Тёмный

DILKA CULIMADII DIINTA IYO DOWLADDII JEN. SIYAAD BARRE (Risaala TV Documentry) 

Risaala TV
Подписаться 49 тыс.
Просмотров 178 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 205   
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889
@mohamedabdalleosmaanbaalle1889 5 месяцев назад
Maanta siyaad iyo wadadaadaas iyo malaayiin kale oo dabadood laxasuuqay, dhamaantood maanta aakhiray wadajoogaaan, ilaahay waa caadil isagaa u xaqsooray
@MouminHersi
@MouminHersi 4 месяца назад
Allah yarhamuu janatal fardusa alow qu soo dhaweh
@Hani_ahmed-vp5is
@Hani_ahmed-vp5is 4 месяца назад
No can ilama eka in u janada galayyyo wa ayo diintii ilahayy ayuu ka so horjeedsadeyyy
@yusufmustafa7323
@yusufmustafa7323 3 месяца назад
Aamiin aamiin yaa allah
@greenkhadra9765
@greenkhadra9765 8 месяцев назад
Istaqfurulaah ilaaho ha i cafiyo intaan ka diifaacay ziyaad bare barii ayaan ka ahay
@kingaadanmastar6190
@kingaadanmastar6190 5 месяцев назад
😂😂
@izackali2861
@izackali2861 5 месяцев назад
😂😂😂
@saidmuse6904
@saidmuse6904 2 месяца назад
Amiin
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y Месяц назад
Ahlu naar ayuu ahaa ilaahay naarta haku fogeeya kalaamkii alla ayuu leeyahay ma jira isagoo af qurmuun
@suguletube7472
@suguletube7472 6 дней назад
isaaq miya tahy😂
@DiinicabdluhiCabdi
@DiinicabdluhiCabdi 28 дней назад
Alla yaraxma raaximiin
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y Месяц назад
Allow culumadii sharafta laheyd ee difaacayay quraanka kariimka allow u naxariisa
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 7 месяцев назад
Allaha SWT qofkuu rabo wuu ciqaabaa qofkuu rabo wuu cafiyaa. Marka for me NO COMMENTS IT IS UP Allah
@amareto5772
@amareto5772 7 месяцев назад
Waa runtaa. Netanyahu oo aad aragtay sida uu Falastiin u xasuuqay, Allah waa cafin karaa, sax?
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 7 месяцев назад
Illaahow siyad bare Afweyne cadaabka saciiro gali oo haka saarin waligii😢
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 7 месяцев назад
@@muktarmohamud937 Aniga ma ogi Adi Iyo Maxamed Siyaad waxa idiin dhex maray laakiin Ramadaan aa soo dhow iska cafi ama Allah hakaaga aargudo haduuba dhib kuu geeystay
@Zakimohamed911
@Zakimohamed911 4 месяца назад
Danuubta cibadada kadhasho ayu alle cafinaya Balse xaq bani aadan qofka laga galay le cafin karo Cidkale cafimakarto
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 4 месяца назад
​@@amareto5772 wll ilahay dabi walba wu cafiya shirkiga moyane marka hadu natanayahu islamo o u Alle uso noqdo Alle wu cafiyaya wll lkn Hadu galnimo ku dhinto warmale
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 5 месяцев назад
Subxaana laah
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 7 месяцев назад
Diintii islamka markaas buu ka baxay kuwo bakhtiyay o qabyaaladi indhaha iyo qalbigaba tirtay baa jira o illahey swt iyo diintiisa qofkaas u qil bixinayo
@khadraali2674
@khadraali2674 4 месяца назад
Waa waxay la dagi la'dahy ilaa hda ee ay la gubanayso ilaa hda😢
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Месяц назад
Haa wlhi
@DiinicabdluhiCabdi
@DiinicabdluhiCabdi 28 дней назад
Allaha unaxariisto dhaman culsmii arxan.dara loolayayay
@CabdalleZiciid
@CabdalleZiciid 3 месяца назад
Diin laàan ayuu ahaaa Hadalkiisa hdaan fiirino diinta ayaa looga baxaa.
