Тёмный

Dil Ama Qabasho ᴴᴰ┇CIA-da Iyo Howlgalkii Qabashada Caydiid Qeybtii 3-aad 

idaacadda buuloxuubeey
Подписаться 531 тыс.
Просмотров 425 тыс.
50% 1

Waxaad Channel-ka Radio Buulo Xuubeey kala socon kartaa
website-keena
→www.rdbuuloxuubeey.com ama www.rdbuuloxuubeey.co.uk
Facebook: / idaacadda
→E-mail: Idaacaddablx@gmail.com
Taleefan: 0044-7428-888-180

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 256   
@supermohaa1237
@supermohaa1237 4 года назад
Geesigan oo kale 100 sano mar ayuu dashaa Gen. Mohamed Farah Ceydiid allow kunaxariiso ❤
@HVEM324
@HVEM324 4 года назад
AMIIN YA ALLAAH
@abdibare7341
@abdibare7341 3 года назад
Aamiin
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 года назад
Aamin geesi dhabarka laga toogtay wlh
@wiilkamowlaca8895
@wiilkamowlaca8895 2 года назад
I.n aniga ayaaa ku joga kaliya intaan qabsanayo xilka madaxtinimo isug lee waa malinta somalia ay gumausan doonto maraykanka ayna hubka kagadayso mamaqashay taas waaa may kaliya arag ayaa kuu dhiman hadda waaba kusheega kaliya waxad sugtaa waa ficilka🙏🦾
@InnaIssak-bq1dx
@InnaIssak-bq1dx Год назад
@@wiilkamowlaca8895 tlie guul kuu rajeena🤣🤣🤣🥰🥰
@caraweeloxaaji4831
@caraweeloxaaji4831 4 года назад
Masha allaha. Galmudug. Ragba ka dhashay. Waliba beesha sacad siid 😍🥰🥰🥰🥰
@zakariyeabdimohamed6579
@zakariyeabdimohamed6579 4 года назад
Hhh qabyald iska daaa
@kaafiyomahdi
@kaafiyomahdi Год назад
@@zakariyeabdimohamed6579 runty ka hadashy ader🦁❤️
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 3 года назад
seyid janaraal maxamed faarax ceydiid Raxamahu Allaah waa geesi taariiq dheer iyo tiir adag Aduunka ku leh ma ahan taariiq minguuriyey
@riiserage3629
@riiserage3629 4 года назад
War ninyohow hadii ad qoralkan aragto waxad tahey qof ilahey hibo codeed siiyey waliba sidan marar badan dawadey muqaalo ad turjuntey aqoon diineedna wad leedahey Allah kubarakeeyo somalidana ninkan wixiisa waa nadiife kuxidhnaada
@kingaman7669
@kingaman7669 4 года назад
Mohamed Faarah Ceydiid illahow ku naxariiso❤️🙏
@HVEM324
@HVEM324 4 года назад
AMIIN AMIIN AMIIN
@HVEM324
@HVEM324 2 года назад
Amiin Amiin. Amiin
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 4 года назад
Waa Qeybtii ugu dambaysay Barnaamijka ma jirto qeyb kale
@kingaman7669
@kingaman7669 4 года назад
idaacadda buuloxuubeey lkn sxb qeybti 3aad waaye tan wali qeyb 4aad soma galin
@Alberta-q4e
@Alberta-q4e 4 года назад
Naga so boobsii Qebtii 4aad waan sugi lenahay
@mohaaade17
@mohaaade17 4 года назад
Riwayadaada qeybta 4 dhaqsi inoo soo daay😂😂
@SaMo-ln8ih
@SaMo-ln8ih 4 года назад
idaacadda buuloxuubeey way ta afaraad dil ama qabadho
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 4 года назад
Idaacada buulo xuubey iyo raga ka shaqeeyabo cimri dheer oo ceeb laan ah ayaan alle idinkaga baryayaa ,allena haidin xafidho ,hana idiin fududeeyo baaritaanada aad cilmiga soo baareysaan (CIZI iyo SHARAF DAANTIIN)
