Тёмный

DULMIGII KUDDHACAY SAHRAA WAA QALBIGA TAABANAYSA!!Q.2/ 

Sawda Qaalib
Подписаться 119 тыс.
Просмотров 18 тыс.
50% 1

#sawdamohamud #qisooyinka #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe noo saar please mahadsanid inbadan

Опубликовано:

 

6 июн 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 113   
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 Год назад
فاقصص القصص لعلهم يتفكرون.
@haawomohamed-jx9sm
@haawomohamed-jx9sm Год назад
Masha allh abyo alle haku xifdiyo wa qiso xanunbadan runtii wan jeclahy qisoyinkaaga abyo mahadsanid
@DeeQa04
@DeeQa04 Год назад
ani wa la idulmiyay sharafteyda mel loga dhacay alle waxan ka barya cidi idulmisay qalbigeyga holcisay aakhiro iyo adun aale haku dhadhansiyo qalbigoda allah holciyo xasiloni iyo qaboow alle matuso
@DeeQa04
@DeeQa04 Год назад
insha allah
@deeqaomar8670
@deeqaomar8670 Год назад
Subxanallah Allow Carab xaqa tusi YAA ALLAH waliba qof Mu,uminaa Sooman
@istarali1434
@istarali1434 Год назад
Waa qiso cimri qaadasho ah ajar allaha kaa siiyo walashey sm
@farduuscali8281
@farduuscali8281 Год назад
أحبك في لله يحبك الله ويسعدك في الدنيا والآخرة الخلاء بعض هم لبعض عدو الا المتقين❤❤❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
الله يسلمك حبيبتي ❤❤❤
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Subxanallah Subxanallah allow na xafid jasakallahu khyr wll dulmiga waa shay xun
@ميمونه-ش1س
@ميمونه-ش1س Год назад
ماشاء الله تبارك الرحمن 🥰🥰🥰
@canababdishakuur6578
@canababdishakuur6578 Год назад
Sawda waad mahasantahay habo qaali cimrigaag alha raajiyo
@aaminoaadan9011
@aaminoaadan9011 Год назад
Waad mahad santhy sowda qaali ❤
@dheemanabdi6180
@dheemanabdi6180 Год назад
Aamiin aamiin iyana Alle ha naxariisto
@Amalyasin
@Amalyasin 5 месяцев назад
Waa qiso xanuun badan Ilaah baan ka magan galney dulmi nucaana Amiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 Год назад
Subxaanallah Waa cibro qaadasho mudan
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 11 месяцев назад
Horusocoo guuul inshaaa Allaaaah
@ayanbadan8832
@ayanbadan8832 11 месяцев назад
Mashaaa Allaaaah tastaaahil xabiiiibtiii
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 Год назад
Ax wallahi ninkas walashis dulmiga kudilay tii aqirona wey sugeysa qisadan qalbiga ayey iga tabatay dulmiga wan nicbahay abayo mcn sowda qaali allaha haku xifdiyo adiga iyo ehelkagaba❤❤
@cabdimahadcismaan-yf8gr
@cabdimahadcismaan-yf8gr Год назад
Waa qiso cimriqaadasho mudan
@sanaamqueen991
@sanaamqueen991 Год назад
Masha allaah gacmahaaga alle ha kuubarakeeyo
@user-my4yk8jr1i
@user-my4yk8jr1i Месяц назад
Allahu Akbar waa qiso aad uxanun badan oo iga ilmeysisay Allah unaxaristo sahra
@kaamilajamacnuur8102
@kaamilajamacnuur8102 Год назад
Wllhy wa qiso xanun badan o waliba dulmi ah sawda byo mcn ilaahy haku xifdiyo
@iqraMohamed-zh5se
@iqraMohamed-zh5se Год назад
😢😢 walle hubsiimo wax lasiistaa majiraan Runtii wax tagay so Noqon maayaan ee hubsiinada halagu dadaalo
@maxamedjaamac2665
@maxamedjaamac2665 Год назад
Alla ha ku gaadhsiiyo halka aad hiigsanayso
@najmabashiir5561
@najmabashiir5561 Год назад