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 6 месяцев назад
SUBXAANALLAH INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO DHAMAANTOOD ILLAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMAANTEYNBA AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
@ABdICali-z1k
@ABdICali-z1k 6 месяцев назад
999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999
@ABdICali-z1k
@ABdICali-z1k 6 месяцев назад
9999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999999
@ABdICali-z1k
@ABdICali-z1k 6 месяцев назад
9999999999999
@ABdICali-z1k
@ABdICali-z1k 6 месяцев назад
999999999999999999999999999999999999999999999999
@ABdICali-z1k
@ABdICali-z1k 6 месяцев назад
9
@EngYounis
@EngYounis 7 месяцев назад
Alle ha udanbi dhaafo jaalle siyaad, Wxanse aaminsanahy wlhie kuwa hda jira oo kumanan layntooda kadanbeeya ayaa kdran,
@amareto5772
@amareto5772 7 месяцев назад
I hope inaad barato xukunka qofka beeneeya(ama ku jees-jeesa) aayad Ilaahay soo dejiyay. Waxa halkaan iiga cad, wax aqoon ah inaadan diinta u lahayn.
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 7 месяцев назад
​@@amareto5772 adiaga ku dhaqan Diinta Dambi aadan cadayn karin inuu ilaahaay uga Towbad Keeney baad ku xiiqaysaaye hadaadse Diinta taqaano qof 40sano Montana maxaa ku daba dhigay ilaahaay sow ma oran umadaydu hakaa nabad gasho adigu xisaabtooda kuuma taalee .
@EngYounis
@EngYounis 7 месяцев назад
@@amareto5772 nin walba aakhiradiisuu leeyaha, bal taada un ka adkow. Gaf wa dhacaa ciqaabtiisana alle ayay agtiisa ahaatay. wxaanse kuushegin in falalka sida maalinlaha ah udhaca oo dilku ubdanyahay in ay kdaranyihin. caadi bay wxaas kula noqoty ban filayaa in 10 sano gudaheed kumanaan soomaali ah bilaa micno lagu dilo. kuwani wa kula sahlanyihin bn filyaa
@heegotravel5152
@heegotravel5152 5 месяцев назад
Amareto waa sidaad sheegtay kani jaahil cad.
@Sirad47
@Sirad47 4 месяца назад
Isagaa macallin u ahaa.
@MouminHersi
@MouminHersi 4 месяца назад
Madaxweyna jira dabadii Aw somalia
@AbdirizakMaslah
@AbdirizakMaslah 19 дней назад
Gaal buu ahaay ruush unacamleyjiray diintoodana wadankan keenay Ilahey baa ka abaalmarinaya malinta weyn😢 culimada iyo sarakiisha uudilay
@AdanXusen-q8r
@AdanXusen-q8r 3 месяца назад
Subxaanallaah
@samewadasamewada
@samewadasamewada 7 месяцев назад
waa waxa belaayadu uga damiweedayi xamar ilaa maanta kana dhamaan miiso ilaa qiyaamaha
@CabdikhaaliqXasan
@CabdikhaaliqXasan 6 месяцев назад
Duca ayaad uawoodaa wll
@ifka2877
@ifka2877 11 дней назад
Adiga miyaa xamar balaayo ama qeeeyr u haya Teeda kale ma xamar oo dhana culimada dishay ? Illaheey waa caadil Adiga se bini Adan ayaad tahay laga yaabo qabiil ama xaashi’s Nino kale ineey kalmada ka keentay lkn dhibra jirta waxey tahay reee xamar ku yana jecel iyo Yaa na neceb maba yuraahdan ee haku daalin
@cabdallaaxmad3816
@cabdallaaxmad3816 3 месяца назад
انا لله وإنا إليه راجعون Sidaan u ba'nay oo dib ugu kici la'yahay Hooggaan iyo wax la mida ayaa u sababa .Rabbi SW dadka ma dulmo
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 7 месяцев назад
Kadib meekhaa dis heen?
@abdirahmanatosh151
@abdirahmanatosh151 5 месяцев назад
Waxaas lagama hadliin ee quranka eebe toos dagaal kuqaadeey
@Sirad47
@Sirad47 4 месяца назад
Xataa waxaa la sheegaa in dadka dayaaradu ku dul dhaceen ahayeen kuwii u daawashada ugu tagay culimada layntooda.Allahu aclam.
@Sirad47
@Sirad47 4 месяца назад
Kkkkkk sh.dirir xilligaa siqiir buu ahaa.
