Тёмный

DUMAROW ISKA JIRA QISADAN CML. 

Hamda Home Decor
Подписаться 110 тыс.
Просмотров 41 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

29 янв 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 406   
@kowsarabdiqafar9632
@kowsarabdiqafar9632 Год назад
Qisadaan anigaa modaa inaad iso dhigtay walhi 11sano ayaan garoob ahay niin maraykan ka imado ayaa 5sano ila daba socdo mihir xad hada ayaan uyara jilcay lkn hada hadaladaada ayaa i adkeyay alx mana dhaceyso inaan yeelo i.a gabadhana ilahay qalbiga ha uqabojiyo
@maryancusman7472
@maryancusman7472 11 месяцев назад
Abayo mcney hayelin wayo hadu kujeclan laha makudhixi lahen an ismeher xadno ❤❤❤💪🤲
@Mahamedomar256
@Mahamedomar256 Год назад
Macalimadayda xikmada badan barashadaada kuma khasaarin marwo sharaf badan aqli badan xikmad badan aniga iyo gabdho kale oo badan hormood ayaad noo tahay wallo qali hore uco ha nosqaamin waligaa❤❤❤❤❤
@safaoog8689
@safaoog8689 Год назад
Abayo qofka su kasta u jeceshahay haka yeelin meherkaaaga qariso. Gabadhaaasi ayadaaaa dhibkaa isku keentay how u yeelin meher qarsoooniya. Alle qalbiga. Ha u qabowjiyo
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Год назад
Xigmad waa u dhalasho Mashaallah Allaha kuu siyaadiyo
@fartunadan5510
@fartunadan5510 Год назад
Alxm Abaayo mcn ani Gabar ban ahay hada talayonkaga wa I anfacan wlhi gabdhan wan uso duucanay si niyada inasha allh ani wax ban ka faiday Abaayo mcn mahdsaniid ❤❤❤❤❤🥺 wlshyn wan uso duucanay Rabigay qalbiga ha uqabojiyo Abaayo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥲
@queenasra1432
@queenasra1432 Год назад
Sharafbadan Allaha kudhowro malintan kubartay faa'iidada bartay Allahii ikaabaray ayaan umahadcelinaa Alx yaa Rabi
@yuuuuga1
@yuuuuga1 Год назад
Qalbi 🥰🥰🥰
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
@@yuuuuga1 Asc walalo waxan donaya inaan si gooni ah kuula hadlo please 🙏 halkeen kala so xadhidha
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Год назад
@@yuuuuga1 aad Iyo aad bad U mahadsan tahay walalo!
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 Год назад
@@yuuuuga1 thnks xabiibti gmail kayga wakana kan commentiga aan kasoo qoray Queen Asra waa gabadhayda keeda kuwa gabdhahayga wiilashayda kuli ayad subsiiga tahay Alle dartisan kujeclahay wadna iga kasbatay dhiragalisadaydiyey
@bilanmedmoussa476
@bilanmedmoussa476 Год назад
اللهم أعطيها القوة والعافية
@dahabofarah1480
@dahabofarah1480 Год назад
Kuli khaladka oo dhan dumarkaa leh meeqaa loo sheegay lama guursan karo wali la aan waligeen ma saas baan u ooyaynaa dimaroow Diinta barta oo ilaahay aan ka xishoono inagay dantu noogu jirtaaye
@phaizacaptain281
@phaizacaptain281 Год назад
Xamdiyey wlhi intaan ku bartay wax weyn baa noloshyda iska bedelay ilaahay hakaa abaal mariyo mcney❤
@rodanasser4067
@rodanasser4067 Год назад
Wll qudbo siro guur maaha wana lagugu inkiri karaa sida gabadha ku dhacdy marka hore cadho rabi ku dhacdy isagana walaga jaraya qiyamada u gabadha u gaysty insha allh ninku si kasta haw xumado lkn hadu sharaf kugu gursado waliga waxba kama qaadayo ninka family haka qarin please 🙏
