Тёмный

DUMASHIDEY I DISHAY MARNA I SUMEYSAY ANIGOO UMUL AH🙄 

Caaliya Sharif channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

#QisooyinkaSomalidaQurbaha

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 157   
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Год назад
Asc my abaayo walaahi sodohdey janatulfardowza acllaa allaha gurigeeda hakadhigo illaahey idankiis waan uduceeyaa marwalba sidaan ujeclaa allaha janadiisa ha ula jeclaado amiin insha allaah
@sagalhaashi1483
@sagalhaashi1483 Год назад
wallo wan kuxisay walhi malinte dhow jeer Ayan firiya inad wax sogalesay ❤ Allah darte Ayan kujeclahay anigo aqon kulaheyn Qof wanagsan ayaa tahay Allah kubarekeyo adiga iyo carurtada 😊❤
@Queenjiija
@Queenjiija Год назад
Canbuurkaga aad ayuu u qurxoon yahay masha allah ani xitaa kalarkas wan jeclahay
@Hanna-fl7le
@Hanna-fl7le Год назад
Subxanallah dadka noocaas ah waan aragnay allaha naga xijaabo shartooda
@somalimom1012
@somalimom1012 Год назад
Caaliyo dumaashi masaakiin ah ayaa jira ogow aniga qiso igu dhacday dumaashiday walaalkeey qabo tay igu dhigtay wallaahi waaka gaabsaday markaan kagaabsaday intay aragtay abaayo dadka way isku dhacaan maxaa isku aruurisay maahi qof jecel isqabqabsi iyo muran alhamdulillah waan karaystay
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 Год назад
Caliya sharaf. Qali dumar.boqoradena taha...MashaAllah Allah ya barik. Waan kusalamaya iin badan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ you walashey from USA.
@Tasniim1
@Tasniim1 2 года назад
Caanooleey ma’aha waa cambuur qurux badan. Ma Sha Allah caaliya Cadeey waa kusalaamay macaanto.✋
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
Tasmiinteyda 😍 iska waran xbbti qaali adiga iyo family ga dhamaan
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Caliyo xiix iyo maax wan qofban uga jawabay wan qiyasay
@Tasniim1
@Tasniim1 Год назад
@@Caaliyasharif waa kuu fiicanahay dhamaantayo walaashay qaaliyeey.ilaahay mahadii ayaan qabnaa. Idinkana khayr iyo barako ayaan Eebe idiinka rajaynayaa bi’idni Allah.
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Год назад
XasbunaLaah.wanicma.wakiiLan
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Год назад
Subxaanallah dadbadan oo waalan ayaa soomaalida ku jira subxaanallah ilaahow dadkayaga caafi😢 she seems crazy!
@caashakhaliif8694
@caashakhaliif8694 Год назад
Abaayo gabadha agoonta haysata isaga leexo,kuwa warkeeda raadinaya ayagu haraadsadeen.
@sumadqaran
@sumadqaran Год назад
Qof wax badan laga faaiudayo ayaad tahay Masha Allah
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Год назад
Walaahi waa wax laga xumaado dadka qaar baa bahal ah abaayo ❤❤🎉
@daljecel123
@daljecel123 2 года назад
Your dress is very nice And you look beautiful walaal and I like the colour ❤️❤️🇧🇬
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Thank you salwa xbbti❤️
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 Год назад
Subxaanallaah. Haday qisadaan run tahay ninka qabo waa nin wanaagsan oo caaqil ah.