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 4 года назад
allah yarxamah genka wuxuu ahaa halgamaa naxariis badan dadjecel wanaag oodhana ku dhayahay 💯💎❤
@HVEM324
@HVEM324 4 года назад
AMIIN AMIIN AMIIN
@opdiasisapdalla9481
@opdiasisapdalla9481 4 года назад
Idaacada buulo xuubey Shaafinho tube Ogaansho Ogaalka dunida Sahanka xogaha Maanta Favourite Chanel's please like
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 года назад
ilahay haw naxariisto GEN-CAYDIID geesi Somali ah anigoo waliba reer somaliland ah GEN-CAYDIID waa Hayley
@Abdullahi-Ismail
@Abdullahi-Ismail 4 года назад
Mansha allah walaal qaliya Hassan alle haku dhowro horey usoco walaal wan jeclahay barnaamij yada idaacadda buulo xuubey
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 4 года назад
Waa qaybtii aan sugaynay Thanks 🙏 Buuloxubeey
@almaahmed7417
@almaahmed7417 2 года назад
Cusman caato aya dilay ceydid hawiye bila dhiig waliginba sida iskaga dila halyeygina 😭😭😭caato ilhy haku naxaristo ader wxba kama shegi kare inderka ada dilay ilhy kuma saamaxo ada naga dilay halyeygeni
@mhamedahmedaweis3562
@mhamedahmedaweis3562 4 года назад
Masha allah idaacadda buuloxubeey waad mahadsantihìn
@kaamilyare1859
@kaamilyare1859 4 года назад
Xasan cismaan xaaji mahadsanid sidaad taariikhda nuugu soo gudbiso
@abdorizak
@abdorizak 4 года назад
Videoga Ma dhamaystirno Ee Soo dhamaysir Ustaad Mahadsanid
@abdulghaderabdullahboulale9521
@abdulghaderabdullahboulale9521 4 года назад
Jananka caydeed alaaya rahma janan somaaliyeed
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 года назад
Cismaan cato iyo cabdi qaybdiid Waa ragiu ka sasabta ahaa dilkii generl caydiiid alle hawnaxariisteee 😥
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 3 года назад
cabdi mawale@ KKK beentaa laangaab waa ragii isu keenay habargidi oo hal xarun usameeyay. caydiidna HOGAAMIYE uga dhigay ee aamus ducuf yahow liinta
@boqorkacad4280
@boqorkacad4280 4 года назад
Caydiid markii hore soomaali-kadibna Hawiye-kadibna habar-gidir-kadibna soomaali👉💓💛💜💓👏👊💪😆😃😂💪👈
@qeysdaahir7656
@qeysdaahir7656 4 года назад
Qeybti 4aad so da wll
@alibahari6440
@alibahari6440 4 года назад
Waa mujrimiin isaga iyo moorgan. Jahanaba ilaahey haku cadaabo 🤲
@caraweeloxaaji4831
@caraweeloxaaji4831 4 года назад
Ceydid iyo cismaan caato. Janadi allah geeyo gaaley unbey ladagaalayeen Wixi gaal raba. Maarta allaha galiyo
@caraweeloxaaji4831
@caraweeloxaaji4831 4 года назад
Waana niman sacad Siciida
@abdihakiimabuukar5229
@abdihakiimabuukar5229 3 года назад
@@caraweeloxaaji4831 gaalkii maatada xasuuqi jirey waa caydiid
@zakipogba6860
@zakipogba6860 4 года назад
Thanks idaacadda buulouubeey 🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamoudhussein5978
@mohamoudhussein5978 4 года назад
Inbadan baan sugaayey Taxanahan Cajiibka ah, waana Taariikh Aan xiiseeyo, waad Ku mahadsantahay LA wadaagidaada wacan, Guul baan idin Rajeynaayaa bahda R,Buulo xuubeey.
