Тёмный

Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary 

Waaberi Media
Подписаться 524 тыс.
Просмотров 1,2 млн
50% 1

Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
Facebook: / waaberimedia20
Instagram: abdirahman_...
Twitter: bit.ly/3mOR27D
Muqaalo ku qancin doona:
- Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
- Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
- Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
- Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Развлечения

Опубликовано:

 

8 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,5 тыс.   
@realog2022
@realog2022 Год назад
Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni 🥺🥺😭🤲🤲🤲
@macalincabdaleahmedabdikad6527
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@macalincabdaleahmedabdikad6527
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@macalincabdaleahmedabdikad6527
ماشا الله
@macalincabdaleahmedabdikad6527
امين يارب العالمين
@macalincabdaleahmedabdikad6527
اللهم صلي على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم
@HamzaOnline10
@HamzaOnline10 Год назад
Boqor buu Ahaa. Allaha unaxariisto. Maxamed Siyaad Barre. 🇸🇴
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
run baad garanaysaa waad garanaysaa cadawgaaga runta ah💗 qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad
@HamzaOnline10
@HamzaOnline10 Год назад
@@rooblez9005 Allaha unaxariisto Aabe Siyaad 🇸🇴❤️
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
@@HamzaOnline10 Aamiin yaa rabb, hadiyad buu ahaa waxaan ilaahay ka baryaya inuu na siiyo wadani hogaamiye daacad ah oo caqli leh , la mid!🙏🤍
@guureeyeofficialchannel642
@guureeyeofficialchannel642 6 месяцев назад
Gaal gaal dhalay buu ahaa
@Fardowsaxaniif-zh7cg
@Fardowsaxaniif-zh7cg 5 месяцев назад
wuxuu ahaaba wuudhintay
@samdaaniofficial4896
@samdaaniofficial4896 Год назад
Culimada uu dilay iyo iidoor uu xasuuqay iyo xil jacaylka intaas ayuu ku fashilmay ew halyey buu ahaa walle ❤
@sakariyepesgamer1490
@sakariyepesgamer1490 Год назад
Tikteeter
@MaanCigal
@MaanCigal Год назад
​@@sakariyepesgamer1490qof dhaama sheeg😂 hee cuqdadlow
@malirasta143
@malirasta143 9 месяцев назад
iidoor na Ciidankiisi ayuu Gumaadey😂
@dcfootball1
@dcfootball1 8 месяцев назад
​@@MaanCigalAniga dhaama, waa hadii aan galaada futada udhigto sidiisa oo kale :)
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 6 месяцев назад
Culimada wuu laayay oo waxa sababay xubintii u qaabilsanayd arimaha diinta ayaa wax hor istaaga samayn wayday afkiisa ayuuna kasheegay Waxasoo hadhay isaaq isaaq amba waan ahay mana uu xasuuqin ee iyaga ayaa sida ay imika isugu haystaan kursiga damcay inay ugu qabsadaan Haba damcaan kursigee waxa ay sameeyen itobiya oo dunida somali ugu neceb ayay xidhiidh hoosaad lasameeyen intaa kadib waxa uu mariyay abaalkoodii Wana ku farax sanahay sababto ah waxay natareen majiraan cidla ayay nadhigeen xoolo laga ganacsdo ayay dalkii iyo dadkiiba kadhigeen
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 9 месяцев назад
Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad Like saar😢❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢❤❤
@muhyadinmustafe467
@muhyadinmustafe467 6 месяцев назад
Scw
@user-fw8mv5oq9n
@user-fw8mv5oq9n 6 месяцев назад
Scw
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 6 месяцев назад
Scw scw scw scw scw
@user-bc4rq4ek7w
@user-bc4rq4ek7w 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤
@user-ds1oe2ei5j
@user-ds1oe2ei5j 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@omarwaberi3184
@omarwaberi3184 Год назад
Halyey siyad ilahay ha u naxaristo
@maryamyassin6888
@maryamyassin6888 Год назад
Maxan unoolan wayey xiligaas waxan rjaynaya intay so noqonoyso dawladi somaliyed inan dhiman💔😭🤲
@djnasrifantastic1854
@djnasrifantastic1854 Год назад
Khayr baanan kuugu jirin
@user-pn4gb1mz9p
@user-pn4gb1mz9p Год назад
Shalayda waa camal sheeydaan
@hassanfalastiini820
@hassanfalastiini820 Год назад
Insha Allah wll lkn inaynu inagu wax qabano ayaa loo baahanyahay
@gulbahar2714
@gulbahar2714 Год назад
😔💔 Amin
@ahmedabdiali4059
@ahmedabdiali4059 Год назад
Waad riyoonaysaye toos
@dhool77
@dhool77 Год назад
Si kastaba ani waan u mahad celinaa rabbi ha u dambi dhaafo oo ha u naxariisto waayo kuwii asaga bixiyy ilaa hadana 32 kadib wxba fara ku heynin wuu ka fcnaa nin xoolo urursada ma aheyn nin dalkiisa ibsadayna ma aheyn dad dowlad iyo dalba wey baaba,een gadaashi wixi asaga lagu diidayna maalin kastaa la sameeya mrka rabbi ha janeeyo😭😭
@aadan_cabdirisaaq-saalax
@aadan_cabdirisaaq-saalax Год назад
Haa waan kula aaminsanhy
@mohammedibrahim3490
@mohammedibrahim3490 Год назад
M.a wlly gabadh wax baratay oo wax badan og baa tahay Allaha ku barakeyo
@dhool77
@dhool77 Год назад
@@mohammedibrahim3490 aamiin mhdsnid
@fariaomar1986
@fariaomar1986 Год назад
Ameeen
@CabdirazzaqYuusuf-gz7nl
@CabdirazzaqYuusuf-gz7nl Месяц назад
Alle naagta haku fogeeyo xaaraanka
@asha3777
@asha3777 Год назад
Allaha u naxaristo Maxamed Siyaad Bare, Madaxwaynihii ugu cajiibsana waddanka, geesi, Waddani, jaceel Ummaddiisa. Allaha u naxaristo Maxammed S Bari
@xamseabdicismaan2014
@xamseabdicismaan2014 5 месяцев назад
Taas run kamad sheegin wayo wadanku halkaas muu gadhen wuxa keenay in uu dalku dumo
@dreamerboy8693
@dreamerboy8693 Год назад
Si xaq iyo cimiyaysan ayaad usoo diyaarisay. Jasakalahu khayr Waaberi media.
