Тёмный
Caaliya Sharif channel
Caaliya Sharif channel
Caaliya Sharif channel
Подписаться
Soo dhowoow Mudane iyo Marwo Somaaliiyeed
Xuska Shiikh C/qadir Jeylaani😅😅
1:01
Месяц назад
Комментарии
@fardusali2771
@fardusali2771 2 часа назад
Hhhhhhh wa in qabilkaga layaqano, Haye oo Rulka udejiyey.
@SacdiyaJamac-z9q
@SacdiyaJamac-z9q 3 часа назад
Waa iga nasiixo qoortaada iyo cowrada inta muuqata qarso qof weyn baa tahey wixii aan danbi aheyn noo sheeg oo kheyr ku jiro Ilaahey heynagu anfaco dhaman teen
@anabbashir2678
@anabbashir2678 3 часа назад
7 caruurara ayay
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 часа назад
Nin Daarood iyo ku Isaaq ha ka sugun inuu ku raaco Salon 😂 Wayna saxan yihiin maxaa gaynaya meelaha naagaha lagu qurxiyo.
@ninaa7968
@ninaa7968 4 часа назад
We love you habo
@hindisac7758
@hindisac7758 4 часа назад
❤❤❤❤
@bamiiman8891
@bamiiman8891 4 часа назад
Masha allaah waa sidda odaygaygo kale goob goob dhashay ❤❤❤❤ i love ninkaygay
@abdijama1984
@abdijama1984 4 часа назад
Maashaa allaah caaliyoo quruxbadan hore usoco❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 4 часа назад
Jacaylku ha’ waaro ❤
@fabu2526
@fabu2526 5 часов назад
Waa meel hoogtoo ba’aday qabiil dad liita oo gang ah baa ku qaraabta wadankii sooomaaliya la oranjirey. Hawiye Daarood baa burbursaday.
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 5 часов назад
Anigu nin marexana iqaba alx horta salon ima raco lakin wu iso Adega
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 3 часа назад
Lama sheeg sheego 😂😅 Ilaahay ha isku kiin daayo
@kaltunfarah1006
@kaltunfarah1006 3 часа назад
@@ekramabdirahman3746 mahadsanid Maya waxay titi raga Mr oo dhan romantic Maha waxna Kumar qabanayan
@leilamohamed9758
@leilamohamed9758 5 часов назад
Markaan ku arko caaliyo shariif waan iska qoslaa ilahay amarkii ❤
@ashaoali8020
@ashaoali8020 5 часов назад
Caliya Sharif anaa xubuka
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 часов назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@foozia426
@foozia426 6 часов назад
Caaliya rutaan ku jeclahay nooloow ❤
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 6 часов назад
Cirta jug leh
@najmoapdalle470
@najmoapdalle470 6 часов назад
Msha alhaa tabarakalhaa ❤mamii hore u soco 🎉
@ubaxismail6285
@ubaxismail6285 6 часов назад
Waa runtaa Caaliyo abaaye dadkii xishoodkii ayey ka tageen, ninkii/ naagtii shalay is amaanayey ayaa maanta is kala guraya waa ceeb iyo xishood la'aan taasi, adiguse la talisay hadii ay wax ku qaadanayaan wax walba sharafta ka xig saasaad shar ku yeelaneysaaye.
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 6 часов назад
Asc Caaliyo from D5😊
@sagalhaashi1483
@sagalhaashi1483 6 часов назад
Sheko marku imado kawar suga 🙈🙈🙈
@yurubshire3501
@yurubshire3501 6 часов назад
Please isoo quota ciwenka Gabadhii?
@khadijabin8262
@khadijabin8262 7 часов назад
Waa Loserad
@Hodaneey
@Hodaneey 7 часов назад
Masha tabaraka Nag fariida xaaalimo sirta Haka barato TikTok caanyo uun Familie ka waranta
@kadijaabdi3120
@kadijaabdi3120 7 часов назад
Umu sufyaan from Seattle
@yurubshire3501
@yurubshire3501 6 часов назад
Abaayo ciwnka umm sufyaan isoo dir❤
@Aasiyayr277
@Aasiyayr277 7 часов назад
Alla mxd legemad tahy qlbi saafi cidna waxba ha uraacin saas baan kugu wataa cadey kuus😊
@bmismail1299
@bmismail1299 7 часов назад
Kkk 😅😅😂😂😂
@bmismail1299
@bmismail1299 7 часов назад
Ok hayw
@bmismail1299
@bmismail1299 7 часов назад
Kkkkhh haye kkhhh
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 7 часов назад
Queen Caliya is not easy😂❤❤🫶🏼🥰🦋
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 7 часов назад
Ikraanteyda caashaqa waan ku salaamay qaali😍😍😍
@ikranfaiz3737
@ikranfaiz3737 7 часов назад
@@Caaliyasharif waa ka qaday gclo😍😍
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 4 часа назад
Absolutely!!!!’ She’s awesome.