@somaliapeaceprocess6948
@somaliapeaceprocess6948 4 года назад
Thanks ustaad Sida Wngsn noogu Soo gudbisay xogta muhiimka ah
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 4 года назад
maasha allah wllky codkaaga allaha kuu deesto
@muniirashrafxakiim1684
@muniirashrafxakiim1684 4 года назад
waan ubaahnaa taariqdi ceydiid iyo halyeeyo kale
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 4 года назад
General caydiid wuxuu kasoo jeedee beeshaan ugu jeclahay somalia uguna awooda badan ugu caqliga badan hawiye habar gidir waa libaaxyo ragaasi
@amiinali4692
@amiinali4692 4 года назад
Abdiqadir Mohamed anyaxa ayey cunid ku bilaween
@akaadirmohed8310
@akaadirmohed8310 4 года назад
@@amiinali4692 zxp ayaxa carabtuba way cuntaa mida kale ceeb maaha lkn ragaasi wlhi wn tageeraa marka somalia la yidhaa
@amiinali4692
@amiinali4692 4 года назад
Koleey waa dad adag hadiiba ilaa waqtigas gaalo is hayeen mar be xoga nagu tararaxeen
@HVEM324
@HVEM324 4 года назад
@@amiinali4692 AYAX WA XALAAL LAKIIN ADINKU WAXAD CUNTEEN DAD NOL IYO DUNYADOODI KALPA FOWQAL DULMI
@HVEM324
@HVEM324 4 года назад
A.KAADIR MOH'ED ALLLAHA KU JECLAADO WALALKEY
@muxiyadiinfarxaan9998
@muxiyadiinfarxaan9998 3 года назад
Mahamed caydiid farah geesii ayu aha ilahy haku naxriisto
@hanadmohamed9343
@hanadmohamed9343 4 года назад
waad ku mahadsantahay walaal sare aad baan uxiiseeyaa taariqda dalka qasatan midii aabahey waqti badan u halgamay qasatan midaan oo kale
@ahmedabdullahihassan1262
@ahmedabdullahihassan1262 4 года назад
Caydid iyo osman caato waa labo nin oo hawiyaa oo habargidir ah
@xkiinabdi961
@xkiinabdi961 4 года назад
Wa laba nino ilma adera waliba
@hanadhari6062
@hanadhari6062 4 года назад
Waliba Sacad saciid
@ismailhusienaliruicosta
@ismailhusienaliruicosta 4 года назад
fadlan sogaliya qaybtii 4aad insha,Allah
@zakariaaididi706
@zakariaaididi706 Год назад
Aidid
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 месяца назад
Caydiid lion 🦁 of Africa alla yarxam 😢 Hg vs mareykan io 34 dowladod
@mohammedrafikingsahaablove9882
@mohammedrafikingsahaablove9882 4 года назад
Wixidhintey oooo Somalia alaha unxristo
@dhiimayboy8268
@dhiimayboy8268 Год назад
saxib sabiskerab 500k hafbilyan walimagarinmeya saxib inshalah
@abdinasirmoumin9246
@abdinasirmoumin9246 4 года назад
Xaqiiq waxaa ah in general ceydiid ahaa geesi soomaliyeed oo dhamo jaajusiinta mareykanka
@umixasaan644
@umixasaan644 4 года назад
Geesiga wadankiisa intuu bur uriyo muuriyaan muugacanta ugaliyaa
@jeeeeyah
@jeeeeyah 4 года назад
@@umixasaan644 Geesiga aad tagersantaya Afweyne ee wadanka u burburiyay in tolkiisa un nooladan ayuu dhaama. Nikaad moryaan u taqaan waa halyeeyga. Kaa Halyeey ka dhigatayna faqash ayaan u naqaan.
