Тёмный

DULMIGA YAHUUDA EE REER FALASTIN IYO BEENTA IIRAAN || Sh Maxamuud Shibli 

Daacad Tv
Подписаться 32 тыс.
Просмотров 1,5 тыс.
50% 1

#SUBSCRIRE#DAACAD TV_MUXAADAARO _QISO CAJIB AH
Produced By Daacad Tv
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL
/ @daacadtv1
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 6   
@ismailfarah3463
@ismailfarah3463 2 часа назад
MashaAllah Tabarakalah barakalafikum!!!
@AsadAbdi-pm1wt
@AsadAbdi-pm1wt 15 часов назад
Sheikh Shiico wa Muslim Wa dad towxiidsanayo Shiico waxey awodi kareysey wey sameysay Rer falastin Iran dadka ugu jeclahayihiin Ee adiga maxad utartay rer Gaza Wanku ogahay inad 45 billion dollars heysatid
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 10 часов назад
Adiga somalida shiicowday gormad noqotay
@adanadow4967
@adanadow4967 8 часов назад
Soomaali unbaa laga helaa dad aan diinba aqoon oo hadana culimada aanan diinta uga dambeyneynin. Wixii caafimaad iyo cudurada kusaabsan dhaqaatiirta ayay uga dambeeyaan Wixii dhismo kusaabsan dadka yaqaana ee injineerada ayay uga dambeeyaan Wax walbo qofkii garanayay uga dambeeynayaan aan ka ahayn diinta Ilaahay Waxay rabaan iyagoo jaahiliin ah inay diinta ka hadlaan. 1. Shiicada raafidada ah ee ithnaa cashariyada ah oo ah iiraan iyo xizbusheydaan kitaabka quraanka kaamilnimadiisa ma aaminsana ee waxay aaminsanyihiin quraanka inuu yahay nusqaan 2. Shiicada raafidada ah axaadiistii rasuulka oo dhan way wada inkireen oo ma aaminsana. Kitaab kaloo usuulul kaafii oo Nin kuleyni layirahdo uu iska qortay bay xadiith ahaan u aaminsanyihiin. Soo ma ogid qofka gaalnimo waxaa ugu filan Hal hadiith inuu dafiro ee Bal kawaran qofkii axaadiistii rasuulka oo dhan inkiray? 3. Raafidada 12 Imam iyaga iska sameysteen ayay aaminsanyihiin oo waxay aaminsanyihiin inay cilmul gheybka uu ugu horeeyo lowxul maxfuudka garanayaan walibana ay macsuumiin yihiin oo uusan gaf iyo halmaanba kadhicin (waa gaalnimo kale). 4. Raafidada waxay har iyo habeenba caayaan, aflagaadeeyaan kasii daranee gaalo kusheegaaan asxaabtii rasuulkeena iyo xaasaskiisii صلى الله عليه وسلم uu jeclaa oo waliba Ilaahayna uu quraanka Ku cadeeyay inuu ka raali noqday iyagana gaalo ayay ahaayeen Bay leeyihiin gaar ahaan kuwii ugu kheyrka badnaa Abuu Bakar, Cumar bin Al Khattab, Cuthman bin Caffaan ayay leeyihiin gaalo ayay ahaayeen ee ninkii aan lacnadina Muslim maba ahan. (Waa gaalnimo kale). 5. Iyo waxyaabo kaloo Fara badan oo ay diinta uga baxeen Diinta hala barto hadaan la baraneynina culimada halooga dambeeyo Waano qof Rabbigiisa rumeysan bay anfaceysaa qofka kalana dan kama galo. Wabillaahi towfiiq.
@DrAbdinasirAWS
@DrAbdinasirAWS 8 часов назад
Inaad Yuhuuda u adeegtiin waa is cadayseen wahaabiyaw, biil ka yar ee khaliijka iniiga soo dhaca ayaa ini wareeriyay
@syptv9665
@syptv9665 9 часов назад
adiga wahaabiyo waxaa taqaana sida dadka islaamka la isku qarxiyo laakiin gaalo la dagaal mataaqanid maxaa loo waayay kooxaha wahaabiyada ee caalamka islaamka ka dagaalama ee isku qarxiya dadka islaamka cid gaalada la dagaalanta dhamaantood waxaa lacagaha siiya sacuudiga iyo carabta si ay umada islaamka u jabiyaan
Далее
NOOLASHA ADUUNKA WAA IMTIXAAAN  || Sh Maxamuud Xaliika
27:55
这到底是怎么做到的 #路飞#海贼王
00:10
Просмотров 3,8 млн