Тёмный

Dumarkani Iyaka Ayaa Dhibka Isla Doonta Oo Dulayste Aan Ka Quusan 🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 128 тыс.
Просмотров 32 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Germany: Halima Ibrahim Mohamud
+4917621282663
Social media platforms
Facebook :Halima Ibrahim
Instagram: @halimashaur
Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Nairobi, Kenya
0722997917
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Dirirdhawa Iyo Addis Ababa
+ 00251992926216
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Trendy collections, Garowe
0907635086
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
Numberka 0907635086

Развлечения

Опубликовано:

 

26 мар 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 203   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 месяца назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Nairobi, Kenya 0722997917 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa + 00251992926216 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Trendy collections, Garowe 0907635086 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center Numberka 0907635086
@Max-homie
@Max-homie 4 месяца назад
Cremka timaha hadaan Switzerland joogo halkeen ka dalban karaa
@sumayojama413
@sumayojama413 3 месяца назад
Fatxiyay oo maxan u wayay ila hada Finland gor walbo wax so dhigta wan Ega inad Finland kuso dartay iyo in kale Lkn wan wayay 😢
@ommusalehen6130
@ommusalehen6130 4 месяца назад
Carruur baan korsadaa kaligay oo waxay igu shukaansadaan " Intee Cunug baa kugu hadhay aan kaa soo daadiyo inta hadhaye" Aan dhahaa maya maya halkooday joogayaan, waayo iyaba kuuma xulan inaad Aabbahood noqoto manaba kaa isku aaminayaan😂 Qaar baa ku odhan " Iska guursoo mid soo xedhayso Saddex ilaa Afar baa kugu hadhaye" aan dhahaa maya Carruur waan haystaa anigu Alle mahaddii Ilaahay ha ii koriyo ee idinku haddaad Ciyaal macaawina ah wadaan kaamamka looga baahan yahay geeya.!! Way ku danbaajinayaan nimankani wallaahay billaahay. Guurku waa Geed la beerayo oo lagu tabcaayo jacayl iyo raxmad dabadeed ayuu midho dhalaa , midhahaasina waa ubadkaa lawada korin ee geedka Jacaylka kasoo go'ay, bal ka waran nin isagoon adiga ku jeclaan kuu tirinaya biyaha Kalxantaada jiifa ee miisaan iyo kafad kula daba jooga 🤔 ee waliba kugula gorgortamaya sidii Adhi Saylad jooga.!! Qaar baa ku odhan " Iska soo kaayo xedhayso" oo maxaa kaa igu khasbaaya, anigu riyooyin baan leeyahay xaqiijintoodana Ilaahay baan la kaashaday SWT.!!
@fathiamohamednour3306
@fathiamohamednour3306 4 месяца назад
😅❤❤
@ommusalehen6130
@ommusalehen6130 4 месяца назад
@user-cy4qn1le6s Waad mahadsantahay qaali, walaal noloshan iyo maalmaha ina marayaa iyagaa cibro iyo cashara inooku filan, balse qaarkeen waxaynu iska maahinaa dhacdooyinka hareeraheena ka dhacaya waa markaa marka aynu salaanka ka siibanaa .
@aragsan6552
@aragsan6552 4 месяца назад
Alla walaal yaa dumarka oo dhanba sidaas ka wada dhigaa ❤❤❤❤
@dghmcc6110
@dghmcc6110 3 месяца назад
@@ommusalehen6130 dhasha inay dumarka muhim utahay bay niyada kaga dilaan mid iyo 2 kugu hadhay markay leyihin balse dumarka ma oga in dhasha ragga ku tarmaan oo qiimo u yeesho caruurta badan landheere bay ku noqdan ninka isaga kaga baahi badan inu carur dhalo dumarka dhasha qiimo an hooyo nimo ahen kuma yeshaan marka waxaa kugu filan waa 1 cunug oo gabadh ah oo hooyo ku tidhaahda ninku se waxa ku filan 10 wiil u dayacay oo landheere u ku noqdo wa inay dumarka somalida gartaan intan an qoray si anu duleeste ugu mar marsiyoon 1 iyo 2 kugu hadhay
@owliyo1218
@owliyo1218 3 месяца назад
Intee ilmo kuu joogta hada walal mid khayr leh adiga ha kusiiyo
@isramaxamed4963
@isramaxamed4963 4 месяца назад
dumarku hadii ay lacag haysato🎉 qurux folxumo faqirad intaba duleyste ayey ku washee😢😢 waxba loma sheego maqal majiro😢 aduun weye wallah salan sare❤❤❤❤ ramadan mubarak❤❤❤❤🎉🎉🎉
@suadfarole5136
@suadfarole5136 4 месяца назад
May Allah guide us all. We need to stop choosing the wrong man.
