Тёмный

FAA'IDADA QAJAARKA UU LEEYAHAY IYO XANUUNA BADAN UU KA HORTAGO?! 

ADIGA IS AHAAW
Подписаться 65 тыс.
Просмотров 26 тыс.
50% 1

#adigaisahaaw

Опубликовано:

 

16 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 75   
@xareedshow6011
@xareedshow6011 8 месяцев назад
Ku saliya rasuulkeena salalaahu calayhi wasalam
@aminaahmedmohammed1056
@aminaahmedmohammed1056 2 года назад
ASC abaayo naciima jimco mubaarak shukran xabiibtii sida aad mar walaba noo caawiso oo aadan naga daalin jizakallaahu kheyer waqatigaada Allah ha kuu barakeeyo 🤲✨💛🌼
@xuriyosharaf7227
@xuriyosharaf7227 2 года назад
sorry abyo dib aan ka arkay ilmha igo booqay wan a kula so xiriraa ❤ anaaa ka qaldan raali ahooow xabti
@MuniiraMuniirayuusuf-gb2ru
@MuniiraMuniirayuusuf-gb2ru 7 месяцев назад
Abayo numberkeeda halkeeh kahelaa abayadaan
@hamidasheikh4764
@hamidasheikh4764 Год назад
Asc nimaco maxaa u fiicaha labjeexa
@sacdiyanuur9614
@sacdiyanuur9614 2 года назад
Shukran abayo xagee aaday baryahan
@munoqali826
@munoqali826 2 года назад
Masha Allaah xabibti guul insha Allaah
@umumaxamedcabdllahi2025
@umumaxamedcabdllahi2025 2 года назад
Asc naciimo abyo waad mahadsantahey sidaa wax no faaidey jazaakalah kher mcnto camirada wey ka fogtahey si codka fasiix unoqdo jawi dagan makarofan so xiro oblueth ah jazasakalaah khe wax badan ka faaidey
@siidiifashioncosmatics6155
@siidiifashioncosmatics6155 Год назад
Walaasheen Naciima Shukran Alle Hakaa Ajarsiiyo
@FarxiyoCabdi-qx1co
@FarxiyoCabdi-qx1co Месяц назад
Illaahey hakuu marakeeyo abayo
@NimcoAhmed-vv8md
@NimcoAhmed-vv8md Год назад
Asc maciima wl aaad ayan kuu dhagaystaa waxan kugu ducaynaya jasaa kakaa khayran jasaa aleh hakaa abalmario wl qaali waxan mudo dhawad arkay garab xanuun waxan rabaa jn aan kuawsado kun maqlo fitamiada
@NimcoAhmed-vv8md
@NimcoAhmed-vv8md Год назад
Ada hadasho wan maqalaa❤❤
@samiironuur6715
@samiironuur6715 Год назад
Asc abayo maxuron ikfashinka dhiiga raaco
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 2 года назад
Asc naciima guuleyso horay usoco viva
@nasrosalat9899
@nasrosalat9899 Год назад
Masha Allaha jaazaka allahu qeyraa❤❤❤
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Год назад
Mahadsanid habo wan ogaa faaiidada qaar ina waa igu dartay 👍
@mfatimamohamed3686
@mfatimamohamed3686 Год назад
Asc wllo shukran wax fican ayad wadaa
@SundusSun-w2e
@SundusSun-w2e Месяц назад
walaasheey. Shukran
@habiboabdullahi7166
@habiboabdullahi7166 Год назад
Shugran habibti jasakallah
@Sagalcabdiraxaman-h7i
@Sagalcabdiraxaman-h7i Месяц назад
Maasha Allah ❤❤❤❤❤
@macalindable9474
@macalindable9474 2 года назад
Ascm habo niciima jazaka allah waad mahadsanid haboo waxaa i dhibay efakshan hoosta ah kadida wey i gubta marka dhaqtar la kulmo kiniin ayuu iiso qora wan ladnada mudo kadib uu igu soo noqda uurna ma qaadi karo sanad ayaan reer leyahay
@FarxiyoCabdi-qx1co
@FarxiyoCabdi-qx1co Месяц назад
