 2 месяца назад
Nasib xumo ma arkO Qof LoVe saryO saliga nabiga scw 🥺❤️
@HamdiHassanali294
@HamdiHassanali294 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw
@Farhia_ali
@Farhia_ali 2 месяца назад
Swc swc
@fply3303
@fply3303 2 месяца назад
Scw
@hiboabshir7508
@hiboabshir7508 2 месяца назад
❤❤❤❤
@KadraMohamed-xe7nt
@KadraMohamed-xe7nt 2 месяца назад
scw scw scw
@user-ud3kj3fi3s
@user-ud3kj3fi3s 2 месяца назад
Wwww koko deydih caashaqa walahi aadee uqurux badantahay halkaan kasalaamaa toortadeydih❤❤❤😂😂
@muuseapdi90
@muuseapdi90 2 месяца назад
Oo Ma hooyadaba ku siisay taydi kulaha😂
@sumayomohamed-hu8nu
@sumayomohamed-hu8nu 2 месяца назад
​@@muuseapdi90ka dhac gabadha s.cunee😂😂
@shugriali1439
@shugriali1439 2 месяца назад
Wlh barnamijkaaan xaraabo miiran wye game ka wxaa qurxiyay Amiira koko iyo Sundus iyo Samia waa funny wlh We need part 2 Saxaaf❤ 11:42 koko kulahaa meedadka ma hadli karaaan qosol 😂😂😂
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 месяца назад
Ayy koko iftiinkeeda baxaayo❤❤
@Amina_Isse
@Amina_Isse 2 месяца назад
Saxaf iyo sundus meely ku jiraan liigma waayo❤😂
@Cumeer_Bigfan-t3t
@Cumeer_Bigfan-t3t 2 месяца назад
TEAM KOKO ONE LIKE 💓🥰
@canseeyou1923
@canseeyou1923 2 месяца назад
Hi
@xayadnur
@xayadnur 2 месяца назад
Hi armaheena
@Sumayakhadar_645
@Sumayakhadar_645 2 месяца назад
War arimaheena RU-vid kiisa saxda maha
@LuulXuseen-qy9wi
@LuulXuseen-qy9wi 2 месяца назад
❤😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮💛💛💛💛🙂🙂🙂🙂🙂💛💛🙂💛💛💛💛🙂🙂🙂♥️♥️♥️♥️
@Yrkz777
@Yrkz777 2 месяца назад
Koko❤❤❤💋
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 месяца назад
Gayka sadexdaas haday kujiran waxarabo amiira sundus io kooko ❤🎉😂
@user-hc9jv3pn8l
@user-hc9jv3pn8l 2 месяца назад
Abyo adnay Amira qurux sida Ani ujeclhy ilahey qof walba inu ujecldho ugu duceyna melay tagtaba
@zeynababdulaa7257
@zeynababdulaa7257 2 месяца назад
Ani xitaa amira saaid ujeclahay ilahay wax dhiba ma tuso❤😢
@Msshappy58
@Msshappy58 2 месяца назад
Same 😢
@FarxiyeIbraahim-it5jv
@FarxiyeIbraahim-it5jv 2 месяца назад
Same alpi 😢
@halimaadanhalimaadan6515
@halimaadanhalimaadan6515 2 месяца назад
Same wlhi Aamiin ya Allah 😢🤲🤲🤲
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 2 месяца назад
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️😢🕋🫵
@user-zn5ze1dk9t
@user-zn5ze1dk9t 2 месяца назад
❤❤❤❤
@CkaafiAbdulahi-wu4pm
@CkaafiAbdulahi-wu4pm 2 месяца назад
Koko waa caqligii oo qof ah m.a
@raxmataali8598
@raxmataali8598 2 месяца назад
Mashallah koko❤
@ubaxcali2067
@ubaxcali2067 2 месяца назад
M.a
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 месяца назад
Ayanita ugu adkeed gabdhahan bey ku shaqeysatey si ay uga saaran ayagina hawadey ku cuntey
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg 2 месяца назад
@@hayat-q8yHaa aqli mahayan amirada iyo afyaxas 😂
