Тёмный

Episode 13: Dhaawac Waalid/Parental Wound |Kabasho| 

Hamda Hussein
Подписаться 89 тыс.
Просмотров 30 тыс.
50% 1

Haddii waalidkaygu yaraantii isoo dhaawaceen sidee ayaan uga kaban karaa dareemada dhaawacaa ka dhasha isla markaana sidee ayaan tabashadayda ugala hadli karaa hadda?

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@AidarosHassan
@AidarosHassan 2 года назад
Anigu Yarantaydi Ayn Is Korisnimo Bilabay 2014 Ayn bilabay Iskorisnimada Si Fican Ayn Wax Isku Baray Sanadi An Jiray 16 17 18 Wn Is Faraxsana Wan shaqaysan Jiray galina Waxban Baran Jiray 2019 Wixi Ka Dabeyay Ayn Daremay Kalsoni Daro Anigo Dadka Waydiya Wa Maxay Kalsoni Darata La Shego Ayn Anigu Arkay Waxan daremay Cabsid Amusnan Raay Dhibasho La.aan Naftaydi ayn Yasay Wax Barashadi ayn ka Hadhay Anigo Sanad Fadhiya Oo Nayad Jabay ayn Casar Fadhistay Mel ay leydh Macan Ka Dhacayso waxan Dawaday Shinbiro Guryo Dhisanaya Kadib ayn Naftayda Ku idhi Eg Shinbirta Yar ee Marba Cawsku Ka Dhacayo Kama Niyad Jabayso Inay So Qadato Adigu Maxad uga Niyad Jabi Inad Wax Qabsado Malin Ayan Naftay Anigu Dhisay O Wax walibana Dib u Bilamay Marka Hadi Walal walidkagu Ku Dhawacen Adigu Iska Dawe
@nawaalahmed2612
@nawaalahmed2612 2 года назад
Illaahay hakulasii garabgalo walaal noloshaada
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Fariid garasho iyo dedaal leh ayaad tahay , abidkaa ha iilan oo Eebbe haku garab galo 🤲
@abdulahiabdirahman3620
@abdulahiabdirahman3620 2 года назад
Isku qiso ayaan nahay wll waxba ha niyad jabin oo ha isciilin ee horey usoco culeesyada kuso foodsarta cashir ka baro oo ka dhigo sahaydii guusha😞
@shukriahmed9620
@shukriahmed9620 10 месяцев назад
​@@hamdahussein.kabashoanıga kalsooni xumada I haysa ayaa Inan waxaa rabo anan dhihi Karin xitaa wlidky hortiis😢
@AyaanCabdi-si9mm
@AyaanCabdi-si9mm 9 месяцев назад
😊
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 2 года назад
Alx waligeyba iskoris Ayaan ahaa waan ku caano maaley waxan rajeyn wax aan waayey in aan dadka kale u ogalaadoh , barnamijkaan aad iyo aad ayuu ii anfacey, mahadsanid abyo 💯💯💯👏👏Allah ku xifdiyo🤲🤲🤲
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 Год назад
Hadii laqori lahaa qofwalba qalbigiisa waxa kujira wlhi dunidaan maba noqoteen duni sidaan u iftiimeysa😭💔❤️
@yonisnouh
@yonisnouh 2 года назад
Chanelkan waxaa ilasoo wadaagay macalinkyga, kuma khasaarin wlhi allaha barakeeyo gabartan dada yar ee sida aqoon inteedii ugu muhiimsanyd diin iyo duunyaba
@Podcast.68
@Podcast.68 2 года назад
Meshan waxaan kusoo biiray afar maalin ka hor,Balse waan ka faa iday mahad said walll
@khadichaabdul
@khadichaabdul 2 года назад
Gacalo waad mahdsantahay lawadaagidaada mudo sacada ah sugaayey Kheyr badan Allaha ku siiyo dedaalkaaga🙏🏿
@Bisinka-i1
@Bisinka-i1 2 года назад
Allaha awooda lihi haku barakeeyo walaalo, Barnaamijkani ma'aha kabasho kaliya umana aha hiil kuwii soo dhaawacmey ama haatan dhaawacan oo kaliya waa barnaamij kaaga waramaya kuuna sheegaya qaabka qof ahaan aad tahay iyo qaabka ugu wanaagsan ee aad noqon kartid, wax dhib ah masoo marin waxaan ahaa curad waalidkeedu jecel yahay lasoo koriyey lasoo kaalin galiyay oo diin iyo maadiba la baray haatana jaamacad ku jira alxm waalidkeed nool yihiin, ayadoy saas tahay hadana waxan ahaa qof xilqad kasta oo barnaamijka ka mid ah isu miisama isna ogaada booskiisa nololeed. Alle haku dhawro walaal aduun iyo aakhiro. Caqligaagu heer Sarre Waligii ha caan baxo.