@hodish128
@hodish128 Год назад
Am happy to see you again habibti 💗💖💖
@fadumayusuf134
@fadumayusuf134 Год назад
Waxa alla mahadi hadi aysan uur uyelan family planing xiratay nin warabo waye amin ma galo qalbiga allaha u qaboojiyo dhibku gabadhas u geestay asne way ka go.an thy
@saciidoahmed4727
@saciidoahmed4727 Год назад
Ilaaahey Qalbiga ha U qaboojiyo Nafteedana ha oga reeebo Waa musiibo Wallaahi Yaaaan Aminaaa Heee illaahoow Adaan Ku tala Saaranay Yaa rabbi🤲🏻🤲🏻
@xaliimoxuseen7754
@xaliimoxuseen7754 Год назад
اللهم اشف انت شافي لا شفاءك لاشفاء ك سقما
@almaazcollection889
@almaazcollection889 Год назад
wlhi anay igu dhici gadhay qisadaso kale 2022 Alhamdulilah ilahay ba iga badbadiyay🤲
@fardowsamohaz6087
@fardowsamohaz6087 Год назад
Allow gabdheheena somaliyeed melkazto jogaan ku nabad yeel🥰
@Somfamilyfun
@Somfamilyfun Год назад
Sheekadad iyo advice kaga way iswatan masha allah ❤❤❤😢😢
@aishahassan4772
@aishahassan4772 Год назад
Qudbo siro waa xaraaaaaam gabdho dhaga yeesha 😢 Yaa rabbi gabadhaas qalbiga Uqabooji oo badal khayr qabbo siii Ogaadase hal khalad oo gashid baa nolashada dambe u baas baxi karta xbibatii diinta barta ayada idin illalin oo rabbi isku xirra
@womenwithprincipal5175
@womenwithprincipal5175 Год назад
Nin waaad jeclaan kartaaa waana la khiyaaami karaaa, laakiin iiska Hayb ayaan ku Aaminay Walee Walee waa Hanyari Yaa ku yidhi Nin soomaaliba Naago kala jecel.
@fatushey8006
@fatushey8006 Год назад
Qudba siro waliga lama galo😪Nin Amin maleh 9hda dheshe hdu public ka dhigeen by dheh ayadana qalbiga Allah u qaboojiyo gabdha Alxm hdu ilmo kaas dhale caloosha u galin nafsigana wakaso baxaa kaas🥺Nin walal ina ader qabiil maleh saa hore u shegtay kan ku wanaajiyo sharaftada ilaaliya ku ku qabiil ah hamdiyey😂
@salmamohamed6840
@salmamohamed6840 Год назад
Hamdi qalbi dahabteyda❤❤️‍🔥
@arfataldalali1780
@arfataldalali1780 Год назад
Deeleedahay hadhahin
@arfataldalali1780
@arfataldalali1780 Год назад
Deen hadii leedahay mayaaleheen
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 Год назад
ani hada waxaan ahay ardayad dhigata jaamacad waxaan soo qalin jabiyay anooyar siiba 17 jira ninaa wuxuu nafta iiga qaaday aan kuqudbo siraaysto ani waxaa lii waday markaas america wali iima soobixin lkn iisoo ducee inuu allah iifududeeyo markaas asi wuxuu lahaa saan nin laguu siin saada iihilmaamin aan ku mahersado alx waxaan ahay dadka madaxa adag waan diiday ilaahada waxaan iraa alx illaheey ijacelaa markaas cilmiga aan leeya maleheeyn hada maskixiyanaan ukoray lkn markaas waxaan udiidaayay amaa gabarnimadaada weeydaa waayo ayadaa wax walba iiga muhiimsaneed dhanka kale waxaan ahay curud aabaheey iyo hoyadeey waxaana jeclahay inaan walaalaheey iga yar wax uqabto ala maxaan niman lacag igu sirarabo aan diiday allah haiisiyaadiyo madax adeegeeyga wax kaloon dhaho maaqaane 🤲
@cazaamcabdalla8617
@cazaamcabdalla8617 Год назад
Mdax adega marbu waxtaraa
@samiirosagal5637
@samiirosagal5637 Год назад
@@cazaamcabdalla8617 hhhh haa waan mahdiyaa wlhi
