Тёмный
No video :(

Dr. Saadiq - Maanta Xukunka Ethiopia Madaxdeena waxaa Uga dhaw Wiilka Reer Miyiga ah ee Axmaarka ah. 

SSTV
Подписаться 471 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on RU-vid, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on RU-vid.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our RU-vid channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Опубликовано:

 

27 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 108   
@somalilandnew
@somalilandnew Год назад
Very smart guy mashalllah! Keep this guy around! More interviews needed with him
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Dr ilaahay sharkooda hakaa qabto waad qarxisay walaahi ❤❤❤
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Месяц назад
Very smart man dr saadiq 😊
@maxarte5753
@maxarte5753 Год назад
☝🏿👍🏿Interesting opinion. Informative.
@maxarte5753
@maxarte5753 Год назад
Most credible debate. Dr. Saadiq - you said it all.Thank you!..
@abdihakim4133
@abdihakim4133 Год назад
Ma Nihin ogaadeeniya Ee somali galbeed ayaan nahay
@maryammb7064
@maryammb7064 Год назад
Gobanimo doonka soomaaliyeedee galbeed salaan gacaltooyo❤😢🎉
@mayo3607
@mayo3607 Год назад
Nuurow, ina aabow iska daa hadalka aad dhex galayso isagoo Dr jawaabta wado. Waxaad dabeecad ka dhigatay “ waayahay waayahay, waan u, imandoonaa” ood qofkii isbaaro ugu dhiganayso. Markaad ninkan oo kale waraysanayso Fadlan dhagaysiga badi oo ka dhex galka jooji
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Mansha all Dr Saadaq xaaji Nuurre siduu uga waramay raga kale kuma arkin malaha way cabsadaan
@user-wv1qm3zx3o
@user-wv1qm3zx3o Год назад
Thanks Dr Sasdiq
@omerjibril7318
@omerjibril7318 Год назад
Masha brother Dr Insha Allah we winner
@omarkhalif4507
@omarkhalif4507 Год назад
Alle haku barekeyo run dad badani ay ogyihiin oo ay qarinayan ayad ka hadlaysaa
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit Год назад
Dr sadiq nin waxbadan oog 🥰
@user-rt1mf9oi2j
@user-rt1mf9oi2j Год назад
Dr Waa Nin Rageed ❤
@fordowsahassan3540
@fordowsahassan3540 Год назад
Dr maasha Allah waa runtii
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
DR @WE LOVE YOU MAN 👨 ❤❤❤❤❤
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
Waryieee airport baaad ka hadleysaa Dr ilaahey ha ku dhawro
@Askboy_7
@Askboy_7 Год назад
Good job ✏
@user-rt1mf9oi2j
@user-rt1mf9oi2j Год назад
Dr waa nin Tagedagen mashaahu❤
@AhmedMohamed-vs8wo
@AhmedMohamed-vs8wo Год назад
Waresiga siwad Dr sadiq mansha Allah ♥️ ilahey ha KU xafido aduunka iyo aqiro
@TonyMontana-lm4jo
@TonyMontana-lm4jo Год назад
Waa ruunti Ethiopia waa cadowga Somaliaya Somaliaya hurdada ka kacaa
@ruqiyaabdullahi8405
@ruqiyaabdullahi8405 Год назад
Sac Dr saadqi wankusalamay . Allah ha kuxifdiyo Adiga , ookale yanubaahanay.waxakale qofo waxathay diiniyan iyo damiiriyan unol jir ojogo Geesi ,maskaxda kaxora yarahay .
