Тёмный

Kaftanka Siyaasada 508 oo aad u xiisa badan 

SOMALI AMERICAN TV
Подписаться 224 тыс.
Просмотров 74 тыс.
50% 1

Kaftanka Siyaasada 508 oo aad u xiisa badan

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 282   
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 Месяц назад
WE MISS YOU YASSIN.DUAALE FROM HARGEISA CAAWA WARKU WAA KA XIISO BADAN YAHAY.SIDII HORE
@Somfox1
@Somfox1 Месяц назад
Sheekh Shariif waa runtii .. Xasan Sheekh waxa ku badan , Qabyaalada iyo Qaraabo Kiilka iyo Hantiboobista, iyo kaganacsiga Daroogada QAADKA , waxana ku yar Wadaniyada , cadaalada iyo Somalinimada!!!! .. Marka Sheekh Shariif in uu ku daro bay ahayd .. SUMA WALAHI SUMA WALAAHI Xasan sheekh uma qalmo Madaxweyne Somaliyeed
@kingomar2657
@kingomar2657 Месяц назад
E🪐😮😮😢😮😢😮 7:19 😮😮😮😢😮😮😢😢😢😮😢😢😢😮😮😮😮😮😢😮😢😮😮😮😮😢😢 8:04 😢 8:08 😢😢😢😮😮😢😢😮😮😮😮😮😢 8:39 😢😮😢😮😢😮😢😮😢😢😮😢😮😢😢😮😢😢😢😢😮😮😢😢😢😢😮😢😮😮😢😮😮😮😮😢😢😢😮😮😢😮😮😮😮😢😮😢😢😢ez😮😢😮😮😮😮 10:20 😮😮😮😮😮😢😮😢😮😮😮😮😢😢😮😢😮😮😢😢😮😮😮😮😮😮😮😢😮😮 10:47 10:52 😮😮😮e😢😮 11:00 😮😢😢😢😮😮😢😢😮😢😢😮😮😮😮😮😢😮😮😮😮😮😢😮😮😮😢😢e😢😮😮😢😢😮😮😮ez😢😢😢😢😢😮😮😮😮ezze😢 11:34 months😮😢😮😮😮😮😮😢e😢😢😮z😢😮😮😮😮😮e 12:01 😮😢😢😮😮 12:26 😮😢😮😢z😢😢ez😢😮z😮😮😢😢😮e😮😢😮😢😮😮😮😢😮😮😮😢😢😮😮😢😮😮😢😮😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮 13:😮21 😮😮😮😮😢😮😢😢😮😮😮😢😢😢😮😢😮😮😢😮😢😮😮😮😮😮😢😮😢😢😮😢😮😢😮😮😮😢😮😮😮😮😮😢😮😮😮😢😮😮😮😢😮😮😮😮😮😮😮😮😢ez 14:21 😮😮😮😮 14:27 😮🌍
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt Месяц назад
😂😂😂😂 XSM iyo SS labadaba Waa abgaal!
@MohamedOsman-ob4uk
@MohamedOsman-ob4uk Месяц назад
@@Fatima-bt5ptusheg 😂😂
@MohamedOsman-ob4uk
@MohamedOsman-ob4uk Месяц назад
@@Fatima-bt5ptmid darood ah la imow dheh hhh
@dulaneyusuf5183
@dulaneyusuf5183 Месяц назад
Shaikh shariif waa libaaax laaakin madaxwayne hore madaxwayne joogo inuuu ku dhagodhago maaahan
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Месяц назад
War ninyow saxiibey Yassiin Ducle waa kan cayley ma guursadey mise waa taajirey maansha allaha
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Месяц назад
Wuu shaqaystay Masha Allaah u dheh
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 Месяц назад
SOMALILAND ICTIRAAF MANSHA ALLAH TABARAKALAH 😊
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@ismailfarah3596
@ismailfarah3596 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂
@hoodohoodo9532
@hoodohoodo9532 Месяц назад
@@Ahmedali-gw7xm Wad ooyeysa ee runta iska sheeg, waad uu qadan kari ladihin eh, waxaa hubaal ah in wadnahu idin istaagi doono markaan maqashan Somaliand wa li ictiraafey.
