Тёмный

DR CUNAAYE MUQDISHO MAXAAD KA TAQAAN 

HANOOLAATO
Подписаться 477 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
.Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
.Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.
/ hanoolaatotv
/ hanoolaatotv

Опубликовано:

 

17 авг 2017

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 41   
@AhmedOmar-xf3hw
@AhmedOmar-xf3hw 2 года назад
MashaAllah waa nin runta sheegaayo, aniga waankusoogaaray waqtiga, When I remember back in days,absolutely this is a true story
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 года назад
Dr cunaaye is true legend masha allah 🙏
@arlaadaarlaada8992
@arlaadaarlaada8992 4 года назад
Cimriga alle hakuu barakeyo dr
@abdikani8998
@abdikani8998 4 года назад
Masha alah waqti dadku baariyaal ahaayeen ayuu ku koray, maatana waa lays cunayaa. Allow noo gurmad
@gaduudog5011
@gaduudog5011 3 года назад
Ayaan guulayso aduun iyo Aakhiro
@Madajiye
@Madajiye 3 года назад
Cali xuseen iskuulka wa so dhigtay sadax block ayuu gurigeena u jiray Iskuulkii cali xuseen waxaan kalo xasuusta dadkii ugu horeyay lugo dilo will iyo aabihiis oo aanu daris aheen illaahow somalia u danbi dhaaf Amin
@bilanalawi814
@bilanalawi814 3 года назад
Maasha Allah ku xifdiyo wax badan ayaa naso xasuusisay .
@aaminohassan4273
@aaminohassan4273 3 года назад
Mashallah
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Год назад
Ragga badan manta jooga oo dhalin yaro ah ayuu ka dhaman yar yahay adeerku masha alllaah oo ka xasuus badan yahay😊😊😊😊😊
@hayatdubai5199
@hayatdubai5199 7 лет назад
Dawladnimo wacanaa
@safyany9191
@safyany9191 2 года назад
This man has valuable information and his description is amazing and beautiful that introduces you to the depth and preservation of the history of Mogadishu in the fifties and sixties.
@saidmohamedsaid5678
@saidmohamedsaid5678 3 года назад
Waxaan ku xusuustaa dhakhtarkaan in uu ahaa ninka checking ama ogaanaya qofka la tooganayo in uu dhintay iyo inkale. Garoonka cubada cagta kii hore C/casiis ku yaala waan ku arki jiray.
@AhmedOmar-xf3hw
@AhmedOmar-xf3hw Год назад
Great
@abdikani8998
@abdikani8998 4 года назад
Adeerkan barakeysan luqada talyaaniga ayuuba ijecleysiinayaa, offishaalo agra iskol ferare, iskole maritimo, maritime ka, iskol agrario agriculture, offishali sanetari. Malaria,
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 года назад
Niyohow adigaaba qatar ah
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 7 лет назад
Wuxuu ka hadhay dadka yar ee farakutiriska ah ee xalaasha lagu soo koriyey kuna barabaaray.maanta waxaa jooga xaaraan cun, tuug, beenloow,wadaad dhiig hammuun u qaba, caano, saliid laguu barxayo.masaakiinta oo la dhaco iyo wax intaa ka sii daran. ILAAHOW NA BADABAADI!
@karinacwjacobs
@karinacwjacobs 3 года назад
Wallaahi waa run
@abdirizakmohamed6889
@abdirizakmohamed6889 7 лет назад
Aniga Waxaan dalxiis u aadi jiray marka cadeey
@husseinmismail5461
@husseinmismail5461 7 лет назад
