Тёмный

LASCAANOOD: DAGAALADDII KADDIB MAXAA IS BEDELEY? 

Explore Somalia with Said Fadhaye
Подписаться 20 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

LAASCAANOOD: Dagaaladdii Kaddib Waa Sidee?
Suhuur barre : profile.php?...

Опубликовано:

 

25 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 114   
@Saciid-axmed
@Saciid-axmed 4 месяца назад
Ilin baan ceshan wayay markaan arkay hormarka aay ku talaabsatay lasacano caruurta quruxda badan ee waxbaranaya hooyooyinka ganacsanaya allow nabadiina idiin siyaadi dhiiga geesiyaashiina ayaad ku hesheen nabadaas 😢❤❤
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 месяца назад
Aaamin wall shugran
@self-love993
@self-love993 4 месяца назад
Waxaan rajeynayaa in laascanood lagu qabto tartanka maamul goboleedyada iyo g. Banaadir in lagu qabto insha allah mar uun
@abdisalanj9798
@abdisalanj9798 4 месяца назад
Fadhiye, thank you for dedicating time to Khaatumo State. Suhuur, we appreciate you for spearheading this initiative and showcasing our city.
@tfarahan27
@tfarahan27 4 месяца назад
Lascoonod of Khatumo state 😢😂
@Cici_mimi
@Cici_mimi 4 месяца назад
@@tfarahan27 SSC Khaatumo State Of Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Mahadsanid!
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 4 месяца назад
Af soomaali fadlan🙏
@AFDiini1722
@AFDiini1722 4 месяца назад
Umadda Somaliyeed proud reer LA iyo Darwish kuyihiin. waa dad tariiq weyn leh oo aad uu wanaagsan. LA iyo SSC kaliya dhulkiina ma ah Somalia dhan ayaa dhulkiina ah, dadka ku noolna waa dadkiina. tan kale Hargeisa gala, odaygii washeey iyo kooxdiisa gacan bir ah ku qabta. Odaygenu aabo Xasan Sh wuu diiday inu ciidan Hargeisa u diro laakiin cadowga banaanka iyo gaalada Somalia anagaa ka dhifaaceyna
@sanonym1
@sanonym1 4 месяца назад
Thank you for this beautiful video showing the strength of Reer Laas Caanood after a brutal war last year. Many have died and many more are struggling. Allah has brought us back into the sunshine alhamdulilah. 💙🐎🐎🐎🐎🐎
@YahyeHussein252
@YahyeHussein252 4 месяца назад
Ababababa, Muuqaal aan hore looga diyaarinin Magaalada Laascaanood, Thanks @Said Fadhaye.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Thank you bro!
@abdirizakmohamed6889
@abdirizakmohamed6889 4 месяца назад
Reer laascanood waa dad qalbi wanagsan jecel Somali Nimo Great Job 🫡🫡🫡
@self-love993
@self-love993 4 месяца назад
Masha allah Magaalada Halganka iyo suugaanta soomaaliyeed❤
@awilabdirahmanjama
@awilabdirahmanjama 4 месяца назад
Laascaanod dhulkii abtiyaashey waan rajeynayaa inaan mar soo booqdo iyagoo cadawgii iska xoreeyay magalaadodina hormarsaday sida caasimadaha kale.
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 Месяц назад
Masha allah, allaha barakeeyo deegaan kaas, mareexaan ku socod badana, laas caanood & galdogob ba'aygaa baneeyay
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 4 месяца назад
Masha allah lascaano nabad warta urajaynaya
@maxmadfaysalarabia6678
@maxmadfaysalarabia6678 Месяц назад
Waan necbahay xoog Zoomaaliya Qaraxland
@FaaraxIbnushiikhdoon
@FaaraxIbnushiikhdoon 26 дней назад
Mashalah
@aburudd2960
@aburudd2960 4 месяца назад
Great documentary. Keep up the good work. Good presentation by Suhuur.👍
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Thanks!