@fatumaahmed4718
@fatumaahmed4718 Месяц назад
​@@ismailfarah3596home is best.we are at home with out aqoonsi.peace at home.😂😂😂😂😂😂😂
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Месяц назад
Wallee soomaalinimo wey dhimatay waan sugeynaa meeshay ku dhamaato khayr baan u rajeynayaa dalka iyo dadka soomaaliyeed meel kasta ooy joogaanbs
@musemohamoud2429
@musemohamoud2429 Месяц назад
Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa shaydaan eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢
@Diinteenasuuban
@Diinteenasuuban Месяц назад
Igula Sali xabiibkeena nebi Muxamed csw. Walal channelka Diinteena Suuban Soo Booqo adoo mahadsan. Waan hubaa inaad ka heli doonto muxaadarooyin aad wax badan ka faa'idayso guulayso walal
@nimomahamod
@nimomahamod Месяц назад
Yasiin hadi la arko waa dhidan yahay😊 kaftanku
@musemohamoud2429
@musemohamoud2429 Месяц назад
Xasan bakhti gaal usujuude ilaahay masiibo aan cir iyo dhul jirin haw keeno insha alah 😢
@zhakibmuse7817
@zhakibmuse7817 Месяц назад
Aad iyo aad ban ku salamaya cali kaftanka siyasada wn ku xiranahy waxan ku leyahay halka dadalka kasi wada adiga iyo staffka
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад
South sudan usa imartka isreal ingriska wadamo badan galbedka africa iyo konfurta africa dhaca diyaara aqonsiga somaliland ❤❤❤
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
😅😅😅😅
@Abdisamad_dirir
@Abdisamad_dirir Месяц назад
Ali xarare xilbaad haysaa ha seexan Yaasin salan sare caawa wa runta siyaasada kaftan waa dhaaftay
@hanathajo313
@hanathajo313 Месяц назад
Subxanalah war ninkan yaa naga qabto xasan sheikh wlhi wuu nala harey 😂😂😂😂😂
@Malik3544
@Malik3544 Месяц назад
14:20 Yasiin Ducaale MW naha Diyaarad buu saarnaay 😂 kulahaa 😂
@YaasiinJaamac-kd3su
@YaasiinJaamac-kd3su Месяц назад
Abdi.cali.iyo.yasin.waan.idin.dhageysta.waa.run.qaadka.wadanka.hadan.laga.qAna.walee.nad.hadi8.lahelo.siyas.bare.ale.hawnaxriisto.wAxa.uu.aHaa.nin.aragtime.dheer
@mimihawthorne
@mimihawthorne Месяц назад
Maa Shaa Allah Ali iyo Yaasiin waad mahadsantihiin🥰.Yaasiin welcome back.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Месяц назад
Kkkk mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin ❤❤❤❤ waa sax xasan anyax
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t Месяц назад
Calamka waxa laynoga arko iyo waxan isu aragno dowladan wey naceebaysay mid ka khayr badan allaha no sahlo
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤ caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid guul somalia mahadsanid waa
@baladomar7798
@baladomar7798 Месяц назад
😂😂😂 Yaasin timiihii waa u soo baxeen caadi ma aha from malindi Kenya Salaan sare
@husseinaliabdillahi4279
@husseinaliabdillahi4279 Месяц назад
Masha allah abti illahay aftahanimada iyo caqliga hakuu barakeeyo cimriga iyo caafimaadkanaboqorku haku dheereyo amiiin ❤❤❤❤
@abdourazakmohamed6519
@abdourazakmohamed6519 Месяц назад
Sheekh Shariif waa runtii .
@ainabdirahman7368
@ainabdirahman7368 Месяц назад
Somali American good job suxufi Ali Hadhaadhe, anigoo ixtiraamaya yaasiin Ducaale waa daalan yahay fadhiguna waa ku adagtahay ee fasax geli.
@abdirahmanahmed9466
@abdirahmanahmed9466 Месяц назад
Waan kugu raacsanahy wuxuu ila muuqda ruux dhibsanaya oo aan barmamiijka ku raxaysanayn.
@user-hn1rr8pt6y
@user-hn1rr8pt6y Месяц назад
Salaan sare Warsangeli from Cardiff UK Adan Madoobe
@abdikaniosmaan2794
@abdikaniosmaan2794 Месяц назад
Ali xarare Waan Kusalaamaya Wxn Kasoo Salameya Hrgysa ❤❤❤❤❤
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Месяц назад
Xasan iyo Shariif waa raggii ridayey dawladdii hor u socodka aheyd. Thumma Wallaahi iyo Xasan midna kheyr ma leh.
