Тёмный

Dilkii Cabdirashiid Cali Sharmarke Maanta Oo Kale | Yaa Dilay? | Xusuus-qorka Cabdullahi Yusuf | Xog 

Qaamuus
Подписаться 177 тыс.
Просмотров 25 тыс.
50% 1

#Yaa_Dilay_Cabdirashiid
Dilkii Cabdirashiid Cali Sharmarke Maanta Oo Kale | Yaa Dilay? | Xusuus-qorka Cabdullahi Yusuf | Xog

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 61   
@hsdhhddndkdk9997
@hsdhhddndkdk9997 2 года назад
Allaha unaxariisto Abdirashiid cali sharmaarke janatul Firdoza allha Giliyo 🤲🤲😭
@ubaxismail4435
@ubaxismail4435 2 года назад
Illahay ha u naxariisto Abdirashiid Cali Sharmaake Madaxweynehii Soomaliya
@caqilaxmedxasan6146
@caqilaxmedxasan6146 2 года назад
Alla ha u naxarsto madaxweyne wanagsa buu ahaa cabdi rashiid
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 11 месяцев назад
said bare was right to takedown the criminals.
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc 2 года назад
ilaaahay ha unaxariisto madaxwaynha
@kingmoha9965
@kingmoha9965 2 года назад
Alaah yaa raxma
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 года назад
Aun janatul fardowsa allaha ka waraabiyo aamin yaa allah
@Loml-chi
@Loml-chi 2 года назад
Allaha unaxariisto
@guled613
@guled613 2 года назад
Allah u naxariisto Ameen
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 года назад
Alle ha unaxariisto Aamiin yaa rabbi
@yarka4574
@yarka4574 2 года назад
Shaydaan Afweeyne ayaa dilay CC Sharmake, laakiin Doqon reer Bari ah ayuu isticmaalay. Salad Gabeeyre wuu adegsaday kadibna wuu dilay.
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 года назад
ilaahay ha unahariisto inshallah
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 2 года назад
Intas magacod kor kuso xusataypa Way dhinten alle haunaxaristo isaga qaniye
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 года назад
Alle ha u naxariisto
@deeqmaxamed4823
@deeqmaxamed4823 2 года назад
Ilahay baa dadka kaqabtsy sow wiilkiisa cumaroo ksle ma ahsyn Markaan cumar arkaan cadirashiidna umaleeyaa isagoo kale
@Jamalkhan-lo1vd
@Jamalkhan-lo1vd 2 года назад
Muu hyn cumer oo kale
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 2 года назад
Allle ha naxariis
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc 2 года назад
waxay ahayd maalin madow it was black day
@halimaali308
@halimaali308 2 года назад
Ilahey ha u naxariisto
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Love
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Live
@lulali6059
@lulali6059 2 года назад
Yaa kasoo dilay hee, the dictator man of Somalia and become himself as president siyad bare. Siyad bare ayaa dilay abdirashid cali sharmarke asigoo ku noqdey madaxwyne nahii labaad ee soomara somaliya, kadib na siyad bare ayaa afgambi ku qabsadey asigoo askari laba xidig le. Siyad bare ayaa usoo adeegsadey dadkii diley.
@momohammed6359
@momohammed6359 2 года назад
Somali dhiiga xaqdarada gorme jogsan donan caruur wayel ilaa madax wale Allaha unaxaristo ajar shahidnimo Allaha siiyo Allaha nasri keeno aamiiiiiin
@khaledbinhujale5788
@khaledbinhujale5788 2 года назад
Ilahay aw naxristo
@BaxnaanChannel
@BaxnaanChannel 2 года назад
Buugga aad xiganaysaa waa buugga ugu liita uguna xikmadda yar inta Soomaaliyi qortay. 95% Waxa ku qorani waa been, faan iyo marin habaabin. C. Rashiid gacanta dishay iyo maskaxda maamulaysayba isku reer bay ahaayeen
@GaBal_DaYe
@GaBal_DaYe 2 года назад
Haaheey
@bileabdi9615
@bileabdi9615 2 года назад
Haa waa runtaa
@bileabdi9615
@bileabdi9615 2 года назад
Reerkaa isdhaamee hadana waa maxamuud saleeban
@ismailmohamedadennorgumaad707
@ismailmohamedadennorgumaad707 2 года назад
Xaqiiq waa runtaa waa been iyo faan iyo marin habaabin
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 2 года назад
