Тёмный

DEGDEG: Waraysi Kashifay Sababta Somaliland ula Heshiisay Ethiopia 

Horyaal24 Tv
Подписаться 136 тыс.
Просмотров 50 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
• DEGDEG: Waraysi Kashif...

Опубликовано:

 

13 янв 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 263   
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v 5 месяцев назад
waan ku salaamayaa mujaahiidka snm nooloow waa ragii cadowga naga kiciyey❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍🙌🙌👏👏👏👏👏👏💪💪💪💪
@user-ku6ww8zv9d
@user-ku6ww8zv9d 3 часа назад
Mashalah hiis a srong meseg for ally bad peoples of somalilanda
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 6 месяцев назад
Mansh Allah nin waxa wax badan oog gesi wax yab le dadkan dadka warayisanayaa ee Lee somali somaliya sidad umayidan ekaatan hadan ragas NAF iyo mal ba idin hurin almx dhaa oo dalaka dhig baa loo shubay ee kadaya dadka dhigoda ad dhaqajinayisan oo daal iyo horumar baad Heslhen ku xamdiya Cabdi lathi mahadsanid❤❤❤❤❤
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 6 месяцев назад
Nin ween oo been ka shega taariiqda ma fiicna nfd waxa saxiixay wuxu aha cigal waliba dadka nfd oo dagal ku jira,
@American_patriot110
@American_patriot110 6 месяцев назад
Aqoonyahanki shalay laascaano ka taliyay maantana badda haka taliyo. Sidi shalay loo guleystay ayaa maantana loo guuleysanaya😂
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 месяцев назад
MUWADAN GUULYSO🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hodanjama2924
@hodanjama2924 6 месяцев назад
Nin abeeso koriyow cahdi malaha Amxaarada! marka Ninkan ma aha nin run ka hadlayo oo been iyo qiyaali buu kuhadlayaa. Waa nala laayey buu leeyahay, isagoo 33 years ka hor kahadlayaa, isaguna ma sheegaayo boqolaalka ay ku laayeen iyo kumaankuna Ay dhaawaceen iyo inta ay bara-kiciyeen iyo hantida gaarka ah iyo ta guudka ah oo Laas Canood oo ay kuburburiyeen 5 bilood kahor.
@jamaljamal8072
@jamaljamal8072 6 месяцев назад
He's speaking sense
@tfarahan27
@tfarahan27 5 месяцев назад
💯✅
@user-dx3ht9yu2s
@user-dx3ht9yu2s 6 месяцев назад
Itoobiya iyadaa lahayd dan oo ah tanmaanta ay doonnayso
@somalilanddiaspora
@somalilanddiaspora 6 месяцев назад
Tani wa caruur shalay dhalatay o caqligeedu ku filnayn.. masar iyo Eritrea iyo ruwaayad iyo walaweyn isku xaaray iyo Djibouti iyo ruwaayad kale etc.. meeshan mareekan aya uso socda ee ha wareerina
@abdimohamed9516
@abdimohamed9516 5 месяцев назад
Act of union baa la seexay oo aan shuruudo laahyn oo aan wax saami qaybsiya lahayn lkn heshiis midow baa la seexay. Ee ciyaalka ha khaldin.
@user-rn8jc6nx5h
@user-rn8jc6nx5h 5 дней назад
Marin habaabin xaqiiqada kafog
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 6 месяцев назад
Wariye sare Dhamays salaan sare , Ganacsade su’aal , sidee golayaashan iyo hayadaha aad sheegaysaa ilay kuma aqoonsanee kuugu garsoorayaan markay khalad samayso Ethiopia iyada oo kaliya ayay aqoonsanyiin.
