Тёмный

Djibouti 🇩🇯 | Dadka tuuladan ku nool waa taajirin | Casaamo 

Qays Qeyser
Подписаться 574 тыс.
Просмотров 312 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

27 янв 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 1,3 тыс.   
@mahadaddanizead3310
@mahadaddanizead3310 2 года назад
50k likes haLa gaarsiYo muqalKan ❤️☘️
@zuhaylaahmeth5801
@zuhaylaahmeth5801 2 года назад
Inshalah uugadhaya
@EmranlBr
@EmranlBr 2 года назад
Uuu uqaLmah
@ak-kasim
@ak-kasim 2 года назад
Xoog miyaa 😀
@sayidmunir4239
@sayidmunir4239 2 года назад
Hye zxp lkn video kan ku xiga hdan ku raacno mxad ka lidhy
@nuurka658
@nuurka658 2 года назад
... ... ..
@aminahmed8573
@aminahmed8573 2 года назад
Alloow barakee reer jabuuti alloow barakee, odaygaana ilaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha barakeeyo 🇩🇯💚
@maxille42
@maxille42 2 года назад
👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞
@tasniimabdirashed3325
@tasniimabdirashed3325 2 года назад
Wara wilka tiktok kugu dhahaye wye ma sawirkas youtupe ku saran 🤣🤣
@aminahmed8573
@aminahmed8573 2 года назад
@@tasniimabdirashed3325 haa kkkk
@missjano8249
@missjano8249 2 года назад
Amin
@drsnajaxsalaadcaynab5196
@drsnajaxsalaadcaynab5196 2 года назад
Qays Qayser iyo awoowe alle caafimaad iyo cimri dheer hay idin bararkeeyo ♥️❤❤💔🥺
@usamebayle.3985
@usamebayle.3985 2 года назад
Dhulkiina Hooyo Qota Oo Beerta Soomaaliyeey. Reer Jabuuti Wan idin zalama From Somalia 🇸🇴🇩🇯❤💯.
@Hmmmm501
@Hmmmm501 7 месяцев назад
Dhulkaanba waa dhul somaliyeed
@aziamohamuud9283
@aziamohamuud9283 2 года назад
Masha allah walaalahay reer Djibouti 🇩🇯 from jaarka soomaaliland 💚🤍❤
@qiimeiyoqurux4466
@qiimeiyoqurux4466 2 года назад
From Somaliland, "Reer jabuuti dad wax tabcada alle ha ugu wado isku filnaanshaha" Qays qayser rabbi raali hakaa ahaado ❤
@billybernard8833
@billybernard8833 2 года назад
"First they call you crazy,then they fight you and all of a sudden you change the world " That old men is a legend for inspiring hundreds of Djiboutien formers 🙏🙏
@mukhtarwaran6597
@mukhtarwaran6597 2 года назад
Marti galinta iyo Hadhimoda waa astaanta lagu Yaqaan Umada Jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Noolaada djibouti
@imsomali3359
@imsomali3359 2 года назад
umad hodana jabuuti ayaa laga helaa
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 2 года назад
I’m from somalia 🇸🇴 I love Djibouti 🇩🇯
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 2 года назад
Noolow walaal 🇸🇴❤🇩🇯
@museadan9335
@museadan9335 2 года назад
Odaygas waa dadki soomaalidi hore ka sii nool ee caqliga iyo garaadka badna! Waxu kusoo Koobay warkiis sadex kal madood " war dhulka beera" cajiib illaahay cimriga haw barakeeyo! Thanks qays
@realdreams9723
@realdreams9723 2 года назад
Aaamiin cimriga iyo caafimaad kaba allah haw barakeeyo 🤲aaamiin.
