Тёмный

EYL - The Most Beautiful Coastal Town In Somalia! 

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 22 тыс.
Просмотров 81 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 окт 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 141   
@dahabilyrics
@dahabilyrics 9 месяцев назад
EYL WLHI MALDAVES WAY KA QURUX BADAN THY WAXAYNA U BAAHAN THY IN LA MAAL GASHADO OO SERFACEKA LOO BAAHAN YHY LA KEENO INDHAHA CAALMKANA LA TUSO🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 9 месяцев назад
Eyl puntland Somalia 🇸🇴
@shantagees9425
@shantagees9425 9 месяцев назад
So proud of this team, Said Fadhaye, Qays, Maawell, you all make us proud. we love all your contents showcasing Somalia and the region in general. Guulaysta kulligiin.
@guletgulet3389
@guletgulet3389 5 месяцев назад
Eyl waa u soo socdaa,from Gedo/ Baardheere.
@Busia254
@Busia254 9 месяцев назад
Somalia is blessed MashaAllah
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 9 месяцев назад
Aad iyo aad
@Zaki_ZulDaN
@Zaki_ZulDaN 9 месяцев назад
Walahi bilaahi inan arag viedo lamida oo somali samaysay editing nooc walba waad mudantahay wax walaba geeb gonig 🎉
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 9 месяцев назад
Thank you!
@ahmednassirali4762
@ahmednassirali4762 9 месяцев назад
just incredible..Adding Eyl to my bucketlist
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 9 месяцев назад
Mahadsanid!
@f.el.h637
@f.el.h637 4 месяца назад
Tbark Allah , So pretty. May Allah stabilize the Horn of Africa insch Allah. Love from Marocco
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Месяц назад
Mashallah ❤eyl wa mel quruxbadan walahi ❤dadk somaliyeed mogo ❤Love Somalia 🇸🇴
@FAAD21
@FAAD21 9 месяцев назад
Ilahey dhul waana siiye lkn dad maheyno wlh waanka helay meeshaan quruxda badan ee dalkeyga ah❤
@Akaboss377
@Akaboss377 9 месяцев назад
Maal gasho
@luqmanahmed3191
@luqmanahmed3191 9 месяцев назад
great to see all the best Somali content creators when it comes to travel vlogs together in one place it just shows what Somali people can achieve when they leave behind all the tribal and regional differences and cooperate in a meaningful way love your vlog guys and hope to see more in future. 💝
@sweetkokii
@sweetkokii 9 месяцев назад
True 👍
@agh7185
@agh7185 5 месяцев назад
Keep going bro. I was born in San Diego California and have never went to Somalia, my dad always talked about xamar caadey as a kid I hope to visit inshallah.
@user-yz9kg2no5j
@user-yz9kg2no5j Месяц назад
Inshallah one day you go there
@Wanaagmedia-wq9fb
@Wanaagmedia-wq9fb 9 дней назад
I was born too sandiego me too
@shacabkafariid1827
@shacabkafariid1827 7 месяцев назад
I was born in eyl but my family out of it when I was a baby. I visited puntland twice and I have not visit my birthplace. Insha Allah next time my aunt still lives there.
@munaahmed2055
@munaahmed2055 6 дней назад
ha iga tagin waa isku qoranahy
@anisawarsame9001
@anisawarsame9001 9 месяцев назад
Waxaan ka so guurayaa Scandinavia, Ilaahay wadan qurux badan ayuu na siiyay laakiin waan hurudna walahay.❤‍🩹🇸🇴
@jasintz9245
@jasintz9245 9 месяцев назад
Aad iyo aad
@saidma1683
@saidma1683 6 месяцев назад
Sayidka..ka.hor..waxaa.dagenaa..boqottoyadii..majertenya..boqor..cisman..boqor..yusuf..waa.gumeysiga.ka.hor..