@mahamudh6983
@mahamudh6983 Год назад
Caqliga alle kuu barakeee waxan rajaynayaa inaadan nidaamkaa ka agdhawaanin kuna milmin
@AhmedMohamed-vs8wo
@AhmedMohamed-vs8wo Год назад
Dadkah waxa is kaleh dad muslimiinta aya ga neh duul ka reh ayaa is kaleyihin
@husseinmohammedhassan5645
@husseinmohammedhassan5645 Год назад
❤❤❤
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
CABDI ILEY WAA DHAGTA DHIIGA UU DARAAAN NIMANAKA LA XIRAN IYO INA ILEY HADADA DEYSAAN DEE IDINKAAA QALDAN
@haibeim7582
@haibeim7582 Год назад
Ninkan Soomaali oo dhan baan madaxweyne uga dhigi lahaa hadii layga yeelayo
@maryammb7064
@maryammb7064 Год назад
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Alla run badanaa Cabdi iley hai maqashiinin Gabdhaha yar yar ee xubinka taranka laga gubay ee kaadidu ku dhagtay Dhashiina ka guurtay calooshaa ixanuunta walaahi 😭😭😭😭😭😭
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Год назад
Allla Ogaadeen doqonsanaa bal wiilkan timaha weyn ee islaanta axmaaro dhashay eega wuxuu qareen u yahay ina ileey
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 Год назад
Mashalah nuurow intaad rag wareysaneyso waa ninkii ugu ragsanaa intaan arki war ninkaan waa halyey ru sheg alah xafido
@AhmedMohamed-vs8wo
@AhmedMohamed-vs8wo Год назад
Xisib santa ral mxa weh
@moeawale4891
@moeawale4891 Год назад
The truth, the whole truth and nothing but truth. The good doctor is telling the truth as far as the deplorable situation of the security, politico, socio-economic, spiritual and developmental pressing issues of the regional admin of Soomaali Galbeed are concerned. I won't have put it better way, especially in the last 20 dreadful years or so. I mean, the malfeasance, the incompetence, the insidious corruption, the petty communal division, the flagrant human right abuses of citizens , the lack of political thought and ideological space or admisrative independent. Worest of all all, the abusive top-down political intrusion and master cum servant like relationship the region and its token leadership have wtith the central Ethiopian government that has became synonymous with an exploitative, scandalous and vicious poltical cycle for decades.
@roodanuur2196
@roodanuur2196 Год назад
Waraytuhu looks like unhappy because wiilka la waraysana yaa run bu sheega yaa. So kan wX waraysanayaa runtu way dhibaysaa. Absolutely he tells the truth 💯. Waxa ka dhacay somali state costs by Ina ilay was horrible. and heartbroken.
@arwaahisse3683
@arwaahisse3683 Год назад
OG ninkaan halaga fa’ideysto
@idhojacayl7322
@idhojacayl7322 Год назад
Nuurow dr ka waraysigiisa inoo soo badi waaba lacture ama cashir aan jaamacadna laga helayn oo u khaas ah ree somali state
@fatumaabshir7815
@fatumaabshir7815 Год назад
Ninki iskarameyn wayo walagutumana that is it Somali dad aragti fog leh mhn
@AhmedMohamed-vs8wo
@AhmedMohamed-vs8wo Год назад
Dr sadiq waresigi mxa u jojise
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd Год назад
😅😅😅😅😅 jabka waxaa sabab u ah isir wareerka beel weynta oo soomaalinimada ka cararkeeda ku abtirsaday daarood jibarti Tigray Al akhdaam!
@moeawale4891
@moeawale4891 Год назад
Cabdi Ilay iyo kuwii uu watay ayaa maalin meel faagara ah jigjiga isasoo taagay. Wuxuna ku qubeeyay ummada Tigrai , Gambeela iyo etoobiyaanka kale waan wada dhalanay oo walalo nahahay lkn somalidu waxba noomaha. Isaaqa, Hawiyaha iyo Samaroon ayuu gaarhaan sii tilmaamay. Dadki meesha joogsy inna yaab iyo anfariir ayaa ka soo hadhay inna sacabada ayay tumeen madaxdii Tigreeguna maqsuud ayay ka noqdeen haldakiisii. Xagee waxa laga keenay waa yaabe. Waa jaahilnomo iyo xaqiirnimo aabeheed.
@negussieabebe6911
@negussieabebe6911 Год назад
Not only Somal leyu police also Amhara ley police desolved. .
@ggtl304
@ggtl304 Год назад
Somali liyu police desolved literally,but Amhara desolved just by name and they still there fully mxad into shegeysa Kala tag mesha probaganda da
@moeawale4891
@moeawale4891 Год назад
Who told you they are dissolved? Amaras rejected and never intented or asked for Oromos, let alone Tigrains.
