Тёмный

Documentary | Dagaalkii Vietnam | Duullaankii ugu adkaa ee uu mareykanku kala kulmay Khasaarihii ugu 

ITAAL MEDIA
Подписаться 225 тыс.
Просмотров 77 тыс.
50% 1

Documentary | Dagaalkii Vietnam | Duullaankii ugu adkaa ee uu mareykanku kala kulmay Khasaarihii ugu xoogganaa

Опубликовано:

 

14 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 151   
@CabdirisaaqFoodare-oj5si
@CabdirisaaqFoodare-oj5si 23 дня назад
barya lakuma helo xoriyat
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 23 дня назад
iinsha Allah falastiin ayaana ayaduna cagta saartey wadadii guusha💯🇵🇸💯🇸🇴
@abdiwaliahmed3301
@abdiwaliahmed3301 23 дня назад
my rol modal itaal media. waxaan jeclahay in aan wax soo gudbiyo mustaqbalka. chanalkaan waxaan ka helay sida simple ka ah ee uu wax u soo gudbinayo. waxaa hubaal ah barnamujka aad ka dawato in aad meel kale ka dooni doonin. mansha allah.
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 23 дня назад
Waa Barnaamij aad ufiican waxaan kaa codsanayaa in aad Afganistaanna kasoo diyaariso sidii ay ugu jabeen Reer Galbeedku.
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 23 дня назад
Vetnam waa Gob Gob dhashay,waa sidaan rabno inaan uga adkaano Yuhuuda uraysa iyo shaydaanka aduunka(Maraykan) In sha Allah,In sha Allah
@maxamuudkhadar558
@maxamuudkhadar558 23 дня назад
Dalkaagu aduunka halkee bu uga yaalaa? Se Adiga maxa ku diiday in aad noqoto gob gob dhashay o dalkiisu dunida maqaam sare ku leh!
@aster5929
@aster5929 17 дней назад
adiga ya ka ur badan!
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 23 дня назад
Vietnam🇻🇳 waa dad dalkooda u soo halgamay oo wax walba u soo huray ilaa haddana neecow xorriyadeed ku naaloonaya
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal 21 день назад
Insha allah guusha mid lamida wey heli donan walalaheen rer falastiin iyo dhmn wadamada muslimiinta Ee duulinimada rer galbeedka kujira
@Haarkujoog114
@Haarkujoog114 19 дней назад
In sha Allah wll
@Mohangoat11
@Mohangoat11 22 дня назад
Waaw ducmantidan oo kle waa ka helaa thnks walaal❤
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk
@CabdiraxmaanShariif-xu6dk 22 дня назад
Runtii waxay na tuseen Vietnam 🇻🇳 miyiintu shisheeyaha inuu iska dhicis oo kaliya wax ku leeyahay🇻🇳🇻🇳🇻🇳💪💪💪💯
@SaaraAlim
@SaaraAlim 23 дня назад
Allah saan u rabay lee mahadsanid❤🎉❤❤
@mesuthussein1198
@mesuthussein1198 21 день назад
Masha Allah wa brnamish ad ufica ❤
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 23 дня назад
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@xamdayuusuf890
@xamdayuusuf890 23 дня назад
Ninka quudha ee aan taagero ❤❤❤ hore uu soco walalo my brothers 🎉
@nouradinemahdi843
@nouradinemahdi843 22 дня назад
0
@abdideria18
@abdideria18 21 день назад
Vietnam strong people throughout the world
@sadakabdiwali407
@sadakabdiwali407 23 дня назад
Barnaamijyadaan dagaalada iyo taariikhaha caalamka soo badi sxb❤
@ahmednorali7838
@ahmednorali7838 23 дня назад
Mahadsanid Awees
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 23 дня назад
Adigaa mudan Axmed
@kingMoha707
@kingMoha707 23 дня назад
Vietnam men's are strong hero in the world 🌎🎉
@AbdiShiine-nt7vs
@AbdiShiine-nt7vs 19 дней назад
Halyeyadi Afghanistan ee dalibaan ayagana kwrn Marekanka cashar lama ilawan ah uso. Dhigen
@indholacagg
@indholacagg 23 дня назад
Mnsha sxbky wakusalmayaa wllky
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 23 дня назад
waan kaa qaaday
@hamiidcigehassan2890
@hamiidcigehassan2890 11 дней назад
Mahadsanid wariye
@dekeofficial8817
@dekeofficial8817 22 дня назад
Wa shaqad nagu socotot hada qeybi o xukun
@parkhadmahamed4086
@parkhadmahamed4086 23 дня назад
Palastine waynu aragnaa iyadana
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 23 дня назад
💯💯
@AbdirahimmohamudJeego
@AbdirahimmohamudJeego 23 дня назад
Itaal media waan ku tageraa,zxb barnaamijyada aad ban u daawada horey u soco Xb
@apdirahman1433
@apdirahman1433 21 день назад
Habtabintaada Qiimaha badan ayaan wx loo dhigaaba jirin wlhi 🥰💯
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 22 дня назад
Mashallah gul Vietnam.❤❤❤❤❤
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 19 дней назад
Mashalah Nice History sxb thanks 🙏
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 23 дня назад
Waa geesiyiin iska dulqaaday gumeysiga. inshaalaah guushaas oo kale waxaan urajaynyaa walaalaheen falestiin
@mustafakarama9317
@mustafakarama9317 23 дня назад
Niman shantaada kaa reebin sharci kaama reebo oo xaqiiq ah wye wlhi tan Mareykan markaan ma aqoonin the Art of war
@AbdiShiine-nt7vs
@AbdiShiine-nt7vs 19 дней назад
Daliban xita sas uso gashey😂 Marekanki balayada iska dhigayey niman Ak47 hesta twar uwayey
@Sadam_Philipine
@Sadam_Philipine 23 дня назад
Heer sare, nin wax iska dhicinaya uunbaa waligeedba aduunyada si karaama leh ugu noolaada.
