Тёмный

Gabadh Tidhi Markii Lay Furay Ayaan Diintii Islamka Ka Baxay🤔 

Fatxiya Cabsiiye Show
Подписаться 127 тыс.
Просмотров 14 тыс.
50% 1

Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
UK Hinda Spa
+44 7956 778818
2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
Ealing Borough London
+44 7404 996516
Ruqiyo
Layla South London
+44 7538 579481
Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
www.hindas.co.uk
USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak
15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store
Bristol, UK
Roda +44 7452 835022
Sweden: Saadia Osman
Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
0764047662
Deeqa Ahmed Bulale
Birmingham
07429421661
Italia
VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
Tel
+39 392 383 7282
Hargaysa
Zainab Collection
+252 63 4402750
Holland
Kaltun dalal
00 31 684130928
Saudi Arabia
Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
Building 77, first floor, apartment 2
+966 50 207 0385
Ireland
Belfast +44 7305 144657
Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
Italia: Sabah
+39 392 383 7282
Ifrah Ismail Adam
Australia, Melbourne 🇦🇺
+61468912253
+47 906 14 221
Nasra salon
Norway
Danmark
France
Switzerland
Mogadishu, Somalia
Naadis 0618236743
Nairobi, Kenya
0722997917
Australia Ifrax
+61 405 591 442
Turkey
+905013296778
Garowe: Trendy collections
Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
0907635086
Jigjiga
+251 91 574 4595

Развлечения

Опубликовано:

 

27 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 106   
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Месяц назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲👍👍👍👍👍👍🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲
@ifrahdaher
@ifrahdaher Месяц назад
Habo macaan djibouti ma laga helaa
@sweetrollin
@sweetrollin Месяц назад
We are Muslim because we are slave of Allah. We are Muslim. We are not pleasing nobody, but Allah.Alhmdulila.
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc Месяц назад
If she worshipped and wore the hijab for the sake of duleyste and his entire duli culture then she's right but if she did that for the sake of Allah, surely Allah is still the ever-living and above all
@kingsiddiq4153
@kingsiddiq4153 Месяц назад
Even leaving Islam is blame on Somali men, when Somali women want things to go there way and they get divorce they are some of the most bitter women In the world they even result to marrying out or worse leaving Islam! You guys have big issue and it’s your arrogance!
@Hassanwest
@Hassanwest Месяц назад
Where did you get name duleesti you are wrong I know you work with fatxiye absiye and west galbeedka
@AK-lk6hc
@AK-lk6hc Месяц назад
@Hassanwest you guys will even accuse the prophet Muhammad of working for galbeedka if he goes against your falsehood. This trick is overused. Get a new one
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Месяц назад
​@@Hassanwest Duleyste Weynadey ooMagafe Ah Waa Adoo Kale kabax meesha ok nocagas oo kale logama baahna 🤑
@Hana-997
@Hana-997 Месяц назад
​@Hassanwest😂😂😂😂
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Месяц назад
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@AbdirahinomarGedi-ls1ez
@AbdirahinomarGedi-ls1ez Месяц назад
Ilahey qalbiga diintena haku soko amin ya rabi mida kale diinta islamka haddey nin dartiis kuga baxday diinta islamka anaga u bahan sida cuntada ugu bahay cuntada i no bahanin
@Sahra881
@Sahra881 Месяц назад
Gabdhaha waa gabdho yar yar oo wadan reer galbeed ku nool weey u fududahay in markii la dhibo diinta iyo dhaqanka isku qaldaan, ilaaheey ha soo hadeeyo.
@aishashire5391
@aishashire5391 Месяц назад
Habo you right diinta alle ayaa soodajiyay qofna malaha allana kaala xisaab tamaya alle hanoo kaadayo adigana ❤❤❤
@zahrahashim2870
@zahrahashim2870 Месяц назад
Marka horeba in diinta iyo dhaqanka la isku xiro ayaaba khalad ah kaligeed ma ah kuwa badan baa dhaha qof dartii ayaan diinta uga tagay. Haday ogaan lahayd in qofka aduunka ugu nasiib badan uu yahay qofka muslimka oo qalbiga ilaahay ka aaminsan diinta kama ay tagteen Allaha hanuuniyo
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Месяц назад
MASHA ALLAAH WAA RUNTAA WAA KUGU RACSANEY RAYIGAAS
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
Naagtaan ayadaa afkeeda ka sheegtey waliba muqaalkan dhexdiisa inay shalay ninka waalidkeed uga go,day oo aysan xitaa abaheed la hadli jirin sababtoo ah ninka lama uusan rabin kadib markii la iski soo dhacay bay aabaheed soo xasuusatey miyaa dee asba xaq buu u lee yahay siday shalay warkiisa uga dhago adeygtey inuu asna ka jeensado waayo ayadu waa qof weyn oo qaan gaar sidee qof shalay labadii dhashay ka ku soo caasiyey uu hormar u gaarayaa oo hadana wali isla saxan ilahay ha soo hadeyo xaqana ha tuso koley diintaan qofna uma baahna dadku ayagaa diinta u baahan sida cuntaduba aysan anaga noogu baahneyn ee aan anagu ugu baahanahay
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Месяц назад
Masha Allah Waa Runtaa
@barwaqobahjacooking3263
@barwaqobahjacooking3263 Месяц назад
no matter what yesterday what she did, your daughter is your daughter yesterday tomorrow and today always you. have to be protected for everyone here.