@marwoyusuf906
@marwoyusuf906 4 года назад
Umi Xasaan siyaad bare wuxuu rabay ama in wadanka burburo ama inuu isaga taliyo dareenkaas ayaa kakeenay inuu magaca daarood kuqaraabto oo danbiyadiisa qabiil uhelo wuxuu uhaa sida madaxweynaha siria
@adamuisse5223
@adamuisse5223 4 года назад
in tuu keesi qanoqday soomali badan uu laayeyee
@HVEM324
@HVEM324 4 года назад
@@umixasaan644 MORYAN WAXA AH FAQASHTA AD ADIGU KA TIRSAN TAHAY KALPA FOWQAL KALPA
@axmedsheekh6473
@axmedsheekh6473 4 года назад
Ruux ilaahay xigmad iyo caqli fasexad Karti akhlaaaq aqonba siiyay ayaaaad tahay wlkay ilaaahay aakhiro jadaiisa haku geyo hawshaaad kujirtana waaaankuugu hanbalyayn haynaaaa siilaba jabbar akhiiii
@arsenalshorts5713
@arsenalshorts5713 4 года назад
Thnks radio bula hubey
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 4 года назад
Walow aad la raagtey hadana waan kugu hanbalyaynayaa dadalkaad u gazheen Bahda Idaacada Buulo_Xuubay Qaybta 3aad Gaarahaan Mudane Xasan
@madaromar9660
@madaromar9660 4 года назад
Barnamijkii jimha ee ma Ogtahay kama Hayno Todobadadan waan u xiisnee xagiisii noga wad
@ilyaasodowaa791
@ilyaasodowaa791 4 года назад
Wallal qisadaan soo dhameystir
@altianoelchapo6456
@altianoelchapo6456 4 года назад
Qaybtii 4aad nooso dadaji ugaas waanad mahadsan tahay 😊😊
@ankarciro4717
@ankarciro4717 4 года назад
Iddacada buuloxubbey wad mahad santahay wllo mad nosoo dadajisan alle mahad leh
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 4 года назад
Guten Tag Herr Xussen? Ich bin Jama Daar Abdi Hakin ‏ herzlich willkommen 💙🌷💚💜
@abukarahmed2536
@abukarahmed2536 4 года назад
Abukar aus Hamburg
@mahamedmarshall9058
@mahamedmarshall9058 4 года назад
Mr xasan hda ayn niuada ku heyey Sxp barnamijyda sidan oo kle ah noo so badi Mahadsanid
@cabduwaxidcade2306
@cabduwaxidcade2306 4 года назад
Mashaa allah
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 года назад
Thanks brother Keep going 👋👋🙏🙏💕💕💕💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from. 🇦🇺 🇦🇺🇦🇺🇦🇺🇦🇺
@Maanka-ow7by
@Maanka-ow7by 4 года назад
facebook gaaga ama whatsup kada isii
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 4 года назад
NABAD NABAD IYO CADAALAD SHARCIGA LOO SINAADO GURYAHA XAMAR WEYNE IYO SHINGAANI DADKA XOOGA KU HEESTO LAGA SAATO👇👇👇✍✍✍👇👇👇👁👁💙💙💙🌏👫🇬🇧🇺🇸🤲💙🐘🐘🎓👕💎💙👇
@HVEM324
@HVEM324 2 года назад
ABDULQADIR SALIM GURYIHII IYO XOLIHI BANGIGA ADKA DHACDEEN. SOO CELI KSLP FOWQAL KALP
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 2 года назад
SAA AAD U MUDOOWDAHAY AYAA QABIGAADA U MIDOW YAHAY NACAS DABAAL MOORYAN AM.SALIM SHIGAANI
@sahradiriye7241
@sahradiriye7241 2 года назад
Wa maalinti I odyashi habar giidir . Xarunta. S.n.a kadib aya cato laqbtay. Iyado dhawci. Lagurayo. .irbital..diig feer agtisa
@abdirizaaqmaxamad722
@abdirizaaqmaxamad722 4 года назад
Ilah haunaxariisto
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 4 года назад
Decomentry-yada Buulo-xuubeey aad baan uxiiseeyaa 👍
@xassanabdi7511
@xassanabdi7511 4 года назад
M.n Allh haunaxariisto kaasi dhab ah ahay
@suuusaaran7992
@suuusaaran7992 4 года назад
Aawaya sxb qeebahiika waa barnaamij fcn waan ka helay
@osmanabdilkhadir6215
@osmanabdilkhadir6215 4 года назад
Shugran wll cismaan runti barnamij wax gal ah misna istaahila in waqti lasiiyo aad iyo aad ayaad umahadsantahy shugran wll
@picalocali8855
@picalocali8855 2 года назад
aaway qeebtii afaraad ustaad🙏
@umu_cimraan
@umu_cimraan 4 года назад
Waan sugaaye wlh qeybtaan thnks sxp👏✊
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 4 года назад
Buulo-xuubeey baryahan xaggeed kadhacday?✋✋
@ibarahimmaxamad1244
@ibarahimmaxamad1244 4 года назад
aad baan ugu mahadsantahay Taariikh aad noso gudbiso
@aboshkingofficial5522
@aboshkingofficial5522 2 года назад
Soo badi wll agoo mahadsan
@somproduction1
@somproduction1 4 года назад
RUNTII WAA TAARIIKH IN LA XUSAA MUDAN
@zicitadan6402
@zicitadan6402 4 года назад
Anigu sxp ma jecli waxaan kale balse SOMALIA warbixinahooda oo keliyaan ka helaa
@farhaantahlil1933
@farhaantahlil1933 3 года назад
Ee lay baa tahay lii ta
@hassanahmedibrahim8937
@hassanahmedibrahim8937 4 года назад
Commentiyada ayan akhriyay walalka codkan iska leh inta an ogahay laba magac aya loogu yeedhayaa :xasan iyo xuseen: lkn sidaas ay tahay walal isku day inaad soo dedejiso war bixinta qaybaheeda danbe
@daakirkadoon5338
@daakirkadoon5338 4 года назад
Mahadsanid wllo, lkn wllo barnaamijydan wakhti isku xig-xiga u samee, waan ogahay in aad inta badan mashquul tahay.
