Тёмный

Dood Sh Xasan Daahir Aweys Iyo Bashiir Raage Shiiraar Yusuf Garaad BBC By Ahmed Idaawaqaca 

Ahmed Abdulle
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 184 тыс.
50% 1

waa dood aad u kuul oo macno badan

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 63   
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 года назад
Sheikh xasan waxa uu ahaa mujaahid allaha unaxariisto sheikh Xasan Turki Geesi ayuu ahaa
@qureeshcadey1647
@qureeshcadey1647 7 лет назад
warka bashiir sheegaa hadii la rumeysanaa maanta wadankeena alqacido iyo argagaxiso ma jogteen oo qarax iyo gowrac madhaceen
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Год назад
Bashiir Raage run ayuu sheegayey, wixii uu ka digayeyna waan heynaa maanta.
@Haatimraabi
@Haatimraabi 8 лет назад
wawa waa wariye la iloobi doonin
@Adban3
@Adban3 8 лет назад
yuusuf garaad waa nin caaqil wareysiga iyo in uu dalka dadka ka so saaro aad ugu dheereya
@fuadmohamed23
@fuadmohamed23 8 лет назад
xassan dahir waaa moryan hawiye iyo xaraan waaa u caado
@nuursaid3444
@nuursaid3444 3 месяца назад
Yuusuf garaad asgaa argagixiso ahaa wagaas
@HassanA.Hassan
@HassanA.Hassan 9 месяцев назад
Maalintaas hadii yuusuf garaad iyo xasan iyo kooxdooda laga qaban lahaa wadanka wan hagaagi leheen
@mdhayirmohamud595
@mdhayirmohamud595 6 лет назад
Wlh Hadi Bashiir iyo kooxdisa malinkaan an rumaysan lahayn waxaan mantay maba dhaceen saan isleyahay. Waxay ka digayeen dhaceen
@mohamedomar1555
@mohamedomar1555 8 лет назад
mashaa alaah bashiir raage waa sax
@abdurahmanjeego7068
@abdurahmanjeego7068 4 года назад
Soomaalidu caqliga haddey waagaas ka horumarin lahayd caadifadda maanta meeshaan ma joogaann.
@abdifitahmuhudiin8793
@abdifitahmuhudiin8793 6 лет назад
Bashiir raage run bo shegay wlhi.
@AhmedMohamed-xk8ws
@AhmedMohamed-xk8ws 7 лет назад
yusuf Garad ma'ahan wariye u garqaaday dooda waayo hassan dahir aways ayuu lajiraa wuuna u dabcinayaa bashirna wuu ku adkeeyay
@ghboy2914
@ghboy2914 6 лет назад
hahahaaha nacasnimo miyaa warkaan?
@MD-ke8ny
@MD-ke8ny 7 лет назад
xasan daahir hadalkiisii dheeftiisa maanta xamar ka jirtaa
@abdullahiyusuf3995
@abdullahiyusuf3995 5 лет назад
bashiir raage shiraar wiil hoog run badan ayu ahay somaliyey maanta idin heysata
@ismacilaalim819
@ismacilaalim819 8 лет назад
wixii run ah ugu dambeyn waala ogaaday
@mrnice2665
@mrnice2665 2 года назад
Yaa run ahaa?
@ahmedkaahiye7800
@ahmedkaahiye7800 8 лет назад
hassan dahir iyo bashir waa dad walaalo ah waana laysku diray amxaaro iyo carab ayaa isku diray yusuf graad waa wariye aan qabiil aheyn joojiya labadaan walalo ha u dabqaadina hassan waa geesi bashilna geesi kale
@ahmedjimale2712
@ahmedjimale2712 6 лет назад
walalkey jawabta aad siisay aad iyo aad ugu mahadsan tahay dadka walalaha ah hadashay in ey fahman aad fiicnaa laheed ilaa hadda barasho wanagsan walal
@MohamedAli-so1jv
@MohamedAli-so1jv 8 лет назад
yuusuf hada wadani ayuu iska dhigaa wajibooka arak waa ninkii ceyr buunbuuni jiray maxkamadaha kuwa hada jira ee ugus loogu yeero
@mohamedhassnaden2678
@mohamedhassnaden2678 7 лет назад
kk bashiir rage wuxu ka digayey wa na hestaan wxuu yuri niman criminal aya wadnka jogo oo dad soo haligay anga diinta wa k udhalanay qof somali ma heysano wagaas hdaa la aamini lahaa maanta dhibka somali kuma jurteen waxa loo aamini wayey hogaamiya koxeed nimo lkn maan 2017 ayaa la ogaaday inuu saxnaaa .
@djanwaralex.4541
@djanwaralex.4541 7 лет назад
Bashiir raage wagaas wuu saxsanaa lakiin dahir aweys waxa lagu tageeray qabiil wakaaas maanta ha laga xaaxabaho.
@macalinkashukansiga5630
@macalinkashukansiga5630 8 лет назад
walee bashiir raage umad dheexa waa laysay
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 8 месяцев назад
AU 😢
@mrosmaanluckymaxanaaqe6810
@mrosmaanluckymaxanaaqe6810 8 лет назад
Hassan daahir aweys balaayo ayuu ku doontay gacmahiisa asaga ayaana lagu soo afjaray waana sababta uu maantay xabsi guriga u yahay
@mohameddheere7998
@mohameddheere7998 5 лет назад
Yuusuf garaad Thanks your hard working
