Тёмный

Faadumo ibraahim oo Haybta Dadka Lagu Laayo Laasacaanood Shaacisay 

Horyaal24 Tv
Подписаться 144 тыс.
Просмотров 45 тыс.
50% 1

#Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
▶️ Horyaal24 TV RU-vid Channel = bit.ly/3vdhg9s
▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 181   
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Год назад
Xisho mayd baa yala ee allow kala qabooji inta dhimatay allow u naxariiso Allaahu ma aamiin 🤲😭😭
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Год назад
Waan ku taageeri jiray lkn maanta reer sool godob baad ka gashay qabyaalad baa ku qaaday
@saynababdi4263
@saynababdi4263 Год назад
Wax la qoonsado may odhan
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 Год назад
Masha allah islantan waa farid runtay sheegtay
@abdullahiabdiaziz5030
@abdullahiabdiaziz5030 Год назад
Hooyo sharaf leh baad tahay, si walba oo hadalkaagu u qaldanyahay jawaab xun ma gaydid ❤️
@xalimaduale694
@xalimaduale694 Год назад
Habar waalatay baa tahy orod cibaadayso
@cabdiqaniabdi9967
@cabdiqaniabdi9967 Год назад
Qabxad Qabxad dhashay weeye
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Год назад
@@cabdiqaniabdi9967 Ha iga caayin habarta faraha casaysatay. Waadan fahmin oo nin yar baa tahay, islaantu raga da'deeda ah ayey u baaqaysaa waan ku kululayn oo waliba ku holcin ee soo dhawoow ayey leedahay. Waxaa ay snm taageeryso macno ha ka soo qaadin. Actionkeeda ayaanu dhuuxaynaa, alyacni da' yarta dushoodaanu shax jacayl ku ciyaaraynaa.
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 Год назад
Waa boqorad gabadhan walaashay. Wayna caqli badantahay. Allaha ku xafido. Aamiin.
@ibrahinkahin35
@ibrahinkahin35 Год назад
WAA HOOYO FANI AH 🙏
@muawiyemuawiye1126
@muawiyemuawiye1126 Год назад
Putland ha leyso ama qolo kale haleyso dadka jini ma leynee maxa loo arki la yahay
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Год назад
May Allah help our people.
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
Faadumo waan ku jeclaa Laa kiin maanta khalad weyn baad naga shet ogow Markay baxaan ciidamadiinu baan kuu jawaabi doonaa
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 Год назад
Faadumo xuduudahan aad sheegayso ee ingiriiskii baa sameyay aad leedahay anaga nama khuseeyaan ingiriiska ka hor anagaa dhukayaga lahayn .hadana anagaa dhulkayaga iska leg Faadumo ingiriiska dhulkiisa waydiiso sida liverpool london manchester iyo Kuwaiti kale oo badan
@kawsarcabdiraxaman7495
@kawsarcabdiraxaman7495 Год назад
Allaah haw naxariisto intii ku dhimatay
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 Год назад
Allah yacisak Faadumo. Wariye fashilmay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
No puntland no somalia no somaliland dhulbahante iyagaa kabo qaadku ku badan yahay ee ha is maamulaan
@jamaali6288
@jamaali6288 Год назад
Dhulbahantow Dagaalama Naftu hal mar ayay baxdaa ye
@sabs3875
@sabs3875 Год назад
Mash allah I love this she’s funny ❤️❤️😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 Год назад
Maxaa funya wlll ma naagta dadkaaga oo laxasuuqayo ku faraxsan
@khadarxiis2628
@khadarxiis2628 Год назад
Waa fariid fadumo run baanay sheegtay waa xaqiiqa midhkaasi in gacmo shisheeye dadkii wada dhashay isu adeegsanyso inta somaliland taageersan uun baaa la laayaa
@dahabajama4680
@dahabajama4680 Год назад
Waa habar asaasaq ah oo qabiil dar daray
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Год назад
Islaantan way soo waalatay
@roobleali4958
@roobleali4958 Год назад