@ahmedali5976
@ahmedali5976 5 месяцев назад
Dilki Culimada waxay dhaxal siisay Diktator Siyad Barre inu ku bakhtiyo Tuula yar oo Nigeria ku yaal isago Bila Sharaf Bila Karaama ah.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 5 месяцев назад
Maamada Hadleysaa Si fiican ayey U hadleysaa
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 7 месяцев назад
Cali mahdi iyo Caydiid ka warama iyo dhiiga Muslimka??
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 7 месяцев назад
Cali iyo caydiid ma fagaarey aayaadkii ilaahay ku inkireen sumun rubuc jini ka waran ninka yiri oo loo sacbiyeey culumadiina laayeey ma daaroodnimaad ku taageerin
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 7 месяцев назад
@@tj-mi2ix kuwa ka daran ayaa hadda oo kumaan kun culumo laayey oo la oran jiray Ashahaad la dirir, ma illowdeen oo maydkoodi laga gadan jiray Saldhiga Mareykaanka ee Djibouti. Ma umal baa soomaalida oo illowsho dhowaa!!!!
@izackali2861
@izackali2861 5 месяцев назад
​@@MohamedSharif-bn3rrabow hadad darod tahay aniga kadarodsan 😂 nimanka aad kahadleso mell banan inta soistagen ilahey iyo kitabkisa kumey jesjesin qof ilahey dagal lagale iyo nin dadkisa dagal lagale miya iskumid kadigee subxanalah
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 4 месяца назад
​@@izackali2861Daarood ha ku dhawdo. Waa fashisheen, markii Xamar la idinka baxay, maxaa wax u qaban weyseen, cudur la yiraahdo Daarood neceyb ayaa idinku dhacay. Taasna waa caqli xumo
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 4 месяца назад
Waa midii la eeday ee mahadhadeedii weli soconayso ilaaheeyow inooga gargaar yaa alaah
@amareto5772
@amareto5772 7 месяцев назад
Aayada xataa waa ku jees-jeesaa, ka waran??
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 7 месяцев назад
Ka waran muuse HANDARAAB MUSIIBO oo yiri citiraafkoon iloowno waa Suurad Bisinka laga iloobey , .
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy 6 месяцев назад
wll diinta aan barano dalkana innagaa lehe aan difaacano
@nimoahmett9299
@nimoahmett9299 7 месяцев назад
إنالله وإنا اليه راجعون 😢
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 3 месяца назад
Subxana allah
@sacdiyaomar4726
@sacdiyaomar4726 Месяц назад
Waaar ileen ninku saan modayey ma aha mrba hdii diinta gaarto ogaw waa halis
@HudaAdia
@HudaAdia 4 месяца назад
Filayaa culimo ka masuul ahayd shabaab in ay sameeyaan , ilaahay u naxariisto jaale siyaad bare.
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 4 месяца назад
Ma ninka ayadka qur anka ah sida u beninaya e Alle canjilaya bad naxaris u radinaysa subaxnllah hadanu tobad kenin dabi way o galnimo ah bu galay wll
@Sirad47
@Sirad47 4 месяца назад
Isku qolo keliya inaad tihiinbaad ku difaacaysaan soomaaha? Maalinkalaad garan.
@HudaAdia
@HudaAdia 4 месяца назад
@@UgbadomarYusuf ma garanaysaa ma alihii xisaabinayay tahay ? Hadaanad waxba ogeyn farta kala bax .
