Тёмный

26 Sano ka hor 3-dii Oktoobar 1993-dii, Maxaa Ka dhacay Maanta oo kale Muqdisho ? 

idaacadda buuloxuubeey
Подписаться 531 тыс.
Просмотров 300 тыс.
50% 1

Waxaad Channel-ka Radio Buulo Xuubeey kala socon kartaa
website-keena
→www.rdbuuloxuubeey.com ama www.rdbuuloxuubeey.co.uk
Facebook: / idaacadda
→E-mail: Idaacaddablx@gmail.com
Taleefan: 0044-7428-888-180

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 436   
@husseineabdulahi-maidane6525
@husseineabdulahi-maidane6525 5 лет назад
inta la dhacsaan idaacadda buuloxuubeey liketa ha iladhaafina 👍👍....
@BashiirEbraahem
@BashiirEbraahem 4 месяца назад
Waa marki 3 aan daawado video gan
@one10channel78
@one10channel78 5 лет назад
Run ahaantii chanel kastaba meel ayuu ku wcn yahay Chanelkana waxa uu ku so baxay taariikhdaha Hore u soco wll
@maxamuudxasan7468
@maxamuudxasan7468 4 года назад
Xasan adan
@shucayb939
@shucayb939 5 лет назад
Alle hawnaxariisto dadkaa muwaadininta somaliyeed ahaa ee xaqdarada lagu dilay. Alle hawnaxariisto abtigay oo ka mid ahaa dadkaas😫
@xogtacilmiga1409
@xogtacilmiga1409 5 лет назад
Hadii runtahay geesi qaran Baa Abti Kuu ah lakiin abaayo waa kee
@jbasshir1394
@jbasshir1394 5 лет назад
Qurux ley Facebook iqor
@shaakirsaysclaahi5176
@shaakirsaysclaahi5176 3 года назад
Aamin wllo MCN
@janedl6728
@janedl6728 5 месяцев назад
What’s happening to ur abti ?
@cibadurahmanabdiweli7184
@cibadurahmanabdiweli7184 5 лет назад
ﺭﺑﻨﺎ ﺍﻏﻔﺮﻟﯽ ﻭ ﻟﻮﺍﻟﺪﯼ ﻭ ﻟﻠﻤﻮﻣﻨﯿﻦ ﯾﻮﻡ ﯾﻘﻮﻡ ﺍﻟﺤﺴﺎﺏ‏» Ilahayow)) umada somaliya iyo muslimiinta dhamaantood udambi dhaaf amiiin ya raxmaan janadaada qaaliga ah nagali amiiin amiiin
@halane6523
@halane6523 5 лет назад
Cibadurahman Abdiweli amiin amiin jimco wanaagsan
@abdiaziizshaamow6185
@abdiaziizshaamow6185 5 лет назад
Aamiin yaa rabbi
@Qubanaha_Uurdoox
@Qubanaha_Uurdoox 5 лет назад
Aamiin
@iamhaleel
@iamhaleel 4 года назад
2009 ayaa laygu xidhay wadanka Kuwait kadib goobti laygu xidhay aya waxa haystay nin masri ah marku i waydiyay wadankan u dhashay waxan u sheegay inaan somali ah wuxu igu yidhi ma taqaanay janan caydiid haa ayan ku idhi wa adeerkay. Sababta awgeed ayu dambigaygi igaga cafiyay. Raximullahi calayh janan caydiid
@horemari.nafta1
@horemari.nafta1 11 месяцев назад
Masaarida waa yaqaanan wayo waxe la socdeyn casharka u dhignay Ethiopia Alxamdullilahi somali hada nah bir aa wada nahay
@BashiirEbraahem
@BashiirEbraahem 4 месяца назад
Alle haw naxariisto halyeygeeni
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Год назад
Legend 🤲🏽Ale janoyinkooda haku casuumay 😮 General Caydiid ❤️❤️from hargeisa ❤ Adban ujacilahay somali oo mida ✨❤️🇩🇯🇸🇴💚🤍❤️
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 лет назад
*Inta Ku faraxsab Jabkii Ciidanka Maraykanka *Like iisaar* 😂😂🤸‍♂️
@ibrahimabdalaabdi6091
@ibrahimabdalaabdi6091 5 лет назад
Hadii caydiid laqaban lahaa xilkaan dalkena wuu dhisnaan laha lkn Waxwalba way qoran yihiin
