Тёмный

Hada kadib saan usameeyso rooti fudud kucafici doono | Homemade bread for beginners - Easy recipe 

Cooking with Suad
Подписаться 323 тыс.
Просмотров 330 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 162   
@hanadali6155
@hanadali6155 3 года назад
Soomaalidu walhi waa xaasidiin 23k ayaa dawaday kana faaiidaystay hal.qofna like uma sarin gabadha wsr illahay ka baqa oo xaasidnimada iska dhaafa walhi hadan dawaday markan arkay waan ka xumaday anigoon fiirsan ayana like u saray walashay somaliyeed waan hubaa wax badan ayaad ka faaiideen liketa pacag mahan gabdha inaad u sarantan ayaa fiicnayd .....horay u soco abaayo hormar wacan ..
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 3 года назад
Mahadsanid wll qali inbadan 🙏🏻
@hanadali6155
@hanadali6155 3 года назад
@@cookingwithsuad walalo Adigaa mudan walaal mar walba xasuusi somali.hadaanu nahay xasuusta ayaa inagu yaree walhi faaiido wayn ayaad umada somaliyeed u haysaa illahay cimriga iyo cafimadka ha kuu daayo howl culus ayaad noo haysaa horay u soco.....
@saarasmile8933
@saarasmile8933 3 года назад
mnzha allaH walal wax pdna sigayey mahadsanid ♥️
@fartunabdi5595
@fartunabdi5595 3 года назад
Masha allah tabarakallah I really love your cooking wlhi and I was waiting this for long time much love abaayo❤️❤️❤️❤️
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 3 года назад
Thank you darling 😍
@sabirinmahad943
@sabirinmahad943 3 года назад
Maashaalahtabaarakalah
@ustaadamaxamed6083
@ustaadamaxamed6083 Год назад
A
@AsmaXusen-ub1yf
@AsmaXusen-ub1yf 8 месяцев назад
​@@cookingwithsuadqq+😊QQ😊😊pQQ01QAQ1qQ QQQ
@Sweetnspice200
@Sweetnspice200 2 года назад
Thanks for sharing this amazing recipe. Tried making it twice and came out as perfect☺️. Thanks
@FadumoAbdi-ym5qw
@FadumoAbdi-ym5qw Год назад
Eeèèßß
@nasriinjamaal1541
@nasriinjamaal1541 8 месяцев назад
Masha Allah tabarakallh mahdsanid wllo Allah qacanta haku barkeeyo ❤️
@beatyfulsoul6272
@beatyfulsoul6272 3 года назад
Wow wow I was waiting this video for long time thank you
@hayatchannel9259
@hayatchannel9259 2 года назад
MashAllah wankafaidhee,❤️❤️❤️😘
@abdiasiis1767
@abdiasiis1767 3 года назад
masha Allah mahadsanid abaayo
@XafsoCabdullaahixuseen
@XafsoCabdullaahixuseen 7 месяцев назад
Ramadaan kariim🎉🎉🎉 thank you macanbadan❤❤ wankaa faaiday
@hafsaali7159
@hafsaali7159 3 года назад
Masha allah tabrakallah jazkallah khayr xbbti burka madow maka sameen kara
@Mariam_moha
@Mariam_moha 3 года назад
Masha allah apyo waa ka helay saad usamesay🥰🥰👉🏻❤
@thewisemenfrankincense9743
@thewisemenfrankincense9743 3 года назад
Mansha Allah wallhi waa roodhi fodod......waad ku mshdsanty wallo.
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 3 года назад
Adiga aya mudan wll
@thewisemenfrankincense9743
@thewisemenfrankincense9743 3 года назад
@@cookingwithsuad Adaa always mudan wallo. Cunta macaan weeye wllo.
