Тёмный

Dr Zakir oo Cadeeyay Sababta Youtube ka loogu diiday doodii Sri Sri Ravi Shankar & Isaga udhaxaysay 

Jawaahiri
Подписаться 141 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
1: Doodaha caalamiga ah ee udhexeeya muslimiinta, kiristanka, Mulxidiinta, hinduuga iyo Dadka diimaha kale haysta.
2: khudbadaha academic ga ah ee jaamacadaha laga jeediyo
3: khudbadaha fagaarayaasha Dr zakir ka jeediyo
4: muuqaalo documentary ah sida kuwa Al jazeera iyo DW
5: khudbadaha waxbarashda kusaabsan
My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

Опубликовано:

 

20 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 115   
@dr-ayetollahsheikh1065
@dr-ayetollahsheikh1065 3 года назад
Kadar sxb doodan si wanagsan o ad u cajiib ah ayd u turjuntay doodaas, masha allah, i have watched on telegram.
@zayd2892
@zayd2892 3 года назад
Mahadsanid wllkay Barnaamijyo heer sare Leh Ayaad Tabisa Jazaakallaah🙏
@halimaali1677
@halimaali1677 3 года назад
baarakaAllaah fiikum
@sahraosman4613
@sahraosman4613 3 года назад
Wiilkan 100k iyo kabadan buu istaahilaa ee aan gaarsiino dad malayacani ahba waa usaaraa
@safiyobaardheere7720
@safiyobaardheere7720 3 года назад
Isha katurte inshallah wogara
@naimamohammad4308
@naimamohammad4308 3 года назад
masha Allah doodan waan dawaday si xun buu dhulka ugu jiiday
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 3 года назад
Masha Allah sxb shaqo Fiican ayaad Haysa alle Cimriga haa kuu barakeeyo
@abdifatahabdi6155
@abdifatahabdi6155 3 года назад
Masha allh hore u soco lil bro
@saidshire1372
@saidshire1372 3 года назад
Waad ku mahadsan tahy wll sida wnaagsan oo aad doodan nasoo gudbisay Allana haka abaal mariyo keep going brother🙏
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 года назад
Masha allah walal ilaahay dartii ayaan ku jeclahay sida aad khayrka inoogu turjumto waliba si live ah ayaanu ku aragnay dhammaadka videoga jaza kallahu khayr
@maxamedismaaciil6694
@maxamedismaaciil6694 3 года назад
Masha allah wll alle ha ku xifdiyo
@ibraahimhassan6336
@ibraahimhassan6336 3 года назад
Wll waxaad istaahishaa 1m subscribe Alaah haku xifdiyo😍😍😍😍😍
@raxmabeautyandcooking4616
@raxmabeautyandcooking4616 3 года назад
Mshllh keep going 👍 wll how fiican baad ino heysa Allaha kuxafido
@ibrahimmohamedgulled3396
@ibrahimmohamedgulled3396 3 года назад
Masha allah sxb horey u soco wasn ku taxnahy barnaamijkaaga
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 года назад
Mnsha allah bro waa arin muhiim ah waad mahadsantahay
@aden.a5495
@aden.a5495 2 года назад
Masha ALLAH noolow walaal geesi baa tahay.
@ABUCADOOD77734
@ABUCADOOD77734 3 года назад
Turjumaa weyna mash allh
@cabdilaahimahad1172
@cabdilaahimahad1172 3 года назад
Msh Allah zxb rabbi haku xafiido waxad tahy qof diintiisa jecal
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 года назад
Wll Waxaad Tahay Ninka Kaliya aanu Marjaca usoo noqono Markaanu Gaalada la Murmayno Fadlan hanaga Caajisin Waanu Ku Garan istaagaynaye
@mubarikfaarax2323
@mubarikfaarax2323 2 года назад
Thank you thank you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@djtayomaalhiphoplyrics7198
@djtayomaalhiphoplyrics7198 3 года назад
Wlhi channel aan daawaddo oo kan ka khayre badan ma jiro...fadal wiilkan 500k aynu gaadhsiino sanadka
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 2 года назад
Masha Allah 🥰
@cabdifataxmursal3440
@cabdifataxmursal3440 2 года назад
masha allah alle haku sharfo wll
@xasancaddaani7229
@xasancaddaani7229 3 года назад
Wllo waxatahy wiil ku dasho mudan alle haku xafido
@imsboy6084
@imsboy6084 3 года назад
Waa soodaawaday gushii uu kagaaray islaamku hinduuska doodi sheeqine i. Masha alh waxaan ku fikirayaa in aan caruurteyda aan baro diinta islaamka si aan u arko gaalo badan iyo mushrikiinta oo lagu ceebeysanaayo fagaaraha. Ilahy adna ka gaarsiyo hadafka aduunuo iyo midka aaqiro aad leedhay
@AhmedMohamed-yt5sj
@AhmedMohamed-yt5sj 2 года назад
Mnsha alh
@mohamedbarkhad7180
@mohamedbarkhad7180 2 года назад
Alxamdulilah
@iilyas.maxamaed2893
@iilyas.maxamaed2893 Год назад
Masha Allah masha Allah❤❤🎉🎉
@yasinmohamed1795
@yasinmohamed1795 3 года назад
