Тёмный

DUMAASHIDAY SIDAY IIGA OYSIISAY KADARAN AYAAN UGA OYSIIYAY DARTAA WAA LA,IIFURAYE NINKAAGA IGA AG 

Ayaan Gobdoon
Подписаться 221 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

#ayaangobdoon #qisooyinka #caalamka #somaalida #

Развлечения

Опубликовано:

 

13 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 107   
@user-su4yy1dn5i
@user-su4yy1dn5i 5 месяцев назад
Ayaan waxaaa codsaneynaa aniga iyo timekeyda inaa waxaa yalah cusuba ada soo wado qisaska saliga nabiga scw iyo istaq farta in sha alllh waa codasi i.a
@FatimaAbdinur-vn3sx
@FatimaAbdinur-vn3sx 5 месяцев назад
Maash Allah abaao❤❤
@user-uc7zj4hd3q
@user-uc7zj4hd3q Месяц назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suadsalaad1418
@suadsalaad1418 5 месяцев назад
Ayaaney warkada waaba qosal miiran😂😂😂❤
@FardusMohamoud-rv1ug
@FardusMohamoud-rv1ug 5 месяцев назад
Ayaaney anagu hadaan nahey reer burco gobalada kale somalinad xog kamahaye inta marka laguursdo hadii dahab logado waa nasiibkeeda hadi kalena famliga inanta dab uxidha abaallka ka dagto ilaa dahahb wadanid hadhawna wey celisa aniga hadaan ayaaney aniga wax ixidhey dahaab aad uwaaweyn habarwaadgtey kaliya lacagtii leysiiyey aadbey ubadneed lkn laba fargalbaan kaiibsadey waa run hooyo waa qali taladeeduna waa cajiib lkn hadi kii jeceyla ku idhatireyba udaran hadhaw hadi naag caqlibadan marba sheybaad iibsankarta markey kuu gaadho allaw hooyooyinka somaliyeed abaalkooda jano ka yeel❤❤
@shukriilkacas1354
@shukriilkacas1354 5 месяцев назад
Walaaahi wa qisoyinka aan kahelo Thnks qaali gabdh aargoosato wa jeclhy❤
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 месяцев назад
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti
@user-iv6zu6xj2r
@user-iv6zu6xj2r 5 месяцев назад
masha walashay ayaan waa kutagyera cimrigaga allaha raajiye
@IKRAAMIISH
@IKRAAMIISH 5 месяцев назад
Abyo waan ku taageera wllhi lkin waxaan rabaa inaa talo ku weydiiyo❤
@kamalali79
@kamalali79 5 месяцев назад
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
@farhiya5072
@farhiya5072 5 месяцев назад
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤😢😢😢
@sumayomaxamedcabdulaahi9882
@sumayomaxamedcabdulaahi9882 5 месяцев назад
Ayaan Abaayo qisada Nadar iyo qaalid md inoso dhigtid❤
@BilaalBuukow-dx3pj
@BilaalBuukow-dx3pj 5 месяцев назад
Ayaney abaa wan ku salamy uguhoren abayo hal sano kabadan ayan kugu xiranahay waligeyne comments kasoo bixin lkn cawo igu kalifay waxaa jirta gabar hoyo ah oo Ridwan issaq soo wareytay waa hoyo day yar duruf ayay ka cabaneysaa abayo waxaa ku cawinkarto ku cawi RU-vid aya u furan inaa dhageysatan waa macquul alaha haku xafido
@user-ls5ud3hz2j
@user-ls5ud3hz2j 5 месяцев назад
Keep going hooyadeey inay kudhashay camal baan kuujeclahay
@NadarAhmedxirsi
@NadarAhmedxirsi 5 месяцев назад
Ayy❤ Caawa first one Hidaaya ah 🎉❤ wan idin salamay guys iyo ayaan qurux❤
@user-po3gp8nj3m
@user-po3gp8nj3m 5 месяцев назад
Alle hku brakeyo o dunida shraf ku nolow wllshy qali❤
@waxkabarochannel9071
@waxkabarochannel9071 5 месяцев назад
Ayaaney waa Ku jeclahay abaayo dar ilaahey walaahi maasha alaah ilahey haku xafido abaayo
@user-hu2wc7qh3s
@user-hu2wc7qh3s 5 месяцев назад