Abayo kaniin gaaska ayaa marwalbo Cunaa alle dambigaaga hadhaafo hadaan bilaabaa waxi aan ku arkane waan kula soowadaagi insha allaah
@foos726
@foos726 2 года назад
Pleas abayo naciimo cuntoyinka calcium ka badiyo noso geli si qaas ah ayan muctaad ugu ahay daawo aya idishay saan u cunaayey
@hunadahassan7318
@hunadahassan7318 2 года назад
Adigu is ahow Maanshallaah ilahay haku xafido
@piixez7425
@piixez7425 2 года назад
Masha alaah walaal jasaakalaahu kheyr
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 4 месяца назад
Maasha Allah
@nastexaqali9503
@nastexaqali9503 2 года назад
Asc abaayo naciima iyo dhamaan family ga ma nabad qabtaan ber yahan waa la idin waayey alaha idin soo aruuriyo adinkoo nabad qabo❤️
@ruquyoyuusuf6274
@ruquyoyuusuf6274 2 года назад
جزاك الله خيرا جزاء وبارك الله فيك أختي العزيزة الكريمة الله يحفظك من كل شر في الدنيا والآخرة اللهم اغفر ولوالدينا والمسلمين أجمعين
@sacdiyomaxamed5070
@sacdiyomaxamed5070 2 года назад
Asc
@naimaniyaasshiiq4896
@naimaniyaasshiiq4896 Год назад
Masha allh Thank you mom
@khadijahaaji6683
@khadijahaaji6683 2 года назад
Maashaa Allah mahadsanid.
@rahmaomar3229
@rahmaomar3229 2 года назад
asc xabiibti jzk llah geyr Allah ku xifdiyo
@ashaabukar29
@ashaabukar29 2 года назад
Qeyr ilaah ha ku siiyo
@munoqali826
@munoqali826 2 года назад
Mahadsanid xabibti
@FadumomaxamedHaji
@FadumomaxamedHaji 8 месяцев назад
Thanks sis
@ruquyoyuusuf6274
@ruquyoyuusuf6274 2 года назад
نعيمة بارك الله
@nasteehohaad6660
@nasteehohaad6660 Год назад
Asc abaayo labarkada nosoo qor
@rodajama5826
@rodajama5826 2 года назад
Sc wr abaayo naciimo masafarbaa adeen waan kutabay waxaan idiin rajeeynayaa reer maxamed dhamaantiina caafimaad iyo aragri danbe soo noqo adoo nabada
@deganmahamed8715
@deganmahamed8715 2 года назад
Masha allah abayo sidad nogu da dalayso allaha kugu da dalo insha allah abayo jizakumulah khayran abayo 👍 🥰 🙏 💖 ❤ ♥
@umukalthum2144
@umukalthum2144 2 года назад
Suaal adiga is ahaaw brograamki masocda mise Waa istaagay iiso jawaaba??
@aaminohassanshire1922
@aaminohassanshire1922 2 года назад
Asc abayo qeyr sheegto ma aniga keligeeyaa kuwaayeey mise dadka oodhan nabad nabad majirtaa dhib Ala hanaga hanayee waa markii iigu horeysay ee comment aan qoro waxaann ka amusing waayay abayo walaahi nimco kaligeet ugumawicikaree walaal maacaan igadheh iyo dhaqtaradeena marlin qeyr let Ayaan kubartay anigaiyo dad ilamida murugo hadaandareemo janalada abayo nimco araadiya si aan Farxad udareemo waayo waa caafimaad iyo wacdi Maa shaa allah Ala ha usiyaadiyo aaamin yaarabi
@sacdiyomaxamed5070
@sacdiyomaxamed5070 2 года назад
Asc abaayo naciimo th .. .. . .. ..........airote
@saynabamaxamuud4982
@saynabamaxamuud4982 2 года назад
Asc wll waad mahadsantay cilmigaad umadaada UEFA idaynaso hase ahaatee wakhtiga sookoob adooraaliya
@samirabashe7516
@samirabashe7516 Год назад
Wllo alle haku barakeyo
@kaalay3027
@kaalay3027 2 года назад
