Тёмный

DOOLSHO FIDIS AMA DOOLSHO MASRI 30 DAQIIQO KU SAMEESO IYO 3 XABO UKUN 

Nasra Abtidoon
Подписаться 964 тыс.
Просмотров 461 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 507   
@samiromirecadar3570
@samiromirecadar3570 3 года назад
Jecliya wax kariskada no bilaw cajiska alaha ka dulqado adkarta & qur'anka ku dadaal walashey😋❤
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
👍👍👍👍👍👍👍
@fathiaomarahmed148
@fathiaomarahmed148 7 месяцев назад
@xubixanan013
@xubixanan013 3 года назад
Masha Allah immediately I watched this vedio I did it practically and masha Allah lagama shekeynikaro tnxs xabibtii for sharing such cute vedio
@maxamedomaryussufcali9464
@maxamedomaryussufcali9464 3 года назад
Masha allah aay Nasro Maalintii xaajiyada iga xanuunsato Ayaan kugu baxsadaa Rashin noocyadisa oo dhan waan ka bartey 👍🏻 adiga iyo Saxibta 🙌
@amalmoha4483
@amalmoha4483 3 года назад
hdyba maalintaas kubaxsato waaba fcntahay wx mataryaal aydoo xanuusan ay jikada ugashaa jooga alle ha isku kiin daayo
@Shaxshaxlow5194
@Shaxshaxlow5194 3 года назад
Allaah waxaad jeceshhy kusahlo like saar💯🤙
@xamdaquruxofficial7581
@xamdaquruxofficial7581 3 года назад
Fjd
@aminahassanchannel8366
@aminahassanchannel8366 3 года назад
MashaAllah abaayo alabta gacanta laguqaso oo simple ka ah noosoobadi ilahey kheyr hakusiiye
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 3 года назад
Masha allah kii hore aan kaa bartay waa ku faaiiday ilmaha waa jecelyihiin saeyskiisa joogtaaba la iigaga dhigay mahadsanid nasra
@engbirlaqe6507
@engbirlaqe6507 3 года назад
Alow nasra abtidon waxe sameso sii wanku ducesta walhi Yaa ila mid ah 😁😁👈
@naciimomohammedahmed7595
@naciimomohammedahmed7595 3 года назад
Abaayo hal codsiya wataa Abaayo keek ama toorto sida loosameeyo noosoogali Maansha alaah abaayo ilaahey haku xafido adika iyo family kaaka
@ahmadaweys1243
@ahmadaweys1243 3 года назад
masha alaah nasro waxaan kaarabaa doolsho ukun la'aan ah ciyaalkeyga xasaasiyadey qawaan igu caawi xabiibti❤❤❤👍👍👍
@amiiraqueen4759
@amiiraqueen4759 3 года назад
Sido kle wlhi
@mahamudcawil8153
@mahamudcawil8153 3 года назад
M.a walaashay Yaa ku keeno ayaan is dhahaa marka aan fiirsado mooqaalada aad soo kalisi abayo الله يحفظك يا اختي
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 3 года назад
Abaayo nasro abtidoon gacan taada illah haku barakeeyo xabbti hormar wacan kuu rajeynaa insha allah xabbti wan jeclahay cunto karintaada mcnto nolaaw
@hibaturahman01
@hibaturahman01 3 года назад
Abyo Nasro wan ku salamay waxaan ku waydiinaa abyoy cooker Faster la dhaho oo gas ah baa ii yaal foornada markaa damco inaan cake ama rooti ku sameeyo dhexda ayay ceeriin ka noqon xitaa hadii aan dabka u gaabiyo ee maxaa keenaya abyo maxaanse sameeyaa plz ii soo jawab?
