Тёмный
SRTV Somali
SRTV Somali
SRTV Somali
Подписаться
DAWLADA DEEGAANKA SOOMAALIDA WAKAALADA WARBAAHINTA (SRTV)
Hello jigjiga
24:48
21 час назад
Sharciga iyo bulshada
14:11
21 день назад
Hello Qabridahar:
32:01
21 день назад
Комментарии
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 22 часа назад
Marka laga hadlayo xaga qoraalka dulka soomaalida Waxaa oogu horeeyo Somaliland
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 22 часа назад
Waan soo dhawaynayaa bandhigan buugaagta
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 22 часа назад
Waxaan Odhan lahaa Xasuuqii shacbiga xisaab baa ka dambayso
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 22 часа назад
Maxaad jahanamadii jeel ogaadeen buugaag ooga qoriwaydeen
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 22 часа назад
Ilaahay ayaa mahada leh keenay amaanka
@salmanjama6663
@salmanjama6663 День назад
Maalinki ugu horeeyay idaacad ayuu sidaa kalsonida kujirta u hadlayaa, anagana tababar kalsoonida lagu dhisaya nalooqabta intaan ba dadka hor iman, hadaanunahay reer magaal qurunley dhaqanbi'is
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl День назад
Xaaji cabdilaahi lambarkaaga noo soo dir
@user-eo6hl4rw5i
@user-eo6hl4rw5i День назад
Masha Allah waa geel aad u qurux badan ilaahay ha u barakeeyo أَفَلَا يَنظُرُونَ إِلَى الْإِبِلِ كَيْفَ خُلِقَتْ
@fedawsabdu-vr4tl
@fedawsabdu-vr4tl День назад
Mash Allah Mash Allah
@abdinour8606
@abdinour8606 День назад
Waxaan xoolahaa inter laga keenay cud o ayuu rabaa geelu
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 дня назад
HORTAY WAXAABA CEEBA KALMADA BADHIG . KAWAR HADDII MADAXA LA MAALO OO BADHIGA LAGU BADELO TABINTA WAX SOO SAARKA LUGAHA🤭. PARTY2🚳
@sahalelmi7330
@sahalelmi7330 2 дня назад
Ibrahim axmed cali 🎉, ad iyo adbad oo mahad santahay wll, sida quruxda badan ee tarikhda dhaxalgalka ah noguu rebtay. Horay oo soco wll, Allaha koo xiftiyona. 🇩🇯💯💐
@muusakahin4135
@muusakahin4135 3 дня назад
Shaqo fiican dawlada aad ha loogu mahadnaqo
@Ilyaasabdirahman
@Ilyaasabdirahman 3 дня назад
Ilahay haa uu gaar gaaro masakiinta 😢😢😢🖐🏾🖐🏾🖐🏾
@abukhadra-kh4gm
@abukhadra-kh4gm 3 дня назад
War kaldhashna fula Bal anfirine
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 3 дня назад
Ilaahayoow u gargaar ummaddeena
@harunmosule6457
@harunmosule6457 4 дня назад
Magaalada dhireeya waxay magaaalada intan leeg ee aan hal geeda lagu ogayn fadlan isku daya in aad dhir abuuris kusamaysaan dadka deganoow ...
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 4 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 4 дня назад
Alle swt haydin gargaaro dedaala waa intaas oo aad joogteysan wey iska dhaman weliba waxan idinkula talin lahaa idinku iskashada oo intaas sameeya soomli bay tusaale u noqon waana laydinku dayan
@iidoiido2685
@iidoiido2685 5 дней назад
guraydhaamoole xagee buu ku yaalaa
@nadiiramaxamed-ub7lf
@nadiiramaxamed-ub7lf 5 дней назад
Mashala❤❤😂❤❤
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 5 дней назад
Waa ila da
@fedawsabdu-vr4tl
@fedawsabdu-vr4tl 5 дней назад
Galaroobe idinku malihidiin
@ahussein5083
@ahussein5083 5 дней назад
Kii lahaa muxuu u dhisan waayey
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 6 дней назад
Hada sadex ila afar lagugada ilen shanbadi xolaha lagudhufanayay markas gacanta jirtay hoos uhadal doowla lagama garab hadlo
@abdishakurmuseali2171
@abdishakurmuseali2171 6 дней назад
Sheekh Cabdilaahi waxaan kugula talinayaa in aad xanjada (Beeswax) uga tagto shinida oo aadan ka qaadan, waxaadna dhigtaa meel aan gaagurta (bees hive box) agteeda dhigto si ay dib uga isticmaasho shinidu. Waxaad ogaataa in shinidu cunto 4kg oo malab ah si ay u diyaariso 0.5kg amd nuskiilo xanjo ah markaa waxaad shinida ka badbaadisaa shaqo siyaado iyo kharash,. Waxaan tusaale kuu ah adiga oo guri daar ah dhisaya meesha dhagax kuugu dhowna ay kuu jirto 100km.
