Тёмный

Dr Xabeeb oo istaaga ka dhacay,haddaba muxuu yahay xanuunka ku dhacay? Muuqaal dareen leh. 

Somali cable
Подписаться 347 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

Muuqaal dareen leh:-Dr Xabeeb oo ah Dhaqtarkii Madaxweyne Xasan Sheekh uu uqiray abaalkii uu ugalay Qaranka oo maanta wajahaya xaalad Caafimaad daro oo halis ku keeni karta noloshiisa.

Опубликовано:

 

10 окт 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 82   
@2plus2equals59
@2plus2equals59 Год назад
*Dr xabeeb wuu naga wada dhexeeyaa aan wada daawaysano* From Bosaso ilaahay ha caafiyo dhakhtarkeene
@fadumaabdiaden3030
@fadumaabdiaden3030 Год назад
Illaahoow caafimaad taama sii,aamiin 🤲
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Год назад
DR xabeeb Allah ma dayacayo umada walaalihiisa somaaliyeed ayuu u taagan yahay caawintooda Allah caafimaad dagdag Allah siiyo garabkiisa Allah galo Allahuma Aameen 🙏💓💓💓
@edelsom5948
@edelsom5948 Год назад
Hadda wuu noo baahan yahay, haddaan nahay shacabka Soomaaliyeed waa inaan wax ka qabannaa, sababtoo ah wuxuu yiri, "Shacabka waxaan ka codsanayaa in la caawiyo."
@ayanhashi7111
@ayanhashi7111 Год назад
Aamiin yaa Allah.
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Год назад
@@edelsom5948 walaal waa run wuu noo baahan yahay
@safa-cb3ox
@safa-cb3ox Год назад
Ilaahow kucaafi caafimaad taam ah gargaarka allaahna alaha kuusoo dadajiyo
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Год назад
Waa istaroog ee dibada halooqaado umada soomaaliyeed wax waynbuu uqabtay jizakallah khaire Doctor xabeeb
@siidowhussein5354
@siidowhussein5354 Год назад
Allah cafiyo
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Год назад
Allaah subxaanahu watacaalaa ha caafiyo
@aaliyahrose7203
@aaliyahrose7203 Год назад
Allaha ku caafiyo dr xabeeb we love you ❤️❤️❤️ our hero
@raqiyaismacil7976
@raqiyaismacil7976 Год назад
Alle haku caafiYo adeer😢
@munaibrahim2054
@munaibrahim2054 Год назад
Ilahayoo adoonkaga caafi 🤲🤲🤲🤲
@maryanyusuf7590
@maryanyusuf7590 Год назад
Dr xabeeb ilaahey waxaan uga baryey caafimaad sariican allaha siiyo waa qof imaan leh
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Год назад
Been maahan waa geesi geesi geesi dhalay waa dahab xareed ee prof Hassan shiikh mahamud madax wayne haloo kaco hadaadan wax uhayn visada usoosaara inta kale umada soomaaliyeed baa bixinaayaan inshallah
@hassancaraay706
@hassancaraay706 Год назад
Alh ku caafiyo adeer
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey Год назад
Allah hacaafiyo Dr Xabeeb amiin amiin amiin
@mahdisamatar930
@mahdisamatar930 Год назад
Allah hacaafiyo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Cafimad alaha siyo amiin Dr
@salmane410
@salmane410 Год назад
Ilaahow adeer kucaafi wallhi waan ooyay ya Allah 😭😭😭😭
@sihaamahmed8503
@sihaamahmed8503 Год назад
Ilahayow caafimaad sii
@Zeytuun25
@Zeytuun25 Год назад
May Allah bless you with quick recovery ❤️‍🩹
@user-gz5pc3zc2m
@user-gz5pc3zc2m Год назад
asc
@user-gz5pc3zc2m
@user-gz5pc3zc2m Год назад
waningàlbi wanaagsan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Alaha cafimad siyo xabeb