@zaynabali5649
@zaynabali5649 3 года назад
Aniga hadaan khibradayda wax ka dhaho marka hore qiyaasta doorshaha yaree marka horana qaybta hose shid fornada markad gesaha gaduud yar ka dareentid dami qaybta hose ka dibna qaybta kore shid. Inuu ku hagaago ayaan kuu rajaynaa
@umasuheyla4175
@umasuheyla4175 3 года назад
@@zaynabali5649 sax waa run saas barobey abaayo sabtabto ah kor haduu ciyow ka bislaado dhaxda ceerin waa imaana mida kale weelka aad ha u buuxin mincaha qiyaas hagu ahaado guul an ku rajeynaa
@munasiidosman6759
@munasiidosman6759 3 года назад
Dabka ka gawi inta adin in ticmalin furnda shid fornda
@hibaturahman01
@hibaturahman01 3 года назад
@@zaynabali5649 haye abyo thank u 💕
@hibaturahman01
@hibaturahman01 3 года назад
@@munasiidosman6759 abyo sidaas waan sameeyaa
@leylomohamed205
@leylomohamed205 2 года назад
Masha Allah abyo wn barobeyna inshaAllah rabi ha Ku barakeyo maclimadeyda qaliga ah mahadsanid 💯
@MarwaSafa-yt9pv
@MarwaSafa-yt9pv 2 месяца назад
Mashallah thanks abayo nasra❤🥰🥰🥰🥰
@faaizomursal4558
@faaizomursal4558 3 года назад
Msh Allah qurx abyo ilahy gcntda hku barakey0
@leexleexatochanel2722
@leexleexatochanel2722 3 месяца назад
Merci.markii iigu horaysay ayaan isku dayay waanan sameeyay.
@DrsqaaliAbdulle
@DrsqaaliAbdulle Год назад
M.a shukran xppt gacanta Allah kuu barakeeyo
@drtaaliyasharif3601
@drtaaliyasharif3601 3 года назад
Mahadsanid nasra doolshahan wlh wa ubaahnaa wa aqaanay dabcan balse 5yrs ago igu dambeysay waxbarasha uga mashquulay xasuusin ayaana ubaahnaa mhdsnd markale .
@sabirhassan3229
@sabirhassan3229 Год назад
Mashaalah tabarakalah jisakumulah qeyr habibti us year old but I see it today and it is straight forward amazing qeyr alaha ku siiyo abayo amiin say name is saciida waxow ku soo baxay Qatar
@sabirhassan3229
@sabirhassan3229 Год назад
My name an ka waday wa saciida oo UK 🇬🇧 joogta
@LateefaAbdilatif-fv8ii
@LateefaAbdilatif-fv8ii Год назад
Waxa kudoho makasayi mcnto manta subiye dolshadha m.a gacanta luguqasayo afican mahadsanid ilahi kheyr hakusiyo hadda kadib sas ausubsana ilahi gacanta hakudayo love u adhi iyo amira cuisine😙😍
@nimcockarinhassannimcockar7587
@nimcockarinhassannimcockar7587 3 года назад
Naazra abayo bocorka aacuneesay daraad aarabaa sidaloojariyo macalimad hadii udhibkuguyahay ii sheeg macalimadeyda iisojawaab waa kusugaa
@dahircarabofficial
@dahircarabofficial 3 года назад
Masha Allah keep going 500k wa uqalanta nasro abtidoon halagarsiyo
@saxarlasamatar2516
@saxarlasamatar2516 3 года назад
half a million waad gaaree laakiin gacmaha qari waa cawree. love you sister.
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 3 года назад
Abaayo mcnto waxaan kaa codsanaa canjeero itopian noososameey xabbti codsi waaye
@zakaajmoha15
@zakaajmoha15 2 года назад
masha allah ciidan aan sameeyay wa ku mahadsan tahay walashey 😊
@juliemalik1940
@juliemalik1940 2 года назад
Ani cawa sameysan rawa
@qamarcaadil4697
@qamarcaadil4697 2 года назад
Thnks xbbti wan ku guuleysty doolshadan wan sameysty
@somchannel6482
@somchannel6482 3 года назад
Masha'allaaH. Hadii ay Macquul ahaan laheed waan soo download-gareensan lahaa (Cunto ahaan). Laakin Heerkaas waa la gaari doonaa, Allaha na Gaarsiiyo.