@HudaAdia
@HudaAdia 4 месяца назад
@@Sirad47 qabiilba ma aqaani wll , in uu dhulkayga sida maanta dhaansiiyay uun umada nabi maxamed weydii
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 4 месяца назад
@@HudaAdia waxay ma garanaysa sawniga dawaday e maqlaya ayadka sudu leyay mala qur anka ayadan aqon qof nocasa mad difacdene الحمد لله علي نعم القران والعلم
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 Год назад
Kuwa hadda culimada sheganaya ee gumadaya, dhacaya takfiiriya maad waxkatirahdan ood ladaggalntan khawarijta
@LexlutherVII
@LexlutherVII 11 месяцев назад
culimo ma aha waxay ahaayeen argagixiso al shabab oo hoos yimaada dowladda Sacuudiga, Siyaad Barre shaqo fiican buu qabtay AUN 🙏💙🤍💙
@LexlutherVII
@LexlutherVII 11 месяцев назад
culimo ma aha waxay ahaayeen argagixiso al shabab oo hoos yimaada dowladda Sacuudiga, Siyaad Barre shaqo fiican buu qabtay AUN 🙏💙🤍💙
@izackali2861
@izackali2861 5 месяцев назад
​@@LexlutherVIIallah haunaxaristo ayad lethay kitabka quraanka uu beniye ya iskaleh marka 😂 athi maleh ilen Allah haunaxaristo waxadaha qof ilahey aminsan athiga ilahey maba aminsanithee gaal aya tehe ilen hadad aminsanan lehed qof quraanka inkirey ilahey haunaxaristo mathan dehen see cml
@LexlutherVII
@LexlutherVII 5 месяцев назад
@@izackali2861 gaal waa jahilga qofka muslimka ah ku dhaha gaal baad tahay, marka adiga ayaa is cayeey is sharaxay,
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 4 месяца назад
​@@LexlutherVIIayadka u beninayo e u canjilayo sacudi iyo cid kale tona maleh e Alle hadalkisi weyan talabad culimada xaqay ushegen bu ku layay وب الله توفيق
@MouminHersi
@MouminHersi 4 месяца назад
Hayez hassanow adiqana waxba qa manuuc maha Ila réer caarhiraad marqasuu masjidka a ben qa soo afuufia
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 месяцев назад
Afweyne isagaa jahanaba galay
@Dias5RamosWarsame
@Dias5RamosWarsame 6 месяцев назад
Jaalle Taariikhda iska sax.Ma joogno waqtigii wixii la rabo layska sheegi jiray.
@dananmedia3193
@dananmedia3193 8 месяцев назад
Kiibaa diinta jiclaa maka culimadiilaayay iidiinta kasoohur jeestay diinta islaamka alahacadaabo insha allaah
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 4 месяца назад
Ciqaabtii somalia ku dhacday maalintaa ayaa ilaa maanta haysata, kuwii maalintaa sacabka u tumayey ee rag iyo dumarkooda ahaa ayaa maanta leh khalad bay ahayd
@SayidXiinfiniin
@SayidXiinfiniin 5 месяцев назад
Ilaahow udanbi dhaaaf
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 7 месяцев назад
said bare wuu ka jeclaa diinta islaamka iyo sharafta tuugtan eedeeneysa.
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 7 месяцев назад
Dhagahaagu maxay maqleen
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 7 месяцев назад
wixii caqliga geli karay.
@saidadenali1175
@saidadenali1175 Месяц назад
Subxaanalaah war hadalkaada ka fiirso diinta ha ugu bixin ninkaas siyaad bare maalintii oo aayadaha diinta beenta ka sheegay ayuu gaalooway
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад
Qaladkii kacaanku uu galay ayay ahayd gaalnimo tii ugu waynayd ayay ahayd
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 5 месяцев назад
Dhacdo foolxun bay aheyd masuuliyadeeda.siyaa baa ilaahay baa kula xisaabtami.
@saidmuse6904
@saidmuse6904 2 месяца назад
Subxanallah
@nasramohamed4229
@nasramohamed4229 7 месяцев назад
Duqda maxaa qaawiyay
@aliyaahmed1855
@aliyaahmed1855 7 месяцев назад
Xiligaas wey ku faraxsanayeen waliba iyagoo qaawan
@Dabiyoholac
@Dabiyoholac 7 месяцев назад
Burcad diimeedka maanta jira oo soomaali gumaaday bay ahaayeen kuwaasi
@samohamed3624
@samohamed3624 7 месяцев назад
Shaytaan bilaa diin ah baatahay
@NasiibFiican
@NasiibFiican 4 месяца назад
Ilaahay jahanama ku gee aamiin
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 7 месяцев назад
Weli qaar baa dabasocda ninkii diinta burburiyey
@muktarmohamud937
@muktarmohamud937 7 месяцев назад
AFWEYNE Alle qabriga haku cadaabo😢😢
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 7 месяцев назад
Adigu cadaab ka badbaad wll isaga cadaab iyo jano uma hayside taasna gacantaada kima jirto ee tan alle ayey ku jirtaa.