@mohamednourqaadi1374
@mohamednourqaadi1374 5 лет назад
Waxaan qabaa iney masuuliyadda dhibaatadaa qaadi doonaan qab-qablayaashasu
@darishore814
@darishore814 5 лет назад
Uraaye saacaan hadii caydiid la qaban lahaa wiilasha ee wasaan gaalada saacaan bidixdaa kalaafyoon lahed ileen waa la ogaa kismaanyo wiilashe ku fuuleen ciidamadii bilgium ka
@darishore814
@darishore814 5 лет назад
Ilaahay wuxu yiri gaalada awliya haka dhiganina oo ma waxe kula thy ine somalia dagi lahed
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 4 года назад
Ibrahim Abdala Abdi Bagaan loo Qaban waayo manta Somalibadanoo gaalo iyo Khaniisba lehbaan arki lahayn Nacuudubillahiye saana ka wanagsan Alhamdulilah
@hamettiofficial1197
@hamettiofficial1197 5 лет назад
Ya Allah🤲🤲 Xaalka Hadda Ayuu Xumaanayaa Dib U soo Kabasho!!!! Aan Rajeyneyney Haddan Nahay Dhilinta Soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴....Allow Dalka Noo Hagaaji....Dib U laabasho Ma RabNo.!!!Horaa Loo SocoNayaa walaliyaal Aan Is Garabsano.🇸🇴🇸🇴😍🇸🇴♥️
@ciiseali8369
@ciiseali8369 5 лет назад
Maalintii uh horeysay oo aan noqdo qofka koowaad ee daawada video kaaga iyo maalintii iigu horeysay ee aan comenti soobixiyo iyo waxaan aaminsanahay inaan ahay qofka ugu yar daawada yaashaada 12years old idi iyo sahanka xogaha and ogaansho bro keep going I am logic and little person alxm
@kafiayoonis2984
@kafiayoonis2984 5 лет назад
12jirbaa kula fadhida huuno 🤣🤣🤣
@ciiseali8369
@ciiseali8369 5 лет назад
Eedo maceebbaa
@azadwinner9924
@azadwinner9924 5 лет назад
Somali wadankooda la yimid wlh inee si sahal ah uga baxsanen 😂😂
@muniiralpa1343
@muniiralpa1343 5 лет назад
🤣🤣🤣🤣🤣
@yaxyecali3557
@yaxyecali3557 5 лет назад
😅😅😅😅
@somaliboy8613
@somaliboy8613 5 лет назад
Hhh cajiib
@abdifatahosman7809
@abdifatahosman7809 5 лет назад
Waxan Huba dhulkena hooyo ee somalia 🇸🇴 in waliged la qabsan karin ✍🏽✍🏽✍🏽
@omarshabley7713
@omarshabley7713 5 лет назад
Hdi sidan ku sii socono in lagu qabsanayo miya shaki kaga jiraa
@abdifatahosman7809
@abdifatahosman7809 5 лет назад
omar shabley ilama aha in laqabsan karo in kasto oo ay Lax walba halkay is dhigto lagu qalo hadana Somali wa dad karti leh ✍🏽✍🏽✍🏽
@abdyrisakk8314
@abdyrisakk8314 4 года назад
abdifatah Osman hadaba kashaqey si aan loogu fikirin.
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
Filinkaas ayaan wax badan fiirsadayoo waa cajiib wlhi Black hawk down .....
@abdirizak-Ali
@abdirizak-Ali 5 лет назад
Somali maa lagu turjumay
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
Mey walaL anigu kolay English ayaan ku fiirsaday lkn sago turjuman waad halaysa hdad badho san filayo....
@somaliboy8613
@somaliboy8613 5 лет назад
@@zalmiita5623 sxb xagee ka helaa filimkaas
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 лет назад
@@somaliboy8613 walaL Balack Howk down intaas ku qor asaga aya kuso baxaya......
