Тёмный

Ethiopiyaankii Hargeysa Oo Godoomiye Xinif ka qayliyay iyo xaalada oo kacsan 

ELSAR MEDIA PRODUCTION
Подписаться 103 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

Ethiopiyaankii Hargeysa Oo Godoomiye Xinif ka qayliyay iyo xaalada oo kacsan

Опубликовано:

 

29 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 130   
@Caliyuusuf-rh9nw
@Caliyuusuf-rh9nw 28 дней назад
Mahadsanid gimoomiye xinif Gacanta allh kaamagooyo Muqdisho maa tagtaan haa run shegesaan oo kabanaanbaxdaan Wllhi laamimiga ayaa idiigulajiidilahaa Ordaha dalkiinna aada Halka maxero UN baa Afka ayee duubanayaan Kawaran khaa imiinweeyi Ee halceeriyo Yeena noogu dhulkeenna
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 28 дней назад
Itoopiyaan sidee barakcayaal ku noqdeen waa in ay wadankooda ku noqdeen oo wadanka laga saaraa
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 дней назад
Meesha ma yurub ayay u hystan lacago fadiga lagu qaadanyo iyo kiro la iska bexinyo adeer africa waa wada qaxoti cid wax isa sisa ma jirto
@lutfi9892
@lutfi9892 28 дней назад
Wadankiina ku noqdo timirtii horeba dab loo waaye, wadankiina dagaal kama jiraane, somalida Ethiopia joogaba kirada Ethiopia kama bixiyaane
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
HADEY WAXAN BILABEEN AYAGO ITOPIANA 20 SANO KA YAR AYAGA QABSANAYA SOMALIA
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc 28 дней назад
Kunoqda dalkiina xuduudi baad kabaxdeen
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
GUDOMIYAHA WUXU MUDAN YAHEY BILAD DAHABA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@tasneemmohamed8524
@tasneemmohamed8524 27 дней назад
Maashaa Allaah Xinif İlaahay ha xafido
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w 28 дней назад
Adeer wadanka is kaga is kaga taga oo itoobiya Ku laabta
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 27 дней назад
Yaa ka bixinaya kirada ay sheegayso hayaaay ka waawayn
@user-yl4pt7fs6f
@user-yl4pt7fs6f 28 дней назад
Wariyasha waa in laiskaqabto waxan kale
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 28 дней назад
Dee taga dalkiina adeer
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 20 дней назад
Oo maad Kenya ka timaadaan
@FaysaFaysa-ib8yz
@FaysaFaysa-ib8yz 28 дней назад
Muuse waa kaa hargaysa keenay dad itoobiyaan ah oo heshiiskii muuse kuyim.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
NAGAHAN IYO NIMANKA QABA INTEYSAN IDIN QALAN KA ERYA HARFEYSA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
HALA ERYO HALA RAFO SARA BASAS ITOPIANKA DHULKOODA HALA GEYO
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 27 дней назад
Hooyadaa ayay donayaan inay Berri qaxooti Ethiopia ku noqoto weriye ee ma ogtahay.😊
@dr.mohamedabdisheik8813
@dr.mohamedabdisheik8813 25 дней назад
Waa Maamul lacag baad ah ay ka qaadan jireen Itoobiyaanka ku dhex nool,Muusoow lacagtii baadka ahayd iska bixi
@ummaisha876
@ummaisha876 27 дней назад
Oo yaa baray afsoomaaliga,Yaab badanaa.dalkii waa la qaatay.kirada hanalaga bixiya aaaaa
@momindekk1
@momindekk1 22 дня назад
Kuwii u dhashay ayaa ku dhex gaajonaya adeer
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 28 дней назад
Mmtv iyo mamulaha Elig qadhan haloguro si somalilan burburinteda loga Reebo
@ahmedhussein8962
@ahmedhussein8962 День назад
ALLAHSW DARTII HOOS HA LOO EEGO,XAALADODA ILAAHBA GARANKARA!!!???....WA LA ISKU IMTIXAAMAYA WAAYAHA NOLASHA!!!???....
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 дней назад
Xinif isgu ma un kiba muxu u qabn kara qaxoti marka lagu aqonsdo unka lacagaha yari laga so qaado la siiya marka unhcrka taga kuwasa wexina hysta adeer
@momindekk1
@momindekk1 22 дня назад
Waa waali waxaasi, ruwaayado cusub
@abobasement346
@abobasement346 26 дней назад
Good job 👍🏾 museh oromoh hargaysah ku so fasax oromoh sih lo wayoh magac idor
@RahmaYousuf-lg6qz
@RahmaYousuf-lg6qz 26 дней назад
Wear bal dalkan baa'ba'ay bal eega indhaheena shan ah.