Mahadasanid wllshy Allha ku xafido
@user-qp6zm6ev4r
@user-qp6zm6ev4r 5 месяцев назад
Ayaan keep going wlshey mcn ❤❤
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 5 месяцев назад
Wlh,sax,waye❤naag,nool❤,iga,dheh,❤❤❤❤ayaan,waan,jeclahay,abaayo❤❤❤❤❤❤❤
@RaxmoCabdulaahi-yy6df
@RaxmoCabdulaahi-yy6df 5 месяцев назад
Masha allh Abyo ayaaney shugran Mcney ❤❤
@user-ol9mc8yk7k
@user-ol9mc8yk7k 4 месяца назад
From tik tok walashy ayaan barasho wngsn
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 5 месяцев назад
Masha Allah❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 5 месяцев назад
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
@muna607
@muna607 5 месяцев назад
Waad mahada santhy ayaney wan gaadheynaa inasha allah lkn waxa hadad awoodo no same markad gaadhano rotiinkaag guriga noso gali iyo shaqad gurig hadii kalen iska daa sharafey anaa iska jecelaadey taase❤😂
@sacdiyamuuse8975
@sacdiyamuuse8975 5 месяцев назад
Asc ayaaney abaayo ereyga gaay mawanaagsano waalaga roone ama khanis iska daa ereyada kalo somaligaa adeegso mahadsanid 😊
@user-su4yy1dn5i
@user-su4yy1dn5i 5 месяцев назад
Ayaan apaayo waa ku salmay ❤
@istahil.roble7788
@istahil.roble7788 5 месяцев назад
Jah isbuucaan labadeydii youtuber een taageri jiray ayaa 200k xiraayo alla dhulka maan isku jafaaaaa
@azmaahmed2103
@azmaahmed2103 5 месяцев назад
Kakale Noo sheeg
@ruqiyoshqcali6614
@ruqiyoshqcali6614 5 месяцев назад
​@@azmaahmed2103 faraxiyo Tawakal
@falishassan528
@falishassan528 5 месяцев назад
Ayaanay gabadhan ayadii ninkan raqiis iskaga dhigtay oo reerkeda mübah dishay family geeda
@xamdayusuf2531
@xamdayusuf2531 5 месяцев назад
Ayaaneey qisadani waaba qosol naag Nin ay lasheekysato lacag iyo cuno siisay necbiyaa😂😂😂😂😂
@user-th9ok6dd5f
@user-th9ok6dd5f 5 месяцев назад
Ayaney sethy abyo ❤ qiso igu mgcdar blz mgceyga wa rayan 😢❤❤❤❤❤
@falishassan528
@falishassan528 5 месяцев назад
Thank you our queen 👸
@riyanriyaney5055
@riyanriyaney5055 5 месяцев назад
Alaa mel mcn kudamate masugi karo😂😂❤
@aishajama5525
@aishajama5525 5 месяцев назад
Caawa First ahey ayaney ❤❤
@quen99
@quen99 4 месяца назад
Hore usoco sis
@Cadale63
@Cadale63 5 месяцев назад
Adiga & familkada (((Allaha)))) idin xafido ❤️👑 Ayaan👑❤️
@abdirizakosman557
@abdirizakosman557 5 месяцев назад
Tnx habo waqtigada qimaha badan nasiso jazakllah Ayantan is ka mashqule sory
@saadiahussein5607
@saadiahussein5607 5 месяцев назад
Ma ninba dhar udhaqi karaa Illahaa Illeh😂😂😂😂.
@RaxmoAhmedmahamed
@RaxmoAhmedmahamed 5 месяцев назад
Teem ayaan gobdoon wan idin salamay❤
@Hibohabbon
@Hibohabbon 5 месяцев назад
Queen keep going ❤
@Faadumo-hz7nn
@Faadumo-hz7nn 5 месяцев назад
@nadifohasan2489
@nadifohasan2489 5 месяцев назад
M.a ina gobdoon keep going ❤❤
@neimakawsar9623
@neimakawsar9623 5 месяцев назад
Wan ku salamaya hn
@user-qz1gz2vr5q
@user-qz1gz2vr5q 5 месяцев назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حببتي ❤❤
@Diyabdichannel
@Diyabdichannel 5 месяцев назад
Masha Allah abaayo aad ayaa iga qoslisaa 🤣🤣balaf dheh
@kamalali79
@kamalali79 5 месяцев назад
السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمينالسلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين
@user-dt7zh9vi7w
@user-dt7zh9vi7w 5 месяцев назад
Ayaaney waanku jeclahay ❤😊
@najmamahmed64
@najmamahmed64 5 месяцев назад
Wa ku salamay ayaney❤
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 5 месяцев назад
Qureesho kuwaas saas kula dardarmay dahabka nolosha sidee ugu aamintay😂😂😂
@ibraboycade7878
@ibraboycade7878 5 месяцев назад
Keep going
@Ubax629
@Ubax629 5 месяцев назад
Ayan wankujeclhy
@haawahaawaqueen7112
@haawahaawaqueen7112 5 месяцев назад
Let’s go 200k 🎊🎉
@iqropeaiqromoha2002
@iqropeaiqromoha2002 5 месяцев назад
Wlhi tan sheko we dhaftay anon wali fidowga dawan ka garte ee ayaney daqiqadaha no dheray plzz😢😢
@FatimaAbdinur-vn3sx
@FatimaAbdinur-vn3sx 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂😂
@malabsaninasalad1072
@malabsaninasalad1072 5 месяцев назад
ayaneey masar kasowaran shaqo maleedahay
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 5 месяцев назад
Kusali Nabiga ❤scw ❤scw ❤❤❤
@FatimaAbdinur-vn3sx
@FatimaAbdinur-vn3sx 5 месяцев назад
Scw scw scw scw scw ❤❤
@MH-db8mg
@MH-db8mg 5 месяцев назад
Sheekadi iso martay cml😅.
@xaalimomaxamed1143
@xaalimomaxamed1143 5 месяцев назад
Khayanadii hooyo baa dahabkii lalumay
@user-eh6fs3lq9y
@user-eh6fs3lq9y 5 месяцев назад
ayaaney abayo saana kuhaysana ❤❤❤
@hibaqhuby7660
@hibaqhuby7660 5 месяцев назад
😂😂😂 you made my night ayaney
@user-zk7oi3dh1d
@user-zk7oi3dh1d 5 месяцев назад
Wcs ayaanay xppti❤❤
@halimaabdallahi3450
@halimaabdallahi3450 5 месяцев назад
Aniga igu horeay😂😂
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 5 месяцев назад
Saxiix lataajir waab lasoo faqiirtewne Xamdi naaag nool
@jalaqsan
@jalaqsan 5 месяцев назад
Asc.abaayo gulayso
@deqoabdi1143
@deqoabdi1143 5 месяцев назад
Ayaney adoo scenario soo dub oo vlog ah drad ban gabar isku qabsanay ayaan mxy un la fadhisaa bey itiri ana wxn dhahay ma scod badna ayaan
@user-th9ok6dd5f
@user-th9ok6dd5f 5 месяцев назад
qebta 1Wad waa qosol miiirn 😅😅😅😊
@jalaqsan
@jalaqsan 5 месяцев назад
horay usocoabaayo
@falishassan528
@falishassan528 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@Cadale63
@Cadale63 5 месяцев назад
Wcs wr wb ❤️
@hamdamunira5448
@hamdamunira5448 5 месяцев назад
Xamdi warsame markaa tiri me: 😳😳ana ismooday
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 5 месяцев назад
Asc baayo wn ku salamy.
@salmomaxamedsanaag6220
@salmomaxamedsanaag6220 5 месяцев назад
😂😂ayaney nimanka dhrka see udhaqan 😂wlhi waiga qoslise anaga sana udhaqana😂nimankana sane udhqdan kuteh😂😂😅😅
@user-wt3yk2qh5m
@user-wt3yk2qh5m 5 месяцев назад
Asc ayaan queen haben wanagsa
@mafiagirl8212
@mafiagirl8212 5 месяцев назад
Hooyo waxba ha qalin 😂😂😂😂🤣🤣Alla indho weyney l😮 qosol miiran aaaba tahay
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 месяцев назад
Wcz jecliyaa naagtii aarsato
@rahmoali9440
@rahmoali9440 5 месяцев назад
Asc ayaney abayo wanku salamey Mcnto aniga reero comment ma ihi ee abayoy waxa jirta gabar abayo ah oo uu ridwan isack wareyste wlhi waa calool xumo ee abayo gabadhaas aan cawino RU-vid ayaa loo fure ee share out usamee team ayan aan abayadaas ukacno inaga hadan isku naxarisano Alle wuu ino naxarisanaa shukran
@user-hn6zg7jc1u
