Тёмный

Shiicada Muslimiin miyaa? Maxayse aaminsan yihiin || Sheekh Maxamed Dirir 

Salafmedia
Подписаться 876 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Опубликовано:

 

12 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 59   
@asioaxmed875
@asioaxmed875 4 месяца назад
Masha allah ilaahaw culimada noo barakeeda🤲🤲🤲♥️😍
@MacalinCabdiqadir
@MacalinCabdiqadir 4 месяца назад
Sh m cumar Allah kudhooro جزاك الله خيرا وحفظك الله ورعاك
@Axmed-jf8fu
@Axmed-jf8fu 4 месяца назад
Sheekh maxamad cumar dirir alle haku xafido
@NasraSheeqxuseen
@NasraSheeqxuseen 6 дней назад
صلي الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 4 месяца назад
subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah
@DahirMahamed-u5m
@DahirMahamed-u5m 4 месяца назад
Wat masantahaye ❤❤❤
@maxamedShariff-e5m
@maxamedShariff-e5m 4 месяца назад
Subhaanaallah
@mohammedshaikh6808
@mohammedshaikh6808 4 месяца назад
Culimada allaha barakeyo wax badan oo qatar ah oo diintoda iyo caqiidada islamka halis gelin kara ayey noo cadeeyen qofkii muslim ah wuu ku qancayaa lakin qofkii diin la,an in uu ku nolado rabo isagay u taalaa
@hawaahmed9584
@hawaahmed9584 4 месяца назад
Subxaana lah
@SaalixIbraahim
@SaalixIbraahim 6 дней назад
Subxanalaah shiico Muslim ma aha
@Otaha-zr8sn
@Otaha-zr8sn 4 месяца назад
Scw scw scw
@Anwarmahamout
@Anwarmahamout 10 дней назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@AbdulqadirMohammed-pk4wi
@AbdulqadirMohammed-pk4wi 6 дней назад
Shiicada waa Muslimiin Khali ah
@Xaajcali2
@Xaajcali2 6 дней назад
Ma Rasuulki Rabbi la qilafo ba muslimnimo
@hawaahmed9584
@hawaahmed9584 4 месяца назад
Alow naga badbaadi shartooda
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 6 дней назад
Dadka so dhigaya muxaadaroyinka noocan ah, maxy ula jeedan wakhtigan?maxy sunnigu ugu hiilan laayihin Masjid Al aqsa e sheecadu ugu hiilineysa?
@mr.aosman3054
@mr.aosman3054 4 месяца назад
Shiicadu Diin Malahan
@HiraabeCali1975
@HiraabeCali1975 8 дней назад
Culimada soomaaliyeed waxaan ka codsaneyna in ay Kala cacdeyan firqooyinkan farahabadane oo isbarbar yaacaya sida takfiir ,tabliiq iyo ayu firqa meesha ay salka lagalaan hadii aanahay caami
@hawaahmed9584
@hawaahmed9584 4 месяца назад
Culimada kadaaya ceyda alaha idin soo hadeeyo somaliyey
@SaalixIbraahim
@SaalixIbraahim 6 дней назад
Allah ku soo hadeeyo waxaad ogow in qofwalba cidii uu jeclaa. Somali meel kasta oo ay joogaan waa Muslim 100% Hadaba anagu waan ognahay in shiico aanay Muslim ahayn
@NightingaleTorso
@NightingaleTorso 22 часа назад
Shiicada waa laydiin sheegay inay gaalo yihiin .
@KaysaRaage
@KaysaRaage 4 месяца назад
Scw scwscw
@KayseAdnan
@KayseAdnan 4 месяца назад
Qaar aad gaalo moodan Comments maku aragteen Allahayow inta wanaagsan noo dhawr inta kalena meesha doonto Ka tuur
@Xaajcali2
@Xaajcali2 6 дней назад
Zaid
@NSalah2006
@NSalah2006 4 месяца назад
Acuudu BiLaah, ilayn duku waa dad fog!
@abdihassan5963
@abdihassan5963 4 месяца назад
Soomaalidu ma shiicay ahaan jirtey mar ha dii dhaqamo diimeed ay iska shabahaan tusaale siyaarada weliyada, sheekhyada etc?
@Aaron28999
@Aaron28999 4 месяца назад
Inaga Soomaali Maxamed ah inaan umado kale iyo ururo kale diin xumo ku sheegno ilama qumana, diin xumoo dhan inagaa astaan u ah, ee teena maynu ka hadalnoo isa saxno
@abdihassan5963
@abdihassan5963 4 месяца назад
Ma ogtey sheekh in koonfurta soomaaliya uu ka dhaco wax istun la yidhaa oo dhiigu daato hadana wada qoslayaan?
@AbdislalaaSh.ismaaciil
@AbdislalaaSh.ismaaciil 4 месяца назад
Sheekh hakusheegina kaniyo cidii musliin kala jabkooda ka shaqeeya imika waydhaaftay wakhtigii beentu kuugarsoo maysay waxan umada muslika usheegayaa inaqligushaqeeyo kututuna meelbama waalagahelaa dirir munaafaq
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 6 дней назад
Su'aashan maxa xilligan keeney? dadka gaalada u shaqeeya aya waxn ka shaqeeya sida khaliijka, Suunigu ma gaala mise wa muslim?
@markcaa2942
@markcaa2942 4 месяца назад