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Год назад
Allah weene ha ku caafiyo ilhayow caafi rabi gayow caafi
@shiilamohamed7231
@shiilamohamed7231 Год назад
Ilaahow caafi😭😭😭😭👍😭
@solostgen3862
@solostgen3862 Год назад
😭😭😭 Ilahay Cafimaad deg deg ha siiyo yaa Alah 🤲🤲🤲🤲
@edelsom5948
@edelsom5948 Год назад
Hadda wuu noo baahan yahay, haddaan nahay shacabka Soomaaliyeed waa inaan wax ka qabannaa, sababtoo ah wuxuu yiri, "Shacabka waxaan ka codsanayaa in la caawiyo."
@solostgen3862
@solostgen3862 Год назад
@@edelsom5948 sax
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 Год назад
guul guul Dr xabeeb allo ugargaar amiin amiin👏👏👏👏👍👍❤️❤️❤️❤️👍👏👏👍❤️
@yasminxersi9151
@yasminxersi9151 Год назад
Ilahow ku caafi dr xabeeb
@fowziayussuf2834
@fowziayussuf2834 Год назад
So touching 😭quickest recovery
@Lulu-kp7ef
@Lulu-kp7ef Год назад
Allah ku caafiyo. Dawladda waa in eey ka daweeysaa exanuunka haayo Dr Xabeeb.
@fosiyai5422
@fosiyai5422 Год назад
Allah caafiiyo dr Xaab waa heero❤
@hodancaday5332
@hodancaday5332 Год назад
Alleh hacaafito
@hodanshaqlane1144
@hodanshaqlane1144 Год назад
Allaha caafiyo Aamiin Aamiin yarabi
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 Год назад
Rabiyoow Caafi Dr Xabeeb
@nimosuleiman
@nimosuleiman Год назад
Ax ax allah ha caafiyo doctorka
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 Год назад
Ilaahay haku caawiyo umada soomaaliyeed waliba kuwa aad ka baahida uqabo xaga dhimirka buu cawiyaa Dr xabeeb, yaarabi ilaahoow caafi
@edelsom5948
@edelsom5948 Год назад
Hadda wuu noo baahan yahay, haddaan nahay shacabka Soomaaliyeed waa inaan wax ka qabannaa, sababtoo ah wuxuu yiri, "Shacabka waxaan ka codsanayaa in la caawiyo."
@abuaamir1647
@abuaamir1647 Год назад
أللهم أنت الشافي اشف عبدك دكتور حبيب
@najmayaasir7855
@najmayaasir7855 Год назад
Allaha caafiyo dr xabeeb
@trlkadan3257
@trlkadan3257 Год назад
Ilaahow noo caafi dhaqtarka
@idmanahmed7719
@idmanahmed7719 Год назад
Ilaahay ha caafiyo
@abdirashidhussein3004
@abdirashidhussein3004 Год назад
Ilaahay ha ku caafiyo
@qaliali5342
@qaliali5342 Год назад
Allah ku cafiyo 😭
@axmedxasanow9478
@axmedxasanow9478 Год назад
Ilaahow caafimaad dhameestirn sii rabbiyow.
@anashussein6120
@anashussein6120 Год назад
Rabiyow caafi
@somaliking838
@somaliking838 Год назад
Allah ilahow cafi dr. Xabeb walahi waka naxay
@hindajimale7918
@hindajimale7918 Год назад
CAAFIMAD TAAM AH ILLAHAY HA SIIYO DR XABEEB IYO DHAMAN UMADEENA INTA XANUNSAN AMIIN YAA RABI
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 Год назад
Rabiyow ku cafi 🤲🤲🤲😢😢😢
@mamasagal9894
@mamasagal9894 Год назад
Ilaahow caafi caafimaad daddagah
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Год назад
Somaaliyeey Dr xabeeb hala garab istaago please 🙏
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 Год назад
Ilahaw kucaafi dr xabeeb alaha waxan ugu baryeynaa caafimad Tamah alaha siiyo xabeeb waxabdan ayuu umada cawiye alaha cawiyo
@mamasomaliyeed8202
@mamasomaliyeed8202 Год назад
Ilaahey haku caafiyo dotoorkeenii waxuu caawinjirey dadka hala caawiyo walaalkeen