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 года назад
AlhamduliaH 99jeer Subxanalah 99jeer Allaahu akbar 99jeer Laa illaaha illaalaah 99jeer Aqri walal insha Allah Ilahay malintada hakuu Nuuriyo
@maxille42
@maxille42 2 года назад
👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Qays qayser RU-vidr aan noocisa la arag bad tahay hormoodka Somali bad tihin Rer Somaliland sharaf iyo ilbaxnimo udhashay waligodna Somali jecla ❤one love Somalinimo💗 Myhomeland Djibouti🇩🇯💯
@abdiasis2428
@abdiasis2428 2 года назад
Maasha Allah gabdhaha reer jabuuti noolada walalayal waa gabdho karti badan love you dhaman reer jabuuti🇩🇯 from somaliland 💚💬❤🙏
@abuukarcabdilahi2201
@abuukarcabdilahi2201 2 года назад
Hadaan nahy dhalinta djabouti waxad naga mudan tahy bilad dahab wadanka intiisa kalena soo duub sida tajora❤
@shakirahmed8966
@shakirahmed8966 2 года назад
That man is legendary he show them people don’t need you to explain them they want you to show them and He did. and the Most Beautiful part about the history those beautiful people understand him and learn about him and even improve it All the way mansha Allah May Allah bless Them all ❤️
@hanadomarofficial7556
@hanadomarofficial7556 2 года назад
Wow🔥
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 2 года назад
So much wisdom from the old man 👨🏾‍🦳 and he made his dream come true Ilahay mahadiis
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 года назад
Djibouti🇩🇯 jano Allow barakee🤲 Degmada Assamo waxa ku nool dad sharaf leh oh soo dhawaynta lagu gaadhin. Dhulkoogi bay beerteen, tacliin iyo wax barasha u dheer Mashaallah dad ku dayasho mudan👏👌 Carta gobolkii dalxiiska ayan kaga fadhinaa inad vlog qurux badan nooga soo duubtid🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Tanks Qays✊🏽
@mohamoudidriss1216
@mohamoudidriss1216 2 года назад
Qays qayser my brother my legendary,Tu ma fait souvenue quand j’étais petit,j’aimais planter des arbres 🌳 🥲🖤🤍 I’m glad about your amazing work 👏👏🇩🇯
@kooshdul
@kooshdul 2 года назад
Ugaarsiga Jigjiga 🇸🇴 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-P7TejbR2clU.html Ugaarsiga Jigjiga 🇸🇴 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-P7TejbR2clU.html
@alrahmanducaysane2534
@alrahmanducaysane2534 2 года назад
War wax lafahmayo kuhadla ciiisayaalyahow
@aniessuoh8626
@aniessuoh8626 2 года назад
@@alrahmanducaysane2534 ha cadhoon, ha cadhoon ducaysane
@khaalidxasan2628
@khaalidxasan2628 2 года назад
@@aniessuoh8626 war wax caadiya ku hadla faransiis ma lihidine
@mahadmohamed6342
@mahadmohamed6342 2 года назад
Somali ku hadal sxb et non en français
@lionafrica8349
@lionafrica8349 2 года назад
From Djibouti idin mee muuqaalkan xaqiisa siiya
@amalismail7772
@amalismail7772 2 года назад
tout simplement incroyable, Djibouti me manque❤️
@kooshdul
@kooshdul 2 года назад
Ugaarsiga Jigjiga 🇸🇴 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-P7TejbR2clU.html Ugaarsiga Jigjiga 🇸🇴 ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-P7TejbR2clU.html
@Dhir.iyo.deef.
@Dhir.iyo.deef. 2 года назад
What
@yasermohamed3284
@yasermohamed3284 2 года назад
@@Dhir.iyo.deef. hadaan nahay rer djibouti waay nakaqabsatay inan francisca meel walbaa aan kuqorno wll nagaa ralinoqdaa rer somalia weyn iyo somaliland
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 года назад
Tuuladan Dhaqanki Saxda Ahaa Ayay Haystaan masha Allah
@maxille42
@maxille42 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞💥
@qataarqato1367
@qataarqato1367 2 года назад
Waar dhulka qoda ayaan leeyahay ❤❤ Runtii waa qof ku dayasho mudan ✅
@maaweell
@maaweell 2 года назад
Qaash Baash Is Living legend 💯❤️
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 2 года назад
Masha allah waxa aad iso jiitay dadku sida ay ilbax u yihiin rer jibuti aadban idin salamaya❤ hesta muqaalka saaran waxa qadaya fanan jooqle alle ha caafiye uso duceeya😢
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 2 года назад
Ilaahay haku daryeelo fariin cajiiba buu udiray dadka soomaaliyeed dhamaantood waxaan kaloo arkay xajiyada caanaha lulaysa maashaa allaah qofkasta oo soomaali ah hadareemo inuu luqadeenu hodan tahay oo qoys keliya nahay waa fariin kale soo gudbiyaha video gan qiimaha lehna waa mahadsanyahay mr qays
@Abdimalow433
@Abdimalow433 2 года назад
Aragtidii aan jibuuti ka haystay inbadan waa iska kay badashay muuqaalkaan ayaana usababa!