@abdirizak-Ali
@abdirizak-Ali 5 лет назад
Ok
@ayman_moha17
@ayman_moha17 3 года назад
Caydid ilahay haku naxaristo 🥲🇸🇴✨
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 лет назад
SOOMAALI OO IS RAACDA BAAN DOONAYNAA IN SHA ALLAH🧡💜💙💜🌏
@idontcare6856
@idontcare6856 5 лет назад
Taasi dhicimayso 🙄
@mali7297
@mali7297 5 лет назад
@@idontcare6856 fack somali xaarweyn
@walallaaca7664
@walallaaca7664 4 года назад
Insah allah
@axmedqaliifrooraaye311
@axmedqaliifrooraaye311 4 года назад
@@idontcare6856 oo adi ma a kaso horsedi Somaliland oo dhan qof iska hadley ma matalo 5ta somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@realwarya_madara4136
@realwarya_madara4136 5 лет назад
The only channel that I hope to see reach 1 million subscribers one day I really love this channel
@yuusufjaamacyuusuf3609
@yuusufjaamacyuusuf3609 5 лет назад
bax
@yuusufjaamacyuusuf3609
@yuusufjaamacyuusuf3609 5 лет назад
why do you love
@saidabduul8396
@saidabduul8396 5 лет назад
Waqtigi aan dhashay waxay ahed 20 Agoosto 1993 ilaa hda dalkgyg kuma raaxeesan qax iyo dagaal ayaa kascda magaladi aan ku dhashay ee xamar alah nabad baadiyo dhama teen
@aroneyare8792
@aroneyare8792 5 лет назад
Wagi aad dhalatay qaxa waxa kugu wacnay waa ceydiid asigo ku dilay nus malyuun rayidka muqdisho aya hadane logu yera gesi waa nasib daro wlhi
@Luckii3y21j
@Luckii3y21j Год назад
Gen caydiid allah unaxariisto geesi bu ahay lion of africa 🇸🇴 🌍 🌍 🌍
@jiirlaqe2087
@jiirlaqe2087 5 лет назад
General caydiid wuxuu ahay Geesi ❤❤
@halane6523
@halane6523 5 лет назад
adiroomaan geesi side loo qoraa
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 4 года назад
Kkkkkkkkk tii Allana waa sugaysa, wixii u galbsaday, Mugaan Shar iyo qeer Go'dkuu kulla jira, hadow Geesi ahaay iyo hadow wax kalle ahaay.
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 4 года назад
@mounaibrahim6694
@mounaibrahim6694 4 года назад
@@ciiseileeye4989 😂😂😂😂😂😂😂
@maxedaxmedcabdi2988
@maxedaxmedcabdi2988 5 лет назад
😍😍😍😍Allaha ku dhooro wallkeyga dar alle ku jeclhy😍😍😍
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 лет назад
*_illaahey ha unaxariisto maxamad faarax caydiid hadii uusan waaga uusan ladagaalamen mareykanka xiligaaan somaliya waxey ahaan leheyd milkiyad uu kataliyo maraykanka sida afganistaan_* *_maxamad faarax ceydiid sida kale ha uxumaado balse marnaba dalkiisa uma uusan soo hogamin cadow_* MARAYKANKU DANTIISU WAXEY AHAYED IN UU KEEN SADO CIIDAMO AAD UFARABADAN SALDHIYANA UU KAFURTO SOMALIYA WALIGIINA KAMA UUSAN KACEEN TUSAALE SIDA AFGANISTAAN TANIYO WAAGII UU SOO GALAY ILAA IYO HADA WAXA UU KUHAYAA AFGANISTAAN AYAA XALINAYAA WAXAANA UDHISAYAA DOWLAD
@abdirahman1799
@abdirahman1799 5 лет назад
Cadaabtii alle ha geeyo caydiid wa ninkii Somalia halka dhigay 😡😡
@MZRUSCKUTA
@MZRUSCKUTA 5 лет назад
Wlhi wa saxiiix
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 лет назад
@@abdirahman1799 aabahaa ama awowgaa ayaa kamid ahaaa Waayo MAXAMAD FAARAX CEYDIID WAXA UU MATALAYEY QABIILKA HABAR GIDIR AMA HAWIYEBA DHEH WAXAA UUNA MADAX KA AHAAA JAMHADII U.S.C MAJEERTEEN IYO DAROOD OO DHANA WAXAA MATALAYAY ABDULLAAHI YUUSUF OO MADAX KA AHAA S.S.D.F ISAAQNA WAXAA MATALAYAY S.N.M OO AY HOGAANKA U AYEEN DAD BADAN SADDEX DAA QABIIL HADII AAD MID KAMAIDA TAHAY WAA QASAB IN UU AABAHAA TAAGRRAY QABIILKIISA JAMHADA MATASHA SOMALIYA BUR BURKEEDA MAXAMAD FARAX CEYDIID KALIGII MASUUL KAMA AHAN INTA AADAN HADLIN HORTA soo baro jamhadihii kahor yimid xukunkii dowladii dhexe ee uu hoganka uhayay maxamad siyaad allaha unaxariiste Markaa kadib hadal Anigu burburka dowladii dhexe waxan ku eedayn.karaa hal jamhad waana s.s.d.f waa jamhadii ugu horeysay ee somaliya laga aas aaso
@mahadmiiha4496
@mahadmiiha4496 5 лет назад
Dagaalkas wax guul ah kama soo hoyn haba yaratee Maxa yeelay waxeey dileen kumaanaan soomali ah dalkiiina wuxuu galay mugdi halaag
@Dhaansane
@Dhaansane 5 лет назад
Mareykanka uma iman so maliyo dhageyso hadal bill clinton abaar ba ka dhacday somalia waliba ad u daran fahan hadalka