@mohamedmacalin1690
@mohamedmacalin1690 Год назад
allow caafi
@hamdimohamed457
@hamdimohamed457 Год назад
Illaahayow noocaafi oo cimrigiisana noodheeree
@ibkamofa4084
@ibkamofa4084 Год назад
Magaranaayi niinka lakini mexe e ugataehe inii somaalo waxfiican uqabtay alle aa acaafiyo ameen
@haboonmahmoud1258
@haboonmahmoud1258 Год назад
Ilahayow caafimad sii ya raab
@nadia90
@nadia90 Год назад
😭😭😭😭😭😭
@dontask2190
@dontask2190 Год назад
💯💯❤️🙏😭😭🤲🤲🤲🤲☝️
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Год назад
Bulshada somaliyed wa la walaya iyaga ma walno hada qumati u firiso stress nolosha iyo problems badan so maren marka Bulshada inta badan strong ku dhacay aniga wa igu dhacay alxamdulilah ilah mahad leh cafimad I SIYAY IMANKA WELI BUKAN SOCOD AHAY
@fadumohussein424
@fadumohussein424 Год назад
Ilahow kucaafi
@rihaamsalah4301
@rihaamsalah4301 Год назад
😭
@gashojaa6367
@gashojaa6367 Год назад
Dr xabeeb degdeg ha loo caawiyo
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 Год назад
Somaliyeey Dr xabeeb dhaqdar halageeyo
@bashirmuktar8032
@bashirmuktar8032 Год назад
Asc waxaa lagayabaa tb madaxa kaga dhacday halagabaaro tb
@gashojaa6367
@gashojaa6367 Год назад
Qofkii somali dadkooda xanaaneeya meel cidla ah baa looga tagin kii iska gurta xoolahooda na sida xasan shiikh 30jir iyo kuwa lamidka ah allah ha caafiyo dr xabeeb dad badan ayuu caawin jirey
@arimahabulshadachannel9231
@arimahabulshadachannel9231 Год назад
Please please ii soo waydii doctor xabeeb inuu qaatay talaalkii crone halkeese looga duray 🥺
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO Год назад
wariyuhu ma waxaa lagu yiri inta uusan geeriyoon xabeeb ka qaad wareysi
@jaamaccabullahijaamac1964
@jaamaccabullahijaamac1964 Год назад
Xaaraanta midna waa laguu dibdhigaa midna ifkay kusoo sooo hour Martaa oo kaga soo iftaaa waa tacadigaa iyo jidhdilkaad ugaysanaysey maskiinta iyo dadka xanuunsan oo jeedalka lagu garaacayo alle umada hakaa soo qabto adi iyo intii umada hagar diamond kuwada
@farhiyaosman8828
@farhiyaosman8828 28 дней назад
Waa run dad waa la bahdilaa masaakinta daawo culus ayaaa la siiyaa dawadane wuu qariyaa si aan loo ogaanin dooskeeda
@xuriyosharaf7227
@xuriyosharaf7227 Год назад
alow cafimd taam ah see yarbi
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Год назад
Alow caafimad degdega sii adaa raxmaane😢
@edelsom5948
@edelsom5948 Год назад
Hadda wuu noo baahan yahay, haddaan nahay shacabka Soomaaliyeed waa inaan wax ka qabannaa, sababtoo ah wuxuu yiri, "Shacabka waxaan ka codsanayaa in la caawiyo."
@bashirmuktar8032
@bashirmuktar8032 Год назад
ASC WAXAA LAGAAYAA TB MADAXA KAGADHACDAY HA LAGA BARO TB INFECTIONS
@hodanapdi6301
@hodanapdi6301 Год назад
Faah faahin ta dhimi a
@yasminbarre7215
@yasminbarre7215 Год назад
Manta bu idin baahan yahay somaliye drka haalacaawiiyo
@edelsom5948
@edelsom5948 Год назад
Wuxuu u baahan yahay caawimo dhab ah, ee ma hadlo ficil la'aan. Anagu soomaaliyeey hadal kaliya oo aan waxba qaban.. dad ku hadla oo kaliya. Erayada kelmado kaliya
Далее
Incredible magic 🤯✨
00:53
Просмотров 13 млн