@sabiriinjaamac1759
@sabiriinjaamac1759 Год назад
Abaayo hamda Hussein ku mahadsanid oo ku maamuusnid barnamijkan Allah ku caawiyo abaayo. "Xaqiiq waxaa ah in uu qof walba la noolyahay qiso isaga u gaar ah taaso kaalin buuxda ka soo qaadatay noloshiisa." Ana sidoo kale Hooyaday iyo aabbahay anoo yar bay kala tageen ana waan xasuustaa maalinkaa ma hilmaamin 5 sano ayaan jiray hadda waxaa laga jooga 20 sano ana curad u ahaa labadayda waalid. alx hooyaday ciil tira ayey ila baxday oo reerka anaa gashan iyo garab u ahaa. aabahay sanad ka hor ayaan kulayna qurbaha anoo aad u xanuusanaya. Sanad kadib waxan galay qaliin aad u culus. Xaqiiqdii jacaylkii aabbonimo ayaan yarayn taydii tabi jiray, hadada waan ku hungoobay, hungow kaliyaa ma ahan mar walba uu aabbo isoo waco ama ila hadlo wuxuu i dareensiiya nacayb iyo inan ahay qof xun ama wuu i caayo xatta muuqaalkayga ayuu sometimes igu caayaa madaama aan mudo dheer 7 sano ayaan bukan socod ahaa aan islahaa naftu ka dhici mayso maanta. Hadada aan qoralka qorayo iyo xalayba waan ooyayey. Mana ahan aabahay aabbo isku dayaya xatta in uu I fahmo ama I dhagaysto. Kalsoonidii ayaa iga dhumaysa shakhsiyadda ayaa nici rabaa. Waxan kale ee aan ogaaday intaan dhagaysanayey kabasho sababta aan u jeclahay la haasawidda Ragga aadka iga weyn oo I dhali kara halka kuwa aan isku da'da nahay aanba haweysan damacna iga galin Kuma baraarugsanayn in aan ka raadinayo laxow aabbonimo. Aabahay maalin walba wuu i dhaawacaya, naftayda haddan xal kasiiyo oo anigu aan qanciyo ma ahan wax marqura igu dhacaya ee mar walba waa ay igu soo laabanaysa. Sidaa oo ay tahay salaad walba waan u duceeya oo aad baan u jeclahay wallahi.
@hamseahmed3754
@hamseahmed3754 Год назад
Rabbi ha Kuu sahlo walaal dunida ayaaba imtixaan ah oo qof ba wax baa lagu imtixaamayaa khayr bay noqon Idan Alle ducada badso wllo.
@xasanhiil4812
@xasanhiil4812 Год назад
😢😢😭💔 qalbigiisa alle hakuusoo dumo hakuusoo jeediyo adina qalbiga alle hakuu qaboojiyo
@moe689
@moe689 2 года назад
Awesome knowledge sharing!
@CryptosomaliAcademy
@CryptosomaliAcademy 2 года назад
Mahadsanid Abyo wax badan ayaan Kaa faa,iday Allaha ku barakeeyo
@saffamaxamuud2359
@saffamaxamuud2359 2 года назад
Hooyaday rajaynimo iyo deganaansha la aan ayay ku kortay lkn aniga imay dayicin marar ay dantu iyo duruufo iyada ku xeernaaa kalifeen maahee aabahayna alle ha unaxarristee anoo jira 10months ayuu dhintay alle ha u naxariisto inbadan baan dareemay booskiisii aabanimo inuu igu banaaanyahay alle ha u naxariisto aabahay raxmad waasac ah
@hamdahussein.kabasho
@hamdahussein.kabasho 2 года назад
Aamiin Alle ha u naxariisto hooyana ajarkeeda adduun iyo aakhiraba haku siiyo 🤲♥️
@Bashe12
@Bashe12 2 года назад
Walaaley qaali waxaad kasoo hadashaa Cabsida iyo Bareerid la aanta qofka la harta ee waxwalba oo wanaagsan ka hortaagan. MHDSAND🙏❤🙏
@anisohirsi7236
@anisohirsi7236 2 года назад
Barnaamijkan mudan ka sugaayay meel aan kaala soo xiriirana waan waayay abyo🥲💔
@subeercaska9497
@subeercaska9497 2 года назад
Alle ha kaa abaal bariyo wlo
@khayrdoon5771
@khayrdoon5771 2 года назад
Masha allaah ilaahay haku barakeeyo
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 2 года назад
Waalidkay dheef maahee dhawac kaman arkin Allah yarxam hooyo
@tanaadmedia1837
@tanaadmedia1837 2 года назад
Maansha Allah Wllo, Walaahi Casharadaadu Aad Bay u qiimo badan yihiin. Thanks for your kindness Hamda
@hodan4319
@hodan4319 2 года назад
Jazakallah kharien xbbti Hamda❤
@hebagurey4254
@hebagurey4254 2 года назад
Imissa qof baa maanta noloshoodii hore kasoo xumaatey oo dhaawacyo soo gaadhey aan garaneyn si ay uga kabtaan😥 waxan rajeynayaa in dad badani ka faaideystaan. Mhdsanid wllo hamda
@saidoibrahim4227
@saidoibrahim4227 2 года назад
MashaAllah walalo ilahay haka ajaarsiyo❤
@abdullaahimohamed6332
@abdullaahimohamed6332 2 года назад
Mashallaah wllo hamda waa barnaamij qiimo leh
@fatimaaragsanfatimaaragsan7
@fatimaaragsanfatimaaragsan7 2 года назад