@Umi-v7c
@Umi-v7c 7 часов назад
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@_Khaalid
@_Khaalid 8 часов назад
Never ever 😅😅😅 inaa kulasoo adeego 😂😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 5 часов назад
Hadde khaalidow ma adigaaba romantic ah inader🤣🤣
@_Khaalid
@_Khaalid 5 часов назад
@@Caaliyasharif 🤣🤣🤣 Anaa leeyahay dadka qaar ku sir maahee Maba samayn karo 🤣🤣🤣
@_Khaalid
@_Khaalid 8 часов назад
Noo soo uruuri anaguna aan qosolee 😂😂😂
@_Khaalid
@_Khaalid 8 часов назад
Caadi maaha 😂😂😂 waa inaa is baraxdaa
@_Khaalid
@_Khaalid 8 часов назад
❤❤❤
@user-vz9qv8zw2r
@user-vz9qv8zw2r 8 часов назад
Qabiil dad kuwaashal asal xalaal maahan
@aragsanuj
@aragsanuj 8 часов назад
Caaliya Shariif Allow an ku waaayin🥰🥰🥰🥰
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 часа назад
🥰🥰🥰🥰🥰 amiin my beautiful ❤️💐
@degmoahmed8477
@degmoahmed8477 8 часов назад
Xan jecliyaa nimco jookar iyo ilka casan mooday ka wrn caliya wan ku taageera from caasimda duriyada kaasoo salaamaya ❤
@aragsanuj
@aragsanuj 8 часов назад
Aaliya shariif Xantaada week dhan was sugaaa 😃😃😃Deeqa mama noo keentay
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 7 часов назад
🤣🤣🤣🤣🤣Haa mid Khatar ah baan idiin soo wadaa walaahi deeqa ku soi suga
@khadijaali2562
@khadijaali2562 8 часов назад
Quruxdaada MAANSHAA ALLAH
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 8 часов назад
Illahay amarkiis Garre nin ah oo ad wax u bartay o wadad ah ba gabar naga qaba lkn 2bo jeer ayuu naga dhamseeyey markii loo tagayna waan idin xirin kulahaa 😂😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 7 часов назад
🤣🤣🤣 Ma police buu ahaa
@sunari8818
@sunari8818 8 часов назад
Asc Calia Sharif waad ku mahad santahay shegooyinga aad noo soo gelisid, midka ku soo qoray bucbucana Ilaahey ka magal isha baxarka ayaan leyahay, anigu waxaan kugu jeclahay saad markasta u farax santahay salaan sare boqortooyo jir oo jog ayaamaha dunidu rabi ku qoray farxadna nolasha ku dhameyso.
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 7 часов назад
Xbbti qaali😍😍 midkaas Maba arkin hadaan raadin Miyuusan Mashallah Oran
@dahirawke9268
@dahirawke9268 8 часов назад
Asc lkn nin xaaskisa dhahayo saloonka meqaad kuleedahay waa baqiil maahan jaceel muu lacagta gabadha siiyo iyadu i ismaamusho lakin hada asagaa maamulaya
@sulthanoamanii2140
@sulthanoamanii2140 8 часов назад
Habo sheekoyinkaga wan u xararooda wlhi ❤😂
@jamamohamoud2665
@jamamohamoud2665 8 часов назад
Sidee looga ganacsadaa dareenkaaga? Markay timid Aalada Tiktok Waxaa soo shaac baxday arimo badan oo awal waysanaa fiiladii qaadi lahayd waxaana xoogaystay dagaalada sokeeye iyo is maan dhaafka bulshada Soomaaliyeed. Hadaba sidee looga ganacsadaa dareenkiina?. Qof dhalinyarada ka mid ah oo an waxba baran aqoon diimeed iyo mid maadi toona lahayn kana dhashay reer qansax ayaa wuxuu furanayaa "TIKTOK ACCOUNT" kadibna wuxuu bilaabayaa inuu ka hadlo qabiilka reerkiisu is hayaan ee reer sarmaan asagoo sheegayana Laandheerenimo balo ka dhacday iyo taariikho dagaalo horey u dhex maray labada qabiil kana fog xaqiiqda. Maalmo kooban kadib, wiilkii dhalinyarada wuxuu helayaa followers boqolaal kun ah oo iskugu jira reer qansaxoodii iyo reer qudhac oo is hayn yari dhex taalay reer sarmaanka uu meh ku qaatay (meh ku qaatay waa eray suuqiga Tiktok markay labo qof cay dharka isugu dhigtaan). Kadibna Adigan qoraalkayga akhrinaya oo Tiktok ama Facebook dhex ordaya ayaa Waxaa kuu soo baxay muuqal ciwaankiisu yahay "Hebelkii reer qansax oo