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 4 месяца назад
Exactly you attract what you are , fathiyaay mid kalaa jirta walaal gabadha soomaaliyeed haday 20 gaadho waxaa lagu wareerinayaa allaa guurso, even dadkii soomaaliya ay kaga timid baanay amaan ka helayn . Waalidka qaarkood xataa ! Alxamdulilaah Anigu dheg jalaq uma siin jirin markaan wax bartay na Kun wada masters ah ayaa I daba cararay . Hablow maqla waanada waayo qurbuhu Waa dhib badan yahy .
@ayanjama7955
@ayanjama7955 4 месяца назад
Dulayste always Dulayste 😢allow Dulayste hai agjoojin🤲 Dumarka somaliyed ee nasiib u Yeeshay wadamada opportunity leh kama faaiidaysan kran gabdhow Qiimihiina gara mid ksta haisku soo dhisina.! Thanks for the encouragement Hpo you’re mi role model walahi me and mi dear sister big fans ban kuu nhy Alle haku siiyo cimri Dheer cafimad and Cibaddo Suban ❤🤲 keep it up.
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 4 месяца назад
Dhibka jira waxa weye,naagahan wadama sharci kajiro kunool, dacwayn mayaan ragaas duliga.quyan ayada dulmi isku horseeda. Walahi jail ayan kuhubsan laha
@muna6298
@muna6298 4 месяца назад
Alx aniga ayaa ka mid ah kuwa kumaqlay illahay ayaa ka hadalsinaya farhia awalba qoyan aad ah man ahayn intii iga dhimnayd wad ii dhamaystirtay khayr alle haka siiyo janno abaalkaga alle haka dhigo dumarkana qar badan baa qoyan ah oo hadalku marin wakuwa meel walba kusilcaya😢
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 месяца назад
Proud of you gacalo. Allah haku barakeeyo ❤️😍
@amalismail7772
@amalismail7772 4 месяца назад
Dumarka somaliyeed iyagoon waxba qabsan ayay madax madax iskugu tuuran Dulayste, qof aan naftiisa jeclaan oo ixtiraamin cid jeclaanaysa ma jirto, waligood na jacayl ma helayan
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 4 месяца назад
Aad iyo aad.lkn maxaa ugu wacan?🤭
@kaltunsaxansaxochannel6650
@kaltunsaxansaxochannel6650 4 месяца назад
Xanaan yar markan dawaday walahay caloosha iga xanuuntay ilahay how gargaaro habaar qabahana alle haka qabto amiin yaa allah
@Loveforbeauty442
@Loveforbeauty442 4 месяца назад
Qoyan ma waantoobayso. Walaashay ayaan laba sano caawinayay mentally and financially. Dulayste $100 ilmihiisa muusiin labadaa sano. Guri aan leenahay ayay ku jirtay. Maalin dhawayd ayay ninkii daba carartay 😢. Wlh ismaan lahayn way ku noqonaysaa. Ilaa hadda yaab ban ku maqanahay
@zaraabdi8757
@zaraabdi8757 3 месяца назад
Sorry
@Pinkfond
@Pinkfond 4 месяца назад
He's jealous of her beauty. What a beautiful girl Masha'Allah
@dasara4124
@dasara4124 4 месяца назад
Hadeyna ogeyn quruxdeeda kawaran
@Pinkfond
@Pinkfond 4 месяца назад
@@dasara4124 it's unfortunate, but he's worse because he's forgotten about Allah.