@maryanhassanabdi5911
@maryanhassanabdi5911 Год назад
xppti inshllh rabigeen waa caadil ee istiqfaarta badi, wn ku so ducayn illhy dhibka haka dulqaado 🤲🤲
@aishamohamed6531
@aishamohamed6531 Год назад
Qiso aan arkay xalay wiil aan in badan zxp aheen oo ahaa wiil aad uwacan ayaa si lama filana xalay i dhahay aan qudba siresano naxdinta aan qaday ilaa hada wax ba iga qaldan waligay kama filen wlhi 🥺🥺🥺marka ragba aminad malahan anaba taa kugu raacsan
@ruqiyocali4002
@ruqiyocali4002 Год назад
abaaayo qudbo siraba guur la aaan ii dhaaanata waa waana fiican thanks xabiibti alaaah ku xifdiyo ayadan alaah qalbiga uqaboojiyo
@umuhanii
@umuhanii Год назад
My all time motivation lady
@amalomar3628
@amalomar3628 Год назад
Ilahay qalbigeda ha u qaboojiyo asagana aduunka aduunka Allah ku ciqaabo subxanallah ilahay qalbiga ha uqaboojiyo subxanallah
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Год назад
Alla qalbiga ha u qaboojiyo gabadhaas, waa xanuun marka qofaadan kaba qiyaasi karin ku hagardaameeyo, allow xifdi gabdheheena, wiilashana noo hanuuni oo noo hagaaji, xaasaskana isku barakee oo xuquuqda fahansii. Xamdiyeey xul baa tahay 🥰🙏🥰🙏
@caashocrixmaanyusuf4454
@caashocrixmaanyusuf4454 Год назад
Xamdiyey qalbigaa ihuray wllhi markaa muqaalka dawaday walashay iga yar soo xasustay markaasaan cod oohin iyo canaan isugu jira uduubay magaca yuutubkagana udiray waxn ku dhahay sodaawo hoogaan abaayana qalbiga allh ha u qaboo jiyo aamiin yaa allh
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 Год назад
Gabadhuhu guurka hortii haday baran lahaayeen shaqsiyada raga qaar gabadhiba kuma hamideen inay sawjad unoqoto Ilaahay qalbigeeda ha qaboojiyo maskiinta
@sihaamabdi1588
@sihaamabdi1588 Год назад
Sheekadaba waxa ka mcn hadalkaaga mashallah🥰
@khadramohamoud3526
@khadramohamoud3526 Год назад
Subaxanalhi marki horeba gur an jogin gabdha walayadeeda su meher u yahay De waba run o meherka waa qalad xaga ilahayba gurkaga wa inu ahado mid ku salaysan kitabka ilahay iyo sunada nabiga marka Isha alhu waxba kama xumanayan Waxan qodba sire mabafahmayo anigu wlhi
@ishraqyasin
@ishraqyasin Год назад
Assalamu calaykum Xamdi abaayo! Wallahi aad bay caloosha iiga xanuuntay abaayadaas, laakiin waxaad iga gaarsiisaa; waxaan ku dilin ad adayg baad ka qaaddaa dheh. Ninkaasna (nin in la dhihi karaba ma aqaane) markuu kitaabka Ilaahay been ugu dhaartay ayuu wuxu yahay cadeeyey. Shakina kuma jiro in adduun iyo aakhiraba looga jari doono! Abaayana Ilaahay ha garab istaago oo soo kabasho dag dag ah ha siiyo🤲🏽❤
@sowdaahmed6917
@sowdaahmed6917 Год назад
Allah ugargaro wllshen qalbigeda Allah uso celiyo amiin
@faadumoabdullahiibrahim5006
Allaha caafiyo ,oo qalbigeeda allaha u dajiyo weydhacdaa hadhahdo waa aduunyo ,aduunyo hadaa joogto waxwalba waad arki ilaa wajiga illahey mooyee,hadey arinkan dhabyahay alla wax oge alle haka warsugto dhawaa ama dheera badilnimadi uusameyey misana ku dhaartey wlhi inuu waayeeyni abaalkeda dulmiga uu sameyey Alla kajaaseen ee digriga alle habadiso maqadeyso insha allah, mahadsanid walaashey adigana.