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 3 года назад
Manshaa'Allaah cadi maha 100%
@hanaanyusf
@hanaanyusf 3 года назад
Mashallah beautiful love you sis 🥰🥰🥰
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 2 месяца назад
Dhaqalaha kuruga barashada iskuladii dhofeen
@umumushtaq5862
@umumushtaq5862 Год назад
Oo rooti aad biyo qandac ku qasin see u faxaaa😮
@HawokiinSumeya
@HawokiinSumeya Месяц назад
Mashallah❤
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 3 года назад
NACAM WAA NA ANFACAA MASHA ALLAH Full Respect Full Support
@fadumasharifmohamed5974
@fadumasharifmohamed5974 3 года назад
M.a mcn alla ku xafido hal mar maa leysla daaraa foornada kor iyo hoos
@aminaali6133
@aminaali6133 3 года назад
Masha allah allaja kubarakeuo
@xamdisharaf3745
@xamdisharaf3745 3 года назад
Masha allah abayo
@yaasmincali4356
@yaasmincali4356 Год назад
Daqiiqdu waa tuma abayo dagdag nogusooo jawaab
@sagalabdi6230
@sagalabdi6230 2 года назад
Mansha allah xbbti bilaa foorno in aan kudubo bn raba
@zahraomar8239
@zahraomar8239 2 года назад
My dear I can't wait to tray but I can't see the ingredients clear example the cup. Please next time show it more clear thank you
@sihaam3612
@sihaam3612 6 месяцев назад
Aniga galabta igu horeeysey wuuna iga adkaadey sidaay u qastana u qasey abaayo😅
@hanaanyusf
@hanaanyusf 3 года назад
Thank you for sharing this sis 🥰
@unjour2259
@unjour2259 3 года назад
Masha allah mahadsanid walaal
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 6 месяцев назад
Thanks sister ❤
@ahmedmohmaud3848
@ahmedmohmaud3848 3 года назад
Masha Allah
@hoodoali1510
@hoodoali1510 Год назад
Abaayo khayr alle hakusiiyo😂😂😂❤
@caaliyaatibasharow9487
@caaliyaatibasharow9487 3 года назад
Asc sweetheart rooti so yummy Mashallah 💞👩‍🍳😍👍🏻❤️❤️
@sahranuux4664
@sahranuux4664 Год назад
Masha Allah masha Allah abaayo quruxey
@farhiyasiman2860
@farhiyasiman2860 3 года назад
Mansha ALAAH WALAAL QAALI
@iqroabukar911
@iqroabukar911 3 года назад
Gac maha allah kubarakiiyo
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 3 года назад
Ameen mahadsanid wll
@sadiamustaf157
@sadiamustaf157 3 года назад
Waaàw masha allah
@suhuuromar8195
@suhuuromar8195 3 года назад
Suad quruxay gacamaha waxaad just cadaysay nala shergaree mahadsanid
@nehaabeauty1444
@nehaabeauty1444 3 года назад
Ma shaa Allah jazaka Allahu khyr abayo codsi pizza noso same
@ayaancabdi6214
@ayaancabdi6214 Год назад
Wwwww m.s ilaahy kacan tada ilahy ha ku barageyo
@fatumaabdi750
@fatumaabdi750 3 года назад
Abayo wad mahadsanthy wan isku sodayi dona inshallah next cake kasodhig please
@all-in-one-studio7
@all-in-one-studio7 Год назад
Hambeergar dabaqado badan next video inoo soo diyaari please suaad
@Dreamofprinsessa
@Dreamofprinsessa 3 года назад
Mash allha thnaks mcnto wn sameystay lagam sheekey karo ale haku barakeyo gacantada🥰🥰🥰🥰🥰🥰😘
@beatyfulsoul6272
@beatyfulsoul6272 3 года назад
Yummy voice yummy food Suad i rely love uuuuuu 💋💋💋💋
@quruxsan3304
@quruxsan3304 3 года назад
Suad qurux gacntada allh ku barakeyo wlhi wax bdn wanka faiday ee rootiga sidan ah isago dhaxda qudaar ugu jiran nosogali alle ajir haka siyo
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 3 года назад
Ameen Insha’Allah habibty
@sagalabdi1506
@sagalabdi1506 3 года назад
Mashallah Shukran abayo
@HanaMire-b4s
@HanaMire-b4s 8 месяцев назад
Subag hadii an haynin maxan ku badsha
@farhmahamuud8005
@farhmahamuud8005 7 месяцев назад
Adeyg uu iga noqdey abaayo
@caynicayuush494
@caynicayuush494 3 года назад
Mcnto fornada side u tala halmar adigo xuman I arkenin fornada itusi yacni qabka ay utalo hal mar plz
@Nn9987ma
@Nn9987ma 3 года назад
Mashaallah 🥰👌
@fatumasaado7296
@fatumasaado7296 3 года назад
Masha alla ❤❤❤❤❤ wa kahelyi oo wan kusoboqdyi qali adna isoboqo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@DahirUbayd
@DahirUbayd Месяц назад
Abaayo beegar ma loo isticmaali karaa??
