Тёмный

Doorka dibu dhiska khaatumo ay ku lahaayeen puntland iyo shacabka maakhir 

DarwiishTV CODKA SSC KHAATUMO
Подписаться 31 тыс.
Просмотров 4,9 тыс.
50% 1

Развлечения

Опубликовано:

 

11 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@aaa1211
@aaa1211 24 дня назад
Harti waa mid laakiin SSC khaatumo waa dowlad Yaan la isku qalidin harti Iyo maamulka garoowe Madaxweyne dani daacad Hakanoqdo labada maamul Ee walaalaha ah good free on the work shaqadooda haloodayo soomaaliya 🇸🇴 laga xukuma SSC khaatumo Cidkale maxukumeyso Hartiweyne waa shacabka isku midka ah laakiin waa Labo maamul oo harti ah Iskaashigu very in porting Wabadan baa kadhexeeya Madaxweyne Dani iyo madaxweyne firdhiye marka Dadka Iyo dalkaba alxamdulillaahi kheyr ilaahey hakadhigo huruusoda ❤❤
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 24 дня назад
wa saas
@zamzamali4347
@zamzamali4347 24 дня назад
Weriye reer ssc waa ogyihiin waxay puntland u tartay ama u qabatay waana taanu u qaban lahayn hadday noo baahdaan waxanuna leenahay walaalkii jira Allah na idinma tuso dib xaasidkiinana Allah ha jebiyo thank you bro.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 24 дня назад
GUUL SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯AND MATANAHAYAGA PUNTLAND STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵🐯
@samuuladsicid8821
@samuuladsicid8821 24 дня назад
WAX LAGU SOO KOOBIKARO SHEEKO MAAHA DOORKA IYO WAX TARKA AY PUNTILAND DAWLAD IYO SHACABKA AY KA GEYSTEEN HALGANKII. HARTI. MEELKASATA OO AY JOOGAANBA DALKA IYO DEBADABA ILLAAHAY. KHAYR IYO. BARKOOYIN KIISA HAKU ABAAL MARIYO INTII NAGA DHIMATAYNA ILLAAHAY JANOOYINKIISA. HAGEEYO AAMIIN YAA ALLAAHU . I LOV HARTI 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍😍🫶🫶🫶🫶🤴🤴🤴🤴🤴🫅🏻🫅🏻🫅🏻🫅🏻🫅🏻🫅🏻🫅🏻🫅🏻💞💞💞💞💞💞🫶🫶💯💯💯💯👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💪💪💞🌹🌹🌹💪💪🥰🥰🌿🥰😍😍💞💞💞💞🫶🫶🫶💯👍👍👍👍👍👍
@mohamedhaji5749
@mohamedhaji5749 24 дня назад
Ciidan harti uun baa ugu horeyayay 4 bilood ka dagaalamayay ciidan maamul puntland u Amar siisay ma jirin waa lawada ogyahay puntland soo anakuma kamaanan mid ahayn Puntland Dhulbahante ma Marti buu kanahaa Sheeka manna sheegashadaas joojiya aad la hor ordaysaan Ilaa 2007 puntland waa jirtay Dhulbahante ka mid buu ahaa ciidan iyo calafba gaalka Cayo waa ku dhimanay buuraha galgalana waa ku dhimanay harti kale oo mana sheeganayaa ma.jiro aan ahayn maxamud saleebaan Ilaa 1991 kii Dhulbahante gaal kacayuu ku dhimanayay Ma aynaan arag wax manna sheeganaya Aduunka nin nin u manna sheegtaan uhu necebahay waana liid nimo iyo inan gumeed nimo Ciidamadii ugu horeeyay ee Dhulbahante ee puntland iyo ciidamo qabaa il iyo ps tii Dhulbahante baa yimi laascaanood kana dagaalamayay ilaa 4 ilaa 5 bilood Sheeka horyaaca iyo huun buuninta khayaliga ah aan iska joojino. Dhulbahante Waxa la arkay meesha iyo meeqaamka Dhulbahante gaadhay yaysan walalaheen ka mastering Inakuna rag abaal guda waan nahay sidii la inooku abaal gakayna waan ognahay Muse ku dhufato gabadii ayaa guubabisay majeerteen Dadkii ugu horeeyay ee yimi gudaha magaalada warsangali bay ahaayeen Marka laga reebok Dhulbahante
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 24 дня назад
Buntiland waa dad nala shashay hadaanay joogina dhibaato badan ayaa jori lahaa Wayna ku mahadsan yihiin waana dal iyo dad wada dhashay. Cidna aan kala kaxayn karin. Buntiland. SSc dhib yar uma ogola SSC buntiland. Dhib yar uma ogola.
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 23 дня назад
Ceergaabana waa inay noqota sidii laascaano loogalay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 24 дня назад
ssc iyo puntland sifiican bay uwada socdan oo siyaasada iyo xuduuduba way ukala soocantahay ee jabuuti ba rabto dhimbil daba lawareegeysa