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
@@barwaqobahjacooking3263 I know but you have to know Note that this does not make her leave her religion
@Blessednaz_
@Blessednaz_ Месяц назад
I'm not trying to justify what she did, but that girl, if you've seen the rest of her story, has been abused and disowned by her family before leaving the religion. Her mom was abusive to her, and when she sought help, the community always sided with the parents.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Месяц назад
If that is the case than its horrible!
@nafisamohamed6251
@nafisamohamed6251 Месяц назад
Ayaan
@nafisamohamed6251
@nafisamohamed6251 Месяц назад
Hi
@Demurrrrr
@Demurrrrr Месяц назад
Thank u for seeing her 🥲💔
@shamcena7314
@shamcena7314 Месяц назад
Allah ha soo celiyo gabadha yarta ah
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Месяц назад
Saxah walaahi baaye alle baa Quraanka ku sheegay Diinta Islaamka kooxh kooxh bay dadku u soo galayaan Ilaahay khaatumada kheyr ha noogu qatimo Adiga oo Muslim ahaa all your life baa markii aad dhimaneeysoh baa gal nimo ku Birin
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 Месяц назад
She wronged herself ISLAM IS ALLAHS RELIGION ALLAH DOESN'T NEED US, WE NEED ALLAH ALL THE TIME. MAY ALLAH GUIDE HER.
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 Месяц назад
Allahuma barik fadxiya u look beautiful and shining this days
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Месяц назад
Heavenly Aud & Attar Candals Shipps Everywhere❤️🎊✌️ +1 (647) 687-7528
@AnisaAli-vz1yf
@AnisaAli-vz1yf Месяц назад
The number one issue is we should learn the Quran and learn your rights because Islam protects you ladies.
@Amalhirad320
@Amalhirad320 Месяц назад
Absolutely true Duleyste
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Месяц назад
Ilahay Hayna sugo 🤲
@hafsasaleban
@hafsasaleban Месяц назад
mashallah you so glowing
@Zakhiya
@Zakhiya Месяц назад
Suxaanallah illaahay hasoo hadeeyo
@zeinabhassan3351
@zeinabhassan3351 23 дня назад
Diinta ilaahay baa lehe hakabixin oonaar hadooran Ninwaadheli laakiin
@Ustaad402
@Ustaad402 Месяц назад
Ala habo fadxiya mama ogid miyaa in Europe marriage registration eysan sameyn gabdhah wadanka iskama registration ayado single ugu diwaan gashan bey dhalan ha dhowna boyfriend baa iga dhalay bey dhahan ifur markey dhahan dowlada uma dacwoon karan dhanka dowlada isma qaban waana dhibka ugu weyn ee duleyste oga faa,iido in hal wadan labo ku guursado qaldad badan baa jira habo
@Hassanwest
@Hassanwest Месяц назад
Register for what? We are muslim we don’t have to register for marriage we have deen we don’t care about gaalo system and west
@bestrong5233
@bestrong5233 Месяц назад
hassan gaalada wadamadooda waad u carartaan oo la idinkama karo markii system kooda dantiina kasoo horjeesto waa system gaalo miyaa, mida kale yaa daran in gabadh eey ilmo dhasho kadibna dhahdo boyfriend baa iga dhalay iyo in maadama wadankii ey ku noolyihiin system loo galiyo in la qabo yaase diin ahaan dambi ah Illahay duleeste waa noo kashifay 😂😂
@mustafeab7311
@mustafeab7311 Месяц назад
Diinta waanka baxay ku yeh oo yaa dhib ku qaba dadkani horta miyanay ogayn diintu in ay iyaga dan utahay laakiin aanu ilaahay ubaahnayn haday ku jiraan iyo haday ka baxaanba
@asliabdi3848
@asliabdi3848 Месяц назад
Haa wlhi
@SucdiQadiijo
@SucdiQadiijo Месяц назад
Asc habo sethy taas waa sax gabadha haday barato diinta ninka ma is haynayan sababto ah way ogtahay waxa qaladka ah iyo waxaa saxda ah marka ninmanka somaliyad gabdhaha waxay kudhibateyan aqoon la .aanta