@faysalabdillahi3574
@faysalabdillahi3574 Год назад
Wadan in aan leenahay mw c.m.c ayaa na baray
@user-hf3yr3pc6x
@user-hf3yr3pc6x Год назад
CAGDHEERAY. DULI. KA BIXI MAYSAAN ADOONDIGA. WASF U QALANYAA BASASKUNA. WAA IDINKA
@SALAFIYUN
@SALAFIYUN Год назад
Ogaadeen dadnio iyo diin LA'AAN baa isugu darsantay, isaga soo Haajira mesha hadeydaan gaalada iska dhicineynin.
@libanali1626
@libanali1626 Год назад
Dhaqtarkani fikirkiisa ayuu ka hadlaayaa lkn qabiil kama haddlayo lkn kolay waxa uu ka mid yaahay urur diimeed.
@arslangolad3994
@arslangolad3994 Год назад
Ma ahan Itoobiya oo kaliya, balse nidaamka hadda jira ee adduunku wuxuu ka shaqeynayaa sidii Soomaalida loo dumin lahaa, waana qeyb ka mid ah dagaalka lagula jiro Islaamka, balse markan waxaa halgan ka dhaxeeya reer galbeedka oo markii hore taageersanaa Kaniisadda Ortodokska, iyagoo doonaya inay burburiyaan. Kaniisaddan, markaa markan waxaa loo arkaa fursad taariikhi ah.
@abdulkadirismailismail9591
@abdulkadirismailismail9591 Год назад
Mi lY was geesi
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Год назад
Nuur sharciyan Iyo wariye ahaan waa in aad somali yeyso kalmadaha uu ku hadlayo qofka aad waraysanayso fadlan waa wajib ka mid ah waajibyada luuqdaha ay fahmayaan dadka somaliyeed
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Год назад
Wareysigan kama daalo 😂 Mansha allah
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 Год назад
Dad badan ayay runtu dhibaysaa Waxa uu sheegayo dhakhtarku wa wada run lkn Waxay dhahayaan maxaa looxidhay Jaahil ina iley Maxaa naga galay waxa loo xidhay Laakiin in laxidjo oo latino ayaan ilaahay kabarinaa oo dhibaato loogaysto
@KhadarAli-nw1ht
@KhadarAli-nw1ht Год назад
CAGDHEER. WAR. FULAY AYAATIHIIN
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
Ilma abaarsoland miyaad hadleysaaaa #goojacad
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
Rufyaan ayaaad aheyd koofiyad dhuub ah waaanu la dagaalney bale waaad qaadeysey yaaa fuley ah yaaa qushaaash
@nawalmahamudhaji6140
@nawalmahamudhaji6140 Год назад
Wax sidan nogu hadla Wan waynay dulmiga feraha ka dilacay Allow noloshan nolol dhaan Ayan ku waydisanay
@owen4388
@owen4388 Год назад
*Promosm* 😞
@ismailyusuf8206
@ismailyusuf8206 Год назад
Saadiq waagii onlf ay halganka kujirtay waad kasoo horjeeday imikana waad hadli waxaad sheegayso waa runta
@abduljama7555
@abduljama7555 Год назад
ODAYAASHA REER ISAAQ WAXAY. AFKA.DHEERLA. GALEEN. SOMALIDA XARTA AH IYO RASAL WASAAROHOODA XARTA AH INACAGJAR OO LAGUMEESTO AYEY BARBAR DHIGAYAAN GUN.LA.GUMEESTO HADAL UMA BANAANA. DOQMAYOW CAQLIGA XUN
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
REERKINO DHAN BAA GUN AHAA ISKA AMU 😅
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
Somalidee xor ah ii sheeeg ? Midgan baad tahay
@fatumaabshir7815
@fatumaabshir7815 Год назад
Cid idinbabisay mlhn somali ayda isduleysay
@hawaismohamed-ds2tn
@hawaismohamed-ds2tn Год назад
Khaatumo baan kuuu waaqal waaqaad maceeenahhuu waaa dhulbantee ooo keeligaa laguuameeyaa . Waxaas jigeegeey kacaccaan iyo Gaariasaa
@samiiryussuf7216
@samiiryussuf7216 Год назад
😂😂😂😂 cabdi iley in lahaayo waa cadaaladi oo qof ah😊
@khadramahdi3685
@khadramahdi3685 Год назад
Ogaadeen goormuu Gabdha uroonaa? Cukhubo Haween kabilabatay ayaad Ayaa idin haysata.