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Год назад
Waa.canbuur.qurux..Badan.Dumaashi.waa.xuntahay.weLigeed
@umuqaali8031
@umuqaali8031 Год назад
Maasha allah caaliya cuud caaliya cadarey soo dhowow waa noo goysay beryahaan ugaasada RU-vidka dumaashi waa xaasid naceyb ayaa lagu ibtileeyay aniga naceybka ay iiqabaan iyagoo qaarada yurub ka yimid ayey carruurteyda xabad nacnac uma keenaan xaqa allah tuso
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Год назад
M.a. allaah hakubarakeyo wuu qurx
@amiraosman5350
@amiraosman5350 Год назад
Greetings from Gardo caaliya🥰
@hodanmuhumed6079
@hodanmuhumed6079 Год назад
Waan ku salaamay habo waan ku taageer aad ayaan u jeclahay sheekadaad illaha ha ku xafido
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Walaahi abaayo naceyb ma jiro ee waxay rabaan iney wiilkooda u taliyaan, meeshii ay rabaana u jeediyaan, qof weyn oo kaa koray inuu warkaaga maqlo ha ka sugin ilaa mid doqon ah maahine
@siyamali5524
@siyamali5524 Год назад
Mashaallah walal Wan jecelay shekoyinkaaga so badi I m from jibuti
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Thanks xbbti😍😍 Aniga Aabey ayaa reer Jabuuti ahaa dadka waan udinka jeclahay😍😍 almost 30 years ayuu deganaa DJIBOUTI 🇩🇯
@lailafarah2575
@lailafarah2575 2 года назад
Mashaa Allah Caaliya qurux dharkaaga iyo adiga oo dhan baarakallaah
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
Thank you carfoon🥰
@farhiyamohamedsiyad1520
@farhiyamohamedsiyad1520 Год назад
hhhhh Allha qoftaan maxaan ka helaa wallhi I like the wey u toke the truth
@lailafarah2575
@lailafarah2575 Год назад
@@farhiyamohamedsiyad1520 say maashaa allaah
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 года назад
Waa Soomaali iyo caadadeed nin iyo naag is jecel haday arkaan way sixirtay iyo wuu u taliyaa belaayo uun bay sheegaan . Tan walaalkeed ma iyadu aroosi lahaa?
@fardousayousef9572
@fardousayousef9572 Год назад
Mansh Allah ilahay naga qabo xasidka dumashii wa duli runtii bismilah
@zamzam5255
@zamzam5255 Год назад
ANAA DUMAASHII FIICAAN WIILASHENA GABDHAHA AAY QABAAN WALIIGEEY MAA MAGIIN AADNA ULAMAA XIRIIRO HADEEY DHAQMAYAAN OO WALAALKEEY FARAXSAN YAHEEY MAXAA II DAABA DHIIGEEY DAADKA NOLOSHOODA LAMAA GAALO
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Год назад
Wcs wallo macan Caaliya Sheekadaada iyo Sida aad u dhigto waan jeclahay
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Год назад
Waa naag waalan maxa dumashideed tusey alla dadku dhib badana iyaga in loo fiicnadey rabaan lkn gabsha dumeshida in la xumeyey raban hora loo yiri kor biliseed kabo isma dheera 🙏
@hodmanibraheem4718
@hodmanibraheem4718 Год назад
😂😂 caliya wa farid
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Год назад
Miss you habo , your dress is stunning ❤
@umuiqlas1810
@umuiqlas1810 Год назад
Caliya sharif abaaayo dumaria somalida maqaan waxa iskusaliday xasad ayay iskuyihin dumaro iskunaxariista alaha idin raxarioste
@nijaj9157
@nijaj9157 Год назад
Sodoh haba kadaba shaqeese dumaashi Mxaa waa layo. Ha u xumaato ha u samaato asagaa qabo walalkee ani eedanimadaa iga badan. Waxa isku keenayo ma fahmin. Ani Alhamdulillah dumashidee salaan ka badan iskuma darsano sidaas naga badan
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn Год назад
You always beautiful Masha Allah sheekada sun halisku dilo Miyaa subxanalah thank you sis 👍👍👍👍
@salmacadey7548
@salmacadey7548 Год назад
Bisinka naagta xasisanaydaa
@ajmalmohmed7347
@ajmalmohmed7347 Год назад
Dumaashi wa masiibo balaayada
@zizizukar1621
@zizizukar1621 Год назад
U r always gorgeous hbo mansha Allah😇🙏👼 🥰
@ruqiyadihad3624
@ruqiyadihad3624 Год назад
labiskakaga iyo aduguba waad quruxubadanatahay good job
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 Год назад