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Месяц назад
Sax diinta soomalida waa afka uun inta badan ayagoo balaaya qasaya ayay iskadhigayan dad fiican
@user-so8yj8dh8z
@user-so8yj8dh8z Месяц назад
Wakusalamay ❤️
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 Месяц назад
Ina cabsiye❤
@lailanur9090
@lailanur9090 Месяц назад
Sabahanlah
@user-dn5gc2qv7e
@user-dn5gc2qv7e 9 дней назад
Tiinta islaamka waa nasteexo markii dhib kuhysto ayadaa lagu cararaa oo lagunastaa ee inay kabaxdo maaheen runtii dumarka guurka waa lagu ciilaa lkn Bashar kula siman caradiisa allahii ku abuuray loogama tago alle hasoo hadyeeyo
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Месяц назад
Allaha soohnuniyo intii luntay intii iimaanka kadaciifay anaga kamid mahay Gabadhas weyjiraneyd qof diinteda nin nacay uga baxday hadey fiyobeyd waa maangabneyd nin katagay ayey cadaabti ale kadoratay
@Khayr73
@Khayr73 Месяц назад
Subxaanalaah
@Hanaa_MuslimaYemen
@Hanaa_MuslimaYemen Месяц назад
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis amongs, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~~«««~~♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~~♡~♡~♡~♡♡...,,,,..،،،.+﴿>>>>
@zaynabmohamood9985
@zaynabmohamood9985 Месяц назад
May Allah help w❤my sister
@fawsiyohundur3075
@fawsiyohundur3075 Месяц назад
Taxi waa jaahilad Somalië Un baa u fudud yahy
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Месяц назад
Tani ayadaa luntey marka waxay rabtaa in lala lumo,
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 Месяц назад
@@saydiiofow1335xagay kuluntay?
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Месяц назад
@@lazyanimal1341 nin weyn baan ahay ayada iyo idinkaba waad abaabulan tihiin qorshaa idinka danbeeya camalkii ibleeyska uu ku bixin jirey PHD ga ayaad heeysaan oo ah kala dirida qooysaska soomaliyeed waa camal naarta lagu galo ka joogsadaan idin lee yahay, lacagtaan leydin ku siinaayo
@abdisamriye8049
@abdisamriye8049 Месяц назад
Wax kastoo ku dhacay mey eheyn in ey diinteda ka baxdo nin adane muxu ku shega ilahey in ey Talon Sarato Bey ehed
@FosiyoAynab-ek7zs
@FosiyoAynab-ek7zs Месяц назад
Asc wll xageekahel. Borodhagtiga waxan Joga Jigjiga
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Месяц назад
List ka ka eego gacalo. Comment section ka halka ugu saraysa
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 Месяц назад
Diinta Alla iskaleh nin malahan naag walbo 6 bilood yurub joogto diinta kabaxay kuleedahay ewalad laan dhaceeso aheed dhal dhalaalka aduunka ku qaaday
@user-rf3so1js2t
@user-rf3so1js2t Месяц назад
2017 ayey wadanka ka tagtay
@sweetuntamedsoul4045
@sweetuntamedsoul4045 Месяц назад
God bless You Habo Fathia 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏻👑🫶🫶🫶
@leilaahmed3588
@leilaahmed3588 Месяц назад
Oo awal ma asagaa soo muslimayey. Waali weynaa
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Месяц назад
لا حول ولا قوة الا بالله
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 Месяц назад
Gabadhan 2016 ayay timid Norway.lkin dhib familka ah aya daaqada kala baxay
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
Ayadaa tiri waalidkey baan ninka ka doortey walal qofkii ku dhalay markad ka cararto qof walba wuxuu kuu arkaya qof aan qiimo lahayn oo meel uu u laabtana lahayn
@lazyanimal1341
@lazyanimal1341 Месяц назад
@@Inasuldan1235lakin walidku inay cunsuriyeyan wiil somaliyed qabil dartis oo lo dayriyo gabadhi saw fuxshi maha. Si ad uxun ayay uladhaqmen gabdha ninka somaliyed qabilkisi awgis
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