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 месяцев назад
Amiin
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 5 месяцев назад
Cali mahdi, Caydiid iyo khashinadii ay noo dhaafeen ka waramabe? Ma siyaad Barre ayaa qabrigiisa ka soo diray?? Nin wax tari waayey rumigiisa Kal
@ahmedmcali7724
@ahmedmcali7724 2 месяца назад
Astaaqfurulaah😢
@CabdikariinIbrahim-kj9cw
@CabdikariinIbrahim-kj9cw 2 месяца назад
Kowa hada ladilayo ma siiyad miya dilayo
@DayibXusen
@DayibXusen 6 месяцев назад
Sivadbaye 😊
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 5 месяцев назад
Hada ayee dimoqradiyo u ga dayanaayan america dhamaan kuwa hada jooga iyo bakhtiyay waa mujrimiin an diin rabin
@osmanxasan-hu9td
@osmanxasan-hu9td Год назад
😢😢
@LexlutherVII
@LexlutherVII 11 месяцев назад
culimo ma aha waxay ahaayeen argagixiso al shabab oo hoos yimaada dowladda Sacuudiga, Siyaad Barre shaqo fiican buu qabtay AUN 🙏💙🤍💙
@majid2968
@majid2968 10 месяцев назад
​@@LexlutherVIIbeen bad sheegtay laakiin qof walba aluu hortagi doonaa mantana siyaad iyo culimadii kitaabka ale dartii loo dilay ale way la kulmeen wana lakala xisabiyey Kitaabka quraankana alaah iska leh sucuudi malaha
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 7 месяцев назад
​@@LexlutherVIIsheeydaan eey ah
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 7 месяцев назад
​@majid2968 kuwa maanta jooga oo sheekh iyo shariifba diley 32sano bal iyaga ka waran maxaa xasuuq bani'aadam iyo umado la baro kiciyey idiinma muuqdaan miyaa Siyaad barre uunbaa Dambiile ah miyaa? Cadaalada alle ayaa inoo dhaxaysa.
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 7 месяцев назад
Isku dambi baas tihiin ee aaqiraa warku haystaa hadaadba islaam tahay alshabaab na na jirin waa gaas ee wasaqdooda iyagana alaaha na dhaafiyo
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu 6 месяцев назад
Siyaad barre waxuu dilay wadaado ayuu dilay 48 sano ka hor. Majiraan wax sheegayo ama ka hadlaayo culimadii lagu laayay magaca diinta?
@ifrahali7125
@ifrahali7125 5 месяцев назад
Malaha soomali balayada ka hariweysay halkaas baalaga raacay subxanallaah
@CabdiKariin-sf2ql
@CabdiKariin-sf2ql 3 месяца назад
waarimayside warha kaaharo siyabare malintas buu halagsaday
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 5 месяцев назад
Baal ega hoyo maryam se xaran iskaga alalisay maxad moda 20 jir m.a
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 6 месяцев назад
Aabe siyaad waa ku saxsanaa kuwa maanta umadii eber kadhigaayo soo ma aha sheeydaamiinta culumo usku sheegaa allow jadii fardoowsa kuugu casuum
@manineima4398
@manineima4398 6 месяцев назад
Shaydaanku waa adiga oo futada kaa hadlya
@manineima4398
@manineima4398 6 месяцев назад
Shayddanku waa adiga oo daalim uu doodaya
@cashamuxudiincoosey
@cashamuxudiincoosey 5 месяцев назад
Illahey ka baq qof ayadihii illaahey beniyay qabiil nimo ha u xigsan
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 месяцев назад
@@cashamuxudiincoosey waalhi oo bilaahi hadaat tardano dhaar inaan isku qabiil eheen oon waligiis wax isiinin ina aqoon walaashey haiimaleeyin nin u dhasha qabiilkaas waxaan ahay somali mana jecli qabiil aloow naarta igaay waa bil barakeeysan inaan santi u laheey waxa aasheegeysi qabiil i aamin abaayo ilaa ba laaminaaye yaa fiican dadka hada jooga iyo siyaad bare ii soo jawaab alena kabaq
@_-JB
@_-JB 4 месяца назад
​@@husenabdimohamed8943suasha gabadha ka jwb Horta naacda Naga dhaafe
@BulaaleAhmed-m5b
@BulaaleAhmed-m5b 2 месяца назад
Maxaa diintaan carabta ,waxaa weeye la taga diintaan carabta ,wasa bin cabdi mutalib ,war wasa diintaan ciyaalka wasaaya asagoo jira50'+ 9jira waa maxamed carabka maka
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 6 месяцев назад
Galkii afwayne ilahayow Naarta ku waari isagaa Samo iyo dinba diidaye
@MucalimMuxamed-cl5zx
@MucalimMuxamed-cl5zx 3 месяца назад
Wahaabiyo dilkeda jariimo maahin waa fardul ceyn
@AhmedNajiib12329
@AhmedNajiib12329 2 месяца назад
Surad quraan dhan inta la beniyay Dadkii difaacay maaa danbi galay War hooy allh ka cabso Aduunya waa laga tagayaahe
@HussainJunior
@HussainJunior 5 месяцев назад
Luqada carabiga waxaa ku qornaa حرقاً بالنار macnaheedu “culumo Dab lagu Gubay”. Waxaad dareemeysaa in Fitno dibadda laga soo abaabulay jirtay oo AUN Siyaad Barre la hoos dhigay asagana siriqa ku dhacay. Xittaa haddii uu hogaanka qaldo si xikmad leh baa loo xaleyn kari laakin in si bareer ah laga soo horjeesto, Haybadda Hogaanka lahayd lagu tunto ma ahayn. Dhalinyaridaasi AUN waxaa laga rabay in ay la tashadaan Culumada si looga noqdo Goa’aanka Qaldan. Hadduu dulmi dhacana, ma ilaah baa laba diyaaro intuu isku dhufto buu 50 Muslim ah laynayaa!!! Hogaanga wuu qaldi karaa laakin si xikmad leh baa loo xaleeyaa.