Mnsha Allh Wallshy Allh hku sharfo Wx bdan ayn kaa faaiday Wxn moodaba ind niyadeyda ku jirty sida aad uga hadlyso arimahan Cimri dheer io cibaado suubn Allh hku siiyo
@haniwarsame3989
@haniwarsame3989 2 года назад
Waalidkeey dhibka u i geestay hadaan dhaho waan ka sheekeeya buugaagta aduunka ayaa buuxsameeso hadan dhaho waan ka hadla
@xasancali2853
@xasancali2853 4 месяца назад
abayo dhibka aad zhegaYzo qof kuzugan aYan ahaY wxanan waaYeY cid aan uga zhekeyo ama wax iga dhagaYzaTa ee iizheeg baL abaYo hadaY macqul tahaY meel aan kaala zo xidhiidho😢
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 2 года назад
Drso jazaa kallah
@ismailisse35
@ismailisse35 2 года назад
Well done walalo hore usooco
@umubinuyaamiin9772
@umubinuyaamiin9772 Год назад
Mahadsanid huuno
@hodanibraahim2423
@hodanibraahim2423 2 года назад
Shukaran ukhtii
@saedahmedessa9204
@saedahmedessa9204 11 месяцев назад
Waa muuqaal qiimo leh dad badana indhaha u furidoona inkastoo aanan weligay waalidkay wax ka tirsan oo ay iisoo koriyeen si qurux badan Alx hadana waxaan ogahay inay jiraan dad badan oo xaaladahan soo dereemay muuqaalkana wax badan ka faaidi doona mahadsanid walaal
@amalkhalid2040
@amalkhalid2040 2 года назад
Mahadsanid wll qali
@Pentoncomedy
@Pentoncomedy 2 года назад
Mashallah abayo.....qoyskana kaso hadal ...jazakallah qier
@kariwan2482
@kariwan2482 2 года назад
Mashallaha sster👍
@hamdamahdi2065
@hamdamahdi2065 2 года назад
Shukran wll qli❤
@ayaanhussein7637
@ayaanhussein7637 2 года назад
Waxan maraya qeybtan 13nad wax badan ban ka faiday shukran wllo
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw 2 года назад
Waxan ahay qofka keliya ee hoyaday necbed sabtana weli ma aqano?waxan odhan qara waxan aha gabadha ugu degan reerka af gaban ila heer jamacad gadhay sidasay tahay cay iyo xasitan aflagado jogta ah ayay hooyo ila dabo jogtay Alxamdulillah hada xaas noqday qurbaha ku nool 4 ciyal i jogta3waxan markaste ubadkayga darenkoga aad uga taxadira
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 2 года назад
Wa xnun wll alle qalbigaga nacyb waalid ma galio😢
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw 2 года назад
@@YuusufShuaib77 ma necbani wll ee itixam aduun aya u arka
@HassanSaciid-pm5vm
@HassanSaciid-pm5vm 2 месяца назад
Sorry waka xumahay hooyo ma xumaato heerkada jamacada iyo heerka jireed ee aad maanta heysato ayadaa ayaa u sababa war xumo waxba maha iska ilow walidka hajarin hana uqadin xumaan Adeec una ducee iska ilow dareeenki adkaa aad soo martay
@ciiltirto9484
@ciiltirto9484 9 месяцев назад
Maanta dhawacyo badan maqabeen hadii eey walidkey i ogalalahayeen inaan wax usheegto
@hamdaaden8876
@hamdaaden8876 2 года назад
Shukran mcnto
@AsmaHassan-lw3vr
@AsmaHassan-lw3vr 3 месяца назад
Asc hamda abyo wa mahdsn thy podcast kabsho mar dhaw aya bilaby waxa na daremy dagnasho guded ❤ sido kle mowducan aad ayu i taabty sababto ah walidkey anigo yar bey kala tagena oo kaliya wxa kuso kory hoyadey akteda koreysimahasi wxa kala kulmy tacdi nafed io mid jired yacni dabecdedaheyga ma jirto qof fahmeysa oo hoyadey danen bdn ima siin jirin anigo ah 6 jir aya bilaby masuliyd aa qadi karin ina qaado sida shaqda guriga hoyadey nh suuq ley ahan jirtey lkn dadka guriga igula nool aya marksta igu xad gudbi jiray oo i cayi jiray niyda nh iga jabin jiray hoyadey wxs wxba kama so qaadi jirin xita wxa gaary heer la kufsn gaary alx hda marka so weynde hoyadey guurste noloshedi wxbarsho aan aniga doran aya leygu khasbay yacni jmcda takhasus aan rabi😢 mar kasta waka niyad jaba noloshn 😢lkn wxa rba ina ka xorowo daremhn ila yarnteydi iguso noq noqonye wxan rajena ina ka faaidi dono kabasho ❤ ilhy ajir dherad ah haku siiyo ❤
@nawaalahmed2612
@nawaalahmed2612 2 года назад
Xppt aad baad u mhdsnthy
@dhudigaboze1389
@dhudigaboze1389 2 года назад
Dhaawacii dhimashadii waalidkay ayaanba ilaa hada ka bogsan la,ahay 😰
@sulaimanbashiir5923
@sulaimanbashiir5923 2 года назад
Mahadsanid.