@mounaelmi6865
@mounaelmi6865 2 года назад
C'est triste que ce vlog n'ait pas été fait par un djiboutien pour mettre en avant les ressources de notre beau pays car nous ne croyons pas en nous même! Un grand mercu à ce jeune homme et un grand bravo pour son talent❤❤❤🤣🥰🥰👏👏👏👏👏
@Khaleif7
@Khaleif7 2 года назад
Masha Allah Odaygas ilahay ha barakeeyo Fikir fiican Ayuu bulshadiisa Usoo kordhiyay jabuuTi Saan moodayayba maaba Waaba dad Tashaday
@cadceed11
@cadceed11 2 года назад
Reer Djanouti waa dadka somali ugu ilbaxsan, ninkaa camarada daba taagan ee cabdi samad waan salaamayaa muuqaalo qurux badan buu si qurux badan uduubaaye
@maxille42
@maxille42 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞💥
@xidigshorts7342
@xidigshorts7342 2 года назад
Wow the king 💓💖💕💖 Inta yarkaan dhulka soomaalidu uu faray isoorac💖💕💓💕 Ani kowaa ahay🇸🇴🇸🇴
@maxille42
@maxille42 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞💥
@yahyetygah9118
@yahyetygah9118 2 года назад
we love you reer djbuuti ♥️🇩🇯
@Rana_barbi
@Rana_barbi 2 года назад
Ayy muqalka inta udambeysa wlhi wn qiirodey 🥺su qays u hug gareyay aderka somliyed ilahy wll hakugu xafido dhulkisa🥺🥰✌🏽
@hibonura124
@hibonura124 2 года назад
Inankayagii qays qayser wa fariid🥰👍 we so proud of you wllo ❤️🗯️💚 ManshaAllaah
@hajicarab1237
@hajicarab1237 2 года назад
Thanks Qeys it's amazing watching our beautiful people all the way from Muqdisho much love Jabuuti 🇩🇯 ❤️.
@ladankhadar6227
@ladankhadar6227 2 года назад
Qeysow marka hore Merci beaucoup sida ad uso bandhigtay Tuloyinkena Quruxda bdan huno😊😚 ilhow No barake dhulka 🇩🇯💕
@makibafarahabdi9824
@makibafarahabdi9824 2 года назад
The beautiful country and vidéo❤🥰🇩🇯🇩🇯 keep going qays qaysar👑
@marianhersi8539
@marianhersi8539 2 года назад
Mansha Allah ilah ha ku xafido aad ban u jeclahey dhuka somalida wana dawada melkasta oo aad mareysid somalia somalilan jabuti masha Allah mar labad Allaha ku xafido
@souhaibcolly7973
@souhaibcolly7973 2 года назад
Inta jecel inuu Jigjiga iyo DDS tago muuqaalo kasoo sameeyo farta taaga🙋😍😇😻
@ALI7LEE
@ALI7LEE 2 года назад
Plant, dig the ground and plant in it... It is a great message for us from a man who did the impossible in his time.
@Bilane-gd3dv
@Bilane-gd3dv 2 года назад
Qaash Baash our hero 😍😍😍🙏
@Somaliboy
@Somaliboy 2 года назад
Qays qayser . The one and the only RU-vidr aan ku daydo (role model) This year you’ll hit 1 Million subs broski 🙏🙏❤️❤️.