@bario1091
@bario1091 6 месяцев назад
Taasi danbigiisa ilaah baa laxisab timaya lakiin idinka naga dilkka ilaa hada dadka kuwadaan danbi qofkaley ilaah wadan dhan uma halagayo ee idinka dilka joojiya
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 месяцев назад
Naag iskatag kadib ninkale raacday kadib cunugiyo garguranaya nikaxeyoo kudhashay hadana nin nag furay oo dib usooceyshtay mudo kadib hori ciyal uguheysay kadib uur buu ogaday iney ledahay war sidan maxaytahay war ciyalkisa hesta udaran kuwan aniga idan iguheyso kadib dhaxan kuheshay oo hishis lagashay gabadhisa weyn xerka qoskana qadatay iyado gabdho goni utaba barto wagas siyad sarnaa
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 5 месяцев назад
Inaa lihaah
@XuseencaliMaxamed-pq3mr
@XuseencaliMaxamed-pq3mr 3 месяца назад
Yakusodirey
@TeamAayahaMedia
@TeamAayahaMedia 3 месяца назад
Codka Siyaad bare maha😂😂😂
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 5 месяцев назад
Hada ayee dhoban yihiin Lakin ayagana qoorta ayaa lagajaraa
@madiino8542
@madiino8542 Год назад
Asc
@abdiadan4837
@abdiadan4837 Год назад
May Allah for give him, and give him paradise, Allah gaafuru rahim
@LexlutherVII
@LexlutherVII 11 месяцев назад
culimo ma aha waxay ahaayeen argagixiso al shabab oo hoos yimaada dowladda Sacuudiga, Siyaad Barre shaqo fiican buu qabtay AUN 🙏💙🤍💙
@izackali2861
@izackali2861 5 месяцев назад
​@@LexlutherVIIsiyad baraha aad shegeso oo aad lethahay shaqa wcn ayuu qabte orod kadawtag qabriga lagucathabaya hada orod usosheg 😂😂😂
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 месяца назад
ilaahow mar awood iisii inaan saxo Aayadaha nalaku qarxiyo 😂😂😂
@AbdirahmanBarre-kl6os
@AbdirahmanBarre-kl6os 2 месяца назад
Quraanka ma aayad qaldan ku aragty?
@sharmaanbeek4696
@sharmaanbeek4696 6 месяцев назад
Jaahilnima ugaysay
@abdukadirosman1959
@abdukadirosman1959 6 месяцев назад
13 ayaa hadal heysaan wadaadkaan aad soo xigatay marki itixaadku bilaabanayeen imisa ayay laayeen dagaal oogayaashi kumanaan bey laayeen waliba koofurta soomaaliya
@feisaldakane1300
@feisaldakane1300 6 месяцев назад
Godane miyuu saxnaa...?
