Тёмный

Fa'iza Jeyte"Dalkaan Xukuumada kama jirto Madaxweyne kaligiisa ah oo aan Taliyaal ciidan iyo" 

Universal TV
Подписаться 1 млн
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Xildhibaan Fa'iza Jeyte"Dalkaan Xukuumada kama jirto Madaxweyne kaligiisa ah oo aan Taliyaal ciidan iyo Xukuumad aan lahayna Waxba ma qaban karo"

Опубликовано:

 

6 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 22   
@worldtour236
@worldtour236 3 месяца назад
Xildhibaankan dad iyo dal wax u qaban maayo ee wuxuu rabaa lacag aad u badan. "SABABTA" Odayaasha xildhibaanada ugu waaweyn fadhigii hore markii laga hadlayay wax ka badalka dastuurka waa ogayn wixii ay ku hadlayeen. xiligii codaynta waa aragnay halka ay gacmaha taagayeen
@bashirgurey8142
@bashirgurey8142 3 месяца назад
Alle run badnaa allow yaysan shirqool ku dilin gabadhaas
@Ibrahim-xf6ie
@Ibrahim-xf6ie 3 месяца назад
Canshuurta xildhibaanada ayaa qaata inteeda badan, hoteelada iyo maqaayadaha kenya ayeyna iska farfadhiyaan.
@Ladanabdii
@Ladanabdii 3 месяца назад
Wa hanti cafis noqoneen sbbta millions dad laga qadaa
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 3 месяца назад
#qorshahan ha joojinana dalkan dowlad kama jirto
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 месяца назад
xildhimaanadi soomaaliyed oo soo toosay wadanki oo ololaya dee katuura xilka xamse iyo xasan ba
@BashirDhere
@BashirDhere 3 месяца назад
Hadeysan xukuumadu kajirin maa iska tagtid. Xilbaan qadhmuunle. Naagtaas beri hadii jago loo magacaabo. Sikale ayey uhadleysaa oo amaan ayey xasan kaduldhaceysaa. Waxaa tihiin waa idin naqaanaa xildhibaanoow
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 3 месяца назад
Berito kabilaba,Gudomiyasha BFS iyo kan Aqalk sare Maliyadda Cadaaladda Gashandhiga Iyo tirakoobka rasmiga ee Cidamada Nool.kuwii dhintay oo Agoontooda ladaryelo,Gudigii Xuquq insanka Caruurta Xalane dhaqan lagu sameynayo,waxqabadka ATMIS,Heshiisyada tan xiligii xukumadaan koox yar oo Mdx Gudomiya kooxda villada qabsatay waa in dib u egis lagu sameyo.
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 3 месяца назад
WAA LACAG DOON MOOSHIINKII BAADAA BILAABMEY WAQTIGII BAA KA DHAMAAN RABA
@NurRoble
@NurRoble 3 месяца назад
Intii ethoopia la jirtay oo is heeyn weeydau
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 3 месяца назад
La taliyeyaal kala duwan oo midba wax kala taliyo miyaanuu lahayn madaxwayne xasan sheekh horta
@Ibrahim-xf6ie
@Ibrahim-xf6ie 3 месяца назад
Dadkaan xildhibaano lagu sheego waa la yaabay. Iyagu bal mushaarkooda ha xalaaleesteen oo 0900 am shaqodooda ha soo xaadireen
@rocky4066
@rocky4066 3 месяца назад
yaa la xisaabtameysiin maadaama waxaad tiri dowlad kama jirto dalkan. idinkaba waxaan idin leenahay baarlamaan kama jiro dalkan waa dad laaluush ku nool oo aan tayo iyo talab aan laheyn
@shariif25
@shariif25 3 месяца назад
Qapiil xaguu qaran ku noqon jiray Kumamake
@MohamedJimale-nn9iq
@MohamedJimale-nn9iq 3 месяца назад
Kkkkkk
@abdirashidabyan5716
@abdirashidabyan5716 3 месяца назад
Muuse nabad galiyaaaa iska daayaaa xaasidnimadaaa sidaaa reer garoowe
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 3 месяца назад
Cali jayte miyay la dhalatay gabadhan mise hadee magacaa isku dhacay uum
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 3 месяца назад
Waxa xilka ka qaada qabuuraha qodaya
@AbdurahmanHerzi
@AbdurahmanHerzi 3 месяца назад
War waa sidee
@NurRoble
@NurRoble Месяц назад
Kooxdii faramaajo oo is baheeysatay idinka iyo faramaajabo soo noqon.meeysiin xuramadle xsm hanoolaado habaqrqumayaa warkeeda abgaal kuma socdo kkkkkk
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 3 месяца назад
Itoobiya ayaa idinka dhex qeylineysa ducufayahay araga xun🤮🤮
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 3 месяца назад
Beenaale
Далее
DP Rigathi Gachagua Addresses the Nation
2:00:02
Просмотров 55 тыс.
Cheese grater HACK
00:22
Просмотров 2,6 млн
Warka Universal Tv 07 10 2024
33:01
Просмотров 3,7 тыс.