@alphakatun7878
@alphakatun7878 6 дней назад
War waa wiil ballo
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 6 дней назад
❤❤❤ Thanks 🙏
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 6 дней назад
Bakeyle maku jiraa meesha ama Dabagaalle ama Fardo ama Daar, uus ama Diin Diin,
@copypaste9067
@copypaste9067 6 дней назад
Somalia markey muqdisho xoolihii soo galeen DAD BOOB IYO TUUGINIMO IYO WIXII LAMID AH. IYO IS CIRIIRIN dhinac Ethiopia khaadatay DHINAC KENYA DHINAC YEMEN DHINAC francsiis dhinac 7 Somali kala nooc eh hhhhh war intaa noo wadaan hhhhh allaha idiin gubee baqti baqti
@alimahamed9111
@alimahamed9111 6 дней назад
Degmadu magaceedu somali maaha magaca nikan haystaa somali maaha
@jigjigavision1
@jigjigavision1 7 дней назад
😂😂😂 ninkaani afsomaligu aad ayuu u dhibayaa ahmaar miyaa
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 7 дней назад
Seed u aragtaa meshan qurxoon sxbkay runtiii wan kahelay dhulkan😅😅😅
@DahraanAli
@DahraanAli 7 дней назад
Inta igu fikira oo bariis sab umaleese waani salamaya🤣
@ibraahinmaxamad-tg6nt
@ibraahinmaxamad-tg6nt 7 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@Abucumayrkhaalidismaaciil
@Abucumayrkhaalidismaaciil 7 дней назад
Waa maal qabeen geel ninkii lagu manaystaa awbwaan iid cabdi kabadhe.
@ibbrahimkosaar1887
@ibbrahimkosaar1887 7 дней назад
Nin wariyeha ahi ma ahaa nin wariyenimada ku fiican ama xirfado badan oo xaga wariyenimada ah ayaa ka maqan yacanii profional ma aha
@user-tt2sc1ci6b
@user-tt2sc1ci6b 7 дней назад
Filtu, xagay ku taala?
@maxamadrooble8430
@maxamadrooble8430 8 дней назад
Waa barnaamij qurux badan
@amalidiris9641
@amalidiris9641 8 дней назад
Ninkan sunta u ku bufinayo sow mada cancer ku keni mayso,somalidu waxay baran jirtay wax dabeciya,umada hasumaynina,ninkan bertisa waxa kaso baxo inla ibsado maha xata loda iyo xoolaha kale e calenta cuna umada hilibkoda iyo canahoda walagu sumobaya,caradana nafaqaday ka qada aqon dara ini hayse,anaguba qamadiga iyo hadudka iyo galaydanu ka berna ninkan balayadan u sunta lasita waxay iyo bacrimintan usheegaya
@saidismail2854
@saidismail2854 8 дней назад
War heedhe tuulada gobolka. ayka tirsantahay noo sheeg iyo taariikhda aad duubayso
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 8 дней назад
Waxaan ubaahanahay labarka odaga waxaan kadalbanayaa malabka
@user-ds3ou1np9z
@user-ds3ou1np9z 8 дней назад
Acuudibillaah mina jaahilliin 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@solostgen3862
@solostgen3862 8 дней назад
Fiiri😊 ninkaa Quruxdiisa Gudoomiyaha Deggmadaa qaar foolxun oo isku kalsooneyn ayaa markii eey xanaaqan qabiil ahaan uu ceynaaya 😂somali quruntooy Qabil qashin cudur cay Jaajo qeerkiin ugaa harteen jabkiin waa hoog iyo halaag..Diinta islamku been waye wax jira mahan carab xun oo mareeslow ah iyaa suubsaday.habaarka iska furaa⛓️⛓️ Soo raaca jidka toosan waa ciise masixi Boqorkeena barakeysan ee aduunka Hallelulyah ❤🙏✝️🕊anigu dhimasho iga badbaadiyay 😢maxamed markii aan uu yeertay ima imaan ciise masixi iyaa imaadey oo nafta igu soo celiyay. tobad keena sida ugu dhaqsaha badan😭 qof kasta oo qoralkan akhrista ogoow anigu waa ku soo gaarsiiyay adiga xor ah lakiin xisaabtu waa ka gadaal maxamed xata kuma cawinkaro 😢
@user-gy5pz5tb2k
@user-gy5pz5tb2k 8 дней назад
Maan shalah guradhamoole halku ku yaal ama halku ka tirsanyahay
@NasserAhmedIlwad-jb7vq
@NasserAhmedIlwad-jb7vq 8 дней назад
Sidaasan kuogaa 😂😂😂😂
@user-xs5hs5ti8j
@user-xs5hs5ti8j 8 дней назад
Maasjalah
@user-ou9tz2jw1i
@user-ou9tz2jw1i 9 дней назад
Murti and umacaan
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 9 дней назад
👋👋👋👋👋👋👋
@hassanhussein272
@hassanhussein272 9 дней назад
Maxaa geela xaarkooday soomaalidu cunayaane
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 9 дней назад
Marka xoolo laguguso darsado wax ladhaha Eereg ,
@shukrimumin7074
@shukrimumin7074 9 дней назад
wax land layidhaa majiree kolkii wax barasha loo Adijieay waa markay woqooyi Soomaaliya ahay hadaba iyagaa jaamacada jigjiga ku soo xarooda