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 5 месяцев назад
Somalia 🇸🇴 ❤
@isseadam6565
@isseadam6565 4 месяца назад
May Allah bless Somali
@mohamedabdirashid8056
@mohamedabdirashid8056 9 месяцев назад
God gave the Somali ppl a great country
@tsunami8248
@tsunami8248 7 месяцев назад
Which they can't take care of at all
@mohamedabdirashid8056
@mohamedabdirashid8056 7 месяцев назад
@@tsunami8248 walai they don’t deserve it…
@user-bz2dh1fz9p
@user-bz2dh1fz9p 6 месяцев назад
Iwill be there one day insha.aaah it is beautifully and ❤❤i love it eyl❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-jo4bm8bc4i
@user-jo4bm8bc4i 5 месяцев назад
Thanks for sharing, I hope one day see this beautiful view in Eyl, Nugaal region of puntland, where is the root of my family members, Egag.😊❤
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 9 месяцев назад
Anaga soomaali ah waxaan ku mashquul sanahay qabyaalad. Itoobiya waxeey ku fikireysaa sidee badeena u boobi laheed. 33 sano miraha aan abuurnay baan hada guraneynaa maryooleey qabyaaladu diin maaha. Dhaqan islam maaha ee waa dhaqan sheeydaan ee maan iska deeynaa mise ilaa qiyaamaha baan wadnaa.
@youngquubbe
@youngquubbe 9 месяцев назад
This is amazing. Eyl waa meel aadan nacayn waligaa markastoo aad booqato. Thanks for sharing us with this extraordinary video.
@nmb-p3z
@nmb-p3z 6 месяцев назад
Our country is so beautiful Masha’Allah 🇸🇴👏🏽
@thepearlofindianocean
@thepearlofindianocean 9 месяцев назад
Breathtaking scenery love the video 👍
@Ladanabdii
@Ladanabdii 25 дней назад
M.a dalkenu cajiiib sanaa❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@barliin01
@barliin01 9 месяцев назад
Masha allah nimcaa taalo dalkeena qurux degaan oo dabici ah
@asadluckymen6927
@asadluckymen6927 9 месяцев назад
Maansha Allah Said Somali baa tahey oo qiimo badan, you are the best
@AK-ol6rm
@AK-ol6rm 5 месяцев назад
Hargeisa, Mogadishu bossaso,kismaio
@user-ej6zq1mn8m
@user-ej6zq1mn8m 9 месяцев назад
5:23 ishas il dabay ama isha dabay ban dhahnaa hadan reer Eyl nahnay, maxan tagay anoo caruura waa nimco rabi Eyl ku manaystey, Alxamdulillah
@Zaky_garad
@Zaky_garad 9 месяцев назад
Just something else🔥
@Sky4Abdi-zt3yp
@Sky4Abdi-zt3yp 9 месяцев назад
Maashaa Allah
@issehassen4203
@issehassen4203 9 месяцев назад
Maasha alaah 😊
@abdurahemmokhtar9514
@abdurahemmokhtar9514 9 месяцев назад
Keep it up Said Fadhaye👏
@abdinasirhashi4294
@abdinasirhashi4294 9 месяцев назад
Thnx qeyr mr dal bar
@dhigaal479
@dhigaal479 9 месяцев назад
Masha Allh, Mr fadhaye
@sweetkokii
@sweetkokii 9 месяцев назад
This is out standing videography 👍👍👍
@Layla-nw8nr
@Layla-nw8nr 9 месяцев назад
Mashallah beautiful
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 9 месяцев назад
Beautiful city masha Allah
@lulyusufsamantar1227
@lulyusufsamantar1227 4 месяца назад
God bless its so beautifull.
@farxaanmohaad
@farxaanmohaad 9 месяцев назад
Masha allah ustaad aad iyo aad umahad san tahay
@Kaahin7-11
@Kaahin7-11 9 месяцев назад
Masha Allaah
@roadahmed766
@roadahmed766 9 месяцев назад
Thanks im on my way to Eel❤
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 9 месяцев назад
Soo dheeree
@dailycontent3955
@dailycontent3955 9 месяцев назад
Masha allah muuqaal aad uqurux badan thanks said sidaa quruxda dalka usoo bandhigaysaan in badan thanks ❤😊
@saidegal4110
@saidegal4110 9 месяцев назад
So beautiful, birth place of my family will be there in couple months inshallah.
