Тёмный

Falcelin ka dhalatay Muuqaal Qarsoodi looga duubay Askarigan,iyo Talaabo hadalheyn dhalisay,H 

Somali cable
Подписаться 348 тыс.
Просмотров 17 тыс.
50% 1

Falcelin ka dhalatay Muuqaal Qarsoodi looga duubay Askarigan,iyo Talaabo hadalheyn dhalisay,Haddaba sidee ayuu u dareemay falcelinta ka dhalatay Talaabadii uu qaaday iyo Muuqaalkii laga duubay?

Опубликовано:

 

2 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 52   
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 6 дней назад
Maasha alaah 9,sano buu shaqadaas ku jiraa waa wiil eey ka muuqato iimaanka ilaah ha ku xafdiyo kuwa dad dhameeyna daroogada iyo qamriga jaadka qaadka alaah ka madooweeyo Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaarabi asc
@mansour651
@mansour651 4 дня назад
ماشاءالله ربنا يكثر من امثالك واضح من فعلك انك انسان يخاف ربه وتحب ان يرحم للناس المحتاجين المساعدات وانت ماقصرت لانك عملت الواجب للطلبة للمحتاجين وفقك الله
@ahmedroble219
@ahmedroble219 6 дней назад
Waa nin wanaagsan Imaan ayaa ka muuqda
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 6 дней назад
Those students are the future of our country and deserved more than that, kudos that soldier🇸🇴❤
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 5 дней назад
Mnsha Allah waa geesi halyey ah oo dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisaba daacad u ah oo akhlaaq wanagaasan muujiyey iyo dadka uu xilka u qaaday siduu u gudanayo ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo aakhirana janatul firdowsa🥰🥰Allah yaxfidka Dowlada waxan ka codsaneynaa geesigaas qaran in la abaal mariyo darajadiisana kor loogu qaado madama aan aragno inuu yahay nin dadkiisa wax u qaban kara
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 6 дней назад
geesi guuleyso war mushahaar badan hala siiyo askarigan
@S.TPlayer
@S.TPlayer 7 дней назад
Allah xafido ciidankeena❤❤wee love you
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 6 дней назад
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mancityfan660
@mancityfan660 5 дней назад
Mashaa allah xafidullah horey u wad howsha qarankaag dhalinyaro ku dayda kuwa fiican dadkaag ha dilin adigana yan lagu toogan
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 дней назад
Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi rabicaallaamiin Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin 😭🤲 Ameen 😭 Allow ku xifdhi Akharo iyo Aakhiraba ❤❤❤❤🇸🇴🚓🕋🌄❤️✌️✈️✈️✈️✈️✈️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺❣️💞🐎🤔🤔🤔💎💎💎💎💎💎💎
@hidaelmi4545
@hidaelmi4545 6 дней назад
Masha Allah very humble man well done 👍 waa wiil aad u naxariis badan horay u soco waxaaan kuu rajeeyay raaxo aduun io mid aakhiro inaad heshaa. Waalidiintadana Alaha u danbi dhaafo Ayagaad kala timid quruxda io Naxariista. Hadaan ku arki lahay waan kuu mahad celinlahaay waxaa tahay qof qaaliya. Adiga io xaaskada dhamaan farxad ku waara. Wariyaha Ismail wuu mahadsanyahay oo noo soo gudbiyay 🇸🇴🙏❤️
@ShamsudiinAxmed
@ShamsudiinAxmed 6 дней назад
Masha allah waxay astaan utahay soo kabasha walaalahayga koonfurta dawladnimo insha allaah waxaan idiin rajeynayaa inuu Ilaah iskiin fahamsiiyo waan idiinsoo duceynayaa
@Cadar49
@Cadar49 5 дней назад
Mahadsanid
@ts7152
@ts7152 5 дней назад
Masha Allah wiilkaan siduu daacad u yahay hadaan fiirshay waa wiil ahlusuni ah ayaga ayaa wadaniyiin ah
@SjjsJssj
@SjjsJssj 4 дня назад
Dadka kale waad ukacdaanee soomaalaay wiilkaan haloo kaco waa waa wngsan sida aad ugasoo horjeesateen kuwa xunxun kan wanaagsan muujiyo oo ukaca gabigiina masha allah somalia guul
@mohanuur3676
@mohanuur3676 6 дней назад
Mashalah sharaf iyo karaamo guuleyso
@DahaSofiya
@DahaSofiya 2 дня назад
Allaah ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 6 дней назад
Saraakiil badan buu dhaamaa iyo DALACSIIIN
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 4 дня назад
masha allah, waa igaar xaafida Allah ha xifdiyo hana barakeeyo qarankiisana haku anfaco,
@mahamedabdi9097
@mahamedabdi9097 6 дней назад
Maanshaa allah!
@AliMohamed-jh1tl
@AliMohamed-jh1tl 6 дней назад