@mazcuudgaalaerigaryar9653
@mazcuudgaalaerigaryar9653 Год назад
Alle ha unaxariisto taariikhdiisa walaal mid xiriir ah kadhig waan ku baryayaa
@cadceedmediapro6142
@cadceedmediapro6142 Год назад
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@m.k.7788
@m.k.7788 Год назад
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@user-hn7bo1tj2e
@user-hn7bo1tj2e Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-bt3uf5ov8y
@user-bt3uf5ov8y 4 месяца назад
Prohut ❤❤❤❤Muhammad
@user-hw6qc8ps4d
@user-hw6qc8ps4d 2 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 11 месяцев назад
Naxaristi jano ilahay ha siiyo Jaale maxamed siyad bare from awdal
@MukhtarAlimaxamed
@MukhtarAlimaxamed 14 дней назад
Amiin
@rakiaahmed3481
@rakiaahmed3481 Год назад
Dad wa dadki hore hadalna waa intu yiri♥️
@djnasrifantastic1854
@djnasrifantastic1854 Год назад
Hadalna waa intu yidhi dheh hadalka adkee dee wa ku sidee😂
@diinkaab
@diinkaab Год назад
Dadku waa dadkii hadalna waa ninkii hela
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT
@SOOMAALI_ENTERTAINMENT Год назад
Waxbana sooma raacaan.
@rakiaahmed3481
@rakiaahmed3481 Год назад
@@djnasrifantastic1854 hadal adkan io jilicsanan malaha ee wa saxnaan huno
@rakiaahmed3481
@rakiaahmed3481 Год назад
@@diinkaab 😀ma tiri
@NordinMohamed-m7y
@NordinMohamed-m7y Год назад
Waaberi media si qurux badan oo aad u wanagsan ayaad u soo diyaarisay❤️
@Haffyy
@Haffyy Год назад
Allow naxaristadi janno sii abo maxamed siyad bare 😞🤲
@40Durkiya
@40Durkiya Год назад
Allahayow kuu naxariisto jaale siyaad bare 🤲🤲🤲🤲🤲
@Shiine2023
@Shiine2023 4 месяца назад
Bil ramadhan ayaanu kujirna yarabi Maxamed siyaad Bare naxariistaadi sii rabow😢
@abdihamidmohamed2384
@abdihamidmohamed2384 Месяц назад
Ma ninka dilaga ahaa
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Год назад
Maxamed siyad bare allaha u naxariisto waxa aan wax ku bartay canshuurtii dalkayga sharfta leh waxa uu ahay halyeey wadankena gaarsiiyay meel wanagsan xornimada Afrika qaabwaayn ka qaatay halyeey qaali ah
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
run baad garanaysaa waad garanaysaa cadawgaaga runta ah💗 qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad
@mohamedabdirahman6553
@mohamedabdirahman6553 Год назад
Gadasha nabad lama halin😭aboo siyaad bare ilahaY haku naxaresto 🤲🤲😫 🤲🤲
@maxamedwardi3280
@maxamedwardi3280 Год назад
anaguna dabadii ayaan helnay nabad ee laba dhinac ka eeg sheekada
@weenkacadde3221
@weenkacadde3221 Год назад
@@maxamedwardi3280 Nabad kaliya wax matarto hormar maheshay
@baabahacade7608
@baabahacade7608 Год назад
Waa mxay nabdaa shegeyso so asigii nabada ku cayaray umad somliyed baa biyay mahan mia
@qudhmunwaxid5704
@qudhmunwaxid5704 Год назад
Xiligaasad duco wada qabsataan markaad dhimasho ma qashaan Illahay uma naxariistaha ‘macangaga ah’
@mohamedabdirahman6553
@mohamedabdirahman6553 Год назад
@@maxamedwardi3280 Nabada Aa heshaY mxa wayo😌
@abdifatahmnadiif1950
@abdifatahmnadiif1950 Год назад
Rabbi naxariistii janno ha siiyo jaale siyaad
@Naamir03
@Naamir03 Год назад
"Wuxuu ahaadaba Maanta Qabribu Ku Jira, Wuxuu Soo shaqaystayna Alle Ayuu La Hor Tegey"👋
@deqohassan5752
@deqohassan5752 Год назад
Realy alle ay og waxu aha😳👍
@Loumi-.-05
@Loumi-.-05 Год назад
Aabihi qaranimada soomaliya ilaahow kuu naxariiso amiin ya rabi gadaashis Somalia god mugdi bay gashaye❤😭
@baabahacade7608
@baabahacade7608 Год назад
Yuu aha Marka abaha somalinimda
@Zhangzhi123
@Zhangzhi123 Год назад
Inta aabo la‘anta haysa ayuu aabo uyahay😂
@farhiyo6599
@farhiyo6599 Год назад
Suaal ayaa ku weedinayaa? Maku tageersantahay in dad la caburiyo fakirkoodo ; ha qaldanaado ama saxsanaadii?maku ku tageersantay in dad la xasuuqo ?