@medahmed8191
@medahmed8191 6 месяцев назад
Neef gaboobay
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 5 месяцев назад
Cuqdad u dhimo ganacsade jabhad ahaa ilaa buunkka qiyaamo dufoo snm kulahaa kii bad ku dhintey iyo kii habad dishey iyo kii guri laga dhacey kii agoon iyo gablan ah oo aaad qixiseen xisaab teed baa ku sukeyso bal intaad gaal soo dhaweysaneysid maad dadkaaka dhinac karaacdid oo aad caqiidaaada hagaa jisatid 80 jir ku faanaya dowladii umadaan ridey dufoo mar 2 iyo3 iyo mar 9 uf iyo akh iyo hus ma adigii ogaadeen iyo oromo muslim ah o hargeysa ku ganacsayo amxaar u dhiibi jirey war dufoow oo hawiye iyo jahanabo u hooyo
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 6 месяцев назад
Itoobiya ma caano bey isa siisaa miyaad wixii ku dhacay tigre hadana ka dhacaya dhulka amxaarada diyaar drone madaafiic wax walbaa loo isticmaalay tan waxay i xasuusineeysaa maahmaah ingriis saying ( from frying pan into fire)
@kaysenur1592
@kaysenur1592 6 месяцев назад
Ethiopia annaga cadow nooma hayo.
@saydiiofow1335
@saydiiofow1335 5 месяцев назад
@@kaysenur1592 wixii soomali oo cusub 1964 dagaalkii wajaale loo galay adiguu ahaa waxay ku socotey barbera
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 5 месяцев назад
​@@saydiiofow1335ninkii galayna reerkoonfured muu ahayne aniguu ahaa 77 kiina anigaa galay kadibna hada samalia dagaal la galay oo intaba jabiyay 😂😂
@maxcabdi343
@maxcabdi343 6 месяцев назад
Waa nin wayn oo doqon ah oo madhan
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 6 месяцев назад
Waa ciyaal la waalay oo cadowgu su'aalo u soo dhiibtay. Nin Aabeheed dhali kara bay ku leedahay "miyaanu adiga kuu muuqan"
@khadardayib4836
@khadardayib4836 6 месяцев назад
Ururada shegaysa maxay falastiin udifaaci waayeen faruqaw
@abdikarimismail1171
@abdikarimismail1171 6 месяцев назад
Qof an ku aqoonsanayn sided heshiis ula gali kartaaa eithiopia wali somaliland ugumay dhawaaqin aqoonsiba hadalba ha dambeeyee aqoonsiga ka keeen then heshiiska la gal.
@munayusuf9938
@munayusuf9938 5 месяцев назад
Wllo qofku hadu heshid kula galayba ku yimi taasa udhignta aqaoonsi dadban fahan siyasada kii waynaa uu so socda kana wadadi jexay calmkoo dhanba kansheekaynya somaliland yab way dhaqaqaday All news nowadays somaliland and Ethiopia
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 6 месяцев назад
Maasha’allaah Somaliland hero,legend 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💚🤍❤️🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 6 месяцев назад
Hoyada ka was somaliland somali dheh eey eey dhalay
@iftin2024
@iftin2024 6 месяцев назад
Geesi qaran tii yarayd intii loo sooqoray way ku hafatay jawaabihii 😂😂 naa afka.xidh wax ma garatayahay wax lagu shubtay.
@raashidahmed6813
@raashidahmed6813 6 месяцев назад
Caqlilaawe qaramada madoobe iyo maxkamada heeg haddii ay ilaalinayaa sharci iyo xaq Mey ilaaliso falastiin waxaan Ku leeyahy indhaha fur
@user-dx3ht9yu2s
@user-dx3ht9yu2s 6 месяцев назад
Kadaab alle godka kuumanuuro hdii wxbaratay wxa ujartay lacagteeda lkn tii siyaad wxay ahayd wxbarshodu bilaash caafimaad laydh lkn itoobiya waxay ahayd xadowga soomaliya dhamaanba siyaadna wxa uu ahaa muwaadin somaliyeey
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 5 месяцев назад
Beenaale laydh iyo biyuhuba lacagbay ahaayeen waagii afwayne Somalia waxa loo yaqaanay Basket case Ama faqriigii qarafada Waar gaaja ayaa loo dhintay waagii siyaad bare Tuug buu ahaa siyaad Bare
@bare1965
@bare1965 6 месяцев назад
Noo sheeg wadamada somali land ictiraafey markii aad ingiriiska wadanka isaga tagey?