@adammohamet9817
@adammohamet9817 23 дня назад
Cadowga Allah dhaxdood isku jabiyo
@Qayaad642
@Qayaad642 23 дня назад
Qoom kasta oo dulliga ka dhiidhiya way guulaystaan
@axmedmaxamef675
@axmedmaxamef675 23 дня назад
ITaal sxp kasoo haddal xiisadd taiwan iyo shiinaha iyo goortuu weerar qaadayo shiinuhu si kamadanbeysa
@abdikadiralimohamed8187
@abdikadiralimohamed8187 23 дня назад
Waa waxa hada ka taagan bariga dhexe gaar ahaan Palestine
@cabdimuuse2050
@cabdimuuse2050 23 дня назад
Soobadi ustaad raadadka taariikhda
@maxamedsacadaale
@maxamedsacadaale 23 дня назад
Maasha allah soojeedin aad u macquul ah soo badi sxb waad gaadhaysaa halka aad rabto guulayso
@ahmednaajiofficial7577
@ahmednaajiofficial7577 23 дня назад
Waa barnamaij dhaxalgal iyo taariikh cajiib guulaysta bahda ITAAL MEDIA.
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus 21 день назад
Tnx sx0
@dhawacmujiye
@dhawacmujiye 22 дня назад
Keep going brother
@abdirahmanyacin966
@abdirahmanyacin966 23 дня назад
Dheefba laga yidhi xageed joogta waxay tidhi dhibta Dabadeeda ayaan jooga
@maxameddeeqcabdale961
@maxameddeeqcabdale961 22 дня назад
Waa sida maamulka somalia diidka somaliland laakin uma suurtobi karto arinkas sida vetname oo kale ayaan noqon dono insha allaah
@calicade3834
@calicade3834 23 дня назад
muddo bila aan kugu xiranaha msh allh aad ayaan uga helay
@abdiyeyibrahim1936
@abdiyeyibrahim1936 23 дня назад
Barnaamij dhaxalgal ah keep going macalimuu❤❤❤
@MrUnderstand842
@MrUnderstand842 23 дня назад
M.a ustaad ead wanagsan 🎉
@badridaahir8103
@badridaahir8103 22 дня назад
Somalia 🇸🇴 ayaa u bahaan Hogaamiye Ho Chi Minh oo kale ah oo Xoog ku mideeya Waqooyiga iyo Kunfurta dalka.
@MubaaRik1
@MubaaRik1 22 дня назад
Xooga yaa laga xoogweyn yhy gedo ayaa ka horeysa inaad hdaad xoog hyso aad ku xoreyso
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 6 дней назад
Adoo taadi dayacan tahay maxa dan guud ku faray caqli xumada qadaad wayntu waa qosol😂😂
@axmedcali7300
@axmedcali7300 21 день назад
I.n falastiin iyo somali guushaasa ayaaan urajenayaa
@BoqorShiine
@BoqorShiine 23 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Amiir2107
@Amiir2107 22 дня назад
Dagaalkaaas waxuu jawaab u yahay waxa maanta dunida kasocdo 2024.😁
@shantasomali411
@shantasomali411 16 дней назад
Waaw❤
@Xirfad-Xog
@Xirfad-Xog 22 дня назад
Waa channel kaliya ee aan soo fiiriyo in barnaamij lasoo dhigay , documentary aad baad ugu fiican tahay soo badi Allaha ku barakeeyo.