Gaalkii afweyne miyaad ubarooraneysaan ilkayarey
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 года назад
Somaliyeey baddii somaliya waa la biliqaystay oo in uno la wareegto dawlad gaarsiinta dadka iyo dalka iyo diinta somaliya dan ayaa inoogu jirta iyadoo gumaysi aan la aqbali karin: 1. Alshabaab iyo daacish iyo inta la u jeeda ah dalka argagixiso kama daynayaan iyo intaasoo kun oo kale shaatiga argagixisada la huwan al shabaab oo hadda uno u ooya markii la taabto oo la isku dayo in la baabi'iyo laakiin markii uno dalka gacanta loo galiyo ma haystaan geed ay isku qariyaan. 2. Baddeena iyo akhayraadka dalkeena uno iyagaa ka masuul noqon doona haday wax gaaraan waayo iyadaa shafka u garaacday inay somaliya balada haysata ka sabata bixin doonto oo muuse biixi cabdi iyo snm iyo garacyada iidoor cidna uma caga juglayn doonaan oo somaliya waan ka go'aynaa ma jiri doonto iyo cid kale toona oo madoobe cid danbe ma xoogi doono oo snm iyo garacyada iidoor cid danbe ma tarxiili doonto oo tukoraq danbe la iskuma qabsan doono oo waxaa la sugayaa oo somaliya lala sugi doonaa inta isku haysata dadka iyo dalka iyo diinta iyo dawladaha iyo ururada wata inay waayeel hawl iyo hadal iyo naf gab ah ay wada noqdaan oo ka dhamaadaan aduun oo intay fidneeyeen oo dhalinyaro ah iyagana la carbiyo oo maskaxdooda iyo maankoodaba laga saaro amaba laga tirtiro wixii qashina ee laga galiyey oo mana jirto uno cid kale oo looga dacwoonayo. Baddeena waa inaan banaan baxyo goor kasta ka samaynaa ilaa naloo soo cesho biyageena loo dhacay kenya oo u ay saxiixeen kuwa ku amray inay dadka somaliyeed u dabaaldagaan maalintii biyaha baddooda la dhacay oo kenya la siiyey oo taas waxaa kuu cadaynaya wadaadkii nfd oo reer nfd u sheegay "ha ku farxinina wax kasta oo ay icj badda somaliya ka soo sarto what a trader. Somalaay gumaysi ayaan ku jirnaa oo badeenii biyaheedii waa lana ka dhacay oo adoonta afrika oo wada jirta ayaa ina dhacday iyo gaalada iyo munaafiqiinta ku adeegata. Somaalaay biyihii baddeena waa la dhacay oo fadhi inooma yaal ilaa hal dhibic oo biyaheena ka mida gacanta shacabka somaliya loogu soo celiyo. Waxa inoo talo ah inaan shoobare wada samayno oo diidno go'aankii icj ee 12 mayl oo biyaha badeena u hibeeyey kenya oo afrika la doontay inay la dhacaan biyah a badeena oo lagu laaluushay madaxda afrika gaar ahaan kan sa'iir ugu horeeyo oo ah madaxweynaha sanadkaan ee "african union" kaas iyo kuwo madax african ah loo balan qaaday inay wax ku yeelan doonaan khayraadka ku jira biyaha bada somaliyeed oo caaqyo u taliyaan. Sidee mareexaan madax ugu doorateen somaliyeey miyeydaan ogayn afweyne siduu somaliya u galay oo ah halka somaliya maanta joogto dad iyo dal iyo duunyo iyo diinba oo mareexaan kasta rag iyo dumarba si fiican ula soo shaqeeyeen afweyne oo kan haatan yimidna ka sii daran afweyne oo wakaas farmaajo 12 mayl biyaha bada somaliyeed ka iibsaday kenya oo hadana ilhaaneeyey shacabkii somaliyeed oo uu ku dhahay war guusha kenya biyaha badeena ku qaadatay u dabaaldaga oo hadana ku lifaaqay maalintii awoowaysheen taageen calankeena cawaale oo kumanaan somaliyeed u naf waayeen ayuu ugu dabaalday biyaha badeena uu u dhacay kuukuuyada oo saaxiibadiisa ah ee kenya. Naclatulllaahi caleeyk. Tolka somaliyeedow, fadlan, ka kaca fadhiga oo inoo soo celiya biyaha badeena oo ogaada inaan helayno hadaan shoobare aan kala joogto lahayn samayno ilaa biyaha badeena gacanteena dib ugu soo ceshano oo haddii aan mudo shoobare samaynayno waa naloo soo celin biyaha badeena. hadii kale waa inaan kenya ku dhamaanaa oo qofna uusan naga soo harayn intaan biyaha badeena gacanta ku soo dhigayno oo inta ina ka hartaa manaafacaadsan doonto. No heshiis aan cid kale ka aqbalayno. Waa wareey war yaa somaliya war kenya ixsaan nooma galin oo waxay noo galeen uno ayaa ku masruufaysay oo dumarkeenii way kufsadeen iyo caruurteeniiba oo maalkeenii waa dhaceen oo raggeenii waa dileen oo hadana biyihii badeena ayey dhaceen oo farmaajo siiyey oo waliba ummadda somaliyeed isugu yeeray oo maalintii caleenkeena ugu aadiyey oo u sheegay inay shacabka somaliyeed u dabaaldagaan biyaha badeeda kenya loo dhacay. Naclatullaah caleeyk cawrusagee caqli xumaa.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Share