Tv BBC waa laxidhey ee magtahey. Redio waa laxidhiyaa. War gabadhaa waa siyaasiyid wayn. Waan soo dhawaynayaa
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 Год назад
Faadumo fariid
@abdisaid6092
@abdisaid6092 Год назад
Ma saasay ujeesjeesaysaa Islaantu Subxaana Allah
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn Год назад
Xayraamad iga dheh
@ismahanhassan8857
@ismahanhassan8857 Год назад
Asc faadumo awal waa ku dhagysan jiray oo qofvrunta sheegto baan moodi jirey Hadase qabyaalad baa kaa muuqata inaad dulmigs taageertaa kaa muuqata Ilaahay ka yaab cimri aakhirat baad ku jirtaaye
@fatufabulous5703
@fatufabulous5703 Год назад
Qabyalad maha wall maamol xumu aya inago dhacday taana waa la sexe Kara ee lakiin dadka yaan la cuqdadayn nabadna waxay ku timada I lahay uu la talo saarto iyo shicib iyo dawlada uu isku duuban uu wada shaqeeya putland iyo Somali midna waxba ma hayso nabad darada ay sool ka ooyayso wax ka danbiya waa cadawgas ee dalkina daacad u noqda somali aya hore u tiri meel laga jecelyahay hadad ka tagto waxad tagta meel laga nicib yahay
@khadijabin8262
@khadijabin8262 Год назад
Duqda qabiil baakuduugan
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 Год назад
Allah umadisa hakla qabujiyo
@assiahoussein1473
@assiahoussein1473 Год назад
Dhaan bay u janjenna habartu,
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Ilaahay ha soo bidhbdhiyo dadka wax dila
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Ingiriis xadkii ma caqli baa islaanta waxaan moodayey inay intan dhaanto
@suadfarah5701
@suadfarah5701 Год назад
Faadumooy Cabaas Abihii lascaanood baa laguliley. Ilaa hadana cid looma qaban. Markaa Cabssd waa halgamaa dhiig leh una dawmansys dadkiisa.
@xamralive
@xamralive Год назад
Islaantan waxaa ku wayn Soomaalilanimada
@mohameddictionary1971
@mohameddictionary1971 Год назад
actorad wayn waaye naagtaan xoogaana waa qac ma fadhido
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Год назад
Faadumo xitaa tacsidii ma ilowdey
@anisali2266
@anisali2266 Год назад
Dhulbahante dhulka iyagaa leh ee adigu malihid ee dhulkaaga ku ekow ingiriir Baad kuwaalateene
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Год назад
Darood waa necebahay iyo dhulbahantan xuurto ku heysanayaa waana leynayaa kkkkkk
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Год назад
Subxanallah allahu akbar
@khadarchannel1
@khadarchannel1 Год назад
Wariyaha aqoon laan baa ka muuqata iyadu ma ciidamada sirdoonkaa,, bag ay meesha ka kacday wallee waa aqoonyahan fariid,,,,,waa ay kaa badisay,,,,, faashil wariye,,kani waa eri
@munawarsame5038
@munawarsame5038 Год назад
Subxaana Allah da'daasa ayey ku jirtaa xaqa iyo baadil Kay kala saari la dahay walee aakhiro war baa yaala kaligaa baa lagu aasi qabiil iyo nin jeclaysi qabriga kulama galayaan,dadkaan la laaynayo dhulkoodii baa loogu yimid waana xaq udirir iyaduna waxay Ka dhamaan la dahay waxaan ahayn British Somaliland oo biritishka dad nool oo soomali la yiraahdo bay faduul ugu yimaadeen oo wali ma waxaad rabtaa in gumaystihii xaduudkiisii ku qanacsanaado tee waxaad tahay kuwii aabayaashood gumaysiga u rarnaa oo rabay inay joogaan ,Illaahow adaan kaa magan galay in aan gaal jeclaado anoo Muslim ah oo ii gumaysto oo la feker noqdo
@foziaabdullahi5966
@foziaabdullahi5966 Год назад
KHATUMO waa inay danteeda iyoSharftii iyo Karaamadii Darawiishi lahaye soo ceshato Reer Laasanod Puntiland ma aha Somaliland na ma aha ee waa Reer Las Anoid waa reer Soul iyo Sanaag.