@sadohassan3831
@sadohassan3831 Год назад
Subhanallah
@UmmHamza_12
@UmmHamza_12 Год назад
Subhanallah 😮
@sabirinmohamedebrahim1318
@sabirinmohamedebrahim1318 Год назад
Subxana allh waa.aduun nuuc kale ah. illhy qalbiga ha u qabojiyo abayo
@aaminapintudaahir7009
@aaminapintudaahir7009 Год назад
Masha allah wll allaha ku xiftiyo
@UmuRayan-
@UmuRayan- Год назад
Nin Oo dhan ma wada xuma abayo lkn aduunka waa imtixaanka Allah dhan walbo Oo ka imtixamaa abayo hadee thy caruur, lacag , guri, shaqo, guur marka iyada uma ahan kii u wanaagsanaa Allah ba fashiliyey ninkaas xumaantisa abayo Allah qalbiga ha u qaboojiyo Allah ha isku xirto dhabaata kasta ku so marto waqtiga ku dhamaneesaa ❤
@fadumoladan
@fadumoladan Год назад
Mia role model Allow ku xfdi xamdiyy wllshey❤
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Walaashey mcn allaha kuxifdiyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
@iqrohusein7194
@iqrohusein7194 Год назад
Waa Munafaq Alahana So Qabto ayadana Qalbiga Alah uu Qabojiyo
@faizahassan3607
@faizahassan3607 Год назад
Allah qalbi ha u qabjiyo Abyo please usheeg inay Allah swt isku xirto.. Saliga Nabiga.. Suratul Baqara iyo istgafta badi dheeh Asgna Nabsi ba sugaya HasbunaAllah waa Nima wakeel haku dhafaado
@anabosman7722
@anabosman7722 Год назад
Masha Allah keep walahey that true
@shariifomuxumed2113
@shariifomuxumed2113 Год назад
ilaahey qalbiga ha kuu qaboojiyo yaa rabbi abayo
@thegoats274
@thegoats274 Год назад
Subxaanalaah ilaahoow sharka naga qabo iyadana qalbiga ha u qaboojiyo
@nijaj9157
@nijaj9157 Год назад
Subhana Allah dumaroow nin ba ha aaminina plz. Bal hadii dhihi laheyd ima qudba sirasatid oo hadii la isku ogaan lahaa Mxaa ka halaabi lahaa
@muuna8
@muuna8 Год назад
MASHA ALLH ABAYO WAAN JECLAAHY MUUQALADADA
@elizaabdllahi9085
@elizaabdllahi9085 Год назад
Hamda abyo Alle ha kuxifdiyo ❤
@Ramlo275
@Ramlo275 Год назад
Alle qalbiga ha uqaboojiyo gabadhaas adina thanks mcney love you 😍😘❤
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Год назад
Allaah ducadeda haka aqbalo😭🤲🤲🤲🤲 Allaaah kulama warejiyo qali
@leiladheeman_1
@leiladheeman_1 Год назад
Asc Xamdi abaayo waxaa tahay dhiirigalisadeena hore u soco. Maansha allaah ❤ ❤❤❤❤
@umumeysara223
@umumeysara223 Год назад
Masha allh ilahay haku barakeyo mcnto kuma waayo la talidaysay
@munaahmet3570
@munaahmet3570 Год назад
All qalbiga ha uqaboojiyo wlhey waan ilmeyey wan uduceyn inshallh quraan akhristo ku dheh
@zamzamosmanomer248
@zamzamosmanomer248 Год назад
My role model
@Navaaabdi
@Navaaabdi Год назад
waaaw manata ana ugu horeeyo
@misslucky2768
@misslucky2768 Год назад
Hablo ilaah hano dhawro hana na xifdiyo, mid ogaado qubsiro waa danbi markaa wax aanu Alle raali ka ahayn familkiinana ogayn yaan la sameen. Ilaah hadaa isku xirno xumaantana ka dhawrsano waxba inama helayaan❤
@maryanmuxumed4051
@maryanmuxumed4051 Год назад
Mshaallh 👑 dhirigaliyaa hamdi aana u horee ya
@zeinabadan4372
@zeinabadan4372 Год назад
Ilahey qalbiga hauqabojiyo,ameen
@hamdaapdeksheekh4877
@hamdaapdeksheekh4877 Год назад
Ilhy qalbiga ha u qaboojiyo miskiinta❤😢
@deeqodagan3243
@deeqodagan3243 Год назад
Alle qalbiga ha u qawoojiyo abaayo wlhi waa qiso xanuun badan 😭😭
@aminomohamoud4444
@aminomohamoud4444 Год назад
Masha.Allah
@cabdiwalinasta1468
@cabdiwalinasta1468 Год назад
Maasha'aalah Walaal allaha ku dhowro, een Xageee lagugula wadaagikaraaa Sheekada barnaaamijka ila tali🌫🙇🏻‍♂️😍😍😍
@ayaanmaxamed2263
@ayaanmaxamed2263 Год назад
Lkn meher xad ku awalba so xaran ma ahayn xbbti we wax ledahay
@nasriinmohamed3851
@nasriinmohamed3851 Год назад
ilahey gabadhas maskaxdedi ha uso celsho yaa rabi 🤲🥺
@hayattqueen3287
@hayattqueen3287 Год назад
Masha Allah abyo mardhow kusobiry wana ka helay vedioydada dhirogalinta ah waanka hely
@amiishaahmed9865
@amiishaahmed9865 Год назад
Subhaaanallaaah! Illaahay hayna asturo.