@kaysenur1592
@kaysenur1592 6 месяцев назад
maxaanu kaaga sheegnaa oonu kaa helaynaa dameeroow.
@NasircabdiNasirtimo
@NasircabdiNasirtimo 4 месяца назад
Oxagad adigu ka heshay xogta dheradka ah ee an madaxda dalku shegin sidad ku heshay
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 5 месяцев назад
Ethiopia marykanbaa xita midawga afrika ma Marsiin karaan masar ayaa kaa so horjeeda waar xishoda oo gunimada kaa fogada Ethiopia hadaye donayaan kiro waa taa Barbara ee daadka haa hosaasinta kaa daya
@abdiraxmaansulaymaan77
@abdiraxmaansulaymaan77 5 месяцев назад
mnsha allaah abdilaahi abdi muuse. alle. cimriga iyo caafimaadka
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 месяцев назад
SOORY SISTER WAAKHTIGA AAD KAA HAADLYSO IYO WAAKHTIGA AAYNU JOOGNO WA KAALE DUWAANYAN😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@somalitech102
@somalitech102 6 месяцев назад
Inantu libaaxsanaa
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 6 месяцев назад
Somalia waa cadow, eirhopiana waa walalal, waxaa yidhi 70, 80, 90 jiro. Waxa la maawerlinayo 40 sanno oo danbe wa Dhalinta Sharafta leh ee Somaliland.
@user-fb7or3ej2g
@user-fb7or3ej2g 6 месяцев назад
Cadawgu dabiyada ha jiidho, runta ha ku hindhido somalilad ❤
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 месяцев назад
WARYASHA SOMALILAND MAXA UULA SAFATAN KOUNFURTA XIISHODA OO DALKANA DEFACA MAXA UUGA SOO HOORJEDAN😮😮😮😮😮
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 месяцев назад
1977 DAADKI CUULYSKU KUU DHACEYE XOOLAHODA BIXIYE RAAGODA KUU MAADHAN DHAWACA DHIIGODA DHAQYE ANAGUU AHAA KAA DIIBNA LAA IIGU KHUKINMAYAN WAALWEYN😅😅😅😅😅😅
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 11 дней назад
Waa qurun lafweyn
@mohammadahmed5829
@mohammadahmed5829 6 месяцев назад
Well done Abdillahi..Nayŕeri
@user-oh3ui4bd3b
@user-oh3ui4bd3b 6 месяцев назад
Masha Allah waa xaqiiq ganacsade
@aminamusa5517
@aminamusa5517 5 месяцев назад
Waxaan aad ugu mahad naqayaa dhamays waxaan leeyahay si aynu u barano dhibatooyinka iyo wanaaga odhan ee aynu u leenahay history intaanay odayashii fiicnaa inaga dhamaan in waraysiga sida fiicana loo wayraysto si umadeenu waxbadan u ogaato bi idni laah
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 5 месяцев назад
Mansh Allah good exempel. Ethiopian air no stoop.
@abdigah5364
@abdigah5364 6 месяцев назад
Weriyuhu waa carruure adeer xeebta Somaliland maaha goobta la kireynayo oo keliye waa xeeb dheer oo 800 kilometer ah . Somaliland maaha Bolivia oo badda ku lahayd luuq yar oo marka horeba muran ku jirey .
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 5 месяцев назад
Oo waliba iyadaa gaday oo lacag siisatay
@adangaboobe9149
@adangaboobe9149 6 месяцев назад
maan shaa allah cabdillaahi waa nin waayo araga oo aqoon yahan ah oo degen wuxuuna suaal kasta u sharaxay sidii loo baahnaa iyo ka badan.