@dasara4124
@dasara4124 4 месяца назад
@@Pinkfond he cant forget who create him...he is just arrogant..Allah waqabanaya
@HAMDAMuuee
@HAMDAMuuee 4 месяца назад
My role model fathia habo naagihii soomaaliyeed habo saasay noqdeen maxaad samayn wllhy waad daashy saad uwaaninaysay😢😢😢😢😢
@Amiiyajoy
@Amiiyajoy 4 месяца назад
Markan arko dumarkaas dibadaha jooga ee fursadaha haystaan kafaaideysan ee hormarka kafaideysan unbaa ira caku yakugu badala waxay kadoonan ban garan waaye
@anabh5771
@anabh5771 3 месяца назад
Saxiix walahi
@baladomar7798
@baladomar7798 4 месяца назад
Dee waxaad cawa iyo maalin hadleeyso hadeeynaan wax ku qaadaneeyn markaan xaga raga taageer oo bal Dumar ka naga daa
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 месяца назад
Waligay allah ima tuso waxas la sheego ee la tidhaahdo gabdha laga duubay allah wuu iga qariyaa alhamdulillah wan maqlay gabdhaha inay waali qoraan reer yurub saas baa ku badan ban maqlay dhibka ugu badan ee gabdhaha ku dhaca waa degdega
@samiyaomar3483
@samiyaomar3483 3 месяца назад
Fadxiya dadku haka dhalan eeda bari markay gaboban wax cawiya ma helayan
@Candyg14
@Candyg14 4 месяца назад
Subhanallah that’s why alot of girls are marrying ajanabi mens because this is so sad.😢
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy 3 месяца назад
You right.
@ismailhaji7370
@ismailhaji7370 3 месяца назад
Farxiya cabsiiye waan ku salaamayaa reer abtigaa dhulbahante ayaa anigana i dhalay waxaana isku hooyo nahay graad jaamac garaad ismaaciil. Salaan sare ina abtiday
@sagalm3186
@sagalm3186 4 месяца назад
Gabdhaheenii iyagaaba cheap iska dhigay wllhi, in sidaas loola dhaqmo qayb wayn ayay ku leeyihiin.it’s sad!😢
@user-oh2yq6ub3j
@user-oh2yq6ub3j 4 месяца назад
Gabdhaha waxaa laga dhaadhiciyeey had aad 30 gabdho dhali Messi nin kumarabo gabdhaha soomaaliyeed maskaxdaa laga dhaqay waliba waqti dheer 😢😢😢 xataa midi istiraahda wax baro oo waqti qaado waalidka ayaan dhaafeynin oo waxaa ladhahayaa guuur guurso naa iga guul guurso
@Mullaaxo
@Mullaaxo 4 месяца назад
Ma iyado jarmal joogtu nin garaacay Hoogtay Nimanka Somalidu ma Shaqaystaan intooda badani waxay jamacado uga soo baxeen inay Dumarka hoos u celiyan
@imans3899
@imans3899 4 месяца назад
She can call the police, why are these girls living like this? Isn’t this illegal in Germany?
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 4 месяца назад
Malin walba talo wangsan ba na siisaa anigu qaatey lkn hablaha kale allha qiimaha naftooda hatuso...thnkz hpo mcn ❤allha ku xafido
@fertunali1007
@fertunali1007 4 месяца назад
Qof aan naftiisa ixtiraamin cidi ixtiraami meyso. Hadii adan naftadana jeclaanina cidi kujeclan meyso. Gabdhihii ayagoo ujeeda malinkasta waxa dhacaya ayey indhaha iska xiraan
@NimcoHassan-bu7kh
@NimcoHassan-bu7kh 4 месяца назад
Fadxiya wllo qofku marku aanu guur hore soo marin waa loo cudur daara.lkn labada.hablood ba guur hore soo mareen.in ay Ka fiirsadan bay ahayd👍
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 4 месяца назад
Fathiya Noolow intay Noli jirto Abaayo, ladies qaata waanada fathiya, Ragii dad qalato isku badaleen. Bishaan meeqa naag baa la dilay Subxaana laah.