Masha Allah Caaliya sharaf dress kaga wa high classic so beautiful 🥰🥰🥰🥰 aniga dumashi albaabka kaxirtey balaayo qabtada dulmiley waaye bananka iska mariya waalid ma ahan isku mid tihiin waxa donta dhihi kartaa iska dhiciya victims haunoqonina iska dhacsha dumaashi
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Dumaashiyaashu kheryqabooyin uma badna waa naago horrible ah badanaa
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 Год назад
@@Caaliyasharif caaliya sharaf haaa walaahi wa xaqiiq dhacdo badan dumaashi naag lagula qabo we kadaran tahay sida udhaqmaan wa ka yaabey
@zamzam5255
@zamzam5255 Год назад
ABAAYO MAASHA ALLAAH AYAA TAHEEY ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO
@mahadmohamed3102
@mahadmohamed3102 Год назад
Alia asc waan ku salamay aniga wan ku jeclaaday
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 Год назад
Subxanlh tasi wamusibo dumashimahee
@Akp83366
@Akp83366 Год назад
Dumaashi malihi Alxamdulillah
@fadumomaful3973
@fadumomaful3973 7 месяцев назад
Subxanalaa soonali waa tagen
@inaahmed289
@inaahmed289 Год назад
Shekada hodan noso ogow please 😅
@hassanosmanomar920
@hassanosmanomar920 2 года назад
Asc walashey qaali dumarey Caaliya shariif waan ku Salamay Boqoradeena👑
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
Waan kaa qaaday xbbti❤️
@fatumahilowle5770
@fatumahilowle5770 Год назад
Abayo adiga ma ogtahay ina naga qosol sist🥰🥰🥰🥰🥰
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Год назад
SOO DHACYEEY . SALAAN SARE QUEEN
@dekasabriye9158
@dekasabriye9158 Год назад
Caliyo shekoyinkaga wa jelhy London kula joga ina is argno waye inte dagantahy
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 Год назад
Xanta fresh ka ku jecelahy oo waliba runta waad qurux badn tahay inader noso badan qof qof naceb hadad aragto waa qof asaga naftisa naceb allah kacabsiga kuyaryahay
@samiraige4360
@samiraige4360 Год назад
Xasbiyallah wa nicmal wakiil. Siduu qof sidaas ugu xumaan karaa oo dad shar ula dooni karaa ? Suxbaanallah
@arawelo9504
@arawelo9504 Год назад
Dumashi waa masibo 🙈😳
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 года назад
Hooyo caaliyo daf baad nasoo tiri waan kaa qaadnay salaanta moomiiii caafimaad ku noolow 🥰🥰🥰🥰
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
🤣🤣🤣🤣😍La ima filaneyn saacadaan yaah🤣
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 года назад
@@Caaliyasharif haaa maam xili dhexe baad timi lkn anaga wukiii dhameystaaa nahy hadda nahy team war jecli 😃😃
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 2 года назад
@@istahilosmanabdi9190 ❤️❤️❤️❤️
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Caliyo habarka ka bilow inkar qabihi dhalay e uga tagay
@ifrahmohamed1653
@ifrahmohamed1653 Год назад
Oo walaalkay haduuna naag tiisa jeclayn ma iyaduu guursan lahaa nin ka waa loogu talo galay naag tiisa inuu jeclaado waayo walaalkaa inuu dhaqmaa fiican oo wax kuu dhalo
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 Год назад
Hodon sidee aheed iyo sida ay noqotey ismalahan alle hasoo hanuuniyo aniga walaakey xaaskiisa madaxa ayey iisaarntahay waliba caruurtiisa inaan koriyo ayaan jacalahay hal wiil ayaa iladhashey allow iidhaaf
@sharifanoor3367
@sharifanoor3367 Год назад
❤❤❤❤❤
@faizaali2889
@faizaali2889 Год назад
Amiin
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Год назад
Scw scw Scw scw scw ❤❤❤🎉
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 Год назад
acudubilaah nagtu xoog badnaa maxaa dumashided daba dhigay
@saadiyaibrahim1832
@saadiyaibrahim1832 2 года назад
Hbn iyo maalin chanelkaan maka baxo wlhi war jecli lee intaas because wax xaqiiqo ah noosheektaa we love you sis😍😘💋❤👍🇸🇴
@farahcasowe6346
@farahcasowe6346 Год назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zuuzbaari7908
@zuuzbaari7908 Год назад