Run tii waa qiso Cimri qadashole shug ran ban ku leeyahay walaalo
@shukrisharaf
@shukrisharaf Год назад
Mashaa allaah malaayiin ayaad uqalantaa abaayo ❤❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Shukran Abayo sawda wllhi qisooynkaa adban ugu heela ❤❤❤❤man sugay kara
@faadumocumarfaatima6586
@faadumocumarfaatima6586 Год назад
Masha allah allah ku xafido quruxeey run ahaantii waa qiso aad u xanuun badan
@abdulqadirahmad4035
@abdulqadirahmad4035 6 месяцев назад
Mashaa alaah walaalo horey u soco qalbigaan kaa salaamay
@farhiya.ahmedahmed4975
@farhiya.ahmedahmed4975 Год назад
سبحان الله تقو الظلم ا من ظلمات يوم القيامه ماشاء الله تبارك الله أختي الكريمة الله يحفظك ويبارك لك ويحفظ لسانك
@nimaidris3371
@nimaidris3371 15 дней назад
Machaallah waa qiso cajiib barakallah fiki
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 Год назад
❤❤❤❤❤ masha allaah abaayo adiga allaaha ku dhowro adiga iyo caruurtada iyo sowjakaaga
@nuuraahmedashkir3548
@nuuraahmedashkir3548 Год назад
Abayo sawda wan kahelnaaa Qisooyinkaaga thanks qaali
@nimconimco7203
@nimconimco7203 Год назад
Ilhayoow zahra unaxariiso dulmigaa xanun badnaa waa. Qiso iga oohisy 😢😢
@hiboali5025
@hiboali5025 Год назад
Masha Allah walaashay dulmiga waa in la iska jira, shukran
@ifraaxaxmed8019
@ifraaxaxmed8019 Год назад
Hubsiimo halbaa la siistaa wlhi been ma ahaan
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Wcs walaashey sowda sharafeey waanku salaamay
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Masha Allah abaayo ❤
@user-de3ql6qk1r
@user-de3ql6qk1r 10 дней назад
Waan kujeclahay ilaahee dartiis Sawda Qaalib❤❤❤😊
@user-qh2en5mc1h
@user-qh2en5mc1h 2 месяца назад
Masha allah adan kgga faida wanna ku jeclahy aad iyo aad ayan ku jeclahy gadalan kagga soo biiray aadna wan ujeclady qisoyinkga malion iyo bilyna wanku rajeynaya abyo mcn sida walashey oo kle marwalba qisoyinkga dhageystana comment uun ayanan kuso qoron moyee qaligan aad kgu duceya allaha ku sharfo sharf warta inta cimrigaga kadhimn adiga aniga inta musliminba
@user-qh2en5mc1h
@user-qh2en5mc1h 2 месяца назад
Fii dunya wal aakhira
@xalimokhaliif2408
@xalimokhaliif2408 Год назад
Subxanallaah dulmigu waa wax Xun ilaahay ayaan kamagan Geleyna subxaanaka yaa cadiim
@user-zv7oj9hl3c
@user-zv7oj9hl3c Год назад
inaali laahi wainaaikeyhi rajacuun Waa qiso xanuun ah
@KaltuunCabdiraxmaan-g6v
@KaltuunCabdiraxmaan-g6v 13 дней назад
Alle haw naxariisto sahra waa qiso xanuun badan wllhi
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Jazakallah kheyr
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
Ilaahay haku Barakeeyo sowda ❤
@faadimacabdalle6981
@faadimacabdalle6981 Год назад
Masha allaah madsanid abaaye quruxey
@sharifoabdallamohamed7730
@sharifoabdallamohamed7730 Год назад
Aaad ayan ujeclahy qisoyinkaga waanada iyo cibrada leh hormar wacan ayanku rajeynayaa abaayo
@omarhaashi9990
@omarhaashi9990 Год назад
Jazaakumullaahu kheyr wllo
@luulahassan1430
@luulahassan1430 Год назад