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 Год назад
In la xasuuqo dad waa qalad balse in fikradaha la xakameeyo waa muhiim. Dalalka caalamka oo dhan, xittaa dalalka reer galbeedka, fikirka iyo hadalka waa ey xakamaayaan waayo jiritaankooda ayaa ku xiran.
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
Ilaahay ha u naxariisto marxuum mohamed siyaad bare geesi lagaran waayeey marku noola 😢🇸🇴❤
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq Год назад
SIYAAD BARE WUXUU AHAA HALYEEY, QARAN, NAXARIISTII Jannatul Firdowsa Aclaa Allaha Ugu bishaareeyo, amiin yaarabi Asagoo kalana Allaha nokeeno, amiin yaarabi 😢😢💔❤️‍🩹🇸🇴🇸🇴
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 3 месяца назад
Halyay macnihiisa soo barro horta
@SaSa-th5on
@SaSa-th5on Год назад
Allaha unaxariisto m siyaad bare Gesi wadani lion 🦁 of Africa🤲🤲😭😭
@OmardidolarDidi
@OmardidolarDidi 11 месяцев назад
Siyad bare is terrorism
@hanamaxamed6728
@hanamaxamed6728 10 месяцев назад
Ilahayaw cadaabta gee ada wayne
@user-rf3wo3kx8z
@user-rf3wo3kx8z 3 месяца назад
​@@hanamaxamed6728lagu cadab adiga
@aaminogobey9298
@aaminogobey9298 Год назад
Oh he was very brave and he was a tireless man who know only his decision so let's pray tonigh he was the father of somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
History fully agrees with 💗💗
@khadarjigne
@khadarjigne Год назад
Ala maYee tasad keentay ninka diinta ta la ogaa ku sameeyay gaal buu ahaa ilaahay ha cadaabee🤲😡
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
@@khadarjigne kuwa ku eedeeya qof muslim ah gaalnimo caddayn la'aan, Nebigu scw wuxuu yidhi hadaladoodii ayaa dib ugu soo noqon doona, ma jirto hal daliil iyo xaqiiqo cadeynaysa in Siyaad Barre yahay Gaal, kuwa isaga ku eedaynayana wax caddayn ah ma hayaan, Waxay yiraahdeen wuxuu ka been sheegay aayad quran ah laakiin dhab ahaantii xagga xaqiiqada ma uusan been ka sheegin aayaddaas, 10 dhalinyaro ah oo culumo sheeganaya 1975kii oo masjidka ku sugnaa ayaa hadalkii Siyaad Barre qalloociyey, waxay ahaayeen qas-wadeyaal doonaya qalalaase iyo xasillooni darro Cadeymaha qaar ayaa xitaa sheegaya in 10-kaas nin ay hoos imaanayaan dowladda Sacuudiga, ogow Soomaaliya xilligaas waxay khatar ku ahayd Sacuudiga. waayo shidaal iyo gaas badan ayaa laga helay Somaliya, dawlada sacuudi carabiya waxay ogaatay in mustaqbalka awooda somaliyeed ay caqabad ku noqon doonto oo ay khatar weyn ku noqon doonto, waana sababta ay u adeegsadeen hub loo yaqaan culimo been abuur ah si uu dalku u galo burbur
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
@@khadarjigne been kamuu sheegin quraanka hadalkiisa waxaa qalloociyey 10 nin xataa culimo may ahayn waxay ahaayeen 10 dhallinyaro oo masaajidda dhexdeeda ka faafinayay been iyo warar khaldan waxay qalloociyeen erayadii Siyaad Barre, Culimadii ugu waa waynayd somalia waagaas waxay yiraahdeen 10-kaas dhalinyarada ah culimo may ahayn ee waxay ahaayeen kuwo fidno wada, taasi waa xaqiiqo la arki karo maxaa yeelay waxay la mid ahaayeen khawaarijta oo kale, ogow waagaas dawlada sacuudiga ma jeclayn soomalia, La yaabi maayo haddii ay ka dambeeyaan 10ka nin oo qaran dumis raadinayey
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
@@khadarjigne waxaan jeclaan lahaa in aan helno dowlad waddani ah oo lamid ah tii 70-kii iyo 80-aadkii dawlad la’aan iyo qaxootinimo wax ka xun ma jiraan!
