Тёмный

Duco waalid, jacayl iyo lacag ayan kala doortay waxana sameyey dorasho qaldan balmaxa iga racay 

Sawda Qaalib
Подписаться 104 тыс.
Просмотров 21 тыс.
50% 1

Walal qaali fadlan subscribe noosar waa nomuhiim mahadsanid

Опубликовано:

 

11 окт 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 62   
@Ahmett_qalbi-jilic
@Ahmett_qalbi-jilic Год назад
Gabadhan jecliyaa inaan qisooyinkeeda iska dhagaysto wlhi wax macquul ah ayay soo gudbisaa Anigana Abaalkeeda waxaan ka dhigi donaa hadana ku howlanahay SUBSCRIBED hadda ka horna 10 mobile oo Asxaabta iyo xaafada ah ayaan uga saaray SUBSCRIBED inshcllh waan ku wadi noonaa ka daali maayo waayo wan jeclahay gabadhan❤🥰🙏
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Mahadsanid mahadsanid mahadsanid mahadsanid mahadsanid mahadsanid wllo qaali allah janada haynagu kulmiyo Amiiin
@farhiaali8299
@farhiaali8299 Год назад
P⁰⁰
@Ahmett_qalbi-jilic
@Ahmett_qalbi-jilic Год назад
@@sawdamqaalib Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin wllshay mcn
@lailaladan8847
@lailaladan8847 Год назад
M.a sowdo abyo dar alle kuu jeclahay qisoyinka aadsoo gudbiso waan ka helay wan kulo lagu cimro qaato horay usoco abyo mcn
@abdiwalimaxamed5628
@abdiwalimaxamed5628 Год назад
M.a walashay mcn alle ha ku xifdiyo
@rukiaaxmad5258
@rukiaaxmad5258 Год назад
Manshaallah my dearest sister keep going sawda
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Inaa liliahi wainaa ileyhi rajiun
@Xurmah_officail
@Xurmah_officail Год назад
Jazakallah khair Habo Nsoo badi qisooyinka❤
@saciidoshaxmed2949
@saciidoshaxmed2949 Год назад
Subxaanalaah walaal soowda gabadhaas kolka horaba hadeey wada sax guurkeedu ahaan lahaa dhib ma arag teen nikaax bilaa walina waa waxba kama jiraan
@deeqamaxamed4001
@deeqamaxamed4001 Год назад
maasha allaah sowdo qisoyinkaga waan dhagaystaa alaja ku xiftiyo huuno
@biliso
@biliso Год назад
Masha alha allha haku barakeyo sawda
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Mashaa Allah walashey
@ruqiyaismaciil6279
@ruqiyaismaciil6279 Год назад
Masha allaaah walashey sawda allah haaakubarakeeyo jasaakalalah xagan matimid aaad yaaan kugu mahadcelinayaaa walal
@mousesuge6118
@mousesuge6118 Год назад
Masha Allah my dear sister Allah keep going sawda
@user-tn3ql6rh9d
@user-tn3ql6rh9d Год назад
Maashaa alaah ilaahay ha ku xifdiyo aamiin keep going
@zamzamqurux2929
@zamzamqurux2929 Год назад
Waan kutageeraa xbbti jazakallaah shaqa wngsan baad heysaa
@faadumomuuse8551
@faadumomuuse8551 Год назад
.mansha allah wlshy wn kujeclhy rabbi haku xiftiyo
@Hamdi-Xarago
@Hamdi-Xarago Год назад
Manshallaha beautiful ❤️💯👌
@MohammedAli-yw3hd
@MohammedAli-yw3hd Год назад
Maashaa ALLAAH horay u soco
@aaminojamaal2010
@aaminojamaal2010 Год назад
Mashallah tabbarakallah allah kuxifdiyo
@xasancalikafiye125
@xasancalikafiye125 Год назад
Fadlan magaca qofka bedel waa la garani
@ugbadmohammed9169
@ugbadmohammed9169 Год назад
Mansha allaah inadertay ilxun kuma eegto allaha ku xafido
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Allah xa ku xidhiyo Inshaallah
@fadxiyamuse6969
@fadxiyamuse6969 Год назад
Waan ku salaamaya wllshy Qli
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Wankaqaday
@xafsoaxmed8419
@xafsoaxmed8419 Год назад
Subxanalaah wlhi wan oyay
@abdullahihassan4952
@abdullahihassan4952 Год назад
Ma. Allahakuxafido wll
@sunrise4459
@sunrise4459 Год назад
Cimri qaadasho ha qorin ee qor cibra qaadasho!
@habibahassan4057
@habibahassan4057 Год назад
Mashallah get going siz
@abiyowfaqi4588
@abiyowfaqi4588 Год назад
Masha allah
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 Год назад
Hore usoco walal qisaskana noo soo badi cubar badan ayaa ku jira
@Shamso-dp1tg
@Shamso-dp1tg Месяц назад
❤amin.hn.sawday
@shukrihoodo5239
@shukrihoodo5239 Год назад
M.a horay usoco