@abdinorfarah2313
@abdinorfarah2313 4 месяца назад
Excellent reporting by the young sister. May continue to bless the people of Sool and give them everlasting peace ❤
@hashihersi
@hashihersi 4 месяца назад
Guul ssc Somalia 🇸🇴
@LETGAZALIVE2024
@LETGAZALIVE2024 4 месяца назад
Masha allah laascaanood waa nabad maanta, waxan idinkasop salamaayaa hargaysa, somalia 🇸🇴. Somalia haysracdo. Hawaarto❤
@hassanfure656
@hassanfure656 4 месяца назад
My home SSC KhatumO 🇸🇴🐎❤️
@walalraaja9235
@walalraaja9235 4 месяца назад
Manshalllh horumar wacan fadhiye iyo suhuur keep it up wllo ❤
@hamze6397
@hamze6397 4 месяца назад
mnsha allah documentry qurux badan weye
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 4 месяца назад
Mahadsanid warbixinta quruxda badan aad kasoo diyarisay magalada lasacanood
@abdiwaliyarre4917
@abdiwaliyarre4917 4 месяца назад
Said Fadhaye mahadsanid Mudane. Mgaaladuna waa magaaladaadiiye ku baashaal.
@abdinorfarah2313
@abdinorfarah2313 4 месяца назад
You Should give credit to the young sister by posting her social media accounts.
@abdulwahed10
@abdulwahed10 4 месяца назад
Thanks you bro ❤
@Saciid-axmed
@Saciid-axmed 4 месяца назад
Amazing kani muuqaal waaka sareeyaa ree laascanood waan idiin salaamay walaalayaal ❤❤🎉
@darwiishadanguul8552
@darwiishadanguul8552 4 месяца назад
Mahadsanid siciid runtii barmaamij aad u heer sareeya ayaad noo soo gudbisay✌️👌
@amalabdulla6049
@amalabdulla6049 4 месяца назад
Mashaallah my home❤
@mmhaji2045
@mmhaji2045 4 месяца назад
Thank you walaal Said
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 месяца назад
Ilaahayoow ugargaar dadka reer laascaano ,
@kaalufshinni3576
@kaalufshinni3576 4 месяца назад
Well done , keep it up, you are doing a wonderful job
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Mahadsanid!
@sir-fidaar
@sir-fidaar 4 месяца назад
wonderful video wow.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Thanks!
@maxdar11
@maxdar11 4 месяца назад
Alle ha idiin barakeeyo dhulkiina adeerkay muuse iyo xukumadiisana alle caqli ha usoo celiyo
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 4 месяца назад
Laascanod magaladi samirka magaalada dhir ku beera
@sali3492
@sali3492 4 месяца назад
Laascaanood Khatumo Soomaaliya waa qurux
@abdirahman1833
@abdirahman1833 4 месяца назад
Thank you fadhaaye
@sweetkokii
@sweetkokii 4 месяца назад
Masha Allah ❤
@jammane3880
@jammane3880 4 месяца назад
Mahadsanidin
@abobasement346
@abobasement346 4 месяца назад
waa in lah dhisah magaloyin cusub iyo wadoyin cusub 15 sanoh e idor Qadhmun jogay sol waxaan kah harnay somalih
@jammane3880
@jammane3880 4 месяца назад
Macalin Cumar Yagoori baan arkaa masha Allah
@Shamso697
@Shamso697 3 месяца назад
MashaAllah❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 4 месяца назад
Sandaqadaha jiingada ah magaalada fool xumo bay ka dhigayaan. Magaalada ha la dhireeyo🌴🍀🌳🪷🇸🇴❣️
@ApdalleApdilaahi-mr4hi
@ApdalleApdilaahi-mr4hi 4 месяца назад
Best video ❤
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 2 месяца назад
❤❤❤❤
@asmajama4882
@asmajama4882 4 месяца назад
Hommmme sweet home 🏡❤️
@ahmedmuhammed6848
@ahmedmuhammed6848 4 месяца назад
Credit to the young sister she was amazing
@abdinasirmohamud1125
@abdinasirmohamud1125 4 месяца назад
Masha allah ❤❤ lascanod my home 🏡 ❤😊
@Mohamedabdi-mz9uk
@Mohamedabdi-mz9uk 4 месяца назад
M a keep gowen
@Adke-Dubbad
@Adke-Dubbad 4 месяца назад
Siciid fadhaye si weyn baan kuugu mahadcelinayaa saaxiib.