@drsocial6889
@drsocial6889 23 дня назад
Waxay iila tahay dhulkeena ogaadeen iyo nfd inee baryo ku soo noqeen ee in nafta u hurnaa
@MubaaRik1
@MubaaRik1 22 дня назад
Nfd intaadan gaadhin kuwa hada aad gacanta kuhayso ba qarkood Ethiopia cashuur ka qaadaa ee ma wax aynaan gacan ku hayn baynu ka shekeyna iyado tii inoogu gacan jirtey ay gacanteena kasii baxayso. Gedo ayaa ka horeysa nfd😂
@idrissmarwa2517
@idrissmarwa2517 21 день назад
walaalo taan waxay lamid tahaay dagaalka felistiim iyo Israel , waxaan rageenayaa iiney gooleysan doonaan felistiim siide Vietnam 🇻🇳
@AbdiYarrow-ku6eg
@AbdiYarrow-ku6eg 22 дня назад
Addunkaan haddad wax is ka celin wa lagugu tumanaa
@asmamahed5176
@asmamahed5176 23 дня назад
Itaal media tabiye cod tolmoon the best ofta year ❤
@Mohamudali65
@Mohamudali65 23 дня назад
Mareekanka Jabkii Viyatnaam karaacay waxay u noqotay cashar uu ilaa hadda kasheekeeyo, sidoo kale wixii Muqdisho karaacay iyana dhaga faray baa karaacday
@Omari-rx3vl5he2p
@Omari-rx3vl5he2p 23 дня назад
Itaaal media the best
@cabdirisaaqtimacade8070
@cabdirisaaqtimacade8070 13 дней назад
Wallahi xoriyadu baryo kumatimaado ❤❤❤
@haboonkhaliif
@haboonkhaliif 23 дня назад
Argagixisada aduunka waa America iyo Israel
@abdirahmaanissehussein2032
@abdirahmaanissehussein2032 23 дня назад
Ustaad aweys aar mhdsnthy maqaal cajiibka
@mustafyarow3857
@mustafyarow3857 23 дня назад
Aniga waxan qaba sida hada anaga nahaysato waxa naloo qebinaya kheradken ayna raban kilaabtu in ay nacunan
@abdiwahabtalxe91
@abdiwahabtalxe91 13 дней назад
Waa usoo halgameen ee baryo kuma helin
@Bagagac
@Bagagac 23 дня назад
M.a waa laso daahday
@HasanMalawowMiris-sy1iw
@HasanMalawowMiris-sy1iw 23 дня назад
Asc ustaad waxaan filayaa hadii aad aragto comontigeyga in aad iitixgalineyso . Waxaad inoo sooturjuntaa dagaalkii 2aad ee aduunka adiga oomahadasn 👍
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 11 дней назад
Cajiib
@maan8746
@maan8746 20 дней назад
Qaab fiican aad u soo diyaarisay mhdsnd
@khadaressa8735
@khadaressa8735 23 дня назад
Soviet Union dagalkii 2aad isagaa guuleysty
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 23 дня назад
Taliye waxad documentary kasoo samaysaa plz dadka double agent la yiaahdo ee sirdoonada cia da ee kudhex sugan sida alqacida
@cabduqaadirmaxamed1383
@cabduqaadirmaxamed1383 20 дней назад
Xabad ayey ku heleen
@zaapirofficial5924
@zaapirofficial5924 23 дня назад
Hada markle iney is qabtaan umaleynaa Mareekan iyo Ruush
@libanibrahim6077
@libanibrahim6077 23 дня назад
Mhd snd Aways Aar aad ayaa u jclhy barnamijyadada waa kuwo wax bdn ka Faa'ido. Waxaad nagu xirta calaamka bananka ka taganahay.
@ayanlehdoubad5067
@ayanlehdoubad5067 23 дня назад
Dabinaadii loo dhigay mareykanka
@BoqorShiine
@BoqorShiine 23 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Mohomettnaasir
@Mohomettnaasir 23 дня назад
afhganstin ayada xata way u adkaysty
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 22 дня назад
Somaliya wa inay sidan camal samayso laso afjaro goni ugasatada oqooyi joga xoog lagu muquunsho wa sida an qabo anigub insha allah wan dhici donta
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 20 дней назад
Shakibabdi. Soo soco naaqusow aan futada bud kaa geliyee!