Hambalyo 50k insha alah 100k iyo kabadan ayn rajenayaa wlhi page habeen kasta wn baraa in aad soo dhigtay video cusub. Mahadsanid Ustaad 👏👏👏
@Khayr120
@Khayr120 3 года назад
Sabiskaraybka nimankan yuutuubaradaa waybadsadaan run ha moodin
@alsiisiabdi441
@alsiisiabdi441 Год назад
Subxanallah
@abwaanbulchinaofficial3638
@abwaanbulchinaofficial3638 3 года назад
Keep going 👏👏👏✅
@YacquubYuusuf-dg1te
@YacquubYuusuf-dg1te Год назад
mahadsanid ustaad
@safiyobaardheere7720
@safiyobaardheere7720 3 года назад
Mashallaah shukran wllo
@yaasiincadde1661
@yaasiincadde1661 3 года назад
❤️❤️
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 3 года назад
Dooodaaas ayaan rabnaaa hadii aaad nosoo turjumi karto plz💖🙏🙏🙏🙏🙏
@mohamedbarkhad7180
@mohamedbarkhad7180 2 года назад
Allah haku hanuuniyo
@yuunastuunis7449
@yuunastuunis7449 2 года назад
Guul iyo gobanimo
@karingarfod9151
@karingarfod9151 3 года назад
Mashaa allah
@1Ilyasin.
@1Ilyasin. 3 года назад
10:01 Johar Online ama Jowhar I'm from Jowhar Cade 🇸🇴
@abdirashidhassan5027
@abdirashidhassan5027 3 года назад
Masha Allah keep going bro jazaka Allah
@luunge
@luunge 3 года назад
Qofka ugu horeeyo😀
@sadiigcumar4703
@sadiigcumar4703 3 года назад
Masha alh
@elminasibb
@elminasibb 3 года назад
Si aan u daawado doodaas ayaan telegram u soo degsan doonaa inShaaAllaah
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 3 года назад
Wu igu jiraa
@sunduszundus7849
@sunduszundus7849 3 года назад
Wllo side loga dawa weyigujirta telegaramae plz ifahamsiiiya
@elminasibb
@elminasibb 3 года назад
@@sunduszundus7849 telegram-ka gal, kadibna ku dhufo Search for messages or users. kuna qor (Ma ognahay) halkaas ka daawo muuqaalada
@abdulrahmanhussain2337
@abdulrahmanhussain2337 Год назад
Mohamed husen soleman
@abdiwahab77
@abdiwahab77 3 года назад
Thank you so much bro
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
Thanks
@mustaphamouliid454
@mustaphamouliid454 3 года назад
Haa
@Roobleh
@Roobleh 3 года назад
Doodan waan daawaday, lkn inan RU-vid ka daawaday iyo inaan peace TV ka daawaday ayaanan xasuusanayn.
@ahmedsalah8536
@ahmedsalah8536 3 года назад
Please khadar jaamac wxaan rabey doodi sri sri ravi shankar iyo zaki naiz oo video ah igu caawi fadlan
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
t.me/khadar3283454/11
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 3 года назад
Ma iisoo qabanayo Walalkey Telcgram dhowr jeer aya kuqoray, waana la'ahay wali marka iisheg sidee kale ayaan kuheli karaa
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Link gan kadaawo Tarjumaadda zakir naik af-somali t.me/khadar3283454
@cashuur10
@cashuur10 2 года назад
Telegram ka waan kawaya zxp
@jawaahiri
@jawaahiri 2 года назад
Link gan ka gal Tarjumaadda zakir naik af-somali t.me/khadarjawhar1
@FarhanMoh-s7d
@FarhanMoh-s7d 3 года назад
Sheekh ahmed deedat pls pls aad inoogu soo BDI akhi
@Qani911
@Qani911 3 года назад
Fadlan isaar subscribe alle jannada hakugu casuumo ❤️
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
Wlo khadar xalken ka helayna telegram kaga xalkan nooso dhig links wlo
@jawaahiri
@jawaahiri Год назад
Waakan .t.me/khadarjawhar1
@hodoali5714
@hodoali5714 Год назад
@@jawaahiri mahadsanid wlo wan helay
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 3 года назад
Sxb khudbadaas inta ka helaa ayadu tarjuman
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Telegram kan Tarjumaadda zakir naik af-somali t.me/khadar3283454
@MohamedHassan-fy8ew
@MohamedHassan-fy8ew 3 года назад
ASC wll ma jira qof iga caawin. Karo sida an U dawan. Karo doda. Markan telegramka ku qori ma ognahay ima so baxayo. Ciwaanka. Yaa iga caawin karo illah kheyr ha siyo
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Link gaas hoose kudhufo Tarjumaadda zakir naik af-somali t.me/khadar3283454
@qayseraxmed6455
@qayseraxmed6455 3 года назад
zxp dooda no sooda
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 2 года назад
Doodan aad turjin tay sidaan uradinayay imikaan helay
@herifmr5430
@herifmr5430 3 года назад
Codkaaga maahee dooda maad soo daysid???
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Waatan Tarjumaadda zakir naik af-somali t.me/khadar3283454
@ina4044
@ina4044 3 года назад