@abdikarincisman636
@abdikarincisman636 Год назад
Isaaqoow ordoo ingiriis u taga oo dhaha dadkii aad nawada guumeysateen wey na diideen
@gaasiraguuled8771
@gaasiraguuled8771 Год назад
Faadumo waa fariid nooca su,aalaha lagu xadi karo ayuu moodayaa waar wadadeeda ha ka weecin ee adigu sheeg waxa kaa guuxaya yaryarkan labada boqol lagu gujiyaa fikirkooda ayay dadka ku qasbaan dawladuna haday ogtahay dadka madaxda dilaya dilba ma dhaceen oo way ika qaban lahayd Ana waxaan leeyahay nin ninkiisii dilayaa dudo kuma jiro ee dadka degaanku hayska qabtaan dhagarqabayaashan haldoorkii ka dhameeyay.
@zeidkeytoon
@zeidkeytoon Год назад
Caqligaa hduu igalo ilahy ha icadaabo .
@mohamoudahmed7822
@mohamoudahmed7822 Год назад
Ninkii dhoof ku yimi baa geeridu dhibaysaaa wakhtigii dhamaadyoo wuu na dhaafi doonaa reer sool samra time is over
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Год назад
Afkii bixi ayey ku hadashay maanta sool haday duntona dadkeeduunbaa dhisidoona
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Год назад
Kkkkkkkkkk islantan waxay ku dhex weerartay waqtiga.
@binticali2421
@binticali2421 Год назад
Eeyaaa dadka reer sool soomaalilaan marabaar ma qasabbaa
@mohamedmuse5405
@mohamedmuse5405 Год назад
Edo Hada mawaxad naledahay Sool iyo somaliland Waa sida Serbia iyo Kosavo😂Edo heesahaagi inad ku ekaatid baa kuu ficneed caadifada weyka muuqata laandheerad😂
@kayhass2510
@kayhass2510 Год назад
Habar 80 cuqdad qabta waa habar awal ilahow yaa ogaada qabiilkeeda
@ashakuurmiishaarta7069
@ashakuurmiishaarta7069 Год назад
Waaya araag weeye mamo faadumo
@maxamedkaysecismaan4890
@maxamedkaysecismaan4890 Год назад
Guul ssc
@qaliomar3421
@qaliomar3421 Год назад
FAADUMO WAAD WAALATAY NAAYAA Caddeentii baa lagaarabaa
@monagoth
@monagoth Год назад
Allah isaaqu maxay been iska dhaadhiciyeen. Waar idinku isaaq baad tihiin: dadkana dhulbahantana waa dad daarooda: waa dadkan aad ka sheeganayso Irrir samaale. Maanad is maqlayn walaal faduma: marna waxaad leedahay waa walaalahay reer laascaano waa dhiigaygii, marna xasan sheekh baad errir isku tihiin. Walaal adigu maanad afkaaga ka kalluumaysanayn.
@mohmetmuhtar3935
@mohmetmuhtar3935 Год назад
Geesiyad runta usheeg
@abdimalikaden4467
@abdimalikaden4467 Год назад
Wuu.isa,sootaagi,farmaajo,Abaalkiina,ayuu.idinku,dhaqsan,dabacayuun
@xamralive
@xamralive Год назад
Aryaa Duqda xaa ku caqli ah xeey tiri
@halimoabdullahi405
@halimoabdullahi405 Год назад
Duqda waalidii ayba riyo maalin ku darsatay,maxaa jidwaaq,Ogaden ito Tavares kaagalat,
@dantadadkaiyodalka7594
@dantadadkaiyodalka7594 Год назад
Habartaan waa somali diidqadiyad iyo caatifat ku hadleysa bax habaryahay qabileysatadaa
@fuaadabdalle7331
@fuaadabdalle7331 Год назад
Ingriis iyo duriyada maxa kala haysta wey wada xifdisanyihin dhulka somalia aya leh kk
@elmiallehoptimus7245
@elmiallehoptimus7245 Год назад
War dadkan dhulmahante la yirahdu reer Bay cuul Bay uyheyn rey haday ku dhimato somaliland ama af reer isaaq Bay oran wa dad aan waligood cuqdad iyo fadarnimo Bay ku dheyman
@GeckoWiz
@GeckoWiz Год назад
Yes exaclty
@qasimboobe1049
@qasimboobe1049 Год назад
Fadumo waxan kuaha tagere lakiin waxad noqotay snm somalidii
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 Год назад
Waxaay kuleedahay ' afardhinaca ayeey kala jiran ' makurdiba.