@caqilnasri3424
@caqilnasri3424 8 лет назад
libax wlh bashiir runta ayuu kahadlay
@amiinyarecade5561
@amiinyarecade5561 8 лет назад
Yusuf garaad wariye maahid dhax dhaxad naqo maxaa hal u weerareysaa
@shariifahmed2129
@shariifahmed2129 8 лет назад
bashiir raage waa laga raayay warna mayaqaan
@cawf2825
@cawf2825 3 года назад
7 sano kadib aan dhagestay 😏
@calixasanaxmed3841
@calixasanaxmed3841 Год назад
Hada ayuu udhintay bashiir raage shiiraar
@cadaankudhiigleh
@cadaankudhiigleh 8 месяцев назад
​@calixasanaxmed3841 AU halgamaa ayuu ahaa. Argagixisada neceb. Sidaan maqlay 2006dii ayeey maxaakiimtii ku weerareen ciidankisa deegaanka galgalato waana meesha dabka somaliya ka shidan uu kasoo bilaabmay. Allow somalia colaada nabad ugu bedel yaarabi😢
@feysalyare9872
@feysalyare9872 3 года назад
Kkk
@saalax144
@saalax144 11 лет назад
Wareeysiga madhameeystirna ee aaway qeybtiisa kale adoo mahadsan.
@ismailhasanmohomed3671
@ismailhasanmohomed3671 7 лет назад
Ismail hasan
@ismailhasanmohomed3671
@ismailhasanmohomed3671 7 лет назад
Ismaiil hassan oo jooga angola yuusuf garaad dhax dhaxaad maahan 2dana waxey qabaan dhiiga umada somaliyed
@xuseenyusuf7606
@xuseenyusuf7606 7 лет назад
Waa yaab
@xuseenyusuf7606
@xuseenyusuf7606 7 лет назад
Aniga waxaan qabaa in meesha lageeyo dad dhexdhexaad in lageeyo meshaas
@maxamedc.risaqmaxamed4205
@maxamedc.risaqmaxamed4205 5 лет назад
Ma waxad rabteen hogaamiye kooxeed iney muqdisho kasii taliso dhiiga shacabkana lacabo dadkana leyska dhaco
@kaysemohamed5757
@kaysemohamed5757 7 лет назад
maxaakiimtu qudhun iyo mooryaan Bay ahaayeen
@cumayrosman
@cumayrosman 7 лет назад
Kayse Mohamed war adi isku xishoo waa danbooday maxaakiimta dad wanaagsan oo dalka soo maray ahaayeen ee damiir xumidaa mise xaqiiqda aadan wax ka ogayn kala saar hadda iyo maxaakiim
@safiyosalaad1960
@safiyosalaad1960 3 года назад
@@cumayrosman tuugo bey ahayeen
@cumayrosman
@cumayrosman 3 года назад
@@safiyosalaad1960 walaalay inaad markaas aadan xasuusa karin laga yaabaa age kaaga aad uyaraa Lkn maamulka ugu wanaagsan oo somali soomara ahaayeen mase diidani inay kuwa liitaa ku hoos dhuumanaayeen
@engbakarbiixibotan8278
@engbakarbiixibotan8278 7 лет назад
war dadkaan comm tiga dhibanaa maxaa kiimtii iyo kuwii galada wadaty maad is bar dhigeysaan bashiir raage gurigiisa markii la qabsaday qamri iyo asnaam ayaa laga soo bixiyay
@safiyosalaad1960
@safiyosalaad1960 3 года назад
War orod oo dadka beenta kla Tag qarax iyo dhiple so kordhiseen moryan gareey yahy
@bilebaaleyare1076
@bilebaaleyare1076 7 лет назад
Duqa xasan way ku cadaatay
@AL_shahada
@AL_shahada Год назад
Sheq xasan familkisuu utagay dowlada markas jirtay ugeyen iyana weysharaftay guri gabar balashega ineygeysay bahyihisakale kusoboqdan socod tarjin lodhisay maxa kaduway wayelada yurub kunool leh culumo cami xuriyadoda bilaxukun ah qof laxira xukun abasidaa maxa udhaxeyo
@abdulljama4591
@abdulljama4591 8 лет назад
ninkaas ba dhexdhexaad ah ka wrn dahir aways waa dadka shaatiga diimidka ku qaraabts
@Libaaxkabeeye
@Libaaxkabeeye 8 лет назад
kkk
@farxiyocabdi2014
@farxiyocabdi2014 6 лет назад
Utur Yare v
@caqilnasri3424
@caqilnasri3424 8 лет назад
yuusuf garaad maahan dhex dhexaad balfiiri sidoo uhadlayo jaahil jaahil dhalay qabiliiste waay qurun ah
@ghboy2914
@ghboy2914 7 лет назад
Caqil Nasri hhhh meesha macadaalad baa laga hadlayaa labo mooryaan baa isku haysatee oo shacabkoodi xasuuqi jiraye hhh
@cumarcabdi6649
@cumarcabdi6649 7 лет назад
hhhh
@yaahhaa7589
@yaahhaa7589 10 лет назад
Yusuf Garaad waa badow aan aqoon sida dad loo wareesto.
@hawdiyocalaydhmedia672
@hawdiyocalaydhmedia672 9 лет назад
+yaah haa adigaaa ilbax ah miyaaaa!!!!! jaaahil jaahil dhalay
@engbakarbiixibotan8278
@engbakarbiixibotan8278 7 лет назад
yaah haa ma adaa baraayo yusuf garaad dood hhh abgaal awaleysan gaal ka marmine
Далее
Yuusuf Garaad, Cali Dheere iyo Xundubey, Maarso 2010.
18:25
Khilaafka Madaxweyne C/llaahi Yusuf iyo R/W Geedi
56:18
Ilhan Omar - Debate Makes a Difference
0:58
Просмотров 170 тыс.