Тёмный

Episode 36: Fikradaha Taban |Intrusive Thoughts| Kabasho| 

Hamda Hussein
Подписаться 83 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Fikradaha maanka kusoo dhaca kuwooda khalalka qofka geliya ayaynu kaga hadlaynaa xilqaddan.
Dhagaysi wanaagsan.

Опубликовано:

 

11 ноя 2022

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 44   
@mubarakfaarax6878
@mubarakfaarax6878 Год назад
Aad iyo aad ayaan ugu farxay in aan arko qof cilmiga psychology ga afkeennii qurxoonaa ku soo gudbinaya. Qof aad u xiiseeya psychology ga anoo ah, muuqaallada igu ogow. Muuqaalkii ugu horeeyay ee aan ka faa'ido maanta, kabasho 1, Ogaal nafeed
@Adamshow2665
@Adamshow2665 Год назад
Ty hamda Hussein sharing with us for your knowledge 🥰
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 Год назад
Illaa xalay waan sugayey 2jeerbaan eegay Thnks Hamda 🙏
@abdirizakahmed1781
@abdirizakahmed1781 Год назад
Xamda wllo Alle haku xafido runtii waxaad bulshada u soo gudbisaa casharo aad u faa iido badan oo dadka waxbadan kabadalaya .maansha Allaah wllo xamda Alle haku hakuu siyaadiyo cilmiga caqliga caafimaadka iyo cimrigaba Aamiin
@safiyamohamed782
@safiyamohamed782 Год назад
Walaal Hamdaay sida account podcast loo samaysto noso sheeg khayr alle haku siiyee adigoo mahadsan🥰
@idildoaud6627
@idildoaud6627 Год назад
Jazakallah wll qaali
@suhaibalimohamed8190
@suhaibalimohamed8190 Год назад
Maashaa allah ustaad
@mukhtarmaxamuud7944
@mukhtarmaxamuud7944 Год назад
Masha allah walalo allah haku sharfo wax badan bad noo faaiidaysay noo soo badi insha allhah
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Год назад
Masha Allah Hamda waad mahadsantahy abyo Allah ku sharfo 👑❤️🤲🏼🤲🏼💯💯💯👏👏
@MohaAmiIn.
@MohaAmiIn. Год назад
Allaha kuu barakeeyo maskxdaada iyo noloshada oo dhan maqaam sare allaha ku geeyo qiyaamaha
@Annuu-wu7es
@Annuu-wu7es Год назад
Ma aqaan erey aan ku cabiro mahadnaqaaga , waxaad ka mid tahay dad yar oo ka mid ah bulshadeeda oo wax wngsn soo gudbiya, jazaka laah abyo
@mamaxamedismaciilgeele1670
@mamaxamedismaciilgeele1670 Год назад
mashaa Allah dadka wanaaga kashaqeeya alle habarakeyo aad bay usoo bateen gabdhaha wanaaga kashaqeeya weliba si aqliyeysan usoo gudbinaya Hamda iyo gabar kale oo shukri jibrladhoho aad baan ugu xirnahy xaqiiiqda ayey kala hdlaan umada marmar wxaan dhahaa iyaga ayaaba arimahaan psychology kaga fcn raga barakoba🙏
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Год назад
MANSHAALLAH ❣ wlal
@ahmedyahye2623
@ahmedyahye2623 Год назад
Masha Allah Wll Alle Haku Barakeeyo
@hafsaali4719
@hafsaali4719 Год назад
Wllshy Hamda ugu horeeyn howl aan dhayalsi laheyn baad inoogu hagarbaxdaa...oo mamaleynkartid xilkiyada arwaaxdu ku dhageysaneyso ee gabi ahaanba ka soo dhexbaxaan aduunyadiii ee joogeyn si dhabana uga daadagta ereyba eryga ka danbeyo oo aad soo jeedineyso...ama la dhihi karo nafta qodoba qodobka ka danbeya wey sii macaansaneysaa oo ogaal kordhis bey ka dhaxlee❤❤❤ Allaha kaa abaal mariyo aduun iyo aakhiro... Waxaan aad u jeclaaan lahaa inaad mar un kasoo hadasho waxaa loo yaqaan Rumination problem...oo ah inuu qofkii ku waqti iyo enrgy seego fikrado, dhacdooyin, iyo falal uu sameeye inuu kasii dabalaalaado ooo sii calalshado aanu marka awoodin inuu stucknimadaa inuu ka baxo.... ama iskacaabintiisu eey qofka marar badan gaarsiiso depression iyo stress 24/7 ..wacyigu ha waasacee bal mowduucaa inala soo wadaag🙏🏼❤ Jazaakillah xppty
@khalidmohamed3885
@khalidmohamed3885 Год назад
Allaah danbigaaga ha dhaafo,sidoo kle wxn kuu rajaynyaa inuu ALLe kuu hibeeyo nolol sharaf badan.
@abucamaar9944
@abucamaar9944 Год назад
ilaahay haku sharfo ustadi runti wax badan baan kaa faa'iday hadii mahadsanid wax kawanaagsan jiri lahayd waan kugu odhan lahaa marka mahadsanid
@MaahirBarre-fn2fn
@MaahirBarre-fn2fn 7 месяцев назад
Hamda husein wll waad mhdsn thy ku dayashad mudan thy ❤alle hka abal mriyo😊
@hamdisaid3005
@hamdisaid3005 Год назад
Mash allah abaayo Alle cilmiga haku siyaadiyo
@hodanmohamed5966
@hodanmohamed5966 Год назад
Waa Mahad santahay walaasheey
@maryanabdirahman3171
@maryanabdirahman3171 Год назад
jazaka'allah khair ustaadah ❤
@jamaaamohammed6865