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 28 дней назад
Dadka nooga baxa ajaanibkoo
@degan4
@degan4 25 дней назад
Abaay u taga😂😂😂❤❤❤
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 28 дней назад
Ma afar ku dhan maalmo hadey dhaadto Soomaalida Addis Ababa waa la bixinayaa iyagoo alaabtoodii Laga qaatay marka Afar haddii la sugay waaba Gobonimo
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 28 дней назад
Dadka nopga baxa oromo
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 28 дней назад
Say Ethiopian qaxooti qaxooti unoqdeen wadankootiiba madumine waa yaab
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 27 дней назад
Habar Oromo iyo muuse abaarso usheega
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 28 дней назад
Haw guurnaan dalkooda
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 28 дней назад
Somaliland waxaa isleh dadkii lahaa itoobiyaanku haw guuraan dalkooda
@AbdirahmanAdan-ru2ou
@AbdirahmanAdan-ru2ou 28 дней назад
Dadka itoobiyaanku hanooga baxaan dalka dalka adeer
@Gaminglife-sf1oz
@Gaminglife-sf1oz 26 дней назад
Taasi waa waxaan leeyahay, xukuumadda Itoobiya waa inay iyaga daryeeshaa, annaga dhibaatooyin gaar ah ayaan leenahay. Waxaan nahay qaran aan la aqoonsaneyn, dadkeenna masaakiinta ah ayaa noo baahan in aan daryeelno. Dad badan ayaa shaqo raadinaya, ma oromadu waxay u malaynayaan in Somaliland tahay Yurub ama qaran hodan ah? Meel kasta oo aan tago waxaan ku arkaa iyaga oo ku baryaya, waan ka daalay, haddii aysan rabin inay shaqeeyaan waa inay dib ugu noqdaan dalkooda.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
ISAAQA AYAGABA BADA KU DHAMADA O BEN ISAGA DHIIBA YURUB DHULKODINA ITOPIAN AYA QABSADEY
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
HABROSHINKAN CUNA HILIBKA CERINKAN WEXEY U YIMADAAN INEY IDIN GOWRACAAN ERYA
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 28 дней назад
Dadkaan waa urur samaale..waa oromo maxaa kaa qaldan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
MUUSE JUDAAN WA WIILKI MINGISTE
@user-yn8xh9zu3i
@user-yn8xh9zu3i 26 дней назад
W/ arrimaha guduhu shaqadeda haqabsato oo xuduudaha lagaso galayo ha adkayso inagi aya qaxoti ah qaxoti yan laynaguso dayn
@fowsiyaliiban7266
@fowsiyaliiban7266 27 дней назад
War bayaabkan eega oo meesha ma xoola siinjiray 😂😂😂
@HalumIbrahim
@HalumIbrahim 23 дня назад
Fadlan wllayal Dhulkina qabta Allah idin barakeeye
@AbdiFaatax-ph8ly
@AbdiFaatax-ph8ly 24 дня назад
Nabagal yo doon sidee ah waxa si war ma aha e wadan ka ka baxa
@SHUAIB-AHMET
@SHUAIB-AHMET 23 дня назад
Meesha ma USA ayay moodayaan qudhunkani wadanka nooga saara cidii awooday
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q 25 дней назад
Yaa fahmaa afkeeda haye ku lahaa
@ahmedhussein8962
@ahmedhussein8962 День назад
XAALADOODA HOOS HA LOO EEGO...QAXOOTI WA SOO WADA ARAGNEY!!!???....
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 27 дней назад
Taa hala soo xidho taa beenta ka sheegaysa heshiiska
@bashif8592
@bashif8592 3 дня назад
Dadkaas waa muslim, dumarka hala caawiyo
@gabileysanaagiyoboramaharg6394
@gabileysanaagiyoboramaharg6394 28 дней назад
😅😅😅😅😅 idoor 😅😅😅😅 qaraaanka
@axmedcayngal4089
@axmedcayngal4089 28 дней назад
Dalkoodiigee adeer xinifoow
@Saajac2024
@Saajac2024 27 дней назад
Inyaar ayaa hadhaáy sugaa intaa cidaankaa ethiopia soo degaayaan
@Saajac2024
@Saajac2024 27 дней назад
Inyaar ayaa hadhaáy sugaa intaa cidaankaa ethiopia soo degaayaan
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 27 дней назад
Waa la soo abaabulay waa laga danbeeyaa beenaalayaal waxba laydinma odhan
@user-bk3ue3fr7z
@user-bk3ue3fr7z 27 дней назад
Cadawga gudahaa waxaabn wada xinif bay ku kacsan yihiin
@user-ow2qo9ru3o
@user-ow2qo9ru3o 26 дней назад
Qaarbaa wajigooda qarinaya oromiyo xabashi halaga saaro wadanka. xinif maantuunbuu shaqadiisii qabsaday
@Gaminglife-sf1oz
@Gaminglife-sf1oz 26 дней назад
Taasi waa waxaan leeyahay, xukuumadda Itoobiya waa inay iyaga daryeeshaa, annaga dhibaatooyin gaar ah ayaan leenahay. Waxaan nahay qaran aan la aqoonsaneyn, dadkeenna masaakiinta ah ayaa noo baahan in aan daryeelno. Dad badan ayaa shaqo raadinaya, ma oromadu waxay u malaynayaan in Somaliland tahay Yurub ama qaran hodan ah? Meel kasta oo aan tago waxaan ku arkaa iyaga oo ku baryaya, waan ka daalay, haddii aysan rabin inay shaqeeyaan waa inay dib ugu noqdaan dalkooda.