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 Месяц назад
Shiikhu waa masuul weeye xishooda oo iiman qaba xasan iiman kii baa ka lumay baahi baa waashay intaa aduunyu radinayaa iimanka Ala kaa qaad
@diiriyexusein7005
@diiriyexusein7005 Месяц назад
Kaftanka siyaasada manta wacdi ayaa kujiro masha alh ali xaraare
@ibrahimabba512
@ibrahimabba512 Месяц назад
Mr Duaale haka maqnaanin S A TV Wani Salaamay
@AhmedAli-mt3lr
@AhmedAli-mt3lr Месяц назад
Soo dhawoow yaasiin maanta kaftanka siyaasadu Waa shidan yahay
@abdilahihasan7415
@abdilahihasan7415 Месяц назад
Yaasiin ducaale kaftanka siyaasada adigaa shida from jigjiga
@mohadeeq534
@mohadeeq534 Месяц назад
Xaraare caadi maha
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
War waan idin Salaamay jaalayaal Gaar ahaan inta Dhalinyarada ah❤❤❤ Hadda jeceshahay barashada English-ka nagu soo biir
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Месяц назад
Asc, walaalayaal. Dhibaatada hadaynu somaali nahay. Waynu wada wareernay. Waayo waxaynu inrtaa ku haynaa madax weyne xasan sheekh, waar ayuu madax weyne u yahay ninkan mooryaanka ah oo ciidankii baabi'iyey oo dalkii iyo dadkiiba mashruuc uu isagu leeyahay kadhigtay? Subxaanallaah, ilaahay ha naga soo gaaro.aamiin aamiin yaarabi
@user-gc3fs6kh3x
@user-gc3fs6kh3x Месяц назад
Merci ali iyo yasin from Somaliland citirafki noo sheegtay waa hadlkan ugu jecelahy inan maqlo❤❤
@Somfox1
@Somfox1 Месяц назад
Xasan Sheekh walee uma qalmo Madaxweyne Umada Somaliyeed , laakin waa Madaxyare ma xishoode ah , hantidii umada boobay , iibiya Qaad , qabyaalad darteedna , caruurtiisii iyo Xaasaskiisii xilal sare siiyey ..Xasan sheekh in Somali xil u dhiibto maaha xataa gudoomiye Tuulo uma qalmo walee !!!!!
@Fatima-bt5pt
@Fatima-bt5pt Месяц назад
Gudoomiye tuulo 😂😂😂😂
@KiinYuusuf-vn8ri
@KiinYuusuf-vn8ri Месяц назад
Xararoow guulayso hujno
@mahamedwali8730
@mahamedwali8730 Месяц назад
Ali harare Sxb keep going
@abdiwahab3785
@abdiwahab3785 Месяц назад
Cali xarare wan kusalaamay Waxaan kasosalaamayaa Baydhabo janaay
@asiyaberger7719
@asiyaberger7719 Месяц назад
Somalidu sideedaba libta isuma quudhaan. Thank you guys ❤
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 Месяц назад
Horay ayaan u soo tijaabinay Sharif iyo Farmaajo labadaba!! Tan kale qabaailka islaynaya, waligeedba ma hakan ceel iyo daaqsin. Caasimadu waa nabad buuxda maanta taas oon horay u dhicin marka laga reebo 2 sano ee u dambaysay!! U dambayn tii ka jooji sunta aad afuufayso ummada Somaliyed!!