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 2 месяца назад
Na us sumirko haikaqadine sanokle wankuhysta marky islajiran😂😂​@@ZalmaAhmed-fl2kg
@user-hi1nn6to3h
@user-hi1nn6to3h 2 месяца назад
koko❤ 20:15 amiira iyo sundus walee wa dad is fahmeey❤❤❤❤
@Maxamedmubaarik11
@Maxamedmubaarik11 2 месяца назад
Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢
@AliNuur-ss7hk
@AliNuur-ss7hk 2 месяца назад
Wlh barnamijkaaan xaraabo miiran wye game ka wxaa qurxiyay Amiira koko iyo sundus iyo samia waa funny wlh we need part2 Saxaaf❤❤❤❤
@Cumeer_Bigfan-t3t
@Cumeer_Bigfan-t3t 2 месяца назад
TEAM SUNDUS ONE LIKE 💓😅
@balqiismohamed2979
@balqiismohamed2979 2 месяца назад
Soo ceelineysa dheh wala soo nooleyeey ha dhihiin aboowe ilaahay aya wax nooleen karo waxna diili karo
@Amina_Isse
@Amina_Isse 2 месяца назад
That's ✅️
@Abuhishami9487
@Abuhishami9487 2 месяца назад
Wax walbo adeg lagamadiigo walal midaa aad shegeyso wa sax lakin sidee ulajedaan ilahi xita wu ogahay marka caadi iskadiig...
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 месяца назад
Ar koko qosolka igadameyse😂😂😂😅😊sey daheyso
@Deeqow861
@Deeqow861 2 месяца назад
Actionka koko aykusoo geba gebysey inta ka heshy like
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 2 месяца назад
Ar koko dhib badanaa ayaanitaa xee saas ugu gashay🤣🤣
@SabrinMahamed-og3rc
@SabrinMahamed-og3rc 2 месяца назад
Koko waa qosol maydadka ma hadli karan kulaha😂😂😂😂
@cabdiqays0423
@cabdiqays0423 2 месяца назад
😂😂😂😂😂 koko cawa shax shaxdadii ayd so celisay wan ku wataa wllsh asxata kalena madaxa ayd ii sarantihiin
@DeeqaDheman-mf9rh
@DeeqaDheman-mf9rh 2 месяца назад
Ciyartu saan rabay haday u socotaa amiira iyo kokoo in ay isku soo hadhaan aan rabay❤❤❤❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 2 месяца назад
waysl jireeen koko amiira sundus hhhhh waan in wataaaa wlhi ❤❤❤❤ koko is not esay ❤❤😂😂😂
@BintuMahad
@BintuMahad 2 месяца назад
Sunmirko see wax yeeshen way ila jiran kwrn 😂❤
@realtiktoker6214
@realtiktoker6214 Месяц назад
Saamiyo ku dar. Respect 🫡
@user-hc9jv3pn8l
@user-hc9jv3pn8l 2 месяца назад
Koko iyo Amira wara saxibo isaf fahmay wye
@hafsamuxudiin6119
@hafsamuxudiin6119 2 месяца назад
Alla amiro iyo koko se wax yelosin😅😅
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 2 месяца назад
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@cuud_
@cuud_ 2 месяца назад
Sundus koko iyo samia cawa see waxledahin😂😂😂❤
@user-ql4fg5hd4l
@user-ql4fg5hd4l 2 месяца назад
amiirana hka ilawin afartoda umba shiday gemaka 😂😂
@QueenXanaan24
@QueenXanaan24 2 месяца назад
Amiiradeyda qurux badan mashallah 👸❤️🥰
@zeinababdullah7590
@zeinababdullah7590 2 месяца назад
Koko the lucky girl is not easy ❤❤😊
@fatuushcabdi12
@fatuushcabdi12 2 месяца назад
Team kooko qurux badan❤❤❤
@Farhaan114
@Farhaan114 2 месяца назад