@dhulgariir
@dhulgariir 5 месяцев назад
When you making interview about the agreement between the government and Ethiopia , you should choose the middle people mean not the government followers or the opposition
@OptimisticCorgi-hh6sn
@OptimisticCorgi-hh6sn 6 месяцев назад
Faarax macalin afqadhmuune maxaa nookeenay waa kenyaan e iyo qaarkaloobadan Soomaaliland guul
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 месяцев назад
WAA SHARMUUTO AAN WAX AQOON AH LAHAYN LAAKIIN U ADEEGTA FAQASH WAA IN WADANKA SOMALILAND LAGA QABTAA
@xamdixasan1284
@xamdixasan1284 5 месяцев назад
Asc
@CamuudAwed
@CamuudAwed 6 месяцев назад
Tan yar Ee Weriye ku sheega ah maxaa ka khaldan Su'aalo jilic san bay weydiinaysaa AQoon yahan Siyaasi Xaaji Cabdillahi maxaa Anaga iyo Soomalia iska kaaya khuseeya waa yaab e
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 6 месяцев назад
Inantani may fahmin waxan ay ku hadlaysaa Waana wax loo soo qoray Soomaali land ma aqoonsana waayo hadalka wsy ki celcelinaysaa waxayn ka haflaysana lama yaqaan doonasliya uun bay kaga dhagtay
@iftin2024
@iftin2024 6 месяцев назад
😂😂 waa run waa inyaroo loo soo qoray, waana laga dhex hadlayaa.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 5 месяцев назад
MAXA NAAGA GAALYE SOMALI HAADI EEY ISDEELAN IYAAGY UU TAALA😮😮😮😮
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 5 месяцев назад
Ciddaan sayidka ayaa horey u sheegay Abiye deg deg u kaalay wax walba waa ok
@CamuudAwed
@CamuudAwed 6 месяцев назад
Xaqiiqdu taa weeye Ethiopia dal Aduunka ku yaala Oo noola simani ma jiro Haadii Aanu leenahay Aduunyada Dusheeda Wallaal ku leenahay Ama Ay Somaliland ku leedahay Aduunka Waa EThiopia Ethiopia ha noolaato ha waarto ✅👍🙏✅👍🙏✅👍🙏💚🤍❤️💚🤍❤️🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇰🇪🇰🇪🇹🇿🇸🇸🇪🇹🤍🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍
@bashe3051
@bashe3051 6 месяцев назад
Somaliland guul iyo gobanimo ❤ 🤍 💚
@zakirboss143
@zakirboss143 6 месяцев назад
waa kuma kani
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 5 месяцев назад
Waa rageedii
@zakirboss143
@zakirboss143 5 месяцев назад
@@truthinyourface7345 malaha maaha
@cabdulahicabdikarim8010
@cabdulahicabdikarim8010 5 месяцев назад
S.n.m dheh dawladaada maahee qarawaad ku jirtaa gabarey
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 6 дней назад
Oo hada ya dowlad ah ma ta ajaanibko ilaaliyo
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 6 месяцев назад
MA LAGA YAABA XUJADDII ALIF LAAMIIM SURATUL BAQRA IN AY FURANTAY MAANTA ..LAND AMA JIDKII IGU HOREEYEY EE QARSOONA MAANTA FURMAY OO IFKA U SOO BAXAY.. 🥇🎁🎗t
@kaysenur1592
@kaysenur1592 6 месяцев назад
wallaahi waa runtii Ethiopia duriyada cadow uma aha . caqliga ha waayin.❤❤❤❤
@fadumosahra734
@fadumosahra734 5 месяцев назад
ILAAHAYha kaa cafiyo markaad leedahay waan ka kirayna badda ma dadkaad indhaha iyo dhagaha toraysaa sow ka Xabashigu la soo taagan ma rabno kiro waxaan rabnaa bad lana siiyo ama xoog ku qaadano ILAAHOW hana doorin RABIYOW caqli na sii
@mohamedibrahim5582
@mohamedibrahim5582 6 месяцев назад
Haween suxuufiyad buxda'a. Hambalyo, hambalyo🙏
@mukhtaarducaale3988
@mukhtaarducaale3988 5 месяцев назад
Soomaalidu Itoobiya ma necba ee Isaaq bay neceb yihiin. Tolow hadaba muxuu Isaaq Soomaalida ku sameeyey? Waa su'aal isweydiin Mudan.