Samir la'anta somalida adunkaba waxa i no bilaawday 1950 kadib wax barasho iyo hormar muqdusho kaliye bey laba skool ku yaalay marka in la samro bey ahed horumarka la ga shaqeyo markaas be y ky mashquulen
@bashirxasan7176
@bashirxasan7176 5 лет назад
.
@bashirxasan7176
@bashirxasan7176 5 лет назад
8th
@axmadducaali7478
@axmadducaali7478 3 года назад
ayanle xisus weyn ayaa cawa nugu rebtay xamar oo dugsiga sare 3 qof ka so baxda
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
Dhalinyaro Badan Ayaa Aqoonin Iskuraran . Iskuraran Waxay Ka Tirsan Tahay Xaafada Waaberi Gaar Ahaan Waa Meesha Hada Lajoogo Tahay Beerta Nabada
@greenhopesomalia2656
@greenhopesomalia2656 3 года назад
Waad mahadsantahay Ayaanle, haddii aad aqoon u lahaa lahayd waad tuusin lahayd Doktor Cunaaye markuu leeyahay kansheleriyada buugaagta lagu iibin jirey waa LIBRERIA PORRO.
@ayocurry6340
@ayocurry6340 2 года назад
Dadkaas dadkooda sunta siinaya dad baa wadani uyaqaana ina dafle iyo afwayne dadkii suntaaas ufasaxay ilaahay ihaydin ciqaabo war bal eega
@abdullahiolad531
@abdullahiolad531 3 года назад
Viva awrtabe
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 года назад
Axmed Muudeey Maahee Ahmed Muude Dheh
@ayocurry6340
@ayocurry6340 2 года назад
Ayaanle xalaal soomali ah noo wad barnaamiijkaas fiican
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 месяца назад
xasan abshir sunta uu umadda soomaaliyeed u fasaxay aakhiro ee aga horeysaa maanta
@ayocurry6340
@ayocurry6340 2 года назад
Xaan kanaqaan muqdisho unugaa leh
@alidamey2276
@alidamey2276 2 года назад
Taariikhdu Dadkey Bartaa Waxey Dorraad Ahaayeene.
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Год назад
wu goygoyna arimaha xasasiga ah, Qabyaalad ayu ku dabaqaa, wariyaha..
@TheMohadam
@TheMohadam Год назад
CUNAAYE WAX LOGU BIXIE LALUUSHKA
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u Год назад
Qofkasta oo lawaraysto waxa kuusoo baxaya in soomaalida waligeedba ay dawarsi ku noolayd
@husseencagta7448
@husseencagta7448 Год назад
been ayu tururixinaa
@YourSense114
@YourSense114 Год назад
Tuug cunaaye........QIYAAMAHAA WAR JIRAA Shukrina soo buun buunisay in ay SIYAADKII AAD U SHAQEEEYNAYSAY NACALAD DUSHA KA SAARTO Waleee...... SAKARAAD MOOWDKIINA WUU INA WADA SUGI WAR HEEDHAHAY'A DADKU INDHA ADAKAA, OO WADNA ADAKAA, WAR MIYAANAN ALLAH LAGA XISHOON? SH. ADAN LOOW FARMAAJO KOLKUU PRIME MINISTR KA AHAA WAXAY U AHAYD XOOGHEEYNTIISII MARKUU ARKAY IN AY XOOLA RAADIS AHAYDNA WUU CEEYRSHAY MARKUU CEEYRSHAY BAY CAAY, NACALAD, HABAAR IWM KU BILOOWDAY SOMALIDA EEGA, KOLKA HORE QOFKA AMAANA, KOLKIII ARINTU SI KALE NOQOTANA CEEYTAMA SOMAALAAAY DADKAA ISKA JIRA
@user-hl3ro8go3u
@user-hl3ro8go3u Год назад
Qofkasta oo lawaraysto waxa kuusoo baxaya in soomaalida waligeedba ay dawarsi ku noolayd
Далее
Minaaradaha Qadiimiga ah ee Muqdisho | Documentary
45:43
Я КУПИЛ САМЫЙ МОЩНЫЙ МОТОЦИКЛ!
59:15
IQ Level: 10000
00:10
Просмотров 2,9 млн
WAXAAN KA BADBAADAY QARAXI NOV 2020
30:43
Просмотров 102 тыс.
Khabiir dekadihi Soomaaliya Maxamed Sh Cabdi Axmed
1:08:26
BARNAMIJKA GOOB JOOG SLNTV
28:01
Просмотров 17 тыс.
DPM MAXAMED CUMAR CARTE- XUSUUSTA QARAXI  #HOTELCENTRAL
28:10