@drivethrive123
@drivethrive123 6 месяцев назад
May Allah SWT reward him with the good deeds he did, and forgive him for his sins. Allah SWT He Is most forgiving and most merciful. M. Siyad Barre was a great man and the best ever President in the history of Africa. And I am proud to be calling he was my president 😢
@user-hw6qc8ps4d
@user-hw6qc8ps4d 6 месяцев назад
Rabi swt janadiisa Fardowsa Hageeyo abihii umadda Soomaaliyeed madaxweyne maxamed siyaad bare Aamin ssmiin aamiin yaa allah ❤
@Nuurah951
@Nuurah951 5 месяцев назад
Lion of Africa in naloogu naaneeso ninka nagaarsiiyay. Allaha unaxariisto Aabo siyaad ❤❤❤❤❤❤❤❤
@omarabdi3332
@omarabdi3332 4 месяца назад
Wuxuu ahaa aabihii bur burka Somalia Somalia.
@calicabdi2696
@calicabdi2696 4 месяца назад
aad iyo aad xitaa dhaqalaha iyo qiimaha shilinka isagaa burburiyay@@omarabdi3332
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Год назад
Alaah ha u naxaristo mw Jalle siyaad ❤️ 😍 💖 ❣️
@cabdiwaasac6485
@cabdiwaasac6485 Год назад
Madaxwaynihii soomaalind ee ugu horeeyay cabdiraxmaan tuur ku xigsii masuul👏👏👏
@khadarsaalim8903
@khadarsaalim8903 Год назад
😁
@ahmedabdiali4059
@ahmedabdiali4059 Год назад
Miyaad soo waalanaysa cabdirahmaan tuur maxa meesha keenay Somalia laga hadlayaaye
@MaanCigal
@MaanCigal Год назад
😂😂😂subxnlh hadaaba iigu horeysa magacisa
@siyaadfirmino6300
@siyaadfirmino6300 4 месяца назад
Somaliland yaa yaqaano wll waaa yaabe
@cabdiaktar9377
@cabdiaktar9377 2 месяца назад
​@@siyaadfirmino6300meel ayaa ku xanuuntay
@randaruxii9690
@randaruxii9690 Год назад
Waa halyeey ilaah ha unaxariisto💔🥺inkarto nasib u yelan an dhashay 1994
@genrichyagoda715
@genrichyagoda715 Год назад
aad iyo aad sxb anigana 1994
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Год назад
Siyaad bare haley ayuu ahaaa allah u naxariisto
@shaakirnuux
@shaakirnuux Год назад
Guul wado siyaad aabihi garashada rabi haku naxaristo❤
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Год назад
Dhiig yacab kumanan muslimiina gacantiisa kubaaxeen digteetar bilaa naxariisa 😏ayuu ahaa garashadu halkee uga timi
@40Durkiya
@40Durkiya Год назад
Aamiin Allaha unaxariisto
@vidasi7735
@vidasi7735 Год назад
Dambiile ayuu ahaa waana masuulkii dalka burburiyay ee soomaaliya kala qaybiyay madaxweyne ka xumaa oo dalka somaliya soo maray majiro
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
run baad garanaysaa waad garanaysaa cadawgaaga runta ah💗 qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 6 месяцев назад
​@@vidasi7735waa runtaa siyaad mujrim ayuu ahaa
@omiirnuur3207
@omiirnuur3207 Год назад
Taaridakhda Dalka inaa barano waa Muhii nosobadi mahadsnid😎😎😎😎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nazuuhassan3934
@nazuuhassan3934 Год назад
Ilhy ha udanbi dhafo😭🤲 Kaley wa lodarsady
@ahmedabdirashid9236
@ahmedabdirashid9236 Год назад
Allaah naxariis waasac ah hasiiyo.