@MouminHersi
@MouminHersi 4 месяца назад
Madaxweynaha caayada ilahey muu badileyn eysa wuxuu ujeydey dulumka dumarka soomaalieyd raaquu haqa daayene
@ruqiyaqawrax5504
@ruqiyaqawrax5504 3 месяца назад
Benalee yahuba inuuu filau isaaq hoyadood wasaa waxa iska samystay
@seidabdi751
@seidabdi751 6 месяцев назад
AUN JAAHLE ZIYAAD BARRE
@qadarbile7040
@qadarbile7040 4 месяца назад
Siyaad bare waa dam bigìi wey naa uu diin ta kagalo
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 7 месяцев назад
Sacuudi has sent Somalia social political and military engineering missile. Siyat Barre should’ve avoided by dodging and treating the issue as nonissue. Secondly he could’ve said he didn’t know religious jurisprudence. He could’ve formed secret clandestine national register and research. The data could’ve given plenty of strategic planning opportunities. End of game
@FaysalcumarAwcabdi-kq3cc
@FaysalcumarAwcabdi-kq3cc 6 месяцев назад
0⁰0⁰0⁰⁰00⁰⁰⁰0⁰⁰⁰⁰⁰00⁰⁰⁰⁰0⁰⁰0⁰⁰000⁰0⁰⁰00⁰⁰0⁰⁰00⁰00⁰⁰⁰⁰
@FaysalcumarAwcabdi-kq3cc
@FaysalcumarAwcabdi-kq3cc 6 месяцев назад
0⁰⁰⁰⁰00⁰⁰⁰⁰0⁰⁰⁰⁰⁰⁰0⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰000⁰⁰⁰⁰⁰⁰0⁰⁰0⁰⁰0⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰⁰00⁰⁰0⁰⁰⁰
@MaxamedHanad-bp9wr
@MaxamedHanad-bp9wr 2 месяца назад
siilho yada
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 8 месяцев назад
Cadaabtaa kuu dhaac
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 7 месяцев назад
Adiga iska badbaadi cadaabta alle , nacayb qabyaaladeed baad U daba joogtaan laakiin aakhiro waxba Cid Cid KAMA tareyso ninwalba camalkiisaa ilaahaay ku xisaabinaayaa.
@SamatarNour-gi6nw
@SamatarNour-gi6nw 7 месяцев назад
Ilaahay cadaabta haku fogeeyo
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 7 месяцев назад
Ma adaa maamula cadaabta ? MISE ilaahaay adigu naftaada cadaabta ka ilaali , wuxuu gaystey ilaahaay buu la hortagay laakiin kuwa 32sano na halaagay iyaga ka waran? Waad U ducaysaa miyaa????????. Waa yaab isuma jeede islaan dhaan halaagii ka dambeeyey ma ku raaxaysataa? Yaa miskiin adiga kan wax waa hore dhacay noo soo celceliya waxa gadaashiis halaag na gaareyna dadaboola .
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 6 месяцев назад
Aabba beele dad wada sixran oo aan khalad sixi karin oo wuuu doono uu sheego isaga sacabba tummayeen
@MohamudDahir-du7jt
@MohamudDahir-du7jt 6 месяцев назад
Dulli Ilaahay ku bad jaahilnimada intaa la.eg oo lagu faanayo Quraanka oo lagu jeesjeesayay waa wixii la eeday ee dalka iyo dadka uu ku burburay. Inuu i khamri ka dhergay ayuu Quraanka ku sheegay Sumun subuc wal jinni markaasi baa loo sacabba tummayay
@XasanAxmedDhicisow-q8g
@XasanAxmedDhicisow-q8g 4 месяца назад
Kuwa hada joogA maxay nagusoo siyaadiyeen wax aruursi iyo boob
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 месяца назад
naclaa idinkuyaale qaraxyadiina muslimiinta Somalia lagu halaagay majanaa?😂😂😂 waxa ay qarax geysanayaan ma arkaan
@manineima4398
@manineima4398 7 месяцев назад
Suuli Nigeria 🇳🇬 kuu yaal ayuu kuu dhinty
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 месяцев назад
Uu bakhtiyay
@manineima4398
@manineima4398 5 месяцев назад
@@AbdiPianoChannel waa runta ! Sidii awawgii ina cabdule xasan oo geed cidla,ah isna kuu bakhtiyey
@izackali2861
@izackali2861 5 месяцев назад
​@@manineima4398sayid iyo sheydan Nigeria 😂kudinte haisbarbardigin😂😂
@aliyaahmed1855
@aliyaahmed1855 7 месяцев назад
Kuwan u sacbinaya kuligood dambiga wey kula jireen iyo wixii madax ahaa oo dhan macaa habrahan sheydaan ee ilaa hada qaawan war gabigiin daalimiin ayaa tihiin iyo tuugo macaa kuwiinaan hada xukunka haayo iyo adigan soo saaray barnaamijkaan tuug baa talay
@Fadumo123-x4q
@Fadumo123-x4q 4 месяца назад
Allahu akbar❤❤❤❤❤
@Yuuri5
@Yuuri5 9 месяцев назад
Jaale we miss you 🇸🇴
@izackali2861
@izackali2861 5 месяцев назад
He is in jahanam gate 2, go and visit him 😂😂
@saidmussa6461
@saidmussa6461 7 месяцев назад
Kuwa USC 1991 DHAC IYO BOOB KU QABSADEY HANTI AGOOME AH XOOGA KU HEYSTA KA HADLA
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y 7 месяцев назад
Usc wey ka sharaf badnaayeen ahlu naarkaa
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 4 месяца назад
Qashin qashin dhalay ayaad tahay oo difaacaya khain khain dhalay because of qabyaalad dhibaatadii uu gaarsiiyey dalka waa mida hada weli taagan,
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 6 месяцев назад
like said bare.