@user-yi6ps6lk6n
@user-yi6ps6lk6n 25 дней назад
Gudomiye
@cabdikariin718
@cabdikariin718 25 дней назад
shicibka somaliland hadaanu nahay ma raacsanin riyada xabashida iyo muuse ee badda
@cabdikariin718
@cabdikariin718 25 дней назад
kabaxa dalka madaama oo aad tihiin cadawga kowaad ee soomalida
@shaaficimaxamuud4109
@shaaficimaxamuud4109 27 дней назад
Xirsibaa ka dhex hadlaya
@Saajac2024
@Saajac2024 27 дней назад
SAMAAR DUMAAROOW CIDAANKAA ETHIOPIA AYAA XINIIF JEELKAA ADIS ABEBA KU XIDHII.
@axmedcabdimaxamud4214
@axmedcabdimaxamud4214 25 дней назад
Dadka waa dad masakiin ah cunto ka dherjiya oo kuceliya wadankooda
@munayousuf8460
@munayousuf8460 27 дней назад
Bakhtiga hala dareeriyo iska raafa nijaasta
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 26 дней назад
Subaxanallaah bal siday afsomalifa u barteen eega war somaliyeed isaaq wuu ba,ay aanu u gurmanno dhulkoodii waxa qabsaday 🇪🇹 ethiopian war reer aan ka kicino xabashida badh reer ssc baa dhameeyay barna yurub u carareen kkkk
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 26 дней назад
War isaga baxa waddanka Wasaq baa Tihin Orodo u Tag ABIY AHMED
@RahmaYousuf-lg6qz
@RahmaYousuf-lg6qz 26 дней назад
Mouse ayaa kirada kabixiya waayo Ethiopianka ayuu meesha u jooga oo catalase.
@HarbiAhmed-hm7gn
@HarbiAhmed-hm7gn 28 дней назад
Aschnyur
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 26 дней назад
Waar ilayn balaayo lama qarsado oo meeshu ma canada kirada naga bixiya ku teh kk
@user-yn8xh9zu3i
@user-yn8xh9zu3i 26 дней назад
Inta jogtana halasaro
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 23 дня назад
Wadanka halaga saaro dalka badhaabadhaa loma baahna saara
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 27 дней назад
War masaakiinta u naxariista dhulkooda halo celiyo hadanan waxba loo haynin
@user-yn8xh9zu3i
@user-yn8xh9zu3i 26 дней назад
Dadka guryaha kakiraynaya talabo kaqada markay wayan cid ka kiraysa dalkodi ayay deg deg ugunoqonayan kol haday umudaharadayan kiro naga bixiya xalku wu adagyay si deg dega usara
@khadragelle7801
@khadragelle7801 28 дней назад
Qudhun muuse meel baas laguu kaxee dadkii dhulka lahaa .ayaa silcaya .xabashidiina waxay u hanjabayaan kiro naga bixiya war sharmoo tooyinka ka dareeriya wadanka
@user-yi6ps6lk6n
@user-yi6ps6lk6n 25 дней назад
Waa.guul.gudomiye..hawushisa.haysta. Qaxonti..itobiyana.ma.ogin.mana.noqonkaran. Labada..suriyinta.halasiyo.iyagana.way.kibrene. Lalalayo..ader..muwadinki..ayaba.ku.dhex.gajo.aye. Oo..iska.amusano.samraye.. Marna.qortad.kaguraysan.dadkayaga.qadka.soo.diraya.marna.anagad..buuq..nosamaynaysan Waad.naqabsatene.