Gabadhas dulqaad bay lahayd aniga malintay isumaysaa davweyn lahaa
@AbdirashidJamac-uq4ro
@AbdirashidJamac-uq4ro 2 месяца назад
Kurus baad tahey ma cidlaad la jiifta
@shahinnor9889
@shahinnor9889 Год назад
Lookin gorgeous , i like yo dress
@hubaalali834
@hubaalali834 Год назад
Oo bani aadam nocaasna ma jiraa ilaahow adaa qaadir ah
@sahroabdullahi9935
@sahroabdullahi9935 Год назад
Yaaa rabii 😭😭😭
@musexusen3482
@musexusen3482 Год назад
Wll horta adigu ma xaas ayad tahay mise carmal
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Subxanalaah 😭
@simanaliali335
@simanaliali335 Год назад
Allah xasid sana umu miyey sumesay lagu siqaad dheh maxeey kadile
@hodanmohamud9540
@hodanmohamud9540 Год назад
Waa jac iyo mac xii iyo maxaa mahaa
@saynabise1085
@saynabise1085 Год назад
Naagta in la furo weeye wiilkun waa doqon
@sahrahaji5749
@sahrahaji5749 Год назад
Waakusalamay caaliya erayga aad isticmaasho xiix iyo mac waxaa lagu yiraahdaa mac iyo juk
@farhiyobile7323
@farhiyobile7323 Год назад
Walh aniga xajigey walashiis ima arki karto caruurteyda xataaa majeclo ma aqano waxay igu aragtay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Cajiib! oo maxay caruurtu u dhimeen🤔
@umuisraachannel1198
@umuisraachannel1198 Год назад
Caliya abaayo qisoyinkada waa jeclehe noso badii malin waliba noso duub qisoyinkada hunguri yuqyuq ha nagu ridine 2week kadib nagajoji malin waliba halagu arko
@aaminoziciid4074
@aaminoziciid4074 Год назад
In hooydey qurxsan ♥️
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
😍😍😍😍
@gineysaid4801
@gineysaid4801 Год назад
Thank you sis 💞
@amalahmed7254
@amalahmed7254 Год назад
Caaliya ka Waran dumaashida ilmahaaga eedadee
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Masiibooyonka ayay ka mid tahay🤣🤣
@fathiyaomar2517
@fathiyaomar2517 Год назад
@@Caaliyasharif 😂😂😂😂😂😂
@samsamduale7721
@samsamduale7721 Год назад
Mid xaafdeeyd degene baa saas kle ah master dartiis Derek kugu dir yaa arkel naar naar ka maseeeri aan waxab dheeren
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 Год назад
Waxan is waydiiyaa NAAGkasta oo SOOMALI ah DUMAASHI iyo SODOH ayey neceb tahay TOLOW Ayada DUMAASHI ma aha ama SODOH inay noqoto ma rabto.
@salmacadey7548
@salmacadey7548 2 года назад
Caliya hada wan so jeeda caawa waa dhafray Garowe jogaa Awal fiidkii baa sexan jiray ilove caliyo❤🥰🥰
@barliinbaashi5110
@barliinbaashi5110 Год назад
Anas kula mida
@salmacadey7548
@salmacadey7548 Год назад
@@barliinbaashi5110 ❤❤🥰
@ruuneyhaaji924
@ruuneyhaaji924 Год назад
Shekadaan 2 meel ayaa so wax kiyihiin waayo wadan sharcilex qof sun dad kujiin karo majiro teeda kale muqayada kamira kujirto been malisku sheegi karo
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 Год назад
Caaliyooy waxaad ogaataa qofka xun meelna kuma fiicna eedo yabo sodoh dumaashi meelkasta waa ku xun4 yahay.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 Год назад
Dumaashiyihu iney xun yihiin waxaan ogaadey anoo yar waana mucjiso aduun oo haysata hablaha soomaaliyeed intooda badan.
@somalimom1012
@somalimom1012 Год назад
Abaayo Caaliyo gabdhaha lasoo guursado qaarkood wallahi ayagaa xun ogow taas
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Somali mom hal dhinac bay ka egtay waxay ku xiran tahay shakhsiga badana guryaha nagta dadkeda ba joga
@xafsogacal1651
@xafsogacal1651 Год назад
Haaa taas waa xaqiiq lkn laismaba baro ta walalka qabo io ta ninkaga ladhalatyba shida la aan waa lanaaxa
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
@@xafsogacal1651 ama walalka ha qabo ama ninkada hala dhalato wa un dumashi lakin caliyo waxay ku kobtay Mida ninka la dhalatay afrika marar qar daruf ba dadka isku gaysa guri kasta nagta dadkeda joga tasiba mayna shar ahayn
@onabeat6352
@onabeat6352 Год назад
Xiix iyo maax=mac iyo jug.