@user-hn6zg7jc1u 5 месяцев назад
❤❤❤❤😂😂😂
@nimcoqaali3446
@nimcoqaali3446 5 месяцев назад
Wcs xbbti ❤❤❤
@user-cs6if3mx7u
@user-cs6if3mx7u 5 месяцев назад
Wcs abayo isdaa usodenjirtay vedioyada waxba hakabadeli marka bartiga musicka naxdinka nagadaa waa codsi❤
@user-ly5zl4xk3o
@user-ly5zl4xk3o 5 месяцев назад
Ayynyy abyo keep going
@AishaAJabaar
@AishaAJabaar 4 месяца назад
𝗟
@AishaAJabaar
@AishaAJabaar 4 месяца назад
😊
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 5 месяцев назад
🙈🙈🙈🤣ayaaney markaad qisada qaybta 1 aad soo dayso oo aan daawadawo waxaa iqabato in aan kusoo waco oo kudhaho naa ayaaney ii sheeg waxa haray😂😂😂😂
@naimahussien8092
@naimahussien8092 5 месяцев назад
Anaa kula mida😅😅😅
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 5 месяцев назад
Nin bariiskii hooyadii iyo aabahii la cunaya oon shaqaysan xagee ka keeni dahab.
@Motivationmedia8
@Motivationmedia8 5 месяцев назад
Asc wllshey ayaan waxaan kaa codsanaya inaad share isameyso mahadsanid
@FaadumoShaaf-tf4lx
@FaadumoShaaf-tf4lx 5 месяцев назад
😂😂😂😂😂 xooogbadanaaa dhar udhaqow xaa igashay
@Malxiis15
@Malxiis15 5 месяцев назад
Cep loma dhinto😂😂😂
@AyanishAbdullahi-tx6fn
@AyanishAbdullahi-tx6fn 5 месяцев назад
Sorry 😟
@xuriyoali7628
@xuriyoali7628 5 месяцев назад
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
@user-yu3tu5tg3e
@user-yu3tu5tg3e 5 месяцев назад
Gabdhaha aa nagu dirtay maanta dahab aa Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@amalismail7772
@amalismail7772 5 месяцев назад
Laysma bahdilo nin dartiisa waalid kaa lama jaro wax kasta oo dhaca, naagta dumaashida mee bay iska saari lahyd minka qabana rag maaha sidee loogu diri karaa xaaskisa
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 5 месяцев назад
Wllhi wax kastooo dhaca inaana cideyda gooyeeen😢😢 asigaaa fudud😢😢😢
@Bilan_nura
@Bilan_nura 5 месяцев назад
ayaaney vedio yashan wa idin so deynaa sida u tiri xalay xitaa wn kugu riyoday wlhi hhh
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 5 месяцев назад
Waa diyaar xbbt
@salahhayle6337
@salahhayle6337 Месяц назад
Hhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂​
@maymunhersi2527
@maymunhersi2527 5 месяцев назад
Ayanay waxan ka cod sanynaa inaa qiso yinka parts ka kooban isku xirto oo aad isku sacado soo dayso 🙏
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 5 месяцев назад
Macquul maaha abaa kula fududaa
@salahhayle6337
@salahhayle6337 Месяц назад
Hhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂​@@ayaangobdoon3254
@fardosaahmedahmed7232
@fardosaahmedahmed7232 5 месяцев назад
Ayaan,❤wlh❤wankujeclahay,ale,dartiis❤xbb❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤sory
@Rihaam_cadeyyyy.
@Rihaam_cadeyyyy. 2 месяца назад
Ninka ku qababa Labaraa khamiis hadaa adiga dhaqdoH khamiista kle inuuuu asaga dhaqo coz adiga shaqaalo matihid waaxay suuraha 😮‍💨😮‍💨
@maxamedabdifitah5650
@maxamedabdifitah5650 2 месяца назад
Sax😢
@maxamedabdifitah5650
@maxamedabdifitah5650 2 месяца назад
Далее
AARGOOSIGII SILDAH !!QISO AAD UXANUUN BADAN
20:37
Просмотров 14 тыс.
бим бам бум💥💥 типа..
0:18
Просмотров 6 млн
I only teach well, why am I a victim
0:42
Просмотров 11 млн