@LexlutherVII
@LexlutherVII 11 месяцев назад
culimo ma aha waxay ahaayeen argagixiso al shabab oo hoos yimaada dowladda Sacuudiga, Siyaad Barre shaqo fiican buu qabtay AUN 🙏💙🤍💙
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y 7 месяцев назад
Adiga iyo siyaad barre naarta alla haydin ku fogeeya
@LexlutherVII
@LexlutherVII 7 месяцев назад
@@AbdirizakHasan-g3y jahil maskax lawe addoon u ah Itoobiya kumaan waydiin inaad noloshaada si faahfaahsan iigu sharaxdo iyo inaad ii sharaxdo mustaqbalkaaga iyo halka aad ku dambayn doonto
@abdirahmanmohamed5908
@abdirahmanmohamed5908 4 месяца назад
Qashin qashin dhalay ayaad tahay oo qabyaalad madax martay,
@LexlutherVII
@LexlutherVII 4 месяца назад
@@abdirahmanmohamed5908 jahil adoon Itoobiya adiga ayaa is sharaxay
@LexlutherVII
@LexlutherVII 4 месяца назад
@@AbdirizakHasan-g3y adoon Itoobiya ah adiga ayaa is cayeey is sharaxay kolay
@MusedualeHassan
@MusedualeHassan 7 месяцев назад
Ilaa uu dhintay cidi kama hor iman
@Soomaaliya1989
@Soomaaliya1989 9 месяцев назад
Wadaad xume waa la khaarijiyay.
@AbdirizakHasan-g3y
@AbdirizakHasan-g3y 7 месяцев назад
Wadaad xume ha dhihin culimadii la laayay
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 7 месяцев назад
​@@AbdirizakHasan-g3y walaal kuwa 32sano umada gumaadaya ma waxaad aragtaa dad waa hore tagay oo ilaahaay oofsadey khaladkoodiina ilaahaay xisaabiyey kuwa maanta na horjooga oogumaadkoodu kala joogsiga lahayn iyo adigu isku mid baad tihiin kuumana muuqdaan dhibka ay umada ku hayaan miyaa?
@heegotravel5152
@heegotravel5152 5 месяцев назад
Kalaamkii ALLE culimadii u doodaysay miyaa wadaad xume ah?
@izackali2861
@izackali2861 5 месяцев назад
​@@heegotravel5152galatha wawen intan kumashqulsanen galo yaryar aya batey😂
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 7 месяцев назад
lies against siad bare.
@XasenYaasiin
@XasenYaasiin 6 месяцев назад
😂😂xXASENYASIIN
@Nuurkhalif78
@Nuurkhalif78 5 месяцев назад
Subxana allah
@abassyarematow5839
@abassyarematow5839 6 месяцев назад
Subxaanalahi
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 5 месяцев назад
Habartan waa calmaani waa in lo ciqaabaa
@Nuurkhalif78
@Nuurkhalif78 5 месяцев назад
Subxana allah
Далее
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
повтори звуки животного 😱
00:52
Распаковка #MonsterHigh Potions №5
00:55
Просмотров 180 тыс.
КАК ВАМ ТАКОЙ ТЮНИНГ НИВЫ?
00:42
Просмотров 202 тыс.
AFGAMBIGII 21 KACAANKII 1969-KII KADIB MAXAA DHACAY ?
13:19
WAXAAN AHAA WADAADKI SADAXAAD EE LA XIRO 1972
40:24
Просмотров 292 тыс.