@Faraxzan1234
@Faraxzan1234 Год назад
Ala gabadhu dulqaad badnaydaa masha Allah
@Amaalgelle121
@Amaalgelle121 Год назад
Hhh hodan online wlhi xanba haygu ahaatee qisoyinki ay noga shekayn jirtay oo caadiya bay nagu samaysay halkan waxan uga ducanayaa ninkii kadhintay isagu wajigeda dhabta ah wuu yaqaanay ee inagaa baranay hada gabadha saan u jeclaa & hada wajiga ku arkay ismaleh warkeeda naga daba gee alia sharif illaahow noodanbi dhaaf hodan hada aragto qoral kayga icafi waxaad doonto ahow lkn somalidu meelkasta iyagaa kasoori
@nuura7449
@nuura7449 Год назад
Hodan kaso hadal plz
@cabdimaxameddaahir3960
@cabdimaxameddaahir3960 Год назад
Waakusalaanay.maacaan
@cabdimaxameddaahir3960
@cabdimaxameddaahir3960 Год назад
Wuuwanaagsayahay.gacamahakoruqaad
@happyfamily4677
@happyfamily4677 Год назад
Where have u been this days? New video?
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 Год назад
naagaha ayaga aad isku neceb sohod mise dumashi number one enemy waye yahuu.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
😁😁😁
@_Khaalid
@_Khaalid Год назад
Noola soo dhakhso sheekada wax kaloon kaa faa,iiday ku farximayaan u maleyne....! Cadho bikh ahay.
@abdirahmanjama9384
@abdirahmanjama9384 Год назад
Sacdiyo bal waran
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Год назад
Ha soo raadin walasheey Qaali iskada abaayo Mida kale #Caliyo E-mail keeda keen bal inshallah Asc.
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h Год назад
Naa dumaashi waanahey weligeeyna ma xumeynin gabdhaha wiilasheena wabaan orod adigaa xun
@umuaisha694
@umuaisha694 Год назад
Naa iska caliye family lahyena akhase
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
😁😁😁😁
@user-nk7bq5kn3h
@user-nk7bq5kn3h Год назад
Naagaha wiilashe qabaanba qaarbaa xun oo reraha wiilka arki karin yaahuu meeqana usoo sheegney
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Год назад
Wcl abaayo ❤❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Год назад
ANIGU WAXAAN LEEYAHAY DUMAASHI FIICAN
@zahramustafa6760
@zahramustafa6760 Год назад
Asc dumaashi walaalka qabo aan ku arki kari kuna sixirtey ka waran abaayo
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
Waa nasiibo sharteeda allavha ku mootiyo
@hodanc6255
@hodanc6255 Год назад
Sahra wixi igu dhacay bad ka hadle
@hashashahmed2922
@hashashahmed2922 Год назад
Aniga sodohday hooyo labaad bey itahay
@gineysaid4801
@gineysaid4801 2 года назад
Wcsm abaayo
@casalasal6466
@casalasal6466 Год назад
WCS WR WB HABO QAALI WAAN KU SALAAMAYAA HABO ALLAAH AYAAN KUGU DHAARSHAYE HODAN ONLINE ISKA DAA WAXBA KAAMA HAYSATEE NAAGAHAN WARKA JECEL AAKHIRO KU DIFAACIMAAYAN WAXAAN WAA DULMI ALLAAH AYAA 4 DUMAR AH U BANEEYEY NIMANKA CALAF CID JOOJIN KARTA MALAHA HODANA UGUMA HOREYN NAAG NIN REER LEH GUURSATA QOF WALVA FAMILKIISA DIB HA U EEGAAN IMISAA KALA AABE AH PLZZ HABO HODAN DAA
@amalcabdiqadir338
@amalcabdiqadir338 Год назад
Naa Naga aamo 4 lahaanee
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif Год назад
@casal Nin Xaas leh oo 5 caruur yaryar leh waa la guursan karaa laakiin in Xaaskaaga soo fur la dhaho waa dembi waana ceeb😏
@ASMRTISTLAND
@ASMRTISTLAND Год назад
Sixirku waa jira naagahana qaarbaaxun oo nacibreerka ninka walaalkay xaaskiisa maaxan looga masayra waaba lagu farxaa reerka walaalka walaalkay maxaan kaga masayraa maana guursanaya
Далее
Dora was kidnapped and then… 😨 #shorts
00:18
Просмотров 2,8 млн
GUURARKA Say Walaahi IYO SODOHYADA SOMALIDA😏
12:50