@aminaa8098
@aminaa8098 Год назад
Hamdi qurux💜
@muna7893
@muna7893 Год назад
Thanks Abaayo ❤❤❤
@maandaarchannel544
@maandaarchannel544 Год назад
Allaha qalbiga udajiyo abaayo anagana allaha naga ilaaliyo manaxayaasha
@awoqali4151
@awoqali4151 Год назад
Waa dhibta qudba sirada subxanalah
@hanihanka9528
@hanihanka9528 Год назад
Waa shekadi safiyo tusmo o kle waxa gabadha ku dhacay xaqeda allaha kasosaro
@hafsahassan5010
@hafsahassan5010 Год назад
Wlhi jararacya ika kacday waxan irah ma aqan ilhy qalbada ha u qaboojiyo trauma daran ba so garty wlshen ilhy qalbika io maskaxda ha uxasiliyo. Btw abyo xamdi garbasarakan aadbad uku so baxeysa masha Allh😍
@fartuuncadarey902
@fartuuncadarey902 Год назад
apyo qalbiga allah ha kuu qaboojiyo mcn
@Bahjaa1
@Bahjaa1 Год назад
Xasbunallah wanicmal wakiil badso walal Rabbi kuma mooga qalbi alle haku qaboojiyo
@amranabdikarimomar4475
@amranabdikarimomar4475 Год назад
Qalbiga Allah u qabajiyo walshen
@dheeman350
@dheeman350 Год назад
Nin waa jiraa naagaha edeb daran seed xiligaan la joogo 2023 la joogo qudbo Siro xaaran Ine tahay wa la ogyahay Hadi ninki ku dhahay xaaran wa runtiis runtu wa qaraar tahay naag kasta sharafteede ha ilaashato nin cadaw ma jiro hada diintada ilaashato naagaha iyaga isu cadaw eh jooojiya qiyaaliga gabdho
@ayannurguhad1417
@ayannurguhad1417 Год назад
Subaxanallah wlhi waa qalbi jab😢
@shugriaxmed8236
@shugriaxmed8236 Год назад
Sharafey ku jecliyaa wax badan ayaa ka fa ideestaa alle haku dhowro
@sweetrollin
@sweetrollin Год назад
My sister may ALLAH be with you 😢
@halimaahmed1844
@halimaahmed1844 Год назад
Thank you abaayo he could be sixirole adkarta aqriista allah isku xir naftada haligin quran aqriso suratulbaqrah
@quenniha4550
@quenniha4550 Год назад
Farxad an dhamad lahen alle ugu barya 🤲😭
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 Год назад
Ilaahey qalbiga ha u qaboojiyo
@hodanabdillahimohamed4678
@hodanabdillahimohamed4678 Год назад
Wllo alle qalbiga hakuu qaboojiyo wlhi waa arin xanuun badan 😭😭😭
@rahmaabdullahi9786
@rahmaabdullahi9786 Год назад
Abaayo xamdi gabadha qalbiga ilahay ha uqabojiyo lkn wlhi ano islaheyn ku takso qaladkeda usheegi abaayo qudbo siro wa xaram midakale xamdi waxad kuso celcelisay xita hadad wax qarineysan cadeyn mel dhigta abaayo anku saxo Runtu wa dawo qudbosiro wa xaram wlhi ilahay ka cabsada sida saxda ku guursada
@fatushey8006
@fatushey8006 Год назад
Illhow calafka no wanaaji ya rabi❤️🥰
@xafsaahmed2285
@xafsaahmed2285 Год назад
Hamda Qurux Alle ha xafido gabdha somaliyed
@Rahmamukhtar
@Rahmamukhtar Год назад
Ax sad story 😢 Ala hamdiyeey ninka hala so bandhigo Abayooy si gabdhaha kale ugu dhicin sidan ya rabi na xafid😭
@munahilwa9490
@munahilwa9490 Год назад
@Rahma Muktar xbbtii waa Qalad in Qof kaso bandhigo Sawirkisaa Tanklee Dumarkaa xta iyado og Ninkii sidaas yelay ahay hdana Kuraban wxuu yahay marka Dumarka qaar waji maleh Blse ma ahan in laso bandhigo Qofkaaz