@umuciyaal9619
@umuciyaal9619 2 года назад
Abyo long time ayn radinayey sualo nafteyda aan jawaab u waayey
@umuciyaal9619
@umuciyaal9619 2 года назад
Maanta ayn heley jawaabta jzklhu qeyran
@saraali8581
@saraali8581 2 года назад
Waa runtaa
@NemoOmarrr
@NemoOmarrr 2 года назад
Shukran Shukran wllo🙏
@umaramadaanchannel3871
@umaramadaanchannel3871 Год назад
Walalo please su al ban raba inad iga cawiso arin khadara we yan
@yusufhuseinyusufdaad9607
@yusufhuseinyusufdaad9607 2 года назад
Ad bad umahadsanthy wlshy
@ladanahmed1324
@ladanahmed1324 2 года назад
M.a qer alle hku siyo sis😘😍
@xamdijaamac
@xamdijaamac Год назад
Xuquuqdaas oo dhan ma helo hadaan is idhaahdo arintaas kala hadal waalidka wxy dhahaan waalidu inkaar
@sherineshakiibsherineshaki7233
🥺 kawarn Haday marwalba u arkaan hadalkaaga cay Io bahdil waxayar xitaa lama hadli karo
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 года назад
Thanks
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 года назад
From suhayb saajid
@suhaybcrisaaq7858
@suhaybcrisaaq7858 2 года назад
Taxanahan si aan caadi ahayn baan ula socdaa
@hodoali5714
@hodoali5714 2 года назад
Hamda hodan
@maxamuudsajinka3308
@maxamuudsajinka3308 Год назад
Waalidnimo waa lama huraan noolow
@ugbadmohed8107
@ugbadmohed8107 2 года назад
Wll self confidence kaso hdl plz
@xasancali2853
@xasancali2853 4 месяца назад
xamdaaY qof narcistaha ahi iLama aHa inuu wax qiran karo
@updyhafid6574
@updyhafid6574 2 года назад
Hda waxan jira 18 sanno mrki An 17 jiry baa abahay si xun ila dhqmy xitta familka oo dhan aya cules iwda sary depration aya iku dhcy mel aan dhipkyga ku shegto mahesyto 😥
@rakiaahmed8181
@rakiaahmed8181 11 месяцев назад
Oh sorry wllo 😢
@Iamabddi
@Iamabddi 8 месяцев назад
😢😢😢
@naciimonuur4345
@naciimonuur4345 2 года назад
Mahad sanid wll hamda
@umumanaal6814
@umumanaal6814 9 месяцев назад
@fatumamohamed9545
@fatumamohamed9545 Год назад
❤❤❤
@ayaanahmed6514
@ayaanahmed6514 Год назад
❤😮
@umubinuyaamiin9772
@umubinuyaamiin9772 Год назад
Mahadsanid huuno
@muntaasbashiir9039
@muntaasbashiir9039 2 года назад
Mahadsanid.
Далее
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
Raadka Ducada ay ku Leedahay Qofka I Ustaada Xamda Xuseen
1:36:59
Dareen walba maha jacayl    @DrsAshosaid
8:41
Просмотров 7 тыс.
Sidee Ayaan U Aqbalaa Diidmada |Su'aalaha Kabasho |02|
20:39
110 | Wax kasta oo ninka Soomaaliga ah ku saabsan.
1:08:45
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Просмотров 76 тыс.