Тёмный

*ESTV Fanka & Suuganta | Khadra M Xirsi | Khadra Dirgax & Muxiyadeen Shaahid 

Caweyska Dalmar
Подписаться 800 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
FACEBOOK - / caweyskadalmar
Google+ plus.google.com/u/0/b/1159220...
/ dalmar_d
/ dalmar
/ caweyskadalmar
Instagram / caweyskadalmar
TUMBLR / caweyskadalmar

Развлечения

Опубликовано:

 

20 окт 2016

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 43   
@wishtaanabdiqani4905
@wishtaanabdiqani4905 7 лет назад
mnsha Allah wn ka hely Alle ha Daayo khadra iyo muxiyadiin
@ayancadey7700
@ayancadey7700 6 лет назад
mansha Allah my adeer key
@lovesoomaali4495
@lovesoomaali4495 7 лет назад
muxiyadiin..and...khadra.....iiiiinooolaada.....salaansare...waan.idin.salaamay....walahay....l.love
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 лет назад
Fanaaniinta Dhaantada Qarniga waa Muxuyadiin Shaahid iyo Khadra Maxamed Noolaada in badan insha Allah
@maxamuudxidig3132
@maxamuudxidig3132 Год назад
Hbed3v
@cilowcali4537
@cilowcali4537 2 года назад
Masha Allah ala maxaan qadra io muxudiin Tagero u ahay codka Ala yacizak 😘😘😘
@dhagahow
@dhagahow 7 лет назад
khadra wallal markaan maqlo codkada walahi xada ayaa i is tagto aniga waxan ahay qof ku dhashay badiyo kuna dhaqmay ! marka tiraahdo ! goi baa ino dao geele baa no dhalo guuri nabad iyo goob barwaqo la degay ! waxan so xasuustaa nolashi macaneed ee aan kuso dhaqmay nollow khadra wallal jigjiga dartaa baan u imaan doona hadu alle imdo inshalah wana kuso radin doona hadu alle yirahdo wallal nollow !
@abshirmaxmed9984
@abshirmaxmed9984 7 лет назад
fanaaniita ddsi one love ❤❤❤❤
@djlucky2411
@djlucky2411 2 года назад
That was beautiful dhaanto(.mahad_Sanid),. 💕 From Galkayo, SOMALIA..
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
You're most welcome
@djlucky2411
@djlucky2411 2 года назад
Yo bro,am your Biggest fan Dalmar .may you Fly high"always brotha 💕
@djlucky2411
@djlucky2411 2 года назад
Thanks for the" thumps up"but we need more warrior brothers like you . keep up our culture, Forever.you know am ya biggest Fan ❤️
@maryansugow4625
@maryansugow4625 7 лет назад
Mashallah nice voice
@timkristiansson1880
@timkristiansson1880 7 лет назад
umu maida gabadhan erayada ay ku heesayso hadii lagu dhiibilahaa waxaan u malaynayaa in aadan karteen laakiin gabadhu waa codwanaagsantahay waana codkar mana dambaysee waa dadka dhaqankooda xejiya ee aan haadraaca ahayn
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 7 лет назад
😍😍😍😍😍😍 khadra,muxiyadin
@ugazuzaama7121
@ugazuzaama7121 4 года назад
Mashalah may abtigay
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 лет назад
#Ahmed_Faarah ina adeer qof kasta oo nolol baadiye soo maray oo yaqaan Barwaaqada miyiga marka Roobku da'o oo dhulku barwaaqo yahay iyo dhaantada la tumo e sacabka iyo cagtaa marka uu dhagaysto tan wuxu galayaa xasuus
@mubarakmawlid1143
@mubarakmawlid1143 6 лет назад
Ninkan iyo gabadhani way ku cod macanyin dhaantada lkn Urur xornimo u dirira ayay caayayan waxany amanayan Liyuu police oo dadkodi dhameyay, lkn wadadii uu cabdi ilay maray uunbaa labadana la marin ilaahaw igu sin.
@abdishugrihaji688
@abdishugrihaji688 5 лет назад