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 5 лет назад
Waa maalintii aan casharka barnay maraykan iyo yurub💚
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 лет назад
Inagaa dilnay caydiid somaliyeed inderkii ayaa dilay oo loo adeegsaday 😭😭😭 caydiid wxu ina baray waxay nahay
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 лет назад
@Ciilow Yare Media Iniga maaha ee izaga inaderkii xiito
@faizayusuf5894
@faizayusuf5894 4 года назад
Waa sax
@abdinasirabshir7876
@abdinasirabshir7876 5 лет назад
Geeysiga Africa General caydiid alla yaa raxma
@abdihakinjamadaar147
@abdihakinjamadaar147 5 лет назад
Mnsha💚allah walaal Shugran
@mhamedahmedaweis3562
@mhamedahmedaweis3562 5 лет назад
Caydiid wuxuuu ahaa lipaax allah u naxariisto wlhi wuxuu ka fiicanyahay calooshood u shaqeestayaasha maanta caydiid wuxuu noo horseeday cizi iyo sharaf
@bigboss-ic7zo
@bigboss-ic7zo 5 лет назад
Thanks sxb iidacada buulaxubeey wala soconaa baraamishadada
@Amandatrivizas8766
@Amandatrivizas8766 5 лет назад
400 plus askari ayaa Americanka laga dilay markaas ayey yiraahden 18 qof baa nalaga dilay galo jabkeda waa qarsataa
@mohaalexshiine6382
@mohaalexshiine6382 5 лет назад
400 xagee lagu dilay zxp mise sheeko cusub oo la timi miyaaaa😂
@Amandatrivizas8766
@Amandatrivizas8766 5 лет назад
@@mohaalexshiine6382 hadii aad tahay nin garaadkiisa sareeyo mesha lagu dilay ima weydiisen isweydii in aqalka Congresska mareykanka in shir dag dag ab loga fadhiistay maxa logu diiday butrus qali in uu xamar tago American mesha eyku jaban ayey filiman games iyo buugaag ka qoran
@Amandatrivizas8766
@Amandatrivizas8766 5 лет назад
Lkn aniga qof Somali iima sheegin nin 70 ku dhaw oo darawal ah Pakistani ah oo magalada Sharjah nala dagan ayaa I shegay in hada ka hor ciidankooda Somalia tageen dhibato badana kala kulmen iyaga iyo mareykanka
@qanciyemedia6328
@qanciyemedia6328 4 года назад
@@Amandatrivizas8766 Zhp markaa mala odhan karaa 18 toban ba ka dhintay maraykanka lkn inta kle waxy ka dhimatay pakistan
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 4 года назад
@@Amandatrivizas8766 diyaarado Iyo gadiid dagaal baa lagaga gubay muqdisho xitaa meydkoodii baa la jiid jiiday caasimada ilaahada waa aamini la.yihiin waxa ku dhacay
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 5 лет назад
waxaa iska yar in la arko dhaawac kayar maydka ama inyar kabadan lkn daasi waa tan kayaabisay cadaankii xiligaas maqlay warkaas libaax waa mid aan tiisa fiirsan lkn fiiriya taariikhda raadkiisa caydiid nin abaalkiisa aan gudi karno maaha beentu ma fiicnee
@ciiseali8369
@ciiseali8369 5 лет назад
Bro like Isii hadaad kobo la aan daabanoysid waligey like matuugsan
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 5 лет назад
Adeerkey caydiid allah yarxamah iyo mujahidiinti sna 😍😍😍 Tariiq dahab ah bay noga tageen
@musamohamed6273
@musamohamed6273 5 лет назад
Dahabka ma waxaad u taqaanaa dhibaateynta dadka iyo burcadnimadii ow horseedka u ahaa caaydiid iyo intii la socotay, caaydiid mareykankaa dhaamay oo umaddii gaajada u dhimaneysay raashin u keenay. Lkn caaydiid waxow diidanaa in umaddaas baahan laquudiyo
@yahyecabdul2892
@yahyecabdul2892 5 лет назад
@@musamohamed6273 genka la.aanti sonalia maantamaxmiyad marekab bay ahaan laheed
@mahadmiiha4496
@mahadmiiha4496 5 лет назад
Kama tegin tariiq qurxoon
@abdifatahsaid3328
@abdifatahsaid3328 5 лет назад
Mzha allh wll horey u soco waliga il xun kuma aragtO🙌🙌🙌
@hamzeapdi9825
@hamzeapdi9825 5 лет назад
Ilaa hada ciid daneynayso ma jirto xasilonida soomalia cidna isku ma wafaqsana dib u noleeda somalia 🇸🇴
@msomahy9087
@msomahy9087 5 лет назад
Hamze Apdi awalba cid daneyneysay majirin ee dano gooni ah ayey kalahaayeen somalia 🇸🇴 somali unbaa wax ka qabn karta
@abdirisakisse6237
@abdirisakisse6237 5 лет назад
Gen caydiid ku qabiil maahi lkn wan jeclaaa waxa uu ahaa nin geesiya aallah u naxaristee somali lkn geesiga ayaaga ayaa dila
@alisheikh1442
@alisheikh1442 4 года назад
Ma ninki wadanka burburiyey ayad bogadineysa subxanaallah.