@habibamursal3942
@habibamursal3942 4 месяца назад
Alxamdulillah alxamdulillah walahi waan la yabanahay dumarkan aan cashar ku qadan waxa dhacaya ma janna lagu galaya caruurtan faradabadan
@lakiabdi
@lakiabdi 3 месяца назад
Mansha Allah wall waa saas waa naago doqomo ah damiir lahayn maxaa nin saas ku bah dilaya kula nooleysinaya
@halasaden4941
@halasaden4941 4 месяца назад
You are geesiyad wallahi, thank you for what you are doing, Indeed I learnt pretty ideas from you ,every single time I watch your video. May Allah bless you habo cadow. Love you 😘😘😘😘❣.
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 4 месяца назад
Narcissistic kii la shegi jiray o cadiya cawan arkay 😢, Alla xaasidsana.😢
@raysiyoxareed5553
@raysiyoxareed5553 4 месяца назад
Inta iyagoo suxuuranaya daawanaya 😊😊😊😊
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 3 месяца назад
Farxiyaay qoomkan danbe ilahay ha sahlo .
@habibamursal3942
@habibamursal3942 4 месяца назад
Runtaa walalshay, adigu in aad isku filnaanto waa shaqo adiga ay ku sarantahay bilaacaleeg naagaha somaliyeedow ha ku fikirin in uu waliga nin somali ku caawiyo waa adigu in aad isku kalsoonaato
@munasamater9392
@munasamater9392 4 месяца назад
He make pic from her kids and the house and he make report child protection 😮😮😮😮 yes he want that The letter is from child protection Subxanallah 😢
@madinaainan3846
@madinaainan3846 4 месяца назад
Ninimadoda aya kala dhiman, marka waxay leyihiin i eega ninbaan ahaye
@IdmanNur-vw7kc
@IdmanNur-vw7kc 3 месяца назад
Waaba intaa waa dad aan wax ahayn oo raba inay ismuujiyaan lakin xumaan ay isku wada raaceen oo ay wanaag ka dhigteen bay isku muujinayaan raganimada la isku muujin lahaa waa naxariista jacaylka aqoonta diineed diintan somalida ee ciilku iga qabto maaha ee afka uun laga sheegto dumarkana lagu karbasho ee aanay ku dhaqmin waxbarasho shaqo han .....
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 4 месяца назад
Mashallh hpo fatxiya you are our queen
@abdirahmanii
@abdirahmanii 4 месяца назад
nin reer koonfur ah markuu guursado gabadh reer waqooyi ah gabadhaas iyadoo qaylinaysa ayaa la arkaa
@niyaaladem
@niyaaladem 4 месяца назад
Badu waa isku dhanaan wll. Raas caseyr ilaa raaskanbooni nin Soomaaliyeed waa isla asagii un ee bal iska aamus.
@abdirahmanii
@abdirahmanii 4 месяца назад
koonfur waxaa ka buuxa nin hooyadii la soo furay walalihina 3 la furay joogan midaas waa dhib u ku samayn doono haweenka kale waana dhib koonfur taala @@niyaaladem
@niyaaladem
@niyaaladem 4 месяца назад
@@abdirahmanii walal, wax is dhaamo ma arkin. Somaali isku mid ilaa jabuuti mooyee.
@farhiyodahir1022
@farhiyodahir1022 4 месяца назад
Ninkan Rer koonfur mahaan walal, inkastoyna wax is dhaamin.
@niyaaladem
@niyaaladem 4 месяца назад
@@farhiyodahir1022 badu waa isku dhanaan, ninyaasha Soomaalida weey wada bukaan in inyar mooyee. ALLE ha caafiyo hana soo hanuuniyo.