@nuurayahmedd6856
@nuurayahmedd6856 2 года назад
🥰🥰
@Somaliboy
@Somaliboy 2 года назад
@@nuurayahmedd6856 🙏❤️
@maxille42
@maxille42 2 года назад
👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞
@abdelazizdacar1308
@abdelazizdacar1308 2 года назад
My second country Djibouti 🇩🇯😍 one love
@ZakariyeAhmed
@ZakariyeAhmed 2 года назад
Jigjiga ayaa iyo kilika Somalia Ethiopia 🇪🇹 ayaa kudhiman bro and keep it we need people like You More
@ady426
@ady426 2 года назад
Itoopiya ha odhan somalia 🇸🇴 dheh
@mounaelmi6865
@mounaelmi6865 2 года назад
Longue vie à toi cimrii dheerer adeero qash bash! Assamo waxay hormuud u tahay dhamaaan reer jabuti oo dhan waayo wa dad is keeney oo ku dayasho mudan noolada dadkeyga proud of u 🥰🥰🥰🥰🥰
@mohamedaminmahdiosman5421
@mohamedaminmahdiosman5421 2 года назад
Qof wax ku siya wayi meysid,lakin qof wax ku biriya heli meysid. Wa oday murti lee aad baan ugu faraxsanahay muqal kaan runti waxay dhirigalin uu tahay daliyarada reer Djibouti ee dolada wax kasugaysa war dhulkina nimcad ba talee fadhiga kakacaa !!!! Une vidéo très pertinente,envers vous les jeunes en chômages vous avez un pays avec plein d'opportunité saisies les, éveillé vous (waxa yar ba wax weyn keena)c'est les jeunes d'aujourd'hui de changer la vision de djibouti.
@jamalali3280
@jamalali3280 2 года назад
mansha allaha dadka igu dhiiga ah reer djibouti jamhuuriyada barakaysan ayaan ka soo salaamaya ilaahay haa inaga hayo isha qadaadweynta insha allaha aamin
@suldanaxmedsahal2127
@suldanaxmedsahal2127 2 года назад
Cuqdad baa kuheyso afkaaga ilaali nacas yahow
@umumuxsin884
@umumuxsin884 2 года назад
Masha Allah war qeys qeysar muwadin dhaba ayan u arka dadka jabuti wesku tashtan runti horowmar wacan
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241
@ibnuleelkaseboqordiiftireb9241 2 года назад
Ader qashbaash cimri dheer iyo caafimaad taama allaha ku siiyo, fariintuu noosoo diray ficil ahaan ayuu nagu tusay, asxaabey muuqaalkan aan gaarsiino 500k, annagoo ader qashbaash kula dabaal dagayna hamigiisii u rumoobay, waxan inkasoo salaamayaa galkacyo, meelkastood joogtaan somali Maxamed
@deqaali1611
@deqaali1611 2 года назад
Qays the hug you gave the old man touched me. I wish there were more young guys like you we love you and wish the best. Keep the good work going. May Allah bless you Amin.
@samiraosman1588
@samiraosman1588 2 года назад
Woow jamuuriyadii jabuuti Masha Allah wan rajaynaya inan imaaho Masha Allah Wllkey qeys qeyser noloshu kuma xumayso wll 😂😂😂 wad iga qoslisay mahadsanid qeys qeyser
@maxille42
@maxille42 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞💥
@MM-df6ol
@MM-df6ol 2 года назад
Emotional episode to be honest, thank you Qayser for this beautiful experience. I am inspired by you and the old man at the the end. He impacted me in a big way and i hope the new generation especially those living abroad realise the value of their country.