@aarkamaanta5169
@aarkamaanta5169 4 года назад
@@alisheikh1442 afrikaan caqli malaha marki ladhaahaayo waa sidaanz geesi oo iska leeyahay waxoo galabsaday ma oga, waa dad maskaxda kawasan dhilaa dhashee
@somalitv9331
@somalitv9331 4 года назад
@ali sheikh mayee waa ninkii dalka maraykan ka xoreeyay lkn somali xasadka waa lgu yaqaana marki abaal loo galo xumaan iyo cay bsy marka caydiid wuxuu ahaa adiga lgu waydin maayo
@h.m.k6976
@h.m.k6976 4 года назад
@@somalitv9331 war maraykanku waxay rabeen inay soomalia cawiyaan si ay dawlad u soo noqoto oo ay gaajo ugu dhiman laa kiin caydiid aa jamhadaysan baa diiday
@somalitv9331
@somalitv9331 4 года назад
@@h.m.k6976 war bal caqliga haku shaqeeyo ma dadba wadankaga inta kugu imadan ayagon dan lahyd wacnantaada radinaya ok kaba soo qaad maraykan saasu rabay muxuu afghanistan ilaa maanta uga tagi layahy oo u gumaystan dadkiisana hubka isugu dhiibay meel dheer ba laga fikira siyaasad gaalo yay ku qaadin
@ilyassaciid7493
@ilyassaciid7493 5 лет назад
Soomaali awoodii ay laheyd alle ha soo celiyo Aamiin
@xamseyare3349
@xamseyare3349 3 года назад
Rajo.luntay taa kudaa😉😉
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 лет назад
Soomaalinimadaa dad kaga sareeyaa walee waan kufaanaa somalinimo weligay qof somaliyed xagtin magaadhsin mana dhicidoonto inshaa Allah dee marka laga reebo hablihii yaryaraa ee xiligii ciiyaala iskuulka 😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪💪
@abukatesamadon1511
@abukatesamadon1511 5 лет назад
Alle ha u naxaristo Qabrigana ha u wasiciyo general maxamed farax ceydid
@Xamuudi03
@Xamuudi03 5 лет назад
Mahadsanid saxiib ina mar kale dib u helno video ga
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 5 лет назад
Qodfkii ugu horeeyay
@baazijama1945
@baazijama1945 5 лет назад
Caydiid iyo cabdulahi Yusuf , wadadki godobta Ka galey umada somaliyed , qabiilo by uyihin wadaniin , malinti xalka lo Heli laha wadagena kamay fakarin mustaqbslkena 😭🙏
@suldankasomaliya3257
@suldankasomaliya3257 4 года назад
Horta ninyhw taarikh so baro caydiidka aaa dhahayso godob ayuu uhorseeday somalia wa ninkii siyaad bare udiri jiray markuu abdullhi yuusuf amxaarada so wadan jiray *dagaalkana hogaamin jiray lkn ilahay ma jecla dulinimada iyo dadka masaakiintaa lagu tagri falayo*
@fahad_cigaal
@fahad_cigaal 3 года назад
@@suldankasomaliya3257 shubo ku dhashay
@ahmedcadaalacadala7625
@ahmedcadaalacadala7625 5 лет назад
Kheyr allaha ku siyo macallin Allaha ku barakeeyo macallin Aqoon badan baan kaa faa'idney macallin
@abdulahiasha00
@abdulahiasha00 5 лет назад
Allow u naxriiso genaral caydiid🤲🤲
@nimcomohamed227
@nimcomohamed227 5 лет назад
Allah u naxariisto 💗💜❤️🏆mahamed faarax
@Hamse_Baydaawi
@Hamse_Baydaawi 5 лет назад
Barnamijada aad kaga hadlyso taarikhda wadankeena waa umihiim wll dhamaan dadkan aan wxba ka ogayn somaliyadii hore Shukrn wll hasan
@fawziHapiip
@fawziHapiip 5 лет назад
General CaYdiid Mar haduu siYaad bare baxaY fadqalale kale inuu sii abuuro talo wanaagsan maY ahaYn