@fadumomohamud660
@fadumomohamud660 4 месяца назад
Habo nimanka kumaba arki kraan, waxey ogyihin in malin kasta 1% iney qoyan nimada ka baxeyso 😂😂😂 ( godkoda biyo ugu so galeen)
@Naagnool124
@Naagnool124 4 месяца назад
Farxiyaay aniga iyo Qamarba waxaan kaa codsanaynaa inaad sh kishki soo waraysatid pls plse
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 4 месяца назад
Brilliant mind❤
@fartun9503
@fartun9503 3 месяца назад
wcs wlc Abaayo ❤
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 4 месяца назад
Talooyinka bixinayso iyo waanada aduunka lacag ba lagu raadiyaa😢😢😢😢😢😢thankz alot Wana runta hpo hadalkaga mesha aad taganthy qof lamida is helaysaan
@theifamily355
@theifamily355 3 месяца назад
Mashaalaah keep going❤❤
@dasara4124
@dasara4124 4 месяца назад
Kor iyo hoosba ula hadashay..dhaguhu uma daloolaan..waa dixdhagaxeed😊 Fath walaalo hadaan inan yar Kukoriyo ama.guur ama.geeri. utaagimeysid.
@nasratogdheer2273
@nasratogdheer2273 4 месяца назад
So SubhaanAllah, so sad😢
@khadijahaibe1844
@khadijahaibe1844 4 месяца назад
Ascwwbr, waan kusalaamay walaashay Ramadan mubaarak😊
@AminaAbdi-hm7kf
@AminaAbdi-hm7kf 4 месяца назад
I love you Habo qali❤🇩🇯
@khadiijayuusuf6311
@khadiijayuusuf6311 4 месяца назад
Maxay qurux tareysaa hadaa hanyartiin 😢😢😢hadalkaa wa i taabtey ...mashallh❤
@shukrinur2814
@shukrinur2814 4 месяца назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته my dear sister 🥰
@dekawarsame1827
@dekawarsame1827 4 месяца назад
Wiilkan dubay iyadubu cawinay😊
@user-hg3ft4yg4q
@user-hg3ft4yg4q 4 месяца назад
Hadana way ku noqotay ninki caayayay
@bahjaraki1477
@bahjaraki1477 4 месяца назад
Yes that's true 👍 nolow fathia
@zainabdulla1131
@zainabdulla1131 3 месяца назад
It is my first time to come across this old lady in youtube since i hve been using this platfoam. Xagey kujirtay mey iska nasato wey qombabtee bis8nka😅😅
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 месяца назад
kan leh fariid wa kii ka duubayaay isaga keenay waxan oo uu hoos ugu waramayay
@MahamoudHassan-zm6qh
@MahamoudHassan-zm6qh 4 месяца назад
Fadxiya waxan joogan Germany dhamantood nin iyo naag wa wax somaray magafe mentally healthy waye kuli, nin iyo naag wa laso fara xumeyey, hakasugin nolol
@raysiyoxareed5553
@raysiyoxareed5553 4 месяца назад
Laba gabdhood oo walaalo ah Niman Germany joogaa guursaday hoogga iyo ba'a ay gabdhahaasi ka sheekaynayaan waad yaabaysa kudarso gabdhuhu wadankaloo yuruba bay joogaan way utagaan say usilciyAn nimnakaadu gabdhahasa oo u caayaan oo ubahdilaan kaaga darane shilin masiiyaan waa lagu hoogay meesha
@AbshirAwad
@AbshirAwad 4 месяца назад
Dhibatadu waa good guys, good guys they don't how to approach women.. Only bad guys approach women..
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 месяца назад
Warhooy Dumaroow Waxwaad Maqlaysaane. Iskuduubnaada😢 Tuura Wabiilkabaas Inagu Cidnamanihiine Iskuduubni ! Gurigeenbeye wayway 🥲
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 месяца назад
Waxaanqaba In Gabadh Somaliyeed Ninkale Haweysateene . Kanoomiidhanbay Uganiyadgoosten Gabdhuhu. 💔 Hadhowba La’odhanaya.Dumarka Namaxaad Ajaanebka Uguursay.🥹
@munasamater9392
@munasamater9392 4 месяца назад
Qoyan Narcist 😢😢😢😢😢😢
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 4 месяца назад
Allah xaasidsanaa, madaxaan ka garaacey kulahaa😢
@ruqiyafaysal4597
@ruqiyafaysal4597 4 месяца назад
Waxa ku celiyay wuu iga caqli badiyay ayay tidhi inanyaro ciyaal korsanysa weeye
@fathiadjama
@fathiadjama 4 месяца назад
😢 Subhanalah
@JanadAhmed-dn3ut
@JanadAhmed-dn3ut 4 месяца назад
Labada hablood sow reer sheekh isaxaaqa maha midna waa garxajis habaryoonisa midna waa habar awal ciise muuse
@slandprince7210
@slandprince7210 4 месяца назад
Hablaha Duriyada waxaan leeyay ka fogaada cadowga xun.