Asc walaalo aniga waxaan ahay 86 kiilo xulbada ma cuni karaa?
@daahirmahamed4403
@daahirmahamed4403 2 года назад
Allaha kubarakeyo
@saynab7503
@saynab7503 2 года назад
Macaloo sha bez muu jaraa mise jirkoo dhan
@piixez7425
@piixez7425 2 года назад
Hadee aad awodo omuqaal kasodubikRto xasuun kasuuxdinta waxa kena iyo waxa ufiina waan jelaan lahey waa ogahey hoyo batahey howshuna wey kugu batantahey ralina igano jasaka lahu kheyr
@najmomuse7647
@najmomuse7647 Год назад
Habo tarodka ddka qumanka qaban miyaa ne ddks ma cunikarn miyaane
@ShugrifarahCismaan
@ShugrifarahCismaan 2 месяца назад
Byo qajaarka hadan shiido oo wajiga mar sado kawrn haro ba nafta ikenay😢
@xuriyosharaf7227
@xuriyosharaf7227 2 года назад
Nubarka iso qor safcn uma fahmin
@ruquyoyuusuf6274
@ruquyoyuusuf6274 2 года назад
Walaalo xoriyo dhagayso muuqaalada macato
@xuriyosharaf7227
@xuriyosharaf7227 2 года назад
wan dhageysty abyo
@daahirmahamed4403
@daahirmahamed4403 2 года назад
Asc waan kusalamay nacimo
@daahirnuurxasan9595
@daahirnuurxasan9595 Год назад
Asc walal seisgu budociya
@umukalthum2144
@umukalthum2144 2 года назад
Mise ana leyga tuuray waayo ma helo
@khadarcabdilaahi1277
@khadarcabdilaahi1277 2 года назад
asc wallo numberka privetka ii soo dir
@jamiiloraage8107
@jamiiloraage8107 5 месяцев назад
Asc
@khadarhassandahir389
@khadarhassandahir389 2 года назад
Ascwalo aadban kuu salayAa waxyaabahan qudarta marka lashiidoyo sonkorta lagudarayo wax dhibato ah makukeenays a yacnii waxtarka miyaykadilaysaa waayo dadka qaar siday dhahaan sonkortu wuxuuqabanlaa waybabisaa
@nuurtonaaynuurto9417
@nuurtonaaynuurto9417 Год назад
Naciima ma iga caawin kartaa in aan youtube channel furto
@ruquyoyuusuf6274
@ruquyoyuusuf6274 2 года назад
Hooya uurka leh macanikartaa
@motiveperson143
@motiveperson143 Год назад
Saaka kugu soo birey❤
@motiveperson143
@motiveperson143 Год назад
😂somalida yaab badanaa waa waqti dhumis badankoo yac. Abayo hal mar Lee uga jawaab kana aamu 😂waaba lab labo
@samiironuur6715
@samiironuur6715 Год назад
Isoshek wakusuga
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 2 года назад
Wcs
@jehtohnspielt2759
@jehtohnspielt2759 2 года назад
👍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️🖐️🌹😍
@AbdiwaaxidNur-yl3ri
@AbdiwaaxidNur-yl3ri 11 месяцев назад
Snnsnsne
@osmaanaxmed
@osmaanaxmed Год назад
M,
@haajisahal389
@haajisahal389 Месяц назад
Masha alaah
@kaalay3027
@kaalay3027 2 года назад
Asc walaalo aniga waxaan ahay 86 kiilo xulbada ma cuni karaa?
@daahirnuurxasan9595
@daahirnuurxasan9595 Год назад
Asc
@sacdiyomaxamed5070
@sacdiyomaxamed5070 2 года назад
Asc
Далее
RAG IYO DUMARBA SIRTA KU QARSAN QAJAARKA.Drfaris
3:17
CUDURKASTA DAWADIISA KA DAAWO MUUQALKAAN?!
20:42
Просмотров 44 тыс.
SIDEED XUMAANTA UGA REEBEYSAA WALAALKAAGA SHEEQOW?!
25:59
Waa Maxay Faa'idada Uu Leeyahay Khiyaarka????
5:15
Просмотров 116 тыс.
DIGNIIN- NOOCYADA SAXARADA
7:58
Просмотров 21 тыс.