@amish6567
@amish6567 3 года назад
Hunguri iqabtayba😂 Nasray Hore uso qali❤️😍
@shuutiidarma
@shuutiidarma 2 года назад
nasro abaayo doolshada wn jeclahay ma ii sameyn kartaa waayo meelaha xalwada kuwa adeeg aa yaalo marka ani cunto dhan ma cuni karo doolshada lee waana jeclahay🥺
@abdulnaserabdulkadir1379
@abdulnaserabdulkadir1379 3 года назад
Sida u samaynaayey waa daaley adaana kaa barty doolshada casterka ku daraysey bilaa oven sameyaa dhuxusha u isticmaa masha Allah Allah haku BARAKEEYO gacantaada Caafimad igu cuna
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 3 года назад
Masha allah xpiipti Nasro Abtidoon hormar wacan xpiipti ♥️💋
@Raabica7961
@Raabica7961 3 года назад
masha allh keep going my sis
@nimcomukhtarabdikadir2411
@nimcomukhtarabdikadir2411 3 года назад
Ana ihoreyaaa like isara
@XuseenXuseencabdi
@XuseenXuseencabdi 10 месяцев назад
Dhvdjet
@XuseenXuseencabdi
@XuseenXuseencabdi 10 месяцев назад
Ku
@XuseenXuseencabdi
@XuseenXuseencabdi 10 месяцев назад
Fc
@hayatyusuf5765
@hayatyusuf5765 3 года назад
Nasra Mashallah Horay uso soco Noso Badi Cake yada 🥮🍮🍰 qeyr Allaha ku Siiye❤💖💫🥰💋
@farhiaabdi8959
@farhiaabdi8959 3 года назад
Nasro welcome back to cunto karis we miss 😩 u 🥺
@sahraomar4517
@sahraomar4517 3 года назад
Waw mashaa allh xbbti qali gacan tada rabi haku barakeeyo 😘😘💋🔥🥰👑👑👑👸👸❤😘🌹🔥🔥🌹💋😘😘❤👑🥰🥰🔥👑🌹💋😘❤👸👸👑
@daarali
@daarali Год назад
Thanks nasra single caawiye waad na barty wax badan
@queeenqalii236
@queeenqalii236 3 года назад
Abaay Jana Allah kugiliya aniii waxadha markaan firsadho wan fahma thanks more
@xilkas5815
@xilkas5815 3 года назад
Ayaanta waa naga mashquushay come back🥰🥰🥰
@boqoradainafarax4382
@boqoradainafarax4382 3 года назад
Nasro abtidoon wan ku jeclhy mcnto allha ku xafido😘🥰
@sacdiyocali151
@sacdiyocali151 3 года назад
Masha Allah ilaahay gacantaafa hakuu barakeeyo
@Nasra-kooker
@Nasra-kooker 2 года назад
Shukran wlshy jazallkillahu khayran wan sameeyay wuuna ii hagaagay
@Zami-e3q
@Zami-e3q 9 месяцев назад
اشكر لك حبيبتي سويتها اليوم ونجحت معي وكانت لذيييييذة جدا
@shakirahmed6853
@shakirahmed6853 2 года назад
illahay hakuxifdiyo wano fa ideysay allaha ajar kasiiyo mcnto
@nafisaahmed4887
@nafisaahmed4887 10 месяцев назад
Mashaa allaah tabaarakulaah Ilaaheey ha barakeyo walhi washeey wax walbo oo aankaa barto aad ayuu iigu toosaa waanku jeclahay abaayo waxyaalo badana waan kaa bartay jisaakalaahuma qayr macaanto ❤be love u
@xamdasaalax3915
@xamdasaalax3915 3 года назад
wan tijaabiye m.a buu noqday wad mahadsantahay mcanti
@samiaismail7937
@samiaismail7937 3 года назад
Wayyyyyy waligay muqaal ay nasra abtidoon ayleedahy oo 13 minutes maa aan daawan m.a😀😀😘😘🤗
@meymunisaaq1606
@meymunisaaq1606 2 года назад
Masha Allah abyo mcn mahaysano
@maryuumabashierosman6886
@maryuumabashierosman6886 2 года назад
Nasro gacntada ale hakuu barkeeyo abaayo
@saynabmohamed8336
@saynabmohamed8336 3 года назад
Mazha allh hpptiii nazra abdi doon 🥰 kip going alpi💓🌸💓💓🥰
@sabariinxafay8236
@sabariinxafay8236 3 года назад
M.a gacantada alh kuparakeyo apyh wna kujclhy🥰❤
@AA-ld2yk
@AA-ld2yk Год назад
Masha allah abaayo Mahadsanid doorsho aad u qurux badan ayaa iga soo bax day.