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 24 дня назад
Madaafiicda goobta.
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 24 дня назад
Buntiland iyo dhamaan D5 ayaanu haysanaa ee maxaa cid kale naga galay
@Khaatumawi987
@Khaatumawi987 24 дня назад
Harti dhul lo degan ma kla lahann mamulada na wa twins
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 24 дня назад
adeer reer puntiland waay mahad sanyihiin laakiin laascaanood xiniin yahaaygaan ku xoraaystay oo 100 95ciidankii dagaalamay dhulbahantaay ahaaueen ee harti oodhan baa mahadsan xukuumada puntilandna waxaa qasbay shacabka wada dhashay ee harti ee iyagu masyrabin in maamul halkaa kadhasho adeer shacabka harti baa qasbay oo soogurmaday waayna mahadsanyihiin markiihorana puntiland baa bixisay laascaanood ee dhulbahante lagama qabsan maamul baalaga qabsaday adeer hadii laayga qabsamkaro meel buuhoodlaa laayga qabsan lahaa ee maamulka punriland baa sool bixiyay oo laga qabsaday
@user-hz2lv2zc4j
@user-hz2lv2zc4j 24 дня назад
Beenbadana putland ma iyadaa timid hiilvharti
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 24 дня назад
puntland warkedu wuu cadyahay oo waxay sheegtay ssc haday maamul noqoto way taageeraysay hadi hay laba labaleeyana puntland bay kasii tirsananaya yacni sida ssc doorato bay puntland uladhaqmeysa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 24 дня назад
bal dekeda jabuuti waxa ssc kagalay oo kadoontay fahansiiya dadka oo faahfaahiya wa arin layaablehe waayo ismaaci wuxu uleeyay isaaq wada halo furo wuxu raba in dhaqaalaha soo dhex marsado
@aaa1211
@aaa1211 24 дня назад
Deked aan bari aheyn iyo Garacad lama isticmaali Karo jabuuti isma gaaro Isku meelna kuma naalo Laascanod garoowey kutaala Maxaa urarey jabuuti deked halkas Kutala xuduud lama lihin
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 24 дня назад
Madaxweyne deni waa madaxweyne aanu wada ilaashanayno. Hadaanu nahay buntiland iyo Dawlada SSC waana dad walaalo ah. Taas Xataa D5 ayaanaan dhib u ogolayn. Juba land. DDS BUNTI LAND. IYO CAABUD WAAQ IYO BALAN BAL ILAA GEDO DHAMAANTOOD SHARAFKOODA AYAANU U TAAGANAHAY HADAANU NAHAY SSC
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 24 дня назад
horta hadi ssc laxoreyay maaha in meel lagu xidho ee ssc khaatumo wa xor madax banaan laakin dee in jabuuti ssc kukhasabto inay dekeda jabuuti dhisan oo puntland laga jeedsado wa khalad
@a.j2428
@a.j2428 24 дня назад
MAJIRTO SSC MAALGASHANAYSO DEKADA JABUUTI, WAA UUN BOOQASHO LAGU GEEYEY FIRDHIYE ISNA DEE MA UU ODHAN KARAYN ARKI MAAYO DEKADA OO WAA CEEB , LAAKIIN SHACABKA SSC JABUUTI WAXAABA U DHEXEYSA SOMALILAND MEEL AY WAX KASOO DEJIN KARAANA MABA AHA, IYAGOO DEKADA GARACAD ARKANA SUURAGALBA MAAHA INAY JABUUTI WAX KALA SOO DEGAAN, WAR WAXAN YAAN LABUUNBUUNIN. DEGAKADA GARACAD WAA DEKAD HARTI WAANA DEKAD DHULBAHANTE. CID JABUUTI DELADEEDA AADI KARTAANA MABA JIRTO, CARIGABA KUMA TALO
@ahmednur267
@ahmednur267 24 дня назад
Adeerdekada jabuuti dhulbahante ma gaaro ma hawada baa la marayaa garacad iyo boosaaso baa dekada dhulbahante ehel uah hadiii dhalinyaro tahay gartay hadii kale ma fekarkii faroole iyo aaran jaan miyaa sheydaamadii
@aaa1211
@aaa1211 24 дня назад
@@ahmednur267 🤭 Oo hadaa ma meelkala Deked u ah waxkale Hala sheego Dd waalan baa lahadlyaa .maxaa keeney dekad warkaasi Waxkale weeye SSC dekedo wayhasataaye???????????
Далее
ТЫ С ДРУГОМ В ДЕТСТВЕ😂#shorts
01:00
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
Kaftanka Siyaasada 508 oo aad u xiisa badan
48:47
Просмотров 69 тыс.
Kaftanka Siyaasada 506 oo aad u xiisa badan
45:17
Просмотров 63 тыс.
2 августа 2024 г.
0:52
Просмотров 4,5 млн
2 августа 2024 г.
0:52
Просмотров 4,5 млн