@inamasale6278
@inamasale6278 2 года назад
This is the kind RU-vidrs we need for the Somali society 💯✌️
@lechimiste3547
@lechimiste3547 2 года назад
Ahh le vieux Gachbeche il a vraiment vieille, je connu quand il étais si jeune que ça 😢. C’est un savent qui a fait le tour du monde
@sahantube3846
@sahantube3846 2 года назад
Masha allah muuqalkii ugu cajiibsanaaaan abdkey daawado 🥰🇸🇴🇩🇯
@sirinyusuf4105
@sirinyusuf4105 2 года назад
Ax dhalinyartii wadanka wax u soo sari lahayd markan dib u eegay sawirka ii muuqday wallhi ilma igu soo istagtay adeero mahadsanid illahay hanagu anfaco talada wa strong message wallhi
@mohamedmahamoud1128
@mohamedmahamoud1128 2 года назад
Thanks bro u remember me Cali sabix my hometown when I was young I played football next flag mountain and assamo my parents village I followed u to see every Somali town big up
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 года назад
Masha allah somalidu wa dad qalbi wacan oo is jecel
@villamuxiyadiin4395
@villamuxiyadiin4395 2 года назад
Walahi tusaalaha markuu bixinayey 🥺emotional ayaan noqday🥺🥺🥺🥺
@ahmedmaxamuud9924
@ahmedmaxamuud9924 2 года назад
Qaran walba wuxu soo saaro ayuu cunaaa ninkani waa run sheeg dhab Ah sxp
@villamuxiyadiin4395
@villamuxiyadiin4395 2 года назад
@@ahmedmaxamuud9924 aad io aad sxp🥺🤍
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 2 года назад
Maasalaah reer cali sabiix horumarka sii wada ilaahaana haidin garab galo guuleeysta
@M45_0
@M45_0 2 года назад
Hal qof oo ra’yi keena aan cidkle uga horeen markaas ayaa horumar gaara qaashbaash waa legend.
@safiousama1474
@safiousama1474 2 года назад
Masha Allah tabarakalah wad ku mahadsantahay qays qaysr qash bash wan salamaya sidokale wa meshu abahay ku dhashay casamo 🥰💗💟
@bartanabada2906
@bartanabada2906 2 года назад
Mnsha allah maku nooshahay hada mise waad ka tagtay
@safiousama1474
@safiousama1474 2 года назад
@@bartanabada2906 may wll imika Djibouti ayan joga
@alidadabdi7662
@alidadabdi7662 2 года назад
Salam Qays, Mansha Allah walal, you are doing an amazing job. May Allah reward Dahair and you. He is a blessing and a legend who will leave history for all Somali people. Thanks for your hard work.
@mahamudmohamed6624
@mahamudmohamed6624 2 года назад
Asc brother wallahi odayga wuu iga ohiyay wayo waxan kunolahay Uk 🇬🇧 xiligan waxan kujira shaqo Night shift 😴 😪 😫 waxan leyahay Dhul bered waxana go'an kugaray Bisha 31/12/22 inan isaga tago Insha allah wanakula soxiriaya Thank you brother 🙏 respect
@cabdiqanifaarax949
@cabdiqanifaarax949 2 года назад
Markaad beerta uwareegtid insha Allah haday ku suurto gasho dalka kaaly oo beer noga samee
@hayataden6499
@hayataden6499 2 года назад
Masha allah odaygaana ilahy cafimad iyo cimrii dhareer ha siiyoo walhi dadka iyo dalkaaba u ufaaidey
@ina_mohamet
@ina_mohamet 2 года назад
You are great Vloger and Many people enjoyed your vlog and I am One of them GooD JoB Qays 😊
@maxille42
@maxille42 2 года назад
👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞
@highflyer215
@highflyer215 2 года назад
Respect adeero, Allah hakuxifdiyo we need more Somali men like him,
@keysemaxamedhgi664
@keysemaxamedhgi664 2 года назад
Je sui en Hargeisa Actuelment) Qays Best floger Man Somlnder Allah yaacisak .wadan aan aqaan Dadkeygii reer jabutie iyo dalkii jabutie Un Grand Salut. Tous les jabutien. Frere,
@munocllhi7627
@munocllhi7627 2 года назад
Ileen somali waa isku dhaqan dhanka miiga inkastonan koonfur galbeed anan arag iyo somalida itoopiya masha allh dadkeyga guul ayan idin rajeynaa runtii wan I xiisay miyiga
@Waawenka1
@Waawenka1 2 года назад
Masha Allah waa abe ku dasho mudan war dhukla qoda ☘️
@abdijabaromar1979
@abdijabaromar1979 2 года назад
Nin an dal marin dhayoo male Ayey somalidu tidha Qays thanks for sharing this amazing vlog May Allah bless my country 🇩🇯
@karimhasan8967
@karimhasan8967 2 года назад
Aan kuyara hagajiye maahmahdu waxa weyi bro "Nin aan dhul marin dhayala,,
@mejhoula
@mejhoula 2 года назад
Wll waxan ku waydiinayaajabuuti intee gobol bay somalidu dagtaa
@mejhoula
@mejhoula 2 года назад
@gabar somaliyeed abayo adi ma reer jabuuti bad tahay Se dhul badleh miyay dhagaan cafartu
@mejhoula
@mejhoula 2 года назад
@gabar somaliyeed Haa haye wll wad mahadsan thy
@abdalleali354
@abdalleali354 2 года назад
War dadkan wax soosaar kooda somalia inteeda kale halloo suuq geeyo masha allah waaba dad dedaalaya.
