Doorka Muwaadinka:" Waxaan habeynaa waxsoosaarka deegaanka oo aan ka sameynaa cuntooyinka kala gadisan, waxaanan ka iibinaa shacabka iyagoo warshadeysan.". Saacid Doolow, Mulkiilaha Warshadada waxsoosaarka Waddani.
15 сен 2024