@dheeman350
@dheeman350 Год назад
Sabab looso bandhiga qudbo Siro waa xaaran diiniyan shalay ayada ogolaatay maanta hade aragtay Inu nin xun yahay balanti Uga baxay kaliya ka dhaqaaaq furiin ka qaado shalay guurki ma cidiisa ogeed sabab hada u dacweene
@dheeman350
@dheeman350 Год назад
Naagaha wa cadaw waana runtiis maante Hadu ku xumaaday wexe u dacweene halagu ogaada naagtisa kalene ha xanaaqdo oo qoyskiisa kale haka burburo
@awoqali4151
@awoqali4151 Год назад
@@munahilwa9490 Haa wlhy wll hada lasoo bandhigo mid kale ayaba soo xareysaneysa wll ayado og noloshisa oodhan
@asliali5210
@asliali5210 Год назад
Hamda qurux aad kujeclahy mcney dhiragalisadeyda🥰😘
@laylaluul3397
@laylaluul3397 Год назад
Subaxanallaah yaa rabi walahi dhawac xun ayuu ugalay ilaahey maskaxda haubadbadiyo walashey mcn 😭😭😭
@fardowsaabdullahi8946
@fardowsaabdullahi8946 Год назад
Dhirigalisadeyda Allah kudhowra love you too much
@aliyahbeauty6547
@aliyahbeauty6547 Год назад
Thank you so much really hamdaay ☺😚🤩❤
@layloxaaji2569
@layloxaaji2569 Год назад
Allahaa ha uga dacwooto maalin allaah ayaa ceebeeyn doono gabadhane waxa aan kulatalina in eey saliga Nabiga scw badiiso iyo suuratul baqarah natiijada weey arki doonta qalbigane wuu udagidoona insha allaah
@ishwakali4441
@ishwakali4441 Год назад
Allaha caafiyo abayo
@shukrinurre4447
@shukrinurre4447 Год назад
allah qalbigaa hauqaboojiyo nabar xaqdaro aakudhacay nabsigeeda allaha kasoosaro sidagdageh insha allah
@barwakoh1767
@barwakoh1767 Год назад
Qudba siro waa xaaran walashey ilmaha kudhashay wacel maaha diiniyan
@caishoomar4139
@caishoomar4139 Год назад
Subxana allh subxanah ilhy bayo qalbiga ha ku qbo jiyo
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi Год назад
Ilaahay SWT hablaheena qiimaha badan ha xiftiyo
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Год назад
waleeeeeeeee tantan maaaaaaaa heedheh lagaa dooqoo jeclaaaday malaiskakaaaaajiraaaaaaaaaaaaaa. yareeydaaaandumaroooo iyaaaaaaah sacabbadan miyaaa lagu farxo tantan mashaaaaaaaaaaaaaalah
@salmasacad1976
@salmasacad1976 Год назад
Subxaanlaah rabbi hau gargaaro gabadhaas isha allah waxba ka qadimayo caafimad keedan rabbi hau xifdiyo 😔😢 nacaskana illahay ha soo qabto
Далее
MAXA KENAY CAYDA RAGAN??
18:58
Просмотров 30 тыс.
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 132 тыс.
ЗЕНИТ - РОСТОВ: обзор матча
01:03
Просмотров 137 тыс.
Brawl Stars Animation: PAINT BRAWL STARTS NOW!
00:52
UNO!
00:18
Просмотров 2 млн
Caqabadaha gurka iga somaray?
16:57
Просмотров 49 тыс.
Gabdhow kaca saan macqol miyaa ??
17:45
Просмотров 13 тыс.
Nolashada quruxso . Qolka kamila kordahab
10:41
Просмотров 16 тыс.
1884 - قصة وحش داخل إمرأة!!
42:07
Просмотров 652 тыс.
AAD AYUW I CAJAB GALIYAY. QOLKA .
22:14
Просмотров 13 тыс.
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Просмотров 50 тыс.
CASHO QURUX BADAN ANIGA XAJIGA
8:45
Просмотров 25 тыс.
1885 - قصة لوحة الرؤية!!
38:31
Просмотров 553 тыс.