Wlaahi Geemkaan Waa Shidan Yahay😂😂😂😂
@RixaabCabaas
@RixaabCabaas Месяц назад
Waa runtaa
@Brown-j8v
@Brown-j8v 2 месяца назад
Shaxda fahan koko amiiro iyo sundus best friends 🎉🎉❤❤
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg 2 месяца назад
Plz adna and saxaaf zamiya RU-vid haloo furo dad fiican aya tihin wllo ❤😮
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 2 месяца назад
Way sundus way isku dhex yacdey miskintu😂😂😂
@Amiira_gabadheda
@Amiira_gabadheda 2 месяца назад
Saxafey asad modaa😂😂😂
@mumtazciidle6005
@mumtazciidle6005 2 месяца назад
@@Amiira_gabadheda haaa 😹
@AyaanXuseen-tk1to
@AyaanXuseen-tk1to 2 месяца назад
Team Amiiro like 👍
@Fairygurl23
@Fairygurl23 2 месяца назад
Amiira qurux bdan❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 месяца назад
Game waaa shidan yahy😂
@naimasaed8725
@naimasaed8725 2 месяца назад
Sunmirko shax cajiiba bay dhelen naaga adag😂 inkasto ayaanita iyo samia aysan dabyar shideen
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 2 месяца назад
Guuuul maamada xafada adaaa uhur muud ah 1mlyn ❤❤
@ilhaanaden9389
@ilhaanaden9389 2 месяца назад
Amiiro maba dheeliney see loo dhawac😂
@nimcomohamed530
@nimcomohamed530 2 месяца назад
Samiya mar bay guusha u dhawayd ayan o dhawacan inay dhamaystirto ayay ahyd lkn dad bay isku so nolaysiisay hadhaw na yadii dilay
@Nafisa762
@Nafisa762 2 месяца назад
Adna channel wlh gemkan waan ku heysnaa soo badi
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 2 месяца назад
Amiiro wey naku mara xeysay wll cml kubax 😂😂
@user-qb5px6ho1x
@user-qb5px6ho1x 2 месяца назад
Fvvv RU-vidradD Adno👸🏿😫
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg 2 месяца назад
Zaamiya iyo ayaanita sificn u ciyaaray game ka zamiya mardanbe waxa asamyn xata dadka so nolonysid dad abaalle ka dhig sida ugbad mandeq koko iyo sundus wxa haka dhigin wyo abaal male 😢
@user-wi8uc3pv5j
@user-wi8uc3pv5j 2 месяца назад
Game qatar eh waaye waa ka helay wlhi 😂😂😂😂
@AniisahappyHappy
@AniisahappyHappy 2 месяца назад
First one team mss 1m like 🎉❤😊
@maclowofficiall7985
@maclowofficiall7985 2 месяца назад
15:21 Saamiya Iyada Oo Lacagta Qaadan karta Ayey koko zoo noolaysay Ugu Dabayn koko 18:27 Ayaa dhaawacday zamiya😢
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg 2 месяца назад
Wa qof fiican samiya 😢❤
@Munishabdi
@Munishabdi 2 месяца назад
Sundus aya kasartay koko maahn
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 2 месяца назад
Lakin kooko mrki udanbeysay samiya lacage sine iyada uqalnte dhhday
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤
@MawaahibNuux-ms3rk
@MawaahibNuux-ms3rk 2 месяца назад
Which barnaamijku caawa waa funny 😂😂😂😂😂
@ABUUALQaasim
@ABUUALQaasim 2 месяца назад
Hadaa soo daawatay prank ceyda amiiro ku sameeyey like 😂😂😂❤
@Ayan-th5qz
@Ayan-th5qz 2 месяца назад