@husseinaliabdillahi4279
@husseinaliabdillahi4279 Месяц назад
Kkkkkkk ❤❤❤❤❤ cali xaraare abtiyo nin caqli badan bad tahay oo fany ya waxaad sheegaysa wallahi wa run wariyayal sidada aan aamino warkooda wAllahi wa yaryihiin❤❤❤❤ abtiyo mahadsanid
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l Месяц назад
Ali Harare yassin ❤❤❤❤❤❤
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q Месяц назад
Salaamad ku laafad 40 habeen buu ka maqanayay qofka wax sirxo aakhirka sixiiroolu wax falaa isagaa eeda illaahay hanag qabto sixiiroolayasha allaahu maano jeena 🙏🏼
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v Месяц назад
Reer macalin quwaax baa iga qoslisiya
@sahrailtrihe9389
@sahrailtrihe9389 Месяц назад
Cali xadhadhe uxu jecelayeha jbuuti schekadeda
@abuukarHussein-pm9pn
@abuukarHussein-pm9pn Месяц назад
Hasan sheikh WA Ku fashilmay hogaminta dalka hadiba shacabki hub gacanta u galinayo illah ba no maqan wadanka Allah no hagajiyo💔
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 Месяц назад
WERIYAHA WAA LA SOO DAAYEY MAANTA
@abdisalanhire5434
@abdisalanhire5434 Месяц назад
Asalam alykum Ali xaraare saxiib wanku salamay salan kadib xagay ku dambeysay janankii poliska somaliya katirsanajiray Eelaguu diray inaad keento warkiisa Ee mar lagubeen abuuran jira oo ma Aadka waraysatahy ninkii sawirkiisa lasaray thanks
@football.intresting
@football.intresting Месяц назад
Caliyw marka wan ku slmy mrka lbd garabkaaga allaha galo sida wngsan aad wax noo fahmsiiso maasha allah
@omar-de9dg
@omar-de9dg Месяц назад
Wariye Ali xarare waa legend caawa xaqiiqda ka hadlay
@abdiduhmohammedelmi1210
@abdiduhmohammedelmi1210 Месяц назад
Inna kama aadan xishoon dalkii Somalia iyo culumadii
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Месяц назад
viva yaaaasiin qoslaaaye
@carinohope3117
@carinohope3117 Месяц назад
Asc yaasiin
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Месяц назад
Alloow sahal amuuraha
@user-ir2rm2sr8v
@user-ir2rm2sr8v Месяц назад
Cali haraare nooloow wadani Soomaaliyeed ayaa tahay
@XuseenAxmed-io7mp
@XuseenAxmed-io7mp Месяц назад
Waa.idin.salaamayaa.cali.xaraare.iyo.yaasiin.ducaale
@kingsuleiman8687
@kingsuleiman8687 Месяц назад
Waa kuwe 5 nin oo rer sanag aah oo warqadaha soo gaarin 😅😅😅😅😅
@adanibrahim6169
@adanibrahim6169 Месяц назад
Weriye cali mahadsanid
@abdulhersi8043
@abdulhersi8043 Месяц назад
Wcs Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Journalist , CALI XARAARE, Falanqeeyaha SATV, Mr.Yaasiin Ducaale, Iyo Bahda SATV, Runtii Waa Kaftan Xalaal Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Mahadsanid Guuleysta Inshaallah
@ibrahimyussuf5777
@ibrahimyussuf5777 Месяц назад
Mr Ali sheekhu waa runtii adigana aliyow run kasheegga madaxda soomaalida sidaas ku wad laakiin be carefully don go somalia because runta lama jeclo thanks
@Khadijo60
@Khadijo60 Месяц назад
waxaa la yaab ah ninkaan ma xishoodo maba u qalmo in gobol xitaa uu madax u noqdo xasan ummada allaha hor dhaafiyo
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 Месяц назад
Ac Ali xarare & yasiin ducale Dawlada damal jadiid waxay ka ganacsata Qadka Hubka Daragada Qabiilka Musuqa & babi binta ciidanka qaranka waxu ku badalay macawisley Somali ha iska qabato damal jadiid & khawarijta shabab 😢😢😢😢😢 Mahadsanidiin
@Af-Ashmo
@Af-Ashmo Месяц назад
Xasan Sheikh iyo dowladiisa way ina ceebeeyeen lacnad ilaahey ha ku rido
@siciidmuxumed464
@siciidmuxumed464 Месяц назад
Asalaamu calaykum aqoonyahan.dhaqanyaqaan.barnaamijsameeye can baxay.waan ku salaamay sida fiican eed dadka wax u fahamsiiso
@FM-gw8lx
@FM-gw8lx Месяц назад
Mashallah Kaftaankii siiysad cawaa waa shiidaantaheey ❤ Ail Iyo Yaseen ducaale
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Месяц назад
madaxwayne xasan dhiiqo welcome teeendhada afisyoni soon kkkkkkkk
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Месяц назад