Ascw walaashey sowda waa qiso xanuun badan subxaanallaah waa naxdin iyo murugo waan la yaabaa markaanmaqlo carabtu sidey gabadha u bahdilaan markey was ku tuhmaan AMA ka shakiyaan macey tahey sharaftan bass ee ay dhowraan gabdhuhu waa bini aadam illaahey karaameeyey salad iyo saxba way geli karaan towbad rabigeen ayaana Duran subxaanallaah
@hamdaismail6155
@hamdaismail6155 Год назад
Masha allah Thanks qlli qiso cajiib ah ayey ahayd
@ShugriCabdi-sx3cd
@ShugriCabdi-sx3cd 7 месяцев назад
Mazha Allaah ❤❤❤ 🎉🎉🎉
@hodanmohamedmohamed7174
@hodanmohamedmohamed7174 Год назад
Mashaa allaah adigaa mudan abaayo
@falisdaahir4662
@falisdaahir4662 Год назад
Sawdo abyo alaha kuxifdiyo
@xalimomaxmed9726
@xalimomaxmed9726 Год назад
شكرا اختي
@user-st2qs8oy9d
@user-st2qs8oy9d 3 месяца назад
2bil madhama intaankudawado illahay dartiis Baan kujeclahay xbbti aadban udawada qisaska ad sodeso meelkale maba ikaqabaneeso RU-vid hada Sokalo aanarko maba dhafo hadaan bilawana teemka ikadhco kukuwakalee intee isocdaan tiktok akana wankuxiranahay Malin. Kheerlahaa kubartay allaha naxifdiyo dhamaan intiii kheer isku bartay illahay janadiisa hanaku kulmiyo ❤❤❤❤
@saiidofarax9555
@saiidofarax9555 28 дней назад
Ilaahya ha unaxariisto😢 dulmigu maficna
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Год назад
Allaa dulmiga Xumaa 🥺😭
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 Год назад
Allaa Sowdaay saan kuu sugaayey lee, mahadsanid abaayo
@user-kx8gx1vf2w
@user-kx8gx1vf2w 7 месяцев назад
😂😂 Masha allaah waaqiso qalbigataabanaysa dulmiga xumaa
@leylaabdirashid4392
@leylaabdirashid4392 Год назад
Mansha alah sax abayo ❤❤❤
@user-kx8gx1vf2w
@user-kx8gx1vf2w 7 месяцев назад
Sawda sharaf abaayo malaga yaabaa inaan isragno
@fatimasalad8030
@fatimasalad8030 Год назад
Allaahu akbar
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Год назад
Allah hu Akabar
@user-oz9mc7re5b
@user-oz9mc7re5b Год назад
wlh qisadaan waaa xanuun qisada fosia oo aan kadhagestay chanel qisooyinkaga cml soo daaya ayeey lamid tahy
@hamdigodane3616
@hamdigodane3616 Год назад
Qiso xanuun badan runtii 😢
@mariyamhassan3837
@mariyamhassan3837 Год назад
Mashallah anou ki horey dhameysanaya oo ley ma duhur ka aya ti 2aad la so dhigi ayan arrkey ba ano sa u dhameyey mahadsanid abayo allah ku barakeyo lakin sey anou commentika iskuma ficanaho lkin xabad video ima dhafto sawda xata hadana ka mashqulo qaar wan is daba dhiga dawasha keep going sister inchallah gul ❤
@Tuuneey7011
@Tuuneey7011 Год назад
Waad gaareysaa milyan iyo ka badan insha allah
@sahrobashir4645
@sahrobashir4645 6 месяцев назад
Maashalh❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saiidofarax9555
@saiidofarax9555 28 дней назад
❤alow dulmiga nocan ah baan ka maga galnay😢
@dalmartimayare4942
@dalmartimayare4942 Год назад
Mahasanid abaye
@sahuur3269
@sahuur3269 Год назад
Waad istahishaa sharafey
@HawaAhmed-xz1ok
@HawaAhmed-xz1ok Год назад
Sawda wllo. Qalaali wan kuxiisayaa
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 11 месяцев назад
Subxana allh
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 Год назад
Sawda qiso kaliyi ima dhaafto wllhi
@userrrkggg4956
@userrrkggg4956 Год назад
mahadsanid abaayo ❤
@Nafiso-fj1db
@Nafiso-fj1db Год назад