@haachideeq1168
@haachideeq1168 4 года назад
Keep going xasan
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 года назад
Alhamdulilah finally part 3 💪🏾
@cabdishakuurcumar761
@cabdishakuurcumar761 4 года назад
mansha allah wllo baryahnba WAAN sugayay Q 3aad la ragtay bro
@abdallaabdirahman4064
@abdallaabdirahman4064 4 года назад
thanks bro
@cabdi2118
@cabdi2118 Год назад
Aamiin allow kunaxariusto
@ahmedgaashaan2302
@ahmedgaashaan2302 4 года назад
Aad ayaad u mahadsantahay xuseen Xogahaa Soo Dedeji adigoo Mahadsan .
@Luckii3y21j
@Luckii3y21j Год назад
Hg vs usa🇺🇸🤣
@izaqueen711
@izaqueen711 4 года назад
wll codsi wankubarya qeebaha kale nola soo dhaqso plz
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 года назад
Mahadsnid xasan cismaan xaaji . Waa lagu wayay baryhane baramijaydii. Jimcaha manad inoo soo galin.
@medicallapafsomali2334
@medicallapafsomali2334 4 года назад
Habsantay wll barmamijka
@cabdirahmansandulle8207
@cabdirahmansandulle8207 4 года назад
Chanel Aan tagero Buuloxubey Saxb siiwadah hawshiiinah
@abdishakuurmaxamed5594
@abdishakuurmaxamed5594 4 года назад
Qeybta afraad goormey soo baxeysaa
@ugaasmahdi5032
@ugaasmahdi5032 4 года назад
Somali aya is basasday subxanallah
@jeeeeyah
@jeeeeyah 4 года назад
Kuwa hada jooga ka daran oo qabiil kasta leh amaxaran u shaqeysa
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 2 года назад
M/ faarax,how Sama ku waar
@yuucadeofficial1358
@yuucadeofficial1358 4 года назад
Janaral caydiid alla unaxriisto
@nafaabdi3546
@nafaabdi3546 4 года назад
Mashquul soomaali hadaa nahay plz kadamqada dhibka aan maanta kujirno kana shaqeeya sida aan uga bixi laheen Viva somalia
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 года назад
Jilacow waxu aha aun taliyahi nabad sugida iyo sirdonka somalia wa family rer jowhar ah jilacow
@salmocumarcabdulle5958
@salmocumarcabdulle5958 3 года назад
Walee janaral m/f caydiid inuu ahaa geesi udhashay somali shaki kumajiro
@ahmadooahmadoo2727
@ahmadooahmadoo2727 4 года назад
Mashallah Mashallah mashallah W M W Q A
@hooyohooyo697
@hooyohooyo697 2 года назад
Part four wlloyow
@abdalatilabsade1696
@abdalatilabsade1696 3 года назад
Cali Mahdi lwxi weyna Allha unaxaristo ♥️♥️🦁🦁🦁👊
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 4 года назад
Tiim R B X waxaa tihiin Janal somalida wax bdan ka faiden qasatan ani ahan Tariiqo aad fara bdan ayaa inii kabartay
@raashidchannel559
@raashidchannel559 4 года назад
Mahadsanid sxb
@MasudShoble
@MasudShoble 5 месяцев назад
Barmuudo WAABERI waaye holwadaag ma ahan
@abdullahishukri6350
@abdullahishukri6350 4 года назад
Sxb shekadan kadhig mid taxana ah malin walbo hadey macqultahay mahadsanid
@Awaale
@Awaale 4 года назад
hawiye inaan ka guursadan raba qolada ugu khatarsan ila so socdsiya
@jeeeeyah
@jeeeeyah 4 года назад
Saxiib naag waa isku mid.