@safahomer.
@safahomer. 9 месяцев назад
Mashallaah said xalkaa kawad wll👏🔥🔥🔥
@nabelmohamed9697
@nabelmohamed9697 9 месяцев назад
Masha Allah sxpkay arkay Abdirahman jamiiqe
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 9 месяцев назад
IT. IS EYL SO BEAUTIFUL AND ATTRACTIVE TO ME AND TO YOU IT NEEDS ONLY ASPHALT IN BETWEEN EYL AND DANGOROYO PLEASE WHO START THIS HUGE PROJECT REALLY YOU ARE BRAVE LONG LIVE INSHAA ALAH. ...
@Gaadh_haye_Info
@Gaadh_haye_Info 9 месяцев назад
Well done guys
@abdimukhtar6555
@abdimukhtar6555 6 месяцев назад
Bro ani ahaan waxaa tahay the best youtuber keep going
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 9 месяцев назад
Qays qaysar arkey baan degdeg udaawaday mansha Allah eyl xeeb qurux badan
@user-zt3de3zl7s
@user-zt3de3zl7s 9 месяцев назад
Qays markaan arkay ayaan page kan soo galay. Qays fariid inaad saaxiibka u kala kicinaysid . I subscribed
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 9 месяцев назад
Stop filming my dream place omg dadkan yaa iga qabsada😮qaxooti iyo crime is not needed in eyl its a quite peaceful place
@edebsan9049
@edebsan9049 9 месяцев назад
😂 waan usoo socda insha allah
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 9 месяцев назад
@@edebsan9049 Meelkasta oo aad isdhahdid Somali uga dhuumo dhibkooda waa idi kan Iska imow koley somali baatahay fadhiyi mayside
@zacduushppe5124
@zacduushppe5124 9 месяцев назад
M.a noo soo badi 😗
@faisalabeey6823
@faisalabeey6823 9 месяцев назад
Masha allah Bro Said Fadhaye Hada ayaad kaaalintada so dhameystirtey Perfect Somalia Adigo kale ayeey ubahneyd
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 9 месяцев назад
Guuleyso bro
@MohamedAli-xh8vt
@MohamedAli-xh8vt 9 месяцев назад
My home eyl
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 9 месяцев назад
MANSHALAH SAID,QAYS ,MAAWEL IYO DHALINTA KALE DHULKEENA QURUXDIISA NOO SOO GUBISEEN GUULEYSTA GEESIYAAL.
@hafsaahmed-et4dx
@hafsaahmed-et4dx 9 месяцев назад
Eyl mise ayl
@artenwarsame6991
@artenwarsame6991 9 месяцев назад
First time I her this place
@mrhoryaal
@mrhoryaal 9 месяцев назад
*ALLAH HA U NAXARIISTEE **#SAYID_MOHAMED** WUXUU **#BADBAADIYEY** DHULKII **#TAARIIKHIGA** AH EE **#GOBOLADA_BARI** HALKII UU **#GUUMAYSTUHU** SI XUN U **#BURBURIYEY** MAGAALOOYINKA **#WAQOOYI** SIDA **#ZEILA_BERBERA** MASHA ALLAH QURUX **#EYL** THNKS QAYS* *FROM ZEYLAC*
@Khayr_mawaaye
@Khayr_mawaaye 9 месяцев назад
Eyl magaaladii Taariikhda ❤
@asmaabdirahman5863
@asmaabdirahman5863 5 месяцев назад
Eyl maalgashibay u baahan tahay in lagu sameeyo nimco Alle way ku dhan tahay se tacabkii soomalida ka maqan Mahadsanid walaalo Siciid horena usoco
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 9 месяцев назад
Wow😮
@ahmedgarma
@ahmedgarma 9 месяцев назад
Top top video sxb. 😮 safar aad u qurux badan ayuu ayaa.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 9 месяцев назад