@shakibabdi6330
@shakibabdi6330 20 дней назад
@@khadarmohamed2676 khatuumo kaliya aya kugu filan walahi inan cidanka qaranka kgu khasarin
@djkaafi5301
@djkaafi5301 14 дней назад
Dagaalkii marecankan iyo somalia Soo qulaseey❤
@Funyshort_1
@Funyshort_1 23 дня назад
❤❤❤❤
@hazard300
@hazard300 13 дней назад
Please haiti 🇭🇹 documentary 🙏
@abdiwahabdajiye
@abdiwahabdajiye 19 дней назад
❤❤❤❤👍👍👍
@dayibinakawsar8402
@dayibinakawsar8402 12 дней назад
Zhp side video editing ka loo someeyo baro sidoo kle mawduucyada waa muhiim weye aad isleedahy ka hadal keep going pro❤
@user-vi5yb8wk9c
@user-vi5yb8wk9c 22 дня назад
Marka lagu mahmahayo Dagalki fitnam iyo Marekanka. Lagushego jabkisa wakas Vietnam 🇻🇳 xita ine adaktahay ey kasi adaktahay Marekan waxaba icadesay commenting American sax maho ? Vietnam 🇻🇳 macal calankeda soraco marekan maya
@MohamedAB-do5yi
@MohamedAB-do5yi 22 дня назад
Filimku magacii
@abwaansugun
@abwaansugun 21 день назад
Somalida tabtaa ubaahan 19:10 walaw in diinta islaamku sal unoqoto ay fiicnaan lahayd
@user-pb5jp5zz2m
@user-pb5jp5zz2m 23 дня назад
Filmkan magacisa
@updifatahcasaanyo9359
@updifatahcasaanyo9359 19 дней назад
wll afganistan kasoo diyaari barnaajim kale waa codsi
@najijr4242
@najijr4242 12 дней назад
Xuriyad baryo laguma helo
@kajamohamed
@kajamohamed 23 дня назад
Ninkii xoogleh xaajo utoostaa waaye sheekada😂😂😂
@najijr4242
@najijr4242 12 дней назад
Wa inaa cashir ka qadanaa dalkas Vietnam
@EkilasGeraji
@EkilasGeraji 23 дня назад
Wale baryo kuma helin xornimadas
@saynabhassan6786
@saynabhassan6786 18 дней назад
Vietnam isnt I liked the policy of ho che menh when the say policy is mental It's not a lie
@Drs-xamda
@Drs-xamda 11 дней назад
Dagalkan sow ma shabaho man qaza😮
@ubeydillaah2
@ubeydillaah2 16 дней назад
Nimaadan shaf siinin shafeek kama heleysid, modan oo kale ayaa la rawa in somali shacabkeeda kor uu kacdo. Dawlad ficaan an wada dhisno duligan ka wada baxno😊
@munasagal2496
@munasagal2496 22 дня назад
Film ka magacii
@idiriscabdiraxman9915
@idiriscabdiraxman9915 23 дня назад
Itaal media Kumahadsanid barmamojyada dhaxalgalka ah eed nooso gudbiso
@BoqorShiine
@BoqorShiine 23 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdikadirOsman241
@AbdikadirOsman241 18 дней назад
Ninkii dhoof ku yimidbaa geeridu dhibeysaa. Halgankana sidiisaba wuxuu u baahan yahey samir, dulqaad, karti iyo wadajir!
@abdirashidkahiyehassan5786
@abdirashidkahiyehassan5786 8 дней назад
Afghanistan ka soo hadal
@Abdiyare17
@Abdiyare17 21 день назад
Afghanistan Soviet Union oo quweed weyn aheed cashir bay udhigeen
@CabdimajidIbnufaarax
@CabdimajidIbnufaarax 23 дня назад
Itaal media wa kanaal jira
@ITAALMEDIA
@ITAALMEDIA 23 дня назад
Thanks Cabdimajid
@seidserar9966
@seidserar9966 23 дня назад
Aaaaaz
@CLaahiCalimaxamed
@CLaahiCalimaxamed 11 часов назад
Filmada Xageen ka daawan karaa Sxb
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 4 дня назад
Ho chi minh jid lagu magacaabo ayaa Xamar kuyaalay, macallinkii xisaabta iidhigi jiray ayaa la oranjiray Ho Chi Minh wuxuuna lahaa gar yar oo joqof ah.
@SHAFIYusuf-wy8px
@SHAFIYusuf-wy8px 20 дней назад
Markahore.waanidinsalaamayaa.kadib.waamaxayujeedooyinka.ukaleeyahay.mraykanku.dagaalkabarigadhexe.iyo.qaskaaduunyada.
Далее
Беда приходит внезапно 😂
00:25
Просмотров 194 тыс.
What turned out better to repeat? #tiktok
00:16
Просмотров 2 млн