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 4 месяца назад
Somali etobiya maceb yahin
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 4 месяца назад
Wa naceb nahay etobiyan somali somali naceb ma jiro
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 6 месяцев назад
tayar murtida lagu akhriyayo iyo waayo aragnimadu uma muuqdaane wax yar oo loo soo dhiib uun bay lasoo taagan tahay
@Its_starman
@Its_starman 6 месяцев назад
Maashaa allàh❤❤🎉🎉
@Waadani2024
@Waadani2024 6 месяцев назад
JIBUUTI MAXAAY SALDHIIG MILITARII U SIIN WEEDAY ETHIOPIA . JIBUUTI MAA YAAREE , WAXAAY DIIDAAY CIDAAN ETHIOPIAN OO QAAB XUUN IYOO WAXAAY DHAACAN . SOMALILANDEEY ALLOO HAAKUU BARAKEYOO CIDANKA ETHIOPIA..
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 6 месяцев назад
War Ethiopia waxey sheeganeysaa hargeysa iyo berbera iney ayagu leeyahiin fuley nimada haleyska daayo ha layska dhiciyo waxan xabad aheyn kuba joogsato xamar ayagoo caga cad ayan kasoo sarnay
@OptimisticCorgi-hh6sn
@OptimisticCorgi-hh6sn 6 месяцев назад
Waxlaguxukumo ayaa lawaayay saraakiishii 1961 kii inqilaabka sameeyay waayo israacii wax aynu kala qoranay may jirin distoor aynu ucodaynay oo barigaa reer soomaalilan way diiday kii koonfurtu u codaysayna Waxa tuuray Siyaad bare hadii layidhaa reer koonfurka keena heshiis aad kalaqorateen reer soomaalilan mahayaan dadka aan ogayni sidaa ha u ogaadaan hadii aynu maxkamad islagalo hal nuqul mahelayaan oo ay maxkamada soo hordhigaan
@xajikhadarismacil519
@xajikhadarismacil519 6 месяцев назад
Waabila caqli oodyigu
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 6 месяцев назад
Hadi ay laheen Baad mxe u tareeysa cidan bad ethopia
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool 5 месяцев назад
Qac baa yeedhay, aduunkii wuu diidey heshiiskii. Candho kasta way waraysanayaan horyaale.
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 5 месяцев назад
Aduunku wa kiristan itoobiyana waa kiristen markaa hiil iyo hooba way la garab taagan yihiin 😂😂😂
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 6 месяцев назад
Faaruq faaruq gabadhaa ka caqli badan waar hana halaagin
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 6 месяцев назад
Tanyar ee dhex fadhiisatay Waraysiga
@abduge1237
@abduge1237 6 месяцев назад
Adeer woqooyiga somaliya kaligaa ma degtid 14 qabiil baa dega. Hadaad somali diid tahay 13 qabiil baa raba somaliya. Taa ma iswaydiisay wiilkaagan somali diidka ah.
@Lion_de_lion
@Lion_de_lion 6 месяцев назад
Awdal State wa Somalia 🇸🇴 cidii riyoneysa ha riyoto snmey
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 6 месяцев назад
Kkkkkkkkkk Aleylehe adigaa riyioonaya
@khadrafarah5488
@khadrafarah5488 6 месяцев назад
Waar haku gafiinSNM dhulkag kuguma haysato hasku weenan dagaalka.heego heego Habr Awal ujawaab Oromo huuno😂
@nuurnuuraan8624
@nuurnuuraan8624 6 дней назад
@@khadrafarah5488 cajiib😂 ma gadabuursi aya habar awal ku leh oramo borama means ba oramo ama bahdii oramada
@hassanabdiahmedyusufqani1668
@hassanabdiahmedyusufqani1668 6 месяцев назад
Ethiopia malaga yabaa iney Somalia iyo Somalilad u isticmaasho sadexdii dibi iyo libsax
@sheekhharar
@sheekhharar 6 месяцев назад
Ur ayaa damcey inuu Hal abaahiyo waaka oroday cabaar markuu eeryadey ayuuka haray miid kale oo ladabrey ayaahelay ciiro madaxuu uuga fariistey waana ku dhimatey
@JufaMedia
@JufaMedia 6 месяцев назад
Berbera ayaan nasiinayaa inad leedahay mooyee Awdal ragii adiga dhulkaa aad sheegayso kugeeyey ayaa leh oo ujooga hadday cidday siinayaana iyagaa yaqaanee afkaagama banana adiga lax macallaad tahee.