@mssbiina7694
@mssbiina7694 3 года назад
Wcs Masha Allah
@xabiibamaxamed4451
@xabiibamaxamed4451 3 года назад
Mashaa allah 🥰 xbbti
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 3 года назад
MashaAllaah 😋😋😋😋
@farxiyomaxamed1097
@farxiyomaxamed1097 3 года назад
Mshllh gacantaada allaha kuu barakeeyo
@xamdayusuf5699
@xamdayusuf5699 3 года назад
Waad,mahad,santahay,wllo
@umuabdikarin4615
@umuabdikarin4615 2 года назад
Vedio waxu yalay 1year aniga wanta aya kuso boqday 27:8:2022. Wana ka faiday ilahey qerbadan haku siiyo abyo qali
@halanajma201
@halanajma201 3 года назад
Xppti rootiga asooo lagusameenayo dab cadiya soo samee
@FatmaMohamed-zp1uf
@FatmaMohamed-zp1uf 9 месяцев назад
ManshaAllah
@najaxcabdi2657
@najaxcabdi2657 Год назад
Mash allha tabarakalaah
@manaalabdikariim4741
@manaalabdikariim4741 3 года назад
Wan tijabiyay tnx abayo ajar alle haka siyo🥰🥰🥰
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 3 года назад
Ameen mahadsanid sis 😍
@haniyussuf447
@haniyussuf447 2 года назад
Asc abayo rootigan waan so tijawiyay dhaman vidoeyadi ayan racay sida usameysay lkin wu iga ha laway?
@XaliimoAbdikariim
@XaliimoAbdikariim 9 месяцев назад
Mzhaallh
@Maxamuudcabdi6447
@Maxamuudcabdi6447 10 месяцев назад
M shallah.
@laylasu1510
@laylasu1510 2 года назад
Man shallalah
@aamina9785
@aamina9785 3 года назад
Ka waran abayo hdii an subaga iska dhafo
@fardosodiriye7605
@fardosodiriye7605 3 года назад
Abaayo nosogali sida losameeyo cakega iyo sida lohagaajiyo creamkiisa soda whippe dream
@sumeyamohamed6537
@sumeyamohamed6537 2 года назад
Kindly put english subtitles as some of us dont understand..