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Месяц назад
Wllha hada ka hore aya ku dhic rabi dawintas 2023 ano 17 mida iga aqli badi rabi lkn alx Alle iga tax diri
@jamaalnaasir1117
@jamaalnaasir1117 Год назад
Masha allah🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ibrahimguled9961
@ibrahimguled9961 11 месяцев назад
A s c sawada walalay An xidhiidhno
@aishamohamed2670
@aishamohamed2670 Год назад
Allah haku xifdiyo wlshy mcn
@mohamedabdulle6331
@mohamedabdulle6331 Год назад
Gabarkastoo waalidkee kucaasisa mudankeedu waaye raga yaana isxaan loosameeynin ku adkeeya si aad dhagarta uga bad‘baadaan
@abdisaburmohamed4996
@abdisaburmohamed4996 Год назад
asc salan kadib marka hore wan kusalamay sowda salan kadib waxad markasta soo dhigta dhacdooyinka kadhaca gayiga soomaalida sidarteed wad kumahadsantahay soo jeedintada marka so dhawow wll waxan kacodsan laha inan mar islahadal no
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Mahadsanid wllo qaali Sodhawow 00252616889436 halkas ayaad igalasoxidhiidhikartaa wllo
@laylaabdirahman3473
@laylaabdirahman3473 Год назад
Mnsha alaha qiso cajiiba
@zeytunsalatmaalim4693
@zeytunsalatmaalim4693 Год назад
Abaayo part 2 lasoo daqso please
@haweyohaji3493
@haweyohaji3493 Год назад
Sax sax sax sax sax
@naruurah674
@naruurah674 Год назад
All inaad RU-vid furaty maxad nogu shegi wydy
@marianshire5671
@marianshire5671 Год назад
Asc
@nimcodahir3549
@nimcodahir3549 Год назад
Sunnayaasha walal qalink labada ku qurxiso lkn si kale ha u taabtaaban waxay soo gelaysaa namsi
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 Год назад
Maxaa kawadaa namsi wll
@biliso
@biliso Год назад
Dar ilahay ayan ku jeladay
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Год назад
Sawda mohamud official kusodhawoow RU-vid marwo dhamays alle hainibarakeeyo adiga iyo family iyo xajiga iyo caruurtaba 🌹🥰❣ raga qurbaha katagayow hablaha dalkii jooga benta halaga joojiyo hooy gabadh nimadeda uunbaa galafaneysane lacageey wax walay nolosha khiyaliga wata gabadh nimadadii galafatey gabadhey ninka ragow doqon nimadani halaiska dayo hooy xaskaga usheeg inaad lagursaneyso ama haku yesho ama haku dide miskiin furnin miyaa kudanbeysey wax biirso inta aad isleedahay wax belbey dhashaa gabadhey gurkani dag daga iska ilaali hooy
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Masha allah thank you so much
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 4 месяца назад
Aslaamucalykumsawdaanigasaayilatahwaygeftayisagunalacagauuukudabayonanatwuudabaydabinbayugashayeetaawerkeedainagadhaafshareecadanawaykugaftayooindhalaanbadhaqaaqdaynatiijadeedunameelxunbaykudambaykudambaynaysaa
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 4 месяца назад
Aslaamucallaykumsadaqisadasahrriyoibraahimwaxbaadkatagtagtaysawdamadhaystirnaqaybtiilabaadmeelaankadayoayaangaranwaayayeemaxaadhaysawda❤❤❤❤❤❤❤❤
@cawkeismail2596
@cawkeismail2596 Год назад
Kkkkkkkkkkk walee nagaha qaarkood imaanka cirku ka,aday balse nabsigu waxa fiican inu sodegdegsado
@mowlidabdi4390
@mowlidabdi4390 Год назад
Manshalah gabadh dagan oo qisooyin fiicfiican soo bandhigta ayaad tahay. Guulayso Inshalah. Xageed joogta Sawda
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
muqdisho wllo
@MohammedAli-yw3hd
@MohammedAli-yw3hd Год назад
anaa ku cusub adeer mcn waa duq adeerkaa ah
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Sodhawow ader well come
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Год назад
Hadalka badan Iska daa Iska soo waran Adaa lagu rabaaye
Далее
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Просмотров 52 тыс.
QISADA LAYLA WAA QARIIB!!@SawdaBillan
34:27
Просмотров 36 тыс.
Dilaagii police ka kayaabsadey!!@sawdamqaalib
12:05
Просмотров 8 тыс.
WARDIYIHII LAYABKA LAHAA!
25:01
Просмотров 23 тыс.
MASAYRKII QADRIYAH!!@sawdamqaalib
18:46
Просмотров 17 тыс.