@MohamedGahayr
@MohamedGahayr Год назад
The one of legend
@Azad_2004
@Azad_2004 Год назад
Dalkii ad dhistay maanta sidi hore maha😭🙏
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Год назад
Hadana Isaguun baa burburiyay
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
Ilaahay ha u naxariisto marxuum mohamed siyaad bare geesi lagaran waayeey marku noola 😢🇸🇴❤
@genrichyagoda715
@genrichyagoda715 Год назад
​@@Abdirisakfaisal wax ma burburin cawan la adegsanayay aya burburisay
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Год назад
@@genrichyagoda715 isagaa burburiyay oo duqayn iyo xasuuq geystay yaa hadaa burburiyay caaqyahaa
@badalridwaanxasan1954
@badalridwaanxasan1954 Год назад
@@genrichyagoda715 alla mayee xawayaan dadku dadkooda cunaayay ma inay daawadan ayaad rabtay ha madhiye indho adkaan taagero wadata yuhuudi afwayne ayaa somali halkaa dhigay manta
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 6 месяцев назад
Allah u naxariisto maxmed siyaad bare madaxaweynihii ugu cajiibsanaa geesi wadankiis jecelaa
@cabdiraxmaanjinoole7248
@cabdiraxmaanjinoole7248 Год назад
Alle haunaxariisto maxamed siyaad bare ducuunaga mudan yahy maanta wllyaal ciduu wax ugaystay ha iscafiyaan wll
@Zhiino434
@Zhiino434 Год назад
Cafin mayno inta waalidkyga .xaqood hellyno
@user-mo7hn6gn9f
@user-mo7hn6gn9f Год назад
Dalkii taariikhda dheer lahaa Dalkeygo Allaha kuu gargaaro 🤲🇸🇴😭😭💔
@user-um4gc7cl6u
@user-um4gc7cl6u 6 месяцев назад
Amin 🤲🏻
@IqraAbdi-un8hl
@IqraAbdi-un8hl 9 дней назад
Ogow dartii ayuudalka saan uyahay
@IqraAbdi-un8hl
@IqraAbdi-un8hl 9 дней назад
Ogow waamadaxwaynihii ilaa hada dalka ubur sanyahay ogow quruxeey
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Год назад
Masha Allah mohamed siyad barre Illahay haku naxariisto ❤️🙏
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 16 дней назад
Mar kale waxan ubahanay maxamed siyad bare okle ❤
@salmacalibile8735
@salmacalibile8735 Месяц назад
geesi buu ahaa allah ha u naxariisto
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Год назад
Allahu naxaristo. Dalka dhaawac wuuyala waaga💔
@abdifatah4651
@abdifatah4651 Год назад
Waan daawanayaa Aniga oo ilintia ceshan la. Allow Rahmadii jano kuu Mohamed siyad bare. Thanks wlle abdirahman omar waberi media
@najiibfaarax7055
@najiibfaarax7055 Год назад
🤣🤣maxad la ooyin.masiibo isga ka horeysay soomaali may helin fidmadiisana wata ilaa hada laga soo kaban laayahy camalkiisa alle ha ku abaal.mariyo iyo wixi u shaqaystay khayr iyo sharaba
@mascud3079
@mascud3079 Год назад
Bro Kaligaa Ma Ahn Lkn Qof wlBa Waa uu Ka Daqnanayaaaa Qof walba
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Год назад
@@najiibfaarax7055 si caqli leh ka eeg shaqsigu aha alle hau naxariiste kaliya wuxu igula,qaldamay xilka,u kudhagay blse asago kle wlhy wali maana,arag mana,maqal gadaashis
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele Год назад
@@najiibfaarax7055 qofka bini aadamka ah walo qira wuxu yahay ee wuxu aha,qof dalkiisa jecel dadkiisana,jecel blse xil jaceyl ba,wanaagisi mugdi galiyay
@abdalle7191
@abdalle7191 Год назад
@@qalbidaryeele saxiib waa sax inuu dalka dhisay balse waxaa la yiraahdaa diktatoor halsano waxoow ku dhisay 10 sanuu bur buriyaa 10 sano waxuu disayna 100sanuu burbiriyaa maantay burburkaan sabateda asaa leh mida kale camalkiisu aaqira la tagayaa oo dadki uu dilay baa kaga horeeyo dhiigooda oo waxuu ahaa nin qofki ka aragti duwan xera haduu ku waano qaadan waayana dila
@abtidonciise
@abtidonciise Месяц назад
اللهم ارحمه رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى من الجنة يارب العالمين اللهم امين
@nuurnaasir6404
@nuurnaasir6404 Год назад
Shar Iyo khayrba wuu kahaa hogaamiye wadani ah balse ayadaha quraanka ayuu ku xadgudbay Allah haunaxariisto malqaldame waa Allah oo kaliya soomaaliya asaga ayay ladhalay lana dhimatay. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
@zakariyemahamett8883
@zakariyemahamett8883 Год назад
AlleH ha u naxariisto wxa uu ahaa madax wayne horumaR fiicaN daLka gaadhsiyy Jaale mahamed siyaad parre ♥️
@qadancabdisalaan
@qadancabdisalaan Год назад
🤣🤣naarta ayuu kujiraaa
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Год назад
@@qadancabdisalaan 😂
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
@@qadancabdisalaan ma ilaah baa tahay?🤦‍♂🤦‍♂️
@user-wo7ok6uz4o
@user-wo7ok6uz4o 4 месяца назад
May ilaah maaha laakiinse camalkiisa ayay ka muuqatey inuu ehlu naar yahay.​@@rooblez9005
@warsamedacad123
@warsamedacad123 Год назад
Allaha unaxaristo Wa geesi Mar Naso Mareey🥺🥺🥺🥺
@AhmedHassan-hy8jk
@AhmedHassan-hy8jk Год назад
Legend waaberi media thanks 🙏
@bintiguledmohamed5945
@bintiguledmohamed5945 3 месяца назад
Wuxu ahaa halyey wadani ah alaha unaxariisto
@nuuxfarahdirie8817
@nuuxfarahdirie8817 2 дня назад
Eebe ha unaxariisto jaale siyaad
@abdullahainan4852
@abdullahainan4852 Год назад
Siyaad Bari without a doubt was the best President for Somalia ever. Only God knows if we will ever see such Stability & Prosperity as S.Bari made for Somalia. RIP Mr. President
@Mahmood_56
@Mahmood_56 Год назад
Not hating but how is the greatest leader, he is the main reason why Somalia is now destroyed..