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 27 дней назад
Reer soomaalilandoow waa bilaa bade aan mu kacno tuugatan
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 28 дней назад
Hhhh waar dee ilmaadertiin wax siiya Qoti qoti dhashay baa isaaq kasoo hadhay
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 28 дней назад
Xinif ma kintibaa meelwaba miyuu ku yaalaa balaayo ku aragtey kkkkkkk
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 22 дня назад
Haku dhacdee ilayn itopiyan buu ahaa
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g 27 дней назад
Magangalyo doon ma tihin dalkinu wa nabade kunoqda
@mahadcarab-gs5xn
@mahadcarab-gs5xn 21 день назад
Xaggad uwaraysanaysaa na dhaafa dheh
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 28 дней назад
Idinkaa Afka wax u galiyeye ka gura dee
@user-bk3ue3fr7z
@user-bk3ue3fr7z 27 дней назад
Tan ka hadlaysa dekadda oroma sideeda uma halayso siyaasad sysy ka hadlaysaa Wariyayaasha cadowga gudaha u shaqaynaya ha la qabto
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 24 дня назад
Adiga amxaro mise oromo lawadas mid wa tahay mid key tahay baqweyn
@flipofiqey
@flipofiqey 23 дня назад
😂😂😂😂😂😂 DAALKA WAA IN LAGA SARA KUWAN
@AminaAli-ft9tk
@AminaAli-ft9tk 25 дней назад
Heestii Amxaaro walal halo shido, Wxn ku qoyslay madaxwyne MUUSE KIRADA hanaga bixiyo. ma ayaguu madaxwyne u yahay kkkkkk waa sirdoonkii itabiya
@flipofiqey
@flipofiqey 23 дня назад
Kķkķkkķ
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 27 дней назад
Walle hadan waxlaga qaban khatarba kasodhow
@user-pv7jx2pv1t
@user-pv7jx2pv1t 26 дней назад
trarxeel baa lu bahanyahe
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 28 дней назад
Waaba yaabe sidee Ethiopian unoqday barakacayaal mise watii lahaa Ethiopian wawaladayn
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 28 дней назад
Issaaq intii uu somali ka ordayeen Ethiopian baa Hargeisa qabsaday😂
@maryanigal3349
@maryanigal3349 28 дней назад
Balaq balaq waa dumar lasoo diray si loo grads oo tartiibtartiib ayey u soo siqayasn nin dumar iyo caruur soo hormariyey as a waa askarigii ha dhow hubka ka doo daba Qasdir lahaa
@saynabismail2646
@saynabismail2646 28 дней назад
Dadka wadankooda ha loo noolyo
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 28 дней назад
Bad baalasiiyey maxay dhashay kkkkkkkkkk
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 22 дня назад
Waar idoorku lacanadi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
RAXAN WEYN O SOMALI AH WAAD RAFTEEN KUWANA WEXEY RABAAN LACAG
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 28 дней назад
Sheeeko hhhhhjjjjjj
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek
@Deeqaadanmaxamed-uh8ek 22 дня назад
Idoorku ilayn waa oromo
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 20 дней назад
Waxbaa soo socda
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
HALA SARO BASAS WADAN AYEY LEYIHIIN
@bashif8592
@bashif8592 3 дня назад
Go back itoobiya
@AliMohamed-qu5ht
@AliMohamed-qu5ht 27 дней назад
Reer muuse Oromo warcajiba
@Saajac2024
@Saajac2024 27 дней назад
Dhiirbaxadaa weey kaa jaarayaan markaa ethiopian kuu soo degaan .
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 14 дней назад
Kuwanina ma isaaqbaa???? Muuse tolmaaha kkkkk war
@user-pv7jx2pv1t
@user-pv7jx2pv1t 26 дней назад
wadankini ku noqda belayo idnqatatee
@user-lg3ry8ut1q
@user-lg3ry8ut1q 25 дней назад
Kkkkkkk oga baxa dadka guryahooda waabay dagaalamayaan
@AishaAli-ck3zc
@AishaAli-ck3zc 26 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂 WAA YAABE MAXAA HARGAYSA YAAL OO ETHIOPIA LAGA WAAYEY? MAXAASE LOOGUBEERAYAA DADKA DHULDOONKA AH OO SHEEGANAYA MEELKASTA? MUUSE SAW RIDII LUGTEEDA XANANKA KU DOONATAY UMA EKA?
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
ITOPIA DAGAAL KAMA JIRO WANA DAL WEYN HALA RAFO
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 28 дней назад
LACAG AYEY KA RABAAN MUUSE JUDAAN
Далее
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16
Угадай МОБА 1 🥵 | WICSUR #shorts
01:00
Просмотров 1,3 млн
NOOOOO 😂😂😂
00:15
Просмотров 2,2 млн
FILO PART 103
30:37
Просмотров 396 тыс.
Старый Дим Димыч вернулся😱
00:16