@ubahahmed7300
@ubahahmed7300 2 года назад
Masha alla qays wa kind personI I liked when he hugged the old man 🙏🏻🥰
@Rossanita_134
@Rossanita_134 2 года назад
dar allah ayan ku jeclahay ❤️ wll qali allah kubarakeyo 🥰 machallah Djibouti 🇩🇯🇩🇯 m'y home hoyga nabada iyo midnimada
@deenahspace7754
@deenahspace7754 2 года назад
Masha allah Allahumma barik ilaahow kheir sii dhalinyaroy aan kudayano meelkasta aan joogno wax beerta wax soo saara dibada aan kamaarano
@yusefjamac9388
@yusefjamac9388 2 года назад
Gashbash was a visionary man and role model for his community.rather to tell them what to he showed them they way to realise in order to achieve his dream. I have the chance to meet this man and you will impressed by his awesome and humbless
@chockrymohamed7628
@chockrymohamed7628 2 года назад
Billy Bernard 5 months ago "First they call you crazy, then they fight you, and all of a sudden you change the world " That old man is a legend for inspiring hundreds of Djiboutian farmers 🙏🙏
@abdoulkaderabdi8238
@abdoulkaderabdi8238 2 года назад
Respect 🇩🇯🇩🇯Qays Qesyer.
@maxille42
@maxille42 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞💥
@AAdam-rc3nu
@AAdam-rc3nu 2 года назад
Dear Bro Qays Qaysar,Great man with big ambitions your messages are inspiring for those with high visions..
@ahashi7828
@ahashi7828 2 года назад
Maasha Allah Wadani Illaahay koonfur iyo webiyada nabad Ha nooga dhigo Aamiin
@inarasheit7827
@inarasheit7827 2 года назад
The Way That he said *war dhulka qodda* He is Really Great Dad And Dear Qays Qayser Huge Greet From Jigjiga You’re a Man With Far Vision Keep It Up Mann🙏✍️
@nasteexoali7199
@nasteexoali7199 2 года назад
Mansha allah Ilahay gacanta haku.barakeyo Wllo muuqaaal iyo badh runtii👌👏
@zahranoor8229
@zahranoor8229 2 года назад
Please inaadeero music video gaag kayaree, thank you geesi Somali yeed, Allah ha kuxafido arimahaga oo dhan hakuyasiro
@dailycontent3955
@dailycontent3955 2 года назад
Musica saran ama heesta saaran waa motivational wax ama dhibayaso walaal mida kale heesaha hada socdo wax nucur maba lahaba lkn kuwii hore fariin Bay wadaan oo ay wada xirbasanaayeen
@filsanananug8048
@filsanananug8048 2 года назад
Mansha Allah Maaweel iyo Qays laba dhalinyara ah oo ku qanacsan the beauty that Africa offers Allaha idin xafido oo ha idin barakeeyo waxaad ka nolol quruxbadantihiin dad badanoo dowladahan western ka jooga,,, keep up the great work 🧠
@maxameddaahir1048
@maxameddaahir1048 2 года назад
Practical advice from the old man to the all Somalis. Allah bless him and you Qays Qaysar.