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 2 года назад
15 October 1969
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 года назад
Livetime'S
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 2 года назад
ilaahay Haw Naxariisto President Zharmaake Iyo Prime Minister Egaal Waxay Ahaayeen Laba Nin Oo Garanaya Nidaamka Daladnimo Labada Ninba Waxay Ahaayeen Labo Nin OoCibaado Badan Oo Jecel Cadaalada Iyo Zinaanta Izlamarkaana Neceb Qabyaalada Iyo Muzuqmaazaqa Laakiin Dawladii Ka Horeyzey Ee Uu Madaxweynaha Ka Ahaa Aadan Reyzal Walaalahana Uu Ka Ahaa Abdirizaak Waxay Ahayd Dawladii Ugu Musuqmaasaqa Badneyd Ee Ugu Tayada Xumeyd Ee Ugu Liidatey Ee Zomalia Zoomarta Waana Dawladii Boobtey Dadkii Codbixiyaazha Ahaa Codkoodii Ee Ku Zhubatey Doorazhadii Ay Madaxweynaha Iyo Reyzalwazaaraha Kunoqdeen Adam Iyo Abdirizak It Was The Most Corrupt. Government In Zomalia And The Weakest Administration And Also It Was The Government Loots Voters Votes
@abdidaahiye5937
@abdidaahiye5937 2 года назад
Sheeko aan wax ba kajirin crashiid waxaa dilay dad aan wadaniyiin aheyn oo dalka dib udhigay jufadiisa majeerten kasi heeda faanka mj aya uun bu qurxiyay odayga claahi yusuf geesi wuu ahaa raganimo leh waxana ku qadarina heerka wadaniyadiisu gaarsisneyd iyo sida uu uga qeyb qaatay guushii dalkeena uso hoyatay 1977 oo itoobiya aan baacsanay balse dadka indhaha u ah bulshadena hadii iyagoi qabiilka la dagalami lahaa ay umadii indhaha ay u ahayeen qabiil iyo taariikho is amanid qabiil ah aya hormuud u noqdan goor mee baan ka baxna burburka iyo in cadiwgeena qaar nala mid ah la shaqeystan cadowga kenya imaaratka iyo kuwa kale oo noo qarsoon ma ogtahay simaliya ina nahay dad tiro yar bad aad ubaxad weyn shidaal ja buuxo gaas ka buuxo kheyraad fara bdn leenahay oo hadii aan wadaniyad la nimano qof walba soomali ah itobiyan iyo kenyati aan kafiil ka noqon karno wadankuna lamid noqon doono Qadar iyo emerats
@shabsade.channel
@shabsade.channel 2 года назад
Asc smli Anaa uhoreeyo
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 2 года назад
Sadaxdanin.cabdirashid.siyadbare.cabdulahi.yusuf hada aqiro ayay.jiraan.ala.yaaa.hada.wediya.siyadbare iyo cabdulahiyusuf. Aduunyo.waxeytartay.
@awenoolays6540
@awenoolays6540 2 года назад
Shiikhow muuse biixi cabdi iyo ina kaahin iyo ina kore iyo inta rayi la ah caro Allaah ayaa ku dhacday oo waxay taagan yihiin waxba dhawran maynee Allaahayow dhagaxyo soo daadi oo uu yiri mid Allaah Agtiisa ka quustay oo kuwaani way ka samreen Allaah Agtiisa oo itaalkooda ayey aaminsan yihiin oo waad ogayd mid kasta oo ku amar ku taagleeyey Xaqqullaah iyo kuwo ehelka u ah xaqquullaah meelaha ay mareen aduunka intaan ka og nahay oo aakhirana waxa naftoodu ku sugan tahay Allaah ayaa inaga og laakiin markaan afweyne soo qaadaano, markii uu suurada An Nisaaa badalay oo uu culimadii somaliyeed ee ka hor yimid arinkaan uu laayey, wixii ka soo gaaray fitnaduu u yeertay waad xasuusan tahay oo isaguba sida muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu at maanta falayaan ayuu falayey oo kale oo uma malaynayo inuu fasax ka haysto Allaah wuxuu ku falay ummadda somaliyeed oo waad u jeedaa culimadii yaryarayd markay mujrimiintaan