Shekadi cruseders telegaram no soo dhig adoo mahadsan walal
@aden.a5495
@aden.a5495 2 года назад
Waxaad u qalanta billad sharaf iyo mid geesinimo sidaan noogu soo heshay qudbada.
@maxamedyasin1756
@maxamedyasin1756 3 года назад
Walaal nabiga hadaad jeceshahay subiscribe iisaar
@amaalahmed9589
@amaalahmed9589 3 года назад
Mhdsanid halkaasan uga daba tagayaa.
@idilrashid298
@idilrashid298 3 года назад
Laakin ma dhamystirana odaygan kaahinka doodiisu ma ku jirto
@mohamedmukhtaromar9663
@mohamedmukhtaromar9663 3 года назад
Telegramka Ma ognahay waan qorayaaa maba iisobaxooyo😢😢😢😢
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Link gan Tarjumaadda zakir naik af-somali t.me/khadar3283454
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 3 года назад
Dooodaas nosoo gali plz
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 года назад
Wll youtubeka loma ogola Telegramku so dhigay wll
@cumaryuusufibraahin18
@cumaryuusufibraahin18 3 года назад
M
@Sultan9op
@Sultan9op 3 года назад
Dooda zakir naik vs Sri siri sidenkuhelikaraa
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Link gan Tarjumaadda zakir naik af-somali t.me/khadar3283454
@Sultan9op
@Sultan9op 3 года назад
@@jawaahiri waan soo daawadey walal mahadsanid Howl wayna baad noo haysaa.
@Sultan9op
@Sultan9op 3 года назад
@@jawaahiri waan soo daawadey walal mahadsanid Howl wayna baad noo haysaa.
@maxamadxukunjaamactaloiyot9257
@maxamadxukunjaamactaloiyot9257 3 года назад
Asc
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 3 года назад
Waar ninkan baan reer youtube ka wataa.
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
Linka dooda Telemgramak walal isoo dir waan wayey wlhi
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
t.me/khadar3283454/11
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
@@jawaahiri thanks
@mohamedsayed5290
@mohamedsayed5290 3 года назад
Baadari ka magac adag ima zoo marin shirif shuruf shirfangar🤣🤣🤣🤣
@ahmeda.gebrael.7794
@ahmeda.gebrael.7794 3 года назад
Telegram ka ma fahmin sxb
@ahmeda.gebrael.7794
@ahmeda.gebrael.7794 3 года назад
Sidee lagu daawan karaa ileyn waa ku hadal uun e? telegram ku
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
MA OGNAHAY kuqor kadib daawo vedios ka
@ahmedmohamedmohamud7187
@ahmedmohamedmohamud7187 3 года назад
Walaal barnaamijka Ardaymeeleeye Ma ardayda reer Kunool waqooyiga (Somaliland) beey u furan tahay mise kuwa wax ku barta Manhajka Somalia
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Arday walba wll
@ahmedmohamedmohamud7187
@ahmedmohamedmohamud7187 3 года назад
Mhdsnid broh🙏
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 3 года назад
Wali waan haye telegram ka Boss
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
Saxiib linka isoo dir waan wayey plz
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
Telegramka linkissa
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 3 года назад
@@mxmed5179 hadaad telegram leedahay Mesha search ku taalo waxad ku qorta sidan.. @khadar3283454 kadib sidan ayaa ku soo baxaysa Wlalo
@mxmed5179
@mxmed5179 3 года назад
@@mohanahmed7736 haa waan heelay wll mahadsaniid
@mohanahmed7736
@mohanahmed7736 3 года назад
@@mxmed5179 haye walalo
@suhaylaahmed4633
@suhaylaahmed4633 3 года назад
Imika xageen kahelaynaaaa doodaas
@jawaahiri
@jawaahiri 3 года назад
Telegram ka MA OGNAHAY ku qor halkaa kadaawo
@shalafchannel9126
@shalafchannel9126 3 года назад
Talegramka sideen ku helaa si aan usoo dawado dooda
@mohameddiiriye4891
@mohameddiiriye4891 3 года назад
Play store kala soo dag wll
@ahmeda.gebrael.7794
@ahmeda.gebrael.7794 3 года назад
Waan la soo degay lkn sidee video looga daawan karaa ileyn waa ku hadal uun e?
@berya-samo5227
@berya-samo5227 3 года назад
@@ahmeda.gebrael.7794 Waa laga daawan karaa, wll qaybta raadinta ku qor ma ognahay kabacdi waad arkaysaa
@shshariif3931
@shshariif3931 3 года назад
War ninku magac kuqurxanaa hhhhhh
@abdirisak9807
@abdirisak9807 3 года назад
fadlan doodaas oo dhamaystiran noo soo turjun
@fatimajama8271
@fatimajama8271 3 года назад
Wll Marhore ayu turjumay youtube ka Loma Ogola Telegramku so dhigay Wll
Далее
DOOD: SHEEKH AXMED DIIDAAT IYO BAADARI STANLEY STONBEG
31:46