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Год назад
Maxay u xanaaqday suaasha inay si da ay u aragto uga jawaabto ayey ahayd
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Год назад
Faadumo Kosovo iyo Serbiya ha ku masaalin Soomaaliya .Soomaalidu waa isku isir oo isku dad ah ama Somaliland ama Puntland ha noqdee waa isaga dhow nahay oo abti iyo adeer iyo ilma adeer baynu nahay ha eegin cadaawada Soomaalida dhexdeeda Colaad iyo xumaanta la wado
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 Год назад
Yes waa isku isir laakiinse 26 June = 1 luulyo , what is wrong with that boy , think about it.
@roobleali4958
@roobleali4958 Год назад
War gabdha maxaad saas ugu gashey. War ragaa la kar baashaaye gabdha waa loo sii daa yaa .Ayeeydey baa u soo jabaabe mardhow.
@milicsigafanka
@milicsigafanka Год назад
Fadumo isaga noqo heesihii. Las Canood dadka la dilayaa Waa ku naceb dawlad a SNM. Beenta dadka ka daa. Waad baqatay maanta. Waxaad is tidhi reer shirdoon kama calin karaan dhig ya cabka muuse dilaa biixi. 😢
@aishadegan6438
@aishadegan6438 Год назад
Wariyuhu walhy waa legend hhhhh
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 Год назад
Caqliyarida cidan arka mumatiled weyn waye qoftan kkk abiskul ku teh
@esmaelsheybow3226
@esmaelsheybow3226 Год назад
Iam. Very sorry. Fadumo. My. Comment. You. Are good person
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
kkkkkk Naagtaan lacagtiii MUUSE ayaa gaartay kkk
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 Год назад
Cajaladii Habar Awal baay lasoo baxdaaay markiibaa waan fahmaay markaad bilowdaay yagaa isdilayaa. Waan isdilaaynaa yee waad nadaafi doontiin.
@qaranyuusufcaliburmad8696
@qaranyuusufcaliburmad8696 Год назад
Ingiriis 🥺 Maxaa ninkan saan dhan idiin jeclaysiiyey? Gumeysiguna goormuu faan noqday?
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 Год назад
ismeynuaqoon lixdankiiintiikahoreysey walibakudarso dhulbahante iyowarsangali weydiideen inlamidoobo isaaqwaalidooda waxey kudoodeenaanmidowno. dhibkoinaweyarkeen
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 Год назад
Arintu sheeko iyo warbeena wey dhaaftay
@milicsigafanka
@milicsigafanka Год назад
Darawiish way idin xorreyaan. Dib u dhageyso gabaygii barkhad cas Ahun. Aan ooyee albaabka ii xidha. Isaaq Waa daba dhilif gaalkii ingriis.
@jamaalcabdixirsi4711
@jamaalcabdixirsi4711 Год назад
Waxay sheegaysa ruun
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 Год назад
Waad is ceebaysay huuno
@nura2876
@nura2876 Год назад
Alahaqabojiyo daqaa Lka
@daarood9835
@daarood9835 Год назад
QURUMAD CUQDADAYSANWEEYE
@milicsigafanka
@milicsigafanka Год назад
Tan kale naga fake drama da beenta wariyaha iyo fadumo saneynayaan. Too much fake drama.
@samsamjama144
@samsamjama144 Год назад
Fadumo was fariid
@raaqiyasalmaan9226
@raaqiyasalmaan9226 Год назад
Faadumo walahay waa ku jeclahay,laakiin reer lascanod waad ku diganeysaa .