@trxchyt7207
@trxchyt7207 Год назад
Thank you nasra abtidoon wan kaa faaiidnay
@KhadijaKhadija-mr3cd
@KhadijaKhadija-mr3cd 3 года назад
I love you hbbt ii noolow abdi hore usoco qof qalbi wngsn ayaa tahay qofwngsn markasto wuu guulestaa🥰🥰
@muniishapretty273
@muniishapretty273 3 года назад
Mashallah xbbti gacantada Allah haku barakeyo Basbusa dhaqsi no so gali qali marbadan mela kala ka arkey wu iga halabale adi qiyastada io sida wax u sameyso lagama dalo ee macanto no so gali aadban I jeclhy basbusaha wlhi Shukran xbbti waxbadan ka faaidey wlhi ❤️💋
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 года назад
mhdsanid doolshadaan aad bn uga helay ilmha ii jclyihiiin
@xaliimomuusenuur6274
@xaliimomuusenuur6274 3 года назад
Mansha allah abyo mnto wlhi wan uxiise cuntada plz noso badi
@fartuunahmedsaafi6016
@fartuunahmedsaafi6016 3 года назад
M.a xafidulaah nasra Abtidoon gacmahaaga alaha kuu barakeeyo wankahely runtii abayo hormr wacn Xabiibti 🥰🥰🥰❤❤❤
@safiyoaxmed9164
@safiyoaxmed9164 3 года назад
Abayo sidee lo sameyaa cream cake plz isheg wan ubhny
@cusmancusman4543
@cusmancusman4543 3 года назад
Asc nasra walashay waxan weydina basbusa budada laga sameyo muqdisho malaga helaa?
@khadra2393
@khadra2393 Год назад
ILAAAHOOW nasroy janada ka warabi Waa sameste Kher ALLAHA KUSIYO ABAAYO
@sahraxaaji5442
@sahraxaaji5442 2 года назад
Masha Allah calek nasra alle ha ku xafido
@hodanabbas1333
@hodanabbas1333 3 года назад
Waaw masha allh macaan ❤💋gacantaada alle ha kuu barakeeyo xabibtii
@deeqadabeec2559
@deeqadabeec2559 3 года назад
Masha Allah abaayo wax badan ayaan kaa faa'iidna allaha kaa raali noqdo xabiibti 🙏❤❣💝🙏🙏💯✅
@fathiahassanfathiahassan4729
@fathiahassanfathiahassan4729 2 года назад
Jazzaka Allahu kheir nasra hn merci from djibouti on te supporte.
@najmoahmet5040
@najmoahmet5040 3 года назад
Mnsh allaH nasra abtidoon hore u soco wllshey ku xiisnay wllahi ❤
@suhuuur8509
@suhuuur8509 Год назад
Wwww m.a gacanta allh kuu barakeyo xbbti
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 года назад
Nasra Abtidoon MASHA ALLAH Wonderful,ar caawa cashada waa kujiraa, Abdullahi Gaduudow from Nairobi Kenya👌👍👈
@sowturahma148
@sowturahma148 3 года назад
Wcs abyo adigo mhdsn macmacaanka firinjeerka lagu sameynayo qishtada lagu daraayo noo soo samey qali adi kli wax kaa fahamnaa
@umumaida6601
@umumaida6601 3 года назад
Masha allh abayo qaali plz asxaabtaada ku xiran abayo plz iisoo boqo youtobkeega iina shergareey plz wllo
@rukiomaclin2991
@rukiomaclin2991 3 года назад
Mnshllh abyo nasro midkan wan kabartay wad mhdsnthy xbbti lkn waxan raba Basbusa inad nosogaliso mhdsnid mcnteyda
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 9 месяцев назад
Thnks dear nasro I did it and it’s in the oven❤
@heey1234
@heey1234 2 года назад
AFTER 4 MONTHS WAAN SOO LAABTEY QUEEN DUMAR❤
@somart2921
@somart2921 3 года назад
Hadaan foorno heli karin maxaan sameenaa🤔?