Xasan dhiiqo. Dalka wuu Ceebeeyay. Ilahay ha inoo dhaafiyo
@user-xz1pb7ei4h
@user-xz1pb7ei4h Месяц назад
Yaasin ducaale ma dawuu isticmaalay cadaa caawa
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 Месяц назад
08 August, Maalinta Aqoonsiga JSL
@sekeriyemadar4728
@sekeriyemadar4728 Месяц назад
Ali Harare guulayso sxb
@samaaraabdirahman9448
@samaaraabdirahman9448 Месяц назад
Xaqiiqo qof shaydaan la deris ah baa shaydaanku galaa
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev Месяц назад
Sheegu waa Runtii ilaahay baanu ka bagaynaa
@ZakiHoussein-zc7zs
@ZakiHoussein-zc7zs Месяц назад
The legend brother 🙌
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Месяц назад
Calow dhaliishadu cadaalad maahaa runtii
@user-ew2zf6pm8o
@user-ew2zf6pm8o Месяц назад
Masaydaa cayaarta
@user-yj2oz6fb1i
@user-yj2oz6fb1i Месяц назад
Inta yasiin wadata 👍
@crisaaqcwahaab6
@crisaaqcwahaab6 Месяц назад
Kkkkk caliyow anaga iyo yaasiinba saan uqoslaynay ayaan daalne horta goorma kuugu danbeysay qosolka mise waligaba maadan qoslin jwb
@user-dt3ou4qw3q
@user-dt3ou4qw3q Месяц назад
Cali wan ku salaamay dumashi ano joga indiya hydarabad
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад
Xisbiga dimuqradigu ha dhaco waa cunsriga igu weyn maryknka guul trump guul jumhuuriga ❤❤❤
@superfun1819
@superfun1819 Месяц назад
Somalia hanolato ❤️ Somalia hanolato allaha siiyo Somali dad jecel
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Месяц назад
Somaliland south lama tuso ku lahaa yaasiin 😂😂😂
@sahraubaale1319
@sahraubaale1319 Месяц назад
Yaasin Ducaale kaftanka siyaasada dirqi ayuu ku fadhiyeey miyuu xanuusanayaa Illaahay ha caafiye wuu dhibsanayeey intii danbe
@AbdillahiMadarr
@AbdillahiMadarr Месяц назад
Wan idin salamay dhaman bahda somali américain tv
@howareyoudoing5448
@howareyoudoing5448 Месяц назад
Dawladaan waa mida kaliya ee shaqalesise dadkena Geel jirada anigu kujiro miyaanan dalka wax kulahen markaad kuwa english yaqan kaliya meel walba genesaan 😂😂😂
@rnproduction4503
@rnproduction4503 Месяц назад
Yasin ducaalle Is back😂😂😂😂😂
@mohamedhussein634
@mohamedhussein634 Месяц назад
Guuleyso Guuleyso Guuleyso Ali
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Месяц назад
Xasan dhiiqo waa cadow
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Месяц назад
Qofkasta oo somali ah waa og yahay in xasan sheekh uu san aheyen madaxweyne ee uu yahay gadisleey😀
@xamsezoofe1274
@xamsezoofe1274 Месяц назад
Çalı xaraare salaama indr
@MohamedAli-ob2ec
@MohamedAli-ob2ec Месяц назад
Ayaga miya yaqano kulaha 😂
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Месяц назад
Waa runtaa caliyow ninkaan ilaahay ku xirnayn ,shaydaankaa ku ciyaarayo,salaad la,aan sideed ku doonaysaa in shaydaan ku daayo,adaaba shaydaanka ka wayne
@shiikhabuurta4082
@shiikhabuurta4082 Месяц назад
Shiikh shariif waa nin wanaagsan balse Xasan waa tuug, qabyaaladiste ah oo wadankii dhacay, alle dalka haka qabto dhakhso.
@Xaajiwarfaa
@Xaajiwarfaa Месяц назад
Oomaar alle hacaafiyo dhib baahaysata
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Месяц назад
War yaasiino haah daadda badan Sxb yaree next time Insha’Allah
@Darwiishdaweeye
@Darwiishdaweeye Месяц назад
xiligii account tiktok loo furi lahaa kaftanka siyaasada waa lagaadhay . oo clips yar yar lasoo dhigi lahaa !
@Saidalihusein
@Saidalihusein Месяц назад
Sheekadan waa maqley.
@mahdixaji4430
@mahdixaji4430 Месяц назад
Cali haraare videow yaasha way gaagaaban yihiine 45daqiiqo cml
@mahadali1698
@mahadali1698 Месяц назад
Ilahay hakagaadho umada xasan dhiigo
@ahmedmussa1984
@ahmedmussa1984 Месяц назад
7 goor ayey naaguhu ku soo laban laabmaan ragga in Soomaaliya.
Далее
Kaftanka Siyaasada 518 oo aad u xiisa badan
39:57
Просмотров 55 тыс.
The Most Elite Chefs Ever!
00:35
Просмотров 2,9 млн
Kaftanka Siyaasadda 403 oo aad u xiiso badan.
45:44
Просмотров 74 тыс.