🤣😂😂😂 koko
@SacdiyoIbrahim-ni4zm
@SacdiyoIbrahim-ni4zm 2 месяца назад
Adna cadeey mss 1M ❤❤❤❤
@hanuuniye252
@hanuuniye252 2 месяца назад
Sundus Koko iyo Amiira waa isla jiraan ayaaniita waa u tashadeen
@cabdiqays0423
@cabdiqays0423 2 месяца назад
Saxaf iyi adna wan idin salmay gemka iga so badiya koko sundus iyo amira iyo samiya yanay ka maqnaan
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 2 месяца назад
Hhh Alle koko qosol badana meydadka ma hadli karono kullahaa kooko funny waye ciyarta in laga saro marabin
@shadiyo066
@shadiyo066 Месяц назад
Wlh yes ❤❤❤❤ samia nag nolo 3gabdhodh baa iso noloysay wlhi aan oo ku jclhy team 27 oo dhaan wlhi 3gabdhodh hadey aahan lahen lakumaa aragtiin teamkaan walah i love ❤❤❤koko sundus Amiro ❤❤❤❤❤❤ ilkahayiw haa ee dilin anigo arkin koko sundus Amari i love you 😍 ❤❤❤walalahryga aan jclhy ❤❤❤
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 2 месяца назад
Haddii aa tahay hooyo isticmaasho kaniiniga uurka looga HORTAGO halista ka dhalan karta kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤
@queenruun9709
@queenruun9709 2 месяца назад
gameka qatar wye waxaana shiday qeybta soonooleynta adna we need more videos like this
@Abdirahman__official9991
@Abdirahman__official9991 2 месяца назад
team amira on like
@user-qx2yf3jg7e
@user-qx2yf3jg7e 3 дня назад
Koko cawa qurux leey waaye habeen kastona wee qurux badneed❤
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 месяца назад
Ms 1millian 2milins insha allah ❤🎉
@abdulahiali5051
@abdulahiali5051 2 месяца назад
😂😂😂😂😂ayaanita naag adag caadi maha
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 месяца назад
wcs koko wa dadashy ugu dnbyna wa gulesty 😂👏
@mumtaas420
@mumtaas420 2 месяца назад
Quruxdii hablaha amira❤
@Amiira_gabadheda
@Amiira_gabadheda 2 месяца назад
Amiiradeyda.cawada guleysii quruxey shax dheel qofna haso noley hadii kale wey kugu jesee ar barnamijkan waa funny saxafow😂😂😂😂😂😂😂😂
@ZalmaAhmed-fl2kg
@ZalmaAhmed-fl2kg 2 месяца назад
Lacagta zaamiya u qalanya wlhi😢❤
@sagalxasan8229
@sagalxasan8229 2 месяца назад
Team sundus😂😂😂❤like
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537
@fartuunabdijmcfartuunabdij8537 2 месяца назад
Ciyaartan soo badiyaa😂😂😂😂
@Bihaariisiin
@Bihaariisiin 2 месяца назад
Koko wllhi kawadha kaliya aan wato waye fani waye koko bole wllshey halkaan ayaan ka salamay 😊
@Sabariin977
@Sabariin977 2 месяца назад
Wow best game😂part two rabnaa hada nahy Team Adna ismujiyaa
@user-rv9ws9xv4b
@user-rv9ws9xv4b 2 месяца назад
Team sundus one Like ❤❤❤🎉🎉🎉
@MaaidoFaarax-ft4wy
@MaaidoFaarax-ft4wy 2 месяца назад
Inta wiilasha.rabto inlagu sameeyo barnaamijkaan
@Sucad.28Suu-qo3ig
@Sucad.28Suu-qo3ig 2 месяца назад
Ala koko Marky sundus solenaysy sa u farxy😂
@cabdikaafi8566
@cabdikaafi8566 2 месяца назад