@jamaaamohammed6865 Год назад
Ii tilmaama qof somaliya oo wax ka garanaya waxa loo yaqaano Empathy nooc yadiisa kala duwan, muxuuse somali ku noqonayaa.
@Rahmatii0
@Rahmatii0 Год назад
Wcs wll It
@hamdaahmed7101
@hamdaahmed7101 Год назад
Mahadsanid xamdaay, inbadan baan sugayay xilqaddan waxaan rajaynayaa inay siwayn ii caawin doonto .
@bariira6748
@bariira6748 Год назад
Walalo mahadsanid waanuka faaidnay ee waxing codsanayaa inaad kasoo hadasho qof ka oo qarsada sida aywax layihiin amaba waxa uu ubaahanyhy inaanu dadka lawadagi karayn oo side uu uqarsanyo marku culaysku ku bato wixì xava kudhafaya sidasna culys iyo qoomamo nafeed ubilaabmayo waliba qofka caynkasiya waa qof matrxalado Hore oo niyadjab kasoo gudbay oo maskax ahaan is dhisay akhrisbadan waxasi muxuu noqonkara madabeecad rabaaniya in wax shegista uu dibdhigto mise waa kalsooni daro kale oo haysata plz jwbtadu waa ii uhiim gacalo
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Год назад
Masha Allah wll qali mahdsanid
@batuulasaid6921
@batuulasaid6921 Год назад
🥲fikradaha taban waaa kuwo qaluubtayda inbadan kusooo dhacay waxyaalo badan baaana keenay aaad baaaa ugu mahadsanthy in aaad kasooo hadashay fikradaha taban🥲🥲🥲🥲🥰🥰🥰
@CJ7-J
@CJ7-J 5 месяцев назад
Wlhi arintan anigay said ihaysata wana kusabray dawadina wali mahayo bal ilatali walalay pleas
@abdikadirbarre2525
@abdikadirbarre2525 Год назад
waa mahadsan tahay walaal fikradaha taban dhibaato wayn bay igu hayeen heer aan is dhaho war miyaaa waalan rabta waliba ku waxyeelada thank you wll 🤩
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Год назад
Legenoow Waan Kula Qabaa Wllhi Mararbaan Sawiranayaaba Anoo Waalan😅😅😅😅 Oo Qaawan Oo Magaalada Mushaaxaya
@stylebio3163
@stylebio3163 Год назад
@Hamda hussein thanks wll waan isku arkey intrusive thoughts waliba caado ayey ii noqotey waana la dhibanahay intrusivekeyga wuxuu isku bedelay paranoia waxan umaleyaa dadka kle iney u fikirayaan sida aan ufikirayo paranoia markan la qabsaday cabsi badan ban ka qaadey iyo insecurity iyo xasilooni ahaan iyo inaan unooleyn sida ay dadka caadiga u noolyihiin cabsida iyo pressureka markuu igu batey waxa igu dhacey hyperhidrosis oo marki an naxo ama waxan la qabsan ama dad aan la qabasan ama si qaldan ufikiro Gacmaheyga iyo lugaheyga iney Bajaq noqdaan dhidid daraadiis waana dhibsadey wlahi sidee ugu soo kaban karaa paranoia iyo hyperhidrosis ii soo jawaab wll adoo mahadsan 😍🥰
@umalfarah5324
@umalfarah5324 Год назад
Suaash aniga Is wayadiiy talow maxaa laga jaray ducada malah ma la aqbalo miyaa yaa Allah kumee
@theqalanjo122
@theqalanjo122 Год назад
Hey hamda maka so hadli karta topic ku sabsan bullying ka social mediaha qofka loga gaysto iyo sida loga hor tagi karo
@Bashe12
@Bashe12 Год назад
Baarakallaah.🙏
@sadiiqcabdi3893
@sadiiqcabdi3893 Год назад
Wll hamda ducooyinkii hadana maad noo bilaawdid
@nasraabdiraxmaan2382
@nasraabdiraxmaan2382 Год назад
Abayo plz kasoo hadal haday macquul tahay qoyaanka badan ee xupinka taranka haweenka gulayso ustaad hamda❤️
@Zahra_Hersi
@Zahra_Hersi Год назад
Walal adoo raali ah waxn ku oran lahaa doctor u tag gabadhan dr maaha san filayo
@Degan23-c7i
@Degan23-c7i Год назад
self-comparison kaso hadal walal
@fos234
@fos234 Год назад
OCD
@Motivational-Speech919
@Motivational-Speech919 Год назад
Thanks a lot wll 🥰🙏
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 Год назад
Shekadaan ama ama daa anigeyba iheystaa waqti xadirkaan Umul baa ahay amuu madishaa maheysti balse waxan heytaa macunuga marada isi saraa maso dhacaa kuwa kale amey kuso dhacaan Maba iga dhamaato waliba anigoo og inaa kadaxadaray oo waxba udhaween
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho Год назад
Xilqaddan dhagayso way ku caawinaysaaye : ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-7KOJWUUnulo.html
@sacdiasheikh23
@sacdiasheikh23 Год назад
Thanks Syster🙏🏽
@nasrodagan6129
@nasrodagan6129 Год назад
@@hamdahussein.kabasho xbbtiii xageen kala so xiriiraa hamdiyeey
Далее
Awooda ay ducadu leedahay iyo Qisooyin cajiib ah
10:44
Просмотров 1,4 тыс.
Episode 50: Dib U Milicsi;Reflecting Back |Kabasho|
35:44
Episode 13: Dhaawac Waalid/Parental Wound |Kabasho|
22:44