@@lazyanimal1341 walal taas horta ma aysan kala cadeyn inuu qabiil loogu diiday iyo in kale lakin qofku inuu waalidkiis ixtiraamo ma aha wax laga baryayo tan ogow hadii aad waalidka ka soo go,do xitaa qof aad raacday qiimo la,aan buuna kuu arkayaa iyo inuu wuxuu rabo kaa sameysan karo
@user-pw3hm8wh8c
@user-pw3hm8wh8c Месяц назад
way qaldantay allah ha so hadeeyo furiinku wuu fududyay haday kaa go'ontahay lkn bishuruud waa inaad celisaa meherkii sidiii asxaabiyadii nabiga csw u tagtay waxu ku yidhi suubanuhu celi meherkii uu ku siiyayay diinteenu waa nasteexo qasabna ma jiro
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 Месяц назад
@@user-pw3hm8wh8c haa walal tan kale aayad quraan ah baaba ka hadleysa labada is qaba hadey is fahmi waayaan inaysan xumaan ku kala tagin ee si wanaagsan ku kala tagaan oo aysan gogoshooda ka sheekeyn midba midka kale ilaahay aayado badan buu uga hadley xaasaska iyo furiinkaba suurad xitaa suratu dalaaq la dhoho baa jirta Sidoo kale suratul baqarah ilaahay ayado kale ayuu laga hadley Dadkenuna diinta aad uma baran
@aytoahmet9343
@aytoahmet9343 Месяц назад
Kuwa tan dhagaysta ayaan kayaabay akh akh
@marianwarsame1010
@marianwarsame1010 Месяц назад
Asc abaayo kama furi karo wadamada weystiga sababtoo ah sharcigooda waa in uu kuu iman karin lkn masajid kasta oo muslin fiican joogan way awoodan
@omadada100
@omadada100 Месяц назад
diinta ma ninba leh waxa hanaga dhadhicin gabadhay.
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 Месяц назад
From frying pan into fire, maxay ka carartey maxay u carartey,
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 Месяц назад
Jiheeye ayaa isqawiyey 😂😂😂
@ahmett5979
@ahmett5979 Месяц назад
Dulayste khaniis ah nama matalo dabadiisa ha ilaashado
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂 alla maxaad iga qoslisay 😂😂😂
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 Месяц назад
Iska aamus habaryey waxa jiro matihid adoo nimanka cadanka soo xaraysanayo
@dhashisheekhisaxaq9514
@dhashisheekhisaxaq9514 Месяц назад
Siday uu fol xuntay bay uu caqli xuntay diinta iyo xijabku iyada uu baahan ee dinta caqli xumo iyubay kala tagtay naag caqli leh uma eega dinta xita hadad qof dumara tahay wax fasaqad la yidhado iya jira oo nagtu ninka way iska fasaqi karan adna beenta iska daa dhulku loma diido gabdha inay diin bartan siyaay xaqoda uu radsan wayo hablaha iyo wilashuba duqsiga quranka way wada bartan ama reerha aan waxba haysan iya wilasha geeya iskolka si aay reerka wax ugu bartan aay uu bilan inkasa fikirkasi uu ficnayn mida kale anigu meshanu ka nimo iyo waqtigayaga wilal iyo gabdhaba iqkolka way wada dhigtan mala waqtigagi iyo waqtigi siyad bare iya gabdha la gumaysan jiray ilay adiga yidhi waqtiga iyan xamar joogay
@najladawiil9268
@najladawiil9268 Месяц назад
Habo salaam Gabadhan kaliya ninka furay ugamay bixin diinta, dhibaato badan ayaa xaga reerkoda Ka haysatay abuse ayay ku hayeen yaranteedi caruurta kala laga jeclaa marka ay nin Ka raacdayna wakaa isaguna saas ku sameeyay ciilba hayay Subhanallah dad diiintada looma nacee Stress ayaa haya Alle haka dulqaado habo aynu u ducayno
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Месяц назад
Illahay Ha soo Hanuuniyo Iyada iyo kuwo Badan
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
BEENTA jooji!! Abuse, iyo waxan aad ku hadlayso , xagaad ka keentay?? Hooyadeed iyo Aabaheed🎉IYADAA ka carartay oo ninkan raacday!! Kajoog baa kaga waayey!!
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Месяц назад
Waa laga xanaajiyay Miskiinta.