@TheAMINAW1
@TheAMINAW1 Год назад
@@Mahmood_56 He should have never attacked Ethiopia he should have invited the Somalis to come home to Somalia, if they wanted to and he should have invited all the Clans to sit at the table; and decide on what they wanted with do for their territory. We are a people that can not be dominated or controlled. He killed over 400,000 civilians with impunity. He could of invited his opposition to the table to air their differences, and let them run their territory and report to him their progress.Yet he chose to not meet them half way and destroy them, and create a civil war and then flee leaving his people. He built Somali up and with the same hand he tore it down. No Somali will ever put their faith in one leader again. He wanted Somali to come together but he used force instead of diplomacy and tact. Now there will have to be a council of the heads of the clans to decide what is the best for their people. One President can't make decision for all he needs to work with the Clans. Every Clan has different needs. No Somali should be without food, shelter, education, medical care and protection, prosperity; and have the right to enjoy all of the land. No matter what town they live in Somali the country is ours. Don't let the white man's influence past or present divide us. We are a great people and we can govern ourselves. Peace live long and prosper!
@hotmess9640
@hotmess9640 9 месяцев назад
@@TheAMINAW1I agree abayo macaan, It’s so beautiful being back home whether I’m up north or down south and just seeing my people. My people are not just my tribe, not just people that are ethnically Somali, or people that hold a Somali nationality. My people are everyone who recognizes Allah SWT. One day soon we will be back as one iA
@sharka2628
@sharka2628 6 месяцев назад
@@TheAMINAW1he shouldn’t have to come together with all the clans that’s what ruined our country clans you don’t see Russian people from different tribes telling Putin what to do and that’s why there country is thriving right now while our country is a failure is mainly due to clans that are ignorant and that ignorant should stop we are Somali it shouldn’t matter what part just like any other countries that have tribes they all come together and let 1 president lead and that’s how it should work Somali people are just greedy hard headed people that’s why there country will always fail your talking about diplomatic what’s diplomatic of 275 seats of leader only allowed to vote and not let there people vote for who they fell best and have bias votes due to the tribe if everything is about tribe nothing will work
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 6 месяцев назад
stop lying he was the worst ignarant present in African history
@shamsosaidahmed7085
@shamsosaidahmed7085 Год назад
Allow kuu naxriiso aabo siyad🥲🥲🥰
@Azadelmi
@Azadelmi 4 месяца назад
qisooyin badan oo youtube bage kaga soo dhigty ayaa kuwaano qaatay wllkayyow runtana kama gabatide waad mahadsanthy qisoyinkana nosoo badi mel khayrkabta allha kumariyo wllky xuman waka madhanthy aduu❤❤🙏
@gohe5529
@gohe5529 Год назад
Marka hore naxariistii Janno Alle ha ka waraabsho , Caqliga fayaw wuxuu Arkayaa in uu ahaa muwaadin wadanka wax weyn u soo qabtay meel fiicana gaarsiiyey ,
@cabdikariinrooney9882
@cabdikariinrooney9882 Год назад
Halyeey weyh❤👑
@ismahaancijaal5898
@ismahaancijaal5898 Год назад
Allah unaxariisto danbigiisane Allah dhaafo aamiin yaa Allah
@KowserNaaquudi-mf9oj
@KowserNaaquudi-mf9oj Месяц назад
Alle ha unaxriiste wuxuu ahaa Halyeey wadani ah dabadiiba Ma la nasane allow unaxriiso Yaa rabi
@kalidmed5272
@kalidmed5272 6 месяцев назад
Abiihii halyaayga ilaahow kunaxariiso aboo siiyaad quluub tena ku dhax noshahay waanka xumahay maxan wakhtiigagi usoo gadhii wayaay❤❤❤❤
@juniorsaydinho2513
@juniorsaydinho2513 Год назад
Ilaahow kuu naxariiso aabe siyaad ❤❤❤
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Mahadsanid wlo mawduuc muhiim ah
@maryammohamed2912
@maryammohamed2912 Год назад
Halyeey. Allah ha u naxariisto.
@hanaanmedia6948
@hanaanmedia6948 11 месяцев назад
Waan ilmeeyay aabe siyaad Ilaahoow kuu naxariisto
@user-hw6qc8ps4d
@user-hw6qc8ps4d 6 месяцев назад
Halyeey geesi wadani waaraan mooryaantii dhiigcabyada ahayd ee uu shartooda inaga hayay Manta dalkii dadkii & diintiiba Iibsaday madaxweyne siyaad Rabi swt janadiisa Fardowsa Hageeyo aamiin aamiin aamiin Yaa allah.
@cabdiaktar9377
@cabdiaktar9377 2 месяца назад
Gaal gaal dhalay ayuu aha siyaad bare
@user-hw6qc8ps4d
@user-hw6qc8ps4d 2 месяца назад
@@cabdiaktar9377 hadii aad diinta Islamka waxkagaraneyso qofka Musli.ka ah hadii aad gaal kutilmanto Ogow adiga ayay kugusoo noqon!!!!
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
Sareeeye gas aabo mohamed siyaaad alle kuu naxariiisto😥😥😥😥 somalia adoo galay rabtaaa
@xaajibashiir
@xaajibashiir Месяц назад
Legend wadani ah waaye libax
@mateulahoz9396
@mateulahoz9396 Год назад
Legend waye mohamed siyad bare Allah yaah rahma
@wllantonio8259
@wllantonio8259 Год назад
😢Aabe Maxamad Siyaad Barre Allah Yarxamuh Astaanta Kaliya Soomaliya
@ReemRaineyes
@ReemRaineyes Год назад
Ilahy narta ha ku fogeeyo
@wllantonio8259
@wllantonio8259 Год назад
iwasta badan waa laga fcnyahy
@takar1095
@takar1095 Год назад
Allaha u raxmado
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
Ilaahay ha u naxariisto marxuum mohamed siyaad bare geesi lagaran waayeey marku noola 😢🇸🇴❤
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 Год назад
​@@wllantonio8259😂😂😂😂
@maxamedibraahimyuusufshida2970
Digteetar buu ahaa wx qiimo ah malahan wxii uu sameeyey haddii uu qiimo lahaa wadankiisa oo nabad ah ayuu xilka wareejin lahaaa
@Zhiino434
@Zhiino434 Год назад
Haaa wlhi
@ayaandhalad525
@ayaandhalad525 Год назад
Wuxuu ahaa halyeey qaran marna aan ka daalin horumarka ugaarsiiyey dalkiisa taas oo ilaamanta lagu xasuusto iyo inuu ahaa madaxwaynihii ugu fiicna ee❤ soomara dalka❤
@Live-jk1pn
@Live-jk1pn 11 месяцев назад
😂😂😂😂
@alimoussa9849
@alimoussa9849 10 месяцев назад
Siyaad barre alaha haunaxariisto amin amin halyaay wadanii wadan jacal iyo miidnimoa doon
@zhako77
@zhako77 10 месяцев назад
Oo muslim miyaaD ku tirineysaa qof diinta ALLAH kasoo hor jeestey Oo dhaxalka is leekeysiiyey😂 tkle culimada uu diley waxey ahaayeen muqdisho kuwaaSina indoor miaa😅
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 8 месяцев назад
@@zhako77 Taas illahay iyo asigey uu talaa ee ka dhex Bax adigu Somalia asiga aduunka baray dalkanaa dhisaay misee wxa uu caynaysa wxa thy kuwii uu cilaay oo abayashod iyo awowayashod uu dilay garcow 😂😂😂
@mohamedaliiise7998
@mohamedaliiise7998 Год назад
Alla yarxamuk madxwyne
@abukarali3558
@abukarali3558 6 месяцев назад
No question at all. President Siyaad was best president ever and ever.
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow Год назад
Mahadsanid walal Aqoonyahan. Sidii ugu macquulsanayd uguna saxsanayd ayaad uga hadashay Alle ha u naxariistee Jaale Siyaas Barre oo aynu gadaashiis hoos uun usii soconay.
@sumayocabdi
@sumayocabdi Год назад
Wll i soo booqo fadlan
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
waa hal dhinac maxaa yeelay muxuu u cambaarayn waayay culimada been abuurka ah ee al shabaab?
@user-ki6kx8wr3f
@user-ki6kx8wr3f 18 дней назад
Gaaalki waynaa ee ilahay kitaabkiisa ku ciyaaray culmodiin laaayey xaq u sheegtaya caruur iyo haween badan iyo mislimin badan dhiihooda xalaashadayنعلة الله والملاكة والناس اجمعين
@puntlander2277
@puntlander2277 Год назад
alle ha unaxariistee siyaad bare wuxuu ahaa godka lagu janay😍
@sumayocabdi
@sumayocabdi Год назад
Wll isoo booqo
@ahmedelmi1264
@ahmedelmi1264 11 месяцев назад
May Allah give somalia peace and dignity health care and too protect them from there enemies.🎉
@saidhussein2679
@saidhussein2679 4 месяца назад
SOMALIZ DON'T HAVE ENEMIES THEY ARE ENEMIES TO EACH OTHER
@farhiaRahoy
@farhiaRahoy 20 дней назад
I think he's one of the best ever ❤
@QueenSuusuu
@QueenSuusuu 5 месяцев назад
Halyeey aanan wali badalkiisii helin❤ allow kuu naxariis9🤲
@user-zk8bs1hn2m
@user-zk8bs1hn2m Год назад
ilaahay ha u naxriisto siyaa bare😢
@Dayr12
@Dayr12 Год назад
Masha.allh documentary aad u wanaagsan Allaha u naxariisto jaalle maxamed siyaad barre
@daherbouhfarah5407
@daherbouhfarah5407 Год назад
Halyay somaliyed oon dib nosomareyn Allah unaxaristo jale maxamed siyad bare
@roodasaeed8596
@roodasaeed8596 5 месяцев назад
Halyay buu ahaa ilaahay ha u naxariiso
@aadancali1632
@aadancali1632 Год назад
hal yeey allah haunaxariisto
@user-me6jn1oz2x
@user-me6jn1oz2x Год назад
Ilaah haa unaxariisto jaale siyaad bare
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk 2 месяца назад
Siyaad Barre aabaha qaranka iyo shacabka soomaaliyeed🇸🇴💯
@halimaHussain_
@halimaHussain_ Год назад
Asc wll waxaan hayaa fikir aad muhiim ah marka isheeg meel aan kaala soo xiriiro adoo raalli ah 😁
@mustafadaacad7502
@mustafadaacad7502 Год назад
Aniga isheeg
@naimadahir519
@naimadahir519 Год назад
😂😂😂
@yakaleboy1579
@yakaleboy1579 Год назад
@@mustafadaacad7502 💀
@wwewokeup8917
@wwewokeup8917 Год назад
Anaga noo sheeg
@ahmedzawaaj4293
@ahmedzawaaj4293 Год назад
😂😂😂😂
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Год назад
Alle haku naxariisto madaxweyne from hargeisa ❤
@qadancabdisalaan
@qadancabdisalaan Год назад
Hana sheegan waryaaa
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Год назад
@@qadancabdisalaan naa ninka Ku qaba ku eekow
@kingalrahiim3522
@kingalrahiim3522 Год назад
Hana Shegan qaniisyow
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Год назад
@@Aymanvlogs252 af xumada jooji oo si caadi ah gabarta ugu jawaab Nadal baad tahay
@rooblez9005
@rooblez9005 Год назад
walalkay run baad garanaysaa waad garanaysaa cadawgaaga runta ah💗 qof maskax iyo sharaf iyo garasho leh, caqli badan ayaa og xaqiiqadaas "Dalka nin ka fiican oo raganimo iyo garasho badan kama dhalan. jalle siyaad
@AmiirAhmeth
@AmiirAhmeth 2 месяца назад
Alle janadisa haku arsaaqo aabo mohameth siyad barre😢
@CabdifataaxCabdilaahi-q3p
@CabdifataaxCabdilaahi-q3p 17 дней назад
Halyeybuu ahaa alaha unaxariistee
@calimacalin2337
@calimacalin2337 Год назад
Maaanta anaa uhoreeya igu dhooba baahasha🤸‍♂️🤸‍♂️😄
@daadaosmaanhafow792
@daadaosmaanhafow792 Год назад
rabbi naxriis janno hakusiiyo aabe siyaad🤲
@queenayaanita9775
@queenayaanita9775 9 месяцев назад
Aabe Siyad ilahey haku Naxaristo 😢😢
@fadumagargar946
@fadumagargar946 Год назад
Ilaahow u naxariso aabe siyaad barre janada farduwza ilaahow geey aamiin yaa alàah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakariaali4669
@zakariaali4669 Год назад
The king of somalia ❤
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Год назад
🐐🐐
@hassanmoalimmohomednuur7193
Allaha Unaxariisto
@ayaandhalad525
@ayaandhalad525 Год назад
Wuxuu hogamiye unoqdey umad cudud militari ,dhaqaale iyo aqoonbab lahayn hasayeeshe 2sano ayu dalka horumar ku gaarsiy asaga oon shisheeye udaba fariisan horumarka dalkiisa ❤💪🇸🇴 alle haunaxaristo jaale siyaad
@xamseabdicismaan2014
@xamseabdicismaan2014 5 месяцев назад
Dhibtadu waa kali talisnimada waxayna ka muuqata wadan kasta o kali talisnimo ku shaqeya bal u fiirso wadamadii la mida ahaa e afrika
@user-bj1pd1ve7c
@user-bj1pd1ve7c 4 месяца назад
​@@xamseabdicismaan2014 dagaalo sokeeye wey galeen wey kasoo kabsadeen uganda iyo rwanda tusaale somali iyada wax weyn ka qaldan yihiin
@cabdiaktar9377
@cabdiaktar9377 2 месяца назад
​@@user-bj1pd1ve7csiyad bare tu gaystay mid caadiya mu ahayn
@ssimanumumustaq7148
@ssimanumumustaq7148 Год назад
Illaahow u naxariiso Wuxuu ahaa geesi 👑
@cadnaanismailkaahiye3635
@cadnaanismailkaahiye3635 Год назад
Hadaa soomaali tahay like 👍 saar❤
@cabdiraxmaanidirismaxamed684
Somali hhhh
Далее
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 614 тыс.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
Просмотров 2,6 млн
Afduubashada Diyaaraddii somali Airlines!
9:29
Просмотров 264 тыс.
How giving people a transaction identity changes lives
3:29