Тёмный

Eid day 2 routine | ciid wanaagsan 

Nasteexo Channel
Подписаться 42 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@asamaaliabdullahi9939
@asamaaliabdullahi9939 Год назад
Qufka ugu horeeyo love saara iyo comment
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 Год назад
Masha Allah ilaah ha ku xafido caajiskan ha kaa dul qaado quraan isku aqri guriga ku shid Saliga nabiga scw iyo istqfaarta badso♥️
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 Год назад
Brocoli dhiigu so celiya khudaarta green ka uu kMid yahay sifiicN u dhaq jar jar biyo yer ku kar kari hadadan shiileynin cusbo yer ku biibi iyo oliver oil kudarso cun waxa kahelaysa fibre fiican❤
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 Год назад
Sister borokoli aa ladhahaa jikinka markaa samaysato ama hilibka kuhuuri lkn biyo dhan haku taaban huuris Lee kufilan inaba caadi maaha tijaabi sfxna isaga dhaq❤
@Naroora
@Naroora Год назад
Thanks abayo wa igu ogtahay
@nafisafarah9560
@nafisafarah9560 Год назад
Mariam gacacanteeda weey fadhisaa cilaan iyo makeup mashallah❤
@mariabella7190
@mariabella7190 Год назад
Kabsarta caag ku shub kor gali Intad wax karineysid bananka so dhigo hadey fuqi weydo mindi jabka rabtid uga gooso mahadsanid
@queenalmaz3534
@queenalmaz3534 Год назад
I'm first person keep going my sister nasteexa❤
@FatimaSiman-t6t
@FatimaSiman-t6t Год назад
Waa kugu hadalen dadkan ishadoda allah haka qabto abayo rutinka iska dhaaf wlhi naag walbo aqaano adiga guriga laga shekeya dadka masersan baa kudawado ogow shekoyinka sogali nag walbo gurigaga kashekeysan naago badan kamaseran ba aqaana taas waa qiimo dherthy guriga dadka ha udubin abyo mcn wn ku jecelhy
@samiraige4360
@samiraige4360 Год назад
Ma nololshan caadiga ah ayaa layskaga masayraya? Markaa nolol ba layskuma ogola miyaa Subxanaalah? Dadku inay naftooda ku mashquulaan ayay u baahanyihiin
@MiskiAbdulahi
@MiskiAbdulahi Год назад
Waa kuu xiise maalin kasto waa soo fiiriya inaa wax cusub soo dhigte ❤
@hauwamohammed9126
@hauwamohammed9126 Год назад
I like your videos but I can't understand what you are saying It would be nice if you could add English subtitles please 😊
@caishaakariim2901
@caishaakariim2901 Год назад
Brocoli ala dhaha abayo chicken aku samey san kartaa inta badan dadka diet ku jiro ayaaa isticmaalan keeep going sister ❤🎉
@ramloxasan799
@ramloxasan799 Год назад
Masha alah nastexo yar waanba ku hesta muqaladed ani
@IqroMohamed-r9s
@IqroMohamed-r9s Год назад
Mashallah
@sumayaahmed5264
@sumayaahmed5264 Год назад
Broccoli 🥦waa magacisa basatada Al faredho ku darso ama chicken marka samesato ku darso
@queenhayat9674
@queenhayat9674 Год назад
Welcome back Nasteexo 🥰
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk
@FartuunhusseinAxmed-kv1dk Год назад
Masha allah
@munaxusen7313
@munaxusen7313 Год назад
Haa sasan rabnaa de
@ismahaanxasan882
@ismahaanxasan882 Год назад
M.a abyo mln dhaweyd ku arkay qurx ley alle haku xafido
@katrinaothman549
@katrinaothman549 Год назад
🥦 broccoli la dhahaa abyo vitamins bdan ayu leyhy
@Hamdaofficial1
@Hamdaofficial1 Год назад
Kabaarta qeebta barafka ayaa la galiyaa saacad Ka hor banaanka so dhigo barafka wuu Ka baxaa thanks
@hamdaamiira7085
@hamdaamiira7085 Год назад
Saan u sugayey routine kaga✌️
@AmranCabdulaahi-g2g
@AmranCabdulaahi-g2g Год назад
Xbbti ❤❤❤
@ubahawil7051
@ubahawil7051 Год назад
Kabsarta ayadoo sideeda ah tiish ku duuduub caag ku rid qaybta hose gali makaa halaaweeso saas soo tijaabi
@mariabella7190
@mariabella7190 Год назад
Gabar kasto maryan ladhaho cilan le me sarta walashey wa sas cilan ayada no sarto
@malyuunabdullahi1819
@malyuunabdullahi1819 Год назад
Waxa u isticmasha salarka iyo qudar Lu dhex kare aad u fcnyahay ❤
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Год назад
Wcs waraxma abaayo waka khaadnay ❤
@Faatushfamily4504
@Faatushfamily4504 Год назад
Mash Allah abaayo isoboqo
@farxiyoindhoyare-cm1xn
@farxiyoindhoyare-cm1xn Год назад
Nastexoyy abyo videoyda sa u edit garaysoh naga caawi aad ban kulaa socodaye
@jazmiinpeaofficiall3019
@jazmiinpeaofficiall3019 Год назад
Naaa walalo away routine kii mise waad na nacday miyaa
@xamdic.rashiid7982
@xamdic.rashiid7982 Год назад
Abaayo maryan prank kuso samay
@fatimaaadan8837
@fatimaaadan8837 Год назад
Thnku mxan mudo bdn kusugnay
@HayattQueen-wv3zm
@HayattQueen-wv3zm Год назад
Ciid Mubarak nasteexo wan Nagle sodahdy
@itsmonnaa3075
@itsmonnaa3075 Год назад
Naayahe nasteexoy maxaa noogu ganbisay malmahan waji malhide 😂😂
@ifraaxmaxamuud1675
@ifraaxmaxamuud1675 Год назад
Abayo bariis isku kariiska ah soo samee oo cadi ah
@Savocheyyy
@Savocheyyy Год назад
Vedioyada san u sugaye lee😢❤
@daniel2624
@daniel2624 Год назад
nasteexo dagan ❤
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 Год назад
Nasteexo waan kuu xiisey xabibti 😰
@shankaronahmedshankaroon
@shankaronahmedshankaroon Год назад
Ina San no nacdo ma jeclty😢
@Naroora
@Naroora Год назад
Ala maya🥺🥺
@shankaronahmedshankaroon
@shankaronahmedshankaroon Год назад
@@Naroora Hanaga maqnan wax bdn alha ka qado cajiska 🥰
@faisaabdalla9889
@faisaabdalla9889 Год назад
in leyga hormaro ma jecleen lkn mnto klia ka mshquley lkn macalesh😭😂
Далее
Three NEW MAPS in Update 0.31.0 Nightmare | Standoff 2
01:48
МЭЙБИ БЭЙБИ - Hit Em Up (DISS)
02:48
Просмотров 334 тыс.
My night routine | jadwalkyga habeenimo 🌃
13:03
Просмотров 33 тыс.
Routinkeyga iyo dalxiis yar❤️
11:29
Просмотров 11 тыс.
NIGHT ROUTINE QURUX BADAN BY FARDOWSA HIRSI
10:34
WEDDING|| GET READY WITH ME||ITSSAWO☁️🎀
23:09
Просмотров 48 тыс.
Shopping vlog + routine
8:44
Просмотров 13 тыс.
Three NEW MAPS in Update 0.31.0 Nightmare | Standoff 2
01:48