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Guuleysta
@AhmedAbdi-yn1op
@AhmedAbdi-yn1op 2 месяца назад
Masha Allah SSC khatumo ❤
@user-my4gl8bi9b
@user-my4gl8bi9b 4 месяца назад
Masha alla horama baa orajinay 🎉
@KalelaChannel
@KalelaChannel 4 месяца назад
Dagaal baa kusoo socda sidaan dareemayo. Inta ninkaa waalan oo Biixi ladhahayo sheeganayo madaxweyne dhib ma joojinayo.
@abdoshMo
@abdoshMo 4 месяца назад
300 oo maxbuusa laga hayaa
@hasansudi9404
@hasansudi9404 4 месяца назад
​@@abdoshMo8bilood Tolow imisu idinka qabtay 🤔 Sidaasad uga sii baqaysan kabayasha Dhaqala magaladana isaga idin dhisay Bal Hal school u dhista dad gajoonaya thne
@abdoshMo
@abdoshMo 4 месяца назад
@@hasansudi9404 mashruuca ugu wayn magaalada waa biya gelinta waana shirkad private dhulbahante aan cidi wehelin 5 milion ku fadhida, hargeisa oo caasimaada booyad baa la dhaansadaa kkkkkkk. 300 oo maxbuus intay soomali isdagaashay waligeed madhicin kkkkkkkk
@falischika6221
@falischika6221 3 месяца назад
@@hasansudi9404adigoo biyo la’aan kugu hayso tuuladaadii Hargeisa miyaa hadlaya? iidoorka laga baqayo mu xuu ahaa? Ma qalab iidoor ladhaho oo shiinayska 🇨🇳 soo sameeyeen miyaa ilow kuwii dadka ahaa oo Somalia joogay waa la ogyahay waxay yihiin kkkk
@chipahe3412
@chipahe3412 4 месяца назад
Muuqal sameeyaha soomali ugu fiican😊
@SaidFadhaye_
@SaidFadhaye_ 4 месяца назад
Mahadsanid
@husseinabukar7575
@husseinabukar7575 4 месяца назад
Maanshallah ❤❤❤❤❤
@halfwolf.
@halfwolf. 4 месяца назад
How sweet home 🐎 will be there soon inshallah 🥺
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 4 месяца назад
Inaantas suhure la dhaho waa gob❤
@abdibashir192
@abdibashir192 3 месяца назад
Waan idin bogaadinayaa fadhiye iyo suhuur mahad ha idinka gaadho halkaana kasii wada
@user-wr2yy7se2t
@user-wr2yy7se2t 4 месяца назад
lascanood is amazing and beautiful city
@khaldirhassan4581
@khaldirhassan4581 4 месяца назад
Ree laascanood magalada dhireeya dhirbaa ka maqan waa qurux badnaan lahayd
@user-zl8cf4fn9y
@user-zl8cf4fn9y 4 месяца назад
Wllo waxa aad usii qurx bdnana lhyd inaad subaxda hore alaaseyda aad timaado hiliblaha sida ganacsiga iyo dadku ukala socdo oo xowliga ah Anyway mnshllh Mhdsnid ❤
@user-nk1du1fj9h
@user-nk1du1fj9h 4 месяца назад
Manshlh
@Inaopthisalam
@Inaopthisalam 4 месяца назад
Alxm.❤😭
@dhamecabdi357
@dhamecabdi357 21 день назад
Ganacsiga laascaanod ma shaah kaliya horta 😂
@cabdikarincali3717
@cabdikarincali3717 4 месяца назад
Kimista maxaa u taqanin walowyal🎉❤❤
@queenmaryama9237
@queenmaryama9237 4 месяца назад
Sabayada weeye
@aadan_cabdirisaaq-saalax
@aadan_cabdirisaaq-saalax 2 месяца назад
Kimis Baan u naqaan waxaan kazoo u naqaan sabaayad
@abdulahinoor3246
@abdulahinoor3246 4 месяца назад
From hosow
@sakariye1036
@sakariye1036 4 месяца назад
Home sweet home ❤️🐎
@naimahussein36
@naimahussein36 4 месяца назад
La❤🐎
@ramatgan1
@ramatgan1 2 месяца назад
Laascaanood ❣❣❣
@FfLol-vb1oz
@FfLol-vb1oz 2 месяца назад
Ssx gull hiil darood
@NUURIYE.