@hamdinur9382
@hamdinur9382 Месяц назад
Ninka ayadaa kadaba carartay oo waalidkeed jartay markey isisoo dagaleen ayay diin iyo waalidkiiba masa bidatay
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад
Gabadhan sidey dadku leeyihiin wey ku cusubtahay qurbaha. Waa gabdhihii shalay jawaanaada iyo indhashareerka xidhnaa ee diinta looga dhigay gabdhihii xaragada laga xaraantimeeyey weeye xaqjirnimadaa ayeey ku soo kortay intaa ku soo le'kaatay inay diinta siibto sida maryihii lama yaabani. Illahayoow Somali xaqjirnimada iyo dadkan diinta foolxumeenayya ka madhi.
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Месяц назад
Kuma Cusba!! Anagaa naqaan!! Beri hore, ayey uimaadeen! WADANKIISII baa lagu celiyey!! IYADAA soo noqotey!!
@user-so8yj8dh8z
@user-so8yj8dh8z Месяц назад
😂😂😂😂😂
@CambaroAli
@CambaroAli Месяц назад
@fathiya radio waa nacas, dhaqan somalida maxay diinta uga baxaysaa. She can go to any non somali masjid and get divorced. The other thing is that this girl doesn't even know the legal process of the country she is in. it's harder for a woman to get divorced in the Norwegian legal system. It's easier for women in Islam to get or request divorce.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Месяц назад
😂😂 did she just say diinta somalida ??? Really?
@ogeysiscafimad8935
@ogeysiscafimad8935 Месяц назад
Dumarka qurbaha ayaa rafaad ku jira xaga furintiinta waxaad ku adkaye wadaad somaliyeed. Lakiin diinta Islamku way fududaysay. Gabadhu in ee ninka iska furto si fudud.
@MarshalWais
@MarshalWais Месяц назад
u firsada hada fathia waxay iyaada ka danbaysa oo qoto qoto u faafinaysa walahi ee iska ilaaaliya habartan walan
@ifrahmahamoud8054
@ifrahmahamoud8054 Месяц назад
Diintu ma xijaab latuura 😂 Cawaan miyaa wuxu Doqon 😂
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Месяц назад
SHADAYN BA WALAY QOFKA DIINTA KA TEGAYA GABADH BAA LA ISHEGAY TIDHI ILAHAY MUXU HOOYADAY U DILAY OO DIINTA INTAS UGA BAXDAY MARKAA QOFKA MARKA SHAYDAN WALAYO WUXU DOONO U SHEEGAA DIINTA ILAHAY BAA LEH LAKIIN NIN BA KU FURAY BAAD UGA BAXAYSA WAA WAAALI GALADUBA WAY FURAN DUMARKOODA MAXAAD FAAIIDAYSA XAGEE TEGAY EE BILA FURNINA SHAYDANKA AYAA IDIN QURXXIYAA XUAMNTA DADKA GAALAABAYOW DIINTA BINU ADAM HADAA U HAYSTAY DARTIIS MARKA HOREBA WAD KHALDANAYD DENBIGIINA DIINTA HA NISBAYNINA KUWA GALOOBAYOW
@mustafanur7363
@mustafanur7363 Месяц назад
Soomaalida xumaan ayaad ka fidisaa, kolba mid kharaaba ayaad wax nooga dhigta. Bilaa dhaqan baad tahay.
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Месяц назад
Fariid Diintii Nimanka ayaad ka baxday Guuleyso Alaah nimanka Ayuu jecelyahay Naagi diintaa waxba kuma leh
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Месяц назад
Bulaa Diin Adiga ag sida aad u hadlayso. Acuudubillah
@kaphizoothmani1117
@kaphizoothmani1117 Месяц назад
​@@FatxiyaCabsiiyeChannel somalida gaaladii ba ku so badatau😢😢😢
@AbdirahinomarGedi-ls1ez
@AbdirahinomarGedi-ls1ez Месяц назад
Subxanallah subxanallah sida waa ku galowday ilahey rag iyo dumar way u siman yihin
@hanajama1812
@hanajama1812 Месяц назад
Subxaan Allah 😮
@hanajama1812
@hanajama1812 Месяц назад
Subxaan Allah 😮
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 Месяц назад
😂 😂 😂 @futa futeentu
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Месяц назад
😂😂😂
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Месяц назад
Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom Ealing Borough London +44 7404 996516 Ruqiyo Layla South London +44 7538 579481 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Sweden: Saadia Osman Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Nairobi, Kenya 0722997917 Australia Ifrax +61 405 591 442 Turkey +905013296778 Garowe: Trendy collections Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center 0907635086 Jigjiga +251 91 574 4595
Далее
SIDEE KU ILOOWA JACEELKAYGII HORE
12:59
Просмотров 1,5 тыс.
Мужчина С Золотыми Руками 💪
0:42