Masha Allah soomaaliya wexey u bahantahay askarigaano kale ilehey hano deysta ninkaan askarigan oo kale allaha no xifdiyo wey ka muuqataa naxariista markaan fiiriyay ninkàan woxow kaso jedaa famil ahlo diin ah wardheere noolaaw brother bid respect wlhi ilin ayaa iga so taadatay markaan dawanayay wereysigiisa
@Cadar49
@Cadar49 5 дней назад
Amin Yaarabi ilahoow noo xafid oo noo badi rag wanaagsan. Amin
@mukhtarhassan2150
@mukhtarhassan2150 5 дней назад
Jazaka allah khayri
@abdi6533
@abdi6533 4 дня назад
Masha Allh waxan u baahanahay askar noocas ah waana askari ku dasho mudan wuxuuna mudan yahay in la dalacsiiyo abaal marin la siiyo si ay ugu daysadan askarta kale
@Ismaaking
@Ismaaking 6 дней назад
Raag raag dhalay keep going legend
@DiranehHassan-ie8hl
@DiranehHassan-ie8hl 5 дней назад
Masha Allah askari lagou daydo(Djibouti)
@user-rp6zo7zi2h
@user-rp6zo7zi2h 6 дней назад
Mashallh Mar walaba xumanata askrata ayaa la soo dhigeyay lkn manata waa tilaabo qruxbadan in laso bandhigow wanag askrta
@fadumodadow9217
@fadumodadow9217 5 дней назад
Masha allha ❤❤❤
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 6 дней назад
Nin culus ikhyaar
@muhuboabubakr-jg1kz
@muhuboabubakr-jg1kz 3 дня назад
Asc waxa tahaye askati kasoo baxaye waajika. Saaran lovo nooll ninka waajibi saarsn yahaye raabsh sidaan oo ksle❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 6 дней назад
Masha Allah allah ku xafido
@abdullahihussein3808
@abdullahihussein3808 6 дней назад
Manshallah askarigaaas allaha barakeyo
@cabdiweli7756
@cabdiweli7756 6 дней назад
Walaal wamahdsantahay
@abusaedabdi5875
@abusaedabdi5875 5 дней назад
Somaliyeey dhamanti kudayda oo isgacan qabta oo isunaxa oo xadiithki rasulka xasusta qofki wllki kasara dhibato adun alle wuxu dhafindona dhibatoyinka akhiro
@siradm
@siradm 5 дней назад
Umadda Soomaaliyeed dadxun maaha laakiin hoggaan wanaagsan un bay rabaan. Waa mahadsan yahay.
@user-ew9ub4zb4f
@user-ew9ub4zb4f 6 дней назад
Awesome
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 6 дней назад
Wiilasha diinta iyo maadiba ka dhisan ciidanka qaranka halaga dhigo ‼️ waayo dhibkaa yaraan ❤miisaanka xasanaadka Allow kuu saar 😭🇸🇴❤️🇸🇴❤️💎🐎💞🌺🇸🇴🕋🌄🤔🤔🤔🤔🤔🤔🇸🇴❣️🇸🇴❣️🌺❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️🇸🇴❤️🇸🇴✌️🇸🇴✌️🇸🇴✌️🇸🇴✌️🇸🇴✌️🇸🇴✌️✌️🇸🇴🇸🇴
@AliMohamed-jh1tl
@AliMohamed-jh1tl 6 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@TechSiyaad
@TechSiyaad 6 дней назад
Waa in la dalacsiiyaa oo darajo la siiyaa sida Xidigle iwm.. waa mudan yahay, almost 10 sano ayuu ku jiraa ciidanka welina waa dable, waxay muujinaysaa in si cadaalad ah aan derejooyinka loo bixin.. ninkan waa in la dalacsiiyaa waana mudan yahay markale..
@FANTASTIC1.
@FANTASTIC1. 6 дней назад
14 october markii horaba qadiyad ayaa ku kaliftay in ay ciidan noqdaan kadib markii uu dhacay qarixii soobe 14ka october tankale wuxuu kamid ahaa ragii marko jilib marko ilaa buuraleyda ugu daatay qawarijta Derejo wuu mudanyahay weliba kaligii maaha
@TaliyeHero
@TaliyeHero 4 дня назад
aad iyo aad tlie
@user-rp6zo7zi2h
@user-rp6zo7zi2h 6 дней назад
Askrigan waa in la dalcsiiyo
@abdulalahmohamed4227
@abdulalahmohamed4227 6 дней назад
Asc . ninkaan askariga ah waxuu mudan yhy hadiyad qaali ah iyo ku dayasho mudan askarta kale shacabka soomaliyeed .jizakalaah
@AliAbdi-ny1db
@AliAbdi-ny1db 7 часов назад
Athiga bilaw hee
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 5 дней назад
ilahow ciidamada wadanka nooga dhig wiilkan ookale inta badiyey sanna sohanuuni
@user-ys1pj7ds9d
@user-ys1pj7ds9d 6 дней назад
Boowe cadawga alaha kaa qabto astowdicukallah kuwa dumarkii dhibaataynayay buu ka fiican yahay
@Cadar49
@Cadar49 5 дней назад
Amin Yaarabi
@youngfamilycooking2651
@youngfamilycooking2651 6 дней назад
Cadaw kuma haleelo aboowe
@Cadar49
@Cadar49 5 дней назад
Amin Yaarabi
@user-ls7xr6xd9y
@user-ls7xr6xd9y 5 дней назад
Wariye edeb daran Dershowitz yaa disqualify soda dadka Lola hadlina Hal usoo Rafa toro fadxaan Maxamed Jimco hakusoo tababaro
@abdullaahicj5904
@abdullaahicj5904 5 дней назад
Cimri dheer iyo cibaado suuban iyo Caafimaad Allaha kugu badalo ubaxa dalka ayaad garab istaagtay
Далее
СКАМ НА TWITCH
14:07
Просмотров 260 тыс.
Zlatan embarrasses Speed 😂 #ishowspeed
00:32
Просмотров 4,6 млн
СКАМ НА TWITCH
14:07
Просмотров 260 тыс.