Тёмный
ITAAL MEDIA
ITAAL MEDIA
ITAAL MEDIA
Подписаться
ITAAL Media is a Media Production Company in Mogadishu - Somalia, based video production company, specializing in Advertisements, Documentaries, Promotional Films, Feature Film, Short Films, Music Videos, Television Programs & Events, RU-vid services and also website across numerous media channels and categories.

And also our activities include covering and reporting News ... We work professionally, quickly and efficiently - always at the highest level, delivering high production value for your film production.
Комментарии
@user-tg6rz7hy9n
@user-tg6rz7hy9n 45 минут назад
General ka waa Sacad Al shasli ee iska sax magaca
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Час назад
Habtabintaada Qiimaha badan ayaan wx loo dhigaa jirin 🥰💯
@foosiyaxuseen2226
@foosiyaxuseen2226 2 часа назад
Wan kugu xidhanahay hore usoco waxad ogatan madama wakhtiga la diley u isku tarikh ahayen xiligi dagalka lagu qadey Waxaba la odhen kara waxa u ahha aar goosi siyasaded o israel nafis ka dhigansey iyado si hose u qirsan guul daradeda dagalka dilkii anwar saadaat waxa u aha shirqol ay yahudu so maregtey daba dhilifna ka maqneyn
@UgaasCabdiqani-m2f
@UgaasCabdiqani-m2f 3 часа назад
Nin ubaahntahy bulshada soomaliyeed
@bashirtosane9323
@bashirtosane9323 3 часа назад
Libya 🇱🇾 kasoo hadal
@bashirtosane9323
@bashirtosane9323 3 часа назад
Mahadsanid saaxiib aweys
@AbdiShakor
@AbdiShakor 5 часов назад
Inta aragta in Nimcaan uu khadar heesta utoosiyay oo uusan khadar heesta xifdisanayn isoo raaca;
@Sadiiq-tv9tg
@Sadiiq-tv9tg 6 часов назад
Maxay ujabi yeen alle amar kiisa
@GUJiS1
@GUJiS1 7 часов назад
Israel iyo Falastiin way wada leeyihiin dhulka, carabta iyo yuhuudu waligoodba way wada degi jireen dhulka falastiin ee ma aha inay yuhuudu kusoo duushay dhulka. Carabta talo ayaa seegtay ee waxay ahayd in xeerkii 181 ee UK ay aqbalaan oo 44% ay qaataan dhulka sidaasna ay ku noqdaan dawlad madaxbanaan oo Palestine ah.
@Saaqman
@Saaqman 8 часов назад
Iraaq io liibiya Ka sugaa❤❤
@saddamhusseinqasaaye792
@saddamhusseinqasaaye792 8 часов назад
The Six-Day War also known as the June War, 1967 Arab-Israeli War or Third Arab-Israeli War, was fought between Israel and a coalition of Arab states (primarily Egypt, Syria, and Jordan) from 5 to 10 June 1967.
@OmarOmar-yu4mq
@OmarOmar-yu4mq 9 часов назад
Waa barnaamij xiisa leh yuhuud ilaa iyo hada ma nasan weli dagaal ayay ku jiraan waxii loo nacaladay ayay qabaan
@aminaderia4212
@aminaderia4212 9 часов назад
Thank you walalo
@ahmedyare3483
@ahmedyare3483 10 часов назад
Ar muqalada kasoo dhaqso aweysow Guleso
@saalaxxuseen6174
@saalaxxuseen6174 14 часов назад
Wa aaan kabarnka karnaaa xukun jaceylka iyo in madax caalamaka ay yihiin kuwi dalkoda iyo dadkooda utanasula waxwlibne danta guud ka hormariya.
@koofichannel
@koofichannel 15 часов назад
Sii wad shhekada ilaa halka aay joogto maanta
@Ahmet090
@Ahmet090 16 часов назад
Mansha Allah Zxp si fiican ayaad usoo diyarisay barnaamijk, wanad ku mahadantahay 👏
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 16 часов назад
Si kastoy falastin ugu hiliso hadana waa uun shiico
@shubecultureband
@shubecultureband 16 часов назад
Ilaahay haku naxariisto usaama
@Abdinasir-show
@Abdinasir-show 20 часов назад
Suaalahan iiga jawaaba 1-Dhulkii siinay masar hadda ma wada haysataa? 2-Dhulkii golan hights isagana suuriya ma ka tirsane yahay hadda? 3- sidoo kale Dhulkii urdun Laga haystay halkuu ka tiraan yahay hadda?
@Ahmet090
@Ahmet090 16 часов назад
1. Sinay hadda masar ayaa wada haysata 2. Golan heights waxa hadda gacanta ku haya israel 3. Jordan Waxay dagaalka ka hor gacanta ku haysay daanta galbeed (West Bank), iyo Qayb ka mida bariga Qudus (East Jerusalem), labadiina siday xiligaa israaiil ula waregtay maamulkeeda ilaa hadda gacantay ku haysaa
@Suldan-IMW
@Suldan-IMW 21 час назад
Laakiin si xirfad sare leh ayaad u soo diyaari say.