Walaal waankusalaamayaa and the best regards David sent
@kingxamudi
@kingxamudi 2 года назад
www www who's steel watching 👀 3/17/2022
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 лет назад
Muxuyadin Shaahid iyo Khadra Maxamed fanaaniin igu qaaliya cadow'giin hajabo ilma adeerayaal
@axmedxuseenaxmed6492
@axmedxuseenaxmed6492 3 года назад
Qdraxrirsi
@mohamednuurosman6335
@mohamednuurosman6335 3 года назад
Wow
@dhagahow
@dhagahow 7 лет назад
wan jirircoda markaan maqlo khadro m xirsi codkeeda markaan maqlo ma aqan ! markaa tiraahdo jecelahay .. goi baa ino dao geele baa no dhalo guuri nabad iyo goob barwaqo la degay!
@ibarahincllahi-nd2td
@ibarahincllahi-nd2td Год назад
Dhantada alqushaash waxa kadhimaan shalaqayaashi
@user-yd3ze9ud2z
@user-yd3ze9ud2z Год назад
dhaanto cajiiba❤
@hassandaud3586
@hassandaud3586 6 лет назад
wlh ninkan ina shaahid gacan baan utaagay
@faadumocabdixaashi909
@faadumocabdixaashi909 4 года назад
Digri.nabi.aman
@cabdirashiid817
@cabdirashiid817 2 месяца назад
Waxkale
@samiersaami8623
@samiersaami8623 7 лет назад
adeer waxan oo kale hana sooo Marti qaadina Eee Dhalinta yar ee Shacabka kicinaya nosoo xula
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 7 лет назад
Adeer kuwas mahay ka UG Yihin dhaanto😡 kuwan ba ka cod macan
@abdullahimohamud9963
@abdullahimohamud9963 5 лет назад
Dhiirigelin bay ka hadlayaan iyo Ammaanta ciidankooda kuwan baa muhiim ah
@Waadhibaa0
@Waadhibaa0 Год назад
@@abdullahimohamud9963 muqdisho buu kuso koray qabyalad iyo qurun buuu rabaa in laga hadlo
@user-fx3id2du2o
@user-fx3id2du2o Год назад
Waxan dhanto way dhaftay
@abdinasirmohamedmohamud5997
@abdinasirmohamedmohamud5997 2 года назад
Kulahaa Ubadii Gabal Baas Udhacay😡😡😡😡😡😡... ONLF🇬🇲🇬🇲🇬🇲 Wa Mujaahidiin maxad Ogtihiin idinka😡😡😡
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 7 лет назад
waliba Anagu waxan aad u ciyaarnaa Jaandheerta lkn dhaantada qudheeda waan ciyaarnaa bahashu waxay macan tahay marka Jaanta iyo Jiibta la isla helo kkkkkkkkkkkkkkk Anagu markaan leeyahay waxan ka hadlayaa Warsangali iyo deegaanada Sanaag iyo Hayland waxan aad iyo aad u hambalyeyna'yaa Ciidamada Liyuu Police iyo Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar iyo shacabka DDSI Guul iyo gobanimo
@mohemudabdiweli4404
@mohemudabdiweli4404 7 лет назад
Aar Siciid
@djlucky2411
@djlucky2411 2 года назад
Wear your traditional Somaali Woman's clothes.. dhaanto.lets reclaim our culture..
@aynsahalsalad8664
@aynsahalsalad8664 5 лет назад
Waasirdoonkeenawacan h
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 лет назад
walahy dhalin yaradaan siima maxiyadiin waaa cod iyo codyaalo lkn inanak masraxa warsyigaa ku cusub walhy eee waxaaan jeckaanlahaa in DHALINTA YAR LAGU GACAN QABTO FANKA MADAMA AYA KUDHEX JIDHAANBA
@djlucky2411
@djlucky2411 2 года назад
Stop Hiding our women's beautiful faces.we not Arabs.we de Somaal
Далее
Получилось у Миланы?😂
00:13
Просмотров 1,6 млн
DIY rocking horse for your kid #diy #parenting
00:57
Lyrics Subcis: Feysal Cumar Mushtek
12:39
Просмотров 36 тыс.
Haboon Ugaas Axmed Budul Fanka & Fanaaniinta
53:00
Просмотров 369 тыс.
Fanka & Suugaanta Nuur Caraale
51:37
Просмотров 332 тыс.
İnside out Balloon game
0:18
Просмотров 13 млн