@HVEM324
@HVEM324 4 года назад
AWAALE OMAR DAROOD INAAN KA GUURSADAN RABA ANE QOLADEE UGU AQLAAQ FECAN ILASO SOCODSII ADIGUNA
@somalitv9331
@somalitv9331 4 года назад
@@jeeeeyah naag isku mid mhane naag hg geesi bay dhashaa
@cisecadehassan9316
@cisecadehassan9316 4 года назад
Jeneral caydiid 1990 wuxuu ushaqaynayey siyaad bare waxuu ahaa safiirkii hindiya we kacaankii siyaad bare
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 10 месяцев назад
Somaaliyaa quruxbadanydaa 😭
@najibalva3903
@najibalva3903 4 года назад
Xasanow waku salamay salaan kadib waxa ka codsanleheen inaa vedios sidhaqsaleh usodhigtid maalinwalbawa hanoqoteee
@foziyacawil4774
@foziyacawil4774 4 года назад
Ilahay how naxariisto caydiid
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 года назад
Axmed cadle o daud aha aya cato saxib la aha
@xogaal
@xogaal 4 года назад
*Waa barnaamij qiima badan*
@farhiaelmi6028
@farhiaelmi6028 4 года назад
Horay usoco wllkey
@noradinupdiqadirmohamed9323
@noradinupdiqadirmohamed9323 4 года назад
xasan xaaji malmahan caajis ayaa ka muqsa iyo isbadal anad usoo jeedin chanalka wll hurdad ka kac 🖐🖐🖐🖐 Asc
@gamereid2267
@gamereid2267 4 года назад
Filimkan Black Somalia ayaa maga mataley wan firi sadey
@abdulqadirsalim8594
@abdulqadirsalim8594 4 года назад
🐂🐃🐂🐪🐘🐘🐪🎓🎓👕💎🇺🇸🇬🇧🇺🇸👉🦅⬆️CABDULQADIR M.SALIM⬆️🤲ILAAH WAXAAN KA BARYAA IN SOMALI KA DHIGO NABAD OO WABIIL KA TAGAAN OO CADAALAD IYO SHARCIGA KU DHACMAAN QABIILNA KA TAGAAN NABAD IYO WARWAAQO CABDULQADIR SHINGAANI
@maxmuudaxmed2028
@maxmuudaxmed2028 2 года назад
Shiikha codka ka macaan ee soo raacisho vidoe kaa ee maxaan Ku qornaa zhp video Kan ma ah ee waa video kale oo aad shoodhigto
@blue-nileacademy3273
@blue-nileacademy3273 4 года назад
Barmuuda degmada hodan ma ahayno mise midkala jirto
@hassanabdishakourjama3453
@hassanabdishakourjama3453 3 года назад
Libaax muu ahayn ee waa raga Somalia hagaa dhigay imka wiil ka somlaigana rajo darda dhigay
@eagle276
@eagle276 3 года назад
kii ku xasuuqay halyeey muu ahaa hhh mise calanka waxaad u saaratay inaad reeraadan eheen iska dhigto hhh
@Qoojistan
@Qoojistan 3 года назад
Isaqii dhabta matihid
@thecentury1200
@thecentury1200 2 года назад
Runtaa weeye wllo dagaalkii sokeeye inugu shiday ayuu mid ahaaa lahaa naxariistiisa ha ka fogeeyo
@binicoofchannel25
@binicoofchannel25 4 года назад
Iga Raali noqo waxaan fillaa xaafadda Barmuudo in ay ka tirsan sahay Degmadda Hodan ee san ka tirsaneyn Degmadda Howl-Wadaag
@aboshkingofficial5522
@aboshkingofficial5522 2 года назад
Aawi qebyta 4aad
Далее
НОВЫЙ РОЛИК УЖЕ НА КАНАЛЕ!
00:14
Просмотров 359 тыс.