Shiicadu farqiyo kaladuduwan ayaay leeyihiin waaintaa lashaaciyo
@SarahH0g4n
@SarahH0g4n 4 месяца назад
Hajjka udiida Insha'Allah 😂
@mohazat5009
@mohazat5009 4 месяца назад
Raafido gaalo waye
@aliabdalla4509
@aliabdalla4509 3 дня назад
Sheekh Dirirow waxaad dex fadhiddaa cadowgii Somaliland, markaa maxaad dhaantaa munaafiq?
@MaLiRasta-c3c
@MaLiRasta-c3c 2 дня назад
Subxanallah wll ilahey cafis wediso
@axmedcali-h3z
@axmedcali-h3z 6 дней назад
Diriroow beenta iska daa waxaa sucuudiga iraan necebi u sheego Ayaad diin nooga dhigaysaa SHIICO GAALADA WAA LAYSAA SUNNIGUNA GAALADUI UNIIKIYAA
@Siga-k1f
@Siga-k1f 4 месяца назад
Sheekhow ka Hadal dalalka islaamka suniga ah ee dulmiga iyo illaa Ada baday islamka
@XTmsob
@XTmsob 4 месяца назад
Waryaahee adigu maxaad la calool weyntahay Miyaad dagaalka soogashidaa
@axmedcali-h3z
@axmedcali-h3z 6 дней назад
Doqon doqon dhalay shiico mooyee Muslim kale oo yuhuud garaacaa majiro sunno waxay noqotay goolo raac sida dameerkan beenta kasheegaya dadka jecel ehelka nabiga dirir ma caddayn karo waxan uu ku hadlayo😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅
@marshalmahama
@marshalmahama 4 месяца назад
qofki doonaya in u oogaado odaygan tuuga ah ama umal uraaye in ay been sheegaayan ha i waydiiyo aniga ana u faham siin si fuduld. shiicado wa bini-adam wana dad ka fiican somalida wana dad nolol samaystan waxan u sheegaayo ama shiicada laga sheegto wa been iyo qurafaad walahi
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 4 месяца назад
😂😂somalida haday ka fiicanyihiin adigu soomaali matihid Shiico waa quraafaat socda orodo adigu warka ka gur
@abdulqadirally8950
@abdulqadirally8950 4 месяца назад
Adigu sheecada ayagaa ka mid tahay
@abdulqadirally8950
@abdulqadirally8950 4 месяца назад
Wax baro jaahil dhaga wayn baa tahaye
@marshalmahama
@marshalmahama 4 месяца назад
@@abdulqadirally8950 shiicadu wa bini-adam diin iyo dowlad lee ee somalida uraysa ee xayawanka ah maxay leedahay an dawarsi aheyn oo naagaha somalida saudiga baa lagu wasa shite shame alla somalida uraysa ee dhiloyinka ah
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt 4 месяца назад
Maxaa sheegtay hee inaa amustaa fiican. Kkkkk. 😅😅😅😅
@fowzahmed2694
@fowzahmed2694 5 дней назад
Haba ahaatee tuyaroo naaska jaqeysa yaab kkkkkkkk
@Subeyra
@Subeyra 6 дней назад
Mashiicada lagahadlaayo ayaad tahay culimada islaamka hacaayin
@muzamilali2949
@muzamilali2949 4 месяца назад
Waxan aad gureysan cid idinka dhageysaneyso ma jirto shico jamacatul azhar ba loga hadla sunniga bal mideya marka hore kadib sacudiga ha u hiliyo falatinta la shilayo waxad gadeysan in shicin lagu dulo bacdi abraham accord Illahey ban idinkaga dacwoneyna shico wa 4 qeybod hadad run sheyso kala micne affartas
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 4 месяца назад
Adigu shiico miyaa tahay nimaankaas Islam mhane
@maalimmohamedahmed3051
@maalimmohamedahmed3051 4 месяца назад
Abdullahi binu saba oo yuhuud ahaa baa shiico dhalay
@iamsomali5295
@iamsomali5295 4 месяца назад
Beenaale dirir 🤫🔪
@SaalixIbraahim
@SaalixIbraahim 6 дней назад
Allah ku soo hadeeyo ogow in qofwalba cidii uu jeclaa lala soo xaadirin doono maalinta Qiyaame Shiico waa gaalo
@marshalmahama
@marshalmahama 4 месяца назад
kan wa tuug ee ma tuug baad ka sugaysa runta waa maya lakin anigu wan ku qosla jaaahilkan🤣🤣😅
@NadiraMohamed-vt6us
@NadiraMohamed-vt6us 4 месяца назад
Adiguna maxaa tahay 😂😂😂 tuug kale
@Cabdirahman-i8f
@Cabdirahman-i8f 4 месяца назад
Kkkkk waxad ka hadasha wax caqli xor ah qaadan karo
@Nolosha23
@Nolosha23 4 месяца назад
Adi Miya ka mid ah shiicada 😂
Далее
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Просмотров 199 тыс.
ОНА БЫЛА ПЕВИЦЕЙ🤪
3:13:12
Просмотров 1,1 млн
SHEEKH SACIID RAAGE QISO CAJIIB REER GALBEED
10:53
Просмотров 16 тыс.
Taariikhda YUHUUDA / ISRAEL || Sh. Mustafe X. Ismaciil
39:45
Xaqiiqada Shiicada || Sh Maxamed Cabdi Umal
45:09
Просмотров 23 тыс.
ОНА БЫЛА ПЕВИЦЕЙ🤪
3:13:12
Просмотров 1,1 млн