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 6 месяцев назад
WAALAKIREEYEY SAYLAC MIYAAD DILAACI KKKK XEJISTA XAARKA
@JufaMedia
@JufaMedia 6 месяцев назад
@@fatimahashim5596 Idinkuuni XAARKA ha xajisan kariwaayina anagu sida wax layidhaa waan naqaanaa cid wax naga siisidi doontaana maba uunee!
@nimcacaydiid1849
@nimcacaydiid1849 6 месяцев назад
Waxay ku leeyihiin cadowmaaha waar soomaalidii la daganayd ayey cadaow ku yihiin oo dalkiina ka qaadeen ma cadila idinka, odayganaina codka muuse iyo inta raacsan ayuu ku hadlayaa
@mariamsaeed7538
@mariamsaeed7538 6 месяцев назад
Somaali waqooyi ama soomaali land Waa 3 qaybood: 1. SSC KHAATUMO ( beelaha bariga ama Harti land) 2. ( beesha dhexe) 3. Awdal state ( beeshe galbeedka) Break the problem into small parts and find out solutions.
@choukrialihassan2861
@choukrialihassan2861 6 месяцев назад
Who is beesha dahe. Are you talking about Issak.? Issak is the power of Somaliland. No matter what we rule Somaliland ❤❤❤
@elmidini1390
@elmidini1390 6 месяцев назад
Ninkani waa nin aan waxbadan ogeen wadanka ow sheegayaa oo owleeyahay waa kee war wadanba laguuma aqoonsana ee maxaad kahadleeyaa hadii qabiilda darfuhu kaa tagaan dee adigu wadanka aad sheegayso adi uun baa og
@aarmaxamed234
@aarmaxamed234 6 месяцев назад
Kirimiya ba ruushku xoogbu ku qabsaday xagee sharcigu yaalaa
@user-cr2tf6ud9u
@user-cr2tf6ud9u 6 месяцев назад
Éthiopie waa adowgaa somalia
@Waadani2024
@Waadani2024 6 месяцев назад
Jibuuti MAREEKAAN , FRANSIIS, TALYANII, IYAGAA HEER AYAA KAA QAABAAN . NIDAAM NAA WEEY LEYIHIIN LAAKIIN ASKARI OROMO AH MAAYA .
@maxamedcumar8588
@maxamedcumar8588 6 месяцев назад
Nin raga
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 6 месяцев назад
Doqonow xabishi ixtiraaf kuuma hayso ee waddankaaga ay rabtaa
@omarosmanmohamed8793
@omarosmanmohamed8793 6 месяцев назад
Ilaah ayuu ka furtay markuu yiri iyaa nabadbaadisey
@AliMohamed-rz2oz
@AliMohamed-rz2oz 5 месяцев назад
Somaliland guul baa usoo hoyatay xasadku hajabo
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 месяцев назад
NAAGTANI WAA KUWA U ADEEGA FAQASH WAA IN TALAABO LAGA QAADAA DAWLADA SOMALILAND WAA IN AY AWOODA QARANKA ISTICMAASHA
@yussufabdi2133
@yussufabdi2133 6 месяцев назад
Ogaygan yaa wax ushegaa marku leyahay wanalinaaya ya aqonsan oo ilalinaya qof kuaqonsan aya kuilaliya xagebaa katirsantahay
@user-br8jq3vv9d
@user-br8jq3vv9d 6 месяцев назад
Wa Janis In Samaron iyo Ciise Muuse Siyasadisa ku jabiya Qadka oo Iyagu Ethopia Mamulka Reer ah lagalan Isaqba Mamulka lo dayo Ictirafku wa Isaq iyo Samaron
@MmmI-pt7yd
@MmmI-pt7yd 5 месяцев назад
Qoftan yare degdegsani mxy ahyd horyaal kolba mid dardarano wariye lgadhigayo 😢dadka hasoo.horjoojiyaan