@maxamedmire3886
@maxamedmire3886 Год назад
وه٨
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 Год назад
afkii miuse handaraaf bay ku hadlaysaa
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Год назад
BBC dii waala xidhay😃walee MAMA FATIMA iyo liin kala dheer
@daarood9835
@daarood9835 Год назад
DHILO FOOLXUMO BADAN
@samsamjama144
@samsamjama144 Год назад
Folhumo kader maman Fadumo kabyalada adigu jooji
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Год назад
Sool waa lagu soo wada dulay loma kala harin idina haldorkodii ayaad sir iyo saaqba ku laayay walaalkaa an cuno darodow ha hadlin waa sheeko kale
@sahramohamed9704
@sahramohamed9704 Год назад
Framjo waa shisheeye Xassan sh na waa sukeeye nin irir ah😂low, dhulbahante yee yihiin ayagu ala islaantan maxaa caqli isaaq o walani ah kujira😂
@munawarsame5038
@munawarsame5038 Год назад
Wiilka waraystay waa nin runta Ka waydiiyey way is indho tiraysaa
@farjiyofarxad337
@farjiyofarxad337 Год назад
Naa beenta iska daa ninkani mataageersana 😢❌❌❌❌❌😳😳💩💩💩💩💩🔥🔥🔥🔥🔥🤫🤫🤫🤫🤫🤫
@abdifatahali428
@abdifatahali428 Год назад
Kkk irir sow idinkii ka baxay abtirsiinihii Fake ahaa oo carab ku abtirsaday. Dhulbahante waa soo jeestay .
@yusufmohamed7539
@yusufmohamed7539 Год назад
Islaantu miyay waalatay
@mamojuweeriya8325
@mamojuweeriya8325 Год назад
Ssqajaan waad khaldantay
@muxammad2413
@muxammad2413 Год назад
ASC, Maashaa ALLAAH, Gabbadhanni faaddummo ahi way ka caqli iyo cilmibba baddantahay,Kanna xog - Oggaalsantahay masuuliyiinta wasaarradda arrimmaha dibbadda SOMALILAND Iyo wardoonka SOMALILAND Ee eedda dillalkan LAAS-CAANNOOD dusha ka saarray SHABBAAB,Xagga garrashadda cidda laynaysa haldoorka reer LAAS-CAANNOOD ,Maxaa yeellay sidda ay sheegtay waxaa la laayaa kalliya Haldoorka Reer LAAS-CAANNOOD ee u heellan horrummarrinta qarrankoogga SOMALILAND, Ciddii haldoorkaas laynaysayna waa kuwa dhaggartooda ka caddaystay saxaafadda horteedda , Masuulliyiintaas reer SOMALILAND ee ciddii eedda lahayd ,Eedda ka leexiyayna waa in lalla xisaabtammaa insha ALLAAH, Cod middaysan iyo mawqif kalli ahna waa in ay xukuummaddu qaaddataa. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@bossman1024
@bossman1024 Год назад
Nag qayladheer hora losheegay kuwu ingiriisku tababaray Ayad tahay inad KU dac da dato Kuwa weerari qabiil isaq ladhaho ayad dowlad uga dhigi
@safiyowarsame50
@safiyowarsame50 Год назад
WALAALEEY. DULQAADYARIDAA. SUU. AALBAAALAGU. WEYDIIYEY. EE. SIHOON. UGAJAWAAB
@ayaan8752
@ayaan8752 Год назад
Hooyo sharaf leh
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Год назад
Allah ha u naxariisto Aasaasahii horyaal, waxaan aad uga xumahay waxa lagu baahinayo, xata islaamahii asaasaqay , umalayn maayo inuu Zayid karaali ahaanlahaa, subxaan Allah
@sahronur9938
@sahronur9938 Год назад
Oo maxay la xiiqsantahay is daji ayeeyo dani wadankiisi bu haystaa
@ibrahimmohamed3073
@ibrahimmohamed3073 Год назад
Kk
@fadumomohamed3422
@fadumomohamed3422 Год назад
Dhilo af weyn
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn Год назад
Kkkkk waba cawa dad
@abdilahimohamedmohamud3153
@abdilahimohamedmohamud3153 Год назад
Guuul somaliland
Далее
🍏 Устарели ОФИЦИАЛЬНО! 🤡
00:32
Новый уровень твоей сосиски
00:33
DEGDEG: Faadumo ibraahim " Ma igu Fiday Jacaylkii? "
24:32