Subxaana aah waa been abuur iyo dulmi cad
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 Год назад
Dayntina waan guday kkkkkkkk
@mohamedolow9794
@mohamedolow9794 Год назад
Ustadh sawda mohamud Mashaa Allah wa Qisa cajiib ah Waaye arab iyo sharaf wac ba kala xastaa
@SumayohappySumayohappy
@SumayohappySumayohappy Год назад
Wcs xppti
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Месяц назад
wallhi alle kajari😢
@shukrisharaf1358
@shukrisharaf1358 11 месяцев назад
Wcs
@HawaAhmed-xz1ok
@HawaAhmed-xz1ok Год назад
Wllo waan kujecelahay
@khadrasharif3633
@khadrasharif3633 Год назад
❤❤❤
@Isxabaal
@Isxabaal Год назад
Mansha Allah, waxaa jira dhawr qof oon kusoo xidhay Chanel keena😂
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Mahadsanid wllo
@AbdirahmanMohamed-kt9vy
@AbdirahmanMohamed-kt9vy Год назад
Waxaan is weydiiyay carab musiibada ku habsatay show waxaa u soo jiiday kuwa hada gabadhan dilkeeda ka dambeeyay iyo kuwa la mid ah dulmiga ay falaan sharci iyo dhaqan u ah. Allah Qur'aanka wuxuu ku leeyahay "ka cabsada fitno aan ku ekaanayn Kuwii falay"
@Kismayo-nf8ns
@Kismayo-nf8ns 2 месяца назад
❤❤❤ I love ❤ 😍 💖
@nasroabdullahi4738
@nasroabdullahi4738 Год назад
Nolosha sidaad ka rsbtaa loo qorsheeyaa walaalkaa waalidkaa
@HawaAhmed-xz1ok
@HawaAhmed-xz1ok Год назад
Ookugu tashadaa
@nimconimco7203
@nimconimco7203 Год назад
الجزاء من جز العمل Maca by ku tahy
@badriabdiqaadir-rw7se
@badriabdiqaadir-rw7se Год назад
Soodhwaw
@cabdimahadcismaan-yf8gr
@cabdimahadcismaan-yf8gr Год назад
😭😭
@naimam-of3gv
@naimam-of3gv Год назад
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@sadiaibrahim5880
@sadiaibrahim5880 Год назад
❤❤❤❤❤
@ismahaanfaarah9893
@ismahaanfaarah9893 Год назад
Malinkada ada furtay ilaa manta wan kula socadaa abayo hal qiso ma dhafan wan dawda from Hargeisa ❤❤❤
@sawdamqaalib
@sawdamqaalib Год назад
Wn kulasicdaa wana arkaa marwalba comment-gaga mahadsanid ❤❤❤
@naciimoshariif1824
@naciimoshariif1824 Год назад
Asc adbad mahadsan tahy
@ridwanhassan9370
@ridwanhassan9370 Год назад
Carabna sharaf ka caraty runti akhiro wara yalo rubti 😢😢😢 dulmiga Allah nag ilaliyo
@shankaronmaxamed5048
@shankaronmaxamed5048 Год назад
Walhi zahra nasigeda wuuw so dahiray
@saharaibrahim2976
@saharaibrahim2976 Год назад
Ilahow cadalad agtadey tala
@nastexonalka3617
@nastexonalka3617 Год назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ayaanmaxamed-ud6zi
@ayaanmaxamed-ud6zi Год назад
😢😢😢😢😢😢😢
@abdullahimohamedwiire8821
@abdullahimohamedwiire8821 9 месяцев назад
😢😢😢😢😢
@Aisha_Awes.i9544
@Aisha_Awes.i9544 Месяц назад
wllhi ani kalige is modi nin iska dhafe nak sas ugu xishoda dadt hade gurika hade imadan waa dhumada
@isxaaqdaacad
@isxaaqdaacad Год назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Далее
#kikakim
00:31
Просмотров 8 млн
Поём вместе с CLEXXD🥵 | WICSUR #shorts
01:00
2 KIIS OO SILAYAABLEH KUKASHIFMAY!@SawdaBillan
41:17
Просмотров 35 тыс.
CALIGII MUCJISADA AHAA!!/Q.1@sawdamqaalib
21:15
Просмотров 22 тыс.
ASMAA IYO QURBAHA WIXII KALA QABSADAY!@sawdamqaalib
25:37
FARIIN HALIS AH!!@SawdaBillan
51:15
Просмотров 81 тыс.