@NUURIYE. 4 месяца назад
Muqaaal aad iyo aad u qurux badan oo gabar qurux bdn noo soo jeedisey😂
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Месяц назад
Xasan Sheekh godob uu ka galay reer khaatumo
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 27 дней назад
reer waqooyi laga waayi mayo ingriis la. amaanayo isaaq baan ka yaabanayn hade dhulbahantaa kadaran ingriisbaa saaasa ingiriis baa sidatan xubxanalaa from galkacyo
@galoolqudhac
@galoolqudhac 3 месяца назад
Aawey dhulkii dagaalku waxyeeleeyey iyo guryihii dumay dagaal qaboow buu ahaa oo waa lays xeerinayey magaaladu waa sideedii maansha Alaah
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 месяца назад
Busarad ba wlhi so foodsartay na wlhi ban aniga konfur wax iga iman ceel dahir iyo yoocada xidha darodow wlhi ban wax noqonyn itopiya boqoliba sagashan waxan u bahnahy gala imada 😂😂😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 месяца назад
Horta Afweeyene waligii Laascanod ma soo booqdey ma filyo
@luxorora5370
@luxorora5370 2 месяца назад
Madaxweyne siyaad barre waa tagey 1984. Markuu idoor gumaysan jiray
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 4 месяца назад
Illahyow idiin siyaadi nabadiina Cawil idinka sii illahy dhib kaa soo marteen Guulaysta saabiriin ayaad tihiin gob ahe
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 2 месяца назад
Ummadd midnimada jecel
@Mohamedabdi-mz9uk
@Mohamedabdi-mz9uk 4 месяца назад
M a
@luxorora5370
@luxorora5370 2 месяца назад
Waa runtaa….sidii hargeysa oo kale.
@shaafifaarah1825
@shaafifaarah1825 4 месяца назад
Laascanod magalo 4years ago iigu danbaysay ❤
@AbdiIssa-id4sk
@AbdiIssa-id4sk 4 месяца назад
Cumar yagoori iska ilaali yuusan candhuuf kugu tufuniye
@Bashaar4
@Bashaar4 4 месяца назад
Dhulmahante dulmane 2024 ayay Xoriyad African madow ka qateen qayrkoodna 1960kii subxanallah ilahy lagaab igama dhigin 😂 Alxamdulilaah rabil calamiin
@user-zw3fz6ol8z
@user-zw3fz6ol8z 4 месяца назад
Laan gaab inaa tahay qoraalkaga ayaa ka fahmay lazcanod xoriyad hada ha qaadato am mar hore ha qaadato isku mid waaye lkn waxaan kuu shegaa afka lagama hadlee ficil la imaw inaan nagadhayn ayaan ku cadaynayaa
@falischika6221
@falischika6221 3 месяца назад
@@user-zw3fz6ol8z isaaqii internetka ayey ku waasheen 🤣😂 itaal kale malahan! 500 oo generalkooda 👨‍✈️ ayaa Dhulbahante adoon u ah 😂
@IlyaasismailNur-rl3nr
@IlyaasismailNur-rl3nr 3 месяца назад
adigu xoriyad wali maadan qaadan😂
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 месяца назад
Kulmiye intuu xukaamyey Somaliland Laascanood wax badan bu ka qbtey Wadoyinka goobaha ciyaarha gubd Garoonka cusitalk weyn intaba Somaliland baa dhistey nasiib xumo Gala Dagaaalka qandars darood ku soo qaatey maagadii qaran aaynu eegno 10 sanno aan eegno hadaan noolnhey in hadana gala dagaalka hadaanaa majeerteen ku qaado
@falischika6221
@falischika6221 3 месяца назад
Laascanod ayaa ku waalatay! Kulmiyaha aa sheegaso mu dhisto tuuladiisa Hargeisa iyo Burco? Waa ayaga biyo la’aan iyo gaajo iyo bila wadooyin eh…ninyahow ha cayuumin 👁️ magaalada. MASHA’ALLAH ILLAHEY HA U BARAKEEYO carabkaaka bar!