@ayanahmed1138
@ayanahmed1138 6 месяцев назад
Somaliland rer badiyo wayee iska daf umada Somaliland chafuu sana
@hassanhussein272
@hassanhussein272 6 месяцев назад
Kani waa guulwade aabahaa nacasnimada ka was doqon dhareerku ka socdo
@user-rn8jc6nx5h
@user-rn8jc6nx5h 5 дней назад
Itoobiya marnaba wax aqoonsi ah marna may sheegin waraysigii igu dambeeyay ee raysal wasaaraha dhagayso soomaaliya waamid ayuu lahaa odayga waa marin habaabin dhulkaa aadtiri naysaa waadhul soomaali yeed asaasaq weeyo odaygu
@abdirashiidmaxamuud2382
@abdirashiidmaxamuud2382 6 месяцев назад
Horyaal waxad ka fogatan in ad somali nimada adan katagin
@SadiaHusein-uh7kj
@SadiaHusein-uh7kj 6 месяцев назад
Odey faaruqa waaqtigiisawuudhameyste jiilkadambe yuuhalaagin falastiin odayaal doociisokaletaa meeshaasdhigey
@fadumosahra734
@fadumosahra734 5 месяцев назад
Oo maxay Caafimaad ku siisaa xoolahaagii oo dhan bay umada ka furayaa ka dibna meeshaas baa lagu aaso yaa dan ku qaba
@faisayussuf6953
@faisayussuf6953 6 месяцев назад
War hadnu isaqa nahay waynu fashilanay oo itobiya ayaynu isu dhibaye maxa inoo hadhay waa dadka shacabka ah waxan u shegaya in somaliya la tagero
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 месяцев назад
12 myl dheh, not kmtrs,, xuduud biyoodka dal leeyahay waa 12myl, amba +_ 20km,, inta ka danbaysaa waa biyo caalami ah, cidina cida kale kama xigtee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep..
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 6 месяцев назад
Khaatimu oo afar xabo ah iska celin la dihin itobiya oo meshe hal mar dagto laga sari karin ayaa rabtan inad so dhawesatan ma idinka iska celin kara
@Waadani2024
@Waadani2024 6 месяцев назад
WILKAA ORMAKA AH MARKUU WAAX XADOO SOO CIDAANKAA ETHIOPIA U BAXSAAN MAAYOO. JIBUUTI INTEEY AMUSAAN YIHIIN AYEE FIKIRAAN .
@user-hl9hh4mb2r
@user-hl9hh4mb2r 5 месяцев назад
Kkkk waakaa caqliga qadaadweyn de soo dhiib uun wweye ileen waxbuu xadee horta ma yara waalan tahay 😂
@user-hs6ro6so6n
@user-hs6ro6so6n 6 месяцев назад
Heshiis ma Dhicin Weriye Ee Wadahal Arintaa Lagaga Wadahaley Ayuunbay Ahayd
@cabdikareemmusa8910
@cabdikareemmusa8910 6 месяцев назад
Inan. Yahay. Hawl aan laguu dirin. Hagalin
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 6 месяцев назад
Walaalo waxaad tihiin dhalinyaro waddankoodda jecel Somalland, haddaba Ethiopian waxay rabtaa deked ee marbto saldhig Keliya , Anigu waxaan kula talin lahaa in ay Somaliland dhaafsato dhukii uu Ingiriisku tuugadda u siiyey Ethiopian ee hawd iyo riseef area.
Далее
RASHIID NUUR WARAYSI XIISO LEH
19:44
Просмотров 643 тыс.
ТОП 10 Худших игроков Евро-2024
30:22
GARAAD LAGU QABTAY SANAAG IMIKA ARIN YAAB LEH
12:22
Просмотров 7 тыс.