Mahadsanid bro
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 9 месяцев назад
Safaro kale isku diyaari
@halabaishwiaba
@halabaishwiaba 9 месяцев назад
You deserve a 100M Subscribes my bro
@sirajhajififty
@sirajhajififty 9 месяцев назад
Deg dega intaas le'eg xagee ka keentay 😂😂
@MohamedHassan-hl3pp
@MohamedHassan-hl3pp 5 месяцев назад
Waa wax lagu faano waaw
@Cirguje2023
@Cirguje2023 9 месяцев назад
❤❤
@Gymmotivations230
@Gymmotivations230 9 месяцев назад
muuqaalkii ugu qruxda Bdnaa
@miskiin9278
@miskiin9278 8 месяцев назад
Aad Ayaan idiin ku Mahad Celinaayaa dhallinyaro. guulaysta
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 9 месяцев назад
Waa Magaaladii Illig ee magaceeda caanka ah layiraahdo EYL Bad ilo biyo ah Buuro Beero Fardo
@sirajhajififty
@sirajhajififty 9 месяцев назад
Cabdiraxmaan jamiiqo halkaas ka arkaa, legend mudo aanan arag 😅
@jasintz9245
@jasintz9245 9 месяцев назад
Subxanalah quruxdaan baa ka qatanahay 😢
@husencabdicasis6938
@husencabdicasis6938 9 месяцев назад
MaashaALLAH laidinma xaqiri karo howl wngsn ayaad qabateen waa idin kaga mahadcelinaa kusocda inaa dalkiina quruxdiisa soo bandhigtaan aad baan ula dhacay
@Armaan.khan2542
@Armaan.khan2542 9 месяцев назад
M.a butterfly 🎉
@goodlyrics2243
@goodlyrics2243 9 месяцев назад
Magalooyinkan xeebaha ahi wxay ubahan yihii malgashi sida:- 1. Sacadadiin 2. Ceelsheikh 3. Bulaxaar 4. Lughaya 5. Saylac 7. Berbera 8. Xiis 9. Maydh 9. Eyl 10. Boosaaso 11. Muqdisho 12. Baraawe 13. Marko Kusii dar inta kale adna❤
@drgarad
@drgarad 9 месяцев назад
Mareeg, Cadale, Warsheik, Jazeera, Goobweyn, Kismayo, Raaskamboni.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 9 месяцев назад
garacad xaafuun mareero Hobyo laasqoray Qandala Geesaley Caluula Baargaal Bandarbayla Lughaya Saylac Lowyacaddo Burgabo
@mobulhanlyrics1720
@mobulhanlyrics1720 9 месяцев назад
xuduntaydii😢😢
@nimcoismacil6570
@nimcoismacil6570 9 месяцев назад
@jcm3349
@jcm3349 6 месяцев назад
Spidery ku dhacday inaan caawuun channel kaga soo helay 😮
@cawoludfa8962
@cawoludfa8962 9 месяцев назад
Look that Mansha Allah beautiful
@MrSheikh778
@MrSheikh778 9 месяцев назад
Biyaha ayaaba cajiib ah waa hubaal inay biyo miniraalka ku badan yihiin inay yihiin maala kaydiyo oo warshad biyaha cagadayso meesha laga hir galiyo
@user-lm9ct4wx3e
@user-lm9ct4wx3e 4 месяца назад
xamar baan ku dhashay weligey ma tegin eyl lakinse wan jeclahay inan tago wa dhul qurxoon
@sali3492
@sali3492 9 месяцев назад
Eyl is beautiful. Diaspora who hails from there should invest it
@MrSultaan99
@MrSultaan99 9 месяцев назад
🙏👍
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 9 месяцев назад
Kii Abdirahmaan Jamiiiqe Ee Qabyaaladu U Cusbayd Baan Ka Dhex Arkaaye 😅
@MonaAbdirahman
@MonaAbdirahman 9 месяцев назад
Somalia dhul way haysaaye dad Qiimaha garta halkee laga keeni.!