@salaxudiinrashiid6274
@salaxudiinrashiid6274 3 года назад
Caydiid moryaan
@fatimasharifahmed8131
@fatimasharifahmed8131 3 года назад
Sxp siyaad bare iyo ceydiid xamar iskuma so gaarin siyaad bare waxa uu ku baxay kacdoon shacab ceediin na waqtiga jowhar ayu joogay siyaad bare marka xamar laga saaraye markaas ka dib ayu damcay cediin in uu xamar xoog ku qabsado dowlada ayada oo larabo u dib lo dhiso ayu diiday dhibta uu geestay lama qiyaasi karo siyaad bare iyo asaga ba illah waxe ka helan aye leeyihiin waa 2ba cadoow
@topone8381
@topone8381 5 лет назад
Sxp noo soo duub qisooyinka libaax👏
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 года назад
thnks sxb .keep going adina isoboqo sidan kusoboqday
@AidarosHassan
@AidarosHassan 5 лет назад
My names is Zakarie Abdi from hargeisa city of somaliland waxabadan ayaan ka faa iday mahadsanidwalal radio buula xuubeya keep going history of soomaaliya
@tyank3705
@tyank3705 3 года назад
From somalia not hargaysa
@thabitabdallaali7917
@thabitabdallaali7917 5 лет назад
*_MASHA ALLAH DAAWASHADU HAINOO WACNAATO_*
@Maxamed_Aweys1
@Maxamed_Aweys1 5 лет назад
Ceydiid Awooowe Wayay ❤
@manafrombeydhabo5817
@manafrombeydhabo5817 5 лет назад
Dhibdhan odeygaasa bilaawey hada asaa qabari kijiree xaalkiisa yaa og ileen qabriga habargidir kamahoreysee mxad aduunkakuheysey ayaaladhaha mawuxu dadkan qaxinayey
@guulwadetube1564
@guulwadetube1564 5 лет назад
Alla maxaan qoslay markaan daawaday filinkaa ka dhahaya aar hooyadiin wasee waxan ee la dilayo .ax wallahay waa argagixiso cago leh .buulo xuubay waan ku taageeraa raadintiisa uu raadinayo taariithihii hore alleh ha kugu anfaco .RXB
@Cirro2011
@Cirro2011 5 лет назад
Allaylehe dad lama caasiyee, deris Abgaal baa leh.
@Ibnuciisaa
@Ibnuciisaa 5 лет назад
Manse Musa iyo dabo dhilif
@Cirro2011
@Cirro2011 5 лет назад
Adeero Sayidkaa gabayga tiriyee isna ma daba dhilif buu ahaa?😂
@mohamedderow2215
@mohamedderow2215 5 лет назад
Mahadsanid walal waxan kacodsaniya xog fahfahsan from 1969 to 1991 waxii Somalia kadacay
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 лет назад
Madoonayno inaad nooga shekayso ama nasoo xasuusiso Calloolxumo iyo dhibaatooyin ilaahay nasoo dhaafiyey. Dadka kuraaxaysto inay waxyaalahaan oo kalle fiirsadaan Waa inta aan rabin Dowladnimo, Ee doonaaya, Inay isbaaro iyo Boobka iyo dhaca Umada kutaajiraan. Allah yaa usheega inaan Xaraan lagu taajirin. Madaama ay diinlaaweyaal yihiiin🙏
@jiminzedboy1625
@jiminzedboy1625 2 года назад
Ma tariiqdi quruxda badneed aan cadawaga ku jabine miyaa LA qariyaa
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 лет назад
CAYDIID WUXUU QABA MALAYIIN MASAKIINA DHIIGOODA ISAGANA SABAB U AH INAY YIMADAN CIIDAMA SHIISHEEYE WAA GACAN KUDHIIGLE CAQLI XUMADA HAYSAY MUQDISHO MALINKA DADKU TARAB TARAB AYAY UDHIMANAYEEN IGADA 😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭💪
@maxamedabdi6560
@maxamedabdi6560 4 года назад
Ilmahaas yadh yadh inaan kujuray jeclahay lkn waan is aqoon wayay tolow maxaa kaqaldanaa cameradii waagaas ?