@cudoonsaciid4769
@cudoonsaciid4769 3 года назад
Abaayo rootiga maadan kamarin miyaa ukunta korka maka dhaafi karaa abaayo
@animocade6498
@animocade6498 3 года назад
Asc walashey waxan kaa codsanayaah soda legal lohagaajiyo ilaahay hakuxofdiyo
@xafsoabdullahi666
@xafsoabdullahi666 3 года назад
Thanks Abayo
@nadiyacamir9990
@nadiyacamir9990 3 года назад
M.a xabiibti mhsnid
@raqiaahmed3571
@raqiaahmed3571 3 года назад
Mashallh gacanta alle ha ku barakeeyoh🥰🤍💯
@nimaamohamed7137
@nimaamohamed7137 3 года назад
Shukran cadey very easy jazakallah. Moist chocolate cake recipe noso gali thanks
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 3 года назад
Insha’Allah
@qadrishmohamed9537
@qadrishmohamed9537 Год назад
Abayo ovenka qasab miyaa inaa Mesha cooker Ku qoranthy Ku dubto Ani meshas wat iga halysantha socket meshay Ku qoranthy Isticmala o Ku dub taa
@ayaanxaaji3600
@ayaanxaaji3600 3 года назад
Msha alh mcnt wan iskudayey lkn ceeriin ayow IGA noqdy
@hamsenour2714
@hamsenour2714 3 года назад
Masha.ALLAH mahad sanid
@hodanali7453
@hodanali7453 2 года назад
Masha allah 😍😍😍👍
@abdulrahmanahmed2720
@abdulrahmanahmed2720 5 месяцев назад
Woooow
@fardosodiriye7605
@fardosodiriye7605 3 года назад
MashaAllaah
@hamdaismail7834
@hamdaismail7834 3 года назад
Thans Qli Dumar iyadoo qaabkle soogali
@rayaanxusen3238
@rayaanxusen3238 Год назад
Mnshalllh Mnshallh
@fnw8688
@fnw8688 3 года назад
Mahadsaniid abayo
@Bashiirfaarah
@Bashiirfaarah 8 месяцев назад
Su baga aa dhahday wan so dhigaa aaway
@ashaaden6943
@ashaaden6943 3 года назад
Masha Allah 🥰❤️🥰
@habsamoh8342
@habsamoh8342 2 года назад
Abaayo uu iga xumaadey ooo markii aan xashey iga xumaadey
@saciidochannel6435
@saciidochannel6435 3 года назад
Masha Allah 😋😋😋❤️💋🥰❤️❤️
@xafsokhalbiwanag1752
@xafsokhalbiwanag1752 3 года назад
Asc masha allaah abaayo
@abusahraaxmed2563
@abusahraaxmed2563 2 года назад
Asc abaayo rootiga koobka natusi
@aamina9785
@aamina9785 3 года назад
Abayo wan isku trygareyy lkn wey iga adkatay
@asli1087
@asli1087 3 года назад
Maasha Allah
@hakimi-gaming8337
@hakimi-gaming8337 3 года назад
Mahadsanid 🤍🖤
@khadiijocabdiraxmaan1143
@khadiijocabdiraxmaan1143 2 года назад
Mashaalaah
@ramlocali8385
@ramlocali8385 Год назад
Abyo aniga ka kan ayuuba ika noqonaa
@ahmedmire7565
@ahmedmire7565 2 года назад
Fantasyland qaban qaeqwaio. Aajurdsaaa. Qaeqwaio. Qajipj
@ahmedmire7565
@ahmedmire7565 2 года назад
Aasd7
@faisonasteexo1915
@faisonasteexo1915 2 года назад
AByo adoo raliya gurigayga anoo.jooga bilaa foorno giksiga maku samaysan karaah byo isoo jawaab
@cookingwithsuad
@cookingwithsuad 2 года назад
Haa qaali
@aminaabdinoor9299
@aminaabdinoor9299 3 года назад
Mashallah 🥰🥰😋😋😋
@Aragsame334
@Aragsame334 6 месяцев назад
Abaayo waxkasto isameeya maitoosayo
@MaryamAhmed-rx3gc
@MaryamAhmed-rx3gc 2 года назад
Thanks suad
@llovekoreandramas1327
@llovekoreandramas1327 Год назад
we don't eat butter is possible not to add butter and no oven please
@sabirindahir
@sabirindahir 3 месяца назад
It's not important to add butter but you most get oven cuz if you don't then nothing work 😂
@diamondabdiaziz5946
@diamondabdiaziz5946 3 года назад
Shukran mcnto
@animocade6498
@animocade6498 3 года назад
Asc waxankaacodsandoolshaha sausameysato
Далее
Making soft milk bread without a kneader
4:59
Просмотров 2,3 млн
Cheese grater HACK
00:22
Просмотров 2,2 млн
afternoon routine 🤗 casiriyo Forno laan kafaideyso
8:08
ROOTI FARMAAJO AAD UMACAN SI FUDUT LOO SAMEEYI
17:25
Просмотров 603 тыс.
Roti bana oli iyo sida fudud aan usameeyey
7:46
Просмотров 19 тыс.