@zahrahassan9627
@zahrahassan9627 3 месяца назад
Laamigi aabe siyaad bare ma adeerka baa ka dhisay lascanod 😂 adeerka ilahy ba masiin cilmi uu wax ku dhiso
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 месяца назад
Naa magaldan yari xadka somaliland iyo somalia u dhexaysa ku taala hano xayaysin 😂😂😂
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 2 месяца назад
Oomaxaa xamr uga keensanaysaan wax isku darsada ee china udirsada drict canshuur kaliya bixiya bosaso ama gracad
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 месяца назад
Qandraskad hawiye iyo darood ka so qadatay bal ino somaliland iyo itopiya wax yeelo wan arki 😂😂
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 4 месяца назад
Yoocada ila lascnod meel ma dafsisna mamulka aad sheegysan ma xadka badli karta mrka somaliland halku ku dhamado 😂😂😂
@zahrahassan9627
@zahrahassan9627 3 месяца назад
Ok ma tahy? Mise wa woo maseyrku wa cudur adkaar ka aqriso
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 месяца назад
Wadooyinka waxaa baneeyey Somaliland oo magaalda intaa Gaadhsiiey ilaa 1960 Somalilnd ka hor wddo ku taaley tariikhda dib loma qoro Cusbitaalka ugu weyn waxa dhisey Dawalada Somalilnd waynu arki Gala dagaaalka waxuu ku soo kordhiyo oon ahey gaajo
@falischika6221
@falischika6221 3 месяца назад
“Somaliland” haday wax dhisaso Hargeisa ayay warshadaha biyaha 🚿 u samayn lahayd! Laascanod dadkeega ayaa dhisay oo xitaa warshadaha biyaha u dhisay! Masha’allah dheh
@zahrahassan9627
@zahrahassan9627 3 месяца назад
Gaajo lascanod ma arkeyso ilaa kofur ila bosaso oo bad weyna iyo ilaa iyo jigjiga isku furane adigu burco kawaran ee lamigii na laga xirtay awalkii horana hargeysa uun wax laga cuni jiray, burco gajadeeda wax iiga shekee
@abobasement346
@abobasement346 4 месяца назад
waa in lah dhisah magaloyin cusub iyo wadoyin cusub 15 sanoh e idor Qadhmun jogay sol waxaan kah harnay somalih
Далее
Safarkayagii Laascaanood
12:48
Просмотров 25 тыс.
FUUMA - Waan La Yaabay!
6:53
Просмотров 16 тыс.
HOW DID SHE WIN??
00:49
Просмотров 14 млн
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Просмотров 30 тыс.
LONDON: MAXAA LAGU ARKAY CUNTADA SOMALIDA?
8:55
Просмотров 79 тыс.
Maxaa Ku Dhacay Fankii @aarmaanta?
14:35
Просмотров 33 тыс.
Come with me to LAASCAANOOD🐎 | vlog
12:44
Просмотров 28 тыс.