@heersare8314
@heersare8314 5 лет назад
barnaamij noican ookale ayaan daawaday oo buulo xuubey hore usoo gudbisay
@suldaansuheylisseali2593
@suldaansuheylisseali2593 5 лет назад
Waad ku mahad santahay sxp xasan aad iyo aad ayaan ku tageraa
@abdirashiidmuxudiin3935
@abdirashiidmuxudiin3935 5 лет назад
Walalken hasan alle haku barakeeyo. Wax bdn ayan ka faaidnay
@ayandahir7353
@ayandahir7353 4 года назад
Walaahi maraykanka aad noogu dadaalen sababtoo ah waxay rabeen in soomalia aysan siibur burin lkn caydiid iyo kuwii xiligaa lasha qaynayay ayaa ayaa kadanbeeyay in ilaa maanta soomaliya sidaa ubur bur sanaato
@hasanabdisalamibrahim8354
@hasanabdisalamibrahim8354 5 лет назад
mahadsanid Radio Buulaxumeey.
@hafsajaama1900
@hafsajaama1900 5 лет назад
Ciwaanka uga dhigdagaalkii mareekanka iyo habar gidir
@nazirziyad215
@nazirziyad215 5 лет назад
Durdur Media Group 😂😂😂kkkkkk
@aliharbi9498
@aliharbi9498 5 лет назад
Xiligaan oo kale anika waxaa jiray 2bil o kaliya ilaa iyo hada muranka waa socdaa allow naka khabo inta umada dhibeeso amin yaa rabi adiga hada aqristo amin dheh walal
@AnazGrp
@AnazGrp 4 года назад
At least that general was a man of honour, he wasn't a rat at his own soil
@abdulqadir4454
@abdulqadir4454 5 лет назад
Wlhi anaga unbaa is leynay ee mareykanku nama leynin wayo magarano inan midowno oo aan caalamka ku dayano allow dowlad fican ino keen
@abdikadir22abdi27
@abdikadir22abdi27 4 года назад
Uma cafi dono america uma somaliyeed ay layeen ilohow dowlad awoodleh nasiii amin
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 года назад
Masha allah thank you for story
@garjaw7
@garjaw7 5 лет назад
Taas waxay ku tuseysaa somalida in ay geesiyaal yhn lkn damiirka la’yhn waddan dhan ma jclo
@ahmedabdixafidfiqi499
@ahmedabdixafidfiqi499 5 лет назад
Shukrn sxp Barnamijyda quruxda bdn aad inoo soo gudbiso wad ku mahadsantahay
@iskudeeysmadaxbarar963
@iskudeeysmadaxbarar963 5 лет назад
hadaadan taariikhda wax ka ogayn haka hadlin pls maxaa sababay in ciidanka pakistaan ladilo maxaase ka horeeyay bal taa iiga jawaab bro aan ceebtaada asturee
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 5 лет назад
Haddiiba aad adiga ceebtayda asturayso waaba mahada Alle, qasabna ma ahan in barnaamij 10 daqiiqo soconaya aan wax walibaa kusoo qaato, marka hore galaas caano ah dhan sxb waad dadaashay mahadsanid
@iskudeeysmadaxbarar963
@iskudeeysmadaxbarar963 5 лет назад
@@buuloxuubeey su.aalaha iiga jawaab wall caano maba cabo oo xoolaba iima joogaanee
@cabdiladiifayuub2237
@cabdiladiifayuub2237 5 лет назад
Hadaayay illaa iyo hadda sugaayay Kiii hore fiirso anigoo is leh waaba kaboxisay
@hdwasuge1572
@hdwasuge1572 5 лет назад
filmka Black hawk down hadaa daawanaa qisada dhabta ah siaanu ogaado
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 5 лет назад
Habargidir D_Day ayey aheed maalintas
@abdirahmanfft7949
@abdirahmanfft7949 5 лет назад
Kkkkkk caydid hawiye dhahan ayo aha hawar gidir matagal tamayne
@Tarikhaha.qarson
@Tarikhaha.qarson 5 лет назад
MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID MAHADSANID
@abdullahiabdifarah8320
@abdullahiabdifarah8320 5 лет назад
msha allh wad mahad san tahaay wll horeey usoco allh hana badbadiyo if iyo akhiraba
@jaaluud5395
@jaaluud5395 5 лет назад
Waa kaa sugaynay sxb
@war-shubotv1278
@war-shubotv1278 5 лет назад
Ilaahow u naxariiso mujaahidkii dhabta ahaa ee general caydiid
@abdirahmankeenadiid2885
@abdirahmankeenadiid2885 5 лет назад
Alla maxaan dhib soo marnay allow adaa mahad leh nagasaaray dhibtaas alx
@ahmedmohamad1603
@ahmedmohamad1603 5 лет назад
Mahadsanid buulo xuubey
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 5 лет назад
Woow guul somalia
@naasir77
@naasir77 5 лет назад
Somalia meqa iska dileen dhaqdoda Lama qiyasi karo ilahiyow no dabi dhaaaf aaamiiin
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 5 лет назад
Sababta ilaa hada anay somalia u daggi laadahay miyaad og tahay maandhow markii la gumaaday askartii reer galbeedka iyo maeaykanka ayaa kenay in anay ilaabin waana sababta wali nabad looga wayay somalia markaykankuna wuu aarsanayaa ee midaa ogaada jalayaal
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 5 лет назад
Kula fikir ayaan ahay. Mareekanka kama adkaan waan ognahay asagana wuu ogyahay. Ee Si kaloo ku aarsanaa ilaa maanta.