@AbdalaHandsome2024
@AbdalaHandsome2024 9 месяцев назад
Niman yahow beer adayg lahayne xoriyadeyda ilaliya hadi kale wa laysku dhamanaya
@maahirkee3656
@maahirkee3656 9 месяцев назад
Video mar hore miyaa wll
@user-bn6jr3zt5h
@user-bn6jr3zt5h 6 месяцев назад
Magaladaan waxaa la dhahaa bedey, Eyl wax yar bey u jirtaa magaalada Eyl waxey leedahey durdur socdah Eyl baa koreeyah durdurka suu u socdoh bada oo bedey ah buu ku dramaa magaalada Eyl daawadnah waa la dhahaa oo waxaa ku taalah sartii taariikhda lahed ee daawada, marka saas u sheega xoogaa bey isku jiraan, bedey waa in deked laga dhisaa laamigunah gaaraa Eyl iyoh bedeyba, golah degaanada oo la doortey reer Eyl ku ha ka dhigteen waxa ugu horeeyah ee ay dalbadaan in ay bilaabaan isku tashi deked ah, insha allah waa la sameenkaraa.
@Cirguje2023
@Cirguje2023 9 месяцев назад
Waa meel aad u quruxbadan eyl waan usoo socdaa insha allah
@hosainabdirisak
@hosainabdirisak 9 месяцев назад
xagee joogtaa hada
@queensworld8479
@queensworld8479 8 месяцев назад
Meshan hadaa maal galino oo miami cml kadhigno adunka udalxiis imaan lahaa ❤
@abdifatahhassan1929
@abdifatahhassan1929 9 месяцев назад
EYL SOMALIA!
@faay8912
@faay8912 2 месяца назад
What's the land prices in eyl anyone know??
@AbdinafacHasan
@AbdinafacHasan 9 месяцев назад
Muuqaalkaan dhamaantiis waa daawaday ia safarka yaan la iga tagin 😅
@MaxameDAmin-bu5nw
@MaxameDAmin-bu5nw 9 месяцев назад
War video waa beri hore
@abukarali3558
@abukarali3558 6 месяцев назад
Ma aqaano sababta an dhulkeena intan maalgashano an udhisayn waynay??? Man iska dulfadhina un waligeenba? War ilahay umuurtiisa
@AbdalaHandsome2024
@AbdalaHandsome2024 9 месяцев назад
Cid iso werartay ma leh nin aan baqina ma jirto
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 5 месяцев назад
Isaaq dhulkaan ba leenahay aan iska dhaafno naceebka aan wax dhisano
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 9 месяцев назад
Oo qays ma mar labad bu ku noqdy mise kii hore ku so celisen
@user-vw8ow4xi7v
@user-vw8ow4xi7v 9 месяцев назад
Jawiga iso jitay
@jemalhusen8517
@jemalhusen8517 9 месяцев назад
Somali hadaan nahy manaqano melaha quruxda badan ee ladago
@MasudShoble
@MasudShoble 3 месяца назад
The dress code from that sister according to our beloved deen is awful due to the fact the shape of her body is clearly visible, I would recommend the owner of this video to take the right action or you may share that sin with every soul that sees it, if you seek views broadcast good. This is not criticism its advice please don't feel attacked.
Далее
CAJIIB - WAX KA BARO BARAAWE!
14:37
Просмотров 6 тыс.
Safarkayagii Laascaanood
12:48
Просмотров 26 тыс.
Что не так с воздухом в Корее?
00:45
КРАСИМ ДЕНЬГИ В РОЗОВЫЙ!
01:01
Просмотров 363 тыс.
БАТЯ И ТЁЩА😂#shorts
00:58
Просмотров 2,4 млн
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Просмотров 207 тыс.
SIDEE LOOGA JIMCEYSTAA MUQDISHO?
13:11
Просмотров 31 тыс.
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Просмотров 35 тыс.
MAGAALDI GUUMAYSTAHA LA DAGALANTAY Warsheekh 📍
31:44
Jasiiradaha Ceebaad. iyo Sacaadadiin..
12:34
Просмотров 514 тыс.
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY?
12:04
Что не так с воздухом в Корее?
00:45