@ashalul565
@ashalul565 4 месяца назад
Ilaahow hanagu keenin, ilowshiyo dhawaa ma Umulbaa.
@hananahmed6489
@hananahmed6489 4 месяца назад
Video ayuu ka hayaa ay caruurteeda dilayso oo ay u hanjabayso caruurta kuwa qaata ayaan u dhiibayaa ayuu ugu hanjabayaa
@nwlabdillahi8684
@nwlabdillahi8684 3 месяца назад
fariiid farxiya habo wanku jecelahy walahay❤
@ibrahimalimahat8080
@ibrahimalimahat8080 4 месяца назад
Habaryar how are you doing? Ramadan mubarak
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 4 месяца назад
Haaaa wallaahi midkasta o calamada leh wa unin mar hadey bartana kama canbaxan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 месяца назад
si uu u ceebeyay wuxu yidhi iyadoo kii hore uuur u leh oo la qabo isguursanay wana beentiis wa ceebayn nin kaas nagtiisa ceebeyeey ayay beri naag kale guursnaysaa kii murtimaal ee xaskiisi duubay fahima nago ayuu guursaday mid waa furay mid kalena wa guursaday intii ka dib
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 4 месяца назад
Waa fadare iyo Dulayste qudhmay
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 месяца назад
wll inanta Maxay ninka uga soo carari wayday waxay ninka Malin walba ceebteda la taagan inanta isaaq sharafta leh Maxa loo dulminaya​@@FatxiyaCabsiiyeChannel
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 3 месяца назад
Farxiyeey waan ku salamaya .
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 4 месяца назад
Walaal social media ineey soo gasho baa a I daran Ninkaan Subxaana laah, waa narcissistic ninkaan ciil u qabay, ayadana daacad bey u aheyd marriage keeda.
@raqiyogym
@raqiyogym 4 месяца назад
Mashaallaah ❤❤
@nimosuleiman
@nimosuleiman 4 месяца назад
Ninkan ninka waraysanaya waxan filaya gabadhuu mala cawinaya
@sainabsaed2516
@sainabsaed2516 3 месяца назад
Maxay kaguur. Sadaan waxaan dadnimo iyo duntoona lahayn
@LaylaIbland
@LaylaIbland 4 месяца назад
Waa perk baa layidhi
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 3 месяца назад
Germany qofna wax iskama soo dhigi karo waa ganaax adag maxeey udacwen weysay
@ismailhaji7370
@ismailhaji7370 3 месяца назад
Farxiya cabsiiye waxaad tahay runtii qof qalbi wanaagsan oo jecel in ay umadaan isku dhiban in aad dantooda iyo dhibaatada haysa u fahansiin lahayd in ay kala badbaadaan aad baad ugu amaanan tahay runtii waxaanse jeclaan lahaa maadaama reer abtigeen naaskooda aynu jaqnay garaad jaamac garaad ismaaciil hooyaday ana aan cumar maxamuud ahay reer shiikh isaxaaqna habar jeclo habar yoonis iyo habar awal aan abti ruma u ahay oo walaaladay dhaleen in aynu heshiis dhex dhigno abtiyaasheen iyo Somaliland waan rajeynayaa. Salaan sharafeed ina abtiday farxiya cabsiiye
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel 3 месяца назад
Insha Allah walaal gacaliye. Allah qalbigooda malab ha isu mariyo. Allahuma Aameen❤️😍🎊
@munasamater9392
@munasamater9392 4 месяца назад
We go to help her loyer and we have a lot of prof
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 4 месяца назад
❤❤❤❤
@yurub5288
@yurub5288 4 месяца назад
Dhegihii Allah waaniya.Ayaa weedha kaa maqalee maba oga warkaa😮😮😮
@Xamdi_xilkas
@Xamdi_xilkas 3 месяца назад
Anigu madaxan kaa garacay kuye inkar kugu dhacday waxso mirana jogo illahow shartoda na moti wba isla qumanyahay wey xanunsantahay si leyahay hdi carurta laga qato kwrn waxan madax xanun kugu ridayan uf dheh
@Hebaadan
@Hebaadan 3 месяца назад
Asc fatxiya cabsiiye waxaan jaga sverige. Kiriimkamadu mayaalan
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 месяца назад
Waa Duli Dulidhalay Baldhegeyso😢
@sanaaosman.