Kaliya erayada isticmaaleysiin lee wax ka badala Sida soo nooleys ku badala (ciyaarta kasaar ama yaa ciyaarta kusoo celi ) sababtoo allah kaliya waxna nooley waxna dilo Intaas fikir ahaan ku darasan lahaay
@nimcointhebuilding4799
@nimcointhebuilding4799 2 месяца назад
Ayaanita woman of the match 🎉
@MariyaAbdi-ul6ee
@MariyaAbdi-ul6ee 2 месяца назад
Alla ku wan jcelkaan uqabo sida musalsalkii oo la socdaa wllhi😢❤❤ allow maleshia igeee😢😢
@caizhaziinki7883
@caizhaziinki7883 12 дней назад
sundus io koko io amiiro wlhi wa sxp dhab eh sida ay iskgu naxayan
@Hali396
@Hali396 2 месяца назад
Gabdhaha asad ayey laqabsadeen asad lee ku haayaan😅
@hayat-q8y
@hayat-q8y 2 месяца назад
Koko waa gaanjibo zunduz iyo amira ku shaqeysatey si ay ayanita uga saaran kadib ayage hawada ku cuntey sxbo aad ka caqli bdnthy maxa ka fican😂😂
@ubaxaabdullahinoor8050
@ubaxaabdullahinoor8050 2 месяца назад
😂😂😂😂 war waxan game wa dhafe parti 2 wilasha sosamee
@user-mz6ov3iv2d
@user-mz6ov3iv2d 2 месяца назад
Team amiira qurux like❤
@FaadumoXuseen-rn5ho
@FaadumoXuseen-rn5ho Месяц назад
Ciyaartan soo badi wiilal ka soo dhig ❤🎉
@ikraannuriya2777
@ikraannuriya2777 2 месяца назад
Prt 2 pleas saxaf😂😂
@MuniirafeeyMuxidiin
@MuniirafeeyMuxidiin 2 месяца назад
Koko maxamuud bulle danteeda garad alow kuxafadi
@momsprincess6974
@momsprincess6974 2 месяца назад
Ereyga soo ‘nooleeyn’ badalkiisa ‘soo celin’ isticmaala yaaqee😢
@Maskiineyyyy
@Maskiineyyyy 2 месяца назад
Dhaawaca iyo dhimashada caawa waa maxay😂😂😂😂
@LubnaIbrahim-cs4nt
@LubnaIbrahim-cs4nt 2 месяца назад
Woooow wa game xararaduisa wata sobadiya walayal keep going 🎉
@WalaalKiinki
@WalaalKiinki 2 месяца назад
Hi walaasha❤❤
@user-fv7fb5px1y
@user-fv7fb5px1y Месяц назад
Markle soo celiya saan saxaf😂❤
@nastexocumar6650
@nastexocumar6650 2 месяца назад
Adna nuurkeedaa baxaayo m.a❤❤
@AlvaanoYare
@AlvaanoYare 2 месяца назад
Big game is fire 🔥
@SankaXalweste
@SankaXalweste 2 месяца назад
Ciyaartan halagu celiyo lkn hal eray halaga badalo erayga ah qof so noleey ilaah unba qof nolen karo bini,adam qof ma nolen kare halagu badalo qof so celi sidasa fcn✌️
@fatimahassan6872
@fatimahassan6872 2 месяца назад
Part2 please caadi maha game kaan
@jamalalimohamed-lb1sp
@jamalalimohamed-lb1sp 2 месяца назад
in koko iyo sundus eey asad ku waa sheen yaa ila arkay like ta isii hee waa hadii aad ila socotay
@ZuuzanAli
@ZuuzanAli 28 дней назад
Kokoyeey ku jecelhy wlhi abyo ale haku ilaliyo❤❤
@abdinafacdahir1625
@abdinafacdahir1625 2 месяца назад
What a game ❤1🔥🌟🔥🔥🔥🔥✌️
@xaajicabdixakiim500
@xaajicabdixakiim500 2 месяца назад
We need p2
@user-zy9hp2pp2g
@user-zy9hp2pp2g 2 месяца назад
Wlhi caawa qatar dheesha saxaafoow noosoobadi blz waa codsi
Далее
الذرة أنقذت حياتي🌽😱
00:27
Просмотров 14 млн
💀СЛОМАЛ Айфон за 5 СЕКУНД😱
00:26
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 �XALQADDA 6 AAD
25:12