karbaashay reer Sarmaan" waad ku dhufan muuqaalka xooga yar markaa daawato ayaad bilaabaysa inaad u riyaaqdo karbaashka, Cayda iyo Af-xumada uu Ina adeerkaa u gaysay qabiilkaas reer Sarmaan. muuqaalkii ayad soo share gareyn markiiba comments-ka qofka ugu af-xumaa Waxaa loo saarayaa qosol😂 waayo qofkaas laftiisu wuxuu raadinayay in la barto (Attention seeker). halkaa markay mareyso, waxaad ka mid tahay "Dadka dareenkooda laga ganacsaday" Sikale Hadan u dhigno Wiil dhalinyaraa oo Reer Sarmaankii la caayey ama la soo karbaashay ayaa Meh(dhawaqa Somalida Meeg) soo qaadanaya markooda waxaana intii reer qansax sheegay wax kasii daran oo aan qof miirqabaa ku hadli karin kusoo jawabaya reer Sarmaankii. Dadka ku abtirsada reer sarmaan oo dhan ayaa u Wada riyaaqaya af-xumada wiilkooda laandheerahaa isla markaasna Waxaa laga ganacsaday dareenkooda laakin maysan fahmin. Tusaale kale aan kusiiyo, Waxaa la soo dhagsadaa game Tiktok dhexdiisaa oo u dhaxeeya Reer Qansax iyo Reer Sarmaan. Qolo waliba waxay diyaarsan koox la yiraahdo deeq bixiyaal ama Gifters oo labada qabiil ba ka mid ah. Habeenkas Waxaa la dirayaa boqolaal kun oo dollar la soco hadda labada game-ka ciyaaraysaa kun shilin ma haystaan hal habeena waxay ku heleen midkiiba $40,000. Deeq bixiyaasha iyo daawadeyaasha ba waxaa laga ganacsaday dareenkooda Dadka sida dareenkooda laga ganacsaday Hadda si fiican ayaan iskula fahamay soo maahan?. Qof maxkaxdiisu Caadi tahay maku qanci karaa reer qansax Adaa ka wanaagsan maadama gamekii Tiktok looga adkaaday? Hadda waxay mareysaa Heer Nairobi dad lagu qafaasho kadibna muuqal laga duubo laguna faano in qof maskiina lagu goobto garaowe ayadana ficilo fool xun ayaa ka dhacay waxaana sameeyey labada ficilba dadka dareenkooda laga ganacsaday. Sidaas si lamida Siyaasiinta Soomaalidu waa qanacsadeyaal markay xilka doonayaana qaab qabiileysan ku doona markay danbiyo waa wayn dalka iyo dadkaba ka galaana Waxaa difaaca dadka ay dareenkooda ka ganacsadaan. _Ugu danbeyntii. Waxan talo kooban u jeedin lahaa dadka dareenkooda laga ganacsado waxaana oran lahaa Lacagta aad ku bixineysan reer qansax iyo sarmaan ayaa kala laandheereysan ilaahay waa kugula xisaabtami doonaayee almiina maad ku maalgelisaan caruurta reer qansax iyo sarmaan ee waxbarashadii awoodi waayey ama ku bixiya meel kale oo wanaagsan laakin lacagtaadu yeysan adiga sababtaada noqon? F.G. ha ogalaan in Dareenkaaga laga ganacsado.
@maammeee
@maammeee 8 часов назад
Caaliya adna mid guurso deee , adigaaba qoftaas kayar malahayga oo ilmo kugu hareeene 😂 bucbuc & badhina isku darsadaye 😂 Qosolkaa RU-vid-ka kula jirtidna hadii qolka jiifka lagula tago another level wye
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 7 часов назад
GARE qabiilka la dhaho oo gabadhu Amaanray baan raadin🤣🤣
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 8 часов назад
❤❤❤
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 8 часов назад
Ooma qasabaa inaan nolosheeyda kaliya kasheekeeyaa?wax kale kama hadlikaraqn miyaa
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 9 часов назад
Saasaa larabaa walee inaadcboqortooyo thy,yaaqay boqortooyo dulqaad laguma gaaro
@khadijabin8262
@khadijabin8262 9 часов назад
Naayuu kusixrin Gare waa sixiroolayaal
@hawomohamed507
@hawomohamed507 8 часов назад
Walaalay Gare dhan maxaa ugu gafee?
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b 9 часов назад
Qabiil waa kan qaaxda naguriday😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 7 часов назад
🤣🤣🤣🤣 waa dhab