@sanaaosman. 4 месяца назад
Aniga wan yaabe raga somalida cadawaha aadka usii fog maxay tahay ay dumarka u qaban subxaanallah😢 waa ayan daro
@Xalimo421
@Xalimo421 4 месяца назад
Duleyste iyo Beer jileec iloosha dhow Maxa kala haysto😢Cadowsana oo been badana Duleyste.Aloow gabdhaha noo xafid iyo anagaba.Ka cuudubileysta Nin sidiusaba ka ducaysta shartiisa,Wa talo walaal.Intaan cadow arkay igu filan.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 месяца назад
Asc Fathia Salaan Diiran
@fowsiyohassanhussein3890
@fowsiyohassanhussein3890 3 месяца назад
Dumaroow hadiiba aad caruur heesataan alaah caruurta halooga baqo
@safamarwa3597
@safamarwa3597 4 месяца назад
Gacaliso waa candho candho baratee hakudaalin
@sadiamj7732
@sadiamj7732 3 месяца назад
Dulyst creative ma aha 🤣🤣 oh, that was a good one. It made me laugh. It got me.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 3 месяца назад
RAmadan🕌🕋💕🌙💓💞💖♥️🌹💞🕌🕋🤲💕WEEYAAN !! CAYDU WAA XARAAM! RAGA MAXAAD KU CAYDAA??
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 3 месяца назад
Amiiiiiiiiiiin 🤲 🤲 🤲 😊
@fatumabashir2751
@fatumabashir2751 3 месяца назад
I need this oil
@fowsiyohassanhussein3890
@fowsiyohassanhussein3890 3 месяца назад
Duleste xili walba waa joogaaa❤
@cibadocabdi9401
@cibadocabdi9401 3 месяца назад
Ku noqotay malaha kumay noqo dee hadaa way riwaaydaynayeen
@yahyoosgym9726
@yahyoosgym9726 3 месяца назад
Gabdhaha hadii ay kaqoostan dadkii ay kadhasheen mawaxad rabta rag aan kudhaqan iyo diin iyo dhiigba ahyn raacan si luu silciyo
@somcana
@somcana 3 месяца назад
Dadka Europe jooga luuqada bartaane social media ka qaraabtaan
@ExcitedAirplane-mi3nf
@ExcitedAirplane-mi3nf 3 месяца назад
❤❤
@AyanAhmed2024
@AyanAhmed2024 3 месяца назад
Walee iyo bilee Fathia waa boqorad gabdhoow gabadhan idinka naxeeysta dhagaha ufura mistake waala sameeyaa laakiin waa inaad mistakes kiina wax kabarataan don’t keep repeating the same mistakes
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 месяца назад
Ilaahay Idinqabey?
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 3 месяца назад
Anoo soomaalia joogo 00 20 jir ah uusan nin i gumeysan karin iyadoo yurub joogto oo inay police wacdo uga xiranthy faaraxaas inuu Amaaan siiyo baaaba la gumeysanayaaa Aduunyo waaa naaag walba iyo kartideeda. Anagoo soomaalia jooogno nin i gumeysan karin wllahi
Далее
Qoyan Mas Bay Kiish Ku Sidataa 😂😂
32:13
Просмотров 10 тыс.
УРА! Я КУПИЛ МЕЧТУ 😃
00:11
Просмотров 723 тыс.
Вот почему 😐
0:59
Просмотров 2,9 млн
200 IQ рабочий😳
0:28
Просмотров 3,1 млн
МЫ ПОХОДУ ЧТО-ТО НАПУТАЛИ
0:20