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 22 часа назад
رحم الله شيخنا الفاضل
@Tsgchs
@Tsgchs 22 часа назад
ciil badana falastiin haday nasiib leedahay somalia daris la,ahaan lahayd
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 часа назад
Kkk Somalia inagaaba falastiiin ah hada
@SmilingPolarBear-lp8gr
@SmilingPolarBear-lp8gr 22 часа назад
Mansha Allha ❤
@baashiproduction5132
@baashiproduction5132 23 часа назад
Legend Aweys Waan Kugu Xiranahay❤
@bilaalchanel1443
@bilaalchanel1443 23 часа назад
Anwar saadad waa dadaalay lkn waxay ahayd in uu difaaca ku dagaalamo, wuu ku degdegay qeybta labaad ee dagaalka xitaa in uu heshiis dhab ah la galo isreal qaladweyn bay ahayd.
@KilweHero1988
@KilweHero1988 23 часа назад
Yay kuu guushu u dambaysay dhulkii ma ma sidii ayuu uga maqnaa intii hartay?
@CumarkingKingcumar-vi1ge
@CumarkingKingcumar-vi1ge День назад
Qalbi dagan
@CaliyoShjowhar
@CaliyoShjowhar День назад
Soomaalidu wadankaan hadii ay imaadaa sida dadaka ku nool switzerland miyay ku noolaanayaan
@KilweHero1988
@KilweHero1988 День назад
Waxaynu ognahay wax uu wato uun bay ahaayeen ilaa hadana waxa la aaminsan yahay alqaacido in ay ayaga uun kharashgareeyaan alla ha naga qabto gaalo iyo gaalo kalkaalba
@mowlidmohamedisse1656
@mowlidmohamedisse1656 День назад
Booska bishar waxaa anaga noogu jira qabiilka wax xal ahna ma jiran aan ka ehen waxaa aan isla wada ognahay balse aanan rabin inaan xagiisa xalka ka doono.
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 День назад
Yemen waa dalka aan aad ka uga murugooday kolkii uu dagaalku ka bilaabmay waayo waxa halkaa ku noolaa dadkeenii soomaaliyeed ee waagii dagaalada sokeeye u qaxay halkaas oo deganaansho ka helay ku dhaqmay ku dhalay ku noolaaday ilaa 400 kun qof soomaali ah ayaa ku noolayd yemen dadkaasi hore waxay uga carareen dagaal hadana dagaal kale ayaa ku habsaday sababtaas ayaan ugu murugooday iyo waliba dadka reer yemen ooahaa dad taariikh iyo xadaarado qadiimi ahaa lahaa balse imaaraat iyo sacuudi ay dhibkaas galiyeen
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 День назад
Yeman ilaahay ha u gargaaro waa dadka kaliya ee carab ah ee aynu is xigno waa dadka kaliya ee aan waligood caqaamad ina weydiin waa dadka kaliya e waqtigii aynu is cunaynay ina qaabilay iyadoo carabtii kale ina wada diiday waa dadka kaliya ee aynu dhaqan ahaan isku dhow nahay waana dadka kaliya ee aynu si xaqiiqa ah isku fahamno taa badalkeeda abaalkoodii waynu gudnay oo maalintii dagaalku bilaabmay ilaa hadda dadka reer yemen waxaynu u soo dhawaynay si kal iyo laab ah heer ay maanta inaga mid noqdeen bulshadeena
@AbdifatahYuusuf-dg8ru
@AbdifatahYuusuf-dg8ru День назад
Model ❤
@CabdirisaaqCiise-w6c
@CabdirisaaqCiise-w6c День назад
Zxp next somalia
@Khumayni-bl6gu
@Khumayni-bl6gu День назад
Dubaabaduhu waa maxay
@user-gq4mk2vp8j
@user-gq4mk2vp8j День назад
From somali 🇸🇴
@moussedorale6190
@moussedorale6190 День назад
Masha Allah horay usoco waliga
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 День назад
Ustaad Aweiz Warbixinadii Sirdoonka noosoceli muuqaalka xiga isaga hanoqdo insha Allah
@AliMohajim
@AliMohajim День назад
Waa sheeko aad uqiimo hadan Lkn carab iyadaa tafaha isku dhegan
@NaajiAli-b2b
@NaajiAli-b2b День назад
Asc kanalkan ITaal media Ankor uqadno dhalinyaro Wayo afarta kanal e Logu jecel yahay kanaleda somalida ayuu kamid yahay
@SuhaybSamriye
@SuhaybSamriye День назад
Allah ha u naxariisa
@CabdiW
@CabdiW День назад
Yaa Garaacaya Gurbaanka Dagaal ee Labada Kuuriya? | Adegsiga Hub Nukliyeer❤
@cheazi1
@cheazi1 День назад
اللهم يا مقلب القلوب ثبت على قلوبنا على دينك❤😢
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 День назад
Wariye sare❤
@mawliidahmed3883
@mawliidahmed3883 День назад
waxaan kusooceshaday 2jeer
@AbuukarCumar-wt1fj
@AbuukarCumar-wt1fj День назад
Aweis xaaji Nour Aweis aar on 💕
@mohamedaws927
@mohamedaws927 День назад
Xidhiidh bàa ka dhaxeeya heshiiskaa iyo kan muuse iyo abiib axmed ee maanta
@aminaderia4212
@aminaderia4212 День назад
Thank you ❤❤
@CabdiW
@CabdiW День назад
Mahathir Mohamad - Madaxweyne wax badan ka beddelay Nolosha, Dhaqanka iyo Horumarka Waddanka Malaysia, Hoggaamiye in badan buugaagta iyo warbaahinta qeybaheeda lagu qaatay Sooyaalkiisa Nolosha, Hoggaamintiisa Ruuxiga iyo Xikmadihiisa Dhaxalka ah- Daawo oo Nala Wadaag Aragtidaada Adigoo Mahadsan!