@maryamaaziiz9187
@maryamaaziiz9187 3 года назад
Dhuxusha ku dubi karta abaa
@somart2921
@somart2921 3 года назад
@@maryamaaziiz9187 kor iyo hoos miyaan ka saaraya dhuxusha🤔
@nasramohamud6608
@nasramohamud6608 3 года назад
M.nara hore usoco
@gabadhkherjecel8259
@gabadhkherjecel8259 3 года назад
M,a mcn bdn qabka lo isticmalo isheg abyo plz sodub Ayado fahfahin ka bixkranayo
@amritaindhouroon5264
@amritaindhouroon5264 3 года назад
Masha allah wanka helay thanks sister 😘💖💓
@rodoabdi2848
@rodoabdi2848 3 года назад
Foorno hadan hesan burjiko maku samesan karaa
@halimaahmed7941
@halimaahmed7941 3 года назад
Masha allah abayo mcn saaid kugu xeranahay allah ku xifdiyo
@aishashire5391
@aishashire5391 3 года назад
Masha allah xbbti alla yaxfadak shukran waan tijaabinaaya
@faaezafz1913
@faaezafz1913 Год назад
M.A ABAAYO THANK YOU ALLAH KU XAFIDO
@hafswahhajir1060
@hafswahhajir1060 3 года назад
Love you habibty m.a waxbadan ayankabarte..shukran
@farxiyaxaad3676
@farxiyaxaad3676 3 года назад
Manaha allh walshy ilahy haku barakeyo gaxantada ❤️💋🥰
@RuqiyoAhmed-hg8hy
@RuqiyoAhmed-hg8hy 2 года назад
Mashallah nasro abaayo allaa kuu barakeeyo xirfadaada iskoolka noo fur aan kaa faaiideesanee
@sawdaissedahir7931
@sawdaissedahir7931 3 года назад
Mash allah qurux +macn indhah ka dharagne welcome back xbbt nasra
@omarfarah5790
@omarfarah5790 3 года назад
Mashallah walal runti ad ban kaga faaiday xaga cunto karinta.
@busharoismail1882
@busharoismail1882 2 года назад
Masha allha abayo
@umuahmedabdikarim99
@umuahmedabdikarim99 3 года назад
Cake waaye masha allh eey iigu sow baxaday thanks abyo ilaahey gacantaada hakuw barkeyo
@anisacimraan1938
@anisacimraan1938 Год назад
Thanks abaayo
@qaalimacalin6214
@qaalimacalin6214 3 года назад
Mansh allh abaayo wallhi wax badan ayn ka faiiday oo ka bartay allh ku dhowro mcnto
@ifraaxshiine8243
@ifraaxshiine8243 3 года назад
Masha allah gacan malab alle hakuu abaal gudo wax bdn ayaa kaa faa iiday
@crronaldo7736
@crronaldo7736 3 года назад
Welcome back Mi teacher nasra❤
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 Год назад
Mansha allah abayo gacantaada allah kuu barakeeyo cadowga Allaha kaa qabto waan sameeyay dolshan weyna i hagaagtay abayo waxaan ku jeclahay Alle dartiis ❤❤❤❤
@istaahilabdillahi5506
@istaahilabdillahi5506 3 года назад
Mashhlh shukran hory usooco
@mohamedzufi4439
@mohamedzufi4439 3 года назад
Mashalah nasra abtidoon
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 года назад
Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO
@raalinacabdi2206
@raalinacabdi2206 3 года назад
Waaw welcome bag to cunto karis wlhi aad ugu xiisnay cunto karintaada
@nalkaxusen8089
@nalkaxusen8089 3 года назад
Masha Allah
@ifraxxusen2217
@ifraxxusen2217 3 года назад
Masha alha abyo gcntad alle haku barkeyo
@farxiyotigow2372
@farxiyotigow2372 3 года назад
Asc nasroo hada ka hor saxankan waa ku sameesy qurux waan kula socdy dhinacn waan kula socdaa ogow
Далее
ROOTI FARMAAJO AAD UMACAN SI FUDUT LOO SAMEEYI
17:25
Просмотров 603 тыс.
Doolsho masri 30daqiqo ku sameyso o aad uu macaan
6:02
POLI и Маша - Сигма бой
00:20
Просмотров 295 тыс.
XALWO SUBAG HAL KIILO GURIGAAGA KU SAMEESO
16:06
Просмотров 1,9 млн
Daawo Doolshe Masri aad Umacan By Nasra Abtidoon
11:47
Просмотров 570 тыс.
Doolsho fudud 10daqiiqo ku sameyso
8:03
Просмотров 70 тыс.
POLI и Маша - Сигма бой
00:20
Просмотров 295 тыс.