@ismail.mo77
@ismail.mo77 2 года назад
Qays this video is wonderful ,we need more 😍❤ keep it 💯👌
@maxille42
@maxille42 2 года назад
👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞
@mohamedfarah8451
@mohamedfarah8451 2 года назад
I have more respect on the contents you make for the channel it benefits a lot of people including me keep up the good work ❤️❤️🥰🥰💯💯
@maxille42
@maxille42 2 года назад
👉ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞
@DjibWoodProMusic1
@DjibWoodProMusic1 2 года назад
congratulations from team Djibwood ........
@AliDararMouhyadine
@AliDararMouhyadine 2 года назад
je commence a aimer ces genre de video , well done bro and welcome to Djibouti !!!! ❤
@yousbroido8359
@yousbroido8359 2 года назад
Qays vraiment tu e impressionnant Good job man BEAUTIFUL SIMPLE INTUITIF DJIBOUTI VIVA
@adenali6381
@adenali6381 2 года назад
🥲🥲🥲🥲🥲🥲 abahas somaliyed rabi adun iyo aqiro hau naxaristo runti wuu iga ilmeysiyay halihi igu danbeysay axxx dhulka hala tifaco quruxtisana halaka shaqeyo somalay Somali beynu nahay wana isjecel nahay runti abow rabi waxa jeceshahy kusi kuwi qada taladana kuwi noqda rabi hainaka dhigo waxas kaso salamaya north eastern gobolka waqoyi bari ee Somalia 🇸🇴 magalada Garissa one love 💕 to all my Somali people 🥯
@nuura123farax4
@nuura123farax4 2 года назад
Masha Allah dad hormar sameyay wye jabuti Allah idin siyadiyo nabada nimcda 🤲 jabuti in lagu dayda
@IjopelReya
@IjopelReya 2 года назад
Amazing video indeed. Merci beaucoup depuis Djibouti Qays ! Adero qaash baash message well received. Allah cimriga hakuu barakeeyo !
@hajjikamalali568
@hajjikamalali568 2 года назад
Waxaan ahay qofkii ugu horeyay waan ku faraxsanahay 😎
@maxille42
@maxille42 2 года назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-Es1wmCniCOk.html💞💥
@SomGaming77
@SomGaming77 2 года назад
Muuqaal qiimo badan 🇩🇯 ku waara nabada iyo horumarka
@fatjoabdi6726
@fatjoabdi6726 2 года назад
Thanks for this brothaaa too much love from Djibouti🇩🇯❤❤❤❤
@munafaisal6775
@munafaisal6775 2 года назад
beautiful mashallah Alla nabad balagu qama’ 😔 May Allah restore unity to our country
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 2 года назад
10:48 Qaashbaash is a Living Legend !!!
@abdoohaaji8614
@abdoohaaji8614 2 года назад
Horey u soco Djibouti 🇩🇯💙
@djimos9058
@djimos9058 2 года назад
Masha allah qays qaysar allah haku xifdiyo sidadadka somalida isuugu taxalujiso dhaqabkooda iyo waxsoo saarkooda runti washaqa adag inad dhulka safar kusomarto allah hakugu nabad geliyo hanakugu guuleyo
@amranaliawale788
@amranaliawale788 2 года назад
Waa muqal dhameystiran oo caja ibkiisa wata adeerka wuxuu qadadey talabo miradhashay waan idin salaamay dhamaan inta somali oo idil qasatan rer Djibouti 🇩🇯
Далее
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 15 млн
QAYS QAYSER IYO CAMERA DA QARSOON
8:03
Просмотров 291 тыс.
Jasiirada ugu qurux badan Djibouti 🇩🇯
12:46
Просмотров 183 тыс.
Cuntoyinka wadada Hargeisa || STREET FOOD IN HARGEISA
16:00
Idriss Omar Guelleh en Mai 1993
10:05
Просмотров 165 тыс.
Socdaalkaygii Saylac | my journey To saylac
15:53
Просмотров 272 тыс.
Maybe a little TOO much gel 😂
00:12
Просмотров 15 млн