@itshim7600
@itshim7600 4 года назад
General Aydiid Geesi🇸🇴💪
@mdm1919
@mdm1919 5 лет назад
waddani tv maxa ubadashay
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 5 лет назад
Runtii waa dhibaato aynu ilaawi doonin' raggii dadkeena dilay inay dalka joogan waa inoo doqonimo 😫
@shucayb939
@shucayb939 5 лет назад
Waa wax laga xumaado
@PlzSubscribe_Like
@PlzSubscribe_Like 5 лет назад
*Soomaaliya Guul* 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 *Nimanka aan 17 askari aan ka dilnay oo waxay yihiin aan tusnay aduunka ayaan leenahay USA garab hanasiiso, Walaahi inaysan waxba kuu qaban karin, Illaahow nasoo hanuuni*
@sayidcumar6536
@sayidcumar6536 5 лет назад
THANKS
@somaliboy8613
@somaliboy8613 5 лет назад
Cajiib ilen habargidir mar bay mareykanka cashar u dhigeen
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 Год назад
Somali lasoo doontay dagalkooda ineysan si sahlan looga baxsanen viva Somalia 🇸🇴 ❤😅
@Daysaneshow
@Daysaneshow 5 лет назад
Somalia ha guuleysato wlhi wadankeyga inow hormaro waa jeclhy
@mohamedelmimohamedelmi4626
@mohamedelmimohamedelmi4626 5 лет назад
Runtii caydiid waxa uu ahaa geezi soomaliya usoobaxay lkn soomaliya geesigooda iyo wadanigoodaba ayagaa dillo illaahay hakuu naxariisto aabe caydiid
@cabdallasheikhahmed2435
@cabdallasheikhahmed2435 5 лет назад
wadamada aduunyada dartood ey u qasan tahay ayaa u faan badan ku lahaa "soomaaliya waxaan u dhimid inaan dhibaatada ka saarno" maxaad ku qabataan Guantanamo Bay, dadka nool ayaa idinka joogi la', dadki aabayaasheen gumeysan jiray yey ahaayeen?. Wax aan naceeb ahayn u mahaayo gaalada iyo beenaale yaasha.
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 4 года назад
Caydiid asagaba khyr ma wadin dambiile bu ahaa wuxu ka mid aha dadki somalia dhibatada u horseeday allah ka cafiyo
@fadumomahamudali17
@fadumomahamudali17 5 лет назад
Ma ishegi karta tariqad u dhintay caydiid
@abdihakiinidiris1435
@abdihakiinidiris1435 5 лет назад
ILLAAHAW WADANKAYAGA DHIS CIIDAN IYO SHACABA YAA ALLAAH😂😂
@abdiwakiil7715
@abdiwakiil7715 5 лет назад
Wllhi dadkan waxaa buunbuuninayaan dhibatoyinka
@abdirahmanmose
@abdirahmanmose 5 лет назад
Fadlan hadad taageerto like saar comeentigayga😍😍
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 5 лет назад
Wn idin salaamay Bahda Buulo_Xuubey
@abdallachannel8668
@abdallachannel8668 5 лет назад
masha allh bro thnks horey usoco
@sadikabdihamiid
@sadikabdihamiid 4 года назад
anigu waan ku taageer sanaa howlgalkii Somalia ay ka fuliyeen balse way ku guuul dareesten
@abdulkhadirmohamoud5730
@abdulkhadirmohamoud5730 5 лет назад
Macalin buugag Somali eh o qoran hade jiran mano sheegtid
@abukatesamadon1511
@abukatesamadon1511 5 лет назад
Sxb waxad aqtisata bugag ta u qoray abduqadir aromo
Далее
Wait for winner 🏆 😂 #shorts
00:42
Просмотров 6 млн
Сняли домик блин🏠
23:19
Просмотров 333 тыс.
Wait for winner 🏆 😂 #shorts
00:42
Просмотров 6 млн