@GC21701
@GC21701 Год назад
This guy acting lake he is the only one knowns everything and he is not polite. Khaa, khaaaa, it’s not suitable for him.
@helpneedypeople5835
@helpneedypeople5835 Год назад
Waa libaax dr saadiq
@ggtl304
@ggtl304 Год назад
🤣🤣🤣 go kiss Amhara ass ,daba qoodhi
@moeawale4891
@moeawale4891 Год назад
He is telling only the truth nothing but truth.
@yasiinmohamedyasiin2449
@yasiinmohamedyasiin2449 Год назад
Waxa la kaa la diiray maajiro ee been taa daa
@yasiinmohamedyasiin2449
@yasiinmohamedyasiin2449 Год назад
Waar
@user-zv5zj7tl4o
@user-zv5zj7tl4o Год назад
Waaruntiis
@awilahmed644
@awilahmed644 Год назад
Ogadeen aya Somalida halka gadhsiiyay nacala idnkuyala.
@abduljama7555
@abduljama7555 Год назад
RUNTA IYO XAQIIQDA KAMA LEEXANAYO INLA GUMEESTO OGAADEENIYA TAASAANA DHAB AH HALKA ODAYAASHA REER ISAAQ AYLEEYIHIIN .DAWLADAYADA INA CAGJAR CAQLI XUMADOODA MUSTAFAHA LAFTIISA AYAA LA GUMEESTAA DAWLADU XAGEEJOOGTAA WAABA LAGU GUMEESTAAYE
@jeeswano7047
@jeeswano7047 Год назад
OGAADEEN AQLI LOOGAMA FADHIYO SIDEEY U DHANYAHIIN SOMALI DADKA LA HARAY OO WALIGOOD AAN XOROOBEYNIN WAA OGAADEEN
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 Год назад
Inshaallah dadka aad sidaa u aflagaadenayso waxay noqon doonaan kuwa soomaali isku keena oo mideeya , dowladoodana ka dhiga tan geeska afrika ugu awooda badan.
@libanali1626
@libanali1626 Год назад
Jawabtadu waa wacan thy lkn soomaliya oo dhan baa ku nafweyday somali galbeed goorma ayad fahmaysaa in aanay onlf wada matalin soomalida ethiopia markad garato taasi ayad waxtar yeelan kartaa.
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
Adiga aqligaaga ii sheeg koofiyad dhuub baaad tahay hadada kuwaan u makeyn tahay maseyr Ogdenland sidaa ku jir ilaaa aqrio cabdi iley baad ka xaansantahay yaa kuwii la dilaayeye baaad aheyd munaafiq baaad aheyd
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
​@libanali1626 😂😂😂 rufyaankii idoor #goojacad somalia aanaa matala uu fhiiug Shubeey ilaaaa axmed gurey gazi to alsayid maxamad cabdule onlf xageed joogtey waad hurudey maaantaaada rabtaaa anigoo mujaahid ahaa inaad ila sheekeysto hadaad ifooriland tahayana #goojacad
@ahmedabdisahal4357
@ahmedabdisahal4357 Год назад
Adiga inta reerkiina ka dagan yahay xoreysta mise kuwan la gumaysto yaad sii hoos fadhidaa
@jeeswano7047
@jeeswano7047 Год назад
OGAADEEN WAA CADAWGA SOMALI YEED IYAGUNA CADAW ISKU AH OO AMXAARO DHIMATAY BEEY U MALEEYAAN IN EEY WALI NOOSHAHAY
@naxlaawi9266
@naxlaawi9266 Год назад
Cuqdad baa ku haysee ,Alle haku caafiyo. Aamiin, Aamiin, Aamiin.
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 Год назад
Labada dawladood ee dariska la ah soomaaliya ethiopia iyo kenya waxaa jooga ogaadeen haddii dad kale oo aan somali ah ay halkaas joogaan somalina dhibaato badan ayey dadka somalida ah maanta labadaas dal bay kunool yihiin hantidooda iyo caruurtooda ay amaan ku helaan kenya iyo ethiopia ogaadeen waa dad somalida jecel soo dhoweeya kana ilaaliya dadka xabashida iyo kenyaanka !!!