ka hor yimaadeen inay xabbis ka buuxsheen oo waliba dil ugu hanjabeen sida wali Cabdi Maalik muuse Coldoon oo waxaan wali u leeyahay waa ayadii Allaah inagu yiri: " aalaa inna Awliya Allaahi laa khowfun caleyhim walaa hum yaxsanuun" oo coldoon cabsi ma galin markii mujrim muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu jabiyeen xuduudullaah oo beentii muuse biixi cabdi ayuu is hortaagay oo Xaqqullaah ummadda somaliyeed u sheegay taasina waa wanaagga Allaah rabo oo tan muuse biixi cabdi iyo xulatadiisu waa xumaanta Allaah diiday waayo muuse biixi cabdi Xaqqullaah kuma hadlin laakiin wuu ka talaabsaday isagoo ku jeesjeesaya. Kitaabka Quraanka ah iyo hargo miyaa isu eg mise Xaqq iyo baadil waa may jawaabtu oo hadana coldoon xabbis iyo hanjabaad dil isugu daray oo hadana xaaskiisii sariirtiisii lagu weeraray iyadoo saqdhexe ku nasanaysa oo hurdo u soo dhardhigatay taaso ah wax Xaqqullaah ka fog waana wixii afweyne lagu yiqiin ee uu isaga muuse biixi cabdi khaas ahaan afweyne ku soo falay oo hadda coldoon ku sheegeen waa alshabaab xamar laga soo maal galiyo. Subxaanallaah xamar iyadaa xaarkeeda cunta ciday waxyeesho iskaba daaye. Yaahuu yaahuu yaahuu doofaar ma daahiro daa'in abidkiisa. 5
@abdiali3204
@abdiali3204 2 года назад
Somali madhageysin tigray ayan dhagestay alaha ku qaat Wuxuu ka danqanaya maqale Gondhar kama naxayo
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 2 года назад
Somaliyey. .yaaidila.nasiibadan.sadaxda.madaxwenayaal
@yaqiin264
@yaqiin264 Год назад
L0
@fuadali400
@fuadali400 2 года назад
Dilka c/rashiid muxuu kaga duwan yahay kumaankun soomaali ah ayaa la diley oo aan la sooqaadin
@Muxammed22
@Muxammed22 2 года назад
Waxa uu kaga duwan yahay isagu wuxuu ahaa Madaxii ugu sareeyay Dalka iyo Madaxweynihii ummada Soomaaliyeed oo dhan ay Eegayeen
@fahadappdala546
@fahadappdala546 2 года назад
haweeneydu markay go' A uu dhibtay tariikhdu mxy ahyd malinta fadlan
@maryamacumar314
@maryamacumar314 2 года назад
Qabyaaladii baa isku dirtey .mar ay itoobiyaan wadanka kusoo hogaamiyaan iyo mar ay ayaga dhexdooda isdilaan.
@bileabdi9615
@bileabdi9615 2 года назад
Abdirashiid call sharmarke wuxuu ahaa ninkii oogu fiicnaa majeerteen markii Ay isku dhaceen isaga iyo Aden cade xilka ayaa laga qaaday waxaa lagu badalay c/risaaq xaaji xuseen markaasuu C/risaaq waxuu sameeyay jaga kasta oo ma hiim ah wuxuu wada siiyay majeerteen hadey taliye ciidan tahay iyo hadey wasiiro yihiin kadib maxaa dhacay waxaa la ,aaday doorasho 1967 waxaa ku guuleystay c/rashiid cali sharmarke wuxuu reysulwasaare ka dhigtay maxamed xaaji ibraahin cigaal xilalkii uu c/risaaq wada siiyay majeerteen ayuu ka wada qaaday soomaali ayuuna u qeybiyay markaas ayay majeerteen c/Rashid naceen kadibna wey dileen xitaa ninka gacantiisa ku dilaayo wuxuu ahaa cismaan maxamuud marka sxb huuhaahda dadka kadaa iyo maxamed siyaad ayaa isku diray majeerteen dadka kala fadhiiso
@Cabaaye
@Cabaaye 2 года назад
Marki hore waxan moday in aad xogxogaal tahy lkn marki danbe ogaday inaad tahy dadka waxa iska qora uun
@abdijunior8945
@abdijunior8945 2 года назад
maxaa ka badali kartaa dee kaalay oo habaartan in laawaxkale ma awoodide
@Cabaaye
@Cabaaye 2 года назад
@@abdijunior8945 ninka abdirashid dilay qabilkisa qalday nio
@bileabdi9615
@bileabdi9615 2 года назад
@@Cabaaye sxb maxaan ka been sheegay bal iga dabagee waxaa laga yaabaa in odaygii ii waramay uu khaldanyahay
@Cabaaye
@Cabaaye 2 года назад
@@bileabdi9615 nin ka dilay reer ahay ku maqlay cali saleebaan
@fuadali400
@fuadali400 2 года назад
Alah ha u nariistee in la wad wado ma aha
Далее
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
Просмотров 52 млн
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 56 тыс.