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
Cadowga somaliyeed waaaa adiga somali in gaalo haysto rabbo inaad xanbaarto baad ka jeclaan laheyd gumeysi xanbaaree aabyaasha baa dhabarkooda kaaa dajiney
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
​@@abdimohamedabdulahi2994❤❤ waa runtaa war ilaaaa maanta bry Ogden somali uu kenya eeg sharciga bey ku siyeen xooog waa Niman neceb gaalada awoogaa la gub ee gaalka ahaa bey isku Habari jireen waligood somalia 🇸🇴 waxaad cadowga xanbaari jirey walhaa isaaq
@chadali4043
@chadali4043 Год назад
Qaniiskan abaha la cadab ciilka ku haya adiga ayuu kugu eg yahay mw cmc geesi dadkiisa wax u qabtay adigu kolay adigu marna madax noqon mesid. Gar ayaad tahay 😂😢
@AbdiYussuf-fp3co
@AbdiYussuf-fp3co Год назад
doqon yatahy
@user-ph9pf7dw5b
@user-ph9pf7dw5b Год назад
Looox alwaax aaan caqli leheen waxa lagu sheega waaa wx xaqiiiiqa ah waxd kafikireysa xil
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 Год назад
Dhibka ina haystaa waa kan, nin jecleeysi aya ina indha tiray. Mustafe cajgar nin loo hanweeyna ayu aha lkn manta waa adoon abiy axmed maamusho. Gobalka iyo dadkii na gabay oo an waxba u qaban.
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
MA INA ILRY BAA GEESI AHAAA MUNAAFIQ YAHOW TUUGA CAR HA SOO BOXO MA BEERTAAD GEYN DHAFOORKAA LAGA TOOGAN INA ILEY YUHUD BUU AHAAA
@faysalabdillahi3574
@faysalabdillahi3574 Год назад
Looxan dr ma aha waa jaahil aan la socon wadanka.
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit Год назад
Gumesiga maogla sida adi cml
@libanali1626
@libanali1626 Год назад
Fikirkisa ayuu cabiray caydu waa ceeb.
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
JAAAHIL WAA KA LEH INA ILEY OOO DHIIGYACAB AHAAA COMMENTS UU SOO QORYAAAAA HADUU LA SII DAYAAA DHAGTA DHIIGA LOO DARI
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
Ninka cabdi iley uu hilin 📉 hahaha kuwii la dili jrey baad tahay laangaab
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit Год назад
@@Birds-i5b aqligi 0 ethiopia waxy nohumeysato waxa nagu jiro ethiopia iyo shilimadki axmar daba oorda war iley wa ki shcbki rer og ethiopia ujiibiye
@hawaismohamed-ds2tn
@hawaismohamed-ds2tn Год назад
Iimaan laawee dhulbantee xitaaa tuuloo maaa umaacaaday . Kiliiigeed cuntooy kaligaaa celclee
@KhadarAli-nw1ht
@KhadarAli-nw1ht Год назад
CAGDHEER. WAR. FULAY AYAATIHIIN
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
ADIGAA AWOOGAA GAALKA BUU XANBAARI JIREY YAA FULEY AHA XABSHIDA WAAA RGGGA HILIBAKA CAYRIN BAREY AXMED GUREY GAZI ILAAA ONLF SAYID MAXAMED CABDULE AWOOGAA GABFHO BUU U GEYN JIREY
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
Waa nu ku shid intaad Ogdenland necebtahay ogow
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 Год назад
walaalahaa miyaad cayaysaa ithopia maad caydid , [midigtaadu yay noqon mid tolkeed umuruqwayn]
@Birds-i5b
@Birds-i5b Год назад
@@ayaanlemahamed5234 Ethiopia 🇪🇹 waa qurin balse ka uu shaqeeyaa sidii Ina iley BAN KA NECBahay
Далее
WILL IT BURST?
00:31
Просмотров 27 млн
Can You Bend This Bar?
01